SHUUTE & XUKUN:-Muuqaalkiisa ayaa isbadalay isaga oo is Difaacaya ayaa lagu riday...Xukunka Askariga

  Рет қаралды 242,472

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

SHUUTE & XUKUN:-Muuqaalkiisa ayaa isbadalay isaga oo is Difaacaya ayaa lagu riday...Xukunka Askariga.

Пікірлер: 231
@housseinmarin8219
@housseinmarin8219 7 ай бұрын
Rabiyoow naf wakhtigeehi yimid gacmaheena sabab ha noo ga dhigin ya rabi, ilaahayoow waan kaa magan galay
@Haffyy
@Haffyy 7 ай бұрын
Ya rabi amen 🤲🤲
@Ci___se
@Ci___se 7 ай бұрын
11:46 illaahow dhiig muslim baan ka magan galnay🤲
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 7 ай бұрын
Caadi buu u naxay wlhi waana ku faraxsanahay naxdinta uu naxay😂😂😂😂
@Urcristiano-z2n
@Urcristiano-z2n 7 ай бұрын
​@@BostowBostow-ci8ihnaxdinta uu naxey generically dhadhankeeda halkaasu ugu bilowdey marka wax lagu farxa maaha laheyso
@cabdulaahimaalin6307
@cabdulaahimaalin6307 7 ай бұрын
Aamiin aamiin aamiin aamiin
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج
@لاالهالااللهمحمدرسولالله-ج1ج 7 ай бұрын
اللهم امين جميعا يا رب😢
@ademyare2289
@ademyare2289 7 ай бұрын
Amiin dhmmanteenba
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 7 ай бұрын
Ninkii nin dilo hala dilo nio xitaa aniga askari baan ahay hadii aan qof dilo haleey dilo no naxariis😏😏😏
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 7 ай бұрын
Rabbi kuguma sababo ilaaheyna ka magan gal wllo
@yusufmohd192
@yusufmohd192 7 ай бұрын
Hadii qofka wax dilo la dili lahaa wlhi nabad ayaa la heli lahaaa
@BostowBostow-ci8ih
@BostowBostow-ci8ih 7 ай бұрын
@@naciimo_cabdisahal1625 Aamiin walaashey waana mahadsan tahay abaayo🥰🥰🥰
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 7 ай бұрын
Wllka ilaahay kamagan gal allen kamagan galnay dhiig bini aadam. Allow waxaan kamagan galnay in aan waxdulmino iyo in naladulmiyo🥺
@FaadumoShiine22
@FaadumoShiine22 6 ай бұрын
Ilaahey iguma qaado dheh
@najmatuuryarecismaan3884
@najmatuuryarecismaan3884 7 ай бұрын
Said cali. Yaa.shuute ukeena miskiintaas haleeska aasee dilaa dilaa udanbeeya
@hh6ijgg
@hh6ijgg 7 ай бұрын
Ilaahow dhiig Muslim haygu sababin 😢
@mohamedyuusuf1568
@mohamedyuusuf1568 7 ай бұрын
Xabad ma fakato shaqo ayaa ka horeeso waa in qoriga xabad la raaciyaa waa in amaanka la furaa waa in qofka lagu aadiyaa waa in riishada la riixaa waa imisa shaqo
@Pkolom-114
@Pkolom-114 7 ай бұрын
Ha wa sax Lakin mid ogsonoow Ma ahan ruux kasto in la is ka qoraa qoriga na loo dhiibaa
@niyaaladem
@niyaaladem 7 ай бұрын
Sax, walee runtaa waaye
@umuhudeifaumuhudeifa5929
@umuhudeifaumuhudeifa5929 7 ай бұрын
