shankaroon axmed sagal | GOOR IYO AYAAN

  Рет қаралды 439,519

HEESO HD

HEESO HD

Күн бұрын

Пікірлер: 80
@ridwaansiciid4215
@ridwaansiciid4215 2 жыл бұрын
Heestii abwaankii waynaa ee maxamed cali kaariye markuu dhagaystay uu jacaylkii caanbaxay ee uu kula baxay magaca ah dhakhtarkii jacaylka uu ugu qaaday shankaroon weeye heestani ee uu lahaa Ma halkii dharaartii Dad hargaysa soo maray Hadyada iiguu dhiibaaa Ma halkii dharaàrtii Hami anigoon qabin Haween anigoon rabin Heestu iiga yeedhaa Heestii uga yeedhay waa tan
@abdirisaqjagtaofficialchannel1
@abdirisaqjagtaofficialchannel1 Жыл бұрын
Heestan midhaheeda waxa lahaa abwaan aadan tarabi (tuug tarabi)
@samiraxasan7211
@samiraxasan7211 Жыл бұрын
Qisada wan raadinaaye ma ila wadaagi karta wll
@Yonis5
@Yonis5 8 ай бұрын
Heesta Aadan Tarabi Jaamac ayaa sameeyay walal
@ayaanleaxmed1435
@ayaanleaxmed1435 6 ай бұрын
dadka kaada beenta heestan waxa lahaa abwaan aadan taraabi
@yuusufshaafi8878
@yuusufshaafi8878 Жыл бұрын
Heestan waxan xasuustaa habeen uu nin aderkey ah aroos ahaa xilligaa waxan aha nin yar 2012 ila 2013 stay ahay caawana taariikhdu waa 23/5/23 hadad ika dad beysid love like and
@Cabdi888-p2c
@Cabdi888-p2c 11 ай бұрын
Cabdiraasaqdiiriye❤🎉😢😮
@Cabdi888-p2c
@Cabdi888-p2c 11 ай бұрын
2:06
@omerhassan3041
@omerhassan3041 3 ай бұрын
Qurruxdeedu waa dabiici shankaroon! Da'kastooy gaarto! Alloow janno firdowsa ku arsaaq abwaankii qaaliga ahaa maxamed cali kaariye
@RadioQaraami
@RadioQaraami 9 ай бұрын
Erayadii Abwaan Aadan Tarabi Jaamac Laxankii RASHIID BULO رحمه الله
@Blue_oblivion
@Blue_oblivion 4 ай бұрын
صوت شنكروون الناعم والطفولي يثير دوامة من الذكريات، يلون بألوان الطفولة بلمسة رقيقة. وكأن أغنيتها تعيد إحياء تلك الظلال المنسية من جديد. وبفضل المبدع في تلحين الأغنية، Rashid Balluu Aka Bullo، والشاعر الذي صاغ الكلمات Adam Tarabi بحرفية، يجسد هذا العمل جزءًا من العصر الذهبي للموسيقى الصومالية، حيث امتزجت الكلمات والموسيقى لتخلق شيئًا خالدًا في الذاكرة.
@mohafaysalmoha3821
@mohafaysalmoha3821 Жыл бұрын
Yaa salaam Heestani hees xasuus ma guuran igu ah Anan weligeyba hilmaami doonin Qisada heestan igaso martey maaha mid aan halkan kuma so koobi karo ii cudur daara dhalinyaro. ! 15/11/2015 Page ii khaasa weeye aan markan xasuus dhugto dib u xuso cajiip!!
@Maxamed313
@Maxamed313 Жыл бұрын
Dadka comtiyada ka bixiyay tolaw ma noolyiin dhamtood allah cafimadka ha u siyaadsho inta dhimatana allaha raxmaado heestu waa wax kale xasuus😢
@KhadarsiciidCabdulaahi
@KhadarsiciidCabdulaahi 7 ай бұрын
Adigu manoshahy wll
@KhadarsiciidCabdulaahi
@KhadarsiciidCabdulaahi 7 ай бұрын
Adigu manoshahy wll
@asiya_0248
@asiya_0248 7 ай бұрын
Anba gacanaa utaagay haddeeba iga sii weenyihiin.
