Sidee loo Xallin karaa khilaafka Xisbiyada iyo Xukuumada?

  Рет қаралды 58,877

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Пікірлер: 138
@AhmedAli-fb7ub
@AhmedAli-fb7ub 2 жыл бұрын
Xalkii Sucaad baa keentay waana xal fudud oo dhib yar 1. Raggan ama dadkan isu muuqda ha la heshiisiiyo oo ha la isu laab xaadho 2. Doorashada ururada iyo ta Madaxweynaha, hal mar ha la qabto oo ha lagu kala baxo Thanks, Sucaad Carmiye
@Cirguje2
@Cirguje2 2 жыл бұрын
Siday u dhici kartaa inay labo doorashooyin markaliya la wadda qabto
@c.majiidmahamed2766
@c.majiidmahamed2766 2 жыл бұрын
Mohamed Ilig knows how to choose the topics of his dialogue videos.
@gumburimedia8011
@gumburimedia8011 2 жыл бұрын
Mansha allaah 5 qof oo aad u xigmad badan baad bedka keentay mohamed ilig, alle nabadda haynoo siyaadiyo bogeenana burcad haysu mariyo.
@buuriyobanaan2719
@buuriyobanaan2719 2 жыл бұрын
WAXA JIRAY ODAY AYAA DHALAY 3 WIL WUXU XOOLO LAHAA 17 GEEL AH WUXU YIDHI XOOLO WAXAN LEEYAHAY 17 Wiilka 1aad 2/17 2aad 3/ qaybood 3 wiilka 3aad 9 qaybood Gavadh ayaa tidhi hashaa 17:2_9 ayuu qaray 9/3 6 3 =2 1 hashi gabadha
@jamalnouh293
@jamalnouh293 2 жыл бұрын
Waatan Iyado Qoran Shekadu oo English ku qoran Kolay maaha tix oo waatiraab, tiraabtuna hadba sibaa loo dhigi karaaa laakin muhimadu waa inaan ujeedadu kala duwanyn 17 Camels and 3 Sons: Long ago, there lived an old man with his three sons in a deserted village, located in the vicinity of a desert. He had 17 camels, and they were the main source of his income. He used to rent out camels as a means of shipping in the desert. One day, he passed away. He had left a will, leaving his assets for his three sons. After the funeral and the other obligations were over, the three sons read the will. While their father had divided all the property he had into three equal parts, he had divided the 17 camels in a different way. They were not shared equally among the three as 17 is an odd number and a prime number, which cannot be divided. The old man had stated that the eldest son will own half of the 17 camels, the middle one will get one third of the 17 camels, and the youngest one will get his share of camels as one ninth! All of them were stunned to read the will and questioned each other how to divide the 17 camels as mentioned in the will. It is not possible to divide 17 camels and give half of the 17 camels to the eldest one. It is not possible also to divide the camels for the other two sons. They spent several days thinking of ways to divide the camels as mentioned in the will, but none could find the answer. They finally took the issue to the wise man in their village. The wise man heard the problem and instantly found a solution. He asked them to bring all the 17 camels to him. The sons brought the camels to the wise man's place. The wise man added a camel owned by him and made the total number of camels 18. Now, he asked the first son to read the will. As per the will, the eldest son got half the camels, which now counted to 18 / 2 = 9 camels! The eldest one got 9 camels as his share. The remaining camels were 9. The wise man asked the second son to read the will. He was assigned 1 / 3 of the total camels. It came to 18 / 3 = 6 camels. The second son got 6 camels as his share. Total number of camels shared by the elder sons - 9 + 6 = 15 camels. The third son read out his share of camels: 1 / 9th of the total number of camels - 18 / 9 = 2 camels. The youngest one got 2 camels as his share. Totally there were 9 + 6 + 2 camels shared by the brothers, which counted to 17 camels. Now, the one camel added by the wise man was taken back. The wise man solved this problem smartly with his intelligence. Intelligence is nothing but finding a common ground to solve an issue. In short, every problem has a solution.
