Sh Umal Aad Ula Yaabay Culimada Sufida Bal Nala Daawo

  Рет қаралды 56,961

Islaam Media

Islaam Media

2 ай бұрын

Channelka Rukumo oo "Subscribe" ku dhufo si Hesho Qisooyinkii iyo Muxaadaroyinkii Uga Dambeyey ee Culimadeena ino so Gudbiyeen, lana wadaag "Share" walalaha kale.
© Islaam Media ⦙ 2022 ⦙

Пікірлер: 130
@IslaamMedia1
@IslaamMedia1 Ай бұрын
Qiso xanuun badan bal daawo👇👇 kzbin.info/www/bejne/jYC3emeabruBpZosi=nLwOctG-GMs5WlEa
@nuurismail3003
@nuurismail3003 Ай бұрын
Ilaahey umada haka qabto suufiyo waa ehlu shirki ilaahey culimada rabaniiyinta noosoo saaray
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Ай бұрын
Uduceey ha habaarin allaah swt haku barakeeyo
@moallim1000
@moallim1000 Ай бұрын
Yuhuud ayaa keentay Wahaabiyiinta. Kutubuda ay islaamka ku khaldaanna waxaa amray iyaga oo siday rabaan in loo qoro. Axaaddiista iyo fasir khalad ah in laga bixiyo Aayadaha Quraanka waa kufaarta loo soo galiyey khamiiyada iyo magacyo carbeed. Wahaabuyiintuna waa Daallimiin Ehlu Dalaala ah. Aakhiraad ku seegtay taas. Ehlu Naar
@mohammedmuuse4270
@mohammedmuuse4270 Ай бұрын
Allahaw culimda noo dhowr hadaan sheekh umal iyo culimda la lamidka ah aanay xaqa cadayneyn kuwaas khuraafaad layaasha ah ayaa ummadda halaabin lahaa illaahay culimdda haynoo dhowro
@Baxsan-hg3jl8oh8w
@Baxsan-hg3jl8oh8w Ай бұрын
Maasha allaah waa alle mahadiis xaaskeyka oo reerkan cilumo utaqiinay ayaa alle mahadiis waxwalbo ucadaadeen baatidoodana ogaatay alxamdulilaah
@cabdiqaadirosman4608
@cabdiqaadirosman4608 Ай бұрын
Masha allah
@ts7152
@ts7152 Ай бұрын
Xaaskaaga iyo adiguba waa lugodeen ee Allah ha idin soo hanuuniyo intaad umul sh ka dhiganaysaan balaayo badan waa aamini doontaan
@sahracali-ms4sr
@sahracali-ms4sr Ай бұрын
ALLAAH SW HAKU BARAKEEYO SHEEKH KHAAYR BADAN OO JANNO UGU HORAYSONA HA KU SIIYO KHAQIIQ BAAD KA HADASHAY
@AaminSharif-ni3tx
@AaminSharif-ni3tx Ай бұрын
M,a sheekheena sheikh maxamed umal xaqqa ayaad ku tagan tahay jazaka alahu kheyra
@faafintadiintaislaamka
@faafintadiintaislaamka Ай бұрын
Ilaahow soo hanuuni
@BastoAhmed-rl2hc
@BastoAhmed-rl2hc Ай бұрын
Sheiq Umul ilahey ha xafido
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj Ай бұрын
bismillah asc waxan aamin sanahay anigu qaalallahu tacaalaa waqaala rusuulullah scw scw scw ❤❤❤illahey wuxu yiri jalla wacalaa ama tabaraka watacaalaa iyo rasuulku wuxu yiri scw scw scw ❤❤❤waa inaa aaminaa in allah aaynu wada caabudnaa aan adeecno rasuulkeena nabiyullah muxamed scw scw scw ❤❤❤maahee owliyo caabud abay fadumo caabud rc rc rc ❤❤❤ abay fadumo rc rc rc waanku dayaneeynaa mooyee mala caabudaayo marka inti inaga maqanna allaha nafahamsiiyo insha allah sheikh umul jizakallahu kheyr
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 2 күн бұрын
الله يحفظك شيخ محمد عبده امل أنت على حق
@NorAlaNor-tl8bl
@NorAlaNor-tl8bl Ай бұрын
ASC MA AHA SHEIKH EE WAA SHEYDAAN @
@MubarikJARMANY-rs2rj
