Sida loo sameeyo Back Testing part 1 // Forex trading

  Рет қаралды 3,752

Absa Trader

Absa Trader

3 жыл бұрын

waxaan uga hadlayaa muuqaalkaan sida ugu wangsn ee suuqa loo baaro marka isku day in maalinkii sameysid 2 sacadood oo back testing ah.
halkaan igala soco i.a
Instagram: / abdesalamfx
facebook: / hagetraders

Пікірлер: 37
@hamsehaaji6938
@hamsehaaji6938 3 жыл бұрын
Amazing wlhi absa fx aqoon baan kaa faaiday bro keep going jisakala waligay backtesting ma aan samaynn lkn hadda kadib waa wax aan aaad ugu dhaqmi doono
@MTrades_edu
@MTrades_edu 3 жыл бұрын
Amazing wlhi sxb ad ayad u Mahadsan thy sxb gacaliYe. ( لا يشكرالله من لا يشكر الناس) Cilmi ad u balaaran ayad ino faa'ideyse sxb gacaliYe❤🤲🇸🇴✍️
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
Adigaa mudan sxp
@khaalidalihassan4893
@khaalidalihassan4893 3 жыл бұрын
Xili aan aad ugu baahna oo an youtube ka baari rabay ayan helay muqalkan thanks🙏🥰
@mamemohamed3708
@mamemohamed3708 3 жыл бұрын
Tradlinline ka markad saaraso maxaad u booobsiinasaaa
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
Sxp tradline soo baro casharadiisa waad heli kartaa marka saas darteed u boobsiiyay
@abdishakurbashirabdulleabd2958
@abdishakurbashirabdulleabd2958 3 жыл бұрын
Mahadsanid bro
@mohamazzari3092
@mohamazzari3092 3 жыл бұрын
waa mahadsantahay masuul waa cashar aad u muhiim ah.👍🙏🙏
@mowlermascade6493
@mowlermascade6493 3 жыл бұрын
Mahdsanid sxb qyrbadan ayaaan kuu rajaynaa journalingka iyo isbuuca sida la isugu diyaariyo tradeplanka hadad waqti u hesho
@hafsoabdulahiduale1395
@hafsoabdulahiduale1395 3 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad 👍😍
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
Adigaa mudan ❤🙏
@maxameddahir7073
@maxameddahir7073 3 жыл бұрын
Thanks sxb sharaxaadaadu aad ayay u wanagsantahay lkn sxb sida traidline ka loo dhigto cashar qaasa nooga diyaari mahadsanid
@qadarzerka9532
@qadarzerka9532 3 жыл бұрын
Sxb qeer allah ku siiyo ee trading line said loo saaro hal muuqaal noga sameey jasaka laah plz
@bashirmohamedalihassan3454
@bashirmohamedalihassan3454 3 жыл бұрын
Good sxp
@mascuudcabdi2646
@mascuudcabdi2646 2 жыл бұрын
Wr mla hya reer hargeisa rgow
@mohamedomarmohamed1236
@mohamedomarmohamed1236 3 жыл бұрын
HoRaY U SoCo MaSuuL 🙏❤️
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
Mhdsnid sxp karaama
@araysane8111
@araysane8111 3 жыл бұрын
wll wax soo baro markaad wax sharaxayso Tradingviewga timeka oo dhan waa furanyahy
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
Mhadsnid wll
@araysane8111
@araysane8111 3 жыл бұрын
tradingviewga freega ah 1h 4h 30m 15m 5m 1m macalinku wuxuu yidhi mah furna intaas haddanan is maan dhaafin
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
Waxaan wadaaa 1m 1w io 1d hadalka saas baan ula jeedaa sxp🙏❤
@araysane8111
@araysane8111 3 жыл бұрын
lkn macalinka aqoontiisu waa fadhidaa taaas waan ku amaanin hadalka xanafta leh raali ka noqo gar iyo gardaroba ustaad waa markii koowaad oo aan ku sooo booqday ❤❤❤
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
Waaba ku farxaa dhaliisha waxbaan ka sii korarsanayaa waana loo baahn yhy dhaliin sxp thnks
@araysane8111
@araysane8111 3 жыл бұрын
ustaad tradingviewga qaabka loo iibsado cashar ma nooga soo dhuubi kartaa
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
I.a waa soo duubaa
@husseinabdi5959
@husseinabdi5959 3 жыл бұрын
Waansaaray subscribe
@raajaachannel1199
@raajaachannel1199 3 жыл бұрын
ustaad absa sual badan baa iga guuxaya marka haddii aad janis u hesho iga so jawaab 1: sidee u hagaagsadaa candleska sida kaaga oo kle quruxda badan ma tradingview iibka ah baa mise waa la hagaajiyaaa 2: labtopka iyo desktopka kee baa ku fiican? Kee baadse aduu isticmashaa? 3 trading view freega ah iyo miska iibka ah kee fiican?
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
Suaasha ku baad : waa la hagaajin karaa sidaad doonta yaad u sameysan kartaa waana free . 2:midkii kula fcnaado ayaad u adeegsn kartaa.se aniga waxaan adeegsadaa labtopka . 3:hadaad awoodid midka lacgta gado kili waxa uu ku fcnyhy in aad suuqa jarjartid io wachlist in aad lacagaha u kala nadaamsatid hadaadan awoodin midka freega iska joog . Mahdsnid wlshey ❤🙏
@raajaachannel1199
@raajaachannel1199 3 жыл бұрын
allah hakaa abaal mariyo macalin sidaad ii qancisay waxaan ku isticmaala laptop core i3 ah marka waa lagaga fiicanyahy baan umalay adi Laptopkaagu waa nooceee ustaad
@absatrader1838
@absatrader1838 3 жыл бұрын
@@raajaachannel1199 instagramka iga soo qabo bal halmar
@araysane8111
@araysane8111 3 жыл бұрын
instigrm ustaad malahi veo ma nooga soo duubi kartaa ustaad
@raajaachannel1199
@raajaachannel1199 3 жыл бұрын
haye ustaad linkaga isoo dir
Sida loo sameeyo Back Testing part 2 // Forex trading
19:40
Absa Trader
Рет қаралды 1,5 М.
How to master trading psychology | Brett Steenbarger
59:21
Chat With Traders
Рет қаралды 821 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 4,8 МЛН
THE POLICE TAKES ME! feat @PANDAGIRLOFFICIAL #shorts
00:31
PANDA BOI
Рет қаралды 25 МЛН
How to Win at Forex Trading as a BEGINNER in 2024
52:47
The Trading Geek
Рет қаралды 749 М.
Waa Maxay Trading Psychology? Goorma ayaadse U baahanyahay?
20:06
Trading Psychology - Dr David Paul
40:34
FinPort
Рет қаралды 3,3 МЛН
falanqeynta isbuuca||06/11/2022
12:07
Absa Trader
Рет қаралды 363
How to Backtest Smart Money Concepts - Simplified Guide
29:49
Camelthorn FX
Рет қаралды 42 М.
How to Read Candlestick Charts (with ZERO experience)
55:18
Ross Cameron - Warrior Trading
Рет қаралды 1,6 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 11 МЛН