@abdiaddam1484
@abdiaddam1484 2 жыл бұрын
wow Gulled waa nin wax badan og mudana in laga faaideesto
@calisaeed3569
@calisaeed3569 2 жыл бұрын
Masha Allah waa dad macquul ah oo uqalma dooda Garyaqaan dafac sigaar ah ayaan talooyinkisa ugu bogay
@anabmohamed990
@anabmohamed990 2 жыл бұрын
Wow, I am very impressed of Guleed intervention! Very knowledgeable and competent. He must be cloned!
@mahadguray4241
@mahadguray4241 2 жыл бұрын
Waaaaw dhamaantiin thanks Waxaana aad u sii taagersanahay Garyaqaan Guuleed dafac Iyo ninka kale ee wariya ag fadjiya Waa niman
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 жыл бұрын
Masha Allah raggan ayaa u qalma in madax loo doorto waana wada dhalinyaro odayadda faqashtii ka soo hadhay ha laga haadiyo oo halaga hurfu xukuumadda
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 жыл бұрын
Masha allah Guleed Dafac waa Aqoon yahan Cabqari Ah Talooyinkiisa Ayaaa Aad isoo jiitay
@yazenmohamed2883
@yazenmohamed2883 2 жыл бұрын
mm tv wax ka codsan lahaa inay doodaha noocan ah ay dadku aad ugu baahan yihiin oo aanay joojin oo ay sii wadaan waxn hubaa hadii mar walba doodo fcn dadka ay usoo bandhigaan ay hor seedi karto wacyiga dadka oo kor u qaadma
@zuhourmohamed3250
@zuhourmohamed3250 2 жыл бұрын
MM SOMALI TV Mohamed illig Barnaamijyo Tayo leh.
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 2 жыл бұрын
Baraamij aqoon xanbaarsanweeye Mahadsanid
@hfzqas1587
@hfzqas1587 2 жыл бұрын
Masha Allah, tabarakallah, qoonyahan Guuleed Dafac, aqoontii oo qof ah.
@hassannur8022
@hassannur8022 2 жыл бұрын
Waa ayaan daro in Mohammed Siyaad Barre ay Ku hal qabsadaan dad aad dhalin oo aan jirin
@apdirahmansuldaan8020
@apdirahmansuldaan8020 2 жыл бұрын
Guuleed dufcad waydii ayaa ku abuurey Alle mayaqano
@ismailelmi8775
@ismailelmi8775 2 жыл бұрын
Asc qareen dalfac runtii waa nin caqligiisu aad u korasan yahay sharci yaqaana maskax ahaan u dhisan fikir togan oo la taaban karo doodiisu ku qotonto
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Waa. Qabiil wada shekaysanaya
@ismailelmi8775
@ismailelmi8775 2 жыл бұрын
Alla yacizak guuleed
@husseinabdi8527
@husseinabdi8527 2 жыл бұрын
Waxaa laga dhax lay dhimasho nafeed wadan dhaqaale iyo magacba laakiin ilaahay waa naxariis badanyee waxaan inooga baryayaa in uu jidka saxda ha inagu hanuuniyo insha Allah
@cawilcolaadcawilcolaad1039
@cawilcolaadcawilcolaad1039 2 жыл бұрын
Hogaamoyaha barnaamajka Maxamed ilig iyo hada tv gaba kasoqayb galayaasha fadhiyaba wan salaamaya Hadan fekerkayga kadhiibto qodobka laga hadlayo Horta waxan laqaba siday sheegtay sucaad carmiye in dorashooyinka losameeyo cid aan ahayn xukumada iyo mucaaradka oo labada kamadax banaan waayo markasta oo dorasho soodhawaato midkasta wuxu xooga sara sida isaga dantu ugu jirto markasa lakala fogaada dhibkuna wuxu kudhaca dadka shacabka
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