@MubarikJARMANY-rs2rj Ай бұрын
Mash allah sheq
@CiiseAbdullahi-ub1yd
@CiiseAbdullahi-ub1yd Ай бұрын
Jasakallaha wad cadaysay arinkaa shekh maxamad cabdi umul
@CabdulaahiMaquul-kg4uu
@CabdulaahiMaquul-kg4uu Ай бұрын
Masha allaah ❤❤❤❤
@MohamaedAhmed-pc4vx
@MohamaedAhmed-pc4vx Ай бұрын
Masha alaah alaha soohanuniyo
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Ай бұрын
Aamiinsanahay bay ka waddaa shiikhow
@mohamedosman2726
@mohamedosman2726 Ай бұрын
Tawasulkaad ka soo horjeedaa adiga Tawasulku waa ilaahay oo lagu baryo nabiga csw iyo saalixiinta
@shamcena7314
@shamcena7314 Ай бұрын
Waa cawaan caadi ah kaas sheekh maaha waa saaxir
@hibaabdullahi9547
@hibaabdullahi9547 Ай бұрын
Subhannallah subhannallah yaa Allah kuwan umada kaqabo
@MohamedAbdimohamed-mz9xy
@MohamedAbdimohamed-mz9xy Ай бұрын
Sheikh umal waaa shaqsi diintu aay kudawagudooontey
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
Shirki weyn weeyaan allaahayoow ummadda ka badbaadi
@bashirabdi3799
@bashirabdi3799 Ай бұрын
Aqoon la aan waa ifti8n la aan
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Ай бұрын
War Qofkaan qariban daya naag hadalka boobeeysa daliil ka dhiganaya xikmad xumadiisa Subxaanalah xitaa uma hadalka u saxaysa ma arko naagtaa u muuqata filinkuse naagta maahee waa in uu dadka nabiyo baro dil qarax iyo layn umada ilaahayna kala fogeeyo shiikh maaha waa shaydaan
@PoppieRooi
@PoppieRooi Ай бұрын
Allah AK bar
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 Ай бұрын
Asc Akhii intu kuqarxinin .Ana isku qarxiniye ..Halku jooga
@abdikarinisnail5240
@abdikarinisnail5240 Ай бұрын
Waa runteed.
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 Ай бұрын
Gaalkaan ma yaqaano erayga cibaado waxa uu ku yahy luqadda Carbiga kaas oo ah التضرع والخشوع Markaas gabadha soomaaligaa Waxay tiri ilaahey baan u khushuucnaa rasuulkaan u khushuucnaa faadumo binti rasuul Baan u khushuucnaa awliyadan u Khushuunaa waalidkeenan u khushuucnaa fiiri quraanka قال الله تعالي ومن يعظم شعاير الله فا نها من تقو القلوب
@omarnuh
@omarnuh Ай бұрын
Suufiyada Allaw soo Hadee way Lunsanyihiine Allahuma Ameen Yaa Rahman Yaa Rahim Sallallahu Alaihi Wasallam
@ts7152
@ts7152 Ай бұрын
Umul caama waa lugooyay
@saidmohamud1336
@saidmohamud1336 Ай бұрын
Subxaana laah
@nurahmed8878
@nurahmed8878 Ай бұрын
Yaaaaaaab
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME Ай бұрын
Ilahow soo hanuuni
@PoppieRooi
@PoppieRooi Ай бұрын
Good my brother ❤
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 Ай бұрын
Subxaanallaah
@mohamedosman2726
@mohamedosman2726 Ай бұрын
Illaahay qeyrkiis ruux caabudo oo ahlu sunnah wal Jamaaca ah majiro umulow ee caamada hadalkooda hasoo qaadanin Caabudnaa waxay ka wadaa aaminsanahay!
@ARDAYSAME
@ARDAYSAME Ай бұрын
Kan sheekhiina maaha miyaa
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 Ай бұрын
Suufiya nin mirqaansan umbay wax kushubi karaan.
