SHIRKADAAN RAGGAAN AYAABA SHAKI GELINAAYO

  Рет қаралды 34,164

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 554
@ASAD.HAJIO27
@ASAD.HAJIO27 2 жыл бұрын
Hadal Afkaga ka so baxey waxaa ugu macaan saliga nabiga Muhammed SCWSCW ❤️ ☝️
@KOKOBULLE-it5e
@KOKOBULLE-it5e 2 жыл бұрын
Inta jecel nabi Muhammad (ﷺﷺ) isoo raaca ❤
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@shaafinho1539
@shaafinho1539 2 жыл бұрын
Great @Hosow Pro mesheeda Ayaad Dhigtay .
@MiinaApdi
@MiinaApdi 2 жыл бұрын
Walaal Hoosow anigu koleey Video gaas waan daawaday Waana iska caadi inaad is bar bardhig samsyso Dadku isku mid ma ahan Noolow Cadowgaaga allah jabiyo❤🙏
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@MiinaApdi
@MiinaApdi Жыл бұрын
@@Libilwstudio waan ku Saray huuno
@Haykal5
@Haykal5 2 жыл бұрын
The best person ever the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad صلى الله عليه وسلم🫀♥️✨️
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@abdinajibmwalimu4387
@abdinajibmwalimu4387 2 жыл бұрын
Ur educated man ur above this people the only thing I can say well done ✔
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@faisalabeey6823
@faisalabeey6823 2 жыл бұрын
Positive Ayaad u hadashey bro Aqlaaqda wanagsan in lagaa bartaa waye sxb hore u soco
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:2622
@GAANI.
@GAANI. 2 жыл бұрын
(قال النبي صلى الله عليه وسلم) أعوذ بعز الله وقدرته علي كل شيء من شر ما اجد. 💜
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@laampepoy2361
@laampepoy2361 2 жыл бұрын
Your are very humble person manshallah wll shaQsiyaD aad uwanagsan baad Leedahay oo aan jeclaan lahaa in aan yeesho💛
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@daadir3042
@daadir3042 2 жыл бұрын
Midkasi fiican Allah waydii
@jamaaltalosame789
@jamaaltalosame789 2 жыл бұрын
Nin Akhlaaq iyo aqoon leh mashallah macalin
@Abdiqadir9
@Abdiqadir9 2 жыл бұрын
Xaqiiqatan SI wacan ayaad u hadashay hossow wll 👏 Hadanu markhaatiga alle ee aduunka nahay waxan markhaati kacaya in dadka faro ku tiriska ah ee hadalkooda iyo quluubtoodu isleeyihiin inaad ka mid tahay cidii caaqil ahi way Fahmi karta qabqablayaashana ay laf loo tuuray ayaa karaamo dhaama waayo waaba aY lkn biniadam alle swt karaameeyey in laf loo tuuray damiirkiisu qof iska laaladi faray waa qof madhan if iyo aakhiraba dulayzan , Hadalka waxan kuso koobaya somaalaaY Qofkii khaldan aYnu iska dhex saarno waa hadii damiir shaqaynayo 🙌 Unfollow Aya careers kooda dhan ku xidhan Yahay wax fahmo daaqada aynu ka tuurno wixi qaloocaba 🤝🤞
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@shamsamohamud2795
@shamsamohamud2795 2 жыл бұрын
You are very humble hosow abwe somali horay ugu maahmahday "nina si uyiri nina si uqaatay" mrka hadii aad raali gelisay horay ugu soco wish you good luck 🤞
@amiiramohamud1607
@amiiramohamud1607 2 жыл бұрын
M.a hossow qof aqli u saaxib ah haddana aqlaaq leh Aya thy social media somalida badna waxay u isticmalan si xun lkn adiga hore u soco si fcn oo aqon Ku dhehan wax ugu shegtay dadkas big respect🥰
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 2 жыл бұрын
Ani face book maba galo waxaan odhan goormay dhacen si kastaba ha ahaatee ha u joojin dadka ka xun hormarkaaga io heerka aad nolosha ka gaadhay ustaad walee qof lagu daydo waa tahay ustaad qofkasta oo dhalinyaro aha maanta wuxuu rajeeyaa inuu adoo kale noqdo ustaad waan Ku salaamay🥰🥰
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@Xaadqabaaze
@Xaadqabaaze 2 жыл бұрын
@@Libilwstudio wn Ku saaray wll
@Hib-q3y
@Hib-q3y 2 жыл бұрын
Anigu wax khalad ah anba xaad gudub ad samaysaay ma arkayo hosow horeenaa uma araag ee wllo mashallah hore uu soco.
