Alaahu akbar allaha xifdiyo sheekh nuur cali jaamac nabigu bidco ma kala reebin cid ka danbaysa oo ka la reebtaa markaa siday u jiri in layn diinka nabiga ayaa loo soo dhiibaye
@layloxaaji41573 жыл бұрын
Shukran
@AbdirahmanYare-b5r4 ай бұрын
Hadow kamid yahana war adi shiiqaqa sh cabdullahi xagee kamartay
@xasangurey64963 жыл бұрын
mash allh
@Vibez_K2 жыл бұрын
Sheik Cali Nuur Jaamac حفظ الله
@abdullahishino1232 жыл бұрын
Waxaa maanta ii cadaaday in Sh.Nuur Cali Jaamac uusan si fiican u kaseenin usuulul fiqiga. 1. Ereyga ah كل quraanka meelo badan ayuu ku soo arooray. Tusaale ahaan: تُدَمِّرُ كُلَّ شَىْءٍۭ بِأَمْرِ رَبِّهَا فَأَصْبَحُوا۟ لَا يُرَىٰٓ إِلَّا مَسَـٰكِنُهُمْ ۚ كَذَٰلِكَ نَجْزِى ٱلْقَوْمَ ٱلْمُجْرِمِينَ Axqaaf 25. Allaah wuxuu aayadaan inoogu sheegay in duufaantii reer Caad burburineysay la sheegay in kulli ay burburisay. Isla kalimada ku xigtana waxaa lagu sheegay in laga soo reebay guryahooda. Waxaan meeshaan ka fahmeynaa in ereyga كل markii la isticmaalo uu u baahan yahay kasoo reebid (istithnaa). 2. Xadiith waxaa jiro uu Rasuulka sallallaahu caleyhi wasallam dhahaayo: مَن سَنَّ في الإسْلامِ سُنَّةً حَسَنَةً، فَعُمِلَ بها بَعْدَهُ، كُتِبَ له مِثْلُ أَجْرِ مَن عَمِلَ بها Saxiixu Muslim 1017 Micnaha xadiithka: Qofkii Islaamka gudihiisa kusoo kordhiyaa arin wanaagsan. Kadibna gadaashiis la sameeyaa wuxuu lee yahay ajirka qofkii sameeyay oo kale. Hadaba xadiithkaan miyuusan ka hor imaaneynin xadiithka ah: مَن أَحْدَثَ في أَمْرِنا هذا ما ليسَ فِيهِ، فَهو رَدٌّ Saxiixul Bukhaari 2697, Saxiixu Muslim 1718 Micnaha xadiithka: Qofkii kusoo kordhiyaa diinteena wax aanan kamid eheyn. Waa wax aanan la aqbaleynin. Labada xadiith waa saxiix. Shakina kuma jiro inay saxsan yihiin. Hadana way iska hor imaanaayaan. Labadabana laguma badalin sharci cusub. Hadaan marka dhahno labada xadiith laguma wada dhaqmaayo waxaan ka tageynaa sunnadii Rasuulkeena sallallaahu caleyhi wasallam. Hadaana dhahnaa Nabiga sallallaahu caleyhi wasallam warkiisa wuu is khilaafaana gaal ayuu noqonaa qofkaas. Sababta oo ah Nabiga sallallaahu caleyhi wasallam nama soo gaarsiiyo illaa waxyiga Alle mooyee. Marka xadiithkaan culimada marka ay fasiraayaan wexey dhahaan: كل بدعة تخالف شريعة الله فهي ضلالة Micnahana uu yahay: Bidca walbaa oo khilaafta shareecada Alle waa khalad. Bidcadana qofkii ugu horeeyay ee dhahaa inay kala qeyb santo wuxuu ahaa imaamus Shaaficii Allaha ka raali noqdee. Kitaabkiisa Risaalada ee ahaa kitaabkii ugu horeeyay ee laga qoraa cilmiga usuul fiqiga. Nabiga sallallaahu caleyhi wasallam ma uusan kitaabka Qaraanka kariimka ah ku aruurinin hal musxaf. Abuu bakar Allaha ka raali noqda ayaana sameeyay oo hal musxaf iskuugu keenay. Marka abuubakar miyey kula tahay inuu khilaafaayo amarkii Rasuulka sallallaahu caleyhi wasallam. Xaashaa lillaah ee Abuubakar Allaha ka raali noqdee wuxuu kasaayay axaadiithta macnahooda. Wuxuuna ogaa inaysan khalad eheyn in diinta wax lagu soo kordhiyo hadii aysan khilaafeynin shareecada Allaah. Marka culima sheegatooy umada waad wareeriseen ee u naxa umada. Wax uu Allaah ka xaarantimeenin ayaadna ka xaaraantimeyseen ee Alla ka cabsada. Diintana siday tahay umada u gaarsiiya. Hadaad arimo shaqsiyyan iyo siyaasad wadatiinna iska daaya umada ee danihiina wata. Umada soomaaliyeed way dhaashay ee Allaah faraj kheyr qaba ha uga fura culimadaan la wato.
