HEESO XUL XAMARI Geesguud Music.wmv

  Рет қаралды 490,310

shiino1000

shiino1000

Күн бұрын

HEESO XUL XAMARI Geesguud Music.wmv

Пікірлер: 130
@ashwaqhasan6576
@ashwaqhasan6576 5 жыл бұрын
Wadan baan haysaney I feel very sad markan dawado wadankeni siduu uqurux badnaa ilahey wadan isku duuban hanaga dhigo amiiin 😭😭 from somaliland
@najmaabdi3849
@najmaabdi3849 4 жыл бұрын
Ashwaq Hasan Aad iyo aad Aamiin wllo
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
Amen 😥😥😥😥😪😫
@aaryan_poi2730
@aaryan_poi2730 3 жыл бұрын
Aamen
@AbdiRahman-ko5wj
@AbdiRahman-ko5wj 8 ай бұрын
AAMIIN WAAREWAYADII SHARAXII LATUMAAYAY SHEEKAA KADANBEYSAY 1986
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y Ай бұрын
Farxada naga qaden nolol happy kuso kornay maxa cuneysa weligey kuma fikirin😂😂
@thabqadasi
@thabqadasi 5 ай бұрын
Ayaamahii madxwyne Siyad Bare xasuus walahi 🤔☝️🌹
@sharmakeofficial4254
@sharmakeofficial4254 Жыл бұрын
Reer xmarku. Wa hindi. Tas iga qora aniga. Waliba wa. Telegu. Somalia so galay. 2000 sano ka hor. 😂😂😂😂. Heestan iyo. Ciyartaba. San. Uga. Helay. ❤❤❤❤
@ridaad007
@ridaad007 4 жыл бұрын
Allah ha u naxristo haji ikar leeb qabrigiisa allah ha u wasiciyo amiin yarabbi
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Sharaxi la tumayey sheka ka danbeysay good ruwayad
@mustafanour6133
@mustafanour6133 Жыл бұрын
Waa xusuus walaahi ruwaayadaan waxaan ku daawaday tiyaatarkii weynaa xamar waa qiurooday markaan daawaday
@mehekbintuhaji5572
@mehekbintuhaji5572 5 жыл бұрын
Ilen hindi unuka nalaga so garay masha allah dad wa dadkii hore
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Waqtigan hawenka waxey xiran jiren sarwal gono gaban qarkid sarwal daba gab timaha wan feydan jirnay o galabti markey tahay magalada hawen baeutiful aya lawada ahan jiray weligey kuma kirin berito maxad cuneysa nolosha beskeda dhisna all shaqalo dowlad ba la ahahada anba hagognane noloshi aya cakran amniga o xun qabil o cunto no noqday maskaxdi malaha farax strest aya nagu dhacaywagas lacag ayan ku firsan jirnay fanka kala sareyey kala qalisana waxan ahayn dad iska bashalo waxaba no danbeysay xabad qax qarax qabiil qoro weyn leh mid qoro yar leh mid lan dher leh mid lan gab leh nus ayan dhimanay
@toyibabdullah199
@toyibabdullah199 5 жыл бұрын
Gaarimaaye garaarkaage gaabsi ii guur makuu geeeeyeee👍
@aminahasan1394
@aminahasan1394 5 жыл бұрын
waah waah walee waqdi fiican waan soo arkay inkasdoo aan yaraa lakiin xasuus
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 4 жыл бұрын
Heesta Deeq Maqabe Dahable anigo yar ayaan wiil eedaday dhashay ayaa qaadi jiray xaafada shirkole Xamar. Alle ya raxam ninka heestaan jilayo Xaaji iiker leeb oo ku geeriyooday Muqdisho 2014 ki
@AbdiRahman-ko5wj
@AbdiRahman-ko5wj 8 ай бұрын
