MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA GUFAACO | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS

  Рет қаралды 1,721,908

SUUXAYE LYRICS

SUUXAYE LYRICS

3 жыл бұрын

#Mohamed_suleeban_Tubeec #GUFAACO
#SUUXAYELYRICS

Пікірлер: 238
@AmiinoUkumole
@AmiinoUkumole 14 күн бұрын
Habeen arbaca ah oo taariikhdu tahay 17 luulyo 2024 jawi marqaan xasuus likta saara❤
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 2 жыл бұрын
Socdaal iyo faladagan oo fanaaniin ah baan dhagaysanayaa bal cawaaqib xumadaa eegaa heees waa dhaaftey salama saxiib halkaan iiga dambeeya
@farxiyocabdi3982
@farxiyocabdi3982 2 жыл бұрын
Kkkkk ma ila aragtey
@cabdirahmanhassan3543
@cabdirahmanhassan3543 2 жыл бұрын
Wahi.warunta saxiib.waa nasiibdaro
@cadeycali6723
@cadeycali6723 Жыл бұрын
Waxaad ogaataa in fankii wacnaa raacay dowladnimaddii inaga burburtay. Dadkii hore dad dhaqan , xadaarad iyo luqadba ka dhisan ayey ahaayeen.
@qadariyaqadan3364
@qadariyaqadan3364 Жыл бұрын
Socdal iyo kan midna ajar laga faaidi maaye alle hesaha haynaga madobeyo
@fuaadarahmankaleef7105
@fuaadarahmankaleef7105 6 ай бұрын
الله يرحمه محمد سليمان تبيع عند سماعها ارجع تذكرة ايام زمان عندما كان للدنيا لكل شيء احترام اللهم ارحم والدينا ووالد المسلمين. Sidii galin abaareed cawl goni daqaan go doomee manta somali sow wof waliba cawl goni daqa maa noqon
@fatimakhadar1433
@fatimakhadar1433 Жыл бұрын
Adeer ilaahay haunaxaristo meeshii aad nagagatahtayna catoosh iyo socdaal baa na dhagobeeliyay .
@abdirizakhassan8094
@abdirizakhassan8094 3 ай бұрын
❤beentaa maaha. Allaha unaxariisto
@HoodoNasiiib
@HoodoNasiiib 9 ай бұрын
Ax gacmo madhan illahba guudkod xilsaray wallahi ben maha 😢😢
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 2 жыл бұрын
Ereyadii AUN abwaan Ciise Warsame Samatar.
@abmashshuriye4690
@abmashshuriye4690 2 жыл бұрын
Wax aadan aqppn uu lahayn haka hadlin
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 2 жыл бұрын
@@abmashshuriye4690 ?
@mohamodmohamod3574
@mohamodmohamod3574 9 ай бұрын
I love this singer mohamed suleyman He is talented ,his incredible vioce is very touching . I always listen his songs Allah forgive his sins insha allaa ,and rest inpeace in the second life. :: :::: ::::. .
@halimoa4348
@halimoa4348 7 ай бұрын
Amiin
@NasirHaji10
@NasirHaji10 Жыл бұрын
The Greatest Somali Artist Allah u raxmo Boqor kii codka Legend Mohamed Saleeban Tubeec 2 Suldaan Seraaar is rolling now
@MohamedElmi-ly1dv
@MohamedElmi-ly1dv 11 ай бұрын
Tubeec hadad ka hadashay ba suldan seraar inad xasusatid ba qalad weyn ah
@hidahadhaqancopra1123
@hidahadhaqancopra1123 10 ай бұрын
maxa ka qurxoon adoo 😊safar ah inaa dhagaysato heeztanoo kale hargeisa ilaa burco.❤
@sadam1318
@sadam1318 2 жыл бұрын
ilaahay ayaan ayaan kuu baryee allaha kuu naxaristo inshaa allaha qabriga allaha kuu waasaciyo
@teemwashamsi1704
@teemwashamsi1704 Жыл бұрын
Xili kasta Waa 5star Suugaan le. Hooyaday ayaan ku maqlay inay jeclan jirtay heestan Hada ayadoo 2014 uga geeriyoday ayan Aqriyaa GUFAACO.
