sheeqmaxamed afrika ookahadlay qilaafka sh umal iyo sh barbaraawi

  Рет қаралды 12,231

ARQAM BINU ARQAM TV

ARQAM BINU ARQAM TV

Күн бұрын

Пікірлер: 36
@MahaMuud-h6f
@MahaMuud-h6f 3 ай бұрын
Masha Allah
@adenmohamed4760
@adenmohamed4760 12 күн бұрын
Kheyr Allaha ku siiyo Yaa sheekh
@Xareeed
@Xareeed Жыл бұрын
Sheekhani waa raggii uu Sheekh Barbaraawi ka cabanayey ee uu lahaa, "Hadalkaygii galbeed jirey ayey bari ula kaceen." War sheekh nin culimo ah baad u muuqaal egtahaye wax hubso oo hadalkaaga ka fiirso. Subxaanallaah!
@salim-designer19
@salim-designer19 Жыл бұрын
الله يحفظك شيخ محمد
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 3 ай бұрын
مشاءالله تبارك الله مبروك
@faysalJunior
@faysalJunior 11 ай бұрын
Ictisaamkii waa soo dhigteen wallee alle xaqA haydin tuso sh barbaraawi waa caalim wuu idinka cilmi badan yahay
@Ismacilmaxamad1
@Ismacilmaxamad1 Жыл бұрын
Hadalka sheekh barbaraawi soo dhagayso horta bal
@SamowadegeneraltradingSamowade
@SamowadegeneraltradingSamowade 11 ай бұрын
Shekh umal wa caalim weyn barbarawi waa arday jadiidiya ah
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 11 ай бұрын
waa oday qabyaala daysta ah umal diintu waa inay waxa xun kuu diidaa
@dannanemedia6445
@dannanemedia6445 Жыл бұрын
سبحانك هذا بهتان عظيم..
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Жыл бұрын
Sh.waxiska hubso Inta aanad soo fadhiisan social.media maad fahminba waxa labada sheekh ayisku maandhaafeen
@abdikarimdahir2335
@abdikarimdahir2335 Жыл бұрын
sh wax hubso hubsimo halbaa lasistaa shiqa saas maoran ee ilahay kacabso hadalkisa dhageso kuna xisabtan inaa ilaahay hor istaagi donto
@Fooz-xc5ct
@Fooz-xc5ct Жыл бұрын
Sh barbaraawi dhagayso horta Intaadan kahadlin
@AbdirahmanAli-t8j
@AbdirahmanAli-t8j Жыл бұрын
تثبت أخي
@Fooz-xc5ct
@Fooz-xc5ct Жыл бұрын
Wadaadkaan waa seefladuul
@abdifatahyarow1971
@abdifatahyarow1971 Жыл бұрын
Umal waye horta umul ma aha,SAS ogow
@CiiseHaaji765-zl2yn
@CiiseHaaji765-zl2yn Жыл бұрын
Shekh baraawi waxu yiri xamaas waxay aminsanyin ku dhaqanka dasturka arintaa oo an ka yaabay😮
@axmaddeeq9399
@axmaddeeq9399 11 ай бұрын
Horta shiikh barbaraawi muu khaldamin lkn wuxuu yidhi islaamku inuu hub u urursado cadawga ayuunbuu yidhi waxkale muudhan
@mukhtarahmed1776
@mukhtarahmed1776 Жыл бұрын
Waxa muuqata sheekhani in aanu hadalka Sheekh barbaraawi dhagaysan.
@abdikarimdahir2335
@abdikarimdahir2335 Жыл бұрын
shiiq wax hubso hubsimo halbaa lasistaa shiqa saas maoran ee ilahay kacabso hadalkisa dhageso kuna xisabtan inaa ilaahay hor istaagi donto
@moustafaali7297
@moustafaali7297 3 ай бұрын
Carabtu waxay widhaahdaan بل في الزمزم تشتهر
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 11 ай бұрын
Sheekh barbaraawi waxaa laguheystaa wuxuu wax kasheegay ictisaam iyo alshabaab iyo takfiir iyo oo wahaabiya ah
@awaaare718
@awaaare718 Жыл бұрын