@Cebla99
@Cebla99 2 жыл бұрын
11:40 "waxa maqli jirray maroodiga takarta saran uma jedda kan kel tan saran buu ujedda" asaga maba is arko , so somalida oo dhanba si wax ufahan ah oo marwalba problem radis waye waxa Xamasada ukennaya Bay raban☹️hossow Pro u are a gentleman keep going
@abdifatahrashiid3011
@abdifatahrashiid3011 2 жыл бұрын
waa malintii igu horaysay laba sano oo Aan ku xidhnaa hosoow isagoo ladhalilayo Aan arko wall siisharaf lee ayaad ugu jawabtay mardambe Dadka mangaabkah haw jawabin 🙏🤴
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@RawdaAhmed67
@RawdaAhmed67 2 жыл бұрын
Videogas anigu wan dhamaystay wax dhaliil ah ama dad aad ku atagayso kuma arkin Wllhi bowe dadkas waa dad jiran o xanusan Allah caafiyo
@maida2525
@maida2525 2 жыл бұрын
Hoosow videogaadii hore waan daawaday kana sidoo kale xaqiiqdii wax xanaf ah kuma arkin dadkaan aad arkeysana isdifaaca ayey qalad kafahmeen ha ujoojin Wllkey ❤
@abdesaid4167
@abdesaid4167 2 жыл бұрын
Wll aan ixtiraamo in badan hosow pro Muqaalka hore wn daawaday wax gaf ahna maadan samayn mrka ha ubixin legend
@MohamedAdam0
@MohamedAdam0 2 жыл бұрын
Bismillah Allah ayay usugnaatay mahad dhamaanteed walal waxa aan jeclahay inan kula wadaago habka ugu wanagsan oo lagu xifdin karo Kitaabka Allah sw ( Quraanka Kariimka) Walalka /walasha aan jeclahay nasiib wanaag ayay iitahay inaad aqrinayso hagahaan hadii aad raacdid aad liibanaysid aniga iyo adigana aan ajir kawada heli doono inshaaAllah waxa jiro 3 qaab oo aad u xifdin kartid Quraanka kariimka si aad ufahanto jadwalkaan hoos kuxusan waxaa muhiim ah in aad kitaab Quraanka kariimka ah Gacanta kuhaysatid; Qorshe Degdeg ; 4bil ( waxa uu aad u anfacayaa dadka quraanka ka kacsanyahay ama aad ugu dadaalo aqrintiisa Qorshe dhexdheaad ; 8bil ( waxa uu anfacaya qof walba oo quraanka kitaabka ka aqrin kara balse anan xifdisaneyn suurado ) Qorshe Qunyar socod 1sano (qorshahan waxa uu anfacayaa dadka carabka culus ama kitaabka Alle kuyar adagyahay aqrintiisa Qorshe degdeg 4bil maalinti waxa aad xifdin 2 maqro (5bog oo kitaabka quraanka kariimka ) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin biishiina waxa ad kuxifdin 7 juz iy bar (7 juz iyo xizib) labadii di bil waxaad ku xifdisay 15 juz labadi bil kalana waxa aad kuxifdisay 15juz quraanka kariimka idilna waxa aad kuxifdin 4bil hadii uu Allah kula garab galo habkaan malahan waqti muraajaco (revision ) waxa kasoo bixi karo qof dadaal badan ama quraanka waxbadan kayaqaan Qorshe dhexdhexaad 8 bil maalinti waxa aad xifdin 2maqro(5Bog) taas macnaheeda waxa weeye juzki(20bog) waxa uu kugu qaadan inaad kuxifdisid 4maalin 25 maalin waxa aad kuxifdin 5 juz 5 ta maalin ee bisha ka dhiman waxa aad ku muraajacayn (revise) 5ti juz ee aad bishaa xifdisay quraanka dhan waxa aad kudhamayn 6 bil (6bil*5Juz bishiiba) = 30juz 2 da bil ee kuu hartay waxa aad kumuraajacayn quraanka oo idil. Qorshe qunyar socde : 1 sano maalintii waxa aad xifdin 2 bog 25 maalin waxa aad kuxifdin 2juz iyo bar ( 2.5juz) 5ta maalin ee hartay waxa aad kumuraajacayn 2.5juz ee aad xifdisay sanadkii waxa aad kuxifdin 30ka Juz Ee Quraanka kariimka qof waliba heerka uu kataaganyahay xifdinta Quraanka kariimka asaga ayaa garanaayo sidaas darteed waxa aad dooran dontaa habka ku anfacaayo kuguna haboon haduu Allah Kuu idmaayo halkee baad ka bilaabi xifdinta quraanka kariimka qof waliba marka uu gaaro guul yar waxa uu helayaa dhiiri galin uu kugaaro guulo tii hore kasii waweyn hadaba quraanka haka bilaabin meelaha kugu adag ama suuradaha dhaadheer ee aadan aqoon habkan ayaan filaya inu yahay midka ugu haboon xifdinta Quraanka Kariimka kubilow 15ka juz ee hoose kubilow 5ta juz ee u hooseeysa (juz 26-juz30 . kabilaw Surah Axqaaf hoos usoco) hoos u wad oo dhameey 5ta juz waxa aad heleysaa