SHEEKO DHIF | NAADIR AH OO DAREEN XANUUN BADAN PART2

  Рет қаралды 125,321

BRIT SOMALI TV

BRIT SOMALI TV

Жыл бұрын

#subscribe
LABO NIN OO ASKAR AH AYAA IGU YIRI "DHARKA BIXI OO FOORARSO "XANUUN KA WAYN OO ISOO MARAY GARAN MAAYO. DAA'UUD XAASHI #MAKHATIGA #NOOL WAA SHEEKO DHIF IYO NAADIR AH OO DAREEN XANUUN BADAN XANBAARSAN
Join. this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
stock market
IFIYE22
Brit somali TV
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa
Join. this channel to get access to perks:
/ @britsomalitv
stock market
IFIYE22
Brit somali TV
Markhaatiga nool
marqaatiga nool
FINANCE
INVESTMENT
financial education
REAL ESTATE PROPERTY
BUSINESS LAWYERS
best home insurance
MAKING MONEY
homeowners insurance
commercial building insurance
best home insurance providers
bitcoin
make money online 2021
stocks to buy
bitcoin price prediction
crypto world
meet kevin
best Bayer 2021
best Bayer
make money online 2022
Somaliya , Somaliland
finzar como
fazer thumbnail estilo gaba op manoj dey how to get more views with thumbnails #Ukvisa #HighPotentialvisa #Newukvisa

Пікірлер: 1 700
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
​FADLAN WALAALKEEN AAN U DUCAYNU OO SUJUUDA AANU UGU DUCAYNU
@xalimoabdi2793
@xalimoabdi2793 Жыл бұрын
Wall cabdi xafiid wiilkan ogow o kawarhaay wlh cawa sidaan qisadaan ugu oyee waligay maan arag alaah hanoogargaaro
@abdulkadirabdullahi6940
@abdulkadirabdullahi6940 Жыл бұрын
asc wll hadee macquultahay akoon noo fur intayaroo Allah nasiyay hadii akoon walalkeen wax loogu aruuriyo Insha Allah waxaan rajeybaya inuu Allah ubarakeeyo. wll Daud dhinacwalbo Illahey hakaa dhiso
@khadijoafrah516
@khadijoafrah516 Жыл бұрын
@@xalimoabdi2793 من
@Abdi7282
@Abdi7282 Жыл бұрын
I.a waan usoo ducey neynaaa
@aminaahmed7596
@aminaahmed7596 Жыл бұрын
Inaalilaahi wainaa ilayhi raajucuun akhii Daauud wxaad xasuusataa walaaleheenii lagu xiray otaaga bay dhibaatadii loogaysanaay hadaad horay udaawatay ilaah waxaan kaaga baryayaa in ka masxo qabigaag dhibaatada ku soo martay horana u soco oo haquusan Inaalilaah
@engabdiwahab1179
@engabdiwahab1179 Жыл бұрын
Viewed 30/4/2023 maalin ramadaan ah it really touches me to my heart 😭😭😭😭 waxan ilahay u waydinaa bisha Ramadan fadligeeda inuu qalbiga u qabaajiyo towfiiqada waa fujiyo
@zuuzualimahamud3182
@zuuzualimahamud3182 Жыл бұрын
U mean 30/3. 🥹🥹 ik wlh this touches me too, how can I be witnessed for my father, I will defend my parent for every wrong they make💔😭❤️
@ajcomparisons1
@ajcomparisons1 Жыл бұрын
​@@zuuzualimahamud3182 Watchung now😢
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
Abdihaafid wiilkaan waad wareesatay, ilaahay dartiis wiilkaan hala caawiyo adigaba free barnaamijka kugu siiyay adna waa inaad caawisaa anagana waa kaala qeybqaadaneenaa insha allah😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@cawo1207
@cawo1207 Жыл бұрын
Wa sax
@ayuubfarhan8135
@ayuubfarhan8135 Жыл бұрын
Wiilkaan wax ha loo aruuriyo waa aabe dhiban
@cabdiraxmaanguure7886
@cabdiraxmaanguure7886 Жыл бұрын
Waa arin muhiim ah ha loo istaago we are ready
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Жыл бұрын
Allah.ha.soo.hanuiniyo.caruurtada. Aboowe..daankaaga.ale.fiirinaya
@faaizahussein6395
@faaizahussein6395 Жыл бұрын
Aayada.waa.Alqasa
@hodoney4527
@hodoney4527 Жыл бұрын
Wanka xumahay wlhi manto jimco tahay galab casara ramadana tahay badal qer qaba oo will iyo gabdho bari ku ah guri ad ku dagto noloshaa ilhey hakuu fududeyo wllkey amiin yarabi 31/3/2023 insha allah amiin
@zariza897
@zariza897 Жыл бұрын
Ciqaab aduun waaa martay ee Allah abaalkaaga janno haka dhigo wad kuso samirtay intivadkayd cafisna kuvdar jannada nabi Muxamed scw. Daris Allaha kaala dhigee aamiin