Doorashadii dawlada ayaaba inoo balanqaaday maxay mucaaradku doonayaan ma wax doorashada ka badan mise ururada ayay diidanyihiin in ay doorashada ka qayb galaan taas oo gaf ku ah beelada darafyada oo aanaan maanta dooneyn beesha dhex dakan kalidood ma laha ururadu doorashada wey ku jiraan ama madiid ama yeel Cida dalkan nabadiisa carqaladsa waa in gacan bir ah lagu qabato mucaaradka waa in runta loo sheego Adeer sadexdan xisbi ee beesha dhexe dalka ma laha SL maanta waa dal la wada leeyahay oo xuduud sugan leh madaxweynaha uma golin laba sanadood inuu kursiga kusii fadhiyo 2 sanadood waa digteetor haduu sidaa yeelo 9 bilood gudahood waa in doorashadu ku soo dhamaato Adeero kuwii dhintay Alla ha u naxariisto ee kuwa nool u toogo haya waxan idiin sheegayaa hadii mudaaharaad kale dhaco dhimasho way imaaneysaa ee mucaaradku ha ogaadaan Adeer xal lama raadinsyo xalku waa in doorasho mudo 9 bilood gudahood lagu qabto waxa la isku hayaa 1-sadexda urur ee jiraa kalidood doorashada ha galaan taas oo ka dhigan beesha dhexe kursiga wadanka ha lahaato 2-doorashada 9 bilood gudahood ayaa lagu qabanayaa ururadu way ka qaybgalayaan taas oo fursad siineysa beelaha darafyada waa sidan ta saxa ahi Xalku waxa uu ku jiraa in beesha dhexe doorkan aaney maxweyna ku soo bixin si ay u kala baxaan hadii kale kii soobaxaba way ku qabsannkaraa GABOOSE MOOYAANE RUNTU FANTO MAAHA ISKU TANAASILKU MEELAHA QAAR KU HABOONA IN RUNTA LA SHEEGO AYAA XAL AH
@mahamudduale1704
@mahamudduale1704 2 жыл бұрын
Great keeping up
@hodoabdisalam2881
@hodoabdisalam2881 2 жыл бұрын
Aqoonyahano Iyo wariye caalamiya❤
@mukhtarmuhumed1304
@mukhtarmuhumed1304 2 жыл бұрын
asc MMTV Wanidisalaamay 🖐✍
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 2 жыл бұрын
Intii horoo dhan wax diimuqraadiyad Layidhaa iyo tiirar adag cadaalaeed Ee xamar awogeed ayey ahayd Imkana waxay taagantahay aan Ku cuno Iyo lcunimaysid
@hanadabdi6147
@hanadabdi6147 2 жыл бұрын
Plz ilig barnamijkan, soo badi
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 2 жыл бұрын
Inaga oo dad muslima shewganaya ayaa dhiiga dadku.inala fududaaday waa jahli iyi aqoon daro dhinac kasta xil ayaa ka saaran badbaadinta ummada
@abdikadir55
@abdikadir55 2 жыл бұрын
Aragtida dhulkaa ka muhiimsan dadka ayaa dictatorship ah dadkaa ka muhiimsan wax kastoo kale
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 2 жыл бұрын
Waa wax laga murugodo, in Tv MMI laga faafiyo afkaar gaar ah, oo aanay soo bandhigin dood siman. Ma maqal in ay la hadleen mucaaradka oo keenay dhiiga dadka shicibka ah.
@khadarjama4813
@khadarjama4813 2 жыл бұрын
Waa Dal aan lahayn Dabar Adag & maalin u cayiman xili doorashada Ruqo ninkii lahaa dabada hayo
@hassanfarah8417
@hassanfarah8417 2 жыл бұрын
OGI OGI WAAYEEL WAA DULEED BAA LA YIDHI. BALSE HOR MOODKII KULMIYE IYO XUKUUMADDIISA XILKA LOO DHIIBAY NOQON WAAYE WAAYEEL.
@SaidSaid-fv6eq
@SaidSaid-fv6eq 2 жыл бұрын
Garyaqaan guuleed ayaa ugu macquulsanaa dooda. Dowladu waa in EY u dulqaadataa dhaliisha oo aaney dadka afka qaban si aaney gacanta ugu furin. Ogowna dowladu ayada oo aaney dadka ka qaadin xuriyadooda ayey hadana si xirfadeysan u jiheen kartaa.
@mohamedbulale8700
@mohamedbulale8700 2 жыл бұрын
Asc mmtv waan idin salamayaa hadaynu dhamantood nadaaya. nidhaahno maxaa dhacaya madax weyne cusub baanu dooranaynaa
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 2 жыл бұрын
Kkk
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 жыл бұрын
No khilaaf Balse inta xun ee iimaan lahayn buu alle dadka tusayaa iyo inta examku ku socdo iyo Inta qadarta alle diidan
@iali8540
@iali8540 2 жыл бұрын
Khilaafka dalka ka jira waxa wada Xisbiga wadani iyo taageerayaashoodii cid qabata mala helayaa.