dhiir galin marka aad xifdisid 5 juz 5ta juz ee ka koreysa ku xiji (juz 21-juz25 . kabilaw surah Jathiyah kor usoco ilaa surah ankabut) waxa aad heleysaa dhiiri galin marka aad xifdisid 10juz ee uhooseeya Quraanka Waxaa ku harsan 5 juz ( juz 16-juz20 . kabilaw surah al kahf ilaa surah ankabut) Hadii aad raacdid qorshaha 8bil 15 juz waxa aad kuxifdin 3 bil oo kaliya (bishiina waxa aad xifdin 5juz) hada waxa kuu harsan 15juz ee kore waxa aad ku bilabaysa ( juz 1 -juz 5 . kabilaw surah baqarah ilaa surah al nisaa) kabood 5ta juz dhexe ubood 5ta juz ee uhoseeyso 15juz ee kore : juz 11-juz15( kabilow surah al kahf ilaa surah Tawbah) kor usii soco 5ta juz ee xigta juz 6-juz10 ( kabilow suurah Tawbah ilaa surah Al Nisaa) maxaa kaa caawin kara inaad xifdisid quraanka kariimka akhrista oo aad joogteyso in aadan caajsiin ama dib dhigan hal musxaf isticmaal oo aad sifiican ula qabsan doonto dhegeyso quraanka kariimka MP3 ama MP4(badi dhageysiga quraanka xiliga xafada ama goobta shaqo) casharka mesha uu kumarayo dhagayso oo kucelceli lahaw hal sheikh oo aad dhagaystao sheikh codkiisa aad ladhacday ama kala dhigdhigaayo quraanka aan kuceliyo hal kitaab isticmaal hal sheikhna dhagayso (taas waxa ay kaacaawin xasuusta ) isku day inaad samaysatid saxib kula xifdiyo quraanka (saxibka waxa uu kaa dhagaysan quraanka haben /malin kasta waxa uuna kugula subcin quraanka habeen/malin kasta.NB: Dadka aan isku magalada kunolnahay aniga aya diyaar u ah ina unoqdo saxib xaga Quraanka) duceyso : salaad walba kadib kuduceyso in Allah kuu fududeeyo xifdinta quraankisa sujuuda , qunuutka iyo marka janis heshaba kuduceyso in Allah kula garab galo xifdinta Qurankisa karimka waqtiga ugu wanagsan ee la xifdiyo quraanka kariimka salaada subax kadib ilaa laga gaarayo 11ka subaxnimo 4ta galabnimo ilaa laga gaarayo 8da habeenimo halkee baad ku aqrin Quraanka kariimka telkaaga kushubo quran mushaf (bogaga mushafka telkaaga wa in ay lamid yihiin bogaga kitaabka aad isticmaasho , hadii kale waa kukala warareysaa masjidka ku aqri quraanka bus / train /socodka ku aqri quraanka, (arinkaaan aya ah arin aad isoo jiitay wa waqti aad dano kale soo gudan rabto quraankina aad kudartay qorshaha goobaha nasashada ku aqri quraanka guriga aad degantahay ku aqri quraanka marki aad guda gasho aqriska ama xifdiska iska xir aalada internet ka ka feejignow in lagu mashquuliyo ha daalin ilaa aad gaarto hamigaag kala qaybi boga aad xifdinaysid , adiga oo aanan bog xifdin haka gudbin qaado waqti yar oo nasasho sacad kadib biyo (mineral water) waa ay ficantahay in ay ku agyaalan ma ka maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka waxa aad uga maarmi karta saxib kula xifdiyo quraanka in aad joogteyso kutukashada quraanka kariimka xiliga habeenki inti aad xifdisay maanta kutuko cawa ama laba haben kadib kutuko Quraanka labada shay ee ugu muhiimsan Xifdinta Quraanka Subac(waxa aad ubaahantahay saxib /asxaab kugula subciyo quraanka) Tahajudka (in aad kutukato quraanka haben walba) waxyalaha larabo in aad ka dheeraato indhahaaga ka dabool xumaanta (haku eegin xubnaha cawrada ah rag ama dumar) heesaha ha dhagaysan (hadii aad dhagaysan jirtay quraankana aad bilowdid ayada ayaa iska joogsami , Quraanka isaga ayaa zuuliyo xumaanta) carabkaaga ilaali (dadka ha xamanin wax xun dadka haku dhihin waqtigaaga ha dayicin Nagu so bir si an kherka uwada fafino wll kzbin.info/www/bejne/nHXFmqp6paita5I +254791716678 What's aapka Aya Nagala so xarir karta walalaha kherka jecel Mahad sanidin A W W
@SuleeqaquruxChannel
@SuleeqaquruxChannel 2 жыл бұрын
🙄🙄Ma abdinasir ayaa wax caqli ku jira ninkaa waa nin caqliga eber ka ah jaahilna ah ee hore u soco si wacana waad u hadashay we love u wllalkey from Xamar cadey🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️.