@hodanyussuf1259
@hodanyussuf1259 Жыл бұрын
Im truly sorry, its really painfully Yes it hurts. He reminded me Nabi Yusuf's story. May Allah be with you
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Who.yaawaaaye cantrobaqash
@shakuromar7806
@shakuromar7806 Жыл бұрын
Allaha raxmaanka ah ha unaxariisto hooyadaa macaan daauud, walaalow qalbiga alle ha kuu adkeeyo walaahay waan ooyay alle ha kuu hiiliyo aduun iyo aaqiraba walaal u duceeya aabahan, ubadka alle ha kuu soo celiyo aboowe, alle isku xir insha alaah waad guulaysanaysaa
@saidoadey9989
@saidoadey9989 Жыл бұрын
Alaahu akbar xanuun badanaa ilaahow qalbiga uqabooji inta nool a dhibkaas naga hay subxaanalaah 🥲🥲🥲🥲🥲
@lamiahassan887
@lamiahassan887 Жыл бұрын
Sharaf iyo karaamo ayaad leedahay aabo ilaahay kumana dayicin kumana dayici doono❤️waan kujeclahay aabo somaliyed oo wanaagsan baa tahay Inta aan kaa aragno💪
@aamina1247
@aamina1247 Жыл бұрын
Cabdixafiid iyo Daawadayaasha Walaalkeen Aan Kaalmeyno, Dhibaatadi Waa Ka Muuqataa. Maxamed Daa'uud Allaha Ku Caafiyo Qalbiga Allaha Kuu Qaboojiyo . Adiga iyo Ubadkaaga Mawada iyo Raxma Allaha Dhexdiina Dhigo. Murugta iyo Dhibka Aad Soo Martay Caafimaad iyo Farxad Allaha Kuugu Bedelo Aamiin.
@moahmedmaalin6078
@moahmedmaalin6078 Жыл бұрын
Asc walalayaal aan sameeno meel aan wax ugu arurino please aan caawino ama halanoo soo sheego meel aan kucaawino please cabdixakiim iyo umada muslimka ah please maanta ayaa naloo bahanyahay naloogama baahno 4meter please aan caawino ILLAHEEY Dartiis YAA ALLAH YAAXAYU YAA QAYUUM ILLAHOOW UMADA MUSLIMINTA MEELKASTOO JOOGAN CAAAWI
@aphiaraghe6073
@aphiaraghe6073 Жыл бұрын
Allahuma Ameen
@rahmonuur5876
@rahmonuur5876 Жыл бұрын
Alahayoow wiilkaas muraadkiisa usahal qalbigaaga u qabooji Aamiin Aamiin Aamiin
@aminahassan1173
@aminahassan1173 Жыл бұрын
Allaahumma aamiiiiin yaa rabbi
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 Жыл бұрын
( ALLAHUMA AAMEEN)(AAMEEN YAA RABBI)🙏🙏♥️♥️🌹🌹🌹♥️♥️
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 Жыл бұрын
Amiiin yarabiiiiii
@kaxar3channel159
@kaxar3channel159 Жыл бұрын
Wiilkan ilintiisa waxeey iga keentahy ilin kabadan tiisa markoow yiri hooyadey waxeey dhamaday anigoo xabis ku jira ilaaheey haku gargaaro walaal 😭😭😭
@yusufcabdi4349
@yusufcabdi4349 Жыл бұрын
I’m cried wlhi 😢 Rabi Niyada iyo Qalpiga Ha u qaboojiyo 😭 gobonimada dadnimada iyo kartida ka muuqato wlhi ina nafar kale waligey ku arkin 🙏🇸🇴 11/Ramadan/1444 1/april/2023 😢
@ikkranmoha1709
@ikkranmoha1709 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭I can’t stop crying walahi I can feel his pain 😭😭😭😭😭😭😭😭😭Maalinkasta arinkaan way dhacdaa dad baa xabsiyada ku jira nimanka ha u badnaadeen ilmaha wax dacweeya waxa u badan ilmaha iyagoo Roon oo caqlileh wadankii laga keeno ilmaha halkan ku dhashay inta badan waxba ma dacweeyaan ilahay waalid kasta oo dhiban dhibka haka qaado wiilkan waxaa ka muuqda dhibaato weyn qofkasta oo dhibtiisa ka danbeeyey ilahay maalinka la hor joogo inuu uga jaro rabi dulmiga ay noloshiisa dhan ku baabiyeen
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
Huno caruurta wa damada fcn keeensada
@shamsoahmed5167
@shamsoahmed5167 Жыл бұрын
Tan waxay tusaalle u tahay dad badan oo ficilkaan hada cagaha kula jira walkaalayaalow somaaliyeey iskadaaya xaadidnimada aad isku baabinaysaan qofkii wax wanaagsan haysta mashallaah dhaha kiinii wax aan haysan yuu xasdin wadankeenii qoysaskeenii waxaa baabiyey xaasidnimo iyo quuri waytinimo walkaakeen illaahay ha siiyo gadaal dambadii nabi yuusuf aamiin yaa rabi.
@ademaxamad4888
@ademaxamad4888 Жыл бұрын
.