@aliosman1919
@aliosman1919 Ай бұрын
Sh umal gabadhaan, waa gabar fikirkeeda ka hadashay,
@alonsoabdalle
@alonsoabdalle Ай бұрын
Diintu fikir iyo ra'yi lagamadhiibte waa wa aale hadalkiisa iyo rasuulkiisa cilmiga iyo xigmadu sodhaxmariyay
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 Ай бұрын
Kan sheekh kusheeg ah ee ibni aadambaa labaryaa leh kawaran asaga.
@user-tp4fp2ul7x
@user-tp4fp2ul7x Ай бұрын
Sww subxaanallah hidaaya minallah
@ramlaruuxi865
@ramlaruuxi865 Ай бұрын
Is indhatir ayalawada walahi waxasne osheqa shegayo sufiga ah ine baadiltahy cidna kama qarsona qofwalbow ilahay inu xaqa kugu sugo waydiiso teeda kale inta qofsaalix ah kashejenayo ma aniga saalix noqdo oo ilaahayne waydisto ino igadhigo 🤔
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
Waa aaminsanahay ayeey ulajeedaa malaha
@user-nj1dy1kl8t
@user-nj1dy1kl8t Ай бұрын
Siyaasigu wuxuuba magac Ku helaayaan in uu diinta ka horyimado ama bidco haraaco ama qabiil haraaco ama haalnimo ama ciyaalasuuqnimo iyo faasiqnimo .
@goudhassanaden4627
@goudhassanaden4627 Ай бұрын
Imisa Sheekh oo Culimo waaweyn loo haysta oo Wahaabi ah iyo macalimiintii wax ku soo baray ayaa gaaloobay.Qof Caama ah oo khaldamay mujtamac dhan ha ku qaadin
@user-zr4sp8mu5j
@user-zr4sp8mu5j Ай бұрын
Soomaalida. Culamada. Sheeganeyso
@ahmedkhalif3850
@ahmedkhalif3850 Ай бұрын
Waxaa Yaab Leh Dadka Dhegeysanya Shaqsi Aan Cilmi Ama Caqli Midna Ku Haddleynin. Isweydiintu Waxay Tahay Ma Rasuulkeeynii (صلى الله عليه وسلم) Ayaanu Raacna Mise Suufiya Asalkeedu(Nasaara Yahay) Kadibna Shiica U Xuubsiibatey. Markaas Kadibna La Magac Baxdey Ahlul Sunna Waljamaac. Macneheeduna Yahay Khilaafu Sunna . =Mahadsanidin=
@mohamedosman2726
@mohamedosman2726 Ай бұрын
Jahilbaad tahay ee Iska aamus Ahlu sunnah wal jamaaca micneheeda hadaadan garaneynin!
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Ай бұрын
Nasaara hadaad Aaday xaqiiq waxaa thy tagfiir aan biya ismarin Qalooca waxna aan Aqrin suufiyo 1000sano ka bdn jirtaa tiri waa shiico adiga maaha ee waa waxyigii sirdoonka ingriiska kugu shubeen iyo khilaafadii weyneeyd lagu dumiyey XARAMKII ilaahayna aad dhiig ku daadiseen itobiyoo dariskeena 50milyen oo suufi ah ayaa dagan hindiya 300m oo suufiya ah ayaa dagan Pakistan Afganistan aasiyada dhexe Galbeedka afrika indonisiya Muslimka dunida Ku nool 1.6 Bilyen waa Suufiyo QURUN YAHOOW uraya
@user-zr4sp8mu5j
@user-zr4sp8mu5j Ай бұрын
Waayo. Aad. Diiintii rasuulka. Sifiicaan u taqaanid
@unitednationonecreator
@unitednationonecreator Ай бұрын
Asc shiekh Dadka waa Dad aan caaqido iyo Toowxiid aan loo dhigin Marka ilaaheey ha soo hanuuniya
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Ай бұрын
Waa loo dhigay adiga Ma Nahaabiyo xoog ku noqdaa wadaa ma Towxiid baa Cid ka Badisaa Nacas
@MahadmaxamedCadhays
@MahadmaxamedCadhays Ай бұрын
Khilaafka culimada islaamka ah ilaahaoow isfahansii waxsaasa uma dhexeeyo fikirada kale ilaahoow naga saar