@abdirahmanruuzhka2474
@abdirahmanruuzhka2474 Жыл бұрын
Alle ha unaxaristo hoyo sxb 😢
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 жыл бұрын
agah,dhagah,now, hay, wah, war codka maxamed saleebaan tubeec, reenka cuudka (kaban) iyo dananka violin ta siday isugu ladhanyihiin waa arin iga yaabisay xaqiiqdii saaxiibayaal. allow naxariistaada kumanayso . bahda suuxaye lyrics aad baad umahadsantihiin.
@xiirmastuur5249
@xiirmastuur5249 2 жыл бұрын
Heesta waxa ugu muhiimsan waa laxanka
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 2 жыл бұрын
Ahu naxariisto Mohamed sulieman tubeec aameen yaa Rabbi
@musehomer449
@musehomer449 2 жыл бұрын
Aniguna garaadkay Kaa gaabsan waaye Adigu garashaadii Ii garaabiwaydee💔
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h 5 ай бұрын
erayadaasi qalbigayga kama baxaan gabar jacayl igaga baxday u qaada
@mhassan0163
@mhassan0163 22 күн бұрын
Erayadii abwaankeenii weynaa aun Abwaan Ciise Samatar " Dhan-cadde"
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
ابداع وأغنية في منتهي الروعه والتطريب، ،،،،، لك الرحمة والمغفرة الاسطوره محمد سليمان
@nuurhaaben8622
@nuurhaaben8622 Жыл бұрын
A
@nuurhaaben8622
@nuurhaaben8622 Жыл бұрын
Aa
@nuurhaaben8622
@nuurhaaben8622 Жыл бұрын
Aaa
@xasanmaxamad8355
@xasanmaxamad8355 2 жыл бұрын
AHUN Waa Eraydii Abwaankii Weynaa Eise Warsame Samatar Iyo Codkii Fanaan Qaaliya AHUN Moh'ed Suleiman Tubeec Waa Xusuus Igu Mudan Kulankii Isugu Kaaya Dambeeyey Aniga & Abwaan Eise Warsame Alle Ha U Naxariistee
@calawibaasakuutbaacalwi6285
@calawibaasakuutbaacalwi6285 8 ай бұрын
المرحوم كوكب الصومال محمد سليمان الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴
@khawlaabdi5773
@khawlaabdi5773 2 жыл бұрын
Tubeec🥺❤ boqorka codka 2022 faratuun bal balaar ba fanan no ah iyo socdaal weersho
@cadaaweyare9045
@cadaaweyare9045 Жыл бұрын
😅💔💔
@lisabintumaryam8288
@lisabintumaryam8288 Жыл бұрын
Ben mhn rip fanka somaliyed😂😂😭
@faadumoboore3504
@faadumoboore3504 Жыл бұрын
😭😭😭😭
@farxaancabdi592
@farxaancabdi592 2 жыл бұрын
Wlhi waa aduunyo heeztan gùfaaco xasuuz weyn ayeh igu leedahay waxa aanan ku xazuustaa 2014 iyo jacaylkaygii dharma ahaa oo aan izweyn ayay wahel ii ahayd mudo 2zano ah 2015 ilaa iyo 2016. Maanta oo ah bizhii 10aad 2021 waan ku marqamayaa waa aduunyo
@maxamedsaciid8616
@maxamedsaciid8616 2 жыл бұрын
Aad iyo Aad
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h 5 ай бұрын
ha niyad jabin zxp
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 2 жыл бұрын
Hees la ma odhan karee malaha way dhaaftay woow Aalle ha u naxariisto boqorkii codka 😭 24 5 2022 Salaasa 7pm Galina isma taaginoo wali maan gayoobine Waa loo garaaba ruux gaabinayaaye Aa gacalinamada eegoo Inkastoo nin geesiyii ragu geed adayg yahay hadaan gees lala qaban guri oodi maaye😭
@najiibhassan
@najiibhassan 2 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2022❤
@somalimusic6093
@somalimusic6093 Жыл бұрын
2023
@Ahmed_fc19
@Ahmed_fc19 Жыл бұрын
Yaa daawanayo 2029 😂
@HibaaqAdam-ii9vv
@HibaaqAdam-ii9vv Жыл бұрын
😢😮😮 0:15 0:17
@princessfatushprincessfatu2241
@princessfatushprincessfatu2241 Жыл бұрын
2023
@zahraabdi7349
@zahraabdi7349 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto maxamed saleban boqorka codka waxa badan ayaan isku madadaliyay 2013 ila 2017
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
Zahra Abdi Hadda waayuhu ma ku fiican yahay? Allah haku xafido
@khaliifsaeed261
@khaliifsaeed261 2 жыл бұрын
Boqorkii codka Allah ha u naxariisto aaamin
@engdirie7335
@engdirie7335 3 ай бұрын
Maalin isniin ah 29 Apr 2024 waxaan karsanayaa qado Kampala ayaan ku suganahay waa maalin aan yar dareemay cidlo oo u xiisay qoyskaygii jacaylkaygiina iga qaban wayday mobile ka. Heestan baan ka weheshanayaa cidlada waa markii 6aad ee aan ku ceshanayo😢
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
Walaalkeyga iga weyn ayaa qaadi jiray heestaan sanadka 2000.
