sida hara gimignano | sida geenyo ugu boo | adna gacaladaydaay | axmed cali cigaal sida haro

  Рет қаралды 31,316

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Күн бұрын

HEESTA : Sida Haro Gigimanoo
ERAYADA: Xasan Qowdhan Yuusuf
LUUQDA : Axmed Cali Cigaal
LYRICS : DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Sida hara gim-gimanoo
Biyo galac ka lee yihiin
Geesahana doogiyo
Ubaxii is gaadheen
Laga guurin waligeed
Waxaa tahay gadeediiye
Sida galab cadceedoo
Godka lagu ganbiyay
Gaban maayo aniguye
Waan is guursaneynaa
Adna gacaladeydaay
Aynu guri yagleelee
Geestaada ila qabo
,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,,
Sida geenyo uguboo
Geesiguu rabeeystoo
Gayigoo barwaqaa
Naqa goosaneysaa
Oon gaajo aragoo
Galabtii la daawado
Waxaad tahay gadeedoo
Waxaad guri ku leedahey
Halbawlaha guntiisiyo
Wadnaha gararkiisee
Adna gacaladeydaay
Aynu guri yagleelee
Geestaada ila qabo
#dhugmaal_lyrics #cigaal

Пікірлер: 7
@bareomar4050
@bareomar4050 2 жыл бұрын
Sida galab cad ceedo Godka Lagu gambiyay ma ahann Ee waa Sida galab cad cadeedo fatka laguu gabiyaye Fatku waa darurta
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 2 жыл бұрын
Mahadsanid @bare omar
@Abdihissein
@Abdihissein 10 ай бұрын
Waah waah heesi his wadaayinka xiliga truck 🚚 driving ka❤❤❤ 4 Dec 2023🎉❤😊
@ikraanabdiaziz-nf5lx
@ikraanabdiaziz-nf5lx Жыл бұрын
❤❤sida haro gigimano ❤❤biyo galac kaleyahiin ❤❤geesahana doogiyo ❤❤ubaxii isgaaren ❤❤laga guurin waligeed ❤❤ waxat tahy gadedii ❤❤sida galab cadcedo godka ❤❤lagu ganbiyaye ❤❤gaban maayo anigu ❤❤waan isguursaneynaa ❤❤adne gacaladeydy ❤❤aynu guri yaglelnee ❤❤geeskaaga ila qaboo ❤❤AHMED ALI CIGAAL FANAAN ❤❤WEYN TLHI ❤❤18-9SEP 2023
@abgaalCismaan
@abgaalCismaan 3 ай бұрын
haye hayeh
@abgaalCismaan
@abgaalCismaan 3 ай бұрын
@channelshortvlogs2927
@channelshortvlogs2927 11 ай бұрын
Sida haragingimanoo biyo galac kaleeyihiin geesahana doogiyo ubaxii isgaareen lagaguurin waligeed waxaad tahay gadeedee sida galab cadceedoo. Godka lagu ganbiyeeye ganbanmaayo aniguye waan is guursanaynaa adna gacaladaydaay aynu guri yagleelnee geestaada ilaqabo
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 729 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 4,6 МЛН
小蚂蚁会选到什么呢!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:47
火影忍者一家
Рет қаралды 103 МЛН
小天使和小丑太会演了!#小丑#天使#家庭#搞笑
00:25
家庭搞笑日记
Рет қаралды 57 МЛН
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 553 М.
Heestii Cududdayda Sii Daa Lyrics Xasan Adan Iyo Aun Sahra Axmed
8:22
laylis channel
Рет қаралды 404 М.
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 115 М.
AXMED CALI CIGAAL  SIDA DHOLKA GUGA LYRICS
10:47
Gacanqabat Digital Studios 8K
Рет қаралды 1,3 МЛН
Haween
10:06
Eid Jama Batalaale - Topic
Рет қаралды 5 М.
Axmad Cali Cigaal || Geeridii Abwaanka with lyrics kaban original
14:15
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 103 М.
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 729 М.