No video

Sida Jaawa Geel || Maxamed Saleebaan Tubeec AHUN || HD +Lyrics

  Рет қаралды 1,541,575

QARAAM CHANNEL

QARAAM CHANNEL

Күн бұрын

HEESTA: SIDA JAAWA GEEL
EREYADA: ABWAAN CALI CANFAR
LAXANKA: MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
CODKA: MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC
(1974)
_______________________________________________________
EDITED, LYRICS & PRODUCED BY: QARAAM CHANNEL
_______________________________________________________
Ku soo dhowoow QARAAM CHANNEL - LYRICS, waxa aan rajaynaynaa qaabka aad noo soo booqatay in aad noogu xirnaan doonto adigoo rukumanaya channelka.
Fadlan haddii aad ka heshay muuqaalka aanu soo gudbinnay:
• Like saar fadlan si uu asxaab kale oo badan u gaadho muuqaalku.
• Subscribe (Nagu soo biir)
• Comment (Ra'yigaaga kasoo dhiibo muuqaalka)
• Share (sidoo kale la wadaag asxaabtaada)
Wixii warbixin, talo, fikir, dhaliil iyo music aad nala wadaagaysoba waxaad noogu soo gudbin kartaa Emailkan;
qaraamchannel@gmail.com
Sub
/ @qaraamchannel
_______________________________________________________________
Warbixin kooban oo ku saabsan channelka:
Channelkan waxa aan kusoo gudbinnaa qaybo xul ah oo ka mid ah suugaantii dahabiga ahayd ee hore (Qaraami) iyo kuwii ka dambeeyay ee dhexeba, laga soo billaabo badhtamihii 1950-meeyadii illaa dhammaadkii 1990-kii (wakhtigii iyo waayihii u wacnaa taariikhdeennii soo jireenka ahayd iyo guud ahaanba dhaqankeenna).
Waxa xaqiiqo ah oo sida aan filayo aad markhaanti ka tahay adiga daawadaha ah in video kasta eynu soo gelino channelka aanu isku dayno in aan helno wixii markaas warbixin aan ka heli karno oo ku saabsan heestaas, annagoo la xiriirna macallimiintii ka qayb qaadatay heestaas haddii ay tahay abwaanada ama fannaaniintaba intooda nool ee aan ka gaari karno mahadi haka gaarto dhammaantoodba, si aan uga ogaano inta badan dadka ka qayb qaatay heestaas haddii ay noqoto samaynta;
• Ereyada
• Laxanka
• Muusigga
• Sannadkii la qabtay
• Iyo riwaayaddii ay markaas qaybta ka ahayd. IWM.
Sidoo kale qaybta ugu muhiimsan ee ah suugaanta qoraalkeeda oo aanu isku dayno in aan usoo gudbinno sida ugu saxsan ee abwaanku u qoray, taas oo aad runtii mooddo in ay tahay qaybta ugu adag marka ay noqoto soo bandhigista heesihii hore oo qaab qoraal (lyrics) ah lagu soo bandhigo,.
Runtii ma aysan suuro-gasheen qodobada aan kor ku xusay oo dhan, abwaanada, laxamiistayaasha, fannaaniinta iyo waayo-aragga aan markaas u raadinno warbixintaas la’aantood, mahad gaar ahna waan uga gudbinayaa halkaan innagoon kala reebayn dhammaantood sida hufan ee sharafta leh ee ay noogu hagar-baxaan markasta oon la xiriirno.
In aan diiwaan gelinno suugaanta, dadkii ka qayb qaatay dhammaantood iyo weliba ereyadii hal-abuurka oo saxan waxa ay keenaysaa in jiilka dambe aysan ku dhibtoon raadiska warbixinta halyeeyadii soo qurxiyay fankeennii hore, Eebbe naxariistii janno haka waraabiyo intooda dhimatay inta noolna cimri iyo caafimaad suubban ha u siyaadiyo (Aamiin).
Haddii aad barnaamijkaan nagu raacsan tahay waxaa mar kale iga codsi ah in aad ku xirnaatid channelka adigoo subscribe saaraya sidoo kale la wadaagaya asxaabta kale, kana qaybqaadanaya adigoo markaas nagala soo xiriiri kara Emailka aan kor xusnay.
Mahadsanid.
__________________________________________________________________
Hello and welcome.
