Sida Somalia Loo Gaaday| Ciidanka Israil o fooda galin la' Shujaaciya| Ugaarsiga Carabta & Turkida

  Рет қаралды 56,612

Dulmi Diid

Dulmi Diid

7 күн бұрын

Ciidanka Israil o fooda galin la' Shujaaciya| Ugaarsiga Carabta & Turkida| Waanala gaaday
wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
#ShMaxamedDulmiDiid
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
www.trading212.com/invite/12i...
You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
etoro.tw/3ITMdHm
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.
DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Пікірлер: 396
@DulmiDiid
@DulmiDiid 5 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp 5 күн бұрын
Sheekh dulmi diidaw nin wanaagsan baad tahay. Laakiin waxaad ku qaldan tahay waxaan arkay marar badan adigoo leh waa inaan ciidan iyo militari xoog leh dhisanno. Walaal miyaanad arag dhamaan wadamada muslimiinta ciidan iyo milatari xoog leh ayaa ka jira. Is waydii maxay taraan hal tusaale masar ama egypt saw ma ogid ciidankeeda iyo milatarigeeda maxay u tartay. Miyaynaan caqli lahayn imisa sanno ayaad arkaysay ciidan soomaaliyeed oo la dhisayo. Dadka ina hoggaamiya diintoodu waa sidee askariga shaqada la qoro diintiisu waa sidee . diinta siyaasiga ummaddan taladeedii iyo hoggaankeedii cidlada ka helay waa sidee diintiisu. Walaal caqliga saliimka ahi muxuu kuu sheegayaa markaad aragto dad isku laynaya oo ku dagaalamaya anigaa xilka qabanaya anigaa wasiir noqonaya. Hadday daacad yihiin oo Allaah ay garanayaan ma ku tartami lahaayeen xilka. Inagu guud ahaan mar haddaynu nahay dad muslim ah ma wax caadi ah baa inaynu caadi u aragno sistamka dadku xilka isku dilaan oo ku dagaalamaan. Su,aashaydaa ugu dambaysa aad u alafa gur. Ummad 100% muslm ahi taladooda iyo hoggaankooda ma sax baa inay uga tagto dad xilka isku laynaya. Maxaa talo ah? Waa inay yimaaddaan dadka talada iyo hoggaanka ehelka u ah. Sidee bay ku imanayaan? Marka hore waa inaynu ogaanno waxaan horteenna joogaa iyo sistamkani inaanuu sax ahayn.
@Kadar-ex8xp
@Kadar-ex8xp 5 күн бұрын
Walaal ii sheeg inaad fahamtay qoraalkayga dheer
@MacalinDhagaweyne
@MacalinDhagaweyne 5 күн бұрын
Soomaali diidoow sunliq waan ognahay qofka aatahay jiritaanka Somalia Ayaad necebtahay ⁸
@ZaynabAxmed-yw4kk
@ZaynabAxmed-yw4kk 5 күн бұрын
Sheikh course kii meee
@MustafeMohamed-mj4vr
@MustafeMohamed-mj4vr 5 күн бұрын
@@Kadar-ex8xpQoraalkaagu maqluub Ayuu u qoran yahay warkaaga soomaalida ka hadlaana maqluub ayaad uga hadashaa comentiyada Akhriso oo ka soo jawaab
@fartuunmohamed1062
@fartuunmohamed1062 5 күн бұрын
Ha ku quustaan soomaalida meelwalbo maalkooda dhigaayo ee dalkooda aan rabin ee Aqligooda noqdey in ay dalkooda baabinaayo soomaali dhoohon Allah aqligiina ha soo celiyo aamiin
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 4 күн бұрын
Xoolahey markii horabe bilaash ku sogaley
@adenhassanbashir4930
@adenhassanbashir4930 5 күн бұрын
Warkasi cad yahay Sh. Muxamad, waan kula qabnaa sidaas aad sheegtay waana xaqiiq. Mahadsanid.
