Shacabka Boorama ayaa taageero ballaadhan la barbar istaagay Xildhibaan Maxamed Abiib

  Рет қаралды 13,653

CBA TV

CBA TV

Күн бұрын

Fadlan Kusoo Biir, Subscribe-na Taabo Laanta Af-Soomaaliga ee Codka Bariga Afrika CBATV

Пікірлер: 36
@AhmedAli-nr2tz
@AhmedAli-nr2tz Ай бұрын
Maxamed abiib waa3 madaxweynaha mustaqbalka Somali land
@yusufsamatar1374
@yusufsamatar1374 Ай бұрын
Mr abiib waa jaariyad reero u shaqeeya oo reerkii lahaa ku caasi garoobay waa in xasaanadda shaqada laga xayuubiyaa
@aliabdulkaadirmohamed
@aliabdulkaadirmohamed Ай бұрын
Walalyaal ninkii dembi dalkan gala qaranamda jamhuuriyada Somaliland lasoo horjeesta waa xaq in waajibkiisa la mariyo waa isaga barkhad batuun iyo kurtun xindhban tantoomo . Hala ilaaliyo qaranamda jamhuuriyada Somaliland love Awdal ❤ love Somaliland
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Allaah ka baqa Mohamed Abiib dhinaca idiin geli mayee Bal Ina Abiib wax uu ku hadlay soo fiirso Ina Abiib waa adeege Dowlado kale u adeega
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Ina Abiib Jabouti ayuu tegay oo Safarada Somaliya muxuu ka doonay
@Cajabo
@Cajabo Ай бұрын
Xildhiban Mohamed Abiib waa geesi runbadan muuse kumadhac in uu kaqado xasanada muusow car car kaqaad xasaanada
@DaahirXuseenxasan-un4yf
@DaahirXuseenxasan-un4yf Ай бұрын
Laakiin xildhibaan cadawga somaliland ayuu ahaa
@fatumamohames
@fatumamohames Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@caliibraahincaynan5830
@caliibraahincaynan5830 Ай бұрын
xildhiban xafaded qaran manoqdo
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
ARRINKAASI WAA ARRIN SIYAASADEED MANAHA WAX SHARCIGA WAAFAQSAN
@caliibraahincaynan5830
@caliibraahincaynan5830 Ай бұрын
kadaa isaaq iyo samaron
@mukhtaarali2453
@mukhtaarali2453 Ай бұрын
Waa aynu ku kala guureyna bal waa cida ay wax kaga yaranayan
@user-yi2dx6yv3n
@user-yi2dx6yv3n Ай бұрын
Marka hore yaad wax ku noqoteen moqorafadii ku noqda isna ku celiya
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Ай бұрын
Labada xil dhibaan ee kale waa reerka meesha leh oo cidina xilka kama qaadi karto
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Labada xil dhibaan ee kale Safarada Somaliya ee Jabouti ku taal may tegi
@ahmedjama1651
@ahmedjama1651 Ай бұрын
Waar anagu uma hilinayno waa qaayin
@aminagaiye4608
@aminagaiye4608 Ай бұрын
Laascaano ma,aha somaliland marka ka hadal malaha.
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
@cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Ай бұрын
Dadka wicilada xabashida iyo moorgan iyo tuke iyo kadhaleen hablaha isaaq ujawaabimeyno ee qabiilceyga caadeystey waayo wicil maxishoodo
@mustafesulyman
@mustafesulyman Ай бұрын
Waa.laidin.nuunbuuniyay.xayawaan.basd.ahaygeen.aqoon.aydaan.gayin.oomeelna.kasogalin.baalaydinkuu.muunbuuniyay.ee.loda.waxba.madhaantaan..kacaanka.hadheeraynina
@alihassan-ro4cr
@alihassan-ro4cr Ай бұрын
Waabeentiin
@MaxamudGeelle-rr5bo
@MaxamudGeelle-rr5bo Ай бұрын
Maxaa u qabsan weden marku nacnac lshaa ee cidu doono caayayey qarankana cadawga ks taagerayey
@user-gz3dq1px4i
@user-gz3dq1px4i Ай бұрын
Ninkaa shuluga iska xidhan mawduuca mabuu fahfin Prok yaa ka qaaday xilka ma xukuumada misE xisbigiisa Maxamed abiib horta waa nin Fiican lakin haduu dahana dalka Ka shaqayn waayo Miyaanu sharcigu qabanay Sharcigu ha shaqeeyo Dadka dawlada ka tirsan ee kala garanka cadawga dalka iyo jeebkooda Halaga qabto umada
@MustafeshmuuseShmuuse2mustafe
@MustafeshmuuseShmuuse2mustafe Ай бұрын
Hadii nikaa lafarageliyo dhamàn hala dufaac0
@fadumogedi7423
@fadumogedi7423 Ай бұрын
Reer Awdalood waad bugtaan hadaa Ina Abiib oo danbilaa sida u dafacaysaan
@HiboCabdi-sz4ib
@HiboCabdi-sz4ib Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@caliibraahincaynan5830
@caliibraahincaynan5830 Ай бұрын
ninkilahaabayidhi
@mustafaali7560
@mustafaali7560 Ай бұрын
U guys still sleeping kkkkkkkkkk
@husenmiad732
@husenmiad732 Ай бұрын
Ader qaylada iska daaya dhimashada marbay xaq tahay nacas nimada halaga Gil gisho
@hodancige7233
@hodancige7233 Ай бұрын
Sanjeexey waad kibirteen ee eyga madow waa la eryeyaa
@weriscali9103
@weriscali9103 Ай бұрын
Doodu ma xamar safaaredeeda tagoo, danaha Somaliya ka shaqee ayaad udoorateen. Wadanku sharci buu leeyahay
@aliabdulkaadirmohamed
@aliabdulkaadirmohamed Ай бұрын
U sheeg waxma garatada
@AhmedWarsame-lh8ug
@AhmedWarsame-lh8ug Ай бұрын
HADDAANNU NAHAY SHACABWAYNAHA G.TOGDHEER WAANNU GARABTAAGANNAHAY XASAANNADDA LAGAMA QASDI KARO
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
2 lada xildhiban ee kale maxad uga hadli wayden
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
Samaroonow kolba haldoorkina isaaq anigu hor gowraco? War kaca o iska xooreya reerkan madaxa nikaga jooga,wani sidee samaronow? Dhiigini meedey? Ma waxa ka naqan tihin
@mahedismailhassan9724
@mahedismailhassan9724 Ай бұрын
Hadaamu nahay shacabka togdheer waanu garab tazganahay mahamed abi8b jacnacda muuse iyo xertiusana waxba ka soconmaayaan
@mehdiahmed3639
@mehdiahmed3639 Ай бұрын
Samaroonow kolba haldoorkina isaaq anigu hor gowraco? War kaca o iska xooreya reerkan madaxa nikaga jooga,wani sidee samaronow? Dhiigini meedey? Ma waxa ka naqan tihin
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 25 МЛН
Фейковый воришка 😂
00:51
КАРЕНА МАКАРЕНА
Рет қаралды 6 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 67 МЛН
The CUTEST flower girl on YouTube (2019-2024)
00:10
Hungry FAM
Рет қаралды 40 МЛН
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 142 М.
Dad ku dhawacmay Soo dhaweyntii Xildhibaan Maxamed Abiib
8:28
reer burco oo si kulul uga hadlay maxamed abiib khudbadiisii
11:31
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 123 М.
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 25 МЛН