If its your first time please consider subscribing to this channel
/ @qaraamchannel
In this channel we post some of the classic old school Somali music (Qaraami) from mid 1950s up to late 1990s (the best thing that happened in our culture and history).
In fact, every video we upload we do as much research as we can on every single information that is out there and consult with those who had participated in making such an incredible music whether it’s the musicians themselves or song writers (poets) to get accurate solid information of that certain music including creators of the;
• Lyrics,
• Music.
• Melody,
• Year recorded as well.
And also presenting the correct lyrics (since the lyrics are bit complicated to understand), in order the young generation don't suffer of getting the history of our legends to honor and remember their legacy (we pray for both, those who are dead and the living legends that may Allah grant them his highest level of Jannah).
We are glad to have you here, thanks for checking by, please support us to record our history and keep our musician's legacy by making sure to subscribe, hit the like button and comment on every music video you come across and also share with those who are interested as well.
Thanks.

Пікірлер: 311
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 9 ай бұрын
Alle ha u naxariisto Boqorkii codka mar uun Tubeec 2024 baan heestan Dib u dhageysanya😢
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 2 жыл бұрын
Waa habeenkii ugu dambeeyay ee sanadkan Maanta dhamaanaya 2021 Waxan si niyad samaan ah u dhagaysanaya Heesihii Tubeec oo dhan anigo Kujira jawi aanan Malaysan karin. Alle ha ku naxariisto Maxamedow ❤
@ilyaaazibnurooble7708
@ilyaaazibnurooble7708 Жыл бұрын
Saalax
@fadumoaliabdillahi
@fadumoaliabdillahi Жыл бұрын
Ana 2022 o sidhamanaya
@musahamza5569
@musahamza5569 Жыл бұрын
11/12/2022 Time 8:30 pm
@FootballNews1071
@FootballNews1071 10 ай бұрын
​@@fadumoaliabdillahiana 2023 ayaa Ii dhamaanaayo
@suldaanka7576
@suldaanka7576 2 жыл бұрын
Tolow ma cidbaa iga danbeen doonto oo like isaari doonto 27 May 2022
@axmedfaizal
@axmedfaizal Жыл бұрын
06/03/2023
@hoyadaiyodhalanka897
@hoyadaiyodhalanka897 Жыл бұрын
30.04.23 😂
@NaasirShiine-cw6rh
@NaasirShiine-cw6rh Жыл бұрын
7/8/2023
@user-ke9xn9gq1w
@user-ke9xn9gq1w 8 ай бұрын
Anaa kuuu saaray 100 ma ilaawo tubeec weligay❤❤boqorka codka
@user-tj1ni9ex4v
@user-tj1ni9ex4v 4 ай бұрын
27 April 2024 sabti 22:19 hbnimo Ma aqan hesaha calacalka waxan ku jecladey yaranti wan dhageysta ila hada siiba qaramiga
@mohamedabdi9183
@mohamedabdi9183 2 жыл бұрын
Waa xili waan jamacada ka diyaarinyo wadanka Ethiopia gar ah caasimada Addis Ababa heerka labaad ee jamacada master program 26 March 2022 heest waa ii tabanaysaa wlhi waa jawi rooban oo macan
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 9 күн бұрын
Ka waran zxp ma dhameysatay .