@mataanciiideed4046
@mataanciiideed4046 Жыл бұрын
wuxu yiri iduceeya inan cafiyo aad buu u qalbi wacanyahay Masha Allah 👍🏽
@khadrakibar7223
@khadrakibar7223 Жыл бұрын
Allah ha unaxariisdo wiilkaa yooyadii isagana albaab farxaddeed ilaahay ha ufuro
@hanacabdi9965
@hanacabdi9965 Жыл бұрын
Ilaahy dartii ayaan u afxidhanhy Allaah wxan kaga baryaya inuu dhibka aad somartay nolol qurux badan iyo aawlaad bariya iyo xaas wanaagsan Albab walba Alle haku furo wll❤❤❤❤
@amunaadan3294
@amunaadan3294 Жыл бұрын
Ilaahay kii kusamra dhibkaa ku dhacay hakaa dhigo farash khayr leh oo dag dag haku siiyo aamin aamiin yaa rabi
@muhamudabdille743
@muhamudabdille743 Жыл бұрын
It really makes me to cry May Almight Allah reward your mom janadul firdowsa and may your stay strong and patience
@keyfxasan2080
@keyfxasan2080 Жыл бұрын
Illhow udanbi dhaaf oo wuxuu tabanyoo dhan ka tir daauud maxamed miskiinkaas
@warish9081
@warish9081 Жыл бұрын
Walaale illaahay waxaan kaga baryayaa in inta kuu dhiman noloshada aad ku dhamaysatid farxad iyo caafimaad inshaa allaah kher badan ban kuu rajeyn inshaa allaah wali aduunka waad u yartahay illahay waxan kaga baryey zawjad salixad ah iyo ubad baariya waxan u socdaa xaramka waana kaga soo ducayn inshaa allaah wixii tagay tiigsimaad maleh horay u soco iskana iloow wixii ku soo maray
@cabdirashiidmacalin6049
@cabdirashiidmacalin6049 Жыл бұрын
سبحان الله Waxaanu maalin kasta sheeganaa wax aanan jirin oo dhibaato ah! Ilaahow naga cafi. Ilaahay garabkooda hagalo daauud iyo inta lamida.
@jaylanabdalla4552
@jaylanabdalla4552 Жыл бұрын
Ha quusan sida uu ku sheegay walalkaa. Never give up on life since you are way better than yesterday. Allaha kuu fududeeyo walalkeey.😢qalbiga allaha kuu qaboojiyo.
@jamalahmed5922
@jamalahmed5922 Жыл бұрын
I know exactly how you feel about your Hooyo bro.May ALLAH ease your pain and emptiness, and grant all our Hooyos Jannatul firdaus. آمين يا رب العالمين
@surimohammad9185
@surimohammad9185 Жыл бұрын
Ilahy ubad un lagama baryo ee ubad khyr qabaa oo saalixiina laga baryaa ilahyow hanagu imtixamin ubadkaygaa abahan qiso xun baa ku dhacday rabbi qalbiga haw qaboojiyo
@ifraxmaxamud9617
@ifraxmaxamud9617 Жыл бұрын
Runtaa walaal yaa rabi ubadka saalix nooga dhig walaalkeen daauud dhibkii uu maray allaha ugu badalo qaayer iyo barwaaqo qalbigana allaha u qaboojiyo ayagana allaha soo hadeeyo
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
Aad iyo aad ayey u xanuun badan tahay, Cafisna ma jiri karo!! Allah qalbiga ha u qaboojiyo walaakeey, Hooyadana Allah ha u naxariisto🤲
@dekaomarmohamud3887
@dekaomarmohamud3887 Жыл бұрын
Allaha kubogo dhayo walalow iskasabar insha allah adun amba aqiro midba gushu ku imane
@Umu548
@Umu548 Жыл бұрын
Ilmaha qaar waaba shar ilahayow kuwo nadhibateynaya hana siinin😥🤲🏾
@uivuv
@uivuv Жыл бұрын
😭😭😭 ninkaan waa muumin Wana ehelkahayr insha allah ilahay waa kaa mayrin dhibkaas eee fadlan hala cawiyo
@nuuraachannel3670
@nuuraachannel3670 Жыл бұрын
Gabadhii caaweey isdishay ee xirtay aabaheed
@sadikfarahsadka242
@sadikfarahsadka242 Жыл бұрын
@@nuuraachannel3670 ma gabadhiisii ma dhimatay
@abdinurmahamed3147
@abdinurmahamed3147 Жыл бұрын
I can’t controlled my tears 😭 wlhi Abdixafid waxaan kaa codsanaya inaad #Go fund u sameeysa wiilkaan waan dareemi kara waxuu ka hadlaya anoo kula nool Halkaan #America fadlan sheekada wiilkaan halkaan hadii looga hara waxaad ka wareeysata waa qalad malinta Qayamahana waa nala warsanaya dharkuu xiran yahay ayaa laga dareemaya inuu Wali dhibaateysanyahay. Let us help this poor man 👨 plz #Abdixafid you the responsible plz let do out best
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
I hope he takes this to heart!