Lkn aaway cadaaladdii gabadhii la gubay maxaa loo dili waayey ninkii gubay xaaskiisa mise shareecada dad qaar maqabato mmmmmmmmmm alxmdulillah
@mrafrahtv6596
@mrafrahtv6596 7 ай бұрын
WaxAS SHEYDAAN AYAAA KUU QABANAAYO MARKA SHUUTE LAGU HOR KEENO AYAAA MIIRKA KUSOO NOQONaaa
@Haffyy
@Haffyy 7 ай бұрын
@@mrafrahtv6596😂😂walahi benta mahan
@ZamierHazzaN
@ZamierHazzaN 7 ай бұрын
Cadaalad midan ayaa la dhihi karaa shuute kheyr alle haku siiyo iyo kuwa kula midka ninka naagtiisa gubay adiga lagu dbiipi
@ashrafsoomaali8583
@ashrafsoomaali8583 7 ай бұрын
Midka macalinka dialy Kaasna mala cafinaa
@XamzaAhemed
@XamzaAhemed 5 ай бұрын
Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ummmariam2336
@ummmariam2336 7 ай бұрын
Wlhi ninkan kama nixin intaa dad arkayy waka nixi jiray lakin nin ragg ku hor kufsan rabay walashood ayago arkayo uu fara xumen raby markaasu ayagiina dil iyo dhawac usii geestay 😢 allah ku qabay wuuba ku qabtay oo tiirkii lagu sii wadaa
@Cab11144
@Cab11144 7 ай бұрын
Ma asagaa wll subxaanalaah
@Haffyy
@Haffyy 7 ай бұрын
Subhanallah ilahow kuwa lamidka ah kan oo dhan nawada dafi ya rabi 😩🤲
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 7 ай бұрын
Allah ha unaxariisto Muslimiinta dhimaty kuwa noolna Allah ha udanbi dhaafo Aamiin yaa rabi
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 7 ай бұрын
Ilaahow sheydaan uusan naduufsan bal indhaha suu u cadeeynaayo day maba oga sidaas in dad badan uu u galay .
@yusufmohd192
@yusufmohd192 7 ай бұрын
Ilaaahow dhiig muslim baan ka galay🤲
@waberihassan7867
@waberihassan7867 7 ай бұрын
Marka hore illahay ha unaxaaristo labada marxun Waxan askarti ayey sharafti ka qadeedn dadka iyo wadanka ilaliya lagu yidhi balse shacaabki ayey iska dilayan malin walba hala dilo mar dhow xanun key ledahay wad arkii ishaallah
@mrafrahtv6596
@mrafrahtv6596 7 ай бұрын
War ninyahoow qoriga iska ilaali iskuna ilaaali anagane nagu ilaali ilaah ayaaa wax ilaalshee dulqaad sameeya insha allaah dhafarka iska ilaali qofka haduu dhafarka kabato dulqaadka ayaaa ka dhamaadee
@NalkaNurisoy
@NalkaNurisoy 7 ай бұрын
Sayid cali macalin daud waxaan ku xukumay dil togasho ah aniga oah shute dariskoda
@XamseAbuukar
@XamseAbuukar 7 ай бұрын
Kii nagtisa qoryoley ku jarjarayy iyo nagti ninkeda cejinaysay iyo macalinki la dilayy iyagana ma udodaysid miya
@NalkaNurisoy
@NalkaNurisoy 7 ай бұрын
@@XamseAbuukar kuwaas wax dafiray malhan lkn gabdha wala dafiryaa
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 7 ай бұрын