@AhmedIbrahim-xs3sw2 жыл бұрын
نعم يا شيخ فإن كل بدعة ضلالة
@سنيشافعي-ش5ن2 жыл бұрын
لا يجوز حمل العموم على الخصوص الا اذا كان هناك قرينة فابن القرينة حتى نصرف العموم الى الخصوص يا هذا . دفنتم الدين
In uusan soo jawaabi karin baad og tahay Marka shiikhagad u naxeysaa Xaq doon ma tihid Jameecaad difaaceysaa
@xaawo5440 Жыл бұрын
هؤلاء ليسوا أهل بدعة إنهم مشركين
@aishamohammed52862 жыл бұрын
Waxan layaway wadaadka Nuur Jaamac layiraahdo waa isagii lahaa bidco waa bidco hadana wuxuu leeyahay bidco lugawi iyo sharci ayaa loo kala qaadaa ee Waad isburisay wadaadow ee warkaadu wuxuu ahaa bidcada nabiga scw makala qaadin marka nabiga miyaa bidcada sharci iyo lugawi ukala qaaday qofka markuu wadada saxda ah khilaafo waa iskasida aqoon la,aan waa arag la,aan
@aaminojibril73353 жыл бұрын
Jazaaka alaah firdowsal aclaa sheekh
@cabdirahmanhassan13063 жыл бұрын
ماشاء الله
@معلماحمد-ف4ل3 жыл бұрын
Wlhi sh.abuukar culimada qofaan kajeclahay majiro Sh.nuur khladkiisa iska badan lkn waxaa fahmi karo qofkii caqli lahaa
@qadarqadar23873 жыл бұрын
Suufi raac waakan
@osmandaacad66002 жыл бұрын
Asc mar ka hore wll Marka labaadna waxaan u malaynayaa in aadan waxba ka fahmin hadalka shiikh nuur wax uu isagu samaystay kamuu hadal axaadiis iyo fasiradoda ayuu ka hadlaayay Sidan filayo caqiidada ayaa kaa dhiman hadii aad tahay ardayda abubakar ninkan iskaga hadh intaanu god kugu ridin Shubhaduna wax ka daran ma jirto oo aakhiradaada ayaa khalkhal galaysa 👍
@معلماحمد-ف4ل2 жыл бұрын
@@qadarqadar2387 haduu alle diinka wax kaafahanaiiyay macaqligaaga ayaa kusiiyay inaad isla bar bardhigto magac ibni aadam oosan wax kuutareenin kucel celintiisa iyo khaaliqiii weenaa ee na abuuray magaciisa inaad labar bardhigto magac ibni aadam Adeer wlhi waa canjal oo kasoo dhagysaty wadad sacuudiyaan ah hadaad rabtid waa kutusaa قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ألظوا بياذالجلال ولإكرام Sifiican ufahan xadiithka Hana ila aadin suufi iyo salafi فاحفظ مقالي حفظ ذي الذكاء
@معلماحمد-ف4ل2 жыл бұрын
@@osmandaacad6600 canjalka shiikha sacuudiyaanka ah laga soo dhagaystay madha maeystiran yahay wllo
Wllh ilaahey magaciisa Ann ku dhaartey suufida qaf ka cilmi badan wiligee intaa noolaa maan .arkin ayeey leeyihiin qabuuriyiin subxaanaallh😪 laailaaha illalah Muhamadun rasuulul,laah makula tahahy walaal qaali suufi inoo qabuura caabudaayoSUXAANALLAH😪😪
@iidmaxamud84603 жыл бұрын
shukrun
@mohamedsheikhkhalif87443 жыл бұрын
Dr shikh abukar ala haxifdiyu
@edenhazard54633 жыл бұрын
Ashaaciro bidcada waxay rabaan inay ku beeg taane Beekhaami yey leeyihiin beenan raad layne Bolol iyo xash bay waxay dheheen buuro wee yaane Baadil iyo shar bay doonayaan inay ku beeg taane Been abuurka way jecel yihiin baab kastuu yahaye Waa badeecaday doonayaan inay binee yaane Ashaaciradu waa ay bukaan beena ma ahayne Ibliis baa intuu baray ku yiri bidcadu waa khayre Boqor kaan ka magan galay sharkay biga bigee yaane Ashaaciradu waa been hawaas shariyo booraane Bartuu salafku maray may rabaan inay bidhaan taaye Aflaaduun ayey buuxiyeen shaygi uu baraye Bur waxay ladheer yiin kuwii bani israaiile Ashaaciradu waa bugiyo beenan raad layne Sharta ay ku baaqeen nin kii biga bigay naaya Booraamo qodan buu kudhici bohoshi naareede Ka bayroo ashaacirada naca bidcay noogu baaqaane