@liibancartan8591
@liibancartan8591 3 жыл бұрын
استغفر الله واتوب اليه وصلى الله وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا سبحان الله العظيم سبحان الله وبحمده
@guledabdi4646
@guledabdi4646 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal ilaahay baad naxasuusisay
@Hudahaybe
@Hudahaybe 3 жыл бұрын
8:04 8 Feb 2021 habeen talada ah dhagaysanaya inta kadib hadii timaado like isaar illahay ha unaxariisto nin weyn ayuu ahaaye
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 2 жыл бұрын
Oo Ma waxa jira Mid inaga Mid Ah Oo Intu dhagaysto Tubeec shaki gelin doona inu yahay fanaankii ugu fiicnaa Ee soo Mara Taariikhda Fanka somalida ? Maya ilama aha Rabi ha u naxariiato Tubeec ❤
@somalinetflix3533
@somalinetflix3533 Жыл бұрын
Maya
@SuperKahin
@SuperKahin 10 ай бұрын
Laba Maxamed Allaw unaxariso labadaba waa kala dhicin Tubeec iyo kuluc
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 2 жыл бұрын
Tubeec naxarista janno Allaha ka waraabiyo aamiin yaa Rabbi top hees erayo iyo cod sare iyo musik. Thanks cadaala qoralka
@Maazim12
@Maazim12 Жыл бұрын
Xalay baan anigoo hurdo heestan uqaadayay marwadayda❤❤❤
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
The king of sound😊AUN😢 Mohamed suleiman Tubeec❤ Who lisening this at 03/06/2023😊 Codka💯Laxanka💯Ereyada💯Kabanka💯
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w 2 жыл бұрын
احب الاغنية الصومالية انا من اليمن 🇸🇴🇸🇴🇾🇪🇾🇪
@mandeqhuss4907
@mandeqhuss4907 2 жыл бұрын
Asç is the
@inaalibudul8957
@inaalibudul8957 2 жыл бұрын
نحبكم إخواننا في اليمن وفي العالم كله
@disisfunny88
@disisfunny88 2 жыл бұрын
😍❤❤❤
@HassanAhmed-yf7vm
@HassanAhmed-yf7vm Жыл бұрын
Wel come Rahma
@user-me1oq7vx4w
@user-me1oq7vx4w Жыл бұрын
@@HassanAhmed-yf7vm thanks 🙏
@fiskaelmi2423
@fiskaelmi2423 2 жыл бұрын
Ma waxad isoo jirin markan iilka jiifsado ee jehada leey dhigo caajib 2022 yaa ila dhageysanoyo👌👌
@musahamza5569
@musahamza5569 Жыл бұрын
☝️
@nimconalka405
@nimconalka405 Жыл бұрын
Laxan iyo codba Ilaah waa uhibeeyay aderkey Tubeec Naxariistisa Rabbi hasiiyo❤.
@princessqadanofficial2090
@princessqadanofficial2090 3 жыл бұрын
Allah yarxakamak maxamaed saleban waxan dawanaya 3,18,2021 inta iga danbaysa marxunka u duceeya
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
Allah ha unaxariisto Aamiin
@codayhassanmohamed5543
@codayhassanmohamed5543 3 жыл бұрын
18 / 2/ 2021 hbn khamiisa ayan dhagysanayaa hda dhagysanysid like i sar
@salaadgacal7757
@salaadgacal7757 2 жыл бұрын
Tubeec allaah ha u naxariisto cod la dhegaysto kii ugu macaanaa allah ayaa ku deeqay al fanaan maxamed suleyman tubeeci AUN
@abdirisaqahmed8889
@abdirisaqahmed8889 2 жыл бұрын
Boqorka codka soomaaliyeed heestan wax aan dhagesteye 2021 waanan ku mirqaamaye waxn kusooceshadeye 10n goor ax yaa hees
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 3 жыл бұрын
1974kii ayuu qaadey Heestaan.... Bismillaahi Aduunkaba maan joogin....Waase Hees da, weyn oo macaan.
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 2 жыл бұрын
Hhh nahada ciyaarta fowsiya wa inagii e
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
@@ahmedabdullah1704 Ciyaartu waa mxy... Muu qaadin miyaa xiligaas??
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 2 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 adiga xiligaas wad jirtee
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 2 жыл бұрын
@@ahmedabdullah1704 hhhhhh.... Ma adigaa i dhaley waa yaabe... Xageen ku dhashy magaaladee?
@ahmedabdullah1704
@ahmedabdullah1704 2 жыл бұрын
@@fouzianuura2327 buulo falaay ayad ku dhalatay
@adanghane6730
@adanghane6730 3 жыл бұрын
Alla maxaan aroos ka qaaday maxaanse wacdaro ka dhigay bisaso,qardho,hargaysa iyo weliba mogadisho iyo g/kacayo dad badan ayaa aad iigu xusuusan doona markay maqlaan
@ahmedsaggaf6530
@ahmedsaggaf6530 3 жыл бұрын
Adan ghane ma run baa OO codkaag sidaan OO kale buu ahaa hadana yahay
@koodbuurchannel5111
@koodbuurchannel5111 3 жыл бұрын
Waar waxaaso dhula hadaad martayba waayo arag ayaad thy masha Allah
@SuperKahin
@SuperKahin 2 жыл бұрын
Waa hesta keliya eela bedeli wayey waa cod halaasiya leh unique voice alalw unaxariso 🙏 fanan qaliya
@samatarabdow
@samatarabdow 17 күн бұрын
Truly the songs of Suleiman tubeec are my favorite songs. Especially this one deserve worth its pitch.may his soul rest in janatul firdowsul Aclaa Amin.
