Sheekh Shibli Oo hadlay Xaqiiq & xog beeninaysa beenta Siyaasi Abdirahman Abdishakur

  Рет қаралды 241,380

Dhacdo TV

Dhacdo TV

4 жыл бұрын

FADLAN CHANNELKA KU SOO BIIR OO SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WARARKA SOMALIA MAHAD SANID.

Пікірлер: 156
@bashiirahmedali8374
@bashiirahmedali8374 3 жыл бұрын
MashaAlaah
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 3 жыл бұрын
Subxanallahi ilaahayoow imanka nugusug iyo islanimada aamiin yaa rabbi aamiin yaa rabbi aamiin yaa rabbi.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🇸🇴
@falsamehabsame3268
@falsamehabsame3268 3 жыл бұрын
Weligeey muxaadaro ka macaan! Maashaa Allaah, BaarakaLLaahu fiihi WaxafiظahuLLaahu min kulli sharr
@anwarsimane4191
@anwarsimane4191 4 жыл бұрын
Maasha allah ku barakeeyo sheekh
@wearerddddd6862
@wearerddddd6862 3 жыл бұрын
Asc sheekh jasaakala kalaa khayr
@abdihakiimahmedahmed5138
@abdihakiimahmedahmed5138 4 жыл бұрын
Mashaalaha Allah, jaska allhu khayran, allumanfacnaa.aamon.
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Iloohoow noo xafid inta wanaagsan iyo sheikh shibili sheikh cali weji is iyo inta iimaanka badan dhamaantood noolaada culimada sunada nebula ku taagan
@Zakariahassan-jp4rw
@Zakariahassan-jp4rw 4 жыл бұрын
Sheeq shibili wax wanaagsan ayaad ino sheektaye ilahay hortiisa wax wanaagsan kalakulaan
@zahrajama2028
@zahrajama2028 3 жыл бұрын
.4r4
@mustafacasood2323
@mustafacasood2323 4 жыл бұрын
Maashaa Allah dumarka Muslimiintu Muslimiinta dhexdeeda ayay sharaf ku leeyihiin
@maxamuudkuusow3072
@maxamuudkuusow3072 4 жыл бұрын
Asc
@mustafacasood2323
@mustafacasood2323 4 жыл бұрын
Wcs
@nasriinibraahimmoalim6208
@nasriinibraahimmoalim6208 3 жыл бұрын
Masha allah illaahoow culimadaeena noo barakee
@fadumomohamed843
@fadumomohamed843 3 жыл бұрын
Mansh allah baraka.allah. sheeekhow
@engyasiin6382
@engyasiin6382 4 жыл бұрын
Mansha alaah sh shibili nin ale xigmad iyo cilmi iyo caqli ku mamaystay ale ha xifdiyo waa lagu anfacay cilmigiisa
@suhuramaxamad2013
@suhuramaxamad2013 4 жыл бұрын
Mash Allah Allah darti bankujeclahy sheikh because your are alway honest you speak Truth the ward of Allah that why we love you man
@zaynabgardan8462
@zaynabgardan8462 3 жыл бұрын
جزاك الله خير
@umihaashimumihaashim1135
@umihaashimumihaashim1135 4 жыл бұрын
Illahay ha ku xafido sheekheena
@haajarahaajara6058
@haajarahaajara6058 4 жыл бұрын
جزاك الله خير شيخ شبلي Wuxuu kamidyahy dadka أهل حل والعقد 🙏
@hajjikhallifa2907
@hajjikhallifa2907 4 жыл бұрын
MA SHA ALLAH SHEIKHUNA qof walbo islamka ayu sharaf ku leyahay ALXAMDULILLAH
@shamsonoor7152
@shamsonoor7152 3 жыл бұрын
I miei amici ek
@hajjikhallifa2907
@hajjikhallifa2907 2 жыл бұрын
@@shamsonoor7152 what ahhh
@duniashukriabdi742
@duniashukriabdi742 3 жыл бұрын
Maashalaah shiiqeena alahakubarakeeyo 😂😂😂😂
@haaruunmacruuf7292
@haaruunmacruuf7292 4 жыл бұрын
Masha Allah
@sh.farxanawadan2842
@sh.farxanawadan2842 3 жыл бұрын
Maashaa allaah sh shibli baaraklaahu fiika
@salaxeyducaale960
@salaxeyducaale960 4 жыл бұрын
Masha allah
@kiinali409
@kiinali409 3 жыл бұрын
Sheekh shibille cc shakuur kuwaashay sheekh maahan waaqabyaalidiiste beenaale ah
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 3 жыл бұрын
@@kiinali409 subxanallax walal ilah kabaq
@hawomahmed1007
@hawomahmed1007 4 жыл бұрын
Manshallh shekh alle ha noka dhaafo
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
mashaa alaah
@mohamoudabdullahihersi5192
@mohamoudabdullahihersi5192 4 жыл бұрын
Subxaan Allaah ciwaan beena aa badar lagu raadaa
@faaizarashiid4303
@faaizarashiid4303 4 жыл бұрын
SHekh.ALlaah.hainxifdiyo.adiga. iyo.in tiikherjecel
@husseinhaji681
@husseinhaji681 4 жыл бұрын
MashaAllah barakallahu fika sheikh
@amanaahmed8405
@amanaahmed8405 4 жыл бұрын
Mansha Allaah jzkl kher sheikh shibil
@ahmedaadamhussien8877
@ahmedaadamhussien8877 4 жыл бұрын
Masha Allah Jazakallahu Kheyran.
