Canjeeradas waan daawaday nasroy wllhi horeyna uma aqaan waana ka helay waana sameystaaa macalimadyda thnks Alle haku sharfo💞💥
@xamdimaxamad60872 жыл бұрын
Shaadiyo walhi wax lgu Qoslo moye wax kale ma sheegto ❤allaha idiin xafido nasra abtidoon & shaadiyo sharaf❤
@xaawoaxmed54132 жыл бұрын
Congurlation nasro Abtidoon 600k subs Waxaan jecleystay inaa noqodo qofkii ugu horeyay ee kuu hanbalyeeyo hanbalyo mar 2aad iyo mar 3aad abaayo keep going macalimadeena.
@abdalaGoogle2 жыл бұрын
Wllo so boqo channelka Abdala Vlog
@kimtiana6412 жыл бұрын
Nasra cunto ay sameysay inaan cuno maalin un rajeena 😢❤
@abdirahmaan36002 жыл бұрын
Masha Allah walashey Nasro Macalimada Nasro hadaa umartisay raashin macaan waad cuntay shaadiyo 1m insha Allah walashey Nasro Abtidoon
@deeqsanabdihalane34462 жыл бұрын
Nasrooy🥰Dadka nasiibka u hela cuntada gcntada ku karisay inay cunaan iga nasiib bdanaa😭😁🥰🥰yqey gacntada allha ku brakeeyo🤲love you💋💋💋
@annaahmed25642 жыл бұрын
Masha Allah Labrada gabdhood aan aadka u jeclahay salaan sare iga gudooma from somaliya to USA 🇺🇸 aad baad idinka helaa shaadiya sharing iyo nasra abtidoon Inaba cadi ma aha cuntadaada nasra abtidoon. Ramadan Kareem both you 💘 you guys.thanks for sharing qaaliyeey.
@fardowssaid77112 жыл бұрын
Run waaye خليه النحل honeycomb 😂😂😂
@ciiltirekoomaad16262 жыл бұрын
Shadiyo qosolka adunka
@rayaanyasiin34682 жыл бұрын
honeycomb
@rukiasheikh73222 жыл бұрын
Gof😜🤩🤩🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😛😬🤑😂😂😂😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂🤣🤣
@rukiasheikh73222 жыл бұрын
Dh8ff
@ubaxciiseibraahim93732 жыл бұрын
Masha allah shaaadiyo iyo nasro aad baan idin jeclahy allaha idin xafido aamiin
@bassflix5982 Жыл бұрын
Shadiyo is so funny 😂😂😂😂😂Wlhi manshallah kulaah dad kor ka imaaday maa dawadatay😂😂ciyal xamar lee fahmaayo hadalkaas😂
@faizahabdi298 Жыл бұрын
Iga dabagee dadaka kor ka imada maxay ka wadaa wllo
@Queenberlula2 жыл бұрын
Masha allah hore usocda xbbti gabdho aan jeclahay❤❤
@munoabdiqadirali76222 жыл бұрын
Nasro abayo burkii udanbeyey wan isku dayey wuna itosay cilmigaga alle haku barakeyo mcney
@hamdiabdirizak23212 жыл бұрын
Shaadiyo wan taageera funy waayo qosolkeeda io qalbi furnaanteeda mashaAllh
M.a abaayo nasro hambalyo 400 vedio wax tar iyo qiimo bulshda ku dhex leh 🥰🥰🥰🥰🥰🥰 abaayo markaa youtube soo biloowday ilaa hada kula socdaa keep gonig 🥰🥰
@kamalali792 жыл бұрын
Asc walaasheey shadiyo sharaf iyo walaasheey nasra abtidoon mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amina ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin guulayso waligaa keep going my sister mahadsanid markale walaasheey qaaliga ah shadiyo sharaf
@sahraabdi83642 жыл бұрын
Asc your guys so funny 🤣 😂 that’s true the is called honey comb nosogal marked samaynaso please thanks 🙏🏽 I need how to make honey comb your best cook or shef Nasra ✌️
Maasha allaah casuumaadaa kadhacday nasro qaali alla ku xafido gabdhaha gaba dhoodaa allaa maxaa cunto kaa koobiyeeyey alla beerka allaha kuxafido qalbigaa kaga duceeyaa tunti
@abdalaGoogle2 жыл бұрын