@aminaaweys1524
@aminaaweys1524 Ай бұрын
😢😢
@maxamedcaddow3336
@maxamedcaddow3336 3 жыл бұрын
Mid kamid ah heesihii aan geela ku shubi jiray, noloshii baadiyo baad isoo xasuusiye wyo wayo
@ahmeddalmar5508
@ahmeddalmar5508 2 жыл бұрын
Masha allah nin Sidayda Baadiyihiisa iyo Dhaqankeena ku faanaya 🙏🏾
@qalbiuroonsidahooyadeed2113
@qalbiuroonsidahooyadeed2113 2 жыл бұрын
Nin Ilbax ah oo 2bada nolol Taajir ka ah⚘🌟
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Nolosha baadiyaha aad baan u jeclaa waxan tagi jirnay xiliga skolka inoo xiran yahay 💞💞💞
@shabacanxasan9213
@shabacanxasan9213 2 жыл бұрын
habar yoonis nin carrabala ah ayuu ahaa abwaanku heesta waxa uu ula jeeday abwaanku wlshi oo baayac mushtari weyn ahayd ayuu garab uga baahday markuu aroosanayyey balse way diiday!
@ahmedfanproj4372
@ahmedfanproj4372 2 жыл бұрын
Wey ku xumeysay
@cabdiqaadirayaanle8382
@cabdiqaadirayaanle8382 2 жыл бұрын
Alla ha u naxariisto wuxuu ahaa xiise warsame samatar(ciise_dhancade) walaashiina reer berbera ayey ahayd oo caasha_dheer ayaa la odhan jiray jaadley ayey ahayd waxaanay dhashay ilma daa,uud cilmi oo ilma caasha_ dheer ayey ku magac dheeraayeen mid ka mid ah inamadeeduna wuxu mayer ka noqday berber golihii deegaanka ee u horeeyey waxaana lagu bedelay mayerkii ka horeeyey ee cabdi musbaar shil baabuur ayuuna ku dhintay berbera iyo hargaysa dhexdooda
@ayaanmaxamed405
@ayaanmaxamed405 2 жыл бұрын
Wilshenaa somliyeed waa tariikh hayal wan idin slmy wilasheenaa Waaloo garaabaa ruuxa gaabinaaye 🙈
@sacdiyosheikhdon9018
@sacdiyosheikhdon9018 2 жыл бұрын
Allow naxariistii janooyinkaaga ugu deeq aamiin
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 2 жыл бұрын
Xusuus wllhi heestani gaara abahay alle hu naxariisto aya idhi inkastoo nin geesiya ragu geed adag yahay hadan garabka lala qaban guri oodi maye😥
@abdielmi5808
@abdielmi5808 Ай бұрын
Erayadii abwaan ciise warsame samatar oo ku magac dheer ciise dhancade
@axmedcabdijaabir8282
@axmedcabdijaabir8282 2 жыл бұрын
Waa hees xusuus leh kama daalo dheyasigeeda
@hindiafsomalichennai4106
@hindiafsomalichennai4106 Жыл бұрын
Wxan layabay sidu ugu raxaysanayo heesta Aun
@YusufIbraahim-y3s
@YusufIbraahim-y3s 15 күн бұрын
Xasuus waaye waxaas ayaa heesladhaha
@ZupeerIbraahim
@ZupeerIbraahim Ай бұрын
27 June 2024 ❤ I am listing only ❤ tubeec hargeysa
@Shaakiile12344
@Shaakiile12344 2 жыл бұрын
Wxn xasusty 5 sano kahor xilli aan PhD student ku ahaa wadanka Malaysia 🇲🇾. Wxn ka weheshan jiray cidlada iskuna ilowsiin jiray culeys ka PhD da.
