Sidee looga baxaa wiilnimada ? 15 -30 jir !

  Рет қаралды 35,658

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

FIKRADAHA XALIYE - PODCAST

Жыл бұрын

Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah.
skillshare.eqcm.net/Aox1PN
Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir.
t.me/XaliyeAli
Apple Podcast : podcasts.apple.com/us/podcast...
GOOGLE PODCAST: podcasts.google.com/feed/aHR0...
SPOTIFY: open.spotify.com/show/2BU8z6E...
#xaliye #xaliye #xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye #Xaliye

Пікірлер: 88
@Fikradaha_XaliyePodcast
@Fikradaha_XaliyePodcast Жыл бұрын
Online ka ka baro xirfad aad lacag ku sameeyso Si free ah. skillshare.eqcm.net/Aox1PN Haddii aad Coaching gooni ah rabto fariin ii soo dir. t.me/XaliyeAli
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын
MACAAN XALIYE ADAA MUDAN GULEYSO 🙏🙏🙏🙏🙏❤
@imraanabdinuur
@imraanabdinuur Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@imraanabdinuur
@imraanabdinuur Жыл бұрын
​ 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@imraanabdinuur
@imraanabdinuur Жыл бұрын
​ 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@imraanabdinuur
@imraanabdinuur Жыл бұрын
​ 😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@mrgeele4886
@mrgeele4886 Жыл бұрын
1: inaad baratid sida loo dagaalamo 2: baro sida wax loo dhiso 3: sida wax loo gado 4: baro sida wax loo ugaadhsado 5: baro sida dadka wax loo baro 6: baro sida sheeko loo sheego 7: baro sida loo qoro sheeko buuxda
@Kaydsade
@Kaydsade 4 күн бұрын
Miisaanka Culus hadaad maqasho waa Xaliye Cali. Casharo muhiim nolosha u ah weeye. Mahadsanid
@MohammedToni-kn3uv
@MohammedToni-kn3uv Күн бұрын
Mahadsanid macalin
@Madadaalomedia337
@Madadaalomedia337 Жыл бұрын
Aniga tan iyo Markaan soo qaan gaarey 2 jeer ayaan dagaal galey waxaana muujiyey geesinimo 2 jeerna wan Ku guuleystey , inkasoo aanan Maskax isticmaalin lkn geesinimo muujiyey. 💪💪
@user-lo7mv4ki1c
@user-lo7mv4ki1c 9 ай бұрын
Wllhi iskuulka iyo jaamacada midna laguma dhigo ustadee mhdsanid couch fariintaadu waxay uqalantaa million dollars 💸
@xaliyexaliyr3263
@xaliyexaliyr3263 Жыл бұрын
TANKIYUU MACALIN XALIYE ILAHAY CIMRI DHEER IYO CIBAAD SUUBAN HAKUSIIYO 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
@mukhtaarxassanmaxamed8270
@mukhtaarxassanmaxamed8270 Жыл бұрын
Thanks my teacher
@mohamudkilwe
@mohamudkilwe Жыл бұрын
The right lesson is finally here, I appreciate your hardwork mr xaliye, i realy do.
@amedikaka7260
@amedikaka7260 Жыл бұрын
Xaliye the great motivater
@Yahyeyusuf
@Yahyeyusuf Жыл бұрын
Thank’s Teacher
@abshiraarshe
@abshiraarshe Жыл бұрын
Mahadsanid macalin aad iyo aad
@cabdicasiisgacma
@cabdicasiisgacma Жыл бұрын
Mahadsanid... bare xaliye
@ahmedHassan-bd7ix
@ahmedHassan-bd7ix Жыл бұрын
Mahdsanid Macalin
@cagarjeegcudoon8301
@cagarjeegcudoon8301 Жыл бұрын
Thanks lecture
@abdirisaakcaawiye5531
@abdirisaakcaawiye5531 Жыл бұрын
THnk u ustad
@joseph-vs4vz
@joseph-vs4vz Жыл бұрын
Mahadsanid sxp
@mohameddaahir9469
@mohameddaahir9469 5 ай бұрын
Mahadsanid ustaad.
@najibcilmi4433
@najibcilmi4433 Жыл бұрын
Tnx teacher
@AhmedMohamed-pc2kr
@AhmedMohamed-pc2kr Жыл бұрын
Thanks 👍 Mr: xaliye
@ibraahimyuusuf8228
@ibraahimyuusuf8228 Жыл бұрын
Thank you teacher... 🥰🥰❤❤🙏🙏💯💯
@abdullahiaxmedmoxed3165
@abdullahiaxmedmoxed3165 Жыл бұрын
Thank you so much Mr xaliye this is a good lecture
@FarhiyaAli-pr3be
@FarhiyaAli-pr3be 2 ай бұрын
Thank
@apdibasidsayid6368
@apdibasidsayid6368 Жыл бұрын
Masha allah, aad baad umahadsantahy macallin xaliye; kollay waxad u heelantahay waa in aad garadkayga dhisto.
