Shiico Waa'ayo Caqiidadeeduse Waa Maxay? Sh.Barbaraawi

  Рет қаралды 30,638

Baraarug Media

Baraarug Media

Күн бұрын

Пікірлер
@HassanMaxammad
@HassanMaxammad 5 ай бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخ
@alinoormaalimali
@alinoormaalimali 4 жыл бұрын
حفظک الله حفظا واسعا جزاك اللهُ‎ وکثر الله امثالک
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Sheekhani waa Shuyuukhda Soomaalida ugu aqoonta badan dhanka diinta sidaan maqli jiray
@mohamedabdirahman9659
@mohamedabdirahman9659 2 жыл бұрын
Haa wlhi wa caalim Alle habarkeeyo xaqa ku adima sunni ah runta aan Ka gaban diinta ilaahayna ukhidmeeya, wakhtigiisana barashada ku qaata
@abdidhergane8680
@abdidhergane8680 4 жыл бұрын
Waa DAALIM...qawaarij ah.... sunniyiinta iyagaa islaamka halkaa dhigay....
@IkraamAsturan-in6ns
@IkraamAsturan-in6ns 5 ай бұрын
Walaalo aflagaadada ka daa culimada ado kaliyaa illaahay hor istaagaya adoo kaliyaa qabriga galaaya,
@youngash6411
@youngash6411 4 жыл бұрын
maash Allah walaala Barack Allah feek sheikh
@axmedtooti2210
@axmedtooti2210 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا يا شيخ بربراوي
@Ajanaale
@Ajanaale 4 жыл бұрын
sheekh abdilaahi allah ha ku barakeeyo
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
14ka qof ee Disklike saaray sow shiico maaha
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 6 ай бұрын
Jzk lakiin ogow Somali walasogalay alaha shiico hanaga badbadiyo
@mossgaming
@mossgaming 4 жыл бұрын
Jizakumallaah Sheekh.
@ubahhayaan5598
@ubahhayaan5598 Жыл бұрын
Subxanalah😢ilaaahay hasoo hadeeyo kuwaas gaalo waxba ma dhaamaanbe
@abdihassan6201
@abdihassan6201 4 жыл бұрын
جزاكم الله خيرا
@Abu_Salman_Somali
@Abu_Salman_Somali 9 ай бұрын
جزاك الله خيرا
@calijamac6040
@calijamac6040 4 жыл бұрын
Maasha Allah jasaakallaahu khyran
@taloiyotusalechannel7469
@taloiyotusalechannel7469 4 жыл бұрын
Ok
@aishaibraahim5124
@aishaibraahim5124 4 жыл бұрын
Asc soomaaliyey.diinta.barta oo aflagaadada iska.daaya ilaahaw dadkayaga xaqatus aamiin
@fuaadali1088
@fuaadali1088 3 жыл бұрын
Jasaaka allaahu kheyr
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 4 жыл бұрын
Sheikh barbaraawi xafidahullah💯💕🙌
@bashiiraabdi3086
@bashiiraabdi3086 4 жыл бұрын
Waa munaafiqiin xaasidiin dejaaliin ah
@faadumoclaahiahmed6421
@faadumoclaahiahmed6421 4 жыл бұрын
Mansh allaha shekha ilahay haku xiftiyo amin jasakL khayran
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 8 ай бұрын
Kani waa caruur ee sheekh maahaa .axaabta hadaad qaaar diido waa banaantahy laakiin dadka lama caayo
@cumarcabdirisaaq420
@cumarcabdirisaaq420 4 жыл бұрын
Sheikh barbaraawi alle hakaa abaalmariyo baraarujinta aad ka loogu baahnaa
@nasrahaji1799
@nasrahaji1799 4 жыл бұрын
Mansha Allah
@sahraismaaciilyuusufsahrai7510
@sahraismaaciilyuusufsahrai7510 4 жыл бұрын
Subxaana llaahma sheekh barbaraawibaa aflagaadaynaysaa soo baro maxamad binu wahaab siduu ahaa shiicana waxaad leedahay isku kutub baynu nahay iashcariyo iyo shiico meelbay iska shabahaan sidaasaad utaageerysaa
@sahraismaaciilyuusufsahrai7510
@sahraismaaciilyuusufsahrai7510 4 жыл бұрын
Iillaahay sheekh haku barakeeyo
@drmaahir4864
@drmaahir4864 5 ай бұрын
​@@naasirjaama603 waxan shiici ahayn oo sidaas sheekha u caayaa shiicadu weligeed bal waxay muslimiinta u wabatay soo sheeg
@Abu_Salman_Somali
@Abu_Salman_Somali 4 жыл бұрын
حفظكم الله
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Maashaa allaah allow ku xafid adiyo shiikhyada wanaagsan
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Spomaalaay barta caqiidada axaadiista iyo diinteenu waxay yiri waa sax laakiin shiico ma rabto diinta saxa ah waana baadi shiico
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
beentaa wax hubso oo baro
@mawjama831
@mawjama831 4 жыл бұрын
Oo haddaa ma madkhaliyiin baa islaam iyo diin Raba?! Diintoodu sow maraykan iyo yuhuud u jaajuus ma aha?!