@asmahaybe4416
@asmahaybe4416 2 жыл бұрын
2022 30 bishii 8 goor galab ah ayaan si ♥ 😢 fiican udhuuxayah anoo ereyada la qushuucsan fan iyo fagaare waa kii hore ax yaa hees🥲💔😪😪😪
@khalidxaaji6101
@khalidxaaji6101 Жыл бұрын
27/12/2022 habeen talaado ah saacaduna waa 2:56 saq dhaxe runtii 10 jeer kabadan waan ku ceshtay mucaashaqiinta unbaa fahmi kara
@Burcaawi8
@Burcaawi8 14 күн бұрын
Waxan intuu cod dhaafay ayuu double cod noqday , sida laxanka loogu tamashlaynayo u fiirso ! Tubeecoow Alle hakuu raxmaddo .
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Rabi ha u naxariisto marxuunka, boqorka codkuu cid gaadhaysaa maba jirto ninkii hadlayaaba ha hadlo
@user-hb1uk7un8x
@user-hb1uk7un8x 10 ай бұрын
Qof aan Tubeec dhageysan sidee hees baan dhageystaa u dhihi karaa!! 💕❤‍🔥
@mohameddekabdullahi4325
@mohameddekabdullahi4325 3 жыл бұрын
Legend. Allaha ha u naxariisto Caadi maahan heestan
@abdimahfudgelle968
@abdimahfudgelle968 3 жыл бұрын
Allah yarxama Abahii funka somaliyed buu haaye Amiin Amiin ta wllyal Manta Aduun bari Khiro
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin
@nasraosman7686
@nasraosman7686 3 жыл бұрын
Allaa yaa raxma boqorka codka been uguma bixin💝💕
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@abdiwajib
@abdiwajib Жыл бұрын
Heestaan Waa 49 sano kahor Allah u naxariisto abwaankeni
@amiiramuuse5185
@amiiramuuse5185 2 жыл бұрын
Waaa habeeen axad ah waxaaan si dagan Oo jawi mcn ah udhageysanayaaaa codkaan tolmooon eee tubeec inkastoo heesta murugo kahadlayso balse bil caksi waaan faraxsanahay alxm oo caaawa Waa taariiikhi jaceylkayga ibraaahim xasan ilaah haiikaaa daaayo
@amiiramuuse5185
@amiiramuuse5185 Жыл бұрын
Isla Aniga ayaaa qoray commentigaaan hben aaan faraxsanaaa Oo aaan heestay qofkaaan dunida karabay 6bil kadib Waxaan dhageysanayaa Anigoo murugsan Oo waayay qofkaaan jeclaaa 😢xanuuun 💔
@asadsomalisomali4672
@asadsomalisomali4672 Жыл бұрын
​@@amiiramuuse5185hal sano kadibi ban community gaga Aqrinayana Nololo Wanagasan ban ku rajaynaya iyo farxada ❤
@adnanhusein1437
@adnanhusein1437 15 сағат бұрын
​@@amiiramuuse5185muddo kadib ban aqriaya commentgaga wllshay allh qulubta hayno qabojiyo😢
@moismail2675
@moismail2675 3 жыл бұрын
So relaxing to listen to, I love old songs like this 🙌🏾
@abdiqanicaarif8324
@abdiqanicaarif8324 Жыл бұрын
Waagay hooyaaday dhalatay aaba heestaan laqaday anigoo Hadda xaaas iyo ilmaba leh ayaa dhagaysanaya Cajaa ib shiikhow
@cabdirisaq4653
@cabdirisaq4653 3 жыл бұрын
Alaah ha u nariisto maxamed saleeban tubeec heestaa didi jid dheeriyo aaan soojiiray hees xasuus mudan
@yacinosman9682
@yacinosman9682 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto maxamad salebaan tubeec amiin. Hees aad u macaan. 24-01-2021 from djibouti
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@sanqadhyareofficial3087
@sanqadhyareofficial3087 3 жыл бұрын
يا عيداً أقبلت علينا بكل فرح، أبلغ سلامي لأحبتي في كل مكان، وزدهم بالسعادة والبهجة والمنح، واجعل أيامهم كلها أمناً وأماناً. 🥳🥳عيدكم مبارك 🌸🌸2021/7/20 Habeen Ciida 2021
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
تقبل الله منا ومنك صالح الاعمال
@ayanomarhusen3053
@ayanomarhusen3053 3 жыл бұрын
Xalay jelaladkaygii jaarkaa ku toosoo kaa jii waayo adiguna ma joogtide
@farxaannuur2371
@farxaannuur2371 3 жыл бұрын
allah hawnaxariisto boqorka codka king of voice maxamed saleban tubeec bilaash umuu noqon boqorka codka allah hawnaxariisto
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@cabdirisaaqfaysalcali2745
@cabdirisaaqfaysalcali2745 2 жыл бұрын
Ma waxaad iisoo jirin Markaan iilka jiifsado Ee jahada lay dhigo allah ha u naxariisto Aamiin marxuumka 15 January 2022 🙏
@FreemanV99
@FreemanV99 3 ай бұрын
One a kind tune. Classics as its best. R.I.P the king. Perhaps one of the few times Somalis did justice by crowning him the undisputed king of the contemporary Somali music.