@salmaabukar273
@salmaabukar273 2 жыл бұрын
Wiilka igu degan social media hosow pro horey u soco
@maanoali1640
@maanoali1640 2 жыл бұрын
Asc walaal hasow bro runtii si aad u qurux badan ayaad oga falcilisey aniga rayigeyga horey ugu soco because waxa laga xunyahay horomarkaaga ee walaal ilaahay haka qabto cadowga wiil yar ayaad tahay odoyaasha iska iloow
@ruwaydahajihassan7126
@ruwaydahajihassan7126 2 жыл бұрын
Masha Allah sfcn ayad uhadashay walibana u kontaroshay naftada waxyalaha qofka qiimaha u yeelo ayey kamid tahay Inu naftiisa & caradiisaba ka adkaan karo wan kugu hanbalyeynaya sidey sameyeen hadad sameeyn laheed lamid ayad noqon laheed balse markaad kaduwanato wa cadeeynta inaad kafcantahy Allaha ku sharfo wlal hosow pro
@shukriaabdimohamed4938
@shukriaabdimohamed4938 2 жыл бұрын
Beyond and above baa tahay wlkey Osman, ha u bixin dadkaas ra'yigooda ayay ka hadleen.
@Maandhise
@Maandhise 2 жыл бұрын
thank you hosow aniga dadkii muqaalkaas ka xumaadayaa ku jiray oo u arkay yasmo muqdisho ama shirkado gaar ah ku socoto iga raali ahoow sxb tan xigtana si raganimo leh ayaad u garnaqsatay intii xagaaga ahydna qaladkeeda waad qaadatay xilkasnimadaas waan kugu tuhmaayey keep going brother
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@dagancadey2185
@dagancadey2185 2 жыл бұрын
Walalo ma runta ayaad kaxumaneysa somali iska daaye Afrika oo dhan aya copy wada gado Iphone 14 wali yurub iyo Amerika alin mad iledahay mugdisho yala
@fatimaapdy2722
@fatimaapdy2722 2 жыл бұрын
O maxad uga xuman runta wa runtiye
@nasteexoaxmed4012
@nasteexoaxmed4012 2 жыл бұрын
Masha Allah illahay nin karmeed hadalyaqaan ah oo ixtiraambadan buu kaadhigay horay usoco wll qaliya🥰🥰🥰
@darishore814
@darishore814 2 жыл бұрын
Hoosow thanks bro wa intaas raga nimada laguu shegaayo in hadalka la iss deeqsiiyo oo la kala garbixi karo keep going ogoow dadka kugu dhagnaa inay fans kaada qeeb kamid ah yihin
@maxamedsadaq5991
@maxamedsadaq5991 2 жыл бұрын
Best of bests sorry hortada u soco pro waxaa tahay iyo wanaga an kugu baranay anakaa naqan guul iyo goba nimo wall sare
@phaadimamohamedhusen3071
@phaadimamohamedhusen3071 2 жыл бұрын
😂😂😂sola waa nin xun xaaakisa ilma ku inkirey hda kahor kaas ma sumcad utaala nin ween cimrigi ogeen weeye caqliga caruur ka noqdey hoosow xaasid ma ahan waa shaqsi wanaagsan wax badan laga faaidey keep going walaalkena anaga kujecel vedio wax yasitan kama muqanin dadka kudhaliley ayaga waxa gudahoda kujiro ka dhawaajiyen adiga xumaan malihid fikirkoda qaldan ragas mel xanuneso waxas war macno daro so qoren ka garan kartaa hadalka muhimadisa wa kooban yahay ixtiraam uma qalman kuwas caqligaga dhanka wanaagsan ufikirtey ❤❤❤❤
@cabdimaalikmohamedaxmed1714
@cabdimaalikmohamedaxmed1714 2 жыл бұрын
Wlhi hosow sidaa dad u so xtiraamto aad ayan uga helay love you lph keep going
@Hibo6875
@Hibo6875 2 жыл бұрын
KZbin bar ka oga aqlaaq fiicn aya tahay wll qaali guuleyso
@umusarah6321
@umusarah6321 2 жыл бұрын
Well done qof caqli ama miizaaniyad leh waan kugu tuhmaayay👏👏👏👏👏👏👏
@nimconuura4493
@nimconuura4493 2 жыл бұрын
You’re so smart wlhi wllo sida u jawabayso qof degen oo masuula thy 😊
@HARGEISA2023
@HARGEISA2023 2 жыл бұрын
@Hosowpro Ha U bixin Waxaas Wll Qaladkana Mid ula kac Ah Kama ahyn Lkn Wxaad tahy waxba kama badalayaan hosow is Forever Hosow ❤