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 жыл бұрын
Musa ayaa u sababa oo kursigii isku dhejinaya oo aan doorasho diyaar u ahayn
@abudarda00
@abudarda00 2 жыл бұрын
Microfonka iska hagaajiya wa wareysi aad ufiican mahadsanidiin
@qwertyaserty8404
@qwertyaserty8404 2 жыл бұрын
dorashada labadaba ha laysku daro lagabilaabo 13 nov xukunka waxaa lagu wareejinayaa madaweyne ku xigeenka ama gudoomiyaha guurtida ama maxkamada sare....
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
SL maanta shirkii geedka uma baahna hadii aynu nidhaahno xeer jajab iyo maslaxaad aynu wax ku hagaajino waa qalad wayn oo dalka laga galayo Aynu runta isla fahamno ama aynu isdilo ama aynu SL koonfur ku celino loomabaahna maslaxaad iyo sasabaad iyo xeer jabab NO NO NOOO
@pharroekemet529
@pharroekemet529 2 жыл бұрын
Dowrashada Urureda aya khalin doonta Khilaafka siyaseedeed.
@AhmedAbdo-gs4tw
@AhmedAbdo-gs4tw 2 жыл бұрын
Ilaa 42mn ba dhagestay Souad qaliya ayaa tabatay runta
@abdikadir55
@abdikadir55 2 жыл бұрын
Wallal amni ma jiro karo hadaanay jirin xasilooni siyaasadeed amniga waxa u aasaass in siyaasada heshiis laga yahay
@puresomalilander6951
@puresomalilander6951 2 жыл бұрын
Wxn waxa ku filan in layidhaa PARLIAMENTKA GACANTA UTAAGA MA DOORASHA URURADA LA HORAYSIYA MISE TA MDXWEYNAHA KAY U BATAN LA QAATO
@kaltounnour3710
@kaltounnour3710 2 жыл бұрын
Jalaa jalaa
@MRRR-kn1hb
@MRRR-kn1hb 2 жыл бұрын
waa run muuse maslaxadiisa ayuu wataa in uu sii fadhiyo waa dadntiisa cirona maslaxadiisa ayuu wataa in uu kursiga ku fadhiisto markaa waxa ay ka naxayaan somalliland iyo dadkeedab ee dadku haysa qabtaan oo iyag halgu mudaharaado
@safiaibrahim8513
@safiaibrahim8513 2 жыл бұрын
Ama haala muudahrado ama quumbuldaryad soo raada Ciiro Iyo Faaysal waa caaboban masuulydna maa qaadi kaaran Ciidi kaale haa timaado
@nuraqallib9103
@nuraqallib9103 2 жыл бұрын
@@safiaibrahim8513 naayaa alaylehe waxaa lagula kufay oo loo boobay oo aan u qalman madax wayne waa ninka jiriga ah ee dhiigyacabka ah ee illaahay iyo umadaba kaxishoonan ee raba inuu iska fadhiyo meesha naa kaasaad rabteen oon sumcadba lahan kaanu keensanano maxaa adiga kaagalay yaase waxkaawaydiinaya u soconmayso in uu iska fadhiyo
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
law is law even if the sky is falling down THAT IS IT
@xaajicige3688
@xaajicige3688 Жыл бұрын
🎉
@xaajicige3688
@xaajicige3688 Жыл бұрын
Law is law even if the sky is falling down.
