Siddee reer Hargeysa uga falceliyeen Ishaarooyinka 'Traffic light-ka' lagu xidhay waddooyinka.

  Рет қаралды 5,839

KF Media TV

KF Media TV

7 күн бұрын

Kala Soco KF Media TV , Wararkii u Danbeeyay , Barnaamijyo ku xiisa Galiya , iyo Warbixino. Subiscribe , Like and Comments

Пікірлер: 20
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 күн бұрын
Masha allllah ilaaahow hargaysa barakeeee aaamiiin❤
@barkhadmahamud7869
@barkhadmahamud7869 4 күн бұрын
Viva hargeisa Ex ina mooge ❤❤
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 3 күн бұрын
Masha’Allah tabaraka’Allah Allow dalka iyo dadkaba noo xifdi🤲🤲🤲
@maxaa.qaldan.
@maxaa.qaldan. 4 күн бұрын
Masha Allah waa loo baahan yahay ishaarada.
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 4 күн бұрын
Maanta in aynu Ishaaro wax wayn u haysanaa waa danbayn. Aad ayaynu u habsaanay.
@AyaanWaano
@AyaanWaano 4 күн бұрын
Viiva viiva somaliland❤❤
@AyaanWaano
@AyaanWaano 4 күн бұрын
Viiva hargeysa
@JamiilaJiimi-xq3pv
@JamiilaJiimi-xq3pv 4 күн бұрын
Masha alllllah mayir cabdikariiin mooge nolow geesi❤
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 күн бұрын
Kkk war dadkan wada mirqaansan traffic light fahmi maayaane kafura.
@SHUAIB-AHMET
@SHUAIB-AHMET 3 күн бұрын
Hadii gacmaha soomali is qabsato hormar ayay gaadhayaan
@hoododayib4626
@hoododayib4626 2 күн бұрын
xaqiiq 😢alle bogaeena haisu xaadho
@mohammethsuleiman9620
@mohammethsuleiman9620 4 күн бұрын
Hargiesa iminka caasimada Somaliland Uqalantaaa waa in 12 gobol ee Kale na horumarkaa kudaydaan iyo degmoooyinka Kale Berbera , Borama , Gabilay , Burco , Ceerigaabo, Caynaba oo ah casimada sool casimadi hore e gobolkasu iminka wa B iyo gobolada Kale ee B ahba maayiradooodu haku deydaaan Dad dal dhis ku dhira Somalilanders ❤❤❤❤ Dekadii afrika ugu fiicnaa kaalmaha kowaad kagalnee aynu Airports ka iyo quruxda magaloyinkaba ka galnaa kaalmaha kowaaad SOMALILAND AIRLINE ❤ WEy so socoTa iyo Air Force kiiba Ilaaahay jamhuuriyada Somaliland habarakeeyoh cadowgeedana adhaxda Alle haka jabiyo . Somalilanders ❤❤❤❤❤
@user-dn5he6jx6w
@user-dn5he6jx6w 4 күн бұрын
Siduu wllken shegayna waxay ubaahanty wacyo galin siday ushaqayso, waxyabaha ay tilmaamaysoo
@IsmaaciilMuuse-ro3cp
@IsmaaciilMuuse-ro3cp 4 күн бұрын
Geel jire kasta gaadhi ayuu wadaa sidee ushaqaynayaan
@abobasement346
@abobasement346 4 күн бұрын
weligin nadam yelan maysan sababto ah waxaa laydin Aburay shacab noloshsh ku litah
@user-dn5he6jx6w
@user-dn5he6jx6w 4 күн бұрын
Sharciga oo lagu dhaqmaa waa danteena .
@Sakariye-km6ry
@Sakariye-km6ry 4 күн бұрын
Waxan anaa jibinaya ish
@hasansudi9404
@hasansudi9404 4 күн бұрын
Adna waa lagu kala jabin de
@samirr546
@samirr546 3 күн бұрын
Waan bililiqaysan dheh
@ALI-em3me
@ALI-em3me Күн бұрын
kkkkkkkkkkkkkk qaran qaran kkkkk ma iminka traffic lo sameyey kkkkkkkkkkkk reer been ku tajir kkkkkkkkkkkk
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 20 МЛН
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
HALKUU MARAYAA DHAAMKA KAL-QORAY EE UGU WEYN SOMALILAND
9:44
Hargeisa Water Agency
Рет қаралды 3,7 М.