Masha alah tabaraklaah wa taladii hoyadey mcn manta qurbo ayan daganhy hooyo mcn aya jecel inu gurigu kala habysan yhy wali ilmo ma dhalin lkin nadam ayu leyhy gurigyga❤ shugran mclimad cajiba waryada mclimad xamdi amal ayey nagu ledahy dumarow❤🎉
@rihaamhassan601110 ай бұрын
Wlhi warkaga waa run taas aniga kuqiray waxad kahdashy anigaa ahaa jiray markan qorsho samestayna karestay Howsham tirada badneed qeer allah ku siyo inta muhiimka waad ino shegtay waa in aan jade walkas ku soconaa adigana ajar badan insha allh
@NaagKarmet-zw2sv7 ай бұрын
Isheeg qalbi wan daalaay
@shackzsharif162910 ай бұрын
Asc abyo waxyabaha daalka kena iyo ciribta xanunka waxa kena kuistaaga mutulelka.dacaas aya lagishta marka cirib kumaxanu eysa
WALLEE Run badanaa ❤❤❤❤❤saxiix abaayo jazaakillaahu khery xabiibti…. WALLEE anigeey hada I heeysataa sababtoo eh guriga qaanadahiisa igu yar gabadhii gaariyada ehee ma ihi maanta 😮😮😮laakiin hadaan ka guuraayaa inshaa Allaah iisoo duceeya walaalaha in ALLAAH ii sahlo guri khery badan oo ALLAH nagu XIFDIYO ALLAAHUMA AAMIIN dhamaanteena……GURIGEENA WAA KII AAQIRO ALLOW NAGU XIFDI INTII MUSLIM EH AAMIIN ❤❤❤❤
@umumustaqiimbintuibrahim948421 күн бұрын
masha alah
@rabicahamud896411 ай бұрын
Aduunka baan ugu jecelahy inaan gurigayga nidaam yeesho, sidaa aad sheegty ban wax walba box u sameyaa. Hamda thanks, mar walba sidaad dhiiri galinta u bixisid
@xamdiaadanyuuusu10 ай бұрын
Ma.alh abaayo waa maxadsanthy cilmiga ilhey hakuu ziyaadiyo nasiibaa lee nahy hadaa adiga ku heysano❤❤❤ m.alh m.all il xun kama aragto
@NadifaHajiHassan-gs4ro10 ай бұрын
Mashaa allah ilaahay dartii ayaan ku jeclahay runta ayaad ka hadashaa mar walbo rasuulkeena (SCW) qulil xaqu walow kaana murra
@CaashoMaxamed-v6f10 ай бұрын
ilaahey haku jeclaadey
@umumanalixtiraamcaruurta423610 ай бұрын
Msh allah hamda oga illahey haku ziyaadiyo nimcada abyo
@idilsalafia2613 ай бұрын
m'y favorite marwo, horay usoco qali
@DharmiDamian10 ай бұрын
mashaAallah qali dumar dar Allah Ayan kujeclahay Diri galiso ayan kulabaxay aniga ahaan
@dahaboodaxow4 ай бұрын
Jha nag nol o isku tasatey i nolow abayo macnto ❤❤❤❤
@AyaanYuusuf-c6l10 ай бұрын
Mansh Allah wllo hore u soco
@muhiimasheikh391510 ай бұрын
Hamdiyey dadka organised ah markasta howl maqabtaa ayagaa ugu hool neceb hadane gurigoodu wa nadiif markasta m a sheeykasta bartiisa kuqabo dharka mesha kasooqaado sideedikadhig ❤❤❤
@ilhanmohammed956911 ай бұрын
Masha Allah my beautiful sister may Allah bless you and your family!!! You are absolutely right, marka hoore waa in aan habashka iska kaala yareynaa oo kuriga noyaal markaas ayeey Organization ka ku fuduudaneeysaa, Absolutely right abaayo 🫶🫶🫶💖💖💖🌷🌷🌷
@maryama791811 ай бұрын
Been kuma sheegin waaba iska kaa jeclahay wlhi waa ku raaxeystaa muuqaaladaada ❤❤❤❤
Man shalaah wllo ale hanoo ka xifdiyo la aan taa waa abaar xamdi dheeman❤
@ladanmuhumed136711 ай бұрын
