SIDEEN ISKU CAATEEYAY ANIGOO GYM AADIN BY NASRA ABTIDOON

  Рет қаралды 339,783

Nasra Abtidoon

Nasra Abtidoon

3 жыл бұрын

Пікірлер: 1 100
@rahmamohamoud1865
@rahmamohamoud1865 3 жыл бұрын
Inta Sideen isku caateyay markay aragtay soo carartay ismuujiya😅😅😅 I love you caato dhexdhaxad ahay 50 ahay 45 rabaa 😭😭😭😭😅
@cayuushhassan2739
@cayuushhassan2739 3 жыл бұрын
65 ahy 😭
@haboondeeqoluul1599
@haboondeeqoluul1599 3 жыл бұрын
Anaga neh cayil rabnaa adna caato qof wax u daran wlhi cdy
@suweyzpuntland152
@suweyzpuntland152 3 жыл бұрын
😜😁ar zaxipy 😁 sdee isku caatezay noo zheg😁
@suubanbuscad989
@suubanbuscad989 3 жыл бұрын
Ani igu soowareeji anaa 45ah
@aishaabdirahmanmohamed8061
@aishaabdirahmanmohamed8061 3 жыл бұрын
@@cayuushhassan2739 ani xata 😪
@samilovekhan1390
@samilovekhan1390 3 жыл бұрын
Inta caatada jecel inay yelato dhex yar is muujiya😥
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo iisaar
@umuyaxyeumuyaxye3011
@umuyaxyeumuyaxye3011 3 жыл бұрын
Qaya siman jdwlkeda aaad ugo catoway alx
@fardawsoabdirahman7158
@fardawsoabdirahman7158 3 жыл бұрын
@@umuyaxyeumuyaxye3011 ani xataa wakujiray lkn ilmo yar nujiyaa waan xanunsaday waiska dayay hada
@umuyaxyeumuyaxye3011
@umuyaxyeumuyaxye3011 3 жыл бұрын
Haa grty
@deeqsanqueen2844
@deeqsanqueen2844 3 жыл бұрын
Me😭😭😭😭
@saaramohamed1613
@saaramohamed1613 3 жыл бұрын
Wx yaabaha ka caawinayo in aad caatowdid: 1: biyo badan in la cabo. 2: qudaarta in la badsado. 3: green tea. 4:in la hurdo hurdo kgu filan. 5: in la cuno cuntooyinka proteins ka ah like egg malaayga. 6: in la iska ilaaliyo macaanka oo dhan. 7: in la cuno quraacda oo lga tagin. 8: in la sameeyo jimicsi.
@suweyzpuntland152
@suweyzpuntland152 3 жыл бұрын
Byo aniga biyo Bdn macapi kaRi kow Qudaarta qaaR mjcli sida kuwa vegetables Ani waraa iiyalo zaxipy 😁
@umusidrachannel1781
@umusidrachannel1781 3 жыл бұрын
@@suweyzpuntland152 biyo dad ku cayelan aya jirto Ani cml
@Sophia-kj2zg
@Sophia-kj2zg 3 жыл бұрын
Waxaan dhan waa sameyn karaa lkn number 6 hay haata ay iga tahay 😅😅
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo like iisaar
@hanaqaadhahabaabin1890
@hanaqaadhahabaabin1890 3 жыл бұрын
Jirka ku dabcaayo marka is caateeso Maxa sameenee abaayo
@cookingwithluulchannel7023
@cookingwithluulchannel7023 3 жыл бұрын
Dhex yar dhuubo inta daal usoo martay inee noqdaan is muujiya like me 🥰😆😆
@rahmuujaali7339
@rahmuujaali7339 3 жыл бұрын
Caato wax ku saabsan hdaan arko orod ani🏃‍♀️ilaahow caato cafimaad eh🥺isoo duceeya guys😖
@umumajidumuumajid4509
@umumajidumuumajid4509 3 жыл бұрын
Aaamin abaayo wlhi aniga camal tahay
@nimcakitchen6903
@nimcakitchen6903 3 жыл бұрын
Umu majid wll qali SUBSCRIBE igu caawi adoo raali
@falismohamed6474
@falismohamed6474 3 жыл бұрын
Rahma Ali dhamtn wan rajenayaa 💯
@drsfadumaabdullahi4656
@drsfadumaabdullahi4656 3 жыл бұрын
Rahma Ali Abaayo information aad ku qanacdo anaa ku siinaayo ila soo xariir +79897929371
@bishaaroaden7165
@bishaaroaden7165 3 жыл бұрын
Aniga xitaa wlhi wn so orda meesha ku maqlo waxas lagu catobaa
@arooxeequrux8058
@arooxeequrux8058 3 жыл бұрын
Wlhi waan soo orday intee ila mid ah ismuujiyo 🤣🤣
@hodanabdulle6813
@hodanabdulle6813 3 жыл бұрын
Masha allah abyo xafidu llah
@hafsiinageesdiir9742
@hafsiinageesdiir9742 3 жыл бұрын
Nasra abaayo ma miizaan badni lkn caloool buuur caaadi wax caloosha lee jaraa meel ku sheeg queen 😁😜😜😜😜😜😜😜 inta calool jaroow rabta is muujiya 😜😜
@luulyusuf2419
@luulyusuf2419 3 жыл бұрын
Abaayo waxaa ku caawinaayo liin dhanaan iyo ginger ama sanjabiil biyo ku darso cab markasto joogto kadhigo isbadal ayaad arkee runtii tijaabi. Cuntada intaat cuni jirtay iska yaree iyo macaanka. Guul ayaan kuu rajeynaa.