@Gaashaanboy
@Gaashaanboy Жыл бұрын
Saxiix walaahi
@user-st7cu8rn4h
@user-st7cu8rn4h Ай бұрын
Big legend
@ahmedshiekhyusuf
@ahmedshiekhyusuf Жыл бұрын
Cashirka waan sugaayey macalin . Mahadsanid🥰
@mohammedupdykhadir3124
@mohammedupdykhadir3124 Жыл бұрын
Dhibaatada maskaxda kahadal bro keep going
@nasiibabdulahi6775
@nasiibabdulahi6775 Ай бұрын
Macalin inta aad sheegtay abo aya isobaray
@xamselaalalaalakuti-yl5qz
@xamselaalalaalakuti-yl5qz Жыл бұрын
Nin waayo arag ah
@baabaadhemanka-ts1xj
@baabaadhemanka-ts1xj Жыл бұрын
Walahi waa kuumuhiim xirfadahan nin ahaan sooxasuusta Wayo Wayo dhalinyaro Maclin ka waxka Barta awoow
@hamdimed2608
@hamdimed2608 Жыл бұрын
Awoow horey usoco
@mohaaliofficial-gc7vr
@mohaaliofficial-gc7vr 7 ай бұрын
#Legend awoowe
@AbdiShire-li1ui
@AbdiShire-li1ui 10 ай бұрын
Mi coach
@user-lm8xf5bj6x
@user-lm8xf5bj6x Жыл бұрын
Asc xaliye
@kaptantaxo8058
@kaptantaxo8058 Жыл бұрын
12:19 😂 waa runtii qaarbadan baan arka
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Жыл бұрын
Waa Talooyin muhiima
@cali3009
@cali3009 Жыл бұрын
Thanks a lot . This program is a source of knowledge. I am studying here what I have not been taught in school .
@caaliyohirsi2009
@caaliyohirsi2009 Жыл бұрын
Bro nin adag aya tahay mahadsanid
@mohaancade4824
@mohaancade4824 2 ай бұрын
😢❤
@user-zq5zr5bg9k
@user-zq5zr5bg9k 11 ай бұрын
Xaliye nin ragaa wllhi wan kuwa taa taliye😊😊
@bashiir7
@bashiir7 9 ай бұрын
Academy miyada raga channel kan aya so saara guulayso teacher
@yuusuf2233
@yuusuf2233 Жыл бұрын
Macalinkayga.
@dambeleofficial8159
@dambeleofficial8159 Жыл бұрын
Walhi ninkan madawan jirin lkn waa top
@ahmedabdullahi793
@ahmedabdullahi793 Жыл бұрын
Ustaad soobadi casharadaan ku saabsan balaaqada ama sida hadalka loo toosiyo mahadsanid
@Sigma_male0000
@Sigma_male0000 Жыл бұрын
Macalin xaliyoow communication skills ka casharo nooga soo samee ustaad waan kaa sugaynaa hadaanay suuro galaynaa waxaad ii tilmaantaa si aan ku barankaro???
@bood90
@bood90 9 ай бұрын
9:15 POV
@hassanluckysky6643
@hassanluckysky6643 Жыл бұрын
#xaliye
@user-zq5zr5bg9k
@user-zq5zr5bg9k 11 ай бұрын
D
@ziizucade1740
@ziizucade1740 7 ай бұрын
10:28😂😂😂😂
@apdishakurupdala6057
@apdishakurupdala6057 Жыл бұрын
My idol🇸🇴🫡❤️
@ilyaaAbdiAbdi-gc3fe
@ilyaaAbdiAbdi-gc3fe Жыл бұрын
ok xaliye ad iyo ayad wax ugabadali kartaa dad ka maskaxdoda lkn sual malaga yabaa waxas odhan ee aad noshegtay inad kusoo dhaqantay ama ad kudhqanto imika mise wa kahal zxb
@hasanmalcom2370
@hasanmalcom2370 Жыл бұрын
Macalin,aad iyood baad u mahad santahay isda aad ka u qurux badanee aad u dhiiriglinayso ragga soonaliyees iyo dhamaan dhalin yarada .
@mahamedaadam
@mahamedaadam Жыл бұрын
Hhhhhhhh clamadaha waa khalad waryaa😭😂
@bull.run.1
@bull.run.1 Жыл бұрын
Walal communication skills aya raba ina barto side ubarta?
@cabdishakurcabdi-ro2ic
@cabdishakurcabdi-ro2ic Жыл бұрын
Xaliye sidee siigada laysaga daaya
@Yasir1234Almaq-hp4xq
@Yasir1234Almaq-hp4xq 5 ай бұрын
Ya luwasi sxb
@CasharadaNolasheena
@CasharadaNolasheena Жыл бұрын
Shaqsi walbo waxa uu leeyahay taariiq, in aad dhalinyada dhiiragalisid waxa ay kuu gali doonta taariiqda,
@ahmedfaraah4754
@ahmedfaraah4754 Жыл бұрын
Adigu baxad dhistay sxb
@DDSMEDIA1825
@DDSMEDIA1825 Жыл бұрын
Wakhtiga ka fa,iidayso
@najiibilkacze
@najiibilkacze Жыл бұрын
Cᴀsʜᴀʀ ᴍᴜʜɪɪᴍᴀ ᴡᴀᴀʏᴇ ᴍᴜᴀʟɪᴍᴜ🙏
@amiinlibax3731
@amiinlibax3731 Жыл бұрын
Ustaad,laba xiniiyoodlayaasha usoo baxay ayaadtee halkaa kasii wad shaqada.
@yuusufmataan9297
@yuusufmataan9297 Жыл бұрын
Rasuulkii
@Yasir1234Almaq-hp4xq