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Ай бұрын
QILAAF maah walaal waa qoomkaan Sucuudi Ka yimid ee raba in umada Somaliyeed ee mid Ah in ay kla Dhantaalan firiqooyin u sameeyan
@abdiqaadirCali-xt9ke
@abdiqaadirCali-xt9ke Ай бұрын
فضيلة الوالد الشيخ محمد عبد أمل ❤
@cabdiwali289
@cabdiwali289 Ай бұрын
سبق لسان weeye Sooma maqashid midda kagaradhahaysa jecelnahay
@CumarxaashiCali
@CumarxaashiCali Ай бұрын
HUBAAL. WAHAABI. WAA CADOWGA. ISLAAMKA. YUHUUDI. BUU AHAA LACNATULLAHI. CALEYH
@AbdiAbdiadam
@AbdiAbdiadam Ай бұрын
Shiqow dadka lagumagacabo Somali simple ahan waxey shegtan Muslim lakin waxey leeyihiin diin qabali layirahdo oo dadka laguheebsooco
@aadamisack6761
@aadamisack6761 Ай бұрын
Subxaanalaah
@user-zr4sp8mu5j
@user-zr4sp8mu5j Ай бұрын
Adigana sheekh. Sheydaan .ayaa tahay
@moallim1000
@moallim1000 Ай бұрын
Ummul ma arko miyaa Wadaadada Sucuudiga. Car wax ha ka sheego.. Mushaarka ayaa laga goynayaa. Waa Askari Wahaabi ah oo u adeegga Saldanada Sucuudiga.
@moallim1000
@moallim1000 Ай бұрын
Xaramka dadka laga habaaraayo. Suddayy ciddii uu rabana waa ka ammaan ciddii uu rabana waa ka habaaraa. Qofkii u duceeya Falastiin salaadda dhexdeeda waa la xiraa ama waa la cayriyaa. Falastiin lagama ducayn karo Xarambka. Laakiin Suddays Yaman ayuu ka habaaray. Gabar Calanka Falastiin soo qaadatay waa cambaareeyey. Sabab. Ummul ma oga miyaa. Waa shaqaale Boqortooyada dhiniciisa uga adeega.
@ramlaruuxi865
@ramlaruuxi865 Ай бұрын
Anigaa kurabno adi maujedid miyaa shekha kale sufiyada badankod intee saalixin kawaramayan aye kuxad gudban wadajinti ama shirkigi ugu horeyay eilahay waxlala wadajiyo salixin lagu xadgudbay ayunbu kayimid
@abdirisakali6746
@abdirisakali6746 Ай бұрын
Jaanis buu kuhelay🤣🤣.
@HindaWarsame
@HindaWarsame Ай бұрын
Shiekh muranka caamada iska dhaaf ee kahadal waxa waaqiciga ah ee aad maalinkasta social mediaha iyo xuubka caarada ee caalamka lagu wareejiyey,
@saidmohamud1336
@saidmohamud1336 Ай бұрын
Scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw scwscwscw
@LastManStanding-zu6td
@LastManStanding-zu6td Ай бұрын
Abaayo fadumo KKK KKK KKK KKK KKK KKK
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz
@YUSSUFSHEIKH-qv6gz Ай бұрын
Sufiyo isn't easy 😅😅😅
@AhmedDaud-fd6vn
@AhmedDaud-fd6vn Ай бұрын
Dhuusamareeb Caasimaddii Mooryaanta soo maa ahayn?
@RobleBarre-xz6kt
@RobleBarre-xz6kt Ай бұрын
Waaa magalo cabid iyo Casiba joogaan Yan laxadgudbin ولا يجرمنكم شنأن قوم على ألا تعدلو
@cabdinaasirnuur7473
@cabdinaasirnuur7473 Ай бұрын
Yaabka yaabkiis
@mohamedcabdiwade5036
@mohamedcabdiwade5036 Ай бұрын
Somalida badan kood ma yaqaanan maxaa cibaado la dhahaa mayaqaan xaqa alle swt uu ku leeyahay wuxu yahay iyo xaqa rasuulka cs wuxu yahay xaqa culimada waa heerke markaasey rabaan ineey afsomali islaam ku ahaadan iyo ahlu towxiid yaab la arkay
@abdulkadirdahir3592
@abdulkadirdahir3592 Ай бұрын
Maxaa loo arki waayey,culimmo dhuusso mareeb ka soo buubtay oo xamar ku soo degtay,war khuraafaadka dadka ka daaya.
