Dr Adnan Abdallah , salaan qaali ah marka hore. Waan kaga mahadcelinayaa muuqaalkan aad nala wadaagtay ee waxtarka leh 100%. Run ahaantii markii aan daawaday , kuna dhaqmay maalin keliya waxaan yeeshay caado wax akhris oo aan markii hore lahaan jirin . Maalmaha,bilaha iyo sanadaha soo socda in aan kusii dhaqmo ayaan ku dadaalayaa. Guuleyso 100% . Alle badel kheyr qaba hakugu bedelo walaal.
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Aamiin, Mahadsanid walal Cismaan Turaabi. Waa ifarxad in dariiqadaan ey ku caawisay, Allah kuu fududeeyo dadaalkaaga.
@somalianopinion4 жыл бұрын
wlhi runtii majiran wax ka wanagsan talada oo waliba aad la tashado qof kaa cilmi badan ama uu kuu sheego talo wanagsan aniga ka shaywaal ahan sidaa waxba uma akhriyo laakiin runtii qaabkan aad iyo aad bn ugu qancay runtii wn ku mahad celina sababto ah wxd ii sheegty wax u wanagsan noloshayda runtii mansha allh mar labad wad mahad san thy DR
@ibtisammaxamad43735 жыл бұрын
Masha allah Dr Adnan abdulahi xusen allah yaxfadak
@raalinacabdi22064 жыл бұрын
Mahad sanid Dr adnaan Abdalla wax badan ayaa kaa baranay horay u soco
@caishaahmed78895 жыл бұрын
Wcs maasha allaah Waa muuqaal qurux badan aadna muhiim u ah wan kaaga mahadcelinayaa inbadan Qaacidadaan qofkii ku dhaqma waqti uu faresh yahayna ku aadista wax badan ayaa iska badalayo aqoontiisa insha allaah Thank you very much
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Adigaa mudan walal Caisha Ahmed. Mahadsanid.
@ururkadeeq-bixiyayaashadhi6215 жыл бұрын
M.sh Wlh Broh Waad Mahadsantahay Sida Wanaagsan Aad Noola Soo Gudbisid Muuqaalo Wax Tar Leh. Wax Si Saaid Ugu Baahan Ayoo Ahay Wax Aqrinta Iyo Iw.m M.sh Allah S.W.C Haku Xafido Aduun Iyo Aaqiraba Jazakalahu Qeyran
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Adigaa mudan Young bro Abdirahiim... Keep going.
@Dr.amitaf4 жыл бұрын
Masha Allah dr mahsanid Alle ku xafido
@DrAdnanAbdallah4 жыл бұрын
Aamiin, adigaa mudan walal Fatima.
@butheinahussein83045 жыл бұрын
Wow fikrad wanagsan Shukran dr adnan.
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Cafwan walal Butheina Hussein
@yasmiinismail61002 жыл бұрын
Mshllh dr adnan abdullahi aad ayaad u mhdsanidthy ilahay haa ku xfdiyo
@fardowsoyuusuf75423 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad Doctor alle haku barakeeyo talaayinkaaga waanka faaideysan doonaa I.a isuuduceey ustaad
@arwaaxfiidow60275 жыл бұрын
Dr Adnan mahadsanid aad baan kaaga mahad celinaayaa sida aad u garabtagantahay ardayda
Maansha allh dr ILAAHAY miisanka xasanadka hagu daro
@dalmaryaregacanwish32443 жыл бұрын
Allah yacizak nin wax bartay🥰
@sayidcali66594 жыл бұрын
M.a Dr waad mahad santahay illahee qeer hakusiiyo
@DrAdnanAbdallah4 жыл бұрын
Aamiin, Shukran Sayid Ali.
@ifrahahmed7245 жыл бұрын
Wlhi talo ii an faceso ad I an facde abti shukran runti hadladan oo dhaN ani igu socdan. Ano wx aqrinaYo sarir telll in isticmalo moye aqriski mesha ugu taGa wan Cajisaa lkn mnta kdb talo fcn helaY 💯 % tnx abti
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Guul ayaan kuu rajeynayaa Ifrah.
@ifrahahmed7245 жыл бұрын
Dr Adnan Abdallah inshaalllh 🙏
@sagalsimansalaad98705 жыл бұрын
Maansha Allaaah Dr adnaan Mahad sanid sxb Allaha kaa ajir siiyo 🤲 taloyinkaga wanaag san.♥️👏
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Aamiin Mahadsanid walal Sagal.
@xidigomer61184 жыл бұрын
Tnks dr adnan apdale waaa qacido aaad umuhiima alaha ka abal mariyo
Hababka an isticmalo waxa kamida habka lo yaqano 'active recall'. Wa hab aad ka cawinayo inad maskaxda ad ku save gareyso maclumad ad u tiro badan.
@haboonhaji63354 жыл бұрын
Masha allah thanks doctor
@apdikaafiahmed24022 жыл бұрын
Thank you Teacher
@abdallamustafe97275 жыл бұрын
Msha allh dr tnx u allaha ku xfdiyo aduun io akhiroba🙏🙏
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Dhamaanteen walal Abdalla.