@haddihassan5940
@haddihassan5940 2 жыл бұрын
GUUULED DALFAC FASEXADISA ALLOW ISII✅✅ WAREYSIGAA DHAN WXAN KA DHAGYSATY ISAGA IYO NINKA XIMKMADA KA SHEKEYY UN
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 жыл бұрын
Masha Allah dheh Allah ha xifdiyo
@abdilahiabdiyusuf7658
@abdilahiabdiyusuf7658 Жыл бұрын
hadaan madaxweyna runta loo sheegin ama aan loo sheegi karin mucaaradkaña runta wajiga lagaga dhufan karin anigu waxan xalka u arkaa 1- in SL laga noqdo sababtana qoraal lagu sheego 2-aynu is dilo ilaa inta ayñu dalka xal u heleyno kàftan ma gasho dawladnimo wax laga cayaaràn maah xeer jajabna ma soo galo maadaama aynu qabaail nahay waa in aynu xeer adag sameysano òo xeer jajab aan lagu dhaqmin waa in digteetar aan fursad la siin ciidamada waa in wado iyo xuduud inoo dhexaysa loo sameeyo waa in uu jiro dabagal joogto ah oo goob walba sida dugsiyada jeelasha
@Mustafa-ty8tq
@Mustafa-ty8tq 2 жыл бұрын
Dood macquula iyo dad macquul ah
@ismailelmi8775
@ismailelmi8775 2 жыл бұрын
Asc runtii lama inkiri karo si waaqiciga leh ee guuleed doodiisu markiiba u taabanayso quluubta dadka waayo wuxuu ka hadlayaa waxa ka dhex guuxaya wadnayaasha dadka
@dalmaralidhagjar9530
@dalmaralidhagjar9530 2 жыл бұрын
La jiifiyaana banaan lajoojiyaana banaan. ?
@abdirisaakjeesto4903
@abdirisaakjeesto4903 2 жыл бұрын
Wlhi wa runtii dawladi wxy thy daw iyo lad
@suufishirwac1789
@suufishirwac1789 2 жыл бұрын
Mahamed ilig hanti qaran
@dalmaralidhagjar9530
@dalmaralidhagjar9530 2 жыл бұрын
Mustafe Ilig : somaliland way siibatay
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
cida faquuqaysa umda maha snm wa kuwa aan ahayn snm
@hassanahmed6738
@hassanahmed6738 2 жыл бұрын
Meeesha somaliland qalad ugu wayni ka jiraa inayna jirin ama ay tahay wasaarad uu madaxwaynuhu maamule laantuu garsoorka ee lagu kala bixi lahaa
@idilawad3233
@idilawad3233 2 жыл бұрын
Taas garyaqaan guuled dafac sheegay wamid xaqiiq ah gobolo somalilnd kamid ahba wxnba ankujirin sida soool iyo awdal iyaga haday kujirlahayem xisbiyadan is haysta arinka wufiicnalaha imika heer qura heshiin wayayaye side heerahakale hadi kujirilahyen u heshiinlaha
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 жыл бұрын
Wax jiraa ma jiraane Nijaas dad ah baa calaamo laga muujinayaa cida la doonayaana 2sanno ka hor waa diyaar balse lama socotaan waxa soo socda
@cawilcolaadcawilcolaad1039
@cawilcolaadcawilcolaad1039 2 жыл бұрын
Takale sharciga aynu wada dhiganay kuma dhaqano ee madaxdeena ku adeegata wanay ku tuntan midba dhinaca dantisu kujirto ayu u adeegsada hadan ka imaado sharcigaa lagu kala adeeganayo oo an kusoo dhawaado dorashooyinka laysku haysto tana horaysa iyo tana horaysa waxaynu wada ognahay dorashada madaxtooyadu waa 5 Sano Ta asxaabtuna waa 10 sano Marka ay sidaa kala yihiin Waxan sojeedinaya war labada dorasho midkasta maalinta ay mudadu kaga eegtahay halootiriyo marka tasoo horaysa hala qabto