Ilaahay ha u naxariisto labada marxum ee dhintay danbigooda Alle ha dhaafo, qabriga Alle ha u waasiciyo, sabar iyo imaan walidkood, ehelka iyo qarabada, Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin ya Allah🙏🤲
@Yooco_media
@Yooco_media 7 ай бұрын
Somalia shayga kaliya aan ku taageeraa waa inay qisaas ku dhaqmaan from Burco
@OmarAhmed-bi2lj
@OmarAhmed-bi2lj 7 ай бұрын
kii xaaskiis gubay siid cali goormaa la tooganayaa? 14:48
@MustafNasib
@MustafNasib 7 ай бұрын
Waa ku Daye kaas 😂
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 7 ай бұрын
Aniga ma difaceyi edesanaha lakin wajigisa waxa ka muqato inow kas usameyn aniga waxa so jedinaya in ninki balwad leh cidanka laga saro laga manuco balwad hadi lagu arko laga baxiyo cidanka xooga dalka Somalia 🇸🇴
@fardosodiriye7544
@fardosodiriye7544 7 ай бұрын
Ciidankaba baqolkiiba 99 wa jad cun xitaa kuwa mamul gobaledyada marka ciidba masagahara hdii ladhaho halacayriyo kii qad cuna dowladaba qadkii biirow u fasaxday iyo kalaba
@degan4
@degan4 7 ай бұрын
Dawlad iyaa qoratay Aalkoliistayaash😢😢😢😢
@HassanMohamed-cx7ho
@HassanMohamed-cx7ho 7 ай бұрын
Mashalaah Taliye SHUUTE Xafidulaah
@Pkolom-114
@Pkolom-114 7 ай бұрын
Dadkeeyna wa kuwa is dilay kuwa la dilay iyo kuwa is dila la dhahay
@Abshiroabe
@Abshiroabe 4 ай бұрын
Allow hanagu sababbin qof muslim ah🤲
@CabdiladhiifQaroof
@CabdiladhiifQaroof 7 ай бұрын
Yaa allh Wiilka gawadha guway yaaaa Mr shuute ukeeno
@somaligroupgemeston8933
@somaligroupgemeston8933 7 ай бұрын
Marka sidan laga yeelo nin walba oo dulmi gala waxa run ah in qof walba naftiisa ilaashanayo
@ProSHARMARKE
@ProSHARMARKE 7 ай бұрын
Cadaalada oo laysku dhaqo waxaa laga helaa barwaaqo iyo nabad❤
@laylosiyaad-qm8uj
@laylosiyaad-qm8uj 7 ай бұрын
bismillah asc masha allah asc waan soo dhaweynaa xakunka dilaaga lagu xakumay toogashada si uu udha dhamiyo xanunka markiisa ok hadii qof walba oo naf gooyo laqasaasi lahaay dilka tirabeelkaa xadbuu yeela lahaay bilaacaleeg
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 7 ай бұрын
Kkkk.asc jumlda ah waxy kkk
@Xarshiite
@Xarshiite 7 ай бұрын
sʜᴜᴍᴜʀᴇʏ ᴘʀᴏ ᴍᴀx 😂😂😂
@MohamedMuqtar5612
@MohamedMuqtar5612 7 ай бұрын
Ws wr wb
@AlfiaAmiin
@AlfiaAmiin 7 ай бұрын
Horta sideedaba maxaa ciyaalasuuqa iyo dadka daragistaha loogudhiba mas'uuliyad iyo hub , duladdu aqyaar ha u dhiibeen ciidamada iyo hubka .
@CumarcabdiXanafi-yx8rp
@CumarcabdiXanafi-yx8rp 7 ай бұрын
Gabadh baa meed ku jirta hal bil fadlan cadalad ha heshi
@abdulahimohamed303
@abdulahimohamed303 6 ай бұрын
Lkn su,aasheyda wax tahay ilaa iyo hada ma،anan arag qof dil kam ah gaystay oo maxkamada ay xukuntaya hadaba kiisaska oo dhan ma wada kasbaa😢😢?