@rafiq5722
@rafiq5722 5 күн бұрын
Waa yahaye aan la qabne maxaan tarnaa? Dadka ma Madaxweynaha keligiis baa qaldan? Aaway kuwii xigey Ethiopia? Aaway Jubalan aaway K/galbeed sow kuwii dhahay Ethiopia kama baxeyso Goboladerna!!! aaway Butlan sow atagii dhahay Dowlada waan qaadacney!! Aaway S/land sow ma aha kuwa bixinaya Badda?😢
@maankamtr7047
@maankamtr7047 5 күн бұрын
ilaahayow naga qabo xasan sheeq maxamuud
@luulahmed5138
@luulahmed5138 5 күн бұрын
Xasan shiiq Allah u dhiibay madaxtinimada U duceey dowlada Inkartiina somaliya hoos u dhigtay Shartada allaha ka qabto madaxweynaheena sharafta badan
@hassanmohamudgacal8829
@hassanmohamudgacal8829 5 күн бұрын
Walashaa miyuu wasay hassan duli quqdada ka buuxo ayaa tahay
@hagiohaji7937
@hagiohaji7937 5 күн бұрын
Waa runtaa Sheekh Dulmi diidoow tawfiiqda Allah hana waafajiyo...meesha madax majoogtee, waa danaystayaal aan waddani ahayn oo jaabkooda keliyah inaay buuxiyaan meesha u joogo waaye.
@aminasuleman9446
@aminasuleman9446 5 күн бұрын
Illaahow na ssdro somali u gargaar amiiin amiiin yaarabi
@maxameddeeq3377
@maxameddeeq3377 5 күн бұрын
Waa Wax liito waaye. Allo ceebtooda ha nagu imtixaanin. Aamiin.
@mohamedyusuf1589
@mohamedyusuf1589 5 күн бұрын
Ilaahay haku xafido shiekh❤
@seadyare6357
@seadyare6357 5 күн бұрын
Waafikirkaaga kuqabso kuqadimeysidwadahadalku waadkh igakhaldantaheywadasax iisoo mar
@safiyadirsche3782
@safiyadirsche3782 5 күн бұрын
Dalkaag hintidaa la geesta somaia ha ku quustaan 💙🇸🇴😇. Allaah akber reer falastiin way guulaysteen🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲💪💪❤️❤️💙☪️
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 5 күн бұрын
Ithopiya wa riyo qaldan riyadedu hayska ilowdo badda iyo beriga SOMALIA guuuuuuuuuuul iyo gobanimo SOMALIA inshallah amiiiiiiin ya Allah ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 5 күн бұрын
kuwa turkida ah ee waaxaas samaynaya waa kuwa Cilmaaniyinta ee Reer galbeedku taageero
@rafiq5722
@rafiq5722 5 күн бұрын
Walaal Cilmaaniyiinta aad sheegeysid Sucuudi iyo Emarat baa kharashka siiya
@abdulahihussein8702
@abdulahihussein8702 5 күн бұрын
@@rafiq5722 waa shaqaale Kuwaasi ee dadka Ikhtiyaarka leh ban ka hadlaya walal
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 5 күн бұрын
Scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸 gull gobonimo
@umuyahya6866
@umuyahya6866 5 күн бұрын
Shiekh dulmi diid good job keep going brother.🎉
@doog880
@doog880 5 күн бұрын
Illahow muslimiinta dhibaateysan Illahow u gargar aamin meel ay jooganba
@rafiq5722
@rafiq5722 5 күн бұрын
Dowlad ku sheegts Xarameynka ka talisa dhulka Allah la gooyo waa Yuhuud, midka aad ku sheegtey milyandher Sucuudi ah oo ninka Turkey tooreyda u soo qaatey waa beentiis asiga usoo dhiibey oo lacag siiyey Ninka waxaa la raba in Turki sumcadooda la xumeeyo oo Muslimka lagu diro lk khayaanadooda Ilah baa ka weyn Munaafiqiinta
@farhiyamh
@farhiyamh 5 күн бұрын
Sheekh waxaad fahansantahay Allah swt ha fahan Seeyo Somalida
@apdikafi69
@apdikafi69 5 күн бұрын
wcs shiq maxamed ale haku xifdiyo
@FatumaAhmed-fq6bb
@FatumaAhmed-fq6bb 5 күн бұрын
In lala fariisto maba ahayne laakiin madaxda soomaalia ayaa waxeey iska jecelyahiin in aay dalka ka dhoofaan oo aay kolba meel diyaarad u raacaan. Waana nasiib daro xaqiiqda.