@abduwahabhajji54002 жыл бұрын
Mahadsanid Dr 💯🧡
@sacdiyadahirhashi39815 жыл бұрын
MashaAllah Dr
@maxamedc.raxman26614 жыл бұрын
Tnxs pro waan kugu fanaa ii nolow
@Abdiqani1624 жыл бұрын
Thanks wll waxa an ahay ardey dhiiirigelintaaduna wax wey itareyza waayo waxa an rapainaan noqdo full medicine
@ibtisammaxamad43735 жыл бұрын
Waxaa jirta in markaad wax aqrineso inaad barafuun buufiso then markad imtixamka galeso isla barafunki aad bufisid then all waad soo xasuusane😏
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Hhhhhh Arin igu cusub ahaa Ibtisam.
@mahamedabdirashidyusuf7m8534 жыл бұрын
Barafunka la bafinaya micnahaku jira nala wadag ado mahadsan
@maymunhersi22893 жыл бұрын
Thanks dr Adnaan
@kawsarsiciid7953 жыл бұрын
Thnk you so much ♥
@soomaalichiefofficial80215 жыл бұрын
mashallah mahadsanid dr steps ka nala wadaagtay step muhiim ah waa aad u anfacaayo dhamaan dadka wax barto
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Adigaa mudan walal Soomaali Baan ahay 👍.
@abdinourhanqadh34583 жыл бұрын
Dr waxaan kaa codsan lahaa Inaad sharxaad nooga soo samaysid qaacidooyinka SQRRRR WAA XARFO LOSOO GAABIYAY QAABKA WAX LOO AQRIYO S:SURVEY Q:QUESION R:READ R:RECORD R:RECiTE R:REVEIW Mahadsanid
@drismailabdalla41853 жыл бұрын
Jadwal macquul ma ahoo
@Mahdaabdi60993 жыл бұрын
Aad ayaan ugu helay qacidadaan dr
@DrAdnanAbdallah3 жыл бұрын
Thanks
@aadanofficial43953 жыл бұрын
TXN WLAL💙
@nimcosharaf71764 жыл бұрын
mahadsanid wllo
@abdirahmanjaahuur64904 жыл бұрын
Thanks brother 🙏
@DrAdnanAbdallah4 жыл бұрын
You are most welcome Khadar Jaahuur.
@mehlan37435 жыл бұрын
Masha allah allah haku xafido 👍🏻🌹❤️👏👍🏻
@DrAdnanAbdallah4 жыл бұрын
Aamiin adigane sidookale walal
@xassanxoogsade37843 жыл бұрын
Sida loo samayeeyo jalwad Pro
@hamdikassi.48862 жыл бұрын
Thanks wll
@hamdahussein28625 жыл бұрын
Exam wan diyaari kara waqti badn xata exm kaliya wax ubarta sidee mar walbo exam ka fakarayn wax udiyaarin kara
@firdaushassan20823 жыл бұрын
Dr waxan wax ku aqrin jiray pomodor technique la dhahao wa 4 cycles each wuxu ka kooban yahay 25 minuts for reading then 5mints for break then marka 4tas cycle dhameyso 15 minutes long break ah ayaad galeysa marka kaagana wan kahelay wan tijabin dona insha allah thnks
@deeqenv44313 жыл бұрын
10 or 20 daqiiqo kaliya wax Akhriya Waxa la qabsan la.ahey wax akhriska Alx maskaxdii wan haya wax yar ba wax ku fahma laakin more time ina wax Akhriya is bari wayaye
@moqeys8815 жыл бұрын
thnks doc
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Most welcome bro
@khabarovskabdulaahi64775 жыл бұрын
dre aad kugu mahad celinaa aniga waxan.isticmaalaa 45/15 method waana qaacidadii secondryga ku soo dhigtey inan taada ku badalo isku dayaa insha allh🙏🙏
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Masha Allah, Allah kuu fududeeyo walal dadaalkaaga.
@sayid66494 жыл бұрын
Dr waxaan ku dari lahaa dhinaca environment ga in ruuxu miiska ama gurigiisa meel.kasoo horjeeda ku samaysto wax akhriska ku dhiiri galinaya sida kalmado ama odhaahyo ruuxiyatkiisa kor u qaadi kara ..
@DrAdnanAbdallah4 жыл бұрын
Waa fikrad aad u wanaagsan walal Maxamed Shiikh, waxeyna kamid aheyd waxyaabaha aan sameynjiray. Qolkeyga dhan kalmado dhiirigelin ah ayaa ku xardhanaa oo aan gacanteyda ku qoran.
@rukiaabukar14645 жыл бұрын
Mahadsanid Dr. Ka wrn haddii aaan rabo in aan Hal saac bes wax akhriyo????
@DrAdnanAbdallah5 жыл бұрын
Waad karikartaa balse hadii aad Imtixaan ama waxbadan in aad diyaarisid aad rabtid makugu filna.
@rukiaabukar14645 жыл бұрын
Dr Adnan Abdallah 50 in 10 ma soconee qaacidadaas
@sayid66494 жыл бұрын
Dr Adnan ..qofka medicine ka dhigtaa imisa saacadood ayuu u baahan yahay inuu wax akhriyo ..waa ruuxa doonaya dhakhtar wanaagsan inuu noqdo
@DrAdnanAbdallah4 жыл бұрын
Saacadp goan majiraan dadkane isku maskax iyo isku aqoon dhanka luqada maaha. Balse muhiimada waa, maadaama MEDICINE ey badantahay waxa la aqrinaayo "in aad waxbadan aqrisid waqti badane aad aqrisid".