Asc wll Buuga antikiristose ban aqriyay wuxu leeyahy gabdha wxa u soo adeegsady qolyo sixiroolayaal ah markay janisba ka heli wayday labada malag ee ay markii horeba rabtay inay quruxdayda ku fitnayso mudo yar ay ka baranaysay waxay u laabatay kiwi sixroolayasha ahaa kadipse markay inti ay ka baratay u sheegtay way dileen Lknse yuhuuda waxay aaminsanyihiin inay tahay xidiga veyanus inay tahy oo na tahy ilahayga jacaylka buugaaas sasan ku arkay ee labada qiso Si bay isku dhafayaan
@nakroumayasein45843 жыл бұрын
😒😒Yahuu😒😒😒😒wax lagonxo
@sadaanaxmed6213 жыл бұрын
siixiiraka xiishoodaka iyo qajilada buuriiyo
@iphaaan4 жыл бұрын
Aniga iyo adigaba alle ha inaga bad baadiyo sixir iyo ilba aamiin noodheh wll
@shaafibossofficial57804 жыл бұрын
amiin wlshia
@maxamedyare22544 жыл бұрын
Y
@liibaanaadan68244 жыл бұрын
Aaamiin
@zuldanking50154 жыл бұрын
Amiin 🤲
@wardiofficiall4 жыл бұрын
Aamin wll
@caydaruusdaahir17924 жыл бұрын
وما هم بضارين به من أحد إلا بإذن الله Sixirkooda waxba kaagama qaadi karaan illaa wax uu ilaahay kuu qoray mooyaane 11:13
@cxakiimck78914 жыл бұрын
Haa tas ayaan anba ega layabanaa waxasi wax jira mahan malagantuna nagta maydamcin wax na may waydin dhulkana majogaan dib ugu noqo
@apdalphatahzaher38784 жыл бұрын
Been maadan sheegin walahi
@ahmedsiraad92374 жыл бұрын
@@cxakiimck7891 alahu manajinaa
@moking41724 жыл бұрын
@@cxakiimck7891 waxaas yuhuuda aaminsan ee diintena suuban laguma sheegin
@SayidSiciid-q2k7 ай бұрын
Haa Aad iyo Aad
@anagaproductabdiwasacmoham52874 жыл бұрын
Walalayal haku tartamina liketa ee ku tartama xadhiga Allah 🤲 waa Cadi liketa kusoo horee ama iskadaa lkn xadhiga Allah kuxidhnow 😭😭😢
@@msi1321 zhp qali wxan ku idhi dadkan waxay commentiga ubixinayan in ay like dadku u wada saran war nio dadow aakhiro ma like baa jirta intaad isku madhquli nayso dadku hakaa faidaystanee wax usoo gudbi ama. Wax yabaha khayr ka leh ka dawo hadii anad you tube ka kugudbin Karina kugudbi afkaga wllo😭😭😭😭 wayo laga yaba inad karti ledahay
@anagaproductabdiwasacmoham52874 жыл бұрын
@@muhammedmuhammed8033 war nio dadow aakhiro ma like baa jirta intaad isku madhquli nayso dadku hakaa faidaystanee wax usoo gudbi ama iskadaa lkn xadhiga Allah kuxidhnow 😭😭😭
@axmedosman9804 жыл бұрын
Masha allah zxp waxyaba badan kafa ide tan illaa markaa kanalkada barte thanks abaal kuhayaaa
@abdihakinjamadaar1474 жыл бұрын
Eebe mooyee Ilaah kale ma jiro, waxa maqan iyo waxa joogaba waa ogyahay, waana kan naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
@daahirwacaysciisedaahirwac39134 жыл бұрын
اللهم صلى على سيدنا محمد صلو علي الحبيب المصطفى وضع اليك
@ahmedaymadkhayr33424 жыл бұрын
Scw
@amuunali62804 жыл бұрын
Acuudi bilaah mina shaydaani rajiim Alle ayan ka magangalay Ani io inti muslim ah allah ka badbaadsho
@FarxaanFuture4 жыл бұрын
Wiilkan mar walba wanku xidha nahay Macluu maadka uu inala wadaago dhn kasta waaka top din io maadi Hore u soco wll
@cadaycabdulahicaday44194 жыл бұрын
Asc
@يحيىإبنمحمدالصومالي4 жыл бұрын
M.a dheh
@yonishusseinomar4 жыл бұрын
Wllhi waan ku taageeraa waanaana arkaa dadaalkaaga dheer, kaptan mahadsanid.