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Ай бұрын
Hadaa saa tiraah dee nabi muxamed Masjid aqsa ma Tagin baa soo wadaa waa duulaa waxay la mid thy qof ruux ahaan duulay ee waxaad soo baartaa war Awliyadaan duushaa ma Runbaa kaliya intaa ayaa kuu furan kutub ay ku qoran thy ma jiraan dhibka ku haystaa ah cilmi yarida iyo kutub yarid
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 Ай бұрын
wuxu so Aababaoly Aya somliya Kadialay 2mln o Qof Manatu wuxu raba inu naag iyi Wadad iska sirqobay nooga dhigo cilimi iyo waano Warabax ku iraah
@maxamedxasan2855
@maxamedxasan2855 Ай бұрын
islam media Views badan buu leeyahay!
@ijaaboosoble1320
@ijaaboosoble1320 Ай бұрын
Macalan maxamuud dad badan waa qaribay lakiin dadka uu heeysto oo beenta kaqaata waa dad madax adag oo waxba aqrinin oo madax adag halmeel eey kudhegeen walaahi wexeey ubaahanyihiin in laxoreeyo waa masaakiin
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Ай бұрын
Ma ka kutuba bdn thy nacasoow waxba aan aqrin wa adiga Ku hayee qofkan wax aqrin waa nahaabiyo iyo Tagfiir
@koureichomohamed1437
@koureichomohamed1437 Ай бұрын
Al muxuu ku sheeky nayaa ninku
@AbdiRoble-mu6cz
@AbdiRoble-mu6cz Ай бұрын
Labada dambe ee rasuulka SCW iyo Abayo, waxay ula jeeday waan jecel nahay, waa ta kooxda ka daba hadlaysaa saxayeen ee lahaayeen waan jecel nahay
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Ай бұрын
Uma Muuqato kaliya nidaamkii sucuudiga uu ku soo Arkuu rabaa in si toosa loo qaato culumada Suufiyada waxa ay ku fiican yihiin waa in dad jahili haysto qiilna uu lee yhy in loo cudur daaro in la wacdiyo wixii intaa Ka soo haraa la xukumo ka waran qof aan kuu cudur daarin jahilgaaga kuu nasteeyxeeyn hadana ku xukminayo waa Dhaqanka cusub ee sucuudiga Lagala Yimid iyo Qolyahaan Khilaafadii dumiyeen
@ahmedibraahiimaadan2267
@ahmedibraahiimaadan2267 Ай бұрын
waan yaabnay ee ma dhuusomareeb ayaad usoo xajiya leedihiin
@Bagagac
@Bagagac Ай бұрын
Shekh umalow adigaba so ma aad lahen mataqa iyo dhiiga iyo qamrada waa wada daahir o rasuulkena scw dhaqanki galada ayu watay e istaga ayuka kakaadan jiray
@abdullahiabdinasir6943
@abdullahiabdinasir6943 Ай бұрын
Waxaa hakuwareegaysanine shirki baa laga hadlayaa,mataqaanaa shirk wuxuu yahay.