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 4 күн бұрын
Waa runtaa oo cunto cunazn
@hawohusenahmed8058
@hawohusenahmed8058 5 күн бұрын
Somali Somali baa LEH GUUUUUUUUUUUL IYO GOBANIMO SOMALIA INSHALLAH AMIIIIIIIN ya Allah ❤❤️🇸🇴🇸🇴
@SirajQolkadacwada
@SirajQolkadacwada 5 күн бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته. ❤صلى الله عليه وسلم ❤
@SakarieDucaale-en1zc
@SakarieDucaale-en1zc 5 күн бұрын
Mahadsanid Dulmiiid. Madaxweyne dalkiisa xaraashaya miya waddani noqonkara, Xasan Shiekh iyo dowladiisa wn ka xumahay inay maanty dalkeena hogaamiyaan.
@abdiqanioomaar7285
@abdiqanioomaar7285 5 күн бұрын
Xasan.sheekh.waa.jilicsanyahay.kuwan.kuwa.ka.khayr.badan Illaahay.ha.inoogu.badalo
@hibosouldan4593
@hibosouldan4593 5 күн бұрын
❤❤❤❤Allaha ween ha ka qabto wa runta dulmi did somali wae riwonessa Ethiopia awood Bae isku hubta
@SSS78781
@SSS78781 5 күн бұрын
❤❤SHEIKOW WAXBA NAGA MA'QUSEEYO SOMALIA 🇸🇴 IYO ETHIOPIA 🇪🇹..ANAGA RER KENYA 🇰🇪 AYAAN KA NAHAY AFARAHAAS...
@Ducaysane9
@Ducaysane9 5 күн бұрын
Somalia 😢 wa amurugo uun 🇸🇴🇸🇴
@ahmeddini9519
@ahmeddini9519 5 күн бұрын
Adeerow Ku wad oo hakadaalin Somali waan garan lahay meesha laga heystee waaba haduu caqli iyo wacyi ukordhayee
@batulasmail8261
@batulasmail8261 5 күн бұрын
Wadan waxaa tusaale u ah Magaalo madax Soomaaliya waxay Ka dhimantay Magaalo madaxda
@xamdidahir9141
@xamdidahir9141 5 күн бұрын
waagii gaalku ku gaaday waaba sheekooyinkii iigu horeeyay aan kaa daawaday sh. barakow alla ha na dhawro
@MAHIRBARE
@MAHIRBARE 5 күн бұрын
Shukran sheikh
@fmg63772
@fmg63772 5 күн бұрын
Sheikh wadanka cidna u ma maqna allaah hanoo gargaaro Sheikh away shqooyinkii
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
@AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl 4 күн бұрын
اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲
@sagalm3186
@sagalm3186 5 күн бұрын
Nin lagu seexdoow ha seexan weeyaan arintaani, oo ay Dawlada iyo dadka Somaliyeedba ay ka jiifaan, ILAHAY ayaa noo maqan Somali hurudooy!😢
@ismaelahmed4618
@ismaelahmed4618 5 күн бұрын
Somaliya sida carurda ayaa loga madsanaya,waax loqabankara majirdo,alle haunaxarisdoo
@fadumaabdiduale1624
@fadumaabdiduale1624 5 күн бұрын
raganimo ixtiraam naftaada cadow gaagu haku ix tiraamo . 1.walee hadii itoobiya ay tidhaahdo dhul qaata x.sheekh iyo adan madoobe bada oo dhan qaata aya odhanayaan .ilaahaw iimaanka hanaga qaadin . 2. Ciidanka ay dhisayaan mee iyagaa laayey . 3. Itoobiya wax y is leedah waa intasoo mid dhaamaa yimadaa ee hada qaado waxaad qaadan karto .xasbiyalaah wa necma wakiil .😊😊😮
@luulahmed5138
@luulahmed5138 5 күн бұрын
Yaa bixiyey bada Ahmad madoobe Iyo xasan shiiq Mase muuse biixi Maxa qaldan somaliyey