Wellcom wllo so boqo channelka Abdala Vlog
@jihannor98862 жыл бұрын
Shadiyo isku dookh nahy rotiga wa jeclhy sxbty ba ibartay🥰
@xamdiaxmedyusuf34952 жыл бұрын
nasro abtidoon abayo rooti farmaajo noo soo sameey🙏🙏
Wow mazha Allah Qof lo martiyeyo waa thy wlhi nasraaay inzha Allah hdan turki imado wa Balan inan kU imado xppti gcmaHaGa Allah ku barakeyo wlashey🥰❤😘🥰♥️✊🩸
Labo gabdhood oo aa jeclahay labo qof oo qaali ah nasro markaan caajiso cuntada karsada farxad guriga ku soo kordhisa ii nolaada walgiin farxad ku noolada Im your big fan labadiinaba ani amaanlee iyo duco idinku caawina
@Kulmiye1232 жыл бұрын
Mashaa Allah hablahayagii go for a word 🙏🙌👏❤
@sareyonoor30642 жыл бұрын
Nasrooy qosal nagumaharin abayo thanks quruxey Allah kubaraketo gacantaada
Asc nasrooy ii wrn abayo seethy guriga aan hada dhow soo degay ayaa waxaa lii ssheegay in girigaaga yahay wiilashaada ayaan arkaa maalon walbo mashalah weligey qof youtuber eh ama caam eh weligeyga ma arkin mashalah lkiin sanadkaan muqdisho aan kuu soo dhaweynaa inshalah maadaaama ay hal giri bws noo dhaxeeyo
@anisaalihassanatoz43132 жыл бұрын
Rootiga sidaa u sameysey no so gali xbbti 😍🥰
@koko228152 жыл бұрын
Walac ayaan ahay waaba i jeclaysiiseen Xamar inte ka helaa 🤤🤤
@hasmah80182 жыл бұрын
Wlo samayso waa macaanka aduunka ugu fudud in la sameeye 17jirban ku bartay hada duqban ahe 😂😂 bila howl waana macan
M a nasro abtidoon iyo shaadiyo sh isku imaaday qosol waa laka dharkaa
@shukrimaxamuud38772 жыл бұрын
Masha allah shadiyo sharaf waa iga qoslisay runtii😂😂😂😂😂😂
@ifraahali10382 жыл бұрын
Shaadiyo iyo nasro wlh waa iga qosliseen cawa
@farhiyofiska32452 жыл бұрын
masha Allah keep going bro 🙏
@ladiifoahmed56122 жыл бұрын
Wa idinka qadny wlalhy alx illhyba igma dhigin xlign closha shadiya ka dhax dhwaqi lhaa😂🤲
@abdinaasirmaxamuud53882 жыл бұрын
Wllhi waxan so qoro ma garanyo hadalada SHAADIYO Kolba mid ban is idhahda ad qortid mid kale o kasi qosol badan odhanaysa hadana hhhh wllshy NASRA Adna aad ban ku salamya laba qof oo aad u qiimo badan kor ahaada wllday🥰🧕🧕
@amaleyamaley40292 жыл бұрын
Mashaa allh xbbtii gacantaada allh kuu barakeyo
@saciido12352 жыл бұрын
Mn sha allaaaa shacdiyo waa iska jeclahay
@fartuunabdullahi80272 жыл бұрын
Wlh wa ika qosolsiiseen nasro iyo shaadiya
@aslihassan10532 жыл бұрын
Googlahaa aan galno, malab leeba isoo baxay 🤣🤣🤣. Ma nooli walahi. War guugal ugu dhawaaq 😂 Shadiyo can be a comedian walahi. Ina qosli ma umaleeyi 🤣🤣🤣 beerka is xanunsay. Loosanka wadankeena maka baxo kulahaa 🤣🤣🤣🤣
@caashomohamed27262 жыл бұрын
Waaw gbdho qiima leh is hely cadowgiina u nolaada🙏
@abdalaGoogle2 жыл бұрын
Wllo so boqo channelka Abdala Vlog
@bushromaxamed9302 жыл бұрын
Wa wlhy shadiyi wa qosolmiran😃😃😃😃😃
@shukriali4442 жыл бұрын
Masha allaah wlhi funny baa tahaye 😄😄😄😍
@najuumohamed63932 жыл бұрын
Masha allaha xppti gabdho an jeclahy wllo Nasra canaha fadhiya rotida dusha lagaha darayo turki inte ka heli karaa
@aminamaxamad71192 жыл бұрын
😂😂😂 shaadiyo imad ma ahn Wlhi lawadiina waa nii xiisne noo soo labta gabdhaheena magalda nii xistee ilhey nawad nagi soo naqda our 👸👸❤🙏🤣