@bashirpoi40943 жыл бұрын
Benale nur ali jamac adhiga naftadha ayabidxa oo wahaby ah oo argagixisa ah
@engineerxidig46613 жыл бұрын
War nacasoo wahaabiyo haku heene naftdaada bad baadi ee baro diintaada shiiqa aayad iyo xadiis buu kuu sheegayaa shiiq nuur fahan ee madaxaaga yuusan sootaag naan argagixisadana ilaah mayaqaanaan abdullahi ibnu salool waxuu la islaamay waxee aheed inuu nabiga iyo diinta dhib u geesta asoo dhahaa muslim baan ahay mu naafaqa marka diinta mar walba kuwa diinta sheegta aanan muslimka aheen weesheegan marka kala garo islaamka siwalba oo loogali karo waaloo garaa wahaabiyo dhahee dadka hala dilo keen war sheedaanka iska naar waxna baro
@saalimhassan99583 жыл бұрын
Cayda mafiicno
@leylaabdulqadir15852 жыл бұрын
Waan ka xumahay Dadkii layiri diintoodu kalxamaha ma dhaafto
Waxa laga hadlayaba maad fahmin ee wax baro makarafoon ma diin baa axaadiista yaa ku hadlay hadii ay ka danbeeyeen!!!!!
@engineerxidig46613 жыл бұрын
Kan wax mafahmaayo wlh maskiin waaye 😂 War diyaarada xajka loo raaco mabid caad leedahay mise waa nicam ilaah u fududeeye ooqeera su aala ilmeedka iska daay diinta fahan iska dhaaf muranka
@abshirhadaafow67653 жыл бұрын
@@engineerxidig4661 salaad jimco in lagu aqriyo af soomaali waa maxay Qorida fiqiga iyo naxwaha waa maxay ileyn aduunyo ma ahan waa diin kuli
@osmandaacad66002 жыл бұрын
@@abshirhadaafow6765 Bidcadu waa wax lagu soo dari diinka kadib markii uu alle sw dhamaystiray lkn wasaail ayaa jira lagu gaadhayo maqaasid kolay waad fahmi lahayd hadii aad cilmi baratee Yaanay iskaga kaa khaldamin waxaasoo dhan waxa loo samaynayaa in quraanka iyo sunnada la fahmo taasina waa asal idan bidco noqon mayso ee boos bay diinta ku leedahay
@AhmadHassan-dn4tr3 жыл бұрын
Waxaa ayaan daro ah in ninkaan wahaabiga ah in uu dad sheekh uyhay Dr Sheekh abuukar xasan maalin magaciisa oo kaliya loogu yeero oo Aan loo tixgalin shekh nimadiisa
@anasmohamed51913 жыл бұрын
Sxb aaqara sheq luguma waydinaye ee wax baro horta sh abuu bakar tagerayay jana kuma galyside jahil yahoow
@caliismacil38142 жыл бұрын
Subxaanalaah waarkani jaahil wuudhaafay ee waa habaarqabe
@anisacarabetoxuseen83673 жыл бұрын
Bidci nuur cali jaamac wahaabi
@puremaths24443 жыл бұрын
nacalad kugu dhcade been badana ali sheydan
@edenhazard54633 жыл бұрын
Naclad waxay kudhici kii bidcada nuugi milil keeda Ee nici sunadi nabiga iyo waxyiga nuur kiisa Ee sidi nasaaradi sharciga xume ku naash naashi Naftuna ay uga bixi baadilaan nuxur islaam haysan Naclad waxay kudhici kii sharciga nabi kufilaan waayo Ee qurun intuu naash naashi wali kusii noogi Bidciyaan naflayn iyo zandiiq yey nacalad saamayne Nuxur kii shareecada nin baran naclad magaarayso Qubuuriga shirkiga nuugayey gaari naclad Ilaahaye Nabi moxamed scw nin raaci nacalad may gaarin