@faraxmaxamed152
@faraxmaxamed152 3 жыл бұрын
Masha Allah shiikh sha
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Nooloow sheikh Shinzo adiga iyo inta wanaagsan ee wanaaga jecel
@nadhiforoble2579
@nadhiforoble2579 3 жыл бұрын
Lq
@ansamaalim4603
@ansamaalim4603 4 жыл бұрын
M.n sh shibila
@mumiin77
@mumiin77 4 жыл бұрын
Mansha allah
@shamsoabdi3740
@shamsoabdi3740 4 жыл бұрын
Mansha Allah Sheikh ilahay hakuxafido
@faisaabdiqdir2662
@faisaabdiqdir2662 4 жыл бұрын
amiin
@waaniyechannel7935
@waaniyechannel7935 4 жыл бұрын
Sheekha wuxu ka hadlayo iyo ciwaanka muxaadara isma laha
@laylaomar5541
@laylaomar5541 4 жыл бұрын
Maanshaa alaah qalbiga ayaad noo nuurisay qalbiga alaha kuu nuuriyo sheequnaa alaha ha ina wada xifdo aamiin
@zeinabmohamed9734
@zeinabmohamed9734 4 жыл бұрын
Ilaahay sheekha habarakeeyo cimigiisana mid masticated Alaah ha oogadhigo
@abdulqadirbayle3546
@abdulqadirbayle3546 4 жыл бұрын
Sheikh allah u barakeeyo
@abdulqadirbayle3546
@abdulqadirbayle3546 4 жыл бұрын
Sheikh allah ku barakeeyo aduun iyo akhiroba
@waaniyechannel7935
@waaniyechannel7935 4 жыл бұрын
Diintiina aduunyar ha siisanina ka bedela ciwaanka beenta ah aa muxaadarada dulsaarteeen
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 4 жыл бұрын
Waaaa maxay CINWAANKA BEENTA AH?
@anisaosman6192
@anisaosman6192 4 жыл бұрын
Qiyaamo iyo been baa laysku waraystay!!
@moonsun8500
@moonsun8500 4 жыл бұрын
​@@anisaosman6192 diinteenu waa naxariis iyo cadaalad , laaki sharaxa wahaabiyada gaar ahaan arrimaha dumarka waa wax aad u liita ,
@Mohamed551_
@Mohamed551_ 4 жыл бұрын
Masha allaah shiikh shibil
@Zakariahassan-jp4rw
@Zakariahassan-jp4rw 4 жыл бұрын
Amiin amiin
@hadiabukarahmed8063
@hadiabukarahmed8063 4 жыл бұрын
Mansha Allah
@abdulahidhoore9073
@abdulahidhoore9073 3 жыл бұрын
Sheekhunaa miiskaanka xasanaadka alah kuu saaro
@Bintuxaji629
@Bintuxaji629 3 жыл бұрын
Amiin
@waaniyechannel7935
@waaniyechannel7935 4 жыл бұрын
Allaaah ka cabsi baa laga hadlayaa, maa ku wantoowdaan kuwiinan soo geliyay maxaaa beenta ku falaysan shiikha kama hadlin c shakur iyo ilhaan toona. Shayaadiin baa tihiin
@rahmasheikhdon1153
@rahmasheikhdon1153 4 жыл бұрын
Wlhi beentaa maaaha soomali waa sidaas
@shakuurabdi218
@shakuurabdi218 4 жыл бұрын
Allah haku xafido
@kunkun822
@kunkun822 4 жыл бұрын
ciwaanku wuu qaldanyahay
@amaanisaleeban2401
@amaanisaleeban2401 4 жыл бұрын
Mashaa allaah jizaakallaah khayr shiikhow
@fartaxagaa6238
@fartaxagaa6238 4 жыл бұрын
Beenta Allaah waa xaaraameeyey waxaad ku heshaana waa xaaraan Cinwaanka beentaa iska daaya Allah xallaal weydiista inuu idinku irsaaqo
@warfa77
@warfa77 4 жыл бұрын
Cinwaanku waa khaldanyahay lakiin inaga ma is waydiisay maxaa inaga qaldan hadii la dhaho sheekh baa u jawaabay hebal waan wada daawanaynaa hadii wax caadi ah lagu qoro dad yarbaa fiirsan.
