SIDEE ISKU CAYILIN KARTAA RAMADAANKA | TALADA DR AMIIRA IYO XOG MUHIIM AH

  Рет қаралды 6,209

Dr idil Mohamed

Dr idil Mohamed

3 жыл бұрын

Пікірлер: 49
@sahrocalichannel6482
@sahrocalichannel6482 3 жыл бұрын
Team caato ano kale an ka faideysano asxabey🤔
@aweysa.1422
@aweysa.1422 3 жыл бұрын
Asalaamu calaykum maashaa, Allaah dr.Idil quruxeey waxaan kaa codsanaa in aad todobaad kiiba halmar noo sameyso barnaamij aan su,aalo idinku weeydiino ku saabsan (Caafimaad ka) Allaah ha idin xifdiyo adiga iyo saaxiib taa Jawaab ayaan kaa sugeeynaa Insha, Allaah nabadeey ✌
@xaowcabdi8485
@xaowcabdi8485 3 жыл бұрын
Abaayo anaa ubaahan talo ah si aan miisan kayga kor ugu qaadee si qaasa iila soo xariir wax badan baan kara baaye mahadsanid horay usoco
@hafsaabduwali8727
@hafsaabduwali8727 3 жыл бұрын
Masha allah ustadah drs idil qof ku dayasho mudan
@nastahyuusuf3351
@nastahyuusuf3351 3 жыл бұрын
masha Allah drs amira thanks
@aminashire1008
@aminashire1008 3 жыл бұрын
M.a dr idil keep going u are my rodel mdodel
@ahmeddoualehilyas4875
@ahmeddoualehilyas4875 3 жыл бұрын
Mahadsanid walalayaal xisabta wan fahmiwaayay eee yaa ifahansiiya
@nasrosiciid4915
@nasrosiciid4915 3 жыл бұрын
Masha Allah 🥰🥰
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Keep going sis❤️
@farxiyamcali8555
@farxiyamcali8555 3 жыл бұрын
Masha allah alaha kubarkeeyo abaayo waad ku mahadsantahy jasaakalaahu kher noo soobadi maraamijkaan caafimaadka 💕💕
@asadali5648
@asadali5648 3 жыл бұрын
Masha allah dr idil keep going
@maryamawarsameabdullahi757
@maryamawarsameabdullahi757 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahay dr idil and dr amira Su'aal ayaan qabaa oo ah Ayadoo ramadan lagu jiro vitimis ma isticmaali karaa abatetka furaayo
@caliyassin8292
@caliyassin8292 3 жыл бұрын
Mahadsanid drs idil tallo ayan karaba wll halken ka hela
@shadiashakir
@shadiashakir Жыл бұрын
Plz hadalka music ka dhafa
@sacdiyosiman8826
@sacdiyosiman8826 3 жыл бұрын
Masha allaah abyo allow kuxafid wan kutageraa
@farhiahassanabdi6749
@farhiahassanabdi6749 3 жыл бұрын
Dr idil
@ummahmed8515
@ummahmed8515 3 жыл бұрын
Abaayo music ka daa fadlan
@maryamahmed6411
@maryamahmed6411 3 жыл бұрын
Alla anaa ubahan dr pls gaar ilaso xidhiidh
@abuanasahmed8496
@abuanasahmed8496 3 жыл бұрын
👍👍👍
@mamaqurux3821
@mamaqurux3821 3 жыл бұрын
soo gali cuntoyin aan helikarno oo cayil dag daga wll
@mamaqurux3821
@mamaqurux3821 3 жыл бұрын
walaaley music na gadaa dee ma dhagaysan karne mida kale ma maqlaynaba e music ka saar wll
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 3 жыл бұрын
Jibis iyo shaah cadaysa miyaa caafimaad leh subxaanallaah
@najaxxuseen596
@najaxxuseen596 3 жыл бұрын
Intaana lagaahelaa
@yurubmaxamed2734
@yurubmaxamed2734 3 жыл бұрын
Shukran Dr idil wax an ubahneyn ayad ka so hadahay
@bishaaromohamed3485
@bishaaromohamed3485 3 жыл бұрын
Asc dr idil wan kubahanay xagen kalaso xariira
@sacdiyoxaaji1974
@sacdiyoxaaji1974 3 жыл бұрын
Music maad ka damisid videoga
@mamaqurux3821
@mamaqurux3821 3 жыл бұрын
walal music ka sar
@naimahassan3726
@naimahassan3726 3 жыл бұрын