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:2622
@mrjokol7304
@mrjokol7304 2 жыл бұрын
Hosow pro walaal qiimo badan. Soolo bidaar iyo nacnaclayaasha media ha ujoojin keep going, si fiican waa u hadashay.
@soomaaliisraacdo7412
@soomaaliisraacdo7412 2 жыл бұрын
Bruh horey u soco dadkan levelkaga ma ahan
@leyo2577
@leyo2577 2 жыл бұрын
The way you aswered is so amazing wlhi hadalkaga wxuu ka turjumayaa caqligaaga 🙏🙏
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Abdinazir zola akhlaaqda ku yar wllhi" keep it up horay uga sii soco bro💙
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:2622
@pandapoi4455
@pandapoi4455 2 жыл бұрын
Ibarahin nolash wa ina aderkey sas ey tahy sax iyo qalda ad ku tagera hory u soco 🤴
@ismaildalmar
@ismaildalmar 2 жыл бұрын
Walaal horay uga soco inta xushmada kuu haysaa ka badan.
@Alijuldheshorts
@Alijuldheshorts 2 жыл бұрын
Hasow waa gar baxday sidii ragii waa u hadashay shirkadda dhib umadan gaysan keep going bro
@mascudozil6820
@mascudozil6820 2 жыл бұрын
Wa ku faraxsanhy ina first noqdo manta big fun my bro hossow... ad ayan u jeclhy video yadada quality leh 👋 1m kaba ada u qalma
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:21
@feelfree4067
@feelfree4067 2 жыл бұрын
Qofaan Eed laheyn majiro bro Osman balse it's good to be positive side our Somali people, so teedi kale Somali waxaanan waxba aheyn ayey ka raadiyaan daldaloolo so Hoosow waa legend ka KZbinrska Somalida. Halaga dhamaado Keep going bro Salaama 👋.
@caliwarsame8793
@caliwarsame8793 2 жыл бұрын
Keep going legend of legend waxas horay ugasoco
@codkarajada199
@codkarajada199 2 жыл бұрын
Sifiican ayaad ugar-naq satay walal Ilaahay caqliga iyo cilmigaba hakuu barakeeyo aad ayaad u akhlaaq wanaagsantahay masha Allah.
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:2622
@khaliifatechnology2995
@khaliifatechnology2995 2 жыл бұрын
Wlh Osman hosow qodob aan aniga iyo dhaliyaro badan oo ardayda jamacadaha dalka dhigto kamid ah aan ayaan dhawayeed is waydiinay ayaa adigana manta Ka dhawaajisay Kaas oo ahaa abdinasir sola 3sano Ka hor wuxuu ahaa shaqsi aan wax Ka barano balse manta wuxuu Ka mid yahay shaqsiyaadka social media ugu liita wlbana shaqsi gacantiisa isku bireyay waxaan tusaale usoo qadanaa kwrn hadii macalinka jamacada UU u qabyaladiiste noqdo soo noqon maayo qof jaahil ah soola manta marku postyadiisa Ka soo hor baxo waa shaqsiga ugu macanaha daran postyadiisa Good job osman
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:21
@apdyrahmannahwe8591
@apdyrahmannahwe8591 2 жыл бұрын
Si fiicen u hadshey howsow pro guul ayaan ku rajeynayaaa
@hudajamac4392
@hudajamac4392 2 жыл бұрын
wllo waa wax Akh laqxun Hadal kaa Ay kuyi dhah dee wan kaxu maday wllhi wayo waxad tahay YouTuba rada ugu Akh laq daa wanag san waxad tahay qof wanag san waxa sii wadad wawen oo Akhlaq xun Hore usoco wllo 😍😍
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@asmarmaalik9335
@asmarmaalik9335 2 жыл бұрын
Humble man, respect sxp
@shamsomohamed7587
@shamsomohamed7587 2 жыл бұрын
Maasha Allah guuulaso wallo in Sha Allah horay u soco
@nia8672
@nia8672 2 жыл бұрын
Masha ALLAH TABARAKALLAH sifican ayaad uga baxday. Saas ahoow walalo. 20 sano wax kabadan qof qurbo joga kafagow wayo FARBA KUGODAN... Be careful Facii dalkii Bay jagoyin kahayan. Asna kolba meel afsomali unformal lagu hadlaya. wa LAKAWISWISNA.
