SIDEE QOF LAGU SO JIITA | TALOOYIN KHALDAN | PSYCHOLOGY

  Рет қаралды 16,544

Salim Omer

Salim Omer

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@happyhjmc1975
@happyhjmc1975 Жыл бұрын
Xiriirba waxaan ku nacay balandaro iyo taada ka sobax ana taydana waan dayacayaah marka sheekodaas waxa leyska daayey istaahilaan ,mahadsanid ustaad 💯💯👏👏👏
@yahyeibrahimabdilahi2557
@yahyeibrahimabdilahi2557 Жыл бұрын
Mashaa allah ustaad Salim Omer Aadbaan uga faaiidaystay xogaha iyo muqaalada aad nala soo wadaagtid Mahadsanid Allaha kuugu daro miisaanka wanaagyadaada. Codsi Meel aan kaala soo xidhiido u baahna Si Arimo I haysta intii awoodaada ah aad iila xaliso Mahadsanid.
@HafsamohamedAhmed
@HafsamohamedAhmed Ай бұрын
Salim waxban ku weydiinyaa kwrn hdii qof isoo Waco xilligii uu isoo wcayey nah mashqul isoo baxo kadib qofkii aan ku dhaho daqiiqdo kadib wan kusoo waci doonaa lkn mashqulkii igu weynado ooo awoodi wyo inaan dhaho mashquul weyn igu soo baxey kadib markii mashqulka aan kasoo baxo aan Waco manoqon kraa markas qof aan lagu tashan karin arimahasna soo laalaabto lkn xaqiiq ay iga thy Love you ❤
@SalimOmer
@SalimOmer Ай бұрын
2 arin fahan 1: adi wxa awooda inaad qofka sida ugu wanagsan aad wx ugu sheegto. Marka loo bahan yhy. Tusaale. Hdaa mashquleyso. Arin ba ku mashquulaya, mrkan saas uga dhamaado ana kuso wacaya. Cml 2: adi wxba kama qaban kartid qofka sida uu u qaadanayo. Qofka xor weye. Haka walwalin sida uu ka aminayo. Adi wanaji , intaas uga har
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 Жыл бұрын
😂😂 talooyin waalan waaye
@FaadumohAhmed-jo2yx
@FaadumohAhmed-jo2yx Жыл бұрын
Wll👋👋 soo badi buga dark physiology ✍️🙏🙏🙏
@hodanjaamac4504
@hodanjaamac4504 Жыл бұрын
Respectful Salim shugran dr
@ikramhashim2247
@ikramhashim2247 Жыл бұрын
Saliim can you talk about how to set boundary please
@warsamesaidomarabdi4686
@warsamesaidomarabdi4686 Жыл бұрын
Asc waxaan jaclaan lahaa in aan gaar kula soo xiriiro,qiso cajiiba ku bandhigo faalayn wayn ubaahan please
@kiinmahamud4061
@kiinmahamud4061 4 ай бұрын
Thanks wllo talo wanagsan Waye
@Ryn20011
@Ryn20011 6 ай бұрын
Mclin thanks 👍
@barwaqoawilbarqaaqoawil6522
@barwaqoawilbarqaaqoawil6522 Жыл бұрын
Thank you Ustaad
@ceebla82
@ceebla82 Жыл бұрын
Good.
@Nasrasheikh_12
@Nasrasheikh_12 Жыл бұрын
Shukran walal
@ikramhashim2247
@ikramhashim2247 Жыл бұрын
Tnxs saliim
@Bellasiraji434
@Bellasiraji434 Жыл бұрын
Waan arkay ragg Ku dhaqma sas runti lkn sida ustaadkenu sheegay qofkaasi maaha qof aan weli is aqbalin markaa sidee dadka kale u aqbalayan.😊
@iqroqueen7444
@iqroqueen7444 Жыл бұрын
Illahey qeyr haku siiyo
@hayaankanolosha
@hayaankanolosha Жыл бұрын
Walaal qiimo badan shukran
@mariamudanchannel6779
@mariamudanchannel6779 Жыл бұрын
Hadanba wayo wanba kadaneysana
@nimcoladan6047
@nimcoladan6047 Жыл бұрын
Aniga waan la kulamay waana lagu try gareeyey xaqiiq waan se ka ficaan doona dhibta 😊
@SacduushCabdulaahi
@SacduushCabdulaahi 9 ай бұрын
❤😔
@fadumoladan
@fadumoladan Жыл бұрын
Wax badan bn ka faaiiday ustaad mhdsnd
@SalimOmer
@SalimOmer Жыл бұрын
Shukran wll 🙏🙏❤️
@aishaali9102
@aishaali9102 Жыл бұрын
Dadka waxan samenayo dadka darenkoda ka faidesanayo attachment me hestan mise wa narsistic?
@maymuunmohammed7783
@maymuunmohammed7783 Жыл бұрын
Abaayo inta bdn waa narcissistic
@arwamahamud45