DEEQ IGA DHAAF ANIGAA UD00BAN DANTAA DUQA IIGA DOON DEEQ MAQABEE DAHABLAY DADKAADU AMAY IIDAYRIYAAN WAXA JILAYA XAAJI IIKAR LEEB IYO SAHRUUJA XASUUS AAN GALNAY 19986 HEESIHII KU JIRAY REWAYADII SHARAXII LATUMAAYAY SHYEEKAA KADANBEYSAY
@AbdiRahman-ko5wj
@AbdiRahman-ko5wj 8 ай бұрын
XAAJI IIKAR ALAHA UNAXAREESTO
@hassanabshir6006
@hassanabshir6006 Жыл бұрын
Geesduud shiiqaal heesaha mcaan soo daa
@mahadmusa9820
@mahadmusa9820 5 жыл бұрын
dad waa dadki hore hadalna waa inteey dhaheen
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Sharaxii la tumaayay sheekaa kadanbeysay axlaa riwaayad 😊 Gaari mayee garaarkaagee gaabsi iyo guur maku geeyee😏😂😕
@mohamedmohamud6654
@mohamedmohamud6654 5 жыл бұрын
galgalashal gaajo magoose gabal dhac maa geed lakortaa gacan keeleetaa ku jiraa kuma garabi kareiga gudoon wlh xasuus
@hamdicali845
@hamdicali845 5 жыл бұрын
I live this songs😍😎😁
@MrLooyaan
@MrLooyaan 7 жыл бұрын
Waaa Xasuus Wanaagsan ... Waxaan Filaa Waa Riwaayadii Sharaxii La Tumay Sheeko Ayaa Ka Danbeeysay Hadaanan Qaldaneeyn .
@fardowsafarax7695
@fardowsafarax7695 3 жыл бұрын
Ruunta waaye wasaxantahay👍👈😂
@najmaabdi3849
@najmaabdi3849 4 жыл бұрын
Dalkii wacna iyo dadkii wacna Allow dib nogu so celi
@khatraismail5524
@khatraismail5524 3 жыл бұрын
Heestaaa labaad xagee Ka helaa
@baashiyare3715
@baashiyare3715 8 жыл бұрын
thboyxamari amino camiri mahan waa siteey maxamed shiiq qosol wanag
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 6 жыл бұрын
Alla Ilahey kheyr ku siiyo daah iga daa saan u radidiyey le 😓
@fantastic9844
@fantastic9844 4 жыл бұрын
Dash IGA daa anigaa u duuban tantaa duqa iiga doonee caadi maahn
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 4 жыл бұрын
@@fantastic9844 deeq ma qabe dahablow dadkada amay ii deriyaane 😂👏🏽
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
Anina hada iku horayso lkn wn kahelay wlhi hees io bar ika dheh sificana wn ufahma ciyal magalan so ahan jiray in kastona xamar caday kudhalan hadana qofkiii ciyaalka xafada waaaaa fahmi karaa 😘😍😉😉😉🤣🤣 maanta dhan saan u nikinayay wn dalay hees xamariyan daraha wn fashihaa been dheh 🤣🤣😍😍😍😍😚
@guurej875
@guurej875 10 жыл бұрын
VIIIVA MY MOGADISHU VIIIIIIIIIIIIIIIIVA
@fijanta
@fijanta 6 жыл бұрын
heesta daah iga daa ninka soo dhigay hubaal sxb janadaa galee meel aan u raadsho aan laaa wlhi
@ahmedelmi2899
@ahmedelmi2899 7 ай бұрын
Bro aniga kula mid ah ila 1988 ila 2022 ayan raadinaayay final waa helay
@mohamedosmanofficial8800
@mohamedosmanofficial8800 2 жыл бұрын
Xasuus baan galay wlhi😭😭😭😭
@abdikadirabdirizak1575
@abdikadirabdirizak1575 6 жыл бұрын
nolasheenii.waxaa.ku.ciyaaray.qabiil.somali.waa.dad.iskumid.ah.waana.wiil.iyo.abtigii.iyo.adeerkiis.ama.sodohdiis.ama.sodogii.ama.seedivii.ama.dumaashidii.manakala.maarmaan.waana.la.iskukeendiray.cadaw.badan.ayaan.leenahay..wadankana.haduu.sidaa.ku.sii.socdo.waa.u.dhamaTay
@ashwaqhasan6576
@ashwaqhasan6576 5 жыл бұрын
It’s true 😭😭😭😭😭