@habibajamac9941
@habibajamac9941 5 күн бұрын
Ilaabalah Laaxwla walaa quwata ilaabalah Laaxwla
@mbadi818
@mbadi818 5 күн бұрын
Waar sh nikaan madzweeynah ah Wadanka haliis but ku yahaay Rabii .ha naga qabto Amiin
@PeaceBeuponhim7
@PeaceBeuponhim7 5 күн бұрын
Somaliya ladheer sidee ugu hayeene wadanki iyo badii shisheeye si dhab ah gacanta u gelin rabaan… Allahu mustacaan…
@moallim1000
@moallim1000 5 күн бұрын
Waa Gogol-dhaaf. Xaaskaaga iyo Gurigaaga in lagugu qabsado adaa yeeshay Xassan Shiikh. Is furdaamihee. Nacaskiiyow
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 5 күн бұрын
Dowlada Somalia weligeey xaquuq kama helin ama wadankeyga waxaa ìiga fcn wdnka shisheeye ee aan sida nabada ah ku joogo. ALXMD
@sayidka6911
@sayidka6911 5 күн бұрын
Xaquuqda markii hore adigu ma u dhiibatay? Si ay kuu siiso, waligaa hal doolar oo canshuur ah ma bixisay?
@abdulkadirabdi9333
@abdulkadirabdi9333 5 күн бұрын
Shekhanaa waxaan lama dhageysankaro waa neef xoolla ah muxuu yahey kholaafka gurigaada baa leysku haystaa xasan shekh gurigaada balaayo ha gasho umaddana allaha ka horleexiyo
@Ifraax-nn3gl
@Ifraax-nn3gl 5 күн бұрын
Aamiin😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@user-ol7ih8po7h
@user-ol7ih8po7h 5 күн бұрын
Walaal Dulmidiid Afxaar Fuley XASAN BAQTI Usajuude Hanyarida Waa U Dhashey Waana Lngb CUQDADEYSAN Beenbadan,SOMALI MAXAMED Ilaha Umaqan
@hafsashardi1057
@hafsashardi1057 5 күн бұрын
Walhi waa murugo Ilahoow madax danda dalka iyo dadka ba taqaano no keen oo ilahoow xabasho dalgeena ka qabo nona xafid ya Allah 🤲💔
@Jacaylmohamed1
@Jacaylmohamed1 5 күн бұрын
Sheikh adiga soomaalia weerar baad Ku tahay waana Ku ogahay cida shidaalka Kugu soo shubaysa Xushmadna malahid Ka bax arimaha aad hoos ugu dhigaysid soomaali
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 5 күн бұрын
Allow Yahuuda Jabi Ayagoo Dulaysan Yaa Rabi
@user-kh9fh8cs6q
@user-kh9fh8cs6q 5 күн бұрын
Waa edebdaro wayn in dowladu wadahadal lagasho Ethiopia wax laga wada adlaa mayaalaan waana dulmiwayn
@ShirwiChirwi-rd1rh
@ShirwiChirwi-rd1rh 5 күн бұрын
Anku salino nabigena maxamed csw ❤❤❤❤
@Zmm4168
@Zmm4168 5 күн бұрын
SAW
@mahadawilhossein9220
@mahadawilhossein9220 5 күн бұрын
munaafuqa ugu wayn waa waa xasan sheekh ummada allaha ka qabto waa nin aan garanayn shaqdiisa iyo jileec waligay ma arag somali sidan u jilicsan
@adammohamed5339
@adammohamed5339 5 күн бұрын
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
@kingyaasin8580
@kingyaasin8580 5 күн бұрын
Shikh somali mar hore ayey dhimatay marka dadkaan intey dhahayan landher wax hornmar haaka sogin😢
@Fawzia87H
@Fawzia87H 5 күн бұрын