@kafaiideyoraxmed2971
@kafaiideyoraxmed2971 2 жыл бұрын
Bro muuminka waala dhibaa Mar kasta ee Horay u soco
@somdhise
@somdhise 2 жыл бұрын
Runtii mudo badan ayaan kugu xidhanahay, waxanad tahay nin dagan ixtiraamkana yaqaana Guulayso zhp❤️👍
@luulmohamud
@luulmohamud 2 жыл бұрын
Maasha Allah Allah ha ku xifdiyo guuleyso horey u soco Ku soco sidaad u miisaameysid hadal kaaga gudbintaada
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@abdiweliyacquubmohammed4692
@abdiweliyacquubmohammed4692 2 жыл бұрын
Great bro, Sidoo kale facebook xitaa waan ka daawadey muuqaalkaagaan aad kaga jawaabeysid dadka sida bareerka ah kuu maagey, halkeedii baad dhigtay sxb. Keep going.
@Abdifatah3
@Abdifatah3 2 жыл бұрын
Si wanaagsan ayaad u hadashay wllo hore u soco runtu waa lama huraan xaqiiqada ayaadna ka hadashay somalina runta ayaa dhibta
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:21
@Adanizza
@Adanizza 2 жыл бұрын
Muqalkas wax xurguf ah kama muqan tan kale qofka a so qadatay neh qasab uma arko ina faafaahin kabixiso ama a xayesin goni ad usamayso hadalka layirana qof ba sidu rabo ayu uqata tasna lama mamuli karo allaha ku sharfo saxib
@ashaali6727
@ashaali6727 2 жыл бұрын
Sxp noon Soo badi vidhowga walHi waan jeclhay yutupkaaga love it
@yahyeabdi539
@yahyeabdi539 2 жыл бұрын
Waxaa hubaal inaa tahay qofka ugu dagan ugu heer magaalsan baraha bulshada masa garanaya xaquuq video waxaan kaa codsanaa kuwaan inaa meshaan uga harto maxaa yelay wad burash xaarle wato hadaa lasii wadane kugu tirayo You will always be my favourite one never stop for bark of adog
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@namelos2963
@namelos2963 2 жыл бұрын
Walaal qalaad aad sameesay male saan aaminsanahay
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk 2 жыл бұрын
MashaAllah MA ADAN GAFIN SIDA AY TAHAY AYA OGA HADASHAY AQLAAQDA IYO QURUXDA GUDAHA IYO DIBADA GARAADKA CAFIMADKA QABA WAA WAXA KU DOORANEY OSOW PRO FAMILY 🌷🌿⚘️
@Aduunkeena
@Aduunkeena 2 жыл бұрын
Sifiican ayaad udhigtay runtii👍
@caashocabdulaahi3354
@caashocabdulaahi3354 2 жыл бұрын
Wall hore u soco 1 iyo lbo qof ha u jojin soomli o idil ba kuwadata
@aduuniyoakhiro6649
@aduuniyoakhiro6649 2 жыл бұрын
Gar iyo gardarro waa ku wataa hoosow pro waana ku tagera Bisle hadalkiisa iska dhaaf
@farxaancade1036
@farxaancade1036 2 жыл бұрын
Wllka cayayanka inaa ujawbto mahan haisku soo dhisin ragan mayqanan nadam iyo aqlaq iyo qdrin adigaba hada wagashay lkn si wxaa ugashay maldahesan so marka (LAMA KALA QURUXBADNE QUBESKA LAIS DHER YAHAY)😂😂 WAKU SLAMA PRO NLOW❤
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:2622
@mostaphemanne4681
@mostaphemanne4681 2 жыл бұрын
Mnsha allah si wanaagsan bad uhadashay pro keep going
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:2622
@fatimamahad5635
@fatimamahad5635 2 жыл бұрын
Masha allh hososw Pro...wlaalkey si qrux badan u gar qaadatay
@usaame.1m384
@usaame.1m384 2 жыл бұрын
Warbaa I Dhafay. teeda Kle Hosoow Qof Video Giisa Kama Hadlim Only Antee laga Helaa Ma yurubaa laga Mise Xamar Lee Arintaan Markaa Videoga Aan Shalay Daawanaaye Waan is Dhahaye Hosoow Hal mid Kugu Caqladeynaa Waayo Video Qofkaas Kis Ka Soo Qadatay Anowey Arintaas Darteed Ayee u Fahmeen in Shirkada Hoos Uga Imaaaneyso wlhi Waa lisku Maqan Yahay Maxaa Qoooxti Ka galay Anowey Qoxooti waa Qoxooti Keep Going Ee Hosoow Wax qaldan muusan Sheegin.🥰🙏