@maankahassanbacda8570
@maankahassanbacda8570 4 жыл бұрын
Hanunka alla leh wlshy Ado Qof muslima kheyr tusaayo ma ku Qasbanid ina Been sheegto. Qofka hdu qeyr doonyhy Qeyrka Asaga Raadsnaayo. Lkn masalad xassaasi ah oo malmhan jirto in lagu Bariis Raadsho Wey ila Khatar bdn tahay.
@wllfaahim8655
@wllfaahim8655 3 жыл бұрын
Hye
@alkhayr4524
@alkhayr4524 4 жыл бұрын
حفظك الله
@waaniyechannel7935
@waaniyechannel7935 4 жыл бұрын
Naftiina naaar ka bad baadiya
@xalimamahamud577
@xalimamahamud577 4 жыл бұрын
Qarax waa nacay Iyo isgaaleysiin.
@use_996
@use_996 4 жыл бұрын
Hhhhh isgaalaysiin... Maxad u oran wayday gaalada iyo wixi racaba wa necebahay
@waaniyechannel7935
@waaniyechannel7935 4 жыл бұрын
Qaraxa waa xaaraaan, liibanta aduunka iyo Aakhirana waxay ku jirta xadhiga Allaah oo loo qabsado sidi rasuulku ina baray,,, ninka gaaleeya qif muslim ah isaga ayaa gaal ah waa xadith. Lkn in cadowga iyo gaalada saxda ah dadka looga digo waa diinta Allaah oo loo hiilinayo.
@nafisoabdullahi2676
@nafisoabdullahi2676 4 жыл бұрын
@@use_996 aaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaa
@waaniyechannel7935
@waaniyechannel7935 4 жыл бұрын
Allaaaaaaah ka cabsada
@user-pd5mc2qo7w
@user-pd5mc2qo7w 4 жыл бұрын
جزآك الله خیرآ
@saidibrahim5931
@saidibrahim5931 4 жыл бұрын
Cinwanka benta maxaa usaartay beenlow yahay sawaqa ah
@fadumoadan4601
@fadumoadan4601 3 жыл бұрын
We
@user-if8eq6jo1n
@user-if8eq6jo1n 4 жыл бұрын
KKKJJKKK HAYE ANAAA HAREY IGA DHEH
@ahmeddanan4618
@ahmeddanan4618 4 жыл бұрын
Jasakalah sheekh shebili
@abdirahmanhaio2701
@abdirahmanhaio2701 3 жыл бұрын
😛
@faisalfaarahgaraad5958
@faisalfaarahgaraad5958 4 жыл бұрын
Ila meerayso
@sadioabdulle9059
@sadioabdulle9059 4 жыл бұрын
Soomali muxadaradeeda xayasiiska ay risaaqada ugaraadiyaan ayaan kunacay war allah dartii diinta iyo dacwada ugugargaara idinkoon xaran iyo xayaysiin risiq kuraadidin jzkl
@ibadoosman837
@ibadoosman837 4 жыл бұрын
Qamri ayaa lagu xayeysiinayaa raali ayeyna ku yihiin
@dixaakmedia
@dixaakmedia 4 жыл бұрын
subscrip iisaara chanalkeey Dixaak media
@suleqoabdullahi6927
@suleqoabdullahi6927 3 жыл бұрын
O
@aadanmohamedhassan7799
@aadanmohamedhassan7799 3 жыл бұрын
Masha allaah xafidahu llaah sheekh
@aadanmohamedhassan7799
@aadanmohamedhassan7799 3 жыл бұрын
Masha allaah masha allaah
@musdaffarahqaman6917
@musdaffarahqaman6917 4 жыл бұрын
fadlan cinwannkan khalaka ah kabadala muxaadarda ismalaha
@abdiguled5223
@abdiguled5223 4 жыл бұрын
Dagaalkii cabdiraxmaan cabdishakuur lagu waday ee la ogyahay cida ku wada oo ah dagaal qabyaaladaysan oo cida ku wadaana ay tahay cid gooniya ayaa markay waxba kaga qabankari waayeen danbi aanu lahay oo ahaa badii soomaliya ayuu ii biyay ayaa hada waxay keeneen inay yiraah daan diinta ayuu u gafay A/rahmaan A/shakuur dakaa ceebaynaya siyaagaga maanta ugu siyaasisan siyaasiyiinta soomalida ahna nin aftahana diinta islaamkana aqoon u leh waxaan leeyahay ama dacaayad wada waa daalaysaan ina Abdishakuur waa madaxwaynaha soosocda ee soomaliya ceebayntiina qabyaaladaysana umadu waa fahantay ee diinta haku meeraysaninee soobadheedha.