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Sax qabil aya farxada naga qaday wagan sidan u bashalnay
@mahamedmahamed6192
@mahamedmahamed6192 4 жыл бұрын
P
@fantastic9844
@fantastic9844 4 жыл бұрын
Dash IGA daa aniga u duuban dantaa duqa iiga doonee
@farhaandhagacade570
@farhaandhagacade570 3 жыл бұрын
Doog ii baxaa tahay daymadiisa ideeqday Haba laigu soo dilo daartiin waan u duulaye
@farhaandhagacade570
@farhaandhagacade570 3 жыл бұрын
Deeq ma qabee dahabley dadkada amay ii dayriyaan
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
gabadheda iyo iyada halkan nin isla jeclana ruwayadan ku jileysa aun kaltumo sh
@aliahmedadan8466
@aliahmedadan8466 7 жыл бұрын
waaw wellaw way shidantahay hestu
@ريانحبو-ض8ذ
@ريانحبو-ض8ذ 5 жыл бұрын
Gaalbo guur waa galoo haaya gaar maxaad ii geeheysaa
@mariza101_
@mariza101_ 5 жыл бұрын
Gaari mayee garaadkadee hee gaabsi iyo guuur maku gayeee
@nabadraadshe
@nabadraadshe 8 жыл бұрын
Sharaxii la tumaayey Sheekaa ka dambeysay.
@intesarmohamed3466
@intesarmohamed3466 6 жыл бұрын
Biliis iisaxa ruwaayaddeey ku jirtey asa xaabey waan dawadey waan iloow sanahay
@kismaayok.7075
@kismaayok.7075 6 жыл бұрын
Sharaxii latumay sheeka ka danbeysay
@abdirahmansaciid3071
@abdirahmansaciid3071 Жыл бұрын
sahruuja atarisho lamid ah somaliyah masoo mari doontoh
@asadkey8474
@asadkey8474 4 жыл бұрын
Xasuus wayo wayo heeso dareen leh waye
@haniabdi1114
@haniabdi1114 11 жыл бұрын
mafahmi jirirn xamri heeso lkn hada aad ban u jeclahaywaaa heeeso qimo badan
@ismaaciilmacaawiye2218
@ismaaciilmacaawiye2218 4 жыл бұрын
Maxaa dhacay halkeed ku nooshahay wlly
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 7 жыл бұрын
😀 heesta daah iga daa 8 sano ban KZbin iyo meel walba ka raadinayay finally cawan kadul dhacay 20-11-2017 yaab anaga aragny bal miraha igu caawiya😁☺
@fijanta
@fijanta 6 жыл бұрын
Mustaf khalid sxb ani xitaa waanku daalay heestan xitaa madaxeeda lacagaa dul dhigay lkn ugu dambeen wan helay
@qalanjo9263
@qalanjo9263 5 жыл бұрын
😂😂😂😂 ninka wuxuu leyahay naa kuma rabo nagtana wexee ledahay galadaba waa gaydaa ee aniga maxaa ugu diidee I hope that help
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Sahruja ruwayadi shataxi la tumay sheka ka danbeysay houaded keclaneyso ninkey is jeclayen sheko cajib ah ruwayadan
@xuseenibrahim6427
@xuseenibrahim6427 3 жыл бұрын
ASC dhamaan salaan kal Iyo Lab technician Iyo barqa wanagsan
@abdilahiabdijama540
@abdilahiabdijama540 8 жыл бұрын
allah cizag hees watan
@OmarMohamed-to4ei
@OmarMohamed-to4ei 6 жыл бұрын
Sharaxii la tumaayay sheekaa ka danbeysay axyaa ruwaayad shimaali iyo siteey qosol wanaag
@Fatimazahra-vq8ue
@Fatimazahra-vq8ue 8 жыл бұрын
wwwww daah iga daa aniga uduuban dartaa duqa iiga doono
@moclips6180
@moclips6180 8 жыл бұрын
deeq ma qabee dahablaay dadkaada amaay ii deeriyaane.. hhhhhh
@Fatimazahra-vq8ue