@noormaxamoudabdi8768
@noormaxamoudabdi8768 Жыл бұрын
On of the best songs of all time somali industries rip legend 🙏 😢 💔 bqorka codka allh yarxma.... maxmed sulieman tubeec..
@Abdikaren-w3b
@Abdikaren-w3b Ай бұрын
16.07.2024 habeen arbaca soo galayso ayaan ku dhagaysanayaa. Magaalada. Burco somaliland. Alle haw naxariiistee boqorka codka umada somaaliyeed. MOHAMED SALEEBAAN TUBEEC❤
@hassanbuuxabdullahi
@hassanbuuxabdullahi Ай бұрын
Miyaad ku qayileysey sideyda o kale mise wad iska dhageysan un
@abshirabdiwali1406
@abshirabdiwali1406 2 жыл бұрын
2022 habeen axad ah saacadduna tahay 4:34 ayaan dhagaysanayaa heestan wax iga maqana oo aan u calaacalayana garan maayo.
@asmahaybe4416
@asmahaybe4416 2 жыл бұрын
Wllhi waaruntaa anah xiligaa xili lamida sidoo kale waxaan u calaacalayo magaranyo ooo iga maqan . Lkn kolay sababaa jirta aan labadenuba udhageysanayno heestan ereyada macanleh lkn inagaana dareensanayn🥲🥲😪💔
@alisaid2008
@alisaid2008 11 ай бұрын
Mirihii yuusuf ow jaamac laxankii iyo codkii m.s.tubeec
@mubaramahemed2075
@mubaramahemed2075 2 жыл бұрын
Illaahey ha 🤣 unaxariisto abwaanka King of voice mahemed suleyban tubec
@AbdirshidMahamedhagi
@AbdirshidMahamedhagi 9 ай бұрын
I was wattching more then 20 times TUBEEC IS DAIMOND OF SOMALI. FANAAN NR 1KII CODKA QQAADEY. AYUU AHAA
@Somfox1
@Somfox1 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso Abwaan , heesa Maxamed Saleebaan Tubeec , boqorki codka suuganta Somaliyed
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
سنظل في قلوبنا للأبد ..... ربنا يرحمك ويغفرلك يا محمد سليمان
@amiincllhi5026
@amiincllhi5026 2 жыл бұрын
Ax ax axsan music maxamed salepaan tubeec [alaya raxma ]😢😥😥😭😭😭😭
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 3 жыл бұрын
ALLAH HA U NAXARIISTO M S tubeec AAMIIN
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@omarade6924
@omarade6924 2 жыл бұрын
What is romantic song feeling relieved sida jibinta roobkiyo cirkoo da'ay habeenimo jeexihii godnaay iyo jidhaamahu biyoobeen rahu jalaw ka leeyahay kaa jiifi waayoo!
@mhassan0163
@mhassan0163 2 жыл бұрын
Still remember when I was at elementary school, my teacher sung this song around 1976, I felt it immediately, it was a bright morning at the school assembly point, he was playing Oud wearing a black shirt with white spots on it as well, around 10 years old, my first taste of Somali music, got the infection I has still today, what a journey.