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 5 ай бұрын
​@@asiya_0248muuqaalkn 3 sano kahor baa laso dhigay waana waqti dhaw ,waxa jiro muqalo laso dhigay 17 sano kahor cajiib dadkn way nool yihin inta badn 😊
@alisaid2008
@alisaid2008 Жыл бұрын
Mirihii abwaan tarabi laxankii rashiid bulo codka shankaroon axmed sagal
@shoaibsheikhabdullahi7828
@shoaibsheikhabdullahi7828 8 ай бұрын
Erayadii abwaan aadan tarabi jaamac Laxankii rashiid bulo Codkii shankaroon axmed sagal Best song
@zade_deeq
@zade_deeq 5 ай бұрын
Heestan wxn kusoo xasuusta malin aan safar xili duhurnimo ah aan ku jireney ayay noo shidnayd waliba waan kusoo ceshana hadba tarikhdu waxay ahayd 12/4/2017 xasuus dadkii aan xiligaas isla joogney qaarkod hada waa qurbo joog🎉hadaad iga danbeyso 👍 😊
@MohamethAbdulahi
@MohamethAbdulahi 6 ай бұрын
waxaan xasuusanayaa maalin aan taleefan oking ah aan ka dhageysan jirey anoo aad uyar 2015 ilaahayow cimriga iyo caafaadkaba noo siyaadi yaa rabbi 🤲
@axmedcalixasanxasan2235
@axmedcalixasanxasan2235 2 жыл бұрын
Waa Erydii Abwnkii Adan Tarbi Jama iyo Laxnkii Macn Ee Rashiid Bulo Kama dhargo dhagysigeeda
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase
@Abdisalanmohamoudahmedilkacase Жыл бұрын
Waa hees taariikh iiga suntan mirqaankii 2011 kalabaydh gabiley somaliland
@mhassan0163
@mhassan0163 3 жыл бұрын
Waa heestii ugu horreysay ee uu sameeyo abwaanka weyn ee Aadan Tarabi Jaamac, Berbera, waxaa musiga macaan raaciyey fannaankii hindiga ahaa ee Rashiid Bullo aun
@mowlidkhayre1007
@mowlidkhayre1007 2 жыл бұрын
Habaryar shankaroon bashir aw yusuf (shankaron axmed sagal)
@califaarax4504
@califaarax4504 Жыл бұрын
Waa arayadii abwaan yuusuf tarabi iyo xalankii allaah ha naxariistee rashiid bule
@HayanMaxamuud-wz8di
@HayanMaxamuud-wz8di 11 ай бұрын
Heestan aniga hadaa iigu horaysa waligayna ma maqal mid abti ii ah baan hees qaraamiya wada baadhaynay heestan ayaana ka helay xiliguna waa 23/1/2024😅😢
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 8 ай бұрын
Dhagsi wacan
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Heeztan waxaan xasuustaa galab aan ilaa intay cadceedu dhacaysay aan dhagaysanayay aduunyo💉🎻
@nurabdiqadirahmed8294
@nurabdiqadirahmed8294 2 жыл бұрын
Alaleylehe abwaan maxamed cali kaariye jcylkii uu uqaaday shankaroon wuxuu ahaa jcyl aan habaabin. Codka!!.
@karamoige5268
@karamoige5268 Жыл бұрын
What asong.!😮 Old is Gold. Shankaroon AHUN. Still listening 01/11/2023.🎻❤️ Iyo waayihii Ardaynimada Boorame.