@mohahantileer5080
@mohahantileer5080 2 жыл бұрын
Bro Silent is the best answer 👏
@shahrazad21
@shahrazad21 2 жыл бұрын
Hosow walal video gaagi hore na waa dawanay nimankana waa dawaney videos kooda balse iyaga uun baa caytamayaa wixii caytamana afkooda ayaa ku dhib qabaa marka kor uga bax walal somali wanaag iyo horumar isuma ogalaa tageerahaga ayaanu nahay ahaana doona wax walbana waxay ku cadyihiin video gaga keliya wuxuu ku saleysnaa is bar bar dhig iyo hoga tusaalayn. Thanks.
@user-vf7sj8gi9x
@user-vf7sj8gi9x 2 жыл бұрын
Masha Allah aboowe haujojin tugada warkooda horay usoco bro masha Allah qof dagan aya tahay anaga kutageersan
@zubeermohamed4660
@zubeermohamed4660 2 жыл бұрын
Hossow somalidan wax ma hubsadaan kliya wxee ka faideesteen waxa trenden ka ah Marka Ha isku Mashquulin Wllkey Osmaan❤horey u sococo
@dayibhassan6250
@dayibhassan6250 2 жыл бұрын
Osman bro alle haku barakeeyee somali hadii xataa janada loo balanqado aso aduunkan jooga wlhi wadal waxba looguma sheeginkaro wayo waxa uu alle naga abuuray dadkaas aad taqaano hadal koda iska indha tir shaqo ayay ka dhiganayaa adina indhaha ka eeg shaqadadana ka wado
@salmosiman8430
@salmosiman8430 2 жыл бұрын
Somalia waxpo ma fahanto ai ahaan wax qalad ah man arak oo ad shiiktay hadee runta la fiiriyo oo la iska indho tirenin 😳horay usoco walal ✊️
@hoodoayaan5785
@hoodoayaan5785 2 жыл бұрын
Wangii o Qof Aah @Hossow🙏🥰
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 2 жыл бұрын
Walee hosow pro ma ahan qof qa qabsi badan.
@abdiiboorajrofficial8331
@abdiiboorajrofficial8331 2 жыл бұрын
Ustaad Hosow Bini aadam ma qancin kartid marka Horay usoco ✍👏✊
@xaawosoomaali1800
@xaawosoomaali1800 2 жыл бұрын
keep going Ader Allah ku dhowro
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@Ladan-
@Ladan- 2 жыл бұрын
Waaa dad rabaan inee dadka dhacaaan ee hore usoco walal qaali
@mmluckylucky2245
@mmluckylucky2245 2 жыл бұрын
1 maadama aa tahay nin afgaaban oo kalii meel mari kara waxay rabaan in any dhiiqo iyo is qabqabsi kugu galiyaan/ kuu bilaaban 2 waxay raban in aa usoo jawaabto 3 waxaa kahada shay iyo waxay sheegaayan isku mowduucba mahan Ugu danbeen hossow dadkan haku darsan hadal
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 2 жыл бұрын
Sola haduuba mesha soogaley shirkadaas ayaba far kuhodanthy ninkas muxtarim uu ahaa lakin wayihii danbe wuu asaasaqey #osmanHosow horey usoco caado uma lihid inaad cid isqabsataan
@warsanmaxamud5445
@warsanmaxamud5445 2 жыл бұрын
Ani qalad ma arkayn lkn wax uun baad cadaynaysay don't worry beather si wacan ayaad ugu jawaabtay
@anshaxtv
@anshaxtv 2 жыл бұрын
A.sola waan taagera ninkas lkn runtaa fcn hsow 100% wuu ka gar leeyahy hosow ayaa saxsan yacni jaaw👋👍
@izraclaahi1824
@izraclaahi1824 2 жыл бұрын
Mzha allh wllky qlli hore usoco horumar wacan wllhi intaan Ku aqaanay xuman kuguma arag wuuna qaldan yhy zoola hadalka maalaayacnigaa inaad aqoon waankuu jeedna. Manaad Ku gafin wallky qlliyow haday Ku necebyihiin haku daayaan daawazhada ay kudaawnayaan waa dad aan caqligoodu Ku filayne izdaji wll hosow pro horumar wacn
@ayanomar3962
@ayanomar3962 2 жыл бұрын
keep going my brother.
