Sheekh Bashiir Axmed Salaad Muxuu ka yiri Gafkii Loogeystay AUN Sheekh Cusmaan Xidig.?

  Рет қаралды 28,491

Hiiraanweyn

Hiiraanweyn

Күн бұрын

Sheekh Bashiir Axmed Salaad “Waan ka xumahay in iyadoo ay taalo tacsida caalimkeeni weynaa Sheekh Cusmaan Xidig in meel looga dhaco".

Пікірлер: 74
@daacadabdi4760
@daacadabdi4760 Ай бұрын
Bashiir axmed salaad iyo cali wajiiz ilaahay umada haka qabto waa khiyaameeyeen umadii
@AbdowYare-d7b
@AbdowYare-d7b Ай бұрын
Warya illen wahabiyo nimada waba lacag somaliyey caqidada saxdha ah waa ahlusunna waljumaac ogadha
@mawjama831
@mawjama831 Ай бұрын
Bashiir Salaad duhur loo wada jeedo buu Xalane iska dhiibey, hadduu Suufiyo u galana, nifaaq buu ula galayaa
@MaxamedAbdi-if2ui
@MaxamedAbdi-if2ui Ай бұрын
Amiin amiin wy khiyaameen dhab weeye
@Al.jabarti
@Al.jabarti Ай бұрын
Dad badan waxaad arkaysaa iyagoo Amaanaya Qubuuriyiinta Iyo kutubtooda..... kzbin.info/www/bejne/fIHQXmaBZ6aCaKc&si=EIexzOK-0RrlG55l
@selmanabd2782
@selmanabd2782 Ай бұрын
War illeyn adaa wax arkay Walle diintaadiii waad iibsayay sharkaga illaahay ummada haka qabto Aamiiin aamiiiiin yaaa rabi
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Ай бұрын
Shirki waxaa keenay khawaarijta , shabab,takfiir iyo salaf ikhwaan . Dhiiga Muslimta ayaa baneeysteen
@ahmedw5
@ahmedw5 Ай бұрын
Ilaahay ummada soomaaliyeed ha idinka hayo adiga iyo wajiis.
@shcabdiweliofficial9062
@shcabdiweliofficial9062 Ай бұрын
Ictisaam afkooda ku hadli maayo ee afkisuu ku hadlayaa Waayo wuxu qarinayaa waxa uu aaminsanyahay oo ah suufi inuu khuraafaadle yahay
@Hared-wc7xu
@Hared-wc7xu Ай бұрын
Ictisaam afkooda Ayan kuhadlaa quraafadkana wasax dibmuquradhigana wasax waxas warmaha
@AboweAdo
@AboweAdo Ай бұрын
Ictisam sunah salafi suufi qalafi subxanalah ilaahow fidnada nga badbadi adooman ilaahe nhy nabi muxamad umadisi nhy
@AboweAdo
@AboweAdo Ай бұрын
Aaqiru saman ayn jogna
@AboweAdo
@AboweAdo Ай бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم فعليكم بسنتي وسنة الخلفاء الراشدين
@Hared-wc7xu
@Hared-wc7xu Ай бұрын
@@AboweAdo sunada ma waxaynoqoti in xasangurguurta iyo sh Shakir dabagalna
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
sheekh cismaan naxariistii jano allaha siiyo aamiin yaarabi
@user-ig4bk2jr7v
@user-ig4bk2jr7v Ай бұрын
Subxaana ALLAAH xaqa ma xidig ayaa kaala wayn adiga ayuu sheekh kuu yahay anagu beri ayaanu ka nahay qasiidooyinka shirkiga ah. Xagaad ka martay hadyigii NABIGA calayhi salaatu wa salaam.maxaad u sheegataa SALAFI?
@degan4
@degan4 Ай бұрын
Ninka caayay sheekh waa mid rajo ka lehay ummada somaaliyeed waana mid diiwaanka ugu jirto wiilkaas weligii xilkama qaban doono wadanka😂😂😂
@IdrisElmi-f4y
@IdrisElmi-f4y Ай бұрын
Ilaahay ummada ictisaam iyo suufiyo iyo khaarijba ha qabto
@RajihYounis
@RajihYounis Ай бұрын
Shekh Osman Allah Merham wa yekhfitlehu Yaa Rabbii
@omarsheikhosmanabukar
@omarsheikhosmanabukar Ай бұрын
allaha u naxariisto sh cisman xidig qabriga allaha u waasiciyo janatul fardowsa allaha geeyo
@kullesheikhmahamed2147
@kullesheikhmahamed2147 Ай бұрын
ما سمعنا منه قبل موته وبعد موته نري جماعة سمت نفسها الأحمدية من الداخل ومن الخارج وهنا رقص لهم هذا مما رايته عبر التواصل الإجتماعي. والله علي ما اقول شهيد.