@cudoondhuux5185
@cudoondhuux5185 4 жыл бұрын
Allah ku xifdiyo sheeikh Abdullahi barbarawi shiico allah naga qabto wadamadii suniyinta ahayenba wala babi iyay maxa naga galay shiico waliba aflagadeynayan asxabtii janada logu bishireyay ayago adunka jogan
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
waryaa shiico waa dad Muslim sooma salaada xajiya intaa kabadan maxaa karabtaa kan sheikh maaha waa beenlow
@ismailismail510
@ismailismail510 4 жыл бұрын
ar r Shia waa kufaar, Allah kaabaq
@inamxmdsheekh1978
@inamxmdsheekh1978 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf munaafiqiinta xitaa we soomaan weyna dukadaan...
@fuaadali1088
@fuaadali1088 3 жыл бұрын
M.a
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Waa jaahiliin xaasid ah shiicadu
@abdikaniqaloon3440
@abdikaniqaloon3440 4 жыл бұрын
quraanka: " waxaad tidhaahdaa nebi muhamdoow xaqii waa yimid baadilkina wuu leexday oo tagay baadilku wuxuu ahaday mid leexanaya oo baydhaaya". shiikhu wuu inoo cadeeyey xaqa
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 жыл бұрын
Muxuu xaq cadeeyey waa beenale jaajus ah oo diintii alle ku gafaya isaga oo difaacaya madhab sucudigu leeyhay malinka qiyame alleh hortiisa beentan haka hor cadeeyo
@Nuurcalaanuur3710
@Nuurcalaanuur3710 4 жыл бұрын
@@naasirjaama603 mujrim ayaa tahay diinta allaah ayaa weerar ku tahay sacuudiga iyo annaga waa sax waxay nu nahay walaalo waxaa na kulmiyay diin lkn shiico waa kuwa soo dirsatay yahuuud oo ku dhahday isku ekeysiiya ka dibna dadkasoo wata camal lkn alxamdulilah diintaan ilaahay wuxuu u yeelay mujaahidiin oo ka mid ah sheyqaan waxaana diyaar u nahay diinta inaan daafacno af iyo adin insha allah
@calculusmouse3227
@calculusmouse3227 4 жыл бұрын
Ahlu sunnah iyo shiico halley Iska soo galaan !!!!
@apdalarashiit7193
@apdalarashiit7193 3 жыл бұрын
🄶🄰🄰🄻🄾 🅆🄴🅈🄴 🄸🄽🄺🄰🅁🄸 🄺🅄 🄳🄷🄰🄲🄳🄴🅈
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 4 жыл бұрын
Maansha allah
@hodanibrahim6033
@hodanibrahim6033 4 жыл бұрын
Illaahayoow xaqa iyoo toosnaanta nagu sug gaalo iyo shiicana sharkooda naga nabad gali
@hoodosaeed6064
@hoodosaeed6064 4 жыл бұрын
Shiico waacadawga diinta Islaamka
@mahmoodsamater
@mahmoodsamater 4 жыл бұрын
12 imam ayeey caabudaan,
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Allow ku xafid sheikh barbaraawi
@sangemohammed2057
@sangemohammed2057 4 жыл бұрын
Oo sheekh ragani carab maaha af carabina kuma hadlaan kutubta aad sheegaysaana waa af carabi culimada aad sheegaysaan magac carbeed bay leeyihiin sidee taasi isu qabanaysaa
@Abu_Salman_Somali
@Abu_Salman_Somali 4 жыл бұрын
shiicada ciraq iyo baxreyn iyo lubnan iyo suriyah miyanay shiico ahayn carab ah !!!