@ramlaruuxi865
@ramlaruuxi865 Ай бұрын
Inte ku aragtay
@PoppieRooi
@PoppieRooi Ай бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
@saidmohamud7554
@saidmohamud7554 Ай бұрын
Ganaweyne xoolaha islaamka iska bixi
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Ай бұрын
Sufiyo wax musibo kudhacday waye ama rer qaburo cabud
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 Ай бұрын
Haddaba waxaa ceeb la ah in kitaabka ilaahey lagu camalfalo Kaasoo uuba beeniyey kana Jaahil yahay uuna ka doortay Biilka uu ka qaato zahyuuniyadda Iyo cirshtaanka caalamigaa
@user-zr4sp8mu5j
@user-zr4sp8mu5j Ай бұрын
Kuligood darbigeey. Lasoo. Boodeen
@ramlaruuxi865
@ramlaruuxi865 Ай бұрын
Adineh 😂
@user-zr4sp8mu5j
@user-zr4sp8mu5j Ай бұрын
Nabiga waligiis. Qof. Gafay .kama. Sheekeyn
@abdulkadirhalane6402
@abdulkadirhalane6402 Ай бұрын
Uxu ka Hadalaya ninka weyn Asaga iyi Naagata hadshay waxaba isma doriyaan Cidi shiikh u taqaan Aya baday
@user-ce5uu7kw8m
@user-ce5uu7kw8m Ай бұрын
Suufiga iyo umal.. Suufigaa laqaataa hadii ley bar bar dhigo
@cabdiqaadirosman4608
@cabdiqaadirosman4608 Ай бұрын
Adiga maxadladahay maskaxda alakuqabay adaba kadaran sufiga
@Dulmii-sr4iv
@Dulmii-sr4iv Ай бұрын
😂😂😂😂😂 mahad karatay aawey diinta dhuusamareeb magabato miyaa dee😂😂😂😂😂😂😂
@cabdiqaadirosman4608
@cabdiqaadirosman4608 Ай бұрын
Waxbakamaqan wadbadiyaysantahay
@Hami-horleh
@Hami-horleh Ай бұрын
Inay ka khaldan tahay lagayaabaa ma ahan in lala yaabo waa in laganoxo oo losaxo hadal kadhacay waaye
@elmidini1390
@elmidini1390 Ай бұрын
Hhhhh wadaku waaka diyaradaha iyo baaburta raahee muu duulo asigu ar waa kunaxligaas
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 Ай бұрын
Odaygaan soo Kii baalasha lahaa ma ahan? Muu america isaga duulo, muxuu muslimka u dhibayaa?😂😂😂😂😂.
@CabulahiXarir
@CabulahiXarir 2 күн бұрын
ما حكم الصوفيه انا اظن انهم مشركين
@MoussaMadobe
@MoussaMadobe Ай бұрын
sosiyal media daroodka siida uu istiicmala
@ilyaasmaal742
@ilyaasmaal742 Ай бұрын
NINKAA SHEEKHA SHEEGANAYAA WAXA UU DOONAYAY OO IU KU DHIIRANAA IN DHUUSO MAREEB CAALAM ISLAAM USOO XAJAAN KKK WAA SHAYDAAN...
@AdanAxmed-r7z
@AdanAxmed-r7z 2 күн бұрын
❌❌
@user-ps2dw1pb7c
@user-ps2dw1pb7c Ай бұрын
Hal qof okafay haku soqabanin umada odhan
@ts7152
@ts7152 Ай бұрын
Bal eega ninkaan sh buu isku sheegayaa markaasuu hadal uu ogyahay in ay gabadhu ku haftay dadka ka dhaadhicinayaa tankale waxa macalin maxamuud sheegayo wax qof faajir ah oo umul oo kale ah ma fahmi karo wahaabiyoo dhan filming baadin maba yaqaanaane maad iska joogtaan
@moallim1000
@moallim1000 Ай бұрын
Meel xun lagama waayo Ummul. Qof wareersan maxaa dabadhigay. Shaqo kale ma waayey. Maxaa ka khaldan.?
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Ай бұрын
Ahlul bid a wal-fadeexa waligoodba caamo iyo mooryaan iyo afarjeeble Aya wateen.😂
@user-fj9fu4cr7s
@user-fj9fu4cr7s Ай бұрын
Dumar hadalkeeda maxad kasoqaadi ninweeyn baa tahaye
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Ай бұрын
Xitaa waa la saxayaa uma muuqato waa nin program ku xiran yhy jaahilna ah
@aadamisack6761
@aadamisack6761 Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢
@cabdiwali289
@cabdiwali289 Ай бұрын
Bidca ma halkaas baa caqli kamaryaa
@rocky4066
@rocky4066 Ай бұрын
Gaal kufur ah weeyaan
@abdirashidabdirizak7165
@abdirashidabdirizak7165 Ай бұрын
Waxaba Waa Been Ladhoodhoobay,.Maxuud Dad Badan Ayuu Xaqa Kadhunshay!!!