@abdiwali4669
@abdiwali4669 7 ай бұрын
Marka dawladu askariyayso dadkii dadka dhici jirey kubsana jiry bulshadana boobi jirty waa qasab inay u arkaan awood lasiiyay inay dadka ku dhacaan qori io dirays Halka dawladu fiirin lahayd qofka aqoonta leh wax bartay diin io iimaana leh lkn gidaar jiifka inta la askariyaysanayo sidan ayaa dhici waligeed
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 ай бұрын
ar wuu naxay ee cafiya edeysanaha ilaahayba cafiska wa baneeyay xata qofku isago kas wa udilaye oo kabixiya diyada 5 sano xadhigana kuxukuma laakin badbaadiya raga yaan lamadhin
@Hassanmohamed-v2f
@Hassanmohamed-v2f 7 ай бұрын
Farta naga day nooh. Calool xumada abaayo😂 maalmahan wax la jafaayo ma arkine😂😂 siid cali ayaa. Kusii. Sugeeynaaye😅😅😅
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 7 ай бұрын
2 qof ayuu dilay sidee loo cafiyaa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 ай бұрын
@@meyremeyre8078 qofka xaqa iskaleh 3 ikhtiyaar ba lasiiyay oo ah diyo ama cafis ama qisaas dee maadama ragi soomaaliyed aad xabbad ugu socoto dee cafiska hala qaato oo raga hala badbaadiyo oo yaan lays raac raacin
@AmiiraQurux-dr3ke
@AmiiraQurux-dr3ke 7 ай бұрын
Wllhi aniga ahaan wan ka xumahahy dilkaan togashada ah e dadka lagu xukumo iyado hadana diinta nafarayso lkn wllhi allaah ayaa joga nogana naxariis badan adoomadiisa hala dilo kol haday diintu nafarayso lkn caruurta alkuliistayaasha ciidanka halaga saaro Hana la dhaqan celiyo wllhi waa calool xumo inkasto wax lo baahanyhy tahay kii wax dilo in la dilo si ay kuwa kale ugu waana qaataan waan so dhawaynayaa dhamaan dilaayaasha in la qisaaso 😢😢😢😢😢😢💔💔💔💔💔
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 ай бұрын
@@AmiiraQurux-dr3ke naxdinta dilka kaxun laakin in layska cafiyo ilaahay waa kabaryeyna laakin wa sax ilaahay ba amray qisaasta laakin dee waxa dhibku kajira soomaaliya tuhun ba lagu qisaas dadka iyo caadifad ileen qofku wa inu isagu qirto ama markhaati saxa loo helo
@ademyare2289
@ademyare2289 7 ай бұрын
Ilaahow cadaalada taam ah nasii, garsoorayaashana xaqqa waafuji, ninkan cadaalada lagu fuliyeyna bacdigiisana cibra qaadasho nooga dhig dhammaanteena.
@apaasek6068
@apaasek6068 7 ай бұрын
Subxaanal laaah allow u naxariiso dhamaantood aaaaamin
@abdullahibulla
@abdullahibulla 7 ай бұрын
shuute is not easy hal maalin oo kugu kala baxa xariifkii naagta gubay iyo kuwa is ceejiyay iyo kii macalinka dilay haloo keeno😃
@sitamoyo7937
@sitamoyo7937 7 ай бұрын
Ala illahyow Said Cali ninki naagtisa gubay ma inta lakeno😢inte cadalad kuhelilayed walahi
@ABDIJABAR20
@ABDIJABAR20 6 ай бұрын
9:20 marba hooyo magaceed hadii lagudawaaqo 😢😢😢
@fuadsomal
@fuadsomal 7 ай бұрын
Marka ugu horaysa ninka askarinimada loo qorayo waa inuusan lahayn wax balwad ah oo si fiican loo baaraa oo ugu yaraan dugsi sare uu dhameeyay ee qabyaaladda wax lagu xulayo iyo kan iigeey anigana kan ii meeley masuqmaasuqa sidaan ayuu dhalaa askari aan edeb lahayn, naxariis aan lahayn, cabtooy ah oo waajibka ilaalinta dad iyo dal aan wax dan ah ka lahyn.