@timaajabdi1159
@timaajabdi1159 2 жыл бұрын
hada waxn filay inaad cilmigi dhamyzn wayuhuna aay wehel ku noqdeen
@mushtaaqahmed2466
@mushtaaqahmed2466 2 жыл бұрын
Congratulations 🎉🎊 your education that’s beautiful I feel your pain I live USA my whole adult life I still feel home sick
@mohamedk8936
@mohamedk8936 2 жыл бұрын
@@mushtaaqahmed2466 you need to visit back home coz home is the best
@mushtaaqahmed2466
@mushtaaqahmed2466 2 жыл бұрын
@@mohamedk8936 thank you I planning life always taking me different places inshall Allah I will try my best ability
@mohamedk8936
@mohamedk8936 2 жыл бұрын
@@mushtaaqahmed2466 what's is your Instagram dear
@user-zt4km2ww1m
@user-zt4km2ww1m Жыл бұрын
2023 wali waan dhagay sanaa hestan
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 2 жыл бұрын
Allah Ha Naxiisto Shacabka Soomaaliyeed Waxaan Refer Qudhax Iyo Reer Qansax Ma Halkaasay Soomali Ku Dambaysey
@hani1457
@hani1457 2 жыл бұрын
🥺
@OsmanHassan-es8lr
@OsmanHassan-es8lr 2 ай бұрын
Only king nakumad only
@isaacmahamud3094
@isaacmahamud3094 11 ай бұрын
Who is watching 2026
@umama5531
@umama5531 7 ай бұрын
lol
@abdifatahbashejibril9985
@abdifatahbashejibril9985 6 ай бұрын
Who is life 😅
@arawelo2.010
@arawelo2.010 5 ай бұрын
😂 tu es un peu en avance 😅
@axmedcumar3718
@axmedcumar3718 3 ай бұрын
Maxamed saleebaan (tubeec) Allahayow una xariiso
@user-fj3db2nc7s
@user-fj3db2nc7s 2 ай бұрын
Sorry no one because we don’t have Internet 😢
@AhmedGacal-hc9sg
@AhmedGacal-hc9sg 5 ай бұрын
23-Feb-2024 Aniguna Garaadkay Kaa gaabsan waaye Adna Garashadaadii Ii Garaabi waydee💔
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Ай бұрын
Boqorkii Codka Tubeec aun
@saynabjamac9476
@saynabjamac9476 2 жыл бұрын
Gacmo madhan ilaahbaa guudkood xil saree....😷
@xaajifarah4076
@xaajifarah4076 11 ай бұрын
Ax yaa hees waa loo garaabaa ruuxii gaabinee aaa gacalnimda eegoo 2023 bn dhegaysanya
@khadarqaaraami9930
@khadarqaaraami9930 3 жыл бұрын
Hees io badh wlh #tubeec
@jeeboot4081
@jeeboot4081 Жыл бұрын
Waa ereyadii axmed aw xasan shide faarax
@stanageward1235
@stanageward1235 3 жыл бұрын
Suuxaye mahadsanid kkkk
@araganinamhamed5174
@araganinamhamed5174 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhh 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂 marka dhahde suxaye lee fiiriye janalka wlllhi
@mohamedabdikani4794
@mohamedabdikani4794 3 жыл бұрын
@@araganinamhamed5174 4
@araganinamhamed5174
@araganinamhamed5174 3 жыл бұрын
😂😂😂
@chitopaz252
@chitopaz252 2 жыл бұрын
@@araganinamhamed5174 😂😂
@MohamadAli-tc3kx
@MohamadAli-tc3kx Жыл бұрын
Ilaahay ha kuu naxariisto Adeer
@alisaid2008
@alisaid2008 2 жыл бұрын
Mirihii abwaan dhancade laxankii c.sagsaag codkii m.s.tubeec
@nabadoonahmed5124
@nabadoonahmed5124 2 жыл бұрын
jacylku wuxuuu kufiican yahy marka aadan baran balse mar hadiii lagu saaaqo misana qofka lagaaa guursado ama wakhtigu idin kala reebo runtii waaaa dhib iyo dhaawacyo kala duwan ooo qalbigaaga kudhex holcaya jacaylow xumidaaaa misana macaanidaa
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h 5 ай бұрын
wa runta zxp
@mohamedlaarri413
@mohamedlaarri413 2 жыл бұрын
