sida neefta weylaha | axmed cali cigaal sida neefta waayaha axmed cali cigaal sida neefta

  Рет қаралды 83,772

DHUGMAAL LYRICS

DHUGMAAL LYRICS

Жыл бұрын

HEESTA : Sida Neefta waylaha
ERAYADA : Cabdulqaadir Xirsi Yamyam
LAXANKA: Axmed Cali Cigaal
LUUQDA: Axmed Cali cigaal
LYRICS : DHUGMAAL LYRICS
QORAALKA HEESTA (LYRICS)
✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍✍
Halka uu ka nuuxsado
Haddii nabar ka soo baxo
Dadku wuu nuglaadaa
Naxdintiyo jacaylkuna
Markay kugu nagaadaan
Naafaad la noqotaa
Anna Dhaga nuglaantaa
Intaan naawilaayaan
Adduunyadii ka nooge
Sida neefta waylaha
Neecawda caashaqa
Hawada ka nuugaa
------------
Niska dhexe habeenkii
Sida nugulka oomani
Naani aan biyo lahayn
Naas laga waraabshiyo
Darka looga naadshiyo
Nacfi uga sugaayaan
Aniguba naruuriyo
Naaleeye kalgacal baan
Kaa naawilaayee
Sida neefta waylaha
Neecawda caashaqa
Hawada ka nuugaa
Ka nuugaayeey
Hawadan ka nuugaa
#dhugmaal_lyrics #cigaal

Пікірлер: 13
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed Ай бұрын
Dadku wuu nuglaadaa maahan; waa BADANKU waa nuglaadaa. BADANKA waa eray af carabi ah jidhka. Mahadsanidiin
@liibanabdihakin2495
@liibanabdihakin2495 Жыл бұрын
Hawadaan ka nuuga .hhh hadba sidey thy ba lo socta weeye macnaheeeda
@user-ws5ll2gk7v
@user-ws5ll2gk7v 4 ай бұрын
Best hees cigaal❤❤❤
@IbraahinTimir
@IbraahinTimir 4 ай бұрын
axmed cali cigaal
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 ай бұрын
Erayada Abwaan Yamyam AHUN Laxanka Ahmed CALI CIGAAL Luuqda Ahmed Cali CigaaL
@shuriashuria5800
@shuriashuria5800 Жыл бұрын
Halka uu ka nuuxsado nabar haduu kasoo baxo dadku wuu nuglaadaa
@Fadxiya-ie5qt
@Fadxiya-ie5qt 8 ай бұрын
Duurduur
@user-qj2dr5is8t
@user-qj2dr5is8t 5 ай бұрын
❤❤
@Fadxiya-ie5qt
@Fadxiya-ie5qt 8 ай бұрын
Nuur
@user-nj8vy1px9n
@user-nj8vy1px9n 7 ай бұрын
Sixid sida neef dawo iilaan Kadhig odhaahda saxda ah
@dhugmaallyrics
@dhugmaallyrics 7 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@SaaraAhmed-fq3rv
@SaaraAhmed-fq3rv 4 ай бұрын
Iilan wa maxay markaa walal? Ma waxad kawada sida neef Dawo yaala?
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 87 М.
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 7 МЛН
Heartwarming moment as priest rescues ceremony with kindness #shorts
00:33
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 38 МЛН
- А что в креме? - Это кАкАооо! #КондитерДети
00:24
Телеканал ПЯТНИЦА
Рет қаралды 7 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 74 М.
Axmed Cali Cigaal   Waaberi Legend Mix   YouTubevia torchbrowser com
1:42:42
ahmed nur adan
Рет қаралды 110 М.
AXMED CALI CIGAAL - HEESTII HARGEYSA
6:51
Farhan Jimale
Рет қаралды 1,8 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 14 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 503 М.
Zattybek & ESKARA ЖАҢА ХИТ 2024
2:03
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 508 М.
Әділет Жауғашар & SUNDET MUSLIM - Бір оқиға [M/V]
3:05
Әділет Жауғашар
Рет қаралды 97 М.
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,4 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 255 М.