Waa run Markii aaan Hargeisa joogay shaqo joogto oo daaal ah ayey ahayd..Alx hada qurbaha Shaqadii way iga yaraaray...Nin ayaaba hada is moodaa wlhi...hawl yaraanta
@umumohamedumumohamed416710 ай бұрын
Walalo anaga wadanki jogno oon dalnay talo bal keen huuno maxa nagu badiyey shaqada jazakallah ❤
@Anisosoooooooooooooooo11 ай бұрын
Jasakallah Khayr Walal ❤
@-farhia10 ай бұрын
Isoo duceeya Walalayaal Kili baan xanun ka dareemin isoduceeya
@dahaboodaxow4 ай бұрын
Allha ku cafieyo wll sorry cafimad tama
@saadiahussein365910 ай бұрын
Mansha allah
@MustafY-d4y10 ай бұрын
Asc abaayo harey usoco
@H2o..2go11 ай бұрын
❤❤ thanks abayo
@anabhassanmohamed-je8lr3 ай бұрын
Masha Allah saxiix wlhi xabiibti ❤
@naseemseed645910 ай бұрын
Thank you xppti ❤
@FaadumoMohamed-d6m5 ай бұрын
Xamda 1.M by uqalanta dhirogalisada dumarka somaliyeed🎉🎉🎉🎉
@yusramahamed378010 ай бұрын
Maasha allaah
@glambydeqa10 ай бұрын
Decorka ka so hdal hal mar iyo clourska sida ay isku qataan
@Watermelonxberry11 ай бұрын
Masha Allah ❤thank you sister ❤
@UmuAbdallah-n3h11 ай бұрын
Isoduceeya akhyarey alle dartii inu muraadkeyga alle isahlo
@halimasacdiya6311 ай бұрын
Mansh allah abayo wa runtah wana wax dadka dhibo wax an xadadnayn ama welka ha ahato ama dharbah ha ahadaneh ❤❤❤
@juwaahmed753610 ай бұрын
Soo badi walaasheey tnks❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@Degmodeqa10 ай бұрын
0:01 Qaaliyeey thanks, question please maxaad barataa ma luuqada wadanka mise waxkle? Kasoohadal xaga waxbarashada hadaad awoodo abaayo because hoyooyinkii somaliyeed gaar ahaan kuwa qurbaha usoo haajiray luuqadii wadamada aykunoolyihiin ayaykudhibanyihiin badankoodu waxkle iskadaaye mrkaa please wacyigalin ayaa loobahanyahay abaayo aduu codkagu meedheer gadhayaa ee xagaa kadhis tumarka. 7 years ayaan qurbe joogaa markaan cusbaa school ayaan aadijiray 20 years kuwa joogay ayaanu isku class ahayn oon waliba anuu dhaamay wanyaabijiray markaa that is why ayaan kuleyahay waxbarashada nagu wacyigali sorry wankugu dhereyay abaayo mahadsanid ❤.
@nasrasaid466510 ай бұрын
Waaa kugu racsanhy ani I.a mar dhaw aa safar kali rabaaa luqada neh kistoo waa aqanaaa
@Deeqa-Mahbuub11 ай бұрын
Xamdiyeey walaal wa mahadsantahy Waxaan rabay sacadii xalay xajiga ku kenay ayaa jecladay magaceeda i soo sheeg Iyo dukanka aan ka heli karo. Sweden ayaa joogaa Waa ku salaamaa qaali🥰🥰🥰
@mumti518611 ай бұрын
mahadsanid qli❤❤❤🎉
@sumayaahmed526411 ай бұрын
Gabdhow idinkoo rabigiina agtiisa ku oy kara ilintiina meel cidla haku luminina rabigiina waa kan idinka naxriis badan 2 walid idin dhalay
@munaahmed-n6v11 ай бұрын
Saas waye xbbti
@hamzahoyoo770211 ай бұрын
Mancha Allah walhi alasay ayan so kalahay e wall adigana noso kalah❤❤❤❤
Mar dhow aa guri yelan rabaa i.a mxaa igula talin lehedeeen 🥺
@AsadFaarax-rz5gv5 ай бұрын
❤❤❤❤
@SahraaCabdii11 ай бұрын
❤❤❤thanks
@iqrocalicabdicalicabdi291010 ай бұрын
2024 sidii an is badal dhaqalo usmeen laheen talo naga so sii hbo xamdi❤
@AsmaasaladAbdi10 ай бұрын