@saidoosmandaahir3820
@saidoosmandaahir3820 Жыл бұрын
Asc wall ilaahay qalbiga ha kuu qaboojiyo dambi dhaaf alaha kaaga dhigo xaq ilaahay ma mooga imtaxaan adag ayaad martay Jana fardowsa alaha kuugu badlo hooyadaana alaha u naxariiso
@fadumo4024
@fadumo4024 Жыл бұрын
Waa qisadii iigu xanuunka badnayd waa ibnu xalaal balanbalay Nasiib xumadaas akhiuro ayuu ku raaxaysanaa inshaa Allaah hooyadana Alle haw naxariisto Waxan odhan karaa Ciqaab aakhiro Alle matusayo waayo Alle dulmiga wuu necebyahay markaa Samir illaahay ayaa ku jecel waa Cibro
@Farxadiyoguul
@Farxadiyoguul Жыл бұрын
@@fadumo4024 youtubkiisa booqo youtube ayuu leeyahay.
@rjrcooking5948
@rjrcooking5948 Жыл бұрын
😭😭😭
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 Жыл бұрын
Ilahay dhibka Iyo murugada hakaa dulqado farxad sakino kugu badalo amiin yarabi kuwa ka qeyr badana hakuu badalo ayagana alaha soo hadeeyo baari kaga dhigo
@cananale
@cananale Жыл бұрын
Fayatawakaal calaal fahuwa xasabuuhu
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 Жыл бұрын
Aamiin yaa rabilcallamiin
@Najmo-ke9le
@Najmo-ke9le Жыл бұрын
aamiin amiin yaa rabi
@shaadiyosharaf5443
@shaadiyosharaf5443 Жыл бұрын
Allaha ku caafiyo wll hooyana eebe ha u naxariisto wa qiso qalbi taabad leh qofka mu'minka ah ilaahay waa imtixaanaa marka sabri kaasho wll wan kuu so ducaynayaa insha allaah wan ooyay xaqiiqdii😪
@warisroobo1759
@warisroobo1759 Жыл бұрын
Subxaanallaah, Brorher Daud May Allah Swt heels your painful and opens his Mercy doors,every past is lessons and every day is blessing stay strong our Duas and prayers always with you. Baarakalaah
@cabdiwahabcali2525
@cabdiwahabcali2525 Жыл бұрын
ولا تنس نصيبك من الدنيا واحسن كما أحسن الله اليك ولا تبغ الفساد في الار ض أن الله لايحب المفسدين سورة القصص لا سورة اللقمان
@Aliomra1900
@Aliomra1900 Жыл бұрын
اسال الله منك أن يعضيك ماترد في الدنيا والآخرة وأسأل منك أن يساعدك كما تسعد الناس محتاج اللهم امين آمين آمين آمين آمين
@aali2220
@aali2220 Жыл бұрын
Walaahi I cried so much this was emotional and sad story. Aboowe have Sabar Allah loves those who have patients May Allah bless you with the best life in this world and reunite you with your mother in Jannatul ferdose ameen.
@faizahassen4725
@faizahassen4725 Жыл бұрын
Illaahay ha ku siiyo Caafimaad taam ah Insha Allaah Sokortana hakaa qaado Sharcigana hakuso celiyo hana kuilowsiiyo waxad soomartay Oodhibaato ah 🤲
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey Abdixafid. Xafidaka Allah, wa Raxmatu Allah caleyka. Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸❤
@nasrosalah6431
@nasrosalah6431 Жыл бұрын
ابكيتني يا داوود، الله ينصرك على من ظلمك، ويجبر بخاطرك، ويحميك ،ويحفظك
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 Жыл бұрын
Amiin yarabiiii
@geesideeqsi1035
@geesideeqsi1035 Жыл бұрын
Marka hore rabi naxaristi jano haka warabiyo hooyo iyo dhaman walidinteni oo dhanba, marka labad rabi qalbiga haku qabojiye samirka allaha ku siyadiyo, khayr iyo barwaqo ayan ku waydinay ilahay, wad liibani wanad arki inshallah
@dekaaden7274
@dekaaden7274 Жыл бұрын
It really touched me Daa,uud you are strong enough and your Iman will increased more maansha Allah ,,, walahi waa nasiib daro weyn ilaahay oolada baari ha,inooga dhigo aamiin yaa rabi aamiin dhamaanteen yaa Allah.
@zahranur7111
@zahranur7111 Жыл бұрын
SUBHAANAALLAH. Maanta oo ah oo ah Caasuuraa waxaan kugu Duceynaa Kal iyo laab. Waxaa tahay qof Deen leh oo Emaan xoog ah leh Xaqqaaga ALLAHA kuu soo iftiimiyo ALLAHUMMAA AMIN. ALLAAH wuu Imtixaanaa qofka uu jecel yahay adkeyso inta dhiman Khair ALLAHA KUGU DHAMEYSTIRO ALLAHUMMAA AMIN.