@mansurahmed5069
@mansurahmed5069 4 жыл бұрын
ALLAAH DARTII AYAAN KU JECELAHAY SHEEKHUNA BARBARAAWI ALLAAH HAKA ABAAL MARIYO IYO DENBI DHAAF
@mansurahmed5069
@mansurahmed5069 4 жыл бұрын
ALLAAH HAKU XAFIDO KUNA SIYAADIYO CIMRI IYO CILMI BADAN
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
haku dambaabina lkn shiicadu islaam nimada waa kujiraan lkn waxba kaqaldan
@abdiwelimousse4601
@abdiwelimousse4601 4 жыл бұрын
Ninka ku gafaaya hooyaden caasha , iyo asxaabta rasuulka , kitaabka Allah leh ma dhama leh , ayad leedahay wa muslimiin , raafidadu kuwo diinta ka baxay weyaan ... shiicado dhanna sidaa ma sameeyan ee wa raafidada shiicada ah oo maanta shiicada badankodu yihin.
@naasirjaama603
@naasirjaama603 4 жыл бұрын
@@abdiwelimousse4601 waar waa beentii quranka shicadu way aamin sanyihin kani dinta sucudiga ayuu iibinayaa ha ku kadsoomin
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
sheikh maahan nin dhahaya dad wlaaleheena oo sooma salaada xajiya waa gaalo waa kaadiiday laaluushka carabta waa dhamaan
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
waa islaam gaalo laguma odhankarro sheekhdirrir ayaa sheegay kani silifi
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Shiicada iyo Erdogan baa saaxiiba, Soomaaliya-na Shiicadaa lagu darayaa Idinkuna ammaana.
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
@@Between-earth-and-sky agu dhunigaaga iska qaado somali wahaabinoqda ayaa lagu laalushaaa adna lamid baa thy
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
@@zayidmeeaad8660 Ilme aan waxba fahansanayn baad u muuqataa
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 4 жыл бұрын
Ma wada doodi karno adeero
@foos7330
@foos7330 4 жыл бұрын
Asc sheeq masha alah ilaahey ha hanaga qabto shiicada 🤲🤲🤲🌹
@faadumoclaahiahmed6421
@faadumoclaahiahmed6421 4 жыл бұрын
Foos wsc wlll
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
shiico waa dad Muslim ah kan imaraad ayaa soo laaluushay
@foos7330
@foos7330 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf sax waa muslim laakiin si bey uqaldanyihiin aniga waa deriskeyga dhagax bey is hordhigaan markay dukanaayan
@maxamedamiincabdi3977
@maxamedamiincabdi3977 4 жыл бұрын
Allaah haku xafido
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 8 ай бұрын
Ma muuse dalabaa quraanka lagu xukumaa bal beentan dhagayso
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Allow cadowga islaamka bur buri
@mawjama831
@mawjama831 4 жыл бұрын
@Wadan Jecle madkhaliyiin baa kow ah
@maxamedaxmed9570
@maxamedaxmed9570 4 жыл бұрын
Shiico iyo Israil in latageero keebaa haboon
@bashiiraabdi3086
@bashiiraabdi3086 4 жыл бұрын
Kkkk wlhy shiicada bilowgeedii yuhuud baa aasastay ilahada culumadooda waaweyn waa yuhuud waana is og yihin
@xasanbaluu2947
@xasanbaluu2947 3 жыл бұрын
adiga yaa kuusoo wariyay in shiico gaalo hishiis latahay
@kaafiafriga3032
@kaafiafriga3032 4 жыл бұрын
masha alaah culumada waydii wixii mad madaw kaagala
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 4 жыл бұрын
Walaahi ogaa waar diinta iyo caqiida sunada walaahi shiico waa cadowga diinta iyo sunada
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
beentaa wax hubso sheikh waa la laaluushay imaraat
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
naa iska hubso salifi ayad maqashee gaalo xiitaa lagu oran maayo shiicada lkn waxkaqaldanbaa jira lkn islaamnimodooda laguma dheelaayo sh.dirrir ayaa lawaydiiyay wallahi
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 4 жыл бұрын
sheekh dirir ayaa yidhi lama fogaynkarro islaamka lagamana saarikarro islamnimada wallaahi lkn waxbadan oo kuqaldanina waajiraan ????