Anu maxamed saleeman tubeec lenged
@xamdamaxamed182
@xamdamaxamed182 Жыл бұрын
2023 yaa dawanya ❤
@ZupeerIbraahim
@ZupeerIbraahim Ай бұрын
27 june 2024 ❤ xasuus ❤ wacan hargeisa
@siciidahmed2885
@siciidahmed2885 6 ай бұрын
Aad yaaa heestan uga helay xili aaan sadar ku jiray jigjiga ilaa buhodle ayay ii baxasay waa wakhti aad xasus iigu leh Allah yaa raxmi boqorkii codka ❤
@xiisciise7311
@xiisciise7311 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@mohamedmohamud173
@mohamedmohamud173 2 жыл бұрын
Ilaahay haunaxaristo maxamed saleeban tubeec boqorkii codka R.I.P
@mussaali5239
@mussaali5239 2 жыл бұрын
Thank you SUUXAYE LYRICS! 😊 💓
@hassanhajir5878
@hassanhajir5878 Жыл бұрын
Thks
@yousfkhadar2880
@yousfkhadar2880 3 жыл бұрын
wooow hees iyo badh weyn subscribe wa diyar
@fadumomohamed1681
@fadumomohamed1681 Жыл бұрын
Amazing song 🎶 2023
@Asiaherse
@Asiaherse 2 жыл бұрын
Aniguna garaadkay ka gaabsan waaye🥺🥺💔
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto 🤲😥
@faaizayusufhusein5668
@faaizayusufhusein5668 Жыл бұрын
Alle ha unaxristo boqorka codka 2023 ayaan dhageysanaa aniga iyo. Nolosheyda🥰
@muusemohamed2322
@muusemohamed2322 2 жыл бұрын
alooow hakuu naxriisto boqorka cadka
@maxamedaxmed3436
@maxamedaxmed3436 Жыл бұрын
Ax yaa tubeec
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan ciise warsame
@AKMATAANKA
@AKMATAANKA 3 ай бұрын
Still I’m listening 2024
@nasrocumar9868
@nasrocumar9868 Жыл бұрын
www alaha ha unaxariisto
@bashman345
@bashman345 2 жыл бұрын
Erayadii abwaan Ciise Warsame (Ciise Dhancade) AHUN iyo codkii Maxamed Saleebaan Tubeec (AHUN)
@yuusufhersimadadaal6668
@yuusufhersimadadaal6668 Жыл бұрын
Sorry, waad ka jartay muusikii beydadka dhextaalka u ahaa, si kastaba waa very unique and well performed song. Erayada Abwaan ciise warsame (ciise dhancade)
@salmonura1480
@salmonura1480 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto
@shariif3040
@shariif3040 2 жыл бұрын
waxba hahuntan waxa ilahay hakayelo kowa u unaxaristo
@softiegirl-ndanimelover3873
@softiegirl-ndanimelover3873 2 жыл бұрын
It's hard 😪song 🎵 but I like it 👌 😎
@jamaalmuuse4933
@jamaalmuuse4933 2 жыл бұрын
Adeero axmed saleeban bide Mxd dadka waashey
@cabdisamadseenyaale
@cabdisamadseenyaale 2 жыл бұрын
Erayadii:- Ciise Warsame (Dhancade)
@xasanahmed9832
@xasanahmed9832 Ай бұрын
Anigoo yar ayan maqli jiray boqorka codka AUN balse markan wenaday wan xaqiiqsaday
@faadumoabdulqadir5140
@faadumoabdulqadir5140 2 жыл бұрын
Waa hees fiican runti
@faaraxclaahi4650
@faaraxclaahi4650 Жыл бұрын
2023😢😊 tubeec❤
@necbiyanacaypka7391
@necbiyanacaypka7391 Жыл бұрын
Yaa dawana 2023😢
@tripleabdinho2710
@tripleabdinho2710 2 жыл бұрын
Walo garaba ruux gabinaye gacalimada eego 26 March 2022 yaa iga dambeyo ❤🌸
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk 2 жыл бұрын
2022 April 22
@samiramohamud629
@samiramohamud629 2 жыл бұрын
Basti hees walh
@shariifrooble2758
@shariifrooble2758 5 ай бұрын
Waaow
@Yaxye-wm4gp
@Yaxye-wm4gp 8 ай бұрын
3:00 intaa sharxa somaliyeey
@husseindaahir8749
@husseindaahir8749 Жыл бұрын