@waddani5312
@waddani5312 Жыл бұрын
Walaalkaas ilmihiisii allaah ha usoo celiyo isagana waxaan allaah uga baryayaa inuu siiyo sabarkii Nebi Ayuub kii Dulmiyayna Allaah hasoo hanuuniyo
@ahmedabdi2593
@ahmedabdi2593 Жыл бұрын
Kuwaas caruur maahe sharkooda allah dhaafiyo
@Cadar200
@Cadar200 Жыл бұрын
yaa allah aduun iyo aakhiraba ugu naxariiiso aabahan hooyadaana keligaa kaama dhiman ee dhamaanteena waa hooyadena allah swt hawnaxariisto ayada iyo intii islaamaba haquusan wllo allah ayaan kaaga baryaa inaaad noloshaada inta kadhiman farxad kudhamaysato aakhirana jano hooyana aad janada kula kulanto 😥
@maqsudisse1946
@maqsudisse1946 Жыл бұрын
Ilahay maskaxda iyo jismiga iyo qalbiga hakuu cafido iyo caafimaad taam ah walaal, be strong walaal dhabi dhaaf Ilahay hakaga dhigo hooyada na janafar dowsa Alle haka waraabiyo
@fardowsasacidhalane8307
@fardowsasacidhalane8307 Жыл бұрын
Daa'uud Inallaaha Macasaabiriin, walaal Allah haku caafiyo insha Allah
@safiahassan9952
@safiahassan9952 Жыл бұрын
Daud, you seem to me a young man with strong Iman so My advice to you is continue to put your TRUST in Allah (swt) FORGIVE your children and SHOW them what unconditional love is - FORGET those who wronged you. - Don’t feel SORRY for yourself - don’t let ANGER destroy your future. Unload your worries with people you trust - May Allah give you the strength to overcome the bad experience and protect you always and reward you Jannatul Fardowsa . Ameen. Look after your health.
@abuzubair7220
@abuzubair7220 Жыл бұрын
Jazakillahu Khayr Thanks Safia you have said what I want to say.
@hawakarshe7904
@hawakarshe7904 Жыл бұрын
Sax
@saharamohamed7386
@saharamohamed7386 Жыл бұрын
Caafimaad allaha ku siiyo walaal
@abdulkadir5061
@abdulkadir5061 Жыл бұрын
You forget that these children are now 23 and 25 years old. Shouldn't they be asking for his forgiveness?
@amishmohammed2900
@amishmohammed2900 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristo 😭😭💔💔💔💔🥺💔🥺❤️💔💔💔💔🥺🥺🥺🤣
@yubeyare5646
@yubeyare5646 Жыл бұрын
Really this was the most painfull story that I have ever heard .it really bring tears into eyes 👀 the guy has really strong Iman and aqida.i can understand what he is going through at the moment but Allah said in every hardship there is ease with it.my allah blessed you with patient and kind and make your future days better and better.i.a
@zahra6269
@zahra6269 Жыл бұрын
Scw. Walahi waan ooyey ilahey waxan uga baryaa dhibka uu somarey in rabi ugu badalo jano aduun iyo mid aaqriraba ilahey dartii aan wax ugu aruurino wl c.xafid wiilka nabarkisa noso radi please. 😢
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 Жыл бұрын
ILAA HADDA WAXA KAMUUQATA NINKAAN SAAMEYNTII AY KUREBTEY XANUNKAAS.
@khayrechannel7276
@khayrechannel7276 Жыл бұрын
Illahy qofka uu jecelyahy ayuu imtixaaana insha allah alle ku ma jabinayo iska samir wllo😢
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 Жыл бұрын
Naxriistii jano fardowza aclaa hoy allow uga dhig hooyadaa aamiin yaarabb
@ruqiasalah5744
@ruqiasalah5744 Жыл бұрын
Muma Allaha u naxriisto wallaal adigana adkeysi iyo naxmad Allaha ku siiyo Ameen
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 Жыл бұрын
Fadlan wariye wiilkan hadii uu rali kayahay account same si aan guri iyo wax uu ku sheqeysto u ururiso aniga 1 thank
@abdulkadirabdullahi6940
@abdulkadirabdullahi6940 Жыл бұрын
aniga 2
@ahmedhanshi2422
@ahmedhanshi2422 Жыл бұрын
@@abdulkadirabdullahi6940 jazakallah bro
@IbraahimHaji04
@IbraahimHaji04 Жыл бұрын
Waa Arin Muroga Leh Runtii waxa ku dhacay Daauud Qalbiga Allaha u Qaboojiyo Fadxi khayr Qabana Allaha u furo Hooyadiina Naxriistii Jano Allaha Siiyo Aamiiin Yaa Rabbi
@nawalofficialchannel8023
@nawalofficialchannel8023 Жыл бұрын
Masha allah wallal wiilkaan hala caawiyo 😭waxaan allah uga baryayaa inuu allah xafido oo faraj khayr qaba ufuro amen 🤲
@abdifatahmohamudsalad655
@abdifatahmohamudsalad655 Жыл бұрын
RUNT WAA SHEEKO XANUNKEEDA XAMBAARSAN. 😢
@Cadar200
@Cadar200 Жыл бұрын
haa wlh qalbiga ayaa i olalay america hadaan tago maguursan doono wlh waa xanuun 😢😢😢
@fatimabarre936
@fatimabarre936 Жыл бұрын
Mashaa Allah wa nin diinta ka muuqato mu’ minka aduunka lagu imtixaana Alle faraj qeer qabo in shaa Allah
@ayaancadoosh4796
@ayaancadoosh4796 Жыл бұрын
Ilaahay murugada ilahay farxad hakugu badalo wll yaa rabi ugargaar
@deqaali578
@deqaali578 Жыл бұрын
Allaow waa malin Ramadan wallkeyn qalbigisa u qaboji oo dhib walbo maray dheef ugu badal yaa rabi adgaa qadir ah😥😥
@BRITSOMALITV
@BRITSOMALITV Жыл бұрын
FADLAN SUBSCRIBE SHERE LIKE MUUQAALKA KU BOOBA OO CAAWA ROOXAANTIINA HALA DAREEMO
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Wll qayr alaha ku siiyee comments aqri dadka inta badan waxey kaa codsanayaan in aan daauud waxaan awoodno u aruurino si uu nolashiisa dib ugu soo kabto dhibaatadii soo gaartay ee wll labarkiisa ama Accountkiisa isaga afkiisa ka sheegaayo ha inala wadaago si aan u garab istaagno alaah waxuu dhahay isku naxariista si aan idiinkuugu naxariisto ee cabdixafiidow wll ha inala wadaago meel aan wax ugu soo hagaajino in sha alaah.