@bardaax
@bardaax 4 жыл бұрын
Waahaabiyow shiicadu waa dad islaam ah ee ka hadal wax kale
@omarmohamed5120
@omarmohamed5120 4 жыл бұрын
Kuwa gaalada u dhuunta dadkoodana ku baabaishay mujaahidiintoodu gaalada hubeyso tababarto waa sunniyiinta naga iibso maskaxdaa xor baa u tahay shiikhunaa
@maxamedaxmed9570
@maxamedaxmed9570 4 жыл бұрын
Sucuudiga kawaran Israil buu tageeraaye
@cmcxasanm7979
@cmcxasanm7979 4 жыл бұрын
Yuhuuda,iyo nasaarada sucuudiga baa la safan,shaacaduna wey ka Soo horjeedaa
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 8 ай бұрын
Nin dad iyo diimo caayaya ma sheekhbaa😂 kuwa ku dhagaesanaya ayaa kaa daran😅kani waa jaahil wahaabiya .shiico masaajidka kama caydo muslimiinta ama diiimaha kale
@mahadsalfi8321
@mahadsalfi8321 4 жыл бұрын
Yaasiin jaahil shiiqa daliil buu keenay ee waxbarta ictsaam iyo daba dhilifkooda shiicada difaacaya
@kildhikildhi2949
@kildhikildhi2949 8 ай бұрын
Diimuhu waa isku mid waa la dhaafay wakhtigii diimaha la aflagaaden jiray.waaa beenaale .waa wahaabi beenaale 😅😂😂
@ibrahimmohamed3073
@ibrahimmohamed3073 4 жыл бұрын
Kan afka weyn ma suudiga soo direy
@ugaasraage4178
@ugaasraage4178 4 жыл бұрын
Sucuudigaa la qaatey iyo shiicada
@engasadaxmed8800
@engasadaxmed8800 5 ай бұрын
Adiga ayaa ka xun oo yahuud iyo maxamed bin salman la socda iyo wahaabiyo
@mustafaabdi490
@mustafaabdi490 4 жыл бұрын
Sheechadu way limeen
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
beentaa
@cmcxasanm7979
@cmcxasanm7979 4 жыл бұрын
Shaaco waa Muslim,wax la idinka weydiin mayo,Somali oo suni ah baad ku layseen,tanina waa mushruuc aad ka Soo qaadateen sucuudiga,xataa warkama haysaa manhajkooda
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro 4 жыл бұрын
Sheekhoow aayada الشيخ ‏والشيخة إذا زنيا، فارجموهما البتة Ee aad tiraahdaan Quraanka ayey kamid aheyd ee Kitaabka Bukhaari ku qoran aaway halkeey Quraanka kaga jirtaa? Shiico waxaad ku eedeyneysaan wax aad adinkuba aaminsantihiin cida aad qaldeysaan anaga ma ahan sheekh.
@bashiiraabdi3086
@bashiiraabdi3086 4 жыл бұрын
Kaaga mushakiga ah ficiilkan iyo xukunkan nebi mohamed nnkh baa ficil ahaan u rajmiyey oo fuliyey illaahay khayrka haku tusiyo adiga inta kula mid ahba anaguna ha naugu sugo
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro 4 жыл бұрын
Abshir A abdi Marka Aayadaas aan soo qoray in ay Quraanka ka maqantahay oo uu Quraanku nuqsaan yahay ayaad aaminsantihiin ee maxaad Shiicada ka duwantihiin?
@bashiiraabdi3086
@bashiiraabdi3086 4 жыл бұрын
@@HamzaMalik-ez4ro quranka nusqaan maaha hadaad aaminsantahay diinla aan baa kuhaysata adigu iska shiicada adigu naftaada maaree iyada wax lagaa weydiinayaye ta kale awaxay ka midtahay quruunki nebeiga lagusoo dejiyey oo sida axaadiista ku cad waxaa saaxiibadiibadii baa ba cadaynaya inay akhrin jiren markaa intuu nebigu nnkh noolaa ee quranka lagu soo dejinayey marba qayb munaasib ah Inqaar lamasaxay akhrintodii oo xukunkoodii joogo qaar xukunkooda la masaxay oo akhrintoodii joogta quraanka waa ku badan tahay waana awooda allah hawl kutaal maha keliya inaad raacdo o rumayso baa kugu waajib ah hadii aad ka muranto ama shaki kaagalo adaa ku halaagssmaya
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro 4 жыл бұрын
Abshir A abdi Adiga muranka cidlada ah intaad iska deysid Shiicada waxa uu sheekhan ku heysto sow ma ahan in ay aaminsanyihiin Quraanka ayaa nusqaan ah dee sow isaguba ma aaminsana in ay aayada aan soo qoray Quraanka ka maqantahay? Adiga waxaan u maleynayaa inaadan qoraalkeyga fahmin, Aniga ma aaminsani aayad Rajmin la yiraahdo oo quraanka ka luntay ama ay Ri’ cuntay sida ay Axaadiithta qaar sheegaan ee waxaan aaminsanahay inuu Quraanku kaamil yahay wax ka maqana aysan jirin.