@Fatimazahra-vq8ue 8 жыл бұрын
+Mo Deeq hhh daarten timaade 00 dalabkaga ley diido duurka kuugu deymaye waakuu daryeelahe l0l
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
😆😆😂😆😃
@abdullahiadan8279
@abdullahiadan8279 6 жыл бұрын
daah iga daa anigaa uduuban dantaa duqa iiga doonee. walee waxbaa ka dhacay
@AHMEDOSMAN-hp3kx
@AHMEDOSMAN-hp3kx 3 жыл бұрын
Habati waxu dhahy gacan kaleta ku jira kuma garabi kare garad lahow gaari maye garadkaga gaabsi iyo guur maku geeye. Gabadhi waxu dhahy deeq ma qabee dahabley dadkada army i deeriyan aaax sharaxi la tumayi sheyka ka danbeysy riwayad mug iyo magc leh kuwa banadiriga ugu qatarsn ay ku jirty ciyal bezani zamankoda u ahaa 😛🙌 au inti ka dhimaty fanka Somalia
@FarhiaismailMohamud-z4y
@FarhiaismailMohamud-z4y Ай бұрын
Aun kaltumo shiq aun saxib tey safiyo farey hoyaded la dhalatay don ku dhimatay yaman iyado u socoto😂😂 wilkeda aqon gabarteda jecel ugu yimid ledahay aniga ku jecel oday old tajir qabo sahrujo u dhashay isaga iga lexo leyahay arimaha bulshada qisoyin ka dhaco ruwayada qiso yab leh aroska leys ogana nagta wilka u dhashay u dhibtay iman festival aroska wilka iyo gabarta nagta shegay iney iyada isku dhashay isaga faqirka nolosha ah kuso korisay saxib teda ha I shegin wilka korso tiri
@cabdinaasiryuusufciise5901
@cabdinaasiryuusufciise5901 Жыл бұрын
xusuus darteed yaan la mantagi gaaray idinka hees ayaad ka hadleysaan jawigii waa gaas yaa ihoryimid waxaan arkay anigoo dabka iga tagay 84iyo82dhexda kaga jira safkii bilyeetiga tiyaatarka soo goostay soomaray maqaayadii sharxley ee ceelgaab kadib soo maray tabeelaha ceelgaab oo dhajisan ajanti subag waan soo baxay xagaa iyo waa bari iyo buundada hoosteed bas intaan kabadan waa suuxaa ma wadi kari
@AbdiRahman-ko5wj
@AbdiRahman-ko5wj 8 ай бұрын
SHINEEMO MACALIN JAAMAC MAFIIRSAN JIRIN MIYAA WAAGAAS WAXAA SHIDNAAY HORYAALKA TALYAANIGA ANIGA WAXAAN TAAGEERI JIRAY NABOLI WALAAHI FANAANTAAN CABITAAN KAGADE JIRAY WAXAAN KASHAQAYN JIRAY BAARKE EK FIY00RE KUYIILAY XASUUS AAN GALNAY
@ahmedelmi2899
@ahmedelmi2899 7 ай бұрын
War xar faaney waxan idin weydiyay shineemo macalin jaamac horiyaalka talyaaniga oo live kama jirinee ayado cajal ah oo ku celis ah miyad daawan jirten aniga waa yaray ee ii fahfahiya plz ciyaaraha live loga daawan jiray macalin jaamac
@ahmedelmi2899
@ahmedelmi2899 7 ай бұрын
​@@AbdiRahman-ko5wj boss waan ku salmay salan kadib shineemo macalim jaamac live may ahed mase goos gos iyo ku celis cajal ah ii fahfahi
@runsheegrunsheeg1139
@runsheegrunsheeg1139 2 жыл бұрын
heestan abwaanki quray yaa ego caawin karo
@mariza101_
@mariza101_ 5 жыл бұрын
Gacan kaleentaan ku jiraa kuuma garaabi karee iiga gudoon
@farhiaiamail605
@farhiaiamail605 3 жыл бұрын
Gabadheda ayu jecel yahay hoyadi ayaba jeclatay ruwayad qiso leh aheyd
@qaasimmohamed1441
@qaasimmohamed1441 4 жыл бұрын
Sahruja xagee ku danbeysaa?