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
Abdi Guled Adiga diinta in loo gafo miyad jeclaatay qabyaalad ayaa madaxa kaa gashay wx hadii la toosiyo qabyaalad miyaa caloosha ayaa ku xanuunsanth,cc shakuur Asagaba sheegay inuu danbi galay yiri wn ka toobad keenay qof wx u haysatana ma jirto,ee Adiga ayaa lagaa shakisanyhy
@abshiromohamed4625
@abshiromohamed4625 3 жыл бұрын
Ll
@libanguled8991
@libanguled8991 4 жыл бұрын
Dood qaran oo muhiim ah xaqa dumarku islaamku siiyay iyo dib u eegista habkaan ula macaamili jirnay dumarka
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 жыл бұрын
Libaan Guled hadey sidaan ula dhaqmijiern why not now.
@libanguled8991
@libanguled8991 4 жыл бұрын
@@ashaoali8020 manta annigu waxaan ogaaday gabdhuhu ineey shaqooyin badan oo bulshada oo ay ku fiican yihiin oo loo isticmaali Karo marka bulshada barkeed Miyaan la tagnaa
@ashaoali8020
@ashaoali8020 4 жыл бұрын
@@libanguled8991 waxaad oogtahay. in wadamada muslimiinta dumarku waxba ka'aheen
@faisalfaarahgaraad5958
@faisalfaarahgaraad5958 4 жыл бұрын
Walaalayaal wadaada subscribe iyo share haloo dhaho youtubeka ayay ku soo biireene
@ibadoosman837
@ibadoosman837 4 жыл бұрын
Wax wadaadada fahmayba adaan kaa arkay
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
abdirisak abdulah war Adiga iyo inta kula midka ah ayaa xuman ka fahmay wadaadada, khyrka youtubka haduu soo dhigin umadu sidey wx ku maqlayaan.ilaahay ha noo xafido culumada ilaahay cadawga ha ka qabto inta diidan diinta iney balaadhato ilaahay ha naga qabto.
@aminacalihodan3180
@aminacalihodan3180 4 жыл бұрын
Kaleh sheekhu waxuu kuhadlaayo mafahmayo fahmada ala kugumasooceliyo malaa buush iyo tramp ayu fahmaa
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
Amina cali Hodan Adiga ilaahay fahmada kuguma soo celiyo waa wxd la fahmiweyday qalbigada ayaa khyrka laga xidhay.