Sheikh Dulmi diid and Sheikh Mustafa Ismail are my two favourite somali men i hope we will more boys to follow your footpaths. Salan sare sheikh all the way from Wajir NFD
@abdirahmanismailabdi4671
@abdirahmanismailabdi4671 5 күн бұрын
ASC.Mansha Allah Dulmi Diid Allaha idin Xafido dhamantin En X.SH.M.waa Nin khayanola ah oo labacanleye Calolshaqeyste ah waxa dabada uga dhagen imaradka ayaa wax waxkasta umerinaya Ethiopiana iyagaa wata oo dabada ka eryaya si ay ubobto Somaliya ee waxa aan leyahey Shacabka Somaliyeed ee Qabka weyna masana udanbeysey adunyo walle dhawa dadadku waqtiga ay guryaha idin ku sogalidonaan ama uu idin ibsandono X.SH.M sida uu uibsadeyba meydadki qaburaha ku jirey oo kale walle idinka deyrinmayo ee isxoreya ama ogolada hawlihisa waa Akhirzamane
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 5 күн бұрын
Allow Reer Falastiin Gacanta Sare sii Yaa Rabi Wadankooda Gacantooda ku soo celi muqawamada Yaa Rabi
@AbdirahmanBinAbdullahi
@AbdirahmanBinAbdullahi 5 күн бұрын
💯💯💯💯💯💯m.a ustad
@Zakisnm
@Zakisnm 5 күн бұрын
SOMALILAND GUUL INASHA ALLAH😔
@user-ir9df5go5l
@user-ir9df5go5l 5 күн бұрын
Dalka nin jilicsan uma baahna wuxu raba nin ad adag oo wadani ah caado qaate ahayn
@letsgomohamed4280
@letsgomohamed4280 5 күн бұрын
Shaikh Wadaniyadaada caadi maahan ilaahay hakaa Ajar siiyo dowladduna way kula socotaa
@moudankhaireh4015
@moudankhaireh4015 5 күн бұрын
Subxanaallah
@yusufahmed6493
@yusufahmed6493 5 күн бұрын
Carabta turkiga u qaxay nabsi baa ku dhacay waayo horay turkiga gaalo ugu raaceen oo laayeen
@leylanur3645
@leylanur3645 5 күн бұрын
Walee waa yaab mawaxaan ka wadahad hat leeynaa dhulkeena waa mucjiso.Soomaaliyeey🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@dunka735
@dunka735 5 күн бұрын
Doolada soomaaliyeet waxeey u baahantahay waqti to be strong
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 5 күн бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله
@mucaadBoy-os1dd
@mucaadBoy-os1dd 5 күн бұрын
Jaaniskaa xasan sheekh yaa isiiya
@safiaafrah1248
@safiaafrah1248 5 күн бұрын
Shiikhoow adigana arinta basiin hakusii shidin. Somalida maanta joogta dhulkeeda iyo badeeda loomasoo dhawaan karo. Lkn in waan waan iskasocoto Waa iska caadi
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 4 күн бұрын
Oo kenyaba soo qaar mahelin walee ku saas xasan horboodayaad isku caqli tihiin
@abdullahijimale5648
@abdullahijimale5648 5 күн бұрын
Haa waan ogeeyn sheekh haku mashquulin arimaha Ama cadeey caaraddaada Dowlada waan kudareemeey Naaye hade bedel madaxweeyne
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 5 күн бұрын
xayawaan see daawlad aan bad lahaayn ugala hadli kartaa bad dameerkan daawlad mayaqaan neefkani illaahaay wadanka hadhaafiyee