@fatxicabdi2384
@fatxicabdi2384 2 жыл бұрын
Waxan La isku hayo Hadraawi Waxuu yidhi waxa la isku dilayaa xil daryeelistiisiyo Dad u hiilin maaha waa geenyada deganka Ah Ana aan ku dul buuxsho webiga ku dhafe iiga soo deg weeyaan
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
weligeedba iyado 10 sano la haysto aya marka lagaa xiliga doorasha la sinaan jiray iyaga maxay kaga duwan yihin riyale oo sideed sano haystay waa loo sinaday doorashada ahmed silanyo isna intaas haystay waa loo sinaaday doorashada mar walabana xusbubiyo sow may jirin uruurada oo siman sow lama geli jirin wa sidan ku maqalay inay sidaas ahayd hadii ay tuntahay marka mantana wa loo sinaan hadii aaan loo sinaan jirina dee marka ha la eego taas
@ismailjamahalihhasan4988
@ismailjamahalihhasan4988 2 жыл бұрын
Ilig Inuu Madaxweynaha weerarayo yaa ila arkaya!!! 🤣😂
@mariamismail993
@mariamismail993 2 жыл бұрын
Wareysi aad u xiiso badan Somaliland waxay u baahan tahay cadaalad Allow culeeska dalkeena iyo wadamada muslimka ah ha ka qaado 🍃😒🍃✍🏾
@mariyofaarax8043
@mariyofaarax8043 Жыл бұрын
Hhh
@AhmedAbdo-gs4tw
@AhmedAbdo-gs4tw 2 жыл бұрын
Ilig dehdehad maha
@hanadabdi6147
@hanadabdi6147 2 жыл бұрын
Guuled runta kama gambado aragtideyda
@n5tv351
@n5tv351 2 жыл бұрын
🧠✅👏👏👏👏
@onehour772
@onehour772 2 жыл бұрын
Xalka wuu dhawyahy ee dadka fogeynaya
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
Dahir Riyaale kaahin wax dhama .lawaa
@yusufdhule8123
@yusufdhule8123 Жыл бұрын
Mm oon ahayn somalilandba ayaa ilaa maanta na hortaagan isaga oo aqoontiisa dadnimo iyo siyaasadeedba aad uliidato waayo aduunka waxaa ugu liidata aduunka nindhan oo intuu umad isu keeno calaacal lahor fadhiista ili wariyaha layidhaa waa nin aad unugul waraysigiisu xata haduu jacayl jilaayo waa caacal uun garan maayo meesha uu kaliigaayo wuxuu garan laayahay warbaa is hayee dhanuun kubiir adoo lagu yaqaan doonaysaa inaad ninku og agtiisa ka xabkaysatid adeer xamartii lagaaga soo dhiibay waxan kula noqo sxb
@abdirahmanabdi4867
@abdirahmanabdi4867 2 жыл бұрын
mudaaharaad weynu soomarnay oo qaar lagu dhintay kana waa lagu dhintay markaa maxay kukala dewan yihiin kan ugu danbeeyay
@saidjuma8853
@saidjuma8853 2 жыл бұрын
Waa dood caafimad qabta
@Seexo123
@Seexo123 2 жыл бұрын
Sucad ayaa sii wacan uga hadashay iyo Guled
@guleaidid3032
@guleaidid3032 2 жыл бұрын
ASC HORTA AAD BAY U MAHAD SANYIHIIN MMTV BARNAAMIJ KAA WANAAGSAN EE NOO SOO TABIYEEN IYO DAD KII LA SOO CASUUMAY EE KA QAYB QAATAY. WAXAAN SOO JEEDIN LAHAA IN CULUMADA SOMALI LAND LOO JEEDHO OO SIDAN OOO KALE LOO WAYDIIYO MAXAA XALA
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 2 жыл бұрын
waruun aragti gabaan banulenahay
@kaderali6220
@kaderali6220 2 жыл бұрын
Muusaha is maqiiqaya hadaan dalka laga qaban doorashana jiri mayso somaliland jirimayso hadii 13.novamber sidan layskula gaadhana waa gabagabadii Somaliland(the end of somaliland).