@ismahanadan4600
@ismahanadan4600 3 жыл бұрын
@@luulyusuf2419 thanks abaayo anna gabadhan lmd ah misankeyga wa badno lkn calool kaliya idhibtey
@naciima_family
@naciima_family 3 жыл бұрын
Waarun hadadtahay quf iska adag waad Jari kartaa caloosha anigane waxaan kudarilahaa shaahiga cadeeska iskadhaaf iyo Sida waxyaabaha dufunkaleh waa inlayareeyaa
@drsfadumaabdullahi4656
@drsfadumaabdullahi4656 3 жыл бұрын
Inta rabto inay is caateeso Iigala soo xiriira +79897929371 Talo dhaqtar oo free ah ayan idiin hayaa
@munamustaf9810
@munamustaf9810 3 жыл бұрын
Cdy wy ka yaranaysa calosha kalya cunda still control exercise gurga ku samey kuwa caloosha ints wa md anga wxn ahaa obese m.a hdna wxn ahy caato wlba mesha lgu tala galy wxn sameyy diet bilaa gym ah 20kg an iska rdy ango gurga joga wxn iskga rdy muda 4bil ah ango dhb bdn u marin caloolna ma lehi m.a stelkan wu ega sxmy 🤣
@Anaya759
@Anaya759 3 жыл бұрын
Nasra qurux sey isku caataysay hada ayaan bilaaba taladeeda inta inay qaataan rabaan nasro waanadeeda sidaydoo kale ismuujiya like dhac ku siiya
@umusaara8219
@umusaara8219 3 жыл бұрын
Cadey waan Isla bilabena numberkaga iso dir
@aminaahmed2508
@aminaahmed2508 3 жыл бұрын
Maasha alah nasra cadey qurux ayaad tahay Cayilka waa cudur qeer kadana wuu kaa reebaya iyo caafimadkada uu wax udhimo horey usoco 👍⚘❤
@anifaahmed6683
@anifaahmed6683 3 жыл бұрын
Cometiga firiyey team cayil unbaa budh ah masha Allah 😅team macqul is mujiya team✌
@abdirahmanmahad3866
@abdirahmanmahad3866 3 жыл бұрын
Thank you for advise i wil try to follow you description, go head keep move I wish you always to the top
@malikahazan8862
@malikahazan8862 3 жыл бұрын
Aniga ugu horeeya abayo nasra one love 😍😍
@mohabofficial6489
@mohabofficial6489 3 жыл бұрын
Legend keep going ziz ❤
@ifarxayassin7033
@ifarxayassin7033 3 жыл бұрын
Maanshaa allah anaa ugu horeya cawa keep going xbbty nasra 😍😍😍
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya
@mariadaggan8120
@mariadaggan8120 3 жыл бұрын
Commenti kaama bixiyo laakiin Niyaddaan kaaga duceeya wlhi 💕 dar allaaan kuu jeclahay Nasraay alla haku xifdiyo.
@nashwahnashwaan6789
@nashwahnashwaan6789 3 жыл бұрын
maashaa allaah vedio aan raadin jiray mahadsanid mcntayda nasra abtidoon
@user-bm5zf7bf3u
@user-bm5zf7bf3u 3 жыл бұрын
ماشاء الله.أختي نصره..الله يبارك فيك.