@libanmohammed6760
@libanmohammed6760 7 ай бұрын
Somaaliya unbaad waxa so kalay ka maqlii....Subxannallah Dowladu wa inay danbiyada sobkalay iyadona diicin aya laga fiikira waayo askar badan aya imikaa mandooriyal ku cuunno sii sharcii ah lkn dowladu waxba talaabo ay ka qaadin. Bilaah calaykum dadka masakinta ha la dhowro hadii kalay kuursiga ha le iskaga tagoo
@abdikadirshaxshaxlow4981
@abdikadirshaxshaxlow4981 7 ай бұрын
#11:49# marka ladhahay dil toogasho ar suu u naxayleeee😢
@Ikismn123
@Ikismn123 7 ай бұрын
Askarta dadka dilaysa saw in labaro inay dadkooda ilaaliyaan saw ma aha
@rocky4066
@rocky4066 7 ай бұрын
Hadal badan loogama baahna dowladda waa in ciidanka laga saaraa mooriyaantii daroogiistayaasha ahaa oo qabyaalad lagu keenay waxba shacabka yaan LA maaweelinin wax tababar iyo dispiliin laheyn
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 7 ай бұрын
qofku marku badheedh wax udilo ilaahay wuxu ikhtiyaar siiyay qofka wax laga dilay qisaas ama diyo ama cafis ee cafiska qaata oo raga soomaaliyed hala badbaadiyo laakin ganac adag hala mariyo
@Suheylasiman888
@Suheylasiman888 7 ай бұрын
My wa in la dilaa askartan wacalada dadka wa dhameeyen kii wax dilo Hala dilo rag waye iyo waxas ma jiran no jileec Wala toogana
@libanabdulahi5312
@libanabdulahi5312 7 ай бұрын
Wa inladilaa oo laqisaasaa haddii uu waxdilay Wabilahi tawfiq
@BahjaAbdinasir
@BahjaAbdinasir 7 ай бұрын
Muxu faa ido soo kordhinayaa dorogo iyo dil qof isku darsaday kufsi isku dayay in la badbaadiyo. Midh yaan laga soo reebin raga inta wanaagsani ha isku hadho. No calool jileec.
@suedanoah2983
@suedanoah2983 5 ай бұрын
WADANKEENA SHARAF, SHARCI HEERSARE,OO AAN KU FASNO NIN DANBI GALANA AAN KA BACSAN KARIN SHARCIGA AAN LEENAHY ALAAHAYOO WADANKA NOOGA DHIG NABAD OO ARGAGIXISADA NOO KAS I AAN KADHAMEYNO WADANKOO IDIL. MAASHA ALLAH❤❤
@CR71987
@CR71987 7 ай бұрын
Askarta somaaliya waa ineey aqoon leeyihiin askari iska noqo mahan mida kale askari kufsanayo gabar khalad waaye
@husseinjoffei1327
@husseinjoffei1327 7 ай бұрын
Daroogiiste iyo gacan ku dhiigle ama dambiile.ama qof aan soo Marin baarista dambiyada sharci ma aha in loo qoro askarnimo.
@ciiltire509
@ciiltire509 7 ай бұрын
Xamar wax ku dhashay uma dhogor eko
@worldaction6504
@worldaction6504 7 ай бұрын
Dilku hayaraadee qofkii qof dila haloo dilo
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 7 ай бұрын
Cadaalada aya lamarsiyay wlh gd job mudane shuute👏👏👏👏
@Hassanm-e2e
@Hassanm-e2e 7 ай бұрын
Dowlada aaway kaalinteeda daroogada dalka lasoo galinaayo ladagaalanto daroogadaan gaaladaan dalka soo galinayso say dhalinyarada ugu halaagaan
@kaamilomaxamed699
@kaamilomaxamed699 6 ай бұрын
حسبن الله ونعم الوكيل فيهم
@dytffttg6491
@dytffttg6491 7 ай бұрын
Way dhamden ragii somlidu wlh waxn umlen dono habluhu iney wayan nin somliba melu marey alle ha bd bdiyo somalida adban uga xumhey
@hodoadam7781
@hodoadam7781 7 ай бұрын
Oo ma nin buu noqdaa nin la aan baa dhaantee qof dhiig muslim soo galay
@adarosman1420
@adarosman1420 7 ай бұрын
Guul❤❤haladilomidwalboowaxddla in uunoolaaduurabaa intawaxdilo tuugdheh cadaaladuhashaqayso❤❤
@cabdimahad6005
@cabdimahad6005 7 ай бұрын
Luul cadaaladaas oo kale ayay u baahan tahay mujrimkii gubay hala toogto
@jojomohamud8009
@jojomohamud8009 7 ай бұрын
Oo Xamar inta daroogo la cabo ma dumarka la kufsadaa subxanallah
@afgoyebalaadjanaay133
@afgoyebalaadjanaay133 5 ай бұрын
I like shute, he don't joke
@abdifatahahmed38
@abdifatahahmed38 7 ай бұрын
War sayid ali shuuto haloo geeyo .