@nimoq1843
@nimoq1843 2 жыл бұрын
Hore u soco hosow
@nurtoadam1972
@nurtoadam1972 2 жыл бұрын
Wlhi dadka qaar isku mid mahn walal hosow dadkan Islka hadlaayo ha ujawabin hori usoco walal 😍
@Libilwstudio
@Libilwstudio 2 жыл бұрын
Wll Qaliya Marka Hore Allha Kusharfo Mideda Kale Waxaan Waxan Wataa Codsi Codsigaaso Ah Kaliya Inaad iidhahdo Yotup Subscribe Waa Codsi Wll Farxad Waarto Waliga Allha kusiyo 🏆:🎉❤
@farduusciise1863
@farduusciise1863 Жыл бұрын
U are smarter brother 🎉
@maankadeeqa3046
@maankadeeqa3046 2 жыл бұрын
Intaa soo sheegtayba hadaa live shaqsiyadooda u aqoon laheed wallhi billhi inaadan u soo jawaabteen ragaan shorkada lacag ayeey ka qaataan xayeeysiin dhanka Facebook waa hunguri waana bilaa dabeecad siiba midkaan sola la dhahayo wallhi waa ebar kiis hosow horay u soco xamar anakaa joogno oo naqaano nuucaan
@mohamedabdalle7249
@mohamedabdalle7249 2 жыл бұрын
Coolest man in social media.keep up bro
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 жыл бұрын
Hadal qofna si u yiri midna si u qaaday DadkA jaanis gaadka ah horey uga soco wll
@cadnancali4675
@cadnancali4675 2 жыл бұрын
First comment Walaalayaal aan salaadda ilaalino Oo kahadlaaya salaadda
@leylasheekh6368
@leylasheekh6368 2 жыл бұрын
The best KZbinr ever Solo wa isku xaarey yaahu
@bashiiraxmed9222
@bashiiraxmed9222 2 жыл бұрын
Hosow pro keep going
@owliyocigaal5178
@owliyocigaal5178 2 жыл бұрын
Hosow sxb weelka madhani waa uu ka cod dheer yhy ka buuxa adogana manta kuma baranayno waayo akhlaaqda hadalkaga ayaaba cidwalba jawab ugu filan alle haku xafido
@mustafaabdi6136
@mustafaabdi6136 2 жыл бұрын
Bro dadka kale ha joogaan e midka Sola ay dhahaan inaad u jawaabto Ma ahayn😂 Allah haku karaameeyo akhlaaq wanaagsan baa lagugu bartay weligaana sidaa ahaw bro Dad camal waayey ha joojin bro guulayso ❤
@AHmedAli-hq6ii
@AHmedAli-hq6ii 2 жыл бұрын
Zxp legend baa tahay
@muhaner_channel
@muhaner_channel 2 жыл бұрын
Hadal Afkaga ka so baxey waxaa ugu macaan saliga nabiga Muhammed SCW SCW ❤
WAJI-GABAX | Markale Ayaa La Horkeenay Isagoo Dambiile Ah.
8:08
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН
Synyptas 4 | Арамызда бір сатқын бар ! | 4 Bolim
17:24
Yahya Sinwar “ Isagoo Dagaalamaayo Ayuu Dhintay”
8:02
Hosow Pro
Рет қаралды 62 М.
Raadinta Macnaha Nolosha | Shaashad { 4 }
32:46
OGAANSHO
Рет қаралды 40 М.
Dilka Xqdarada Ee Imam Khalifa Williams Oo Mareykan Gilgilay...
10:01
HOOYADAAN Youtuberada Caruurteeda Dartooda Ayay Xabsi U Gashey
13:20