@somboy86934 жыл бұрын
waa wax jiro sixirka aniga ayey i qabsatay wali na xanuunkii iga soo gaaray dareemaayo lkn ilaah ayaan aaminsanahay caafimadkayga na haayo. iina soo duceeya walaalaayaal. bro adiga na sido kale waad mahadsan tahay sida wanaagsan ee aad noogu so bandhigtay sixirka micnihiisa wuxuu yahay.👍🏽
@user-zf9gd5tp9m4 жыл бұрын
Allaah ku caafiyo wll qli wanka xumahay runtii.
@somboy86934 жыл бұрын
?!??!? aamin aamin mahadsanid
@caydaruusdaahir17924 жыл бұрын
Warka sheegaya in 2daa malag lagu imtixaamay gabadh ayna ka zinaysteen waa been abuur wayn taasna waxa caddayn u ah in Allah si cad uu inoogu sheegay quraanka in aanay malaaigtu ilaahay caasin ayna sida ugu dhamayska tiran leh uga soo baxaan amarka uu ALLAH siiyo.
@zakihdybala93144 жыл бұрын
isagu quraanka mu sheegin wll ee buugta israeli yiinta ayu lha sidasy ugu qoranty nabiguna scw wxu yidhi hana rumaysanina hana bensanina
@niceguy8874 жыл бұрын
sowkuwa yiri aadame mcl hada naga Shinto kuma casiyeyno dabadeed aadame laga dhigey waa logic lkn quranka ma cadeyn karo lkn malaig wa laga bedelay
@caydaruusdaahir17924 жыл бұрын
@@zakihdybala9314 haa wll siduu sheegay waa sax lkn waa marka quraanka ama sunnada rasuulka aan lagu sheegin
tan u sheegay ma hubo lkn waxa ogahay surat baqrah illahay oo leh dhulka dad aya ku abuuraya oo leyihiin ma waxad ku abuuri kuwa ku caasiya dhiigana daadiya allah imticamaya malaigtas
@aishahusseinhassan93224 жыл бұрын
Hore u soco wll alle ayaa ka magan galnay saaxiriinta amiin yarbi🤲
@DARWIISHAD4 жыл бұрын
This young man his talented I love all his programs may Allah grant you janna fardosa
@ismailmo77074 жыл бұрын
Ku mahadsanid Codsigii aad naga Aqbashay Ustaad 👏🙏
@dheemanabdullahi25824 жыл бұрын
Illahay hayna qabto kuwa sameeya waxa xunxun io sixirka ba allahuma najinaa ilaahy ayaN ka hoos galnay itaan la faidnay wax yaalaha aad so gudbiso ajar allaha kaasiiyo🙏
@hamzeabdullahi41784 жыл бұрын
Musica ama wakhtiga badan aad amusantahay muqaladada way xumaynayaa Talo ahaan ka jar ban ku odhan lahaa si muqaladadu wax kooban oo macno leh u noqdaan Mahasanid
@abdirahmanabdiazizgesey20634 жыл бұрын
Haa
@Thesadat4 жыл бұрын
Maya sxp Bini aadamku wax masugi karaan
@cabdiraxman24844 жыл бұрын
Anaga nooma xumaynayaan Ee Waa Nagaga Dadku iskumid Maaha Waa kaligaa Sxp Chanelka dad Badan ayaa xuxiran Musigan Waa midka Qofkasta xasuus galinaya
@cmcbashram15624 жыл бұрын
waad ku mahadsantahay sida qurxoon aad usoo diyaarisay ❤❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤🙏🙏
@abdallaamir34184 жыл бұрын
هاروت وماروت inbdn baa laga hadlay xata culimada quraanka fasirta ayadaas واتبعو ما تتلو الشياطين way ku hakadaan waliba waxay leedahay qiso dheer oo xikmad aqoon iyo garasho Waxay kulansaty Bani Adam Malaaig Jinni iyo Shaydaan Quranka wa xikmad awood iyo nolol wlh Allaha nafahansiiyo wa waxa kaliya oo lagu badbaado👏👏🤲🤲🤲🤲
@ibraahimmohaned71764 жыл бұрын
Ilaahayoow isaga iyo barshadiisaba naga ilaali ALLOOW ADAANU COMMENTGA KUGU BARYAYNAA EE IF IYO AAKHIRABA NAFTAAD NAGU ABUURTAY NAGA ILAALI AAMIN AAMIN AAMIN😭
