Inta heesaha nacday ee quuranka jecel & rasulkena scw Halkan kaso muqo wana kaaa✍
@salmamohamed92985 жыл бұрын
Love you Quran
@wllzakiofficial15 жыл бұрын
Maxa u dawane hada nacday
@islaqabwaynchenal24565 жыл бұрын
Afkeena maxaad ka raad sanaysaa sxb intaad heesaha soo booqatid ayaad lee dahay inta sidaa iyo sidaa iska daa jees jeeska aad samay naysid sxb
@abdinuurxuseenabdi19775 жыл бұрын
Hhh
@munacisman71155 жыл бұрын
Maxa ku kenay msha hadad nacday heesah nacas like radinayo ayad tahe si kle ku Raadi liket
@yaasirmohamed70205 жыл бұрын
Qoftan dunida ujecla aya manta la aqalgalaya ii hambalyeya asxabey cawa farxadydi weyaaaan❤❤🌎
@hamdaabdirahman35695 жыл бұрын
Hamblyo wll qaali allah haisku kiin daayo
@zamzamdagan64035 жыл бұрын
Hambalyo hambalyo wllky
@abdalehassanjama8325 жыл бұрын
hanbalyo
@ibraahimismaaciile48105 жыл бұрын
Hambalyo
@zemadaudali9264 жыл бұрын
M.a hamplyo jckina mid hormara allha kadhigo iyo family dhameystiran
@shukridool39033 жыл бұрын
Maasha Allah 🥰🥰 Hadii Raga somaliyeed sida wiilkan yar u caqli bad naan lahaayeen oo xaasaskooda u sharfi lahaayeen Dalku wuu inoo hagaagi lahaa caruur badan oo.miyir qabta oo dalka wax ka badala hor mariya ayaa dhalan lahaa 🥰
@@farduusapdirahman2925 hambalyo walal macan allah hakudayo
@izmahaninrooble15875 жыл бұрын
Abaas MoHa hambalyo hambalyo hambalyo wll ifka lagu yhy wll
@rashkastudio13855 жыл бұрын
adigoo caafimaad qaba hadaad aragtid like dhac iigu sii❤🤪
@Sucaada5 жыл бұрын
Plzz Subscribe isaar
@mariaalasow36305 жыл бұрын
Walal subscribe i sar dad tartamona plz i cawi
@rashkastudio13855 жыл бұрын
@@Sucaada adna iisaar
@rashkastudio13855 жыл бұрын
@@mariaalasow3630 adna iisaar
@Sucaada5 жыл бұрын
@@rashkastudio1385 wn kusaare isar sxb
@bilaalyarevlogtv25945 жыл бұрын
MASHA Allah Waxan Nahay hal qowmiyad O Magaceda Soomaali la yiraahdo intaa khaldantay Rabi haso hanuuniyo ayaan lenahay iyagu eeda malahan ee wa burburka dalkena hooyo ku dhacay Somalia one 💖💙💗i love you guyz Illahay Dartiis
@esradaud2825 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@abdirahiinali34235 жыл бұрын
@@esradaud282 o
@sacdiyoaxmed14464 жыл бұрын
Aaaammin
@mandekahmed96165 жыл бұрын
Inta nabiga jecel like hasaarto
@muhalarpubg32565 жыл бұрын
Walalayalow like ga mel qaldan niga gale nabiga scw heesaha ha dheh kenina
@mariaalasow36305 жыл бұрын
Walal subscribe i sar ane wan ku sara
@ubahali79955 жыл бұрын
Walal hees wa dambi wana wadha ognaxay nabiga scw magacisa xakenin
@omermohamedshire79494 жыл бұрын
Scw scw scw
@maqoslemaquuste90895 жыл бұрын
Yaa sideeda camal. Ayagoo dhagesanaya heesta. Comment kana aqrinaya?
@ruqiyoabdibile91455 жыл бұрын
Kkkkkk ani
@quenmustadiamond98225 жыл бұрын
Me 😋
@ibnucaliqadab81464 жыл бұрын
Shacdiya sharaf ayao wa codsi ma is gursateen mise wa bashal
@dayibcali58184 жыл бұрын
bile dhjk
@Jamaal-YARE5 жыл бұрын
Hadaad sideeydoo kle jeceshahaY inaa iska dhaafto heesaha dhageysigooda like iyo superscripta waa jimce ha ila gees Marin 👍👍👈
@sharmanichannel36885 жыл бұрын
hhhhhh hadii iska dhaaftay maxaa ku keenay halkaaan
Wuuwingiii waa Hees jirta ROMANTIC SONG WAA LABA FANAAN QURUX BADAN WAYNA ISKU SOO BAXEEN Abdifatax and Shadiya ALAHAISKUKIIN XAFIDO AAMIIN 😍😍😘😘😍😍😘😘😍😍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😘😘😘😘
Shadiya Yarey wlhi waligay hees maan dhagesan jacel kina ogaa bal natijada dhagesa isdhahay rabi hanaga samaxee 👍🤣👌👏😘😘
@aragsanyusufofficial55635 жыл бұрын
M. a shaadiyo sharaf & abdi fitah yare hambalyo isku waara guurkiina guur kheyr balanbaalis studio duubista videoyada waa lagaaga haray wlhi m. a keep going my lil bro ❤❤❤❤🙏👇
@@afrahafrah6819 abayoyin wax jaceyl ladhaho manaqano hadanahay somali wayo beenta nagu badan
@anisocabdiaxmed10045 жыл бұрын
Abyo fardowso xaqiiqda ka hdshy jaceyl sandkan ma jiro is ilaali qaali jaceylka lagu qarbtaah jaceylkna sidasba ma aha in been laiga sheego lkn dad Ku tumanyo baa jiro
Ilahey amarkis fananadan heseheda mana maqlo ilaaa intan codka dhereyo oon dhego ka qashto lkn ruwayadeheda waan ka helaaa Viva shadiyo Sharad iyo abdi fitax yare😍
@YahyeSalebanmuse5 жыл бұрын
Naagtan markaan dabadeeda arko tu yaroo ila hadasha maalinta dhan lama hadlo dabadeda nagaaha oo dhan inay inacsiiso ka baqaYaaa any way keep going shaadiya sharaf
@shukrishacni17935 жыл бұрын
Waa hees aad umacaan Asxaabey likta iisaara🙏
@ishwaaqali83055 жыл бұрын
🌹🌹 100% style 100% codeka macn 100% buerafull tow people💖💖✊ nolowta wow shaadiyo sharrfe iyo the boy