@Yasir1234Almaq-hp4xq 5 ай бұрын
Yes mida dagal Barashada
@Yasir1234Almaq-hp4xq
@Yasir1234Almaq-hp4xq 5 ай бұрын
Quran iyo xadiiska nabiga scw manabarti hadalka barta marka naleda hay wax macquul sheg
@Ahmedkasim4545
@Ahmedkasim4545 Жыл бұрын
Xaliyow 20 jir ahay lakin weli qof lama dagaalin weli qof isma qaban lakin sidee ku baran karaa? Kaliya waxan aamin sanahy hadan qof is qabano inaa iska cawin karo
@salmanhassan1737
@salmanhassan1737 Жыл бұрын
sxb gym ka ayaa ka baran kartaaa ,,boxing ka,, \ qasab mahan qof aad is dagashaan inaa hesho , marka barato kabacidi waxaa tahay nin lacalala haduu dagaal galo u diyaarsan , muhimadu waxa waye inaa u diyaar san tahy mar walbo,
@maamka07
@maamka07 Жыл бұрын
Naagaha qaar markad waydiso nin nooce ka hesha waxaad mooda inay ku tilmaamayso naagkale 🧕
@Aries22391
@Aries22391 Жыл бұрын
😂😂 nin aniga an utaliyo , nin an iga xanaqin nin kaligey igu kobnada, nin an hadal iyo dood badnayn, nin masakin ah. nin wx walbo ii qabto, nin guriga ii joga iina so shaqeya, nin markan meel aado an u imanayo iyado wx walba diyar yihin
@yassinhassan2566
@yassinhassan2566 Жыл бұрын
Macalin Marka video gaan shitay naaga iguso dhacday masage udiray Malin hore alaab free igaqaadaty
@DAADIR_MOHAMED
@DAADIR_MOHAMED Жыл бұрын
Hhhhh
@fardowsaelmi8475
@fardowsaelmi8475 Жыл бұрын
ASC MA AHA QOFKII AAN SOOMAALI QORIKARIN INUU TALO KUSIINKATIN ABAH SOOMASLI MAYAQIINAY ?????
@tomleeali
@tomleeali Жыл бұрын
Waxbaro maku dhibee adiga dhiiragalin lee ka tahey si kale ha u fahmin
@3hkk3
@3hkk3 Жыл бұрын
Macallin waxaa fiicneed inaad ku dartid xirafadda ah cunta karinta, laga yaabaa Ninka inuu kaligiis guri daganyahay oo haddana uusa aqoon sida cunta loo kariyo.!
@user-cg3pg8ph4u
@user-cg3pg8ph4u Жыл бұрын
Cunto karinta xirfad ma ahan internetka baad ka heli karto cunto walbo qaabka loo kariyo
@mohamudomar8677
@mohamudomar8677 Жыл бұрын
Xirfada dagaalka xaliyow mxa gabdhihii nayroobi iska celin wayday
@Aries22391
@Aries22391 Жыл бұрын
Nairobi qofan boxing aqon m joogi karo sxb xita gabar hadey boxing taqan nin ciyaal hoyo ah udaahi mayan sxb
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 190 М.
Shaxdan ku dhis kalsoonidaada !
19:38
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 80 М.
Increíble final 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja 2
Рет қаралды 113 МЛН
MEU IRMÃO FICOU FAMOSO
00:52
Matheus Kriwat
Рет қаралды 43 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 11 МЛН
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 29 МЛН
Fandhaal podcast 52 | Sideed ku Ogaan In aad Bislaatay .
30:37
Omar Inshar
Рет қаралды 73 М.
معقول الدوبامين سبب مشاكلك  ؟
25:56
Sidee kor loogu qaadaa Testosterone ?
13:36
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 101 М.
Sidee loo gaadhaa horumar | Meehaal Podcast
25:07
Meehaal Podcasts
Рет қаралды 35 М.
FURAHA GUUSHA WA BARSHADA DHEELITIRKA | CILMINAFSI
9:53
Salim Omer
Рет қаралды 7 М.
8 Qalad oo guurkasta Fashila !
17:10
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 15 М.
Dabeecadahan Badal sanadkan 2023
13:43
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 41 М.
Ha noqon Hablaha Walaalkood !
16:15
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 34 М.
Saǵynamyn
2:13
Қанат Ерлан - Topic
Рет қаралды 2,7 МЛН
BABYMONSTER - ‘FOREVER’ M/V
3:54
BABYMONSTER
Рет қаралды 34 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,1 МЛН
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 397 М.
IL’HAN - Eski suret (official video) 2024
4:00
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 816 М.