@haniyey1
@haniyey1 Жыл бұрын
Cabdixafiid Aboowe wiilkaan lacag haloo aruursho please please dauud raadi aboowe
@abshiromahamud5030
@abshiromahamud5030 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲☝
@fatmamohamud7234
@fatmamohamud7234 Жыл бұрын
Wiiilkan raadi pls cabdi xafid lcg haloo aruursho
@ajanmohamed8524
@ajanmohamed8524 Жыл бұрын
Alllaahu Akbar Allaha badal kheer qabo ku siiyo waa test waana ka gudbeysaa...Allaah in la dhibo dadka ma jecla lakin waa hadana Qader Allaah..........ma Qasareysid .tawakal cala Allaah...noloshada Qurxoon Qaado...
@saharamohamed8946
@saharamohamed8946 Жыл бұрын
I’m crying 😢 may Allah easy his pain.!!!
@hindarage2314
@hindarage2314 Жыл бұрын
Ilahy subaxan watacala qalbiga haku adakayo samir kamilanan allah ha ku siiyo walalo faraxad badan inshallah
@hodadarood4560
@hodadarood4560 Жыл бұрын
Walahi waan la ooyay miskiin ehelu diin ehelu sharaf waad guulaysandoontaa caruurtada ayaga cafis ku waydiisan doona .. PLZ NEVER GIVE UP ... Wallo allah swt hooyada naxariista allah ha ugu deeqo adigana allah ha ku boogo dhayo .. aduunku wa hadh iyo labadiisa galin waa is badalyaa farxad baa ku danbaynysa .. waan ku ducaynynaa
@ahlamdahir6686
@ahlamdahir6686 Жыл бұрын
Gabdhii weyba isdishey wll😢
@ishabube1960
@ishabube1960 Жыл бұрын
Subxaanalah. Ilaahey noloshada dambe qair iyo barwaqo hakaga dhigo 😭😭😭😭🙏🙏🙏
@muhanadupdul3554
@muhanadupdul3554 Жыл бұрын
I can't remember the last time I cried this much😭😭😭 ya Allah
@maslahomar5741
@maslahomar5741 Жыл бұрын
This was really painful to watch, may Allah give him ease
@muhanadupdul3554
@muhanadupdul3554 Жыл бұрын
Ameen
@nimohashi7506
@nimohashi7506 Жыл бұрын
SUBHANALLAH!! very heartbreaking story may Allah give the brother patience indeed Allah gives the hardest test to his believer that he loves the most may Allah the almighty ease his pain patience. I feel your pain my beloved brother Allah will numb your pain and give you good health. I pray for you brother 😭😭😭 Amiin
@Arecenta
@Arecenta Жыл бұрын
May Allah make it easy his pain & protect him from any evil. May Allah grant his mother to jannatul fardosa. May Allah curse his enemies ya Rabi 🤲🏻.
@fahmoadan8202
@fahmoadan8202 Жыл бұрын
Cabdixafiid thanks again laakiin maanta aad baan u ilmeeyay because waxaan ahay hooyo Allhamdulilah aabahaas illaahay qalbiga ha u qaboojiyo
@nadiaupdyrahman1886
@nadiaupdyrahman1886 Жыл бұрын
Waa qiso aad u xanun badan wll qaali ilaahey qalbiga haku qabojiyo qofba qofka uu ka iman badan yahay waka imtixan iyo dhibato badan yahay inta dhibatada adunyada u sabartayna misanka aaqiro ilaahey haku saaro 🤲🥺
@farxiyagababa9871
@farxiyagababa9871 Жыл бұрын
Nimad dhashey kuma dhalin xasbunallaah ilaahow aabahan u gargaar aamiin yaarabb
@diabosman3283
@diabosman3283 Жыл бұрын
ASC. This story is painful I shed tears. So heart breaking please and please dadka somalida ka hadlaaya if you can’t afford to support this guy please make dua for him so ALLAH S.W can make peace with his past. Unbelievable story subxannallah. Brother make more sujood to ALLaH (S.W) and forgive your kids.