@mustafeabdirashiid8032
@mustafeabdirashiid8032 2 жыл бұрын
Maxaad samayn karta , bariiska aduunyo ha seegin
@AhmedAbdo-gs4tw
@AhmedAbdo-gs4tw 2 жыл бұрын
Kader musse wa shaqsi somaliland ba qawayne muxafid iyo mucaridkba That s number 1
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Yaanay jirin hadaad adigu hayso
@kaderali6220
@kaderali6220 2 жыл бұрын
@@abdullahahmad5635 indhow-garad baad u muuqataye sxb aniga hayga hadline arinka laga hadlayay aragtidaada ka hadal
@fathus8469
@fathus8469 2 жыл бұрын
Muse Adi, Ciro hurdaaye io inta uu Kabaha ku Qaatoba waa Mdxweynahiina 💚🤍❤ jiritaankeeda wx aad uu heysan ayaaba isla yar wlo, Saakaba wxaa laga Yaaba amse aad ka qeeb gashey Aaskii Marxuunintii ku Naf weydey Bixisaada adigaba ku wada balse ogoow in hadii Ay dhibi dhacdo ay ku Naf waayi Kaliya intii IL GEERIYAAD LEH baaqiga io Somalilandna sii JIRI DOONNAN IN SHA ALLAH
@mojama6212
@mojama6212 2 жыл бұрын
Waar Somaliland isbedel wayn bay u baahantahay si dhamaanteen u gulaysano qabyaalada iyo qof jeclaysiga haan iska dhaafno
@tfarahan27
@tfarahan27 2 жыл бұрын
💯💯✅ true
@mohamedadenahmed7644
@mohamedadenahmed7644 2 жыл бұрын
Sida keliya ee loo xalin karaa waa maxkamadii oo dib loogu celiyo
@ismailjamahalihhasan4988
@ismailjamahalihhasan4988 2 жыл бұрын
Waar wxan ba soo kooboo Taladu waxa Weeye hays Indho tirinee Waxa " IN DIINTA ILAAHAY LAGU DHAQMO OO SHARCIGA AYNU KA DHIGINO KITAABKA ALLE OO MAXKAMAD IYO BARLAMAAN IYO GUURTI BA GAYNO KU DHAQANO "
@alanle.family8933
@alanle.family8933 2 жыл бұрын
Ninkii doorashada galayey in la yidhaahdo qabo waa khalad
@yaasiinhassan2127
@yaasiinhassan2127 2 жыл бұрын
Iligoow qolyaha iska soo horjeeda bay ahayd inaad dooda u qabatid tani waa bilaa xamaasade
@user-mb2ob6kg8z
@user-mb2ob6kg8z 2 жыл бұрын
oo kuwi hore madXda byaha sidan umbe ahaye mamuse markuqabsade aya biya lawaye runta sheega
@ruqiiyacawiil9116
@ruqiiyacawiil9116 2 жыл бұрын
Dumarku ma katamaran markay xaaladdu qadhadhato rasuulkeena sxw markay asxaabti diiden inay xirtan waati xaaskisii rc umu salama ay tidhi xiiro cidna ha u joojine
@samowsamale3490
@samowsamale3490 2 жыл бұрын
Kan Guurtida ka tirsan ayaa ugu dood liita
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 2 жыл бұрын
warya snm wa kuwii umadan heshisiiyay wa kuwi yidhi xalay dhalay anu ka noqono wixi dhacay umada ha ku dirin dadka beelaha darafyada wa og yihin dadki ku dhaartay inaan lala dagalamin ee mahmed kaahin ugu horeyey snm waxay ahayeen dad aqoon leh oo caqli badan oo iman wanagsan umadoodi way heshisiyen waxay yidhahdden ha la isa saamaxo waxay ahayeen dad somalia wax ka soo qabtay ahmed silanyo mahamed kaahin wa ragi dhaar ku maray inan wax la yeelin dadkaas somaliyana qiimaha kulaha marki wanaga la diidaayna noo dagalamay marki danbena umadi mideyay kuwa umada kala qaybinayaa wakuwii dadkoodana difacan wax kale soo qaban iminkana umada qaybiya warya ciro manu ahyn kii dadki ceeri gaabo soo dhowayay oo cid walaba leh yidhi hy waan idin mahadnaqya maanau ahayn caruurtii wadanka dartiis u dhinten ee yidhi iii dagalama deekuwas u sheeg lakin ha isku dayin adigo lowyer sheeganaya inaad ruwayad kale dhigto aduunka loyero badan baa jooga ogow waxa tolkiisa faquuuqa aya umada kalena kala faquuqa kuwa iskood u faqaaqana iyaga sidas raba ha faquuqnadadn kuwa wanaga rabana way og yihin snm guulahay gaadhsiisay manta gobol walaba lacagta bananka u tala nabada iyo barwaaqad aay ku jiran ay dhergeen dabaqayada lagu tartamayo