@guleteit76144 жыл бұрын
Macluumadka aad akhrinaysaa waa been ee bugaagta aad ka Soo diyaarinayso iska hubi cida qortay Mahadsanid
@AraaLe8914 жыл бұрын
Alle haynaga badbadiyo dhaMan muzLimiinta 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@jamalhussainmahdijamka3584 жыл бұрын
Ilaahay baynu Ka magan galnay sixirka iyo wixii lamida Allaha inaga nabad galiyo
@newskills3174 жыл бұрын
Hadaan kutubtaa helo wallaahi summa wallahi wan gubi lahaa
@Qisology4 жыл бұрын
Wllo Hadaad sixirka iyo gaalnimada sida u necebtahay iskaqaad ninka maansoniga ah profilka kuu saaran
@abdirahmaandamuux27424 жыл бұрын
سبحان الله العظيم saaxiib waxaad akhriday waa been abuurkii yuhuuda ee waxaad akhridaa kitbaaka antichristros
@hiboxasan42644 жыл бұрын
Muxu ku qoran yahy kitabkas
@justnow72634 жыл бұрын
@@hiboxasan4264 afsomali
@dalsanmedia12474 жыл бұрын
Subxaanallaah waxa aad sheegaysid inteeda badan waaqalad
@sakariyeabdikariimyusuf17114 жыл бұрын
War ilhy kabaq Danbi ha ugu dhicin nio ee Tariqda Ama qisada shegeyso way ka qaldanthy nio labada malag io ilhy heyna ben haka shegin subxanallah 🥺🥺🥺
@zakimohamed28604 жыл бұрын
Samii qoral inoo sharaaxbo waxad taqano ado mhdsn
@ASMReatingfood12 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم❤
@jamalkhan-lq8gm4 жыл бұрын
Anigu man maqal maa'ig partay sixir cid lkn Shaydan ayaan Malaa'igta waxa alle kusoo dejiyayna muu hayn sixir Waayo adpa fiiri quranka alle Ma wuu San odhan ma faro Xumaha cidnah Keliya waxn kaa rapaa cadayn iyo
Anigi aqoon baa u leeyyahy arimaha sixirka arinta waa zax buugtey ku taala lkn qaar lama ogola ind zixirka qarkii in dadka lo su gudbiyo
@aixavariitha7134 жыл бұрын
Se ubaratay hlkee laga barta
@zakariyemaxamed2844 жыл бұрын
Yaa rapo inuu barto sixirka kabbalah
@user-zf9gd5tp9m4 жыл бұрын
@@aixavariitha713 Wey fududahay ana ku baraya hadaad diyaar u tahay wax lacagana kuma weydiin doono .
@aixavariitha7134 жыл бұрын
?!??!? Runta miyaa
@user-zf9gd5tp9m4 жыл бұрын
@@aixavariitha713 Haa Walaahi.
@abdullahiabdi31184 жыл бұрын
Maasha'allaah illaahay haku barakeeyo.
@israafiilsahal87084 жыл бұрын
Warha danbaaabin Sxb Laba malak maahan sxb ha khaldamin bro HAARUUT IYO MAARUUT maahan malaaik Sidee ku dhici kartaa Laba malak inay ilaahay caasiyaan Sawtan Quraanka kugu cadahay in Aanay wax zumaan samyn wixii la amrana Ay qaatan malaaikta War hadanbaabin qabri iyo Qiyaama kaa denbeeya Sxb Ayaada quraankana Swcn U eeeg Ayady waxay ku bilaamaysaa ay (WA MAA ) waana diidimo erygaasi sxb Fasirka ku noqo quraanka subxanalah Tan kaleh sheekadani waa sheekada ay aaminsanyihiin yuhuuda weeyeh wllhi kunuqo sxb waxan aad so tabinysid subxanallh subxanlah subxanalah subxanalah
@cumarlaki8844 жыл бұрын
Allah S.W ayanka magangalnay Dhibaatada sixirka iyo isha حسبنا الله ونعم الوكيل في كل شر
@nuurqarri12563 жыл бұрын
Ilaahay ayaan ka magan galnay shaayaadiinta iyo sixiroolayaasha
@surad6854 жыл бұрын
Thnks bro wlhi wx badan ban faaiiday ..wxn layabay malaaik Alle ba dhulka fasahaatka keentay markan maqlay aad bn uga murugooday.