Abayo music kadaa markad wareesiga qadaysiid wayo waxab lama maqlayo
@Apduum
@Apduum 3 жыл бұрын
Codkiina wuu hooseeyaa ku yara dara hadeey macquul tahay.
@xaowcabdi8485
@xaowcabdi8485 3 жыл бұрын
Ilxuni kuma aragto
@mulkishariif8041
@mulkishariif8041 3 жыл бұрын
Dr idil 44kg maba dhaafo dhirirkeygane waa 1.69m ani mooskane ma cuno maxa iga saacida kara inaa 55kg ado mahadsan
@faraxj5329
@faraxj5329 3 жыл бұрын
abayo suaal private ah ayan wataa halke kugu reeb
@user-sl4wm9zz3q
@user-sl4wm9zz3q 3 жыл бұрын
idiley music dhagaha xanun
@farhiahassanabdi6749
@farhiahassanabdi6749 3 жыл бұрын
Intee laga hela wala lambar
@simanhassan3685
@simanhassan3685 3 жыл бұрын
Asc drs idil waakuu baahnaay abaayo intee kaa helaaa
@zakariailyasahmed4889
@zakariailyasahmed4889 3 жыл бұрын
Cuntada guriga ani aa dhammeeyey mana cayilooyi mxaaa waaa🤣🤣🤣
@hamdahusein2902
@hamdahusein2902 3 жыл бұрын
Asc Dr's idil wll waxaan ku waydiiyey ma jiraa kiniin ama daawo loo isticmaalo in period ka dib loogu dhigo Si aan bisho soonka u dhamaysto
@fariixaaxmed6414
@fariixaaxmed6414 3 жыл бұрын
Anigaa sidaas oo kle ku fakarayay ramadanta inan dib isaga dhigo markaa dhaqtarad dumar oo gynecologists ah baa waydiyay waxay igu tiri kuma fiicna dawadas inaa isticmaasho waxay ku keeni kartaa hormonal imbalance marka waan iska dhaafay.
@sadiyosharaf1318
@sadiyosharaf1318 3 жыл бұрын
Xabiibti daawooyin ma ficno because waa wax illaahay SWT noogu talo galey
@selmanoorstories260
@selmanoorstories260 3 жыл бұрын
Ramadan karem waxan sameya shekoyinka afsomali karton iso boqo nd Support wllo insha allh mhdsanid 🙏🏽
@geenyomohamed14
@geenyomohamed14 3 жыл бұрын
Sedeen isku cateyn karaa cayil marabe drs
@najaxxuseen596
@najaxxuseen596 3 жыл бұрын
Abaayo nambarkaaga noosoodir
@hodmanqardho4012
@hodmanqardho4012 3 жыл бұрын
Aduunka oo dhana wuxuu radinayaa iscataysiin idinkana cayil bad lasoo fariisateen
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 3 жыл бұрын
Dad ba ubhn jiraa wll
@hodmanqardho4012
@hodmanqardho4012 3 жыл бұрын
@@hafzaahmet1879 kkkkk allaha Barbara iyo balaar haku siiyo
@hafzaahmet1879
@hafzaahmet1879 3 жыл бұрын
@@hodmanqardho4012 aamin abyo igu so ducee😂
@najaxxuseen596
@najaxxuseen596 3 жыл бұрын
612484290 nambarkaan igu soo hagaaji
QOLKA JIFKA IYO ALAAB SOMALIA LAGU SAMEEYE | QOL BOQORTOOYO
6:23
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 7 М.
your 'best self' is when you find Allah
32:53
farah
Рет қаралды 147 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 33 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
No empty
00:35
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
MAXEE CUNAAN NAIGERIANKA OO KA DHIGAY DAD XOOG BADAN
4:06
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 3,9 М.
24 SAAC EE UGU HOREEYSE SAFARKEYGA ? ((WAX KA BARO SAFARKA))
7:58
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 11 М.
Sidee loo maareyaa walwalka ( how to manege stress )
7:38
Dr idil Mohamed
Рет қаралды 1,2 М.
Turkish for Beginners 🤩 | How To Learn Turkish
17:34
Reşat Ören
Рет қаралды 2,2 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 33 МЛН