No video

Shacabka Hargeysa oo loogu bishaareeyey dhamantood inay biyo helayaan.

  Рет қаралды 13,306

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 65
@user-bk9oe9fy7g
@user-bk9oe9fy7g Ай бұрын
ALLE XOOGA HAKU BARAKEEYO CIMRIGA CAAFIMADKA CAQLIGA RISIQGA MAAREEYE DAACADA WAXQABADKIISA LA ARKO❤🎉
@AbdirashidYusuf-lv6ww
@AbdirashidYusuf-lv6ww Ай бұрын
Mansha Allah tabarkalaha guul gobanimo somaliland keep going
@mowlidabdi9209
@mowlidabdi9209 Ай бұрын
This is good work, but when will the extension of pipes reach every house?!
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Maasha allah
@hussienc.raxman35003
@hussienc.raxman35003 Ай бұрын
Masha Allah alle ha barakeeyo maareeyaha wakaalada biyaha ee Hargeysa
@Kilaaspodcast
@Kilaaspodcast Ай бұрын
Maareeye daacad iyo aqoon illahy isugu daray. MashAllah tabarakallah. Ilahy haku barakeeyo.
@qurbaawis642
@qurbaawis642 Ай бұрын
Muse biixi manta ayuunbu cod naga helayaa haduu biyihii keenay
@husseinaden7560
@husseinaden7560 Ай бұрын
Mnsha allah khayr
@nasirfarah3860
@nasirfarah3860 Ай бұрын
Masha alaah hore u soco maareeye runtii hawshaadi waad gudatay
@Ifraah_yusuf
@Ifraah_yusuf Ай бұрын
Masha Allah tabarakallah
@maryanali8196
@maryanali8196 Ай бұрын
mansha allah
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 Ай бұрын
mashallah tabarakallah viva hargayssa !!!!!!!! It's disappointing to see Somalia so desperate that it's willing to cry or beg to become Arab and change its African identity just to halt the Somaliland agreement.
@muhanadkadar1278
@muhanadkadar1278 Ай бұрын
Wakaalada biyaha hargeisa waxay ka mid tahay hayadaha dawaladeed ee shaqdii saxda ahayd ee loo igmaday haysa . Keep going.
@KadarIman-vj6jn
@KadarIman-vj6jn Ай бұрын
20 sanno waxan maqlaynay biyahu magalada hargaysa way wada gaadhayan half magalada ka midana booyada u dhaamiya xufbaan ku dhaafay hadalkan ma dhalaysk ah
@acacius9903
@acacius9903 Ай бұрын
That's more than all Djiboutians getting water at once. Alhamdoulillah. ❤❤❤❤❤
@user-zt8vi1vb2k
@user-zt8vi1vb2k Ай бұрын
Masha allah
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
166 km oo pipeline ah, Hargeysa Ilaa berbera waa 156km, ninkaan warkiisu waa been
@ibrahimnour4221
@ibrahimnour4221 Ай бұрын
Sida maha wllo ,pipeline Hargeysa marka lay isku geeyo (bari ,galbeed) waa 166km. waliba inta way ila yar tahay markan eego baladhga Hargeysa.
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Ай бұрын
Ma caruurba Thy 166km Waa dhumaha Biyaha ee magalado dhan Xafad xafad u Taga Marka Laysku daro dhuun dheer maha oo meel gara tagta
@nasirfarah3860
@nasirfarah3860 Ай бұрын
Fahankaa kugu yar km ma dherer uun baad u taqaana aqoon taada kobci intaanad qof kaa aqoon badan ku xad gudbin
@suugaan
@suugaan Ай бұрын
@saalaxy 😂 dugsigii ma glass two baad kaga hadhay
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
@@suugaan school weligey ma arag sxb
@Mukhtaarchanell.2019
@Mukhtaarchanell.2019 Ай бұрын
Mareyuhu wuu shaqeyay runtii shaqadaasna wuu uqalma
@Hawd74.
@Hawd74. Ай бұрын
Manshala
@ashaabdisalamismail5864
@ashaabdisalamismail5864 Ай бұрын
Mudane gorma xafada shedaha iyo qunyardaga helayan biha .Kaydka eriyada waxanu codsanayna in lanogu shubo biyo.