@faadumocumar7850
@faadumocumar7850 2 жыл бұрын
ماشاءالله اختي نصره الله يحفظك
@ukashcarabfamily9653
@ukashcarabfamily9653 3 жыл бұрын
Illahi dartisa akujclahay qali Dumar Alle hakujeclado abayo inshaallah
@fadumoahmed8482
@fadumoahmed8482 3 жыл бұрын
Wcs macalimadeyda qaaliga masha allh hure u soco xapipty waa ku mahadsanthy talooyinka aad nasiisey alha ku xifdiyo Nasro qurux
@maryanalichannel9872
@maryanalichannel9872 3 жыл бұрын
Wcs queen always queen nasra abdidon xbbti amen ducada xbbti adigane sidoo kle ilahey haku xifdiyo abyo mcn horomar wacan xbbti 😘😘
@xabiibomuxumad4432
@xabiibomuxumad4432 3 жыл бұрын
Mansh Allah abaayo mahadsanid xabiibti waligaay comments ma so qorin lakin maanta ayaan so qoray abaayo aad iyo aad ayaan ku jecelhay macaanto wan ku mahad celini horay usoca 👍
@bintibraahim7343
@bintibraahim7343 3 жыл бұрын
Nasra wllh Wax badan ka faiiday Ilaahay ha kudaysto Faceed karoon baad tahay Runtii Farxad ku noolow
@nimcakitchen6903
@nimcakitchen6903 3 жыл бұрын
Binti ibraahim wll qali SUBSCRIBE igu caawi adoo raali ah
@nadiromuse5750
@nadiromuse5750 3 жыл бұрын
@@nimcakitchen6903 2
@hamaadaahmed5452
@hamaadaahmed5452 3 жыл бұрын
Masha allah abayo nasro keep going my sister beauty intaan ku akey Cato ninada mahadsanid abayo nasro allaha ku cafiyo allaha ku barakeyo allaha ku xifdiyo amiin allahuma 🤲🤲🤲🤲☝️👍👍👍👌👌👌❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤩
@shukrisugaal5629
@shukrisugaal5629 3 жыл бұрын
maasha alllah waad gaadhaynaa mcnto alle haku karaameeyo sharaf iyo ciso ayaa mudan tahay alle haku dhawro adiga iyo ubadkana alle haku barakeeyo aaaamiin
@ayanmohamed9934
@ayanmohamed9934 3 жыл бұрын
Caato markan maqlay wan so cararay 2019 waxan noqday 92kg hada waxan ahay 78kg wixi wax badan ba ii dhiman iso duceya bal
@fardosahussein6031
@fardosahussein6031 3 жыл бұрын
Abayo maxa ka cawiyay usheg
@ZainabEgeh
@ZainabEgeh 3 жыл бұрын
Maxaa ka caawiyay wllo aniga hada 60 ahay wxaan rabaa hdaa inaan noqdo 50 2week ayaan 3kilo iskaga riday
@fardosahussein6031
@fardosahussein6031 3 жыл бұрын
Abayo sorry qoralka iga qaldamay maxa ka cawiyay isheg
@saaramohamed1613
@saaramohamed1613 3 жыл бұрын
@@ZainabEgeh Mxa sameysey xbti ino faideeyso
@ZainabEgeh
@ZainabEgeh 3 жыл бұрын
@@saaramohamed1613 wllhi wllo wax faaidaa maaha lakiin qudaar baan cuni jiray cuntaba waan iska dayay marmar ku xadi jiray keliya lakiin laba week oo toos ah may ahayn malina qudaar keliya cuni jiray marina cunto caadiya lakiin Qabkan Nasra shegeyso ayaa ka fiican markaa waan tijaabin inshallah
@tuunkaqurux1513
@tuunkaqurux1513 3 жыл бұрын
Keep goin sister❤️💋
@sowdoaxmadnuur7575
@sowdoaxmadnuur7575 3 жыл бұрын
Mahadsanid xppti nasro. Muuqaalka cuntadana waan sugeeynaa I.a
@maduusheikh6713
@maduusheikh6713 3 жыл бұрын
Firs aniga waaye love nasra wllshe💋🥰💖🥰
@haboondeeqoluul1599
@haboondeeqoluul1599 3 жыл бұрын
Wax lisku cayiliyo ana iyo team Caato ino soo geli hhhhh ok mhdsanid xbtii
@ayaanmaal9658
@ayaanmaal9658 3 жыл бұрын
Wax lagu cayilo raadinayna