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674
@maxamedbulxammaxamedbulxam8674 4 күн бұрын
Subxanalah 😢😢😢😢😢😢😢😢
@maxamedcali8836
@maxamedcali8836 5 күн бұрын
WALLEE XASAN DHIIQO IYO JAAHILKA BAARLAMAANKA CAYAYAANKA AH XUKUMAA WADDANKOO DHAN AYAY XARAASHAYAAN ILAAHAY UMMADDA SOOMAALIYEED HAKAQABTO LABADAA DULLI
@saidmuktar
@saidmuktar 5 күн бұрын
Ilahay umada somalida haa ugargaro
@mohamoudgurreh949
@mohamoudgurreh949 5 күн бұрын
Hayimaadaane daaya waan ku jihaadaynaaye waynu is baran
@cabdicali8952
@cabdicali8952 5 күн бұрын
Umada somaliyed. Waa danbigoodi. Marka uu illaahay. Uu madaxwayne uu ga dhigay. Xasan gur guurte. Ciidanki somaliyed wuu babiyay. Shisheeye kalkaal danayste ah. .bad iyo bari. Inuu u gacan galiyo ..ayuu doonaya. Shisheeyaha. Cajiib.
@bashiircabdi1856
@bashiircabdi1856 5 күн бұрын
Intii aan odhan lahaa waxaa yidhi sheekh maxamed dulmidiid Mahadsanid caalamkan xoogga lagu kala Dambeeyo ummadd sideena calaacal uun lasoo taagan Kuma noolaan karto
@FarxiyoXasan-ss4pq
@FarxiyoXasan-ss4pq 5 күн бұрын
Somali allah u maqan ❤❤❤❤
@shaxshaxlowgaxafada5813
@shaxshaxlowgaxafada5813 5 күн бұрын
wadan waliba madaxdiisa ayaa hurumar Gaarsiisa iyo dadkiisa madax wngsan Allha inoo keno mesha wan ku fashilmatey somali
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 4 күн бұрын
WAX HORO LAGA GUDBU LEYZHAY XASANOW SOMALI AYAA TAARIKH LAHEYN WAX WALBANA KA TANASUSHEE ADUNKU SAAS MAHAN ITOOBIYA WAA CADAWGENA ABADIGAA
@MohamedAdan-xm6hv
@MohamedAdan-xm6hv 5 күн бұрын
Walal Dowlad Somaliyed Oo fahmaysa hadalka Ethopia ee iska cad ma jirto dadka iyo dalku waa baylah
@fatumanoor3261
@fatumanoor3261 5 күн бұрын
Waa sidaas sheekhu sheegay itoobiyaanka waa inaan run uwajahno anagoo sida dawladaha caalamku u dhaqmaan ula dhaqmayna marhore ayey ahayd hadana yeynaan kadaalin gorgortan ama in labo dawladood laynoo wada fadhiisiyo somaliya iyo itoobiya sidee nin dhulkaagii kugu haysta laydiin dhexdhexaadiyaa maxaa ka maqan itoobiya horena dhul soomaali galbeed ayey u haysatey hadana intii kale ayey inaga qaadaysaa wada hadal mayaalo ee waxaa yaal somaaliyeey xasan sheekh iyo dawladiisaba kacdoon shacab haa lagu tuuro doorashana aan aadno wadankana haa la badbaadiyo sikale ma jirto😭
@dalmarahmed2050
@dalmarahmed2050 5 күн бұрын
Somali ilahay ceebtina ma Asturo Ilahay ceebtina ma Asturo Somaliland xaasid ku tihiin alle idinma asturo Gax gax gax gax
@user-bp1py3ul2d
@user-bp1py3ul2d 5 күн бұрын
Wx aysan Xasan iyo dawlad ku sheeggiisu samaynin inaguma dhicin wll
@abdirazakmohamud5874
@abdirazakmohamud5874 5 күн бұрын