@qaaliaxmedcismaan3995
@qaaliaxmedcismaan3995 Жыл бұрын
111
@abdihafiiid...............2008
@abdihafiiid...............2008 3 жыл бұрын
Caleek ya shankaroon axmed Sagal hees io bar🥰😍
@waxwalba1408
@waxwalba1408 Жыл бұрын
heeskaaan waa heeskii markuu Kaaariye dhagaystay uu shankaroon ku jeclaaday
@abdikadirsaid4982
@abdikadirsaid4982 2 жыл бұрын
Godob sidaan qabaa gama'diidayo dhulkii lay goglaa i guhadiye, Allah hakuu naxariisto
@shaqodoonali7146
@shaqodoonali7146 2 ай бұрын
Shankaroon ahmed habeen khamiis ah taariikhdu tahay 14/11/2024 saqcada cariga uk 🇬🇧 tahay 2:50 habeenino xusuus wacan
@nalkakadiye7800
@nalkakadiye7800 6 ай бұрын
Oh ayaa hees xasus leh wxn ulabtay mrkn dhagystey 2014 on dhagysen jiry
@ridwanabdirehman4489
@ridwanabdirehman4489 2 жыл бұрын
Imikay Ii Baxaysaa 🥺 Dhulkii lay Goglaa I guhaadiye
@QaadiroAxmed-tc6pk
@QaadiroAxmed-tc6pk 7 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto
@HELLO7546
@HELLO7546 3 жыл бұрын
Godob sidaan qabaa gamadiidayo dhulkii lay goglaa i guhadiye, yaa salaam Abwaan Adan Tarabi,
@SharmaakeAbdiwarsami
@SharmaakeAbdiwarsami 7 ай бұрын
Gayiwaaqla oo laga guuraybaan raad goobayaa caku goor dambee that i feel😢
@MohaCumar-c1d
@MohaCumar-c1d Жыл бұрын
Yaa salaam waa dadkii aan kasoo gaarnay jaceyl
@guledmohamedhasen
@guledmohamedhasen 11 ай бұрын
Maalmihi barwaaqadiyo waa bari samaadkii 2-5-2024
@funchannel1526
@funchannel1526 4 ай бұрын
Golden voice
@haajaxmed8268
@haajaxmed8268 11 ай бұрын
Heestan waxa erayada lahaa bixi cabdi xildiid madaxweyne muse aabihii laxanku waa rashiif bulo😊
@bukhariahmed6953
@bukhariahmed6953 7 ай бұрын
Axyaa abwaan faanand mulaxn musicsatyaal wax layidhahdo ma leh ku raxyso moyaanee Abawan :Adan tarabi oogle Mulaxn. Rashiid bullo Musicsteyal :boxdii xooga sm ma hubo koxda se waa qoladii safrka ku jirtey hee barnmiyda kuqabnayey hargasa iyo booroma Abawn tarbi cabqariga waxn ilahy cimriga iyo cafimadkba haw bareekeeyoh waa Eryo wakhti hore la sameeyey hadan marxaldooda hdaad ku jurto ku tabnya kula jaan qadaya😢 qofkii fahmaya
@Abdiasisfahad
@Abdiasisfahad Жыл бұрын
Old is gold❤ my Fov song
@cumarina833
@cumarina833 Жыл бұрын
Xasuus 2009 ayay aheed safar maantana Waa 17/8/2023 wakhti dheerkadib
@QaadiroAxmed-tc6pk
@QaadiroAxmed-tc6pk 7 ай бұрын
Shankaroon axmed sagal 20/6/2024 habeen khamiis ah
@QaadiroAxmed-tc6pk
@QaadiroAxmed-tc6pk 7 ай бұрын
@QaadiroAxmed-tc6pk
@QaadiroAxmed-tc6pk 7 ай бұрын
@SaadamQureyshi
@SaadamQureyshi 5 ай бұрын
10/8/2024
@awilabdi3427
@awilabdi3427 Жыл бұрын
Alla muxu mobilkii Qaddafi hees I baray.
