Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al caqiida addaxaawiya dersiga 11 aad u hogaansamida Alle

  Рет қаралды 76

Barta Aqoonta

Barta Aqoonta

Ай бұрын

Sharaxa iyo caddeynta Kitaabka al-caqiida addaxaawiya dersiga 11-aad u hogaansamida Alle
Kitaabka caqiida daxaawiya loo yaqaano العقيدة الطحاوية waxaa qoray Abuu Jacfar Aldaxaawi oo ahaa culimada waaweyn ahlu sunna wa al jamaaca, Daxaawi waa caalim weyn, kitaabkan waxaa lagu tiriyaa kutubta ugu qiimaha badan oo sahlan qofka muslinka uu ka baran karo caqiidadiisa.
#kitaabka #caqiidada

Пікірлер: 9
@hanimohamud725
@hanimohamud725 Ай бұрын
Maashaa allah sheekh jazaakallah kheyr
@Muzi3789
@Muzi3789 Ай бұрын
Sheikh riyo aayn ku riyada inta badan ma ka xasuusto😢bilawaga si Wangsan ma u xasuusto lkn mel ay bulasho joogan cml jooga labo wiil aya i so dhinac fadhiisanaso mid ka mid dhahayo waan ka hela markas midka kle u tag dhahayo kan uu ii iman uu ila hadal waan la hadal in yar kadib waan ka jeesan markuu i so jeedin rabo waxan dhaha waa lay qawa faranti fartada ku jiro tuusa markas mid masha fadhiiya marka wiilka in aan diiday arkay ayuu farax in uu asiga i qawo cml markas wiilka faraxaya so raca aniga asiga iyo gabdho iyo wiilal aya waxa diyarinan side bank u dhici lahan wiilka waxuu dhaha waxa walbo diyr waye hotel kan ayan seexanan intas camero ku xeran intas waxa racasan lkn ma xasuusto😢 waaxan iman gabar aan saxiibo nahay iyo wiil cumeer la dhaho oo can ah waxuu i waydiina saxiibteyda waxuu dhaha away in aay sher ii sameyso raba markii boh saxiibteyda imanaso waan ku samey ma isku jeedid miyaa ee dhaha wiilka gabarta si qaladan ugu dhaga adi ma ku baray uu iska so jera sidee in uu wiil kle la dhalayo cml fadlan ii so fasir sheikh 😭 ani wali ma guurasan
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada waxay tilmaamaysaa rag badan inay damac kaa leeyihiin way dhici kartaa inaad mid ka guursato
@Muzi3789
@Muzi3789 Ай бұрын
@@barta-aqoontamahadsanid sheikh lkn ani rag dhan ma garanayi yacani rag ma wado hadalono guriga dheh kama baxo boh mana arko waxa rag ah
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
adoo sidaas ah way jiri karaan dad guur kaa rabo
@Muzi3789
@Muzi3789 Ай бұрын
@@barta-aqoonta haa mahadsanid sheikh Allah jannada ha kugu bisharayo
@Ayan_boqran
@Ayan_boqran Ай бұрын
Shikh waxa ifasirta santu gadud ah o lacag waraq yar ah ku jirto iyo ano timaha hoyaday iga jarayso lay leyahy wxa dhashe dhicin
@Ayan_boqran
@Ayan_boqran Ай бұрын
Carur wali ma dhalin xas ahy
@barta-aqoonta
@barta-aqoonta Ай бұрын
riyada si fiican usoo qor
Surah Al Kahf (Be Heaven) سورة الكهف
40:15
Omar Hisham Al Arabi
Рет қаралды 17 МЛН
Surah Kahf | Idris Abkr  سورة الكهف | ادريس ابكر
37:15
Awesome Quran by Sufyan Qadhi
Рет қаралды 665 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 32 МЛН
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 374 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 80 МЛН
KALAMAAN 21 JULY 2024
9:52
KALAMAAN
Рет қаралды 36 М.