@TrucleAli
@TrucleAli 7 ай бұрын
Shuute maxkamada ciidanka un bu xukuma shacabka ma xukumo nin ciidan bes bu xukumi kara
@Filsan6236
@Filsan6236 7 ай бұрын
Wadan baa lagu leeyahay waa meel balaayo degtay waxa askartana midba midka kale waa ka khamarjisan yahay aduunka ciidanka qaranka aqoon iyo akhlaaq ayaa lagu xushaa halka Somalia qabyaalad lagu wada keenay
@meyremeyre8078
@meyremeyre8078 7 ай бұрын
Siduu u naxay dil markii lagu xukumay dha dhami xanuunka geerida 2 qof ayaa dishay
@canabciise6593
@canabciise6593 7 ай бұрын
Ninka hadi u mandooriye isticmalay o miyirkiisa jogin xukunkisa maxu noqonaya ilen askartas aya shegayan
@abbdiqani4655
@abbdiqani4655 6 ай бұрын
Asaga ayaa gacantiisa isku dooriyay waana loo haystaa wixi danbi ah oo u galo waana lagu xukuni karaa
@legenddrift6395
@legenddrift6395 5 ай бұрын
Qabiilkiisa car Habar gidir ha noqdo qabiilada yar yar bes la leynaa.. kii gabarta iyo wilkiisa gubay ilaa hadda wu iska bariiseynaa 😢
@yuusufcumar4766
@yuusufcumar4766 7 ай бұрын
masha alaah kitaabka qu aanka hashaqeeyo
@umuhudeifaumuhudeifa5929
@umuhudeifaumuhudeifa5929 7 ай бұрын
Waryaada shuute halagu wareejiyo siid caligii gubay xaaskiisa cadaaladda ha shaqeyso
@bedelabdirahman6567
@bedelabdirahman6567 7 ай бұрын
Naag dimatay Daba scotaa adika Ana lagu gubin cunjuqoow
@Elsololobo2
@Elsololobo2 6 ай бұрын
Kolleyba la toogan mayo shuute waa ku dhibanyahay dowladan uu xasan ibliis hogaamiyo madaxwaynihii dhamaayaa kusoo wacaayo uu dhahay oo kuleh siidaa
@peaceprosperity3951
@peaceprosperity3951 5 ай бұрын
Waxaa yaab ah Askarta dhan ma Daroogisteyaal iyo Aalkolisteyaal baa??? Mid kasta oo maxkad la soo saaro Wajigiisa waxaa ka muuqda daroogo iyo sakhrad. Teeda 2, Nin kasta oo daroogista ah miya ciidan iyo Boliska la iska qoraa? background check ma jiro miyaa intaan la qorin??