@arwamahamud45 4 ай бұрын
Qofka naftiisa aan ixtiraam siinayn baa saa u dhaqma
@zuuzaanomarabdi8632
@zuuzaanomarabdi8632 Жыл бұрын
meel aan kala xiriiro ma heli karaaa waxyaabo badan baaa igu taagan oo xalkeeda raadinyaaaa
@umalkhairmohamed7134
@umalkhairmohamed7134 Жыл бұрын
🥰
@mohedrashiidmohamed5720
@mohedrashiidmohamed5720 Жыл бұрын
Shukrn pro
@yahyeibrahimabdilahi2557
@yahyeibrahimabdilahi2557 Жыл бұрын
What's up miyaad isticmashaa ustaad
@jabiibo
@jabiibo Жыл бұрын
100 billion ayaad u qalantaa
@abdallaabdullahi5942
@abdallaabdullahi5942 Жыл бұрын
Wiil sxbo dhow aheen baa ku arkay dhaqankaan.
@abdikaafiMoha
@abdikaafiMoha 9 ай бұрын
Wlhi hada tiktok talooyin kaso qadato , subax wLpa waji cusub ba laso toseysaa😅😅😂😅
@CabdalleCabdi-sm1fq
@CabdalleCabdi-sm1fq 4 ай бұрын
😂😂😂😂
@marymamohamud6621
@marymamohamud6621 Жыл бұрын
Maxaa sababa in uu qofka ku fikiro in uu dhinto, culaysyada haya awgoodna ay sabab u tahay maxaana uu ka leeyahay cilmiga psychology ga
@Nasteha3312
@Nasteha3312 11 ай бұрын
Asc abyo waxaan rajeynayaa inaad nabad qabto marka xigta hbbti usamir oo u dulqaado dhibaa tooyinka aduunka Alle bari saqda dhexe ee habeenkii tasbiixso mcnto marnaba haku fakarin dil iyo quus maalmaha wacan way imaanayaan qof kasto dhib ayaa heesto kaligaa matihid waxan Alle kaaga baryayaa inaad ka baxdo dhibaatoyinka aduunka hadaa wali ku jirtid marnaba haku fakarin dil iyo quus🥺❤️🍂
@ayaanahmed3803
@ayaanahmed3803 Жыл бұрын
Waxaa igu daran qodobka ah Tell her you call her but don't do it 😮 Waaba waxa kaliya ku qiimeeya qofka Shaqsiyad barkeed
@samiira4581
@samiira4581 Жыл бұрын
Balan daro waa diin daro
@cabaas8626
@cabaas8626 Жыл бұрын
I will call you later 😂
@steffe9051
@steffe9051 10 ай бұрын
Midba game kas ila ciyare 4 bari kadib isowce ane qof an waxas daremin iskadhige lkn jcl iyo xisihi an uhayo wago aya week kadibne block ban iskasare wa qof games kaliya kudhaqmo
@missdeka
@missdeka Жыл бұрын
Be un avaliable🚫🚫 Nin la ima heli karo iska dhigay xitaa 1sec majeclaanayo I need inaan helo marka u baahanahay nolosha waa in sida saxdaa loo wada socdo.
@marymamohamud6621
@marymamohamud6621 Жыл бұрын
Maxaa sababa in uu qofka ku fikiro in uu dhinto, culaysyada haya awgoodna ay sabab u tahay maxaana uu ka leeyahay cilmiga psychology ga
@zakariahassan5778
@zakariahassan5778 Жыл бұрын
Psychology lagama yaabo inaad xal ka hesho waayo waa waxyabo bini adam qorqortay balse xalka waxaad ka helaysa kalaamka ilaahay quraanka akhri adoo ku tadubaraya iskuna darensinaya inay aduunyadu tahay daar imtixaan
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН
Вопрос Ребром - Джиган
43:52
Gazgolder
Рет қаралды 3,8 МЛН
번쩍번쩍 거리는 입
0:32
승비니 Seungbini
Рет қаралды 182 МЛН
Waxaad ubaahantahay in aad ka baxdo Matrix-ka |
23:46
Omar Inshar
Рет қаралды 40 М.
Sirta Xakameenta Nafta | Self Control Secret
14:35
Salim Omer
Рет қаралды 57 М.
7 Sababood oo keeni kara in Hadafkaagu kuu Hirgeli waayo
15:32
Mubarak Hadi
Рет қаралды 59 М.
FURAHA GUUSHA WA BARSHADA DHEELITIRKA | CILMINAFSI
9:53
Salim Omer
Рет қаралды 9 М.
10 Qof leh markaad xiriir la leedahay ugu dambayn waa nici doontaa
15:25
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 60 М.
5ta dabeecadood ee ugu soo jiidashada badan || iyo sida lagu yeesho!
6:22
Непосредственно Каха: сумка
0:53
К-Media
Рет қаралды 12 МЛН