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
Allah ha noo hagaajiyo ilmaha was arin murugo mudan ilamaha meel ama wadama diinta lagu barikaro halageeyo
@fosiyasicid208
@fosiyasicid208 Жыл бұрын
illahay swt ha ku caafiyo qalbi saliim ah ha ku siiyo dhibka ha ka saro uwlaadadan ha ku soo hanuuniyo amiin ya Allah
@rodajameyusuf9539
@rodajameyusuf9539 Жыл бұрын
Illahu ada wane dhibatada kaa dul qad oo awladisana usikgr ada awda leha alahuma amiin 🤲🤲🤲
@hodanmohamed3204
@hodanmohamed3204 Жыл бұрын
Allaha faraj kheyr qabo iyo caafimaad ha ku siiyo ha quusan nasriga Alle waa khariib Allahumma Amiin
@maryanapas9124
@maryanapas9124 Жыл бұрын
Ilahay hakuxafido daoudow khayrka aduun iyo ka aaqiri alahakusiiyo insha alah
@zahrakiin3385
@zahrakiin3385 Жыл бұрын
ILAAHEY faraj qeer qabo ha furo murugada farxad ha UK badalo
@aishaadanyacqub7071
@aishaadanyacqub7071 Жыл бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO HOOYO MCN ILLAAHAY QALBIGAADA HAKUUQABOOJIYO WLLHI WAA XANUUN WUU IGA OOYSIIYAY WLLKEEN WAAN KUUSOODUCAYNAYNAA WAADNA GUULAYSANAYSAA INSHA ALLAAH WLLKEEN SAMIRKA BADI INSHA ALLAAH
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 Жыл бұрын
Aamiin Illahayow faraj dagdaga ufur yaa rabulcamiin aamiin
@maryanhassan5518
@maryanhassan5518 11 ай бұрын
It really touches ma heart Ilaahay sw baan ubaryaynaa asaga iyo dhammaan inta dhibban.😢💔
@aasiyacilmi9518
@aasiyacilmi9518 Жыл бұрын
Ilaaheey samirkii nabi ayuub csw haku siiyo gadaalsamidii nabi yuusuf csw haku siiyo
@haboonhussein7218
@haboonhussein7218 Жыл бұрын
Cabdixafid walaal allah ku xafido wiilka dhibkaas qaba haka harin waa xanuun badan tahay qisadiisa lacag u aruuri uu nolosha ku bilaabo
@abdulkadirabdullahi6940
@abdulkadirabdullahi6940 Жыл бұрын
waan kulaqabaa walal fakirkaas akoon hanoo furo hadee suurtagal tahay
@ahlamhasansiyad3333
@ahlamhasansiyad3333 Жыл бұрын
Maaasha allaah wll anigana waan kula qabaa in aan u istaagno sidaan u garab istaagi laheyn lambarkiisa xitaa hadii uu inoo soo diri lahaay si qof walba waxey awoodo u dirto waa fcnaan laheyd runtii waa iga ilmeysiiyey daauud 😥😥😥
@haboonhussein7218
@haboonhussein7218 Жыл бұрын
@Ahlam hasan siyad thanks sidoo kale aad baan uga xumaaday dhibka wiilka soo maray cabdixafid hala weydiiyo lambarkiisa qof dhibkaas heesto haduu dhaqaale xumo ku darsado ma fiicna
@haboonhussein7218
@haboonhussein7218 Жыл бұрын
@abdulkadir abdullahi thanks hala weydiiyo cabdixafid meesha ssn kala xariiri karno wiilka
@noorahmedabdi2774
@noorahmedabdi2774 Жыл бұрын
Wa runta
@balqisaabdiaz6707
@balqisaabdiaz6707 Жыл бұрын
Daaud allaha u naxariisto hooyo allaah haku xafido dhibka allaha kaa dulqaado farxad allaha ku siiyo aamiin
@sucdidahir1558
@sucdidahir1558 Жыл бұрын
Amiin yarabiiiiii awalkisa janadah allh ugu gudo owlad bari allh nadiiyo
@hamdiali6719
@hamdiali6719 Жыл бұрын
Yaa allah u gargaar wiilkas, allaw qalbiga u qabooji. Really qisadiisa wa qiso xanuun badan, qofka mu’min ka ba la imtixaama walal ee saburka badi, inshalah waad ka baxaysa
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 Жыл бұрын
Jizaakumu Allah kheyr for sharing with us.