Dhaqaalaha kasoo hdl mcneey ❤😊
@africansomaliqueen943210 ай бұрын
Aniga alxmd wax guriga ku saabsan oo igu adag ma jiraan Hada maalin kasto shaqada guriga qabto wax dhib ah kuma qabo organizeka aadaa ujeclahy reraha kale marka u tago wanlaso yaabaa qaarkod wax an caadi ila ahen marka arko ma aamusi karo 😅 gurigeyga alxmd qofki imado le ka sheken karto
@JawharaMaxamed-p7u11 ай бұрын
Walaal baasto lisaanyo nooga faaidee
@haniaden270011 ай бұрын
War ani howshi waa la iga farisiyay xita tinta ma shalaysan karo labada gacmod aya idhacayo iso duceya walalahayga somaliyed
@hindanuux8589 ай бұрын
Wllhi Ani ayaa kula qaba xanuunka Allah ha Ina wada caafiyo Amiiiiiiiiiiiiiiin
@haniaden27009 ай бұрын
@@hindanuux858 aamiin wll
@UbaxDheeman-pw3td11 ай бұрын
Xamdaay wlhi dhamays ayaa tahay❤😊
@yasminmaow474711 ай бұрын
Maashaa Allaah u raaci abaayo❤
@UbaxDheeman-pw3td11 ай бұрын
@@yasminmaow4747 hye byo wn ilawey mash allh ilhy ha dhowro aduun iyi aakhiro
@SundusDaahir-b2d3 ай бұрын
M a❤
@bishaaromaxamuud130211 ай бұрын
Waxan sugnaa waa dabal dagaga 100.000 kun❤
@Amibrcggagtrb10 ай бұрын
😂😂right in my house ❤
@SahraaCabdii11 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@nstexomohmd24811 ай бұрын
😢abyo yaa kuu shegey inan ka daalo dhabarka iyo cirbaha😂
@suheybdahir24011 ай бұрын
😂😂😂dumar waye ma ahamo wa la is yaqana
@nstexomohmd24811 ай бұрын
Waa layaabey sida ee u agthy xaalada m.a
@suheybdahir24011 ай бұрын
@@nstexomohmd248 ha abayo wa la yaqana dalka hoyada alaha na xifdiyo dhamanten
@UmucubeydCabdi11 ай бұрын
Abyo cfwn caawa wan soo daahay Xamdiyeey commentigeyga fiiri mcnto waxaan rabaa qisadeyda inaan kula wadaago plz mcnto ila soo hadal qaali
@yuuuuga111 ай бұрын
Abyp 004740617832 igala soo hadal
@UmucubeydCabdi11 ай бұрын
@@yuuuuga1 حبيبتي قلبي ألله يسعدك 😍🥰
@FarxiyaMooge2 ай бұрын
Waxan Donald inan tukanfurto on lacgurusado siden urursada😢😢😢
@Warsansiman123411 ай бұрын
Habo nogu so hadal sanadka cusub waxybo faido no ah amba video quseyo sida ugu faidesan lhen
@NaimaabdiwalijamaNaimaabdi4 ай бұрын
Abyo wlh wa runta
@ShukriCali74-hd7by11 ай бұрын
Masha allah tabaraka allah queen xamda❤
@Dagan_14311 ай бұрын
Wlhi dhabkas wa ihaysta manto dhan hawl 😂 hayaaa
@amaladan557911 ай бұрын
I am mess this holliday 😂
@queeninaahmed401911 ай бұрын
Nosobadi macaney
@nastexokhalid943911 ай бұрын
Daal aya i dhibey ani ayamahan 😢
@IkranMuse-t2c9 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hafsaahmed667810 ай бұрын
Wlhi been maahan guri walba guriga uu ka alaab yar yahay wuu ka nadaafad badan yahay war gabdhoow aan xafashka iska yareyno
@happyali554111 ай бұрын
Hamdi labiska nagaso dhis qurbaha ku cusub nahay
@Warsansiman123411 ай бұрын
Adaba qurbo tagy alx dheh😂😂
@samsamweydow11 ай бұрын
@@Warsansiman1234yurub hataa tagen Alle ku mahdi yurub waxabo mayelo😂
@haniaden270011 ай бұрын
@@samsamweydow Dadka markay qurbaha tagan waxay ku dhihi dibada waxbo ma yalan