@dabeyljaawe3492
@dabeyljaawe3492 4 жыл бұрын
Woow boqorka codka rabi naxariistiisa jano kusii idam alle👐
@qaraamchannel
@qaraamchannel 4 жыл бұрын
Allaahuma aamiin. mahadsanid walaal.
@hassanmataan4605
@hassanmataan4605 Жыл бұрын
Mashallah waa cod iyo badh ilahay ha uu naxariisto fanaankenni somaliya tubeec In kaston fanaan kaleh hestan ka maqlay oonba uu malaynay iinu leeyay legenka mukhtar octobre hadana manta ooy tariikhdu tahy 27 DECEMBER 2022 ayaa KZbin ku arkay FROM DJIBOUTI 🇩🇯
@abdimahfudgelle968
@abdimahfudgelle968 3 жыл бұрын
Allah hanaxiisto Abaheen Amiin dhaha wllyal
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@caalamiboy3510
@caalamiboy3510 2 жыл бұрын
Intii 2022 dhageysatay like dhac ku sii, m.tubeec allah u naxariisto
@mascuuduurmaax17
@mascuuduurmaax17 Жыл бұрын
Ruux faneed oo gob ah ayuu la gaar ahaa Maxamed-AHUN-.
@nasramoon8268
@nasramoon8268 2 ай бұрын
Alle ha unaxariisto aamiin yaarabi 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤
@abdifariid8636
@abdifariid8636 12 күн бұрын
Erayadii cali canfar decomantariga ayay ku jirtaa heesaha ugu wanaagsan af somaliga Abid
@kaysarostudio3930
@kaysarostudio3930 Жыл бұрын
❤️hees xusus mudan 5/may/23 jimce Heestan qof an jeclahay darted ban u dhagysta oon ilawina karin balse waxan dhagysta markan kaligey ahay buuqna anubjirin markas macan tahay heesta Alleh ha u naxaristo Abwanki iyo fanankan ba amiin amiin
@alimaamshowkaani2281
@alimaamshowkaani2281 3 жыл бұрын
Allah u naxariista qabriga wasic Allah ugu dhigaa
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@EngAbdirahmanElmahmoudy
@EngAbdirahmanElmahmoudy 3 жыл бұрын
Rabi naxariistii jano haka waraaniyo boqorkii codka MST
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@SuperKahin
@SuperKahin Ай бұрын
Waa ereyadi cali canfar laxankana iyo codkaba waa isla fananka allaw unaxariso heesta waa 1974kii
@mohamednormohamed2059
@mohamednormohamed2059 3 ай бұрын
19-May 2024. Wov calek! Tubeec is the best singer. Jannada Illaahay haku macsuumo.
@suldaanofficially
@suldaanofficially Ай бұрын
Yaa ila dhagaysanaya Boqorka Codka Fanka Somaliyeed 2024 Like tuujya inta iga danbeysa
@Tanka-lt1sl
@Tanka-lt1sl Жыл бұрын
I wonder why do some Muslim scholars forbid Music. Tubec’s songs are all soothing to the soul
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 9 күн бұрын
WTH
@abdirhmangelle7429
@abdirhmangelle7429 3 жыл бұрын
Allah unaxariisto boqorka fanka Somalia
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@addull1
@addull1 3 жыл бұрын
who make dislike this classic some people is sick.
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 3 жыл бұрын
Never mind, waa ciyaalkii heesa play back mooda heesa. Waxba garab maayan.
@fardushurre1668
@fardushurre1668 2 жыл бұрын
Waaa boolshiid caadiya wlhi ma fahmayaan halka uu umada soomaaliyeed ka joogo boqorka codka maxamed saleebaan tubeec Aun 😢 dislike ayuun bay iska soo jarayaan 🤦‍♀️
@abdirsachirsi8322
@abdirsachirsi8322 Жыл бұрын
Ebbe haw raxmado hoobakii maxamed sulayman tubeec king of somali artists voice
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 4 ай бұрын
Cod Macaana 5/5/2024 Hargeysa ayaan ka dhageysanayaa
@user-hb1uk7un8x
@user-hb1uk7un8x Жыл бұрын
"Ma waxaad isoo jirin Markaan iilka jiifsado Ee jahada lay dhigo!" Yacnii marka aan dhinto oo lay duugo miyaad isoo raadinee!? cajiibsanaa erayad iyo codka boqorka codka AUN.