@ccasiismaxamed6871
@ccasiismaxamed6871 2 жыл бұрын
In laysku tanaasulo dadka iyo dalkana lootudho hoosna loo eego hadii taas la sameeyana looma baahna cid kaleeto oo so dhex gasha ama dhex dhexaadisa
@zultanhaibe3942
@zultanhaibe3942 2 жыл бұрын
Waxani waa sheeko doodmahan
@engRaajix
@engRaajix 2 жыл бұрын
Doodahana haloo dhiibo ilig si uu u daadihiyo codsi weeyi
@mecaadmuxuyadiinadan1769
@mecaadmuxuyadiinadan1769 2 жыл бұрын
looma helayo
@abdullahahmad5635
@abdullahahmad5635 2 жыл бұрын
Muuse Ku waasha
@ahmeddaq8908
@ahmeddaq8908 2 жыл бұрын
I don't see at all Any human rights in SLand
@Cirguje2
@Cirguje2 2 жыл бұрын
Somaliland's got the best human rights records in Africa 🌍
@MohamedAbdi-hj3rk
@MohamedAbdi-hj3rk 2 жыл бұрын
4th untrue topics and NOTHING in our people why?otherwise cid wax idinka dhagaysan baan jirin oo wada bukataan waxaan jirin
@donotgiveuphelpneedypeople2241
@donotgiveuphelpneedypeople2241 2 жыл бұрын
doodu maaha dood dadkeedii lagu casuumay laba qof mooyaanee...
@elkhetyar1309
@elkhetyar1309 2 жыл бұрын
waxani dood mahee waa sheeko marfash oo tv la keenay. dadkana waxay garaniyaan ma jirto. waa dadkii malayacniga ahaa ee khayaaliga ku noola ee waaqica umada iyo ka siyasada midna garanayn. يا امة ضحكت على جهلها الامم
@AhmedAbdo-gs4tw
@AhmedAbdo-gs4tw 2 жыл бұрын
Qaryaqane xunfiyasane
@shaaficiyuusuf7271
@shaaficiyuusuf7271 2 жыл бұрын
macquul maha in laysku sidko hadiba laysku sidkona waxa weye ta ururada wa in lagu dhawaaqa sddexda xisbi e guulaysta bacdayn la gala ta madaxtooyada
@AhmedAbdo-gs4tw
@AhmedAbdo-gs4tw 2 жыл бұрын
Doodi wayka Haloday
@AyaanAhmed-qz4zk
@AyaanAhmed-qz4zk 4 күн бұрын
Wll daaci salax balantisi meday
@xamdacqaadir4465
@xamdacqaadir4465 Жыл бұрын
Guuled dafac
@jablibaax
@jablibaax 2 жыл бұрын
Ma xal baa la doonaya 🤔 Anuu ma keenaa 🤷‍♂️ Raga mushkiladan markii hore abuuray ee kursiga isku haysta baa xalka hayee iyagu hakenan intay ciyarta naga daayaan 😁
@samirr546
@samirr546 2 жыл бұрын
Khilaaf ma jiro ee fitnaa socota fitnadana cida kicisa ayaa masuul ka ah Haday shidantana lama damin karo Ka ku fadhiya la garay waanu ka degi Laakiin kuwa yaacaya ee qaylinaya maxaa ka maqan Waanu soo noqon anaguna hadaanu nahay kacaankii !!!!!!!!!!!
Talooyin Ku Socda Dadka Doorashooyinka Galaya  Sheekh Dirir
32:05
Baraarug Media
Рет қаралды 41 М.
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 28 МЛН
pumpkins #shorts
00:39
Mr DegrEE
Рет қаралды 103 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma
00:14
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,7 МЛН
DOOD - ABUUR | Q-2AAD | Maxaa laga dheefay Xisbiyada ?
53:29
MM Somali TV
Рет қаралды 28 М.
#TOOS | Dood -  Abuur | Kulmiye Vs Waddani
1:23:21
MM Somali TV
Рет қаралды 149 М.
DOOD -  ABUUR | Xisbiyada Maxaa laga dheefay ?
1:06:08
MM Somali TV
Рет қаралды 20 М.
Q2. Waraysi Garyaqaan Guuleed Dafac
20:35
CBA TV
Рет қаралды 2,9 М.
Islaamku sidee ayuu u xaliyay Khilafaadka Siyaasiga ah? #DOOD_ABUUR
1:07:33
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 28 МЛН