Waah waaaah yaaa salaaam dhigaa i dhaqaaqay wixii dhiig lahaw ee 2019 like ta ha ila dhaafina.
@ahmedadan23625 жыл бұрын
Indhahaad u hayd ileys ubixiyo iftinkii arooryo waabari Ifkaan u jeclaa halka aad joogtiyo agagaarka sheekh madareeee. Sheekh madar halkaana ku bartay iney tahay xaafad ku taalo hargeysa, waad salaamantihiin reer hargeysa from muqdisho.
@mustafadiriye10133 жыл бұрын
Anigaa ku dhashey
@mataan4137Ай бұрын
This is best 👌 sound
@zahrahaji11497 жыл бұрын
Xasuus walhi wakhti tagay heestan waxa lagaga shiday arooski walshay marka 11 years ayan jiraay waxay ahayid 2003 gii wayo wayo walhi sheekh mar wax halkan ku koray wan u xisaay walhi now i live norway ax ax ax
@liibaanliiburuuj3 жыл бұрын
Xasuus iyo waayo-waayo
@hassanahmed8983 жыл бұрын
Habeenkaas waan ka ciyaarayay arooskii walaaahaa zahra haji xasuusbaan galay caawa
@sadiksi0261 Жыл бұрын
2003 Bishii 6aad ana aroos aan joogay ayaa laga shiday waan yaraa lkn si fiicn baan u xasuusta ❤😢 muxu wakhti ahaa bal maanta eeg waxay shubayaan ciyaalkan danbe
@cabdimalikmaxamud234210 жыл бұрын
Wooow wqa hees xasuus gaara naguleh aniga iyo fanaankaba waayo xilaga uu qadayay waxuu lahaa timo anigana jacaykii iigu qalisanaa ayaan xiligaa ila joogay marka waa hees xasuus mudan
@mohamedmohamoud20155 жыл бұрын
ax ax ax ala xasuus badanaa walaahi waan iska ilmeeyay 2003kii waxaan ku xasuustaa jacaylkeygii igu horeeyay iyo saaxibkeey allaha u naxaristo marna ina aderkeey ahaa ayaan ku soo xasuustaa ala taariikha ayaa dib u celiyo
@abdicanada94894 жыл бұрын
Alle haw naxariisto zxb
@HajjiWarsamah247 жыл бұрын
Hees xasuus igu leh 2003 iyo weliba maanta o aan xaafada Sheekh-Madar aan joogo.
@nasmoe37367 жыл бұрын
maanta?
@amalabdiali59184 жыл бұрын
Ilaa hadan dhagaysanay 🎧🎧🚶🏿♀️💵🚘
@sahraabdi11524 жыл бұрын
Anu xiliga heestan so baxday ayan dhashay alx now am19 yrs lkn aad ayey iso jiidatay heestay sheekh madar meeshan ku dhashay kuma koray ❤️❤️❤️❤️
@sadiksi0261 Жыл бұрын
😂 ana waxyar kadib soo bixistii heesta aroos ayaan joogay habeen taarikhdu tahay 2003 bishii 6aad ❤ wakhtiga caawa is keensoo gaadhsiyay Alxdullilah alle caafimaadka haynoo siyaadiyo
@qalbifoorara11985 жыл бұрын
there is a vivid image in my mind that i will not let go whenever i heard this song, it was back in 2002. the place was taleex which is part of sool region. big respect my bro abdikariim raas
heestaan wakhti iyo waayo hore ayaan ku soo xasuustay
@mohamedonkod53015 жыл бұрын
Inabadan waan kudalay hestan radinteedaa
@wardahussein71053 жыл бұрын
🥺🥺🥺🇮🇹🇮🇹🇮🇹❤️❤️❤️inader
@liibaanliiburuuj3 жыл бұрын
Ifkaan u jeclahay Halkaad joogta iyo Ilaa agagarka sheikh madar
@yasir72104 жыл бұрын
Ina adeer 10sano markaan jiray ilaa hadda ayaan heesahaaga jeclahay lkn waan ku waayay soohadal bro mustqbalka umaddii ku jecleed wxaad u rajeyneyso halagaa dhaxlo
@axmedsahal72684 жыл бұрын
K k k k
@awcabdiabdirahman29192 жыл бұрын
Heestan aniga oo ninyar ah ayaan dhageysanjiray almost 15 years ago
@kaydkadirir52534 ай бұрын
Heestan waxaan galay xasuus Waxaan joogay miyi meel badaa.iska la yidhaahdo Sanad barwaaqo ah oo geelu wada dhalay Dhulkuna barwaaqo yahay Dhalinyaro badan oo aan heesaa u ahaa Marka aroosyada la joogo Album kii gududo waxaa ku jirtay Heesta kale ee tidhaahda Dahab la moodyeey
@khadarcarab4615 жыл бұрын
Waaw wayo wayo iyo xasuus Qaaliya
@jibriilsiciid90156 жыл бұрын
Waayo hore iyo xasuus dheer 2005.6.7.8.9
@idiris.mohamoud51494 жыл бұрын
Xoorkii lagaa dhamey xagaagii iyo xusuus baa geela lagu xergeeya. Waa wakhti aan wax walba isku cusbeyn