Waxan wadaadkani sheegayo sh barbaraawi muu odhonba waxaa muuqata inaanu dhagaysan hadalkii sheekha ama in been loo sheegay wadadkan iyo war aan jirin.
@محمودطاهر-ل7ب
@محمودطاهر-ل7ب 6 ай бұрын
Sh adiga hadalkaagu waa isburinayaa ma aadan fahmin waxay isku khilafeyen labada shaykh
@TogdheerBurco-x3p
@TogdheerBurco-x3p 11 ай бұрын
odayaashii odhan baa berberaawi sida baran barada ugu soo yaacay
@MegaSacad
@MegaSacad Жыл бұрын
sheekh been baad ka sheegaysaa. ilaah ka cabso. afkaagu waa qalloocan.
@KhaalidMaxamed-w1m
@KhaalidMaxamed-w1m Жыл бұрын
Sheekh been baad sheegtay
@numan1tarr14
@numan1tarr14 11 ай бұрын
Kkkkk imika dabka ayaaad shidaysa adigu
@liibaancumarlibancumar3414
@liibaancumarlibancumar3414 Жыл бұрын
Waxa muuqata in aanu sheikh barbaraawi hadalkiisa dhagaysan ama aanu fahminba mawduuca la isku haysto
@معلمإسماعيلجامع
@معلمإسماعيلجامع Жыл бұрын
أخطأت
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 11 ай бұрын
barbaraawi waad ka abuuranaysaa sidaasna uma hadli beenta waa xaraan
@koorakayse4975
@koorakayse4975 Жыл бұрын
Wll xaqa aya inaga hadan muslimin nahay wax kasta inoga muhimsan barbarawi wu qaldamay may ahay inu hadal ka keno dagalka yuhuda iyo flastin inu u duceyo ayay ahayd Lakin hala yabin wahabiyo iyo madkhaliyo aya nocasi ah jihadka way nacan
@abdirahmanyahye4388
@abdirahmanyahye4388 11 ай бұрын
هذا الشخص اصلا مافهم قضية النزاع لأن الشيخ عبدالله البراوي ما دافع اليهود وان دافع فهذا كفر وأقول لك يامتيحر اتق الله وأفهم القضية
@abdalla_guul
@abdalla_guul 11 ай бұрын
Wll qli Adiga ayaa si qaldan wax u fahmay si guud ayuu sheekha uga hadlay ee muu dhihin sheekha ayaa Yahuuda Taageeray Alle ka dhawrso Adigana wll
@digmosahal5686
@digmosahal5686 11 ай бұрын
War beenta joogi adiga aya duulin waad sheikh Beerbeerawi muu oodhan waxa aad kuhadlaysoo waxa tiihin shadadan dadka been ka sheegaya joogi duulinka aad waado
@xasancdiiriye7658
@xasancdiiriye7658 10 ай бұрын
Wax aadan soo hubsan umada lalamasoo horfadhiisto Bal soohel meel shiikh barbaraawi Uu falastiin kudigtay Aad baad uqaldantay wax aadan hubsan ayaad kunabaysaa shiikha naftaada umaad tudhin been cidkastaa aragtona meesha waad lasoo fadhiisatay
SUUFI KU BEEN ABUURANAYA SH.MAXAMED C-WAHAAB
16:30
Suna Media
Рет қаралды 21 М.
sheekh dirir kalmadaha ka saxay Sheekh umal iyo Sheikh Barbaraawi
1:17
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 4,9 МЛН
ТВОИ РОДИТЕЛИ И ЧЕЛОВЕК ПАУК 😂#shorts
00:59
BATEK_OFFICIAL
Рет қаралды 6 МЛН
СКОЛЬКО ПАЛЬЦЕВ ТУТ?
00:16
Masomka
Рет қаралды 3,4 МЛН
25 November 2024
0:20
Sumita Bhattarai
Рет қаралды 1,6 М.
waraysi xasaasiah aanlayeelanay sheeqmaxamed afrika: asigoodhameestiran:
16:48
sheeqmaxamed afrika ookahadlay muqaalafaatka kadhaco meelaha quransaarka
8:49
Ҳаҷҷи бемаҳрам
19:32
РУШД ТВ
Рет қаралды 118 М.
Tirinta codeynta Wareega lowaaad ee Dorashada Jubaland
13:16
Hiiraanweyn
Рет қаралды 3,2 М.
Turn Off the Vacum And Sit Back and Laugh 🤣
00:34
SKITSFUL
Рет қаралды 4,9 МЛН