@Jiirka-lacagta
@Jiirka-lacagta Ай бұрын
Ninkani waa qoloma? Waa geesi walahi kolay waa reerkayaga
@engosmanabdilahiali5056
@engosmanabdilahiali5056 Ай бұрын
Daahir jimcaale dhegataag. 1.0. Waxan dhahayaa isagoo aan biyaha ka joojin hargeysa miyaanu biyaha gellinta wadi karrin. 2.0. Waxbaan joojinayaa mooyaane wax kalleetto miyaanu aqoonin. 3.0. Waxan dhahayaa waxaynu eegi doonaa inay dhammaanteed hargeysa biyaha hesho. 4.0. Waynu eegi doonaa wixii ka run noqda iyo waxay ku dambeyso
@abibakaribraahin8541
@abibakaribraahin8541 Ай бұрын
Waamarka xeedho iyo fadhaal kaladhe ceen
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Ай бұрын
Caruurta mustaqbalka aya cabidoona insha Allah.. shaydaan aya degdega
@1962yusuf
@1962yusuf Ай бұрын
Bal qofkan ila dhegaysta in ka badan sadex-jeer ayaa su'aal qudha la weydiinayaa oo ah hargeysa biyuhu ma wada gaadhi karaan, waana uu ka war-wareegayaa markaa sheekadu waa ( faanoole-far-kama-qodna). Asc
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
Mida kale meel ama wadan dawlad sheeganaya oo dadkooda iyo masaakiinta biya ka iibiya majire maxaad ku garateen inaad biyo ka iibisaan tiiyo xataa hay'ado tabaruca ahi sida Jarmalka biyaha sameeeyeen oo shacabka ku caawiyeen? Waxa la hubaa in boqolki in ka badan 60% dadku aanay awoodi karin inay iska bixin lacagta biyaha.
@user-ln7dh7sk7s
@user-ln7dh7sk7s Ай бұрын
Dadkani ma hayaan taariikhda hargaysa iyo biyaheeda waxa ka siya
@abdia.ibrahim7082
@abdia.ibrahim7082 Ай бұрын
Sucuudiga ayaaba Israel u sujuuda xagee ayay ka baxeen islaamka la sheegaaya? Somaliland cid walba oo ictiraafta waa gacalkood wixii ka soo horjeedana waa nacabkood. Wax muslim la yidhaahdana aduunka ma joogaan haday joogaana muslimka Myanmar ee Rohingya ah iyo kuwa la leeyahay waa Falastiin ayay wax tari lahaayeen. Somaliland cid walba oo u hiilasaa waa gacalkood.
@Jiirka-lacagta
@Jiirka-lacagta Ай бұрын
Ninka kaliya ee soo raaca mayir nooge
@suugaan
@suugaan Ай бұрын
Ninka kaliyee HEEGO ah ee waxqabadkiisu muuqdo, Shaqadisa ka adag bulshada Si fiican ula dhaqma, mareeye waad mahadsantay Taariikhda xusi doonta dedaalkaga, Caloosha kaliya kuma shaqayso(sida heego" maskaxda ku shaqaysa. From cadowga gudaha
@zakirboss143
@zakirboss143 Ай бұрын
niow biyaha noo soo daaya
@Abdal252
@Abdal252 Ай бұрын
2024😂 Yaa sideyda o kale yaaban😂
@wiilsomaliyeed9716
@wiilsomaliyeed9716 Ай бұрын
Masuulka kaliyee muuse looga aayay
@moeawale4891
@moeawale4891 Ай бұрын
Goryihii waa wayna ee Xaafadihii laga guuray xaga konforta ee gadh xajiska biyuhu goormay soo gaadhayaan mise waa inteeni uun bay ku egtahay goormayse magaaladu booyado iyo dameera biyo dhaamis ah ka maar maysaa kkk.
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
Ninkan wadanka halagaqabto ,markii horeba in waxlidhibto ayaa khalad wayn ahayd , iminkana mesha halagasaaro
@abdihamidkashka
@abdihamidkashka Ай бұрын
Faanole farikama qodna.😅😅😅 walee waad sugidontan rer hargeysa. Kuwani waxba soomawada. Biyihii xate waala qabyaladeyay
@yahyame111
@yahyame111 Ай бұрын
Mashruucii faanoole wali fari kama qodna 😂😂😂 Waxii nooli weynu eegi.
@cumarxuseenchannel4732
@cumarxuseenchannel4732 Ай бұрын
Biyaha aanu soosarno wa biyaha cabitanka oo wayo hargeysa umad dhan ayaa ku nool markas ayuu waxu laso horistagay biyahanu sosareyno waa biyaha cabitanka iyo hargeysa oo dhan biyaha mawada siin karno halmar why qayaali baad ku heysaa meesha
@AbdiShakuur-s8n
@AbdiShakuur-s8n Ай бұрын
War waxaa olalahaa dorashada ayaad ku galaysan dadka uu dhokhsada
@Kdadar
@Kdadar Ай бұрын
Kan waraysaya maareeyaha waa mid jaahil ah
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
Beentii oo Qof ah Waa TUUG , Hargeysa 36 sanno Haraad, biyo la,aan
@ibrahimnour4221
@ibrahimnour4221 Ай бұрын
Xasadka iska daa bro.