@ahmedabdiaziiz4682
@ahmedabdiaziiz4682 Ай бұрын
Ma Umul iyo Nahaabiya xaqa hay kilaabtaa jawaasista wax soo bartay iyaguna ah jawaasiis kle
@MacrufiiMukhtar
@MacrufiiMukhtar Ай бұрын
Tasoo wy kajixlsnsiyixn cabudantnka inuu ilaxay loo qaas yeelo
@mohameddagane1170
@mohameddagane1170 Ай бұрын
Abay nabiyeey x2nuirkeeda batula nabi.
@xogmalxarandid9369
@xogmalxarandid9369 Ай бұрын
Waxan awalba wahaabiyo tagfiir khawaarij ah ayu ahaye muxu layabkisu taraya
@abdiwahabjibril4549
@abdiwahabjibril4549 Ай бұрын
Adiga yaa ku dhegaysanaya ninki yidhi nebi muxamed scw ayaa sarajooga ku xaakoon jiray iyo injirbaa laga guri jiray Daalin daalin dhalay in nolosha lagugu gubo ayaa waajib ah oo weliba jano lagugu gelayo
@ramlaruuxi865
@ramlaruuxi865 Ай бұрын
Orodo xadiska sandkisa soo ogaw meesha ugudhaw okasi ogan kartid uguna dhabyar wa Google gali wukuso baxaya ino iskaso aliftay iyo inkale wa arkesa
@ramlaruuxi865
@ramlaruuxi865 Ай бұрын
Lacala hadada sheekh umal dhagesanene oo nacday sheekhas kale hadhagesan wuxusa caqliga aqbali karin ilahay iyo rasul moye cidkale haka dhageysan
@fadhegutaale2300
@fadhegutaale2300 Ай бұрын
Fircown yohow gabadhu waa soomaali afsoomaali bayna ku hadashaa oo ma taqaan carabi Waxayna u jeeddaa ilaah baan Citiqaadsan nahay rasuulkaan Citiqaadsa nahay faadimo binti Rasuulillaahi baan citiqaadsan nahay inay gabadhii nabiga tahay Midday labaad shiikha wuxuu ka Hadlayaa cilmi la dhoho cilmi xaqiiqa oysan aqoon takfiirka iyo Iyo daacishka iy0 booko xaaraam Iyo wahaabiyo iyo xertooda iyo Kirishtaankii soo dirsaday oo quudiya waana saddex cilmi oo Nabiga laga dhaxlay Midford oo Kala ah darjiiqo iyo xaqiiqo iyo shariico
@awooweabdullah522
@awooweabdullah522 Ай бұрын
Islaantu jaahilnimo ayeey ku hadashay.wahaabiyo waa kuwa dhalay alshabaab oo ah khawaarij.
@user-yw1jz4ro8t
@user-yw1jz4ro8t Ай бұрын
Ninka Umal layiraahdo waa Wahhabi, wahaabiyadu waa aabaha Khawaariijta, Umalow Somalia waa Sufi, hadalkaada ugama baxeyno baxeyno diinteena. Khawaarijta markan dhameyno wahaabiyadda ayaa ku xigta.
Masalo muhiim ah || Xaaskeyga weysada ma iga jabisaa
13:56
Salafmedia
Рет қаралды 355 М.
Dhibaatooyinka qoysaska & xalkooda || khutbah || Sh Maxamed Umal
27:48
ROCK PAPER SCISSOR! (55 MLN SUBS!) feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
Children deceived dad #comedy
00:19
yuzvikii_family
Рет қаралды 6 МЛН
Juuj Wa Maa Juuj Maxay Ahaayen, Naar Maxay Ku Muteen || Sh Umal, Sh Xassan, Iyo Sh Shibli
21:18
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 417 М.
Sheikh Umal oo su aal weydiiyay Sheikh Mustafe Xaaji
4:12
Salafmedia
Рет қаралды 538 М.
Sharci Dajinta Wa Gaalnimo Sh Umal, Sh Mustafa Haji Iyo Sh Xassaan Abu Salmaan
24:34
imam shafici media قناة الإمام الشافعي
Рет қаралды 190 М.
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:51:48
SU'AALO IYO JAWAABO MUHIIM AH OO DUMARKA AH  || Sh Maxamed Cabdi Umal
31:54