Inkastoo nin Geesiyaa ragu geed adagy yahay haddan geestan lala qaban guri oodi maaye Heestani xasuus gooniya ayay igu leedahay si kasta oo aad nin adag u tahay haddan waxad u baahan tahay qof ku gacan qabta gacan qabashadu maal iyo aduunyo uun maha adigo jihaad nololed ku jira qofka hadal dhiiri galinya ku dhaha gacanta ku siiyaya ee ogow ilaahay ha u naxariisto boqorkii codka
@mukhtaar8866
@mukhtaar8866 Жыл бұрын
Ereyadii ciise warsame ciise dhancade AHUN
@marhabaonlinemarketing2570
@marhabaonlinemarketing2570 Жыл бұрын
04/06/2023 Xasuus qaali aH
@raabuushfitness
@raabuushfitness 2 жыл бұрын
Hesstan jahid ayan ku jira barigan dhagesan jiray
@khaalidmaxamuud6017
@khaalidmaxamuud6017 8 күн бұрын
2024 22july stil😢😢😢
@abdisamadjeite4231
@abdisamadjeite4231 Жыл бұрын
HEESTAAN WAXA AY KAMID TAHAY HEESAHA AAN UGU JECLAHAY. WAXA AY IGU LEEADAHAY SAAMEYN GAAR AH. WAXAAN HALKAAN KA SALAMAYAA CAAWA OO AY TAHAY 26/11/2022 XAAJIYADEYDII WAXAANA LEEYAHAY GAMCA MARAN ILAAH BAA GUUDKOOD XILSAARINE SIDA GAYI ABAAREED CAWL GOONI DAAQAAN AWADAA GODOMAY.
@siciidhaaji576
@siciidhaaji576 2 жыл бұрын
ALLOW UU NAXARIISO
@user-se9xg3wm4r
@user-se9xg3wm4r Жыл бұрын
Hees xuuusus igu leh ila hadda kama daalo dhagaysigeeda 20023 🇺🇸
@maryamaelmimohamud6116
@maryamaelmimohamud6116 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdifataahdeyibseid3269
@abdifataahdeyibseid3269 4 ай бұрын
AHU
@CEELQODE_OFFiCiAL_66-er2gc
@CEELQODE_OFFiCiAL_66-er2gc 10 ай бұрын
AUN tubeec
@bulshomedia6995
@bulshomedia6995 8 ай бұрын
may Allah have mercy on him
@wedkona7120
@wedkona7120 2 жыл бұрын
Awood faneed
@axmedseykal5742
@axmedseykal5742 3 ай бұрын
Inkastoo nin geesiyaa Ragu geed adeyg yahay Haddan garabka lala Qaban guri oodi maayee" Walee taas ayaan been ahayn
@yuusuffarah3065
@yuusuffarah3065 2 жыл бұрын
2023 la dawanayaa
@22majnoon22
@22majnoon22 2 жыл бұрын
amazing Somali songs with a touch classical tunes thanks
@zahrahaggimoha8395
@zahrahaggimoha8395 Жыл бұрын
2023 yaa ila mid eh🙈
@mohamedmohamudmaalin7511
@mohamedmohamudmaalin7511 2 жыл бұрын
Illahow unaxariso marxunka
@DaudBashir-rb5ol
@DaudBashir-rb5ol Жыл бұрын
Yaadawanaya 2023
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA CAJABEEY | QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:05
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,6 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 10 МЛН
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,6 МЛН
Shay Mire Dacar | Muxuu Nabarka Caashaqu |Lyrics
6:21
Timacase Lyrics
Рет қаралды 1,6 МЛН
Gufaaco
7:36
Release - Topic
Рет қаралды 174 М.
Heesta Onkod - BOQOL - Hees Qoran
5:57
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 10 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 4,8 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 85 М.
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 950 М.
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 12 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 739 М.
Malohat
3:35
Xamdam Sobirov - Topic
Рет қаралды 1,2 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - Сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 76 М.