@MohaCumar-c1d
@MohaCumar-c1d Жыл бұрын
Heestaan waa hees qalbigeyga si toos utabaneso waxaN xasuus dareemaa marka aan maqlo codka shankaroon oo dareenka iyo waayaha xambaarsan ma anigaa ley hayaa mise waa u ilduufay jaceyla waa wax aad uxanuun badan hurdada kuu diido iyo cuntada oo oon iyo haraad badan lkn isagoo sidaa oo dhan uxun ayaa laga maarmin waxaa dhihi karaa waa cajiib
@hamseyare4451
@hamseyare4451 Жыл бұрын
Heestan Waxay iigu xusan tahay baal dahabi,ah
@FFa-di4py
@FFa-di4py 8 ай бұрын
Alaah haunaxri to
@jeeni-goroyo5354
@jeeni-goroyo5354 Жыл бұрын
Waxan dhagaysan jiray wakhti aan joogay Daroor DDS
@hasanmawlid9392
@hasanmawlid9392 2 жыл бұрын
Shnkarn axmad sagal
@hamzemohamud9169
@hamzemohamud9169 2 жыл бұрын
Yaa Salaam, Yaa Salaam.
@AadanmadoobeYuusuf-cq3nl
@AadanmadoobeYuusuf-cq3nl Жыл бұрын
Hore
@ahmedsheikhabdirahmaan1421
@ahmedsheikhabdirahmaan1421 3 жыл бұрын
Hees yaab leh waaye shankanka roon
@fantasticvideos9815
@fantasticvideos9815 2 ай бұрын
Laxan cajiiba
@cabdilahishiine7771
@cabdilahishiine7771 3 жыл бұрын
Caawa oo kale ayaan
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 Жыл бұрын
yaa salm
@siciidcali5428
@siciidcali5428 3 жыл бұрын
Zhankaroon
@jicrii4948
@jicrii4948 3 жыл бұрын
ok 👍
@omerlaki8077
@omerlaki8077 3 жыл бұрын
bbvvvvvvvvv
@geedibare7594
@geedibare7594 3 жыл бұрын
War way nooshahay
@HEESOHD
@HEESOHD 3 жыл бұрын
taping error
@mahmoudibrahim9026
@mahmoudibrahim9026 Жыл бұрын
saw maaha wll
@xamseak8290
@xamseak8290 2 жыл бұрын
Thanks💯
@mastardacaadismaacil
@mastardacaadismaacil 2 жыл бұрын
Abtiyaal farmasiyadii barigii hore marka aad u tagto yidhaahdo madaxa ayaa I xanuunaya waxay oshan jireen labadaa liq ahamasan arag, ab iyo ab
@shamsediincismaan7830
@shamsediincismaan7830 3 жыл бұрын
XaSusaha
@funchannel1526
@funchannel1526 4 ай бұрын
2024.08.23
@husseinibrahimaadan8668
@husseinibrahimaadan8668 3 жыл бұрын
Hes many
@mahamedafcase4053
@mahamedafcase4053 3 жыл бұрын
fankii qiimaha la, haa weeye
@cabdirisaaq1801
@cabdirisaaq1801 3 жыл бұрын
cabdirisaaqxx cabdirisaaq
@mubaarigmuuse5310
@mubaarigmuuse5310 Жыл бұрын
Pest
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 11 ай бұрын
06 02 2024
1 KHADRA DAAHIR HEESTA 12 JEER IGU SOO LIGLIGATAA WITH LYRICS   YouTube
10:21
Air Sigma Girl #sigma
0:32
Jin and Hattie
Рет қаралды 45 МЛН
Mininkiinii
11:30
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 24 М.
Axmed Yasiin Digfeer & Siraad Cabdale
16:50
Hal Abuur channel
Рет қаралды 219 М.
Shankaroon Axmed Sagal & Maxamed Mooge ahn | Allahayow Nin Daacad
10:41
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 404 М.
Barasho
10:59
Xasan Adan - Topic
Рет қаралды 5 М.
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2,2 МЛН
Sakaraadka
8:05
Maxamuud M Xasan Kabanle - Topic
Рет қаралды 99 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 327 М.
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,6 МЛН