@maxamedibraahimyuusufshida2970
@maxamedibraahimyuusufshida2970 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto fanankeenii boqorka codka tubec
@sakariye1434
@sakariye1434 Жыл бұрын
One of the best songs ever I heard
@haryantarey4808
@haryantarey4808 9 ай бұрын
Wali waan dhagaysta 09/12/23
@monahassan809
@monahassan809 2 жыл бұрын
Waagu jaceyl ku qiimaha lahaa.. ragga ee dumarka si adag ku guursan jireen telfan Enternet sawir midna heysan…. Sidaas u cabadi jireen🤣
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 3 жыл бұрын
اللهم ارحم الفنان محمد سليمان الله يتغمدك جناته ااميين
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
امين.
@Gantaalahamedia
@Gantaalahamedia Жыл бұрын
Wxa u qalantaa 100 million hees uun so gudbisid balse wxa na barta afkeenq
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 4 жыл бұрын
Alaha unaxariisto boqorka codka
@Abdulkadir-Daud
@Abdulkadir-Daud 2 жыл бұрын
It's a very emotional song.!!!!
@nimoabdullahi3317
@nimoabdullahi3317 3 жыл бұрын
Taboo hainaxriisto 🤲🏼🤲🏼
@mahadgas827
@mahadgas827 3 жыл бұрын
Kendo’s
@Eng.Shiiqaalow
@Eng.Shiiqaalow 3 жыл бұрын
2021 yaa igula raaxeysanayo
@lelazead4363
@lelazead4363 2 жыл бұрын
Illhow kuu naxariiso fanaan qarni
@xajjiomar4753
@xajjiomar4753 3 жыл бұрын
Hadii aaba dhageysaneyso like leey ma iisartid hada xariif thy sxb
@Djfoozi
@Djfoozi 7 ай бұрын
Yaa weli dawanaya heeskan 10/1/2024 ❤❤❤❤
@accordqsw304
@accordqsw304 Жыл бұрын
Beautiful, Does anyone know more artist with this kind of sound/style. Please let me know
@hindiafsomalichennai4106
@hindiafsomalichennai4106 Жыл бұрын
Waxn dhagaysanaya maanta oo an ku qayi layo mglda berbera aun boqorka codka
@mohamedkayse6054
@mohamedkayse6054 Жыл бұрын
Peace listen and enjoying 👌
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 Жыл бұрын
Ma waxad iso jirin markan iilka jiifsdo😢
@cubeyd27
@cubeyd27 Ай бұрын
Ma waxaad isoo jirin Markaan iilka jiifsadoo Eeeeeee! Aaaaa! Ee jahada laydhigo. Ax yaa hees alla yaa raxma boqorkii codka Maxamed Saleeebaan Tubeec. 12 / July / 2024 11:54 Pm
@MohamedAli-zs9vf
@MohamedAli-zs9vf Жыл бұрын
Asc Somaaaalaaaaay Alloooow kunaxariiso adeeeeeerkey Janatul fardooooos aaaaamiiiiin ankana allow hanifidneyn Kuli filcaaaaaalam
@mohamudsamatar126
@mohamudsamatar126 3 жыл бұрын
Hees iga dheh Iyo xusuus leh
@naserelmi9465
@naserelmi9465 3 жыл бұрын
Sida jaawa geeloo jiilaal abaariyo jeel iyo haraad helay Xalay jeleledkaygii jaarkaa kutoosoo kaa jiifi waayoo adiguna majoogtide Mawaxaad isoo jirin markaan iilka jiifsado ee jahada lay dhigo… Sidii aan jid dheeriyo soo jiidhay buurahaa jir jirada udhacaye jilba dhiigu iga da’ay jacaylkuna kudaydayay kaa jiifi waayoo adiguna majoogtide ma waxaad isoo jirin markaan iilka jiifsado ee jahada lay dhigo… Sida jibinta roobkiyo jirkoo da’ay habeenimo jeexahii godnaa iyo Jidhaamuhu biyoobeen rahu jalaw kalee yahay! kaa jiifi waayoo adiguna majoogtide ma waxaad isoo jirin markaan iilka jiifsado ee jahada lay dhigo… Jiqi jiidh madheedhliyo jilbiskiyo abeesada sidii aan ku joogsaday kala booday jaantii jiraad igu abuurtoo kaa jiifi waayoo adiguna majoogtide mawaxaad isoo jirin markaan iilka jiifsaso ee jahada lay dhigo.