@saalaxy
@saalaxy Ай бұрын
@@ibrahimnour4221 Aduunka waxaan jeclahay Hargeysa biyo hesha anaa Ku nool
@abdulrahmanyare2402
@abdulrahmanyare2402 Ай бұрын
Beenaaaaale 20 sano ayuunba naleeyin biya la keenaya
@samiamohamoud7572
@samiamohamoud7572 Ай бұрын
Been wayna biyo ma haysano dhowr guri marki la galiyay ayay hakiyeen biyihi mana ogola qof cusub inuu soo gashado biyo
@captainusopp4395
@captainusopp4395 Ай бұрын
war nin kani waa been tii meesha waxba kuma hayo barkad yaro xafad waliba qodo to ayuu kaaga shaa keenaya imika 😂
@hamsehalane7154
@hamsehalane7154 Ай бұрын
Ilaa 1991--2024 hargeysa biyuhu magaadhin sh mustafe aya yidhi 30 sano ayaa kasoo wareegtay aasaaskii somaliland waxaan isku madadaalinaa shalaybaanu dagaal kaso baxnay ninkii 30 sano wax qaban waayey u malaynmayo inuu waxqabanayo horumarkuna waqtigan casrigaa waa labo biyo iyo laydh cidii aan labadaa haysan ma horumari karto
@AbdishakurAhmed-bl6zh
@AbdishakurAhmed-bl6zh Ай бұрын
waan haysana walaal dacaayada meelaha la aad
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Ай бұрын
Mihimadu maha Biyaha mgalada loo qaybinayo ee waa biyaha laftooda Xagi laga Keeno laha 100 mashruuc oo biyo baladhin 100m ku baxeenba Ader Magaladayda ka socda lkn waxa Ka quseeya waxay ? Danahaga Raacde Wax kuu Dan ah adeer Raadso Ha Nagu mashquuline
@suugaan
@suugaan Ай бұрын
1991-2024 xataa wax dawlad u eeg kuwa dhisi kari waayay ka waran, Baacaw wax fahan hargaysa biyo la'aan iyo biyo yaraan imikaba kama jirto oo cidna ma noolateen.
@aryanali6527
@aryanali6527 Ай бұрын
Markaad laangaabka u baahato waa dhibaato😂
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 Ай бұрын
Habar Awal dad tiro loogu faano kaweyn bulsho baladhan oo qiimo weyn ugu fadhida dhaman bulsho weynta Somaliland…. Waad caytami karta lakiin waxba kaga yarayn maysid….
@AbdishakurAhmed-bl6zh
@AbdishakurAhmed-bl6zh Ай бұрын
waad xanuusanaysa kk
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Ай бұрын
Langabkaasa si kasta u Hoos joogaysa 😂 Niicey biyo bariis iyo qaadba Ana Ku siiya Maxad soo kordhisan idinku
@Eng_moy
@Eng_moy Ай бұрын
Waa beenaale aakhin ah ninkani ,
@Togdheerman
@Togdheerman Ай бұрын
Wa mareeyiha Muse Bixi u igmaday inu biyaha qabyaalad ku waraabiyo reer Hargaysa. Alle ku qabey benaale.
@hasansudi9404
@hasansudi9404 Ай бұрын
Qudhac magalada soo gala tahay Ado wadada hawdka ka soo galad Hargeisa ka Hadlaysa 😂 Reer tuulo Adeer Hargeisa waxba Kama Garanayside shalad soo gashe ha ku Milmin
@Amiinadam10
@Amiinadam10 Ай бұрын
@@hasansudi9404 Adigu nimankan wax maamula ma afhayen bad u tahay hora loo yidhi nin xil qaad eed qaad lkn adiga waxa Ku gubaya wan daremi kara uskagyow 😂
@Togdheerman
@Togdheerman Ай бұрын
@@hasansudi9404 ahahahahah. Walaahi waxan ku dhashay Hargaysa oo ku barbaaray. Waxaan ahay ragii awowga maganta ugu yimi isago kasoo hayaamay Bulaxaar. Edeb yeelo oo dadka haka sheegan caasimada 😹😿😹
@naimajama5303
@naimajama5303 Ай бұрын
Mansha Allah.
"Heshiiskii Itoobiya wuu hirgalayaa, waana Hubaal" Madaxweyne Biixi.
11:12
PEDRO PEDRO INSIDEOUT
00:10
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 24 МЛН
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 32 МЛН
Iskufillan iyo Ceegaag Iyo Fariinta Joojinta Koontarabaanka.
5:53
MM Somali TV
Рет қаралды 13 М.
Magaalo cusub oo casri oo laga dhisayo Puntland "Hormarka Soomaaliya
38:38
Aawaday waa xarunta qaadka Hereri-ga, oo habeenkii lagama seexdo
21:13
MAXAAN KUSOO ARKAY BARAAWE?
16:19
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 89 М.
Isagoo nool ayaa xabaashiisa la diyaariyay.
29:57
MM Somali TV
Рет қаралды 4,2 М.