Mid ka mida heesaha ugu naaxiyada macaan aniga dhankayga, oofcaleek
@ashaabdilahi9914Ай бұрын
Made in somaliland eraydii abwaan xasan qowdhan ❤❤❤❤
@Qoraa_Cabdiqani4 жыл бұрын
Qofkii 36aad ee heestan dhegaysanaya ayaa aan ahay. Sannadku waa 2020/02/04, maalin talaado ah oo goorsheegtu ku taagan tahay 4:47 galabnimo. Dhalinyarada Balwo hanbalyo ayaan lee yahay, heeso aad u caqiibo leh oo dheg-u-raaxayn leh, naftu na maqalkooda jeclaysanayso ayaa aad soo gelisaan. Bismillaah, danbiga na iska daaya annaga na ha danbaajinina waa la dhinanayaaye, heesu walaalayaal waa xaaraan maqdac ah. Hore u socda.
@azlmcl1984 жыл бұрын
me too
@dhamaysmedia10484 ай бұрын
Afar sano kadib 20/8/2024 isla maalin salaasa ah waqtiguna yahay 4:47 galabnimo ayaan dhagaysanaya heestan
@yaskadhalintihore24623 жыл бұрын
GABAN maayo aniguyee Weeey is guursaneynaaa
@Suldan91Suldan Жыл бұрын
Waxaa sidatan ii galaaay waa garaad xumee 😢
@cabdiraxmaanmaxamed49024 жыл бұрын
Caadi ma aha heestaan
@burhaan-ducoqabem.38634 жыл бұрын
Hees iyo badh weeyi iga wallee.😍😍
@calimaqdis59522 жыл бұрын
Erayadii abwaan xasan qawdhan
@DhuugaalRk3 жыл бұрын
Naqaa goosaneysa maaha ee waa naftaa duufsaneysaa.
@mustafexirsi4 жыл бұрын
Adna gacaladaydaay Aynu guri yagleelnee Geestaada ila qabo!
@mustafexirsi4 жыл бұрын
@@inashukri2198 hees aad u cajiib ah weeye. Soomaalidu romantic ma aha qaar baa ku odhanaya. Waxan yaa tiriyay. Kkk