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal please
@xamdimaxamuud5206
@xamdimaxamuud5206 3 жыл бұрын
Haa saas waaye
@quruxdiiqorexey261
@quruxdiiqorexey261 3 жыл бұрын
Ani Routine Sugooyaa😰😰
@muniirahaji28
@muniirahaji28 3 жыл бұрын
Masha allaah wllshay mcn illaahay haku xifdiyo ❤
@waliyozoobe3395
@waliyozoobe3395 3 жыл бұрын
Abaayo masha allh hore o soco qalbikaga waa nadiif wlhii insha allh wan sameneynaaa ❤❤❤❤🙏🙏🙏
@waxgaradnoqo5960
@waxgaradnoqo5960 3 жыл бұрын
Inta ila araktay in Nasra ay cilaanka ayada saaratay like isaara🤣
@iqraacooking6079
@iqraacooking6079 3 жыл бұрын
Subscribe igu caawi walal adoo raali ah
@salmahassan6998
@salmahassan6998 3 жыл бұрын
Miisaan dhimista go'aan adag ayee rabtaa lkn mar hadaad goaan adag qaadhato wlh easy waay tankale muhiim maaha gym in la aado waayo gymka jirka lee lagu qurxiyaa lkn miisaanka bdn waxaa jaro exercise la sameeyo Ani 10kg wali ii dhiman😥
@Hanmor3412
@Hanmor3412 3 жыл бұрын
masha allah hbti never give up anigu 80 kg ban ahay waxaan rabaa inaan 18 kg iska rido sidaa nasra si aan u noqdo 62 normal insh allah
@queensafaa6153
@queensafaa6153 3 жыл бұрын
Beentaa maahan wallhi goaanka waa sheey qaali ah
@samiyacadey5794
@samiyacadey5794 3 жыл бұрын
Mashalllah nasro waxaa tahay qof go.an leh keep going
@namiimoibraahim257
@namiimoibraahim257 3 жыл бұрын
Masha Allah abaayo alaah haku barakeyo aqliga iyo fikridada wanagsan
@tabantaabochannel6752
@tabantaabochannel6752 3 жыл бұрын
Masha allaah waa sida saxda ah adbaa moodayo ileys qadiyo o cuno la cunin
@simoncadey4279
@simoncadey4279 3 жыл бұрын
M.a ani caayil rba isoo sheeg wx lku cayilo xbbtii inta ila mid eh farta tag ❤💯🤪🙈🙏🙏
@xanaan9003
@xanaan9003 25 күн бұрын
AQAS ISKA DHAAF ABAYO
@Ducaqabto
@Ducaqabto 3 жыл бұрын
Wcs Nasra Cadey Nuurkii Xamar 300K iyo ka badan waa Mudan tahay Quruxey Allaha Ku Barakeeyo
@zeynepmoha4908
@zeynepmoha4908 3 жыл бұрын
Nasro abtidoon allha ku xafido abyo mashallh channel kaga ilaa bilow ilaa iminka waan kugu xiranahay tageero number 1 ku ahay guulayso zeynep bosaso joogta
@nimcakitchen6903
@nimcakitchen6903 3 жыл бұрын
Zeynep moha wll qaali SUBSCRIBE igu caawi adoo raali ah
@leeylohuseen5745
@leeylohuseen5745 3 жыл бұрын
Masha Allah ❤❤
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya
@ifrahifka5155
@ifrahifka5155 3 жыл бұрын
abayo aniga 117kg an ahanjiray hadana 77gk an ahay jirkeyga wa qurux dhaxdana yaris e ino qotay lakin ki waji iyo gacmaha iyo lugahay ladhahayay ayeyo ayeyo lenba uga ekaday adiga wajiga kama catobine maxa isticmashay bal I faidey
@marioyaska5609
@marioyaska5609 3 жыл бұрын
Abyo intaado kale anaa ahaa 109 kg wan wada bal icaawi jirka balq balq ma noqonayoh miyaa
@marioyaska5609
@marioyaska5609 3 жыл бұрын
Inteese kugu qadaty xbbti maxdse cuntaa
@mandeeqabdi6985
@mandeeqabdi6985 3 жыл бұрын
Aniga 103kg ahay 77 kg noqday wajiga iyo gacmaha iyo nasaha kadhamaday lkn hada 87 kunoqday
@marwosahra4816
@marwosahra4816 3 жыл бұрын
77 kiilo ma yar abaayo
@xamdixasan5809