Walaal waad ku mahadsantahay lakiin Umaadda aan ka dhalanay mayihin wadani Md Hassan waa qofkiliyaha hadan soo qaato mahmah Somaliyeed far keeliya fol madhaqo ee waa aanga siinay jeens Ethopianka waa ka fa ii eedisten
@mohamedsalah771
@mohamedsalah771 5 күн бұрын
Asc sheikh Xassan sheikh waxuu tartan kuwa jiraa muuse biixi 2 waxey ka simanyihiin sida wax loo dhaco sida ey ilatahey Bada itobiya waa lasiin Itobiya hadey mar gacanta ku dhigto bada soomaaliya kama kici donto waligey Xukuumada soomaaliya waa kheyr mas.ul Waxn dhihi lahaa shacabka wadanka aan difaaco
@abdiqani9089
@abdiqani9089 5 күн бұрын
sheekh doodaan ilala daawo abwaan sherlaaawe
@SafiyoYusuf-tc6hc
@SafiyoYusuf-tc6hc 5 күн бұрын
Allaahu Akbar shacabka somaliyedow indhahiina fura dowlada dalkaan lagu aamina majirto itobiya iyada ayaa wear ah doneysana dalkaaga😮😢
@azizaabdulle792
@azizaabdulle792 5 күн бұрын
Wadanka UK siiba airport heathrow waxa uj nagu amray shaqaalaha muslimkaa ama carabtaa iney xirtaan calaamada falastiin🇯🇴
@SALEBANMSHIRE
@SALEBANMSHIRE 5 күн бұрын
Walahi waa ayaan daro hassan sheikh ma madali karno waxii inaga dhaxeyey baa lafadhisan karna wale aniga oo dhiig leh kama yeli arinkas hassan waa madaxweyne gardi leh ma ahan yaa allah
@user-qd7sf5pu8r
@user-qd7sf5pu8r 5 күн бұрын
Wii asc dulmi diid hy
@nasradin143
@nasradin143 5 күн бұрын
Ninkaan Allah haka qabto Umada somaaliyeed 😢 mdax la aan dhaanta
@user-yq5dg9mv6n
@user-yq5dg9mv6n 5 күн бұрын
Ayaadii quranka ahayd waxay ahayd. Fatahinuu watadcuu ilasalmi wa,antumul aclawna walahu macakum walanyatirakum acmalakum. Ayada 35 Suratu Muhammad
@sadiyoigal7534
@sadiyoigal7534 5 күн бұрын
Asc Somali ayadoo diinta aminin horumar magareyso
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 5 күн бұрын
walaahay itoobiya iyadaa daciif ah ee madaxwaaynaan meesha joogin xayawaankan itoobiya waa burburtay maanta awoodna malaha ee neefkan yaa dalka kaqabta
@Mind.mingle2
@Mind.mingle2 5 күн бұрын
Qofka ajanabiga ah iyo eeyga yurub u dhashay ama joogo waxaa xaquuq bdn eeyga wlhi Somalia 🇸🇴 waa sidaas cml eeyga ayaa ka xaquuq bdn
@ibrahimabdi4202
@ibrahimabdi4202 5 күн бұрын
Sheikh suaal ayaan u baahanahay in aan ku weydiiyo ii soo jawaab
@hassanhussein1004
@hassanhussein1004 5 күн бұрын
Ha ka badbadim sheekh
@hassanmusse7700
@hassanmusse7700 5 күн бұрын
TOLAAYAY SOMALIYEEY!😢
@itzManha125
@itzManha125 5 күн бұрын
Kan madxweena maha hanagala dajiyo wuuba calaacalah dadkaan bad ee rabaan xoog ama ali se ku fahmeesiin soomaliyeey allow cidaan aqli siih
@soumeya-zb8rp
@soumeya-zb8rp 5 күн бұрын
Somalia iyo Afghanistan waa mid
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 5 күн бұрын
Dowlad soomaliyed bahdil cadowga in bada Kala hadlayan WA diciif nimo aad U wayn iyo sharaf dhac😮😮😮😮