@HamzaMalik-ez4ro
@HamzaMalik-ez4ro 4 жыл бұрын
Abshir A abdi Wadaadkan iyo Kooxdiisa iyaguba waxey aaminsanyihiin in ay jirtay aayad sidan u qorneyd الشيخ والشيخة إذا زنيا فارجموهما البتة Hadana aysan Quraanka ku jirin marka bal adiga nooga jawaab aayadani xagee bey aaday maadaama aysan Quraanka aan hada heysano ku jirin? 🤔
@abdullahiomar2712
@abdullahiomar2712 4 жыл бұрын
Nahabiyow liiis ka imama 12 imams wadiga durayee Dhaman tood waa ehelubayt wadhacan kii faduma rsl nnx Kitaab ku waa is ku mid Dad ka waxan dhihi laha wax akhriya kan ookale yuu ku duufsane
@goljanogsm
@goljanogsm 4 жыл бұрын
War sheekha afka kajeedi haday dheecaanki faadumo yihiin maxaa sxbadii ugu fadliga badnayd u caayaan
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
walahi waa runtaa
@AR-cx5yf
@AR-cx5yf 4 жыл бұрын
@@goljanogsm kani waa beentii sheikh caado qaate ah dad wlaaleheena oo sooma salaada xajiya maa idhahee waa gaalo caqliga ka shaqeysii muse
@ayanbashir453
@ayanbashir453 4 жыл бұрын
@@AR-cx5yf adiga maxaa udifaceysaa shicada madigaa shiico ah
@MohamedAli-rk4sm
@MohamedAli-rk4sm 4 жыл бұрын
Shiicadada gaalada ayey kadaran yihiin markaan sisaxan uhadlo Muslkmiinta Allah sedax ayuu uqeybiyay 1- Muhaajiriin 2- Nasaraa 3- kuwiiraaca oo anagaa kamid ah qur'aan ka ayaana sheegaayo marka wixii kasooharo Muhaajiriin Nasaaro iyo Kuwiiracay oo anaga ah wax Afaraad majiraan qofkii dhahane Muslim afaraad ayaa jira qur aanka ilaahay ayuu beeniyay
4 Arimood Oo Kugu Caawinaya Hagaaga Naftaada Sh.Barbaraawi
16:07
Baraarug Media
Рет қаралды 17 М.
Caqiidada Shiicada | Qeybtii 1aad || Sheikh Shibli
1:09:03
MASJIDUL HIDAYA EASTLEIGH NAIROBI-KENYA
Рет қаралды 81 М.
Yay, My Dad Is a Vending Machine! 🛍️😆 #funny #prank #comedy
00:17
ROSÉ & Bruno Mars - APT. (Official Music Video)
02:54
ROSÉ
Рет қаралды 247 МЛН
HELP!!!
00:46
Natan por Aí
Рет қаралды 33 МЛН
Xaqiiqada Shiicada || Sh Maxamed Cabdi Umal
45:09
Salafmedia
Рет қаралды 23 М.
Ma Muslimiinba  Shiicadu || SH.Barbaraawi
15:00
Suna Media
Рет қаралды 8 М.
Shekh Abdirahman Bashir  shicada iyo suniga
1:26:12
Dire-dawa
Рет қаралды 35 М.
XAQIIQADA SHIICADA | SHEEKH UMAL
1:01:07
Daarta Xikmadda
Рет қаралды 9 М.
Takfiir iyo Shiico Waa Gaalo || Sh Xassaan
12:45
Qalaafe Media
Рет қаралды 95 М.
Shiicada Sh.Muxamed Cabdi Umal
1:24:44
Baraarug Media
Рет қаралды 292 М.
Sh Umal oo khaladkiisa u Caddaaday oo Hadana Qiran La'!
33:13
WIDE MEDIA
Рет қаралды 22 М.