@abdirahmanagaa500
@abdirahmanagaa500 Ай бұрын
Allaha una xariisto sh cismaan xidig😢😢😢😢
@Al.jabarti
@Al.jabarti Ай бұрын
Basheer waa khaain War ma nin suufi ah aya amaa naysa Ilaahay umada hakaa sooco Adiga iyo ictisam iyo cali wajiis Xidig fiiri yuu aha kzbin.info/www/bejne/aaXMcquoZa58aNEsi=et4p1Stw3ELM6VFO
@user-rg1ef2vr1l
@user-rg1ef2vr1l Ай бұрын
Waan nin muslim ah .Allah dembiyaadiisi ha dhaafo AAAMIIN
@user-ig4bk2jr7v
@user-ig4bk2jr7v Ай бұрын
Ha isku khaldin xaq iyo baadil ee kala baro suufi,salami iyo culimada madaxda
@sharfmow9277
@sharfmow9277 Ай бұрын
SheekhCusmaan X. Allaha u naxariisto waxaan se Culimada Soomaaliyeed u sheegayaa in arimaha muranka dhaliya ay tahay Mashruuc Sacuudi Carabiya laga soo qaato ee ah in Sadaxa Mad-habadood Maalikiya,Shaaficiya, Xanafiya, cidii ku dhaqanta lagu sheego Suufiya si ay uga haraan Suufiyada waa koox gooni ah. Mad-habta Axmad bin xambali ee siyaasadeeysan la gufidiyo Wadamada Muslim ka ah taa soo ay Wadamo badan oo Muslimiin ah ka soo horjeesteen Dowladahooda kana hortageen, waxa la ogaaday in ay maalgaliso Mu a saso ku taala M. Riyaad ee Sacuudi Carabiya Raga soo qaatay Mashruuca waxayna kalagaran la yihiin in Mad-habaha aysan isdiidanayn lkn ay siyaasadeentooda ay khaldan tahay ummad walbaana ay midkay rabto ku dhaqanto Ummadda Soomaaliyeedna ay Mad-habta Shaaficiyada ku dhaqanto lagunna qasbi karin Mad-hab kale
@XaliimoMaxamed-iq6nt
@XaliimoMaxamed-iq6nt Ай бұрын
Odayaayaashaan waa waasheen ahlu shirki uhiiliya
@wmdghdgg1234
@wmdghdgg1234 Ай бұрын
Intuu noolaa maxey ugu imaan waayeen ula fadhiisan waayeen dood hadii ay qabaan
@XusenXasanduuraow
@XusenXasanduuraow Ай бұрын
هدك الله
@qalbiabdullahi8335
@qalbiabdullahi8335 Ай бұрын
Ictisaam waa shabab adeer
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
@@qalbiabdullahi8335 Qabuuri ayaad tahay bax carrada adeerkaa hadda dhintay caradiisa soo qaado, biyo ku qaso ee cab. Jaahil Qadaad weyne
@Yusufxasann
@Yusufxasann Ай бұрын
MUQDISHO WAA IN KHAWAARIJTA LAGA NADIIFIYO. SUURAGAL MAHA IN CULIMADA KHAWAARIJTA IYO CULIMADA MUSLIMIINTA AHLUSUNA WALJAMACA INEY MUQDISHO WADA JOOGAAN. CULUMIDA SUUFIYO WAA INEY SEEFTA GALKA KALA BAXAAN OO MASAAJIDDA NADIIFIYAAN. KHAWAARIJ HADII EY NUGU DHEX JIRAAN NAXARIISTII ILAAHEY HELI MEYNO. MUNKARKAAS WAA IN GACANTA LUGU SUULIYOMUQDISHO WAA IN KHAWAARIJTA LAGA NADIIFIYO. SUURAGAL MAHA IN CULIMADA KHAWAARIJTA IYO CULIMADA MUSLIMIINTA AHLUSUNA WALJAMACA INEY MUQDISHO WADA JOOGAAN. CULUMIDA SUUFIYO WAA INEY SEEFTA GALKA KALA BAXAAN OO MASAAJIDDA NADIIFIYAAN. KHAWAARIJ HADII EY NUGU DHEX JIRAAN NAXARIISTII ILAAHEY HELI MEYNO. MUNKARKAAS WAA IN GACANTA LUGU SUULIYO
@maxamedcabdo3565
@maxamedcabdo3565 Ай бұрын
Kuwa la yidhaa icsitaam waa dad aan miisaan sharci iyo mid cilmi midna malaha
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle Ай бұрын
5:15 hadow ayuu rabaa in dhanka kale isku rogo aqoon uma laheyn , wixi la igaga sheegayna been ayay ahaayeen .