@osmanilmi137
@osmanilmi137 7 ай бұрын
8:00 ?sac Aroos maxaa loodhigaa
@mohamedahmedali8613
@mohamedahmedali8613 6 ай бұрын
Xallah marsiiyo Xaqiiqa
@fatimaikhtii5563
@fatimaikhtii5563 7 ай бұрын
maxakamadu dil togasho un bay xukunta dadkina wali way isdilayan toloow maxa khaldan
@mrafrahtv6596
@mrafrahtv6596 7 ай бұрын
Imtixaan nagu dhahacy waaye allaah noo dhib yareeyo
@fariida6236
@fariida6236 7 ай бұрын
Sababta oo ah sarta meshay ka qurun tay lama soo tabto maxa nin daroogo nin isticmaala logu qoray askari qori loogu dhiibay hada kan waaba la dila meeqa kale oo daroogiista yaal ah aaku jiro askarta
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 7 ай бұрын
​@@fariida6236hadal sax ah aa kuhadashay dawlada ayaa waxkakhaldan yihiin lakiin insha allah way hagaagi doontaa❤
@saidaali412
@saidaali412 7 ай бұрын
Qofkii qof dilo sharci daro haladilo kadib dadka kale wey ku tusaale qaadanaayaan edeb ay yeelanaayaan yaan diya.laga ogolaan hadhadhamiyaan xanuunka
@Zakaria_maxamed
@Zakaria_maxamed 7 ай бұрын
Wllka kiisaska qaar dadka lama hubo lakiin waa wajib marwalba in qofka lamariyo maxkamad.
@husseinjoffei1327
@husseinjoffei1327 7 ай бұрын
Waa cafimaad guud la marsiiyo.lagana baaro dhiigiisa iyo kaadidiisa . Iyo candhuuftiisa maandooriye, ama daroogo. Markuu faldambiyeed sameeyana is la markiiba loo diro baaris maandooriye.
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 7 ай бұрын
Inaa lillah wa inaa ilayhi rajicun
@seidalimahamud5823
@seidalimahamud5823 7 ай бұрын
War walayaal sidaan macQul mhn dadkaan'kaniigi iyo daragiska halaga jojiyo wadanka subxanalh
@camirkey
@camirkey 7 ай бұрын
Somali cadaalat mataalo gawadhii lagubay xaqeeda waa laxaqiray😢
@samirabilan1971
@samirabilan1971 7 ай бұрын
Shute in lögeyrir sayid cali shute ruuntaa ayuu abaraa wana niin alle kacabsi leh cidna uma joojiiyo
@allowikaalmeyofficialchane4488
@allowikaalmeyofficialchane4488 7 ай бұрын
Walee waan yaabey Somaliya qofna Diinta ayaa qabato midna ma qabato miyaa?Allaahu ACLAM.
@moadam7003
@moadam7003 7 ай бұрын
Ninkii qof dila hadii san loo dilo somalia nabad ayay noqon lahayd, maxkamadan way ku mahadsanatahay imay dambilahan umada dhaafiso
@ABDIJABAR20
@ABDIJABAR20 6 ай бұрын
11:48 😅😅
@Isaac-m7b8b
@Isaac-m7b8b 7 ай бұрын
Hada mala dilay😢
@gudbaaye-x1j
@gudbaaye-x1j 7 ай бұрын
In daroogiista yaal looqoro ciidamo waa qalad ee dhibka meeshuu ka imaanayo waa ciidamada laqoraayo oo wada cabrooy ah % 80
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 7 ай бұрын
tiiiirka waa in la geeyaa isga iyo kii gubay gabadhii uurka lahayd ilahay ha u naxariistee waa in labadaba tiirka skool polizio lagu toogtaa si aan nabad ugu wada noolaano
@Airdrops3
@Airdrops3 6 ай бұрын
Maxy arooos 2 saaac habeenimo la dhigaayo kaas ayaaba fasahaad ah
@شمسالدينإبراهيمآدم
@شمسالدينإبراهيمآدم 7 ай бұрын
Madaxda Somalida Meel Kasta Hajoogeen Waxaan Usheegaa Dadka Cadaalada Ayaa Laga Simikara..
@BUNTUQ_channel
@BUNTUQ_channel 7 ай бұрын
Kiniiniyada melaha gado maalaxiro😊
@AsadAf-rs1mm
@AsadAf-rs1mm 7 ай бұрын
well done.