@amendiria56734 жыл бұрын
Abdirsheid Ahmed shiekh Wll Alle haku barakeeyo
@Fagaase20174 жыл бұрын
Sixirka ugu adag oo ay yuhudu adeegsadan waa sixirka kabala wana sixirka somalida utaqaano ma diidada
@user-zf9gd5tp9m4 жыл бұрын
Ma diidadu waxa weeye 1. Waa sixirka qofka laysku jecleysiiyo 2. Waa sixir qofka lagu maamusho e maaha micnahiisu Sixirka kabaalada .
@siciidomariise67054 жыл бұрын
thanks ustaad allaha nabadbaadiyo shayaadiinta iyo sixirkooda
@surad6854 жыл бұрын
Thnks bro wlhi wx badan ban faaiiday ..wxn uqaadanwayay malaaik Alle ba dhulka fasahaatka keentay markan maqlay aad bn uga murugooday.
Sixir iyo qurun kiisa waxaa ka awood badan qof kii suratul baqarah ku akhriyo gurigiisa ama goobtiisa shaqo subax kasta sixir midka ugu wayn gaal iyo muslim inta sheega naysa haday isku dayaa in ay sixraa wlhi iyagaa ku baa ba'aya waligood nabigaana scw noo sheegay waana la arkay alxmdllh
@hanadhussein9047 Жыл бұрын
Allahu'ma Najaynaa
@fadxicali36604 жыл бұрын
Barnaamijuadaa soo wad bro Iyo maansooniyada
@aliyabo54004 жыл бұрын
Asc wll magacaygu waa cali Ibrahim waxan ku nolahay dire dawa aad ayan ku tageera
@saadiyonuur23384 жыл бұрын
Wuu ka badbaadi karaa Haduu alle kuu qadarin Wax walboo lasameeyo Kuma saameynaayo
@maalintaada7731Ай бұрын
Qof la sixray meeshan majooga si qibrad looga helo?
@maaxfxacademy40604 жыл бұрын
Aaryaa zhp. Barnaamijka ka saar meesha. Ma jiraa malaa'ik bani aadan laga dhigan oo gabadh jeclaaday. Qisada malaa'iktana waxa been abuuray yuhuuddii ee xaqiiqada anaa soo sheegayee ila soo xidhiidh. Adna danbi ha galin ee dib ugu noqo oo soo baadh fadlan.
@heegaale3604 жыл бұрын
Qof la sirxay maxaa lagaga saari karaa ama lagaga daweeyaaaa
@fardowsoaadancali68544 жыл бұрын
Diinta islaamka
@MyMaxamad3 жыл бұрын
Wllahi in uusan sixirka jirin
@Waliyullahjafaal3 жыл бұрын
Nebi muxamed scw ayaa la sixray waad ku qasbantahay hadaad muslin tahay
@cr7thegod6602 жыл бұрын
Caqli badnidaa 😳💀
@hoodohassan90954 жыл бұрын
Thanks you 🌹
@kingstylishstar74274 жыл бұрын
Allah naaga baad badeyo yaah raabi
@aamiinyare78494 жыл бұрын
macluumaad aad u fcn waaye bro mahadsanid
@salllucarab4 жыл бұрын
Masha allah xidiga vinus ayaan ka faaiday tabarakalah✅
@umumarwan86034 жыл бұрын
Yasir ala alow naga badbadi amin
@wizzyziize82894 жыл бұрын
وَمَا أُنْزِلَ عَلَى الْمَلَكَيْنِ بِبَابِلَ هَارُوتَwalaal hagu qaldamin laguma sooo dejin 2 malag waxay ahaayeeen jini ama iinsi sabatooo ah ilaahay quraaan kiiisu wuxuuu ku leeyahay laguma sooodajin 2 malag baaabil haaruut iyo maruuut marka fasirka quraanka ku laaabo shiikh dirrir am shiikh umal aayada 102 saas ufahan marka
@niceguy8874 жыл бұрын
waa runtii quranka sheegay ku noqo adan naqlin tafsiirka
@wizzyziize82894 жыл бұрын
ma aha laakiin suuu usheegay eee tafsiirka quraan ka dgegeeso