@sanqadhyareofficial3087
@sanqadhyareofficial3087 3 жыл бұрын
يا عيداً أقبلت علينا بكل فرح، أبلغ سلامي لأحبتي في كل مكان، وزدهم بالسعادة والبهجة والمنح، واجعل أيامهم كلها أمناً وأماناً. 🥳🥳عيدكم مبارك 🌸🌸 2021/7/20
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 2 ай бұрын
Tubeec ahn❤
@ahmedfiiraan3383
@ahmedfiiraan3383 Жыл бұрын
Poqorka codka maxamed salebaan tubeec Alle janadi Kaha warabiyo 😓
@M.Duran71
@M.Duran71 3 жыл бұрын
Best in all the time Allaha u naxariisto Aamiin
@qaraamchannel
@qaraamchannel 3 жыл бұрын
Aamiin.
@xamsecabdi8088
@xamsecabdi8088 3 жыл бұрын
Waxan dhegaysanayaa 17/3/20/21 alaw u naxariiso
@abdishakurmohamed182
@abdishakurmohamed182 9 ай бұрын
Waxaa iigu horaysay heestan 2018 illaa bishii sideedaad
@fahimadiamond8473
@fahimadiamond8473 2 жыл бұрын
Xalay jelaladkygii jarka ku toosooo Ka jiifi wayee Adiguna ma jogtide Ma waxad iso jirin markan iilka jifsado EE AA Jihada lay dhigo😢 Alle how raxmado m.saleban TUBEEC😢
@user-hg7br5eu5v
@user-hg7br5eu5v 7 ай бұрын
Adiguna ma jogtide ma waxaad i so jidhin marka iilka jiifsado 😢😢
@ceebla82
@ceebla82 3 жыл бұрын
Jah🎧❤ Tubeec 2021
@user-wn7cu8kb8r
@user-wn7cu8kb8r 8 ай бұрын
8 januari 2024 saacada 05:47 subaxnimo iyo Mogadishu daarusalaam rag ila joogane feysal muniir ayee tv ga ka dhagesanyan anigane dhago aan gashtay si aan u dhagesto hees murti leh tubeec ilaahow ku naxariiso Hees iyo badh waaye walee
@tusmodairyfarm1382
@tusmodairyfarm1382 2 ай бұрын
Waxaan kadhagaysanaayay idaacada hornafriik 2001 bilowgeedii anoo isbitaal kuyaalo Black Sea Mogadishu ah kula jiro ina adeerkeey OO dhaawac ahaay Wuuw😂dhintay 23 sano kadib ayaan dhagaysanayaa hada inay tahay ayaan moodaay waa aduun iyo xaalkiis allow kuu naxariisto Maxamed Suleymaan tubeec boqorka codka
@AyaanAbdirashiid4631
@AyaanAbdirashiid4631 2 ай бұрын
Hospitalka Al cimra la dhihi jirey miyaa oo Black Sea kuu yaali jire alle ha u naxariisto
@tusmodairyfarm1382
@tusmodairyfarm1382 2 ай бұрын
@@AyaanAbdirashiid4631 aad iyo aad hada ayaad isoo xasuusisay waanba illaaway
@hersiabdinasirahmed
@hersiabdinasirahmed 4 ай бұрын
Waayo waayo xasuus adkeyd xaalkedu
@mubarakabassabdikheir
@mubarakabassabdikheir 3 ай бұрын
Tolow ma cidbaa iga danbeen doonto oo like isaari doonto 16 May 2024
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA GUFAACO | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS
6:49
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,7 МЛН
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 14 МЛН
Salah Bonge / Mohamed Saleban ( SIDA JAAWO GEEL )
7:16
Iftin Band - Salah Bonge
Рет қаралды 430 М.
HEES | Ruun | Maxamed Suleebaan Tubeec | Lyrics
6:47
MAADEYS
Рет қаралды 396 М.
Maalintaad Baxaysee || Kaban || Maxamed S. Tubeec (AHUN) || HD +Lyrics
8:29
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 198 М.
Dad Makes Daughter Clean Up Spilled Chips #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 6 МЛН