@munjatsaid7877
@munjatsaid7877 4 жыл бұрын
Marka dhabta laga baqo dhab aan laga baqin baa lahelikara sida nin Mar qaldamay haba tobad keene Allaylehe hadda hadli karaa ee bal aan hadlo baad mooda , dowladda iyo dadkaan isku rafaaday maa wax lakala dhoho iyo dhlinyaradaan wareersan oo shaqo la'aanta iyo dal la'aantu baabi isay ee wax ay qabtaan la' war ulimoy dadka indhahoodi baadtihiin ee layaabye dadka wax usheega siiba mas uuliinta , sida kuwa siyaasiyiintaa oo ka hadla meesha dantu ka gasho hanoqonninee markaska weyn oo Alle idiin dhiibay uga faa iideysta oodadka gaajeysan oo rafaadsan wax halla taro dhaha yey nagu dhicin ولا يحض علا طعام المسكين
@waaniyechannel7935
@waaniyechannel7935 4 жыл бұрын
Ma liibaanaysaaan diinta Allaaahna dagaal baa kula jirtaan umada islaamka ahna waa isku diraysaaaan Allaaaaaaah ka cabsada
@hanimulid7724
@hanimulid7724 4 жыл бұрын
I
@abdurizakmunye3181
@abdurizakmunye3181 4 жыл бұрын
Wahaabiyooy car u sheega umal inuu diinta ka baxey loo baahan yahey inuu towbad keeno. Diintii dhameyd hal koox oo mujassima Allah og yahey ayaad ka dhigteen qofkii faham leh waa la socdaa Allaha Idinka qabto fitnada aad diinta kuheysaan.. Yaa caziizu yaa jabbaar
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
Abdurizak Munye Adiga sheekhyada ku been Abuuranayo ilaahay ha ku qabto
@faisaljama4208
@faisaljama4208 4 жыл бұрын
MA SHEEKHBAA MISE WAA BEENAALE, SOWKII YIDHI 400 OO DUMAR AH OO AIDS QABA AYAAN KU SOO ARKAY UK, MARKII LA WAYDIIYAYNA KA AAMUSAY, MA KAASBA MAANTA DADKU DHAGSYSANAYAAN OO AY WAX KA MAQLAYAAN, YAAB WAA UMAD MASKAXDA KA DHIMATAY, XATAA GAALADU QOFKA MAALIN UMADA HORTEEDA BEEN KA SHEEGA DIB UMA DHAGAYSTAAN, IDINKUNA NIN BEENAALE AH OO SHEEKH SHEEGANAYA AYAAD DHAGAYSANAYSAAN
@abuukardhaay9948
@abuukardhaay9948 4 жыл бұрын
Ninkaan la magac baxay shibilq qarni kadta waxaa soo baxa shaydaamiin shiiq nima sheegta oo qabiil iyo qurun ka buuxa marka waa lagu bartay cid danbe sirimaysaan isaga iyo umusha
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 3 жыл бұрын
wax lagu daydo wahaabi ayaa uxun naclad hakudhacdee
@ayaansaciid9824
@ayaansaciid9824 4 жыл бұрын
Adiga miyaa dhinaa wahaabiyadii ninkii ugu beenta badnaa culumada adiga kow ka ahaa ninkii yiri 15 kun oo gabdho oo aydhis qabo ayaa UK joogo adiga maheynoo been taas markii lagaa dabo geyay meel aad u dhigto weyday
@MOmar-rm5gs
@MOmar-rm5gs 4 жыл бұрын
Hhh omg Wahaabiya ma taqanaa waxa laga wado. Bal cilmiga soo baar wll
@abuomar4929
@abuomar4929 4 жыл бұрын
Haqa uusheekha kuhadlaayo qaado ee iskadaa waxa wadaadka uukuqaldamay goor hore.
@abdulahmed7446
@abdulahmed7446 4 жыл бұрын
Naag illahay ka baq culimada ka leexo
@kingfaysallogistics4913
@kingfaysallogistics4913 4 жыл бұрын
Alle ayaa ka abaal marin ogow Hilib ka culumada waa sun
@halimohassan4451
@halimohassan4451 4 жыл бұрын
Waxan aad qoray waxaa laga yaabaa in uu kugu cuslaado qimaaha
@moonsun8500
@moonsun8500 4 жыл бұрын
wale waa yaab wale , haddi aad dhihi weydo nabiga ayaa dumarka ku tilmaamay naaqusul caqli < caqli gaabanayaal > waxaad tahay gaal , addunyadan wale waa yaab , wadamada muslimintu waa kuwa ugu hooseeya addunka , waxey ku doodayaan waaba waxaanba caqli galin , sidee hormarka loo gaadhaya , ilaahow umadan soo hadee oo caqliga iyo talada u hagaaji
@mahamudomar3225
@mahamudomar3225 4 жыл бұрын
bacda salaam sheeqow qisada nabi muuse aan xoogaa kuu dhameystiro gabdhaha aabahood ee aad ku celcelineysid oday iyo sheikh buu ahaa waxaan rabaa in aan xoogaa kuu iftiimiyo gabdhaha aabahood wuxuu ahaa nabi shuceyb r/c oo sodog u noqon doona nabi muuse wabilaahi towfiiq
@faisaljama4208
@faisaljama4208 4 жыл бұрын
DADKA NINKAA BEENAALAHA AH DHAGAYSANAYA EE WALIBA SHEEKH KU SHEEGAAYA AYAA MAANTA UMAD UGU LIITA, WAA KAN OO KALE IN UMADA LAGA QABTO OO BEENTIISA LAGA RAYSTO AYAA IDIIN WANAAGSAN
@ibadoosman837
@ibadoosman837 4 жыл бұрын
Wadaadadi hadii. Yuo tube le noqdeen oo uu mid kastaba afka qofka waardiye ka hayo si uu uhelo shacbiyad badan. Uu shilimaan uga sameeyo maxaa rabi lala hortagi doonaan malo aan ku qaldamay ma leyska yeelayee
@nourcabdullahi
@nourcabdullahi 4 жыл бұрын
Adigu nin mad tahay mise dumar midke tahay
@gowsawayne8398
@gowsawayne8398 4 жыл бұрын
Waa runtaa ❤❤❤❤❤
@ahmeda4507
@ahmeda4507 4 жыл бұрын
Dhalinyaradii waxey u bateen adeegsiga you tube ka, marka haddii wacdi iyo baraarujin ay ku hanuunaan loo marsiiyo dhankaas ma qalad ayaad u aragtaa. Mise you tube ka waxaa loogu talagay in loo adeegsado heeso iyo fisqi kaliya. Wadaadada wey dadaalayaan ee ha u gafin.