@Zakisnm
@Zakisnm 5 күн бұрын
😂😂 kaalay bada qaado adu imo somaliland wll
@user-db5ts6je7z
@user-db5ts6je7z 5 күн бұрын
@@Zakisnm soomaliland micnaheda hadadan garanayna jaahil batahy bada wa bad soomaliyeed dhulkuna WA dhul soo.aliyeed oromo iyo amaxaaro aada hadad rabtan
@faliswarsame3327
@faliswarsame3327 5 күн бұрын
.insha.allah.madhacyso.alle.yaan.kamagan.galnay.shartooda
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 5 күн бұрын
xasan sheekh wa in meesha kursiga laga tuuro hadi larabo in soomaali toosto oo itoobiya iskaceliso
@asiyeahmed1722
@asiyeahmed1722 5 күн бұрын
🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲🥺🇵🇸
@abdullahimohamed9751
@abdullahimohamed9751 5 күн бұрын
Shiikh xasan xoogaa lacagah ayuu soodoontay siduudoono hakuhelee dawlad iyo dal iyo Dad Waxdanah kamaleh ciidanka soomaaliya 60 kun ayuu ahaa maalintuu yimid maanta 5 kun Madhama oo iskureerah ma abgaal ayaa saylac lagu difaacin
@HusseinDaahir-yw3pw
@HusseinDaahir-yw3pw 5 күн бұрын
Odogaan Siyaasi ma ahan macalin buu ahaa
@shshariif3931
@shshariif3931 5 күн бұрын
Shiikhow mar walba waxaad xasuusataa maahmaahdi eheed lax walba meeshey isdhigtaa lagu gowracaa marka somali ayadaa meeshaas isdhigtay ee aan kawar sugno
@foziahared9595
@foziahared9595 4 күн бұрын
❤❤❤
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 111 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 12 МЛН
Can You Draw A PERFECTLY Dotted Line?
00:55
Stokes Twins
Рет қаралды 98 МЛН
1 or 2?🐄
00:12
Kan Andrey
Рет қаралды 44 МЛН
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 789 М.
WAR KA FARXIYAY SHACABKA FALASTIIN OO FILAN-WAA KU NOQDAY
23:29
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 50 М.
DADKII OO WEERARAY WARIYIHII NIMCAAN HILAAC SUAALAHA QALDAN WEYDIIYAY
25:36
Zaki honest Official
Рет қаралды 44 М.
CIIDANKA ISRAEL | XABAD JOOJIN | 'XAMAS OO XILKA SII HAYSA' NTY
16:45
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 52 М.
FARAX MACALIN NIN NAAGTAADA U JEEDA GABADHAADA LAGUMA KARO
14:59
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 107 М.
QISO YAABLE GABADH GURSTAY NINKII JAARKA IYO WIXII DHACAY
14:51
Luul youtube
Рет қаралды 8 М.
WAXAAN SAADAALIYAY MADAXWEYNAHA CUSUB SOMALIA
11:01
ASAD HAGIO 27
Рет қаралды 96 М.
Сын вернулся с войны и сделал сюрприз 🤯
0:17
Фильмы I Сериалы
Рет қаралды 1,9 МЛН
Хитрая МАТЬ делит НАСЛЕДСТВО между ДЕТЬМИ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 3,2 МЛН
КАК ВЫЖИТЬ В АВИАКАТАСТРОФЕ✈️
0:25
MEXANIK_CHANNEL
Рет қаралды 2,3 МЛН
#Kritikachannel#Shorts video 🙏🙏🙏
1:00
Kritika Channel
Рет қаралды 60 МЛН
#Kritikachannel#Shorts video 🙏🙏🙏
1:00
Kritika Channel
Рет қаралды 60 МЛН