@b.d7058
@b.d7058 5 жыл бұрын
WOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW
@ahmedduale7495
@ahmedduale7495 6 жыл бұрын
Good old days in mogadishu
@aliali-ck8cr
@aliali-ck8cr 6 жыл бұрын
Yaa waye jilaaga waa igu yaala wajigiis
@ريانحبو-ض8ذ
@ريانحبو-ض8ذ 5 жыл бұрын
Shimali axmed shimali
@diiriyeahmed6699
@diiriyeahmed6699 5 жыл бұрын
@@ريانحبو-ض8ذ Kkkk Shimaali axmed shimaali ma ahan waa nin kale Shimaali ayaa dheer si fican u fiiri
@muuminkama8370
@muuminkama8370 5 жыл бұрын
Sharif jeek
@ahmeddiiriye4624
@ahmeddiiriye4624 4 жыл бұрын
@Ali ali Waa xaaji iikar leeb AUN aabihi Banadariga sidaas ayaan u maleenayaa
@ismailmomamad5498
@ismailmomamad5498 4 жыл бұрын
Intaba ma ahin
@magacsameciise1642
@magacsameciise1642 4 жыл бұрын
wale wayo wayo
@ruqiyaali3856
@ruqiyaali3856 4 жыл бұрын
Xusuus
@ilbaxnimadasomalida6015
@ilbaxnimadasomalida6015 7 жыл бұрын
xasuus waayo waayo
@cafiwalaalkaaga8276
@cafiwalaalkaaga8276 5 жыл бұрын
Heesta geesiyo ani waa ku garti inaa jacel ku gali magaceda heeataas walal
@ibrahimbaydhabo7902
@ibrahimbaydhabo7902 2 жыл бұрын
Nice
@fatiimamohamed2377
@fatiimamohamed2377 4 жыл бұрын
Who is watching 06.12 2020
@abdirisaqmoalinahmed1416
@abdirisaqmoalinahmed1416 7 жыл бұрын
Waa xillihii wadaadadu aanay nolosha dadka faragashanjirin
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Aweys khamiis iyo siteey manoogto
@naimadahir519
@naimadahir519 4 жыл бұрын
Sitay ma heesi jirtay mise dhanka ciyarahay qabilsaneeeed??🤔🤔🤔 hada heestan waxa qadayo aweys qasim io fadumo qasim hilowle 👫ee sitay manogto ma hesi jirin OK
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
@@naimadahir519 siteey fanaabad weyn bey ahayd heestaan iyo heeso badan bey qaadey oo ay kamid tahay MININKAAGA MOOGAANTAA MALA SOO MARAAYEE Fadumo iyo siteey dad la isku qaldo ma aha ee tartiibso
@maxamedabdulahi3991
@maxamedabdulahi3991 Жыл бұрын
Aan idin saxo ma nogto ma aha waa sitey qosol wanag
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Sahruja best jila
@SaqiirnuurAdan
@SaqiirnuurAdan 5 жыл бұрын
M.a.sharx.latumay
@mohamedmohamud6654
@mohamedmohamud6654 5 жыл бұрын
ruwayadiii rafaad iyo raaxo
@mohamedmohamud4554
@mohamedmohamud4554 8 жыл бұрын
waka ka gariire gawigagee
@aweysomar7439
@aweysomar7439 11 жыл бұрын
naag dhagarteeda lama gaaro kolba waaaa key doonto
@abdifitah9722
@abdifitah9722 3 жыл бұрын
👍
@Baba20240
@Baba20240 4 жыл бұрын
Watàa qabiilkii la tumay qabiil ayaaka dabeeyay ahaa kkkk
@magacsameciise1642
@magacsameciise1642 4 жыл бұрын
girasha mane go ankeyda garo galabta gadal urac
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Aun kaltuma shiq
@nasria-razack4550
@nasria-razack4550 9 жыл бұрын
hhhhh walahay dhab baan u qoslay bal ruwaayadan eega
@nuurmaxamed8309
@nuurmaxamed8309 4 жыл бұрын