@amishaabdi5086
@amishaabdi5086 4 жыл бұрын
Ibado maxaad diidantahay? Sheikhu wax aan diin ahayn masheegin qofna wax umadhimin ma,adoon dhageysan baad hadashay mise wacdiga iyo isxusuusinta diintaa kudhibaysa?
@rumorhasit9129
@rumorhasit9129 4 жыл бұрын
Walal wax hubso kheir Illahay ha ku siiyo,
@ahmed-nurahmed3285
@ahmed-nurahmed3285 4 жыл бұрын
Ninkaan waaa sheekh, intuu Nebiga (csw) magaciisa, Nebiga (csw) ku jiray, marnaba ma oran NEBIGA (CSW) Marnaba kuma salin.......Kolka mala oran karaaa, sheekadaaa ka xoooog badisay mise Maskaxdiisaa maqan?
@aminahaminah1932
@aminahaminah1932 4 жыл бұрын
Adiga xataa maadan kusaliyin SWC ma noqoto Sali waa la diiday diintu ma ogola xata ayado carabi ah oo lasoo gaabiyey صلعم carabtana qaarba sas uso gabiya wa khalad inaad taam ka dhigtid ba la raba mida kale takhsi hanoqon wuxu wanaag sheegay mesha yaree u ku khaldamo haku dhagin
@umiwafaaumiwafaa6400
@umiwafaaumiwafaa6400 4 жыл бұрын
Adiga qalbiga la'a mise wd inkireysaa sheekha inuu yidhi,sheekha mrku soo galay ayuu ku saliyey nabiga Scw ee Adiga ayaa dhagoole ah
@fatiman2077
@fatiman2077 4 жыл бұрын
Ahmed-Nur Ahmed sheekha ha ku been Abuuran Adigoo hadlka sheekha si fcn u dhageysan,Adiga ayaa maqnayd, sheekha saliga nabiga ayuu ku bilowday dhowr jeerna muxadara wuu ku yidhi,ee isasoo sax Adiga.
@maxamedsayyid761
@maxamedsayyid761 4 жыл бұрын
Masha Allah
@mukhtaarhussein82
@mukhtaarhussein82 4 жыл бұрын
Masha Allah sheekh shibili
@luulabdi7972
@luulabdi7972 4 жыл бұрын
Masha allah
@ikrammohammedmohamud8101
@ikrammohammedmohamud8101 4 жыл бұрын
masha Allah
Malabkeenii Doocaan Dacar Buu Dhadhamayaa ,SOMALI MUSEUM NIGHT 2016
1:08:08
Somali TV Minnesota
Рет қаралды 1,1 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
MUXADARADII 6KA || SH UMAL| SH C.RASHID|SH MUSTAFA|SH MOHAMED IDRIS|Dr ALI M SALAH
1:45:18
SUUQA FOREX IYO DIINTA ISLAAMKA
46:58
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 47 М.
DEG DEG CARABTII OO WEERAR KU QAADAY  ALFANAAN K’NAAN & SOMALIDII OO KACDAY
25:41
4 Hours of Arabic Conversation Practice - Improve Speaking Skills
3:53:48
Learn Arabic with ArabicPod101.com
Рет қаралды 320 М.
ASBAABAHA KEENA MUSIIBOOYINKA ||  SHEEKH MAXAMED CABDI UMAL
40:03