@MohamedAhmed-zr3du
@MohamedAhmed-zr3du Ай бұрын
war yabayi
@aliyahye2354
@aliyahye2354 Ай бұрын
Ictisaam iyo suufiyaba waa mushrikiin rabi ka fogaaday
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb Ай бұрын
Bal inta jeer aad ku wardineyso hadalkaa diinta kaa saarayo fiiri عاملك الله بعدله
@jibrilwardere8376
@jibrilwardere8376 Ай бұрын
اتق الله
@IidowAbdullahi
@IidowAbdullahi Ай бұрын
شيخ أمد مجا ملذ كدا ‏‪
@IdrisElmi-f4y
@IdrisElmi-f4y Ай бұрын
Ictimaam iyaa suufiyada ka sharbadan waayo marba shaad ayaey xidhaan
@user-hk3ve4rh7x
@user-hk3ve4rh7x Ай бұрын
Kan suufiyada haku janatagto balaayo bilaawgeeda waa geedkaan cabuurka ah hala laayo xamar wey buuxaane
@MahadYuusuf-br5ef
@MahadYuusuf-br5ef Ай бұрын
Markii 😂koobad an arko ictasaam magaca sheegata
@aliyahye2354
@aliyahye2354 Ай бұрын
Ictisaam iyo Suutiyaba waa mushrikiin
@AbdirizakFarah-wg4tb
@AbdirizakFarah-wg4tb Ай бұрын
Adiga oo kale waa madaxaa lagaa gubaa maxaayeeley waxaad ka xanuunsan tahey madaxa waali baa ku heysa
@zainabmahamed1042
@zainabmahamed1042 Ай бұрын
wad khasaartay bashiiroow
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 Ай бұрын
Amuurtaa amuur alle ah yaa la raacaa
@AbdiAden-o8k
@AbdiAden-o8k Ай бұрын
War ileen tanoo kale waligaaa maada la kulmin hada maxad sheegi muqdisho ayuu joogay nin wareeray iga dheh
@GaraadWaranle
@GaraadWaranle Ай бұрын
diintoodi waa gateen kan iyo cali wajiis Iyo kuwa la halmaala .
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Ай бұрын
Allaw xaqqa nawaafaji, waajiraan dad badan oodiinta islaamka kaxuubsiibtay, bashiir axmed salaad, iyo cali wajiis iyo inkalo badan waa arkaa inay gafaf waawayn galeen.........
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o Ай бұрын
Ninkaan gaaleeyey shiiq xidig keligiis maahane qoladaas uu u hadlaayo xamar nama wada deeqdo waa in xamar laga xoreeyo. Wadàadkaan adalkiisa waxbuu duug duugayaa
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
@@user-le9nu2db7o gaalnimada haddii sidaas uga cabsaheesiin adeerkaa xassan tuug u sheeg dastuur gaaleedka haku beddel kitaabka quranka iyo sunnada nabiga salalahu caleehi wasalam. Haddii kale waxaa qabaneysaa. Suufi ashcari ah maxuu sheegaa jaahil yahow
@Xaajimukhtar
@Xaajimukhtar Ай бұрын
Jamaacada ictisam umbad afkeeda kuhadlikarta.of hogamiso
@aliyahye2354
@aliyahye2354 Ай бұрын
.