@xamdixasan5809 3 жыл бұрын
Abaayo maxaad isticmaashay adigoo raali ah ma ila wadaagi kartaa aniga xitaa cayil aan dacwo ka.ahay
@idmahalbi2256
@idmahalbi2256 3 жыл бұрын
Aniga 1year iyo 6 bil ma quracan wlh galabti unba cunada cuna bes sas e thy 95 kilo ahay mel an barortan ka ada la ahay 😭😭😭 insh allah 2022 istel iska dhigi dona se yeela he niyada ku dagsada
@istahilwarfa2724
@istahilwarfa2724 3 жыл бұрын
Cato aneey i dhibtay
@hanaanismacil3351
@hanaanismacil3351 3 жыл бұрын
Wlhi ano niya ku hayo cayilkey side iskaga jara video gan isodhacy wlhi shukran mcnto🥺💕💞🔥
@muniirocadey1382
@muniirocadey1382 3 жыл бұрын
Waan jeclahay inaa caatoobo bariis cunowna ma Joojin kro nasrooy😥😥
@barwaqoclahi3422
@barwaqoclahi3422 3 жыл бұрын
Waad joojin kartaa abyo nafta ka dhaadhici insha allh guul iyo gobonimo
@muniirocadey1382
@muniirocadey1382 3 жыл бұрын
@@barwaqoclahi3422 insha allah thanks abyo waa wadaa dadalma hda 12kg aa dajiyay
@amyafrah3234
@amyafrah3234 3 жыл бұрын
@@muniirocadey1382 mnsha llha ba ii wtn
@salmanaxmed6607
@salmanaxmed6607 3 жыл бұрын
Ay macalimadayda manta lee wax na anfoco sogalise hadan nahay team balbalarka
@deeqaluula1664
@deeqaluula1664 3 жыл бұрын
Wcs Msha allah abayo mcnt illaah haku xafido waan ku jeclahay markasta hormar wacan 💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟
@sabrimmohamed91
@sabrimmohamed91 3 жыл бұрын
Mashallah keep going i support you ❤❤
@yasmiinquruxofficial1188
@yasmiinquruxofficial1188 3 жыл бұрын
Qali cayil zaaid ah ma lihi lkn waxan jeclahy inan calosha iska jaro ee maxa isaga jaraa
@abdullahinoor1724
@abdullahinoor1724 3 жыл бұрын
Yasmiin qurux Official calool lajaraayo & iscaa taynba Nasra Abtidoon aa noo qaabilsan,so communicate to her in personal wey,Thanks.
@karamalimoservice6536
@karamalimoservice6536 2 жыл бұрын
Mahadsanid abaayo, jazaakallah khair xaaskayga u diray video kan. Waan jeclahay xaaskayga walaahi hadane waxaan arkaa ayadoo bal balaarka sii noqoneyso ma aqaano si aan ugu dhac dhac siin lahaa sidee isu daba qaban laheed, markaan kala hadlo miizaankeda way ka xanaaQe😥
@maryanibrahimcabdi876
@maryanibrahimcabdi876 3 жыл бұрын
Masha allah abyo qaali horay usoco allah ha ku xafido ya ruuxi 😘
@umuomar1782
@umuomar1782 3 жыл бұрын
Wcs masha Allah keep going boqorada Muqdisho 👑
@gobaadofficial7806
@gobaadofficial7806 3 жыл бұрын
I love caaTo LkN waaN cunto jeclhy saan isku caateYo ma aqaaNo isoo duceeya in illHy caaTo caaFimaaD qabta IGA dhigo plz
@jiijacrxmn5649
@jiijacrxmn5649 3 жыл бұрын
Kkkk 125 kiila ahy anaba aduunka jogo xaa rabt gobaadey
@drsfadumaabdullahi4656
@drsfadumaabdullahi4656 3 жыл бұрын
Inta rabto inay is caateeso Iigala soo xiriira +79897929371 Talo dhaqtar oo free ah ayan idiin hayaa
@saidmohamudosman4385
@saidmohamudosman4385 3 жыл бұрын
@@jiijacrxmn5649 😂😂
@saidmohamudosman4385
@saidmohamudosman4385 3 жыл бұрын
@@jiijacrxmn5649 😂😂
@gobaadofficial7806
@gobaadofficial7806 3 жыл бұрын
@@jiijacrxmn5649 aztaaqfurullah
@xaawocabdi4811
@xaawocabdi4811 3 жыл бұрын