@faleenboos9561
@faleenboos9561 6 ай бұрын
Ok dadka kale waanu aragnay aaway ehelkii xukumaha xamaray cadaalad baa laraba
@abdulahiabdi5020
@abdulahiabdi5020 7 ай бұрын
Taliyayaasha ciidanka ayaga askariga daroogada isticmaala maka qaban karaan miyaa, maxay usugaan ilaa dhib uu kageysto askariga subxaannaka yaa cadiim.
@adarosmanahmed5635
@adarosmanahmed5635 7 ай бұрын
🎉😮😮😮
@Sarta100
@Sarta100 4 ай бұрын
Dadka dadka dila waa mooryaan ee jasadooda halaga waraabiyo mujrimka.
@LJama6119
@LJama6119 7 ай бұрын
marka la qasaasayo wajiga yaan laga xirin meydkiisana meesha halagu daayo mudo asbuuc.
@ayanmahamud1404
@ayanmahamud1404 6 ай бұрын
Qofku marka rawaxayo waa in laga reebo qoriga aduunkaķ majirto askadi lawareegayo qori big mistake
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 7 ай бұрын
Qofkii qof dilo waa loo dili Xukunka wan ku qancay
@sacdiyoxuseen6951
@sacdiyoxuseen6951 7 ай бұрын
Kkkkkkkk.waxaa xiraada kujiraa oodhan waa cabtoy kulaahaa nimaan biyo karamadol cabaayaa ayaan lacabay
@AdnanAzmar
@AdnanAzmar 7 ай бұрын
Bisinka muqdisho maraykan cadiya ayay nqoty dilka wxb kama ahanba bisad miya dadki noqden
@HodanOsman-e1x
@HodanOsman-e1x 7 ай бұрын
Masaakiimii askrta somalia.. datoogo iyo jaad ayaa sass u galay. Jaadka iyo droogada nimanka wadanka xuluma ayaa ka ganacsada. Marka dhalinyarada falkooda waxaa masuul ka ah dadkaas
@salmaancade2325
@salmaancade2325 7 ай бұрын
Sayid ali no dhiman xaasidkas naxrista daran nagtisa iyo canugisa gubay
@AbdiAziz-q7f
@AbdiAziz-q7f 7 ай бұрын
7:16
@mofosman4426
@mofosman4426 7 ай бұрын
Wecel ka toogta. Waa mooryaan. Kubsi gabadh yar o somaliyeed o laga hor joogsadey owgeed ayuu laba Naf u diley. Walahi waa naxdin iyo masiibo weyn. Macno daro ayuu u diley labo wiil o waalidkood kusoo dadaaley oo ku soo tabcay.
@Gmaaad
@Gmaaad 7 ай бұрын
Waxan waa alkolistayaal mxaa marki hore askar looga dhigay qof balwadleh ma sugikaro amiga shacabka
@ahmedyusuf5790
@ahmedyusuf5790 7 ай бұрын
Waa moryaan waxaan magaalada muqdisho jooga waa caruurtii moryaantii hawiye. Ilaa iyo hada maxkamadaas waxaay ka dhamaanweysay nin dilaya naag naag dishay.
@deeqo123
@deeqo123 5 ай бұрын
Waxaa inla isweydiiyo ah Shaqo laga dagaayo 8 saac ama 2 habeenimo
@MasuulShow
@MasuulShow 7 ай бұрын
Qofki qof diilo asgna halaga hala diilo
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 9 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 45 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 15 МЛН
11 kamid ah Mas'uuliyiintii Maamulka degmada Hodan oo Argagixisanimo loo Maxkamadeeyey.
23:57
Sarkaal  Danab ahaa oo loo haysto Shirqoollo Halis  Argagixisanimo ah.
15:17
Somali National Television
Рет қаралды 563 М.
Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.
26:31
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 9 МЛН