@hassanhassan-ng2oe
@hassanhassan-ng2oe Жыл бұрын
اسال الله العظيم رب العرش العظيم انه يرفع الأذى عنكم ويلهمكم الصبر ٠انالله وانا اليه راجعون
@zakariayahye1
@zakariayahye1 Жыл бұрын
Walaalkiis, ha quusan, Allah ilbaabaada naxariista ha kuu furo, muragadana allah kaa bixiyo, intii dad muslim dulantana inkaar ha ku dhacdo. Cabdixafiidna guulayso
@farxiyaadan2696
@farxiyaadan2696 Жыл бұрын
Allahu akbar xanuun badana subxanallah I can’t stop crying 😭😭😭😭😭Ilaahay qalbiga u qabooji 😭😭😭😭🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@muhamedsaruur854
@muhamedsaruur854 Жыл бұрын
Amen ya rapi 🤲 allow qalpiga u qaboji HOYADISNA u naxariso ubadkisana allow hda hanun u qortay so hanuni😭😭😭🤲🤲🤲
@fatumaabdi9926
@fatumaabdi9926 Жыл бұрын
walalka caruurtas waa ay weynada manta kuma baahno ee somaali iska aad badal khayre qabo Allah haku siyo waxi ku dulmay aduunka Allah ha kaga jaro iyo aaqiro
@gobeyluul1122
@gobeyluul1122 Жыл бұрын
Walaalkeen daauud Allah garabkiisa hagalo ilmahiisa Allah usoo cesho ayagoo Caabidiin saalixiin Ah maslaxo kheyr qabta Allah dhexdhigo Allahuma Aameen 🙏🙏🙏
@Sadieugo
@Sadieugo Жыл бұрын
Wan jooji la’ahay ilintyda.😔ilaahayow dhibka iyo murugada ka dulqaad😔🤲🏽
@sahramaxamed3106
@sahramaxamed3106 Жыл бұрын
Asc wll daa,uud allaha qalbiga ku qaboojiyo hooyo allaha u naxariisto awlaada Illahay ka beeray ee dhibkaas ku marisiyey qalbigooda allaha ku Soo jilciyo allah waxan kaga baryaya iney qaladkooda gartaan OO cafis ku weydiistan dibna aad u midowdaan wll samir guusha wey ku danbeysaye aqiro iyo aduunkaba inshaa allaah Allahuma aamiin
@anabelmi2342
@anabelmi2342 Жыл бұрын
Allaah SWT waxaan kuu weydiina qalbiga inuu kuu dajo😭😭😭😭😭😭😭😭👍🏽💗💗💗💗💗💗💗
@hamdamuhumed2524
@hamdamuhumed2524 Жыл бұрын
Nabigenii ugu sharafta badnaa suubanehenii عليه الصلاة ولسلام ayaa dhib la marayiyey oo nolosha lagu dhibey alhmdullillaah dhibka iyo culayska laguma waaro لا تحزن ان الله معنا illaahayba macaaga ah ha murugoon wll
@dekahaji
@dekahaji Жыл бұрын
He makes me cry 😭😭😭😭😭
@Watermelonxberry
@Watermelonxberry Жыл бұрын
Qilbiga Allah ha kuqawojiyo in Shaa Allah 🤲🏻🤲🏻🥺🥺🥺🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️
@maymuunmohamed167
@maymuunmohamed167 Жыл бұрын
Allaha raxmaankaa qalbiga hakuu qaboojiyo awlaadana hakuu hadeeyo hooyoana ha unaxariisto aamiin
@abdijibarAj
@abdijibarAj Жыл бұрын
Allah qalbiga ha u qaboojiyo caruurtiisana allah xaqa ha tuso caruur aabahood ka ilmeyiiyay waaye allah ayagana qalbigooda wanaaga soo galiyo
@rahmasalim5457
@rahmasalim5457 Жыл бұрын
Assalamu Calaykum walaal May Allah help you and make you kids kind you Allahhuma aamin, however walaal this life is test remember that, may Allah reward you, make easy!!!!!
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 Жыл бұрын
Don't despair and never lose the hope cause Allah always beside you 🙏 ❤️ qalbigaaga Allah kuu nuu riyo aamin ya rabii iska saa.max
@fawziahassan573
@fawziahassan573 Жыл бұрын
😭😭I can’t stop crying😭😭😭😭😭😭
@ayoubmohamed5939
@ayoubmohamed5939 Жыл бұрын
Hooyo Allaha u naxariisto, adna qalbigaaka allaha xasiliyo amiin amiin
@farxiyaguhaad8245
@farxiyaguhaad8245 Жыл бұрын
Ilaahay ha gar gaaro ilaahay haku hadayo caruurtaada aamiin yaa allaah
@pahjaa5562
@pahjaa5562 Жыл бұрын
I wonder how they sleep peacefully while they know what they have caused😭😭😭😭😭💔
ARIN UGUB AH OO ARGAGAX IYO LAYAAB LEH
34:40
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 114 М.
DAGAALKII 3-AAD | '3-WADAN EE SHIISHKU SAARAN YAHAY' | NATO?
19:41
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
ARIN UGUB AH OO ARGAGAX LEH,   (HEARBREAKING STORY )
38:33
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 153 М.
SAFIYA TUSMO & JACAYLKEEDA ''AJNABIGA AH' WAX BADAN KA OGOOW
37:00
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 255 М.
9-NIN OO BEERKA |  KALYAHA LAGALA BAXAY, MARKHAATIGA NOOL.
44:47
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 212 М.
Maxaa ka soo kordhay xaalada fanaanka Ismaaciil Danan?
11:01
MM Somali TV
Рет қаралды 72 М.
QOOMAAL OO MARKII UGU HORAYSAY KA WAR-BIXIYAY | XABSIGII IYO
28:08
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 91 М.
سورة البقرة كاملة لطرد الشياطين من منزلك وجلب البركه باذن الله surat albaqra
3:55:21
ToRung short film: the robber pretended to be a statue😬
0:30
настоящий чемпион
0:59
QorabogTV
Рет қаралды 6 МЛН
HE’S BACK! 😰
0:11
HeyItzPuppies
Рет қаралды 7 МЛН
Аниматоры в форме СПЕЦНАЗА: Именинника разыграли
0:21
Собиратель новостей
Рет қаралды 3 МЛН
19 июля 2024 г.
0:20
мишук круглов
Рет қаралды 9 МЛН