Wax caloosha lugu jaro isheeg abayn nasro
@drsfadumaabdullahi4656
@drsfadumaabdullahi4656 3 жыл бұрын
Inta rabto inay is caateeso Iigala soo xiriira +79897929371 Talo dhaqtar oo free ah ayan idiin hayaa
@saabiriincabdiraxmaan3696
@saabiriincabdiraxmaan3696 3 жыл бұрын
@@drsfadumaabdullahi4656 somali miya
@xaawocabdi4811
@xaawocabdi4811 3 жыл бұрын
Hye aniga normal baan ahay kln calool baan leeyahay
@tuunsiad7708
@tuunsiad7708 3 жыл бұрын
@@drsfadumaabdullahi4656 abaayo xage wye
@samiraabdi990
@samiraabdi990 3 жыл бұрын
Asc wll qaliyee wauw Masha Allah waad mahad santahey, halka kawaad inshallah 👌👌👌👏💖💖💖
@ilhanosman9411
@ilhanosman9411 3 жыл бұрын
Thanks mcny sida quruxda bdn oo noola wadgty ❤❤❤❤
@rahmaabbas1210
@rahmaabbas1210 3 жыл бұрын
Abyo wajiga maka catowinbe masha alh.mise waxlagu cayiliyo aajiro nososheg hade jiran
@naftammc6834
@naftammc6834 3 жыл бұрын
wlhi wajigaa idhibay wx yar hadaan caatoowo wajigiii eber
@nasronashad5684
@nasronashad5684 3 жыл бұрын
Nasro somedeey adiga wax lagu cayilo leed sheegooysa beee
@umumascuud3307
@umumascuud3307 Жыл бұрын
@@naftammc6834 cinwaankeygii EX
@aaminamaxamed303
@aaminamaxamed303 3 жыл бұрын
Illahey caato ika dhik yaa raabi
@drsfadumaabdullahi4656
@drsfadumaabdullahi4656 3 жыл бұрын
Inta rabto inay is caateeso Iigala soo xiriira +79897929371 Talo dhaqtar oo free ah ayan idiin hayaa
@munamustaf9810
@munamustaf9810 3 жыл бұрын
Wd noqonaa cdy kaliya samey planing wd garee hdfkga i.a
@haboonmowliid7169
@haboonmowliid7169 3 жыл бұрын
Maaaaaaasha Allah caadi mahan xabbti qali shukran🥰🥰🥰🥰♥️♥️♥️♥️🤲🤲🥰🥰🥰👌
@zeitunhashim2955
@zeitunhashim2955 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going walashey qaali hambalyo
@nasraweri5057
@nasraweri5057 3 жыл бұрын
ManshaAllah ❤️keep going gcl
@raxmiinawadani1306
@raxmiinawadani1306 3 жыл бұрын
46 ahy bishan dhan cayil radinayey wlh malin walba misan fula si u ogado in wax igu kordhen xoga inan 52 tago raba
@ayanmohamed9934
@ayanmohamed9934 3 жыл бұрын
Macmacan isku daldal aad cayili dontide iyo biyo macan ama cabitan igu war so celi bal
@raxmiinawadani1306
@raxmiinawadani1306 3 жыл бұрын
@@ayanmohamed9934 rero mac macan anaba ah xalwo timir shukulato shah mcn cabitan mcn maca cajelada marka maraq lahyn sokor ku dara kumana cayilo 90ka wax mcn cuna
@hodanaxmed5513
@hodanaxmed5513 3 жыл бұрын
Macmacanka wa ku cayile lkn cayil folxun ba ku noqone bayo iska da mela cayil uficnen bu ka kalaya ee cuntoyinka proteinka iyo cuntada cadiga badso intad cunto laba jibaar
@raxmiinawadani1306
@raxmiinawadani1306 3 жыл бұрын
@@hodanaxmed5513 thnks sbbta dadka cuno fcn u dhashay ahyn lkn inta ku dhargo wan cuna Alxm 46 io 45 dhafi la ahy hhhh
@hodanaxmed5513
@hodanaxmed5513 3 жыл бұрын
Ku noqnoqo xbbti walaqabsane kadib biya badana cab gym hadu ku dhawyahayna kal cuntada kufurmeysa guul wacan bayo
@qamarbintcabdulahi6422
@qamarbintcabdulahi6422 3 жыл бұрын
Masha Allah hambalyo hambalyo abayo hore usoco aniga ugu horeyo commente
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya
@waxgaradnoqo5960
@waxgaradnoqo5960 3 жыл бұрын
Mash tabaarakallah jazaakillahu kheyraa abyo💓
@hannaabdi2420
@hannaabdi2420 3 жыл бұрын
anna cayilaa raadinaa kwrn hee kkkkk wlh
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya
@nasraraage
@nasraraage 3 жыл бұрын
63kg ayaan ahay gymna waan aada hilib badan malihi lkn tii calol eheed sxp nahay ciil stylka iga qaladaa barius iyi baasto waxaan eheena macuno qof kastana bariis iyo baasto ha cunin idhahaan caloosheyda hada col la ahay🤣
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya
@hafsa6620
@hafsa6620 3 жыл бұрын
kkkkkk waika qosalsiisay wlhi😂😂😂
@bintuhussein9873
@bintuhussein9873 3 жыл бұрын
Hhhhhhhhhhhhh waaa iga qoslisay xbbti wlhi
@sahromacalinxayeesi8429
@sahromacalinxayeesi8429 3 жыл бұрын
walhi ani cml aa thy bariis iyo baasto ma dhafi karo cayil bdn ma qabo lkn calol aan qaati ka ahay
@naciimomohammedahmed7595
@naciimomohammedahmed7595 3 жыл бұрын
Maansha alaah xabiibti qurux ayaad siinoqotay wlh anika jecel inaan iscaateyo wlh waad nadhiirikalisay
@fatmaosman8439
@fatmaosman8439 3 жыл бұрын
Mash Allah Shukran abayo ❤👍
@samuunamohamed5204
@samuunamohamed5204 3 жыл бұрын
Masha Allah Thanks Nasriina Xbbti 🙏😘
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo like iisaar Adoo raaliya
@shukrihaaji
@shukrihaaji 3 жыл бұрын
Maasha allah Abaayo nasraay Aduunyada waa kala jaaad ninba wuxuu raadinayaa dadbaa cayilan oo caato raadinaaya Anigana caato waxaa raadinayaa cayil Allaha akbar
@hawakiinchannel453
@hawakiinchannel453 3 жыл бұрын
Masha allah abyo hormar wcn xpiipti nasro abtidoon allah haku barakeyo
@sacdiyomacalin7831
@sacdiyomacalin7831 3 жыл бұрын
Masha allah nasra keep going my sister ani miistankeyga mayaro hadana caato ayaan ahay
@dhahraanabdulahi5165
@dhahraanabdulahi5165 3 жыл бұрын
Masha alha abyo sidad ayad ku qurxu badan thy waxdan udhalty qurxuda mcnto alle haku barkeyo
@abshirocabdicasis616
@abshirocabdicasis616 3 жыл бұрын
Waad mahadsantahay xabibtii narso kher Alle haku siiyo 😍
@aishajama5525
@aishajama5525 3 жыл бұрын
Shukran xbbti jazakallah kheer 🥰🥰
@ImanImanYusuf
@ImanImanYusuf 3 жыл бұрын
Nasro adban ku salamay Insha allah 300k
@ceentecade8377
@ceentecade8377 3 жыл бұрын
Ayyy masha Allah 400k kugu hambalyeeynaa abaayo
@aaminamaxamed995
@aaminamaxamed995 3 жыл бұрын
Mnsha allah abayo qurux keep going
@munascorner
@munascorner 3 жыл бұрын
Mashalaah abaayo waan ka helay runti anigaba dhawaan misaan iska dhimay anigo guriga joogo diet fudud si sahlan mashalaah
@Queenberlula
@Queenberlula 3 жыл бұрын
Masha allah abbaayo hore usoco❤❤
@umuaxlaam4947
@umuaxlaam4947 3 жыл бұрын
Personal routine ka isku cateyse maalintii dhan noso gali abayo shukran sidha nolawadhagte
@maryanahmed7395
@maryanahmed7395 3 жыл бұрын
Mashaallah Abaayo Nasra mahad sanid Abaayo ❤❤❤❤👍👍👍
@bilanadan4276
@bilanadan4276 3 жыл бұрын
Gabadhaan waa qof qalbi fiican noolow sis🥰🥰
@faizafarah9968
@faizafarah9968 3 жыл бұрын
Maashaa Allah Mhadsanid dear sister 🥰🥰
@xiddigbeershiya3065