Nuurmaxamidcali
@hassanshoobare4395
@hassanshoobare4395 7 жыл бұрын
hesta labad magacet hestas aya iga dhaxbaxday
@husseinismail2420
@husseinismail2420 6 жыл бұрын
hassan shoobare riwaayadii sharaxii la tumaayey sheekaa ka dambaysay
@munalisa3894
@munalisa3894 6 жыл бұрын
Deeq maqabee
@dhegadheer2600
@dhegadheer2600 6 жыл бұрын
Daah iga daa aa la dhaha saan u radin jiray waa daalay
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 7 жыл бұрын
miraha wa ok lkn akshinka kama helin
@juungaljuungal5656
@juungaljuungal5656 5 жыл бұрын
negm
@seygasamanta6358
@seygasamanta6358 2 жыл бұрын
Plo
@abdallagullwarsame2464
@abdallagullwarsame2464 2 жыл бұрын
WAXAA XAQIIQO AH SABABTA ILAAH UGU CAROODAY UNA BUR BURIYEY DAD %100 MUSLIM AH INEY SIDAN TAHAY,
@farhiaismail5084
@farhiaismail5084 4 жыл бұрын
Marisa
@saadiyaahmed7792
@saadiyaahmed7792 2 жыл бұрын
Mahamed Cabdow saalim
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 5 жыл бұрын
Daadis iga dheh gabadha dhulkoo ku jiidey Maxaa loo lahaa dumarka Somali was qaali 😂 Laakin true love never ends if Somali girl loves you no matter what she will try everything to get you even if you don’t deserve her if you believe it like ha iga baqiilin waryaa muryooley 😂 😂 😂
@alikiayani1046
@alikiayani1046 11 жыл бұрын
youtube
@intesarmohamed3466
@intesarmohamed3466 6 жыл бұрын
Biliis iisaxa ruwaayaddeey ku jirtey asa xaabey waan dawadey waan iloow sanahay
@qaliahmed5526
@qaliahmed5526 6 жыл бұрын
intesar mohamed sharixii la turmay sheeko aa ka danbeeyey
@qaasimmohamed1441
@qaasimmohamed1441 4 жыл бұрын
Sahruja xagee ku danbeysaa?
@ahmedelmi2899
@ahmedelmi2899 7 ай бұрын
Zaharuuja allah u danbi dhaafe waxay jogta denmark ayido ka tooba keentay aflaanti aay jili jirtay allah u aqbalo amin dhamaanteyna
RIWAAYADDI JISAARKI JACEYLKA
50:25
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 150 М.
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 105 МЛН
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 708 М.
Крутой фокус + секрет! #shorts
00:10
Роман Magic
Рет қаралды 39 МЛН
Rafaad iyo Raaxo 11.flv
14:59
Xildiidtv
Рет қаралды 48 М.
GAALBA GUUR WAA GELOWHAAYAA
5:54
shiine101
Рет қаралды 452 М.
HEESO KABAN QARAAMI XUL AH AAD U MACAAN GEESGUUD MEDIA
25:51
shiino1000
Рет қаралды 41 М.
XAAJI IIKAR LEEB IYO SAHRUUJA CODKA KILLER IYO MARYAN NAASIR CADAABTII CAASHAQA
7:30
Shariif Jeeg iyo Faadumo Qaasim
5:56
Shiine Media
Рет қаралды 920 М.
Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
8:26
Khaliif Faarax Xayir
Рет қаралды 2,3 МЛН
HEESO QARAAMI XUL AH AAD U MACAAN BEST GEESGUUD
43:41
shiino1000
Рет қаралды 251 М.
RIWAAYADDI FIKIR IYO FARAX JACEYL
43:50
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 95 М.
RIWAAYADDI GACALKI MAXA KALA GEEYI
54:07
Ina Iftiinka Banaadir
Рет қаралды 81 М.