@aliyahye2354
@aliyahye2354 Ай бұрын
Aw ictisaamoow goormuu suufi qubuuri ah noqday muslim
@Hared-wc7xu
@Hared-wc7xu Ай бұрын
@@aliyahye2354 weeydii wayaab
@user-de6lm4wn9c
@user-de6lm4wn9c Ай бұрын
wahaabi wax ka fulaysan malaha walaahi markee arkaan in lagu soo wajahan yahay saan ee usoo fadhiisanaayaan media war ilaah ka baqa oo awliyada dhaafa marka hore sheekh cismaan xidig aun janaazadiisa aaka maseerteen 2 million kasoo qeyb gashay wahaabi janaazadiina 20 qof ma imaaneyso waala hubaa walee
@mohamedabdi2850
@mohamedabdi2850 Ай бұрын
Tacsidaa waa lagartay mawaxaad leedahay dariiqadu hasii socoto waar caqiidadaada ha iibsan halakaad ka dhihi lahayd tawxiidka usoo noqda ayaad leedahay valaayada sii faafiya
@HUSSEINMOHAMMED-p6q
@HUSSEINMOHAMMED-p6q Ай бұрын
Akhyaarta waxaa ka lalansada ardaasha horaa loo ogaa nabiga csw waxaa dhibi jiray abii jahal nabi muuse waxaa dhibi jiray fircoon
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
Khuraafi kheyr ma leh khasaaradiisaa badan. Suufi waa shiici. Shiicina suufi sidas ula socda. Ninka dhintay sow abgaal ma ahayn? Marka abgaal ayuu sheekh u ahaa ee Somalia uma ahayn. Suufi ashcari ah ayuu ahaa
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 Ай бұрын
Inkaar kudhacday sheikh afka kadu
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
@@siraajdiin7185 Sida afka soomaaliga loo qoro soo baro jaahil yahow Jaahilka ah. War adeerkaa qof wax ka sheegay ma jiro. Meytada xurmo ayey leeyihiin qofkastuu ahaa. Adeerkaa afkiisa ayuu ku sheegtay inuu suufi ashcari ah yahay maxaa ugu diidee sheegashadiisa jaahil yahow afka xun Qadaad weyne!
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074
@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 Ай бұрын
Suufiyada danbi gooniya ma galine kan mehaan ka hadlaayaba wadaad buu sheeganaya waxa uu la yimid baana ka halis badan waxa suufi la timid ee cadaadalada hala fiiriyo kuwa dhunsan yaan loo kala qabyaaladayn
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr Ай бұрын
@@cadbdulaahimaxmamadxasan3074 suufiyo waa mushrikiin qabuur caabud ah. Soo dheh adeerkay ayaa la gaaleeyey. Haddii gaalnimo Ka carareesiin ma xassan tuug u sheegtiin inuu gaalnimo ku dhex dabaalanayo. Balaayo buuweeso bogga hakaa gasho yaa awaarland
@noorahmedhirat4404
@noorahmedhirat4404 Ай бұрын
Suufi ayuu sheekh u ahaa wadadka dhintay
@AbshirAdam-pf3ud
@AbshirAdam-pf3ud Ай бұрын
❌❌❌❌❌❎❎❎❎
@cabdulahic.raxman2890
@cabdulahic.raxman2890 Ай бұрын
Maanta wahabiyo sheegadkii fashilmeen xaqiina cadaaday bashir axmed salaad iyo cali wajiis horay loo ogaa hadda waa sii cadaatay
@djamasaid6839
@djamasaid6839 Ай бұрын
Ictisaam waa wareeray wlhi Diin ma lahan maalinba waa nooc
@daacadabdi4760
@daacadabdi4760 Ай бұрын
Hada ma suufiyo ku sarnaa mise wahaabiyo
@aliyahye2354
@aliyahye2354 Ай бұрын
.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН
Новый уровень твоей сосиски
00:33
Кушать Хочу
Рет қаралды 3,8 МЛН
Whoa
01:00
Justin Flom
Рет қаралды 59 МЛН
My daughter is creative when it comes to eating food #funny #comedy #cute #baby#smart girl
00:17
Qisooyin Yaab iyo Qosol Badan Oo Qaadka Kusaabsan
19:05
SAKINA MEDIA
Рет қаралды 18 М.
나랑 아빠가 아이스크림 먹을 때
00:15
진영민yeongmin
Рет қаралды 18 МЛН