@xiddigbeershiya3065 3 жыл бұрын
wll subscribe Iyo iisaar
@qureshfarah865
@qureshfarah865 3 жыл бұрын
Manshaa Allah xabibti keep going on
@user-bs7ij4cl2c
@user-bs7ij4cl2c 3 жыл бұрын
Wan kaga mahad celineyna anigo u hadlayo dadka ku xiran chenalkaga sida inogu hagar baxeysid rabbi hakula garab galo shqadada adunyana guul aakhina janno i.a
@mahadzayga4842
@mahadzayga4842 3 жыл бұрын
Sister hormar kaga horey usii wad 👏👏👏👏💯💯
@aishaahmed9444
@aishaahmed9444 3 жыл бұрын
Abayo nasro wn kusalamey allaha kubarakeyo wn kujeclaahy xppti waxan rabey calosha qaabka ogu fudud ee aan isaga jarikaro iso sheeg qalbiiiiiii
@sadakabdirashid
@sadakabdirashid 3 жыл бұрын
Mahadsand Walaasheey Nasra Allaah Ku Xafido Sida Aad Nagu Faa'iideysay Walaasheey
@ismahaannalkaaanuurkiisaa1111
@ismahaannalkaaanuurkiisaa1111 3 жыл бұрын
Masha allaah xabibtii ilaahy hakusiyaadiyo nasro abtidoon I love you xabibtii
@zamzamidiris4010
@zamzamidiris4010 3 жыл бұрын
Masha Allah keep going wllshy qali
@asmosaaluunalidhere3791
@asmosaaluunalidhere3791 3 жыл бұрын
Masha allah walaashey mcn illahey haku barakeeyo keep going
@fadumamohamed5237
@fadumamohamed5237 3 жыл бұрын
Maasha allaah quraxey hore u soco wlshey mcn
@sueybali7242
@sueybali7242 3 жыл бұрын
Anna waxan kuleeyahay farxad iyo caafimaad kunoolow waqti kasta nasriina 👏👏💗💗💚💚💚💖💖💖❣❣❣💌💌💌💌💌💝💝💛
@munamohamedaxmed780
@munamohamedaxmed780 3 жыл бұрын
Wll ani caato an ahay ee wax yaalo nafaqo ah ii sheeg inta iracsan ❤❤❤❤
@sumayoaxmed8184
@sumayoaxmed8184 3 жыл бұрын
Mashaa Allaah 💗
@naimoabdi8170
@naimoabdi8170 3 жыл бұрын
Thanks narsa your solid my solution
@fatimasalah8730
@fatimasalah8730 3 жыл бұрын
Mashaa allh samara qurux horay usoco xbbti guul iyo horomar ifaya xbbti
@fatmamohamedsahal8102
@fatmamohamedsahal8102 3 жыл бұрын
my princess nasra abditoon ❤👸🏻🙏
@aishacuudeey9659
@aishacuudeey9659 3 жыл бұрын
M.a abaayo wax badan kaafaa iiday danbigaaga allaha dhaafo❤💙
MAXAA USKU CATEYAYA
10:44
Team rajo
Рет қаралды 32 М.
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 104 МЛН
Pleased the disabled person! #shorts
00:43
Dimon Markov
Рет қаралды 30 МЛН
7DAY HADII AAD SAMEYSO WAXA HALEYSA JAWAB FICAN
8:02
Team rajo
Рет қаралды 23 М.
HADII AAD SIDAAN SAMEYSO
7:52
Team rajo
Рет қаралды 44 М.
Ku Jar CALOOSHA 7 MAALMOOD Gudahooda ADIGA oo GURIGAAGA Jooga! l Fikrad #13
15:55
SIDEE UGU FUDUD MIISAANKA LEYS KAGA RIDI KARAA?
17:57
KOKO BULLE
Рет қаралды 103 М.
Sida isku caateeyay bila jim ila 30kg iga dhacdey in year
14:31
Mahdiya dhii
Рет қаралды 6 М.
DIET PLAN FULL DAY CUNTOOYINKA LA ISKU CAATEEYO QADO/ QURAAC/CASHO
11:19
Funny Fails 🤭🤭🤣 #failsvideo #shortsfails #funnyfails  #fails .
0:52
Забота Казахов🇰🇿
0:45
QAZAQ PEOPLE
Рет қаралды 423 М.
30 luglio 2024
0:15
Leonardograti
Рет қаралды 9 МЛН
Rajesh ka flying dance 😂
0:11
Rajesh Kumar Shorts 14
Рет қаралды 25 МЛН
How Can parents love their children equally? #shorts
0:38
mountainlion5
Рет қаралды 9 МЛН
Вроде ничего не изменилось 😂
0:25
Antonyuk-family
Рет қаралды 13 МЛН