HOOYOY LA'AANTAA ADUUNYADA HUBAASHII EE MAXAMED SALEEBAAN TUBEEC

  Рет қаралды 430,071

Moha deeqsi Officiall

Moha deeqsi Officiall

4 жыл бұрын

Miraha heestaan hooyo waxaa curiyay Abwaan Maxamed Warsame Hadraawi
Waxaana ku Luqeeyay boqorka codka
Maxamed Saleebaan Tubeec Alle ha u naxriisto laxankana waxaa iska leh xasan agreed
Heestan waxay ku dareensiinaysaa Abwaanadii hore Heesaha quruxda bdn ay sameyn jireen waxayna ku tusaysaa heestan qiimaha ay hooyadu leedahay

Пікірлер: 139
@ZahraMaxamud-gh8uj
@ZahraMaxamud-gh8uj 2 ай бұрын
Heesaha soomaalida heestan abwaan hadraawi baan ugu jeclahay waan ooyaa markasta oon maqlo ama anigu aan dhaho meeriska ah "hoygii kalgacalkee naxariistu hadataay" iyadoo hadana hooyaday ay ii nooshahay waliba aanan kala fogayne aanu qol wada seexano oo saxan wax kuwada cuno inta badan.ilaahay haiikaadaayo hooyo macaaneey.❤❤❤🫀🫀
@shiilalle
@shiilalle 2 ай бұрын
Heesta inta ugu dambaysa ayaa ugu xanuun badan Wallahi marka uu ka hadlayo dhimashada hooyo 😢😢😢😢
@MohaaAlii-nh2rl
@MohaaAlii-nh2rl 15 күн бұрын
Wlh waad iga nasib badantahay ana hoyadey intaan wax gartay waligey waxna lana cunin guri ay jogtana hal habeen aan sexday
@KB-wg6lp
@KB-wg6lp Жыл бұрын
Allahayow u naxariso Abwaan Hadraawi iyo MSTubeec amin
@daahirguureye5923
@daahirguureye5923 5 ай бұрын
Illllaaaaahow adaa qaniyoo qaduura raxiima rabiyow unaxariiso hooyaday iyo aabahay alle sw janooyinkisa haydunku casuumo aniyo dhamaan inta walidkod ka hosayaanba aaaminta igu caawiya wllalayaal😢
@farduusciise1863
@farduusciise1863 Ай бұрын
Aamiiiiiiiiiiiin wllo
@nasrasaalax7048
@nasrasaalax7048 Ай бұрын
Amiin amiin wll
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto mu alifkii heesta iyo dhamaan Mulaxamiintii iyo kabaniistayaashii heestan aadka u mcn ku Farayaraysty Abwaanka Hadraawi AHUN Laxanka Xasan Giriit AHUN Kabanka Jiim Sh Muumin AHUN. Codka King Of voice Tubeec AHUN
@diplomancymustafeabdirahma5611
@diplomancymustafeabdirahma5611 10 ай бұрын
masha allah heeskani waa dhaxal Hodan ah oo ninwalba oo hooyadi ay unooshahay isago xoogiisa malaya ay tahay inuu naf hurbadan usameeyo. Allow ikaada hooyo macan ❤❤18/9/2023 2:55Am
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 6 ай бұрын
Legend wan ku salamaya
@user-eo9rg7on6h
@user-eo9rg7on6h 6 ай бұрын
Hooyooyinkeena alle haw naxariisto, aamiin aamiin
@farduusciise1863
@farduusciise1863 Ай бұрын
Insha allaah Erayada heesnan ku jira cajiib wayaan ilahay ha u naxaristo abwaan hadrawi & m s tubeec😢😢😢😢😢😢 Abwaanku sidu erayada u sameyay ayaa ii cajab galisay ilahay haku naxaristo 😢
@abdifitaaxcadaawe3801
@abdifitaaxcadaawe3801 2 ай бұрын
Really l'm crying 😢, ilaahow hooyooyinkeen jannaadaada geli.
@sagalmaxamed9557
@sagalmaxamed9557 Жыл бұрын
Ani Hees hooyo hada argo wlahai isma cellikaro Meelkasto aaajoogo wa oynaa Sababtaas ma aqani Hoyadey macaan wa iinoshahay Allah noodaayo hooyoyinka dhamaan Inta dhimatay allah uanxaristo,inta xanuunsan alah Nocafiyo Hooyo waa Uun hooyo😭🥰
@hindashide9687
@hindashide9687 Жыл бұрын
Alleh haku daayo Ani hooyday iyo Aabahay baa iyagoo nool naxariis kama arag iska daaye dhibaato ayan kala kulmay.
@miskiomar9481
@miskiomar9481 8 ай бұрын
​@@hindashide9687mxa 😢abyo ma mid roon xita ma weyse waalid sas mahane 😢
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 7 ай бұрын
Aamiin hooyadee iga xanuunsan igu duceeya 😢🤲
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 7 ай бұрын
@@hindashide9687sorry sister 😢
@user-eo9rg7on6h
@user-eo9rg7on6h 6 ай бұрын
Heestan bay ku dhan tahay amaanta hooyadu, alle haw naxariisto abwaan hadraawi
@farahmacalinadan6688
@farahmacalinadan6688 9 күн бұрын
Asbuucaan ayaan kusobiiray rajooyinka Allhyow hooyo mcn janadi fardowsa kusharaf❤😢😢
@amliishaabdulahi1034
@amliishaabdulahi1034 2 ай бұрын
heestan waxaan dib usoo booqday After hooyadeey markeey dhimatay Allow kuu naxariiso hooyo mcn Allle hagaa dhowro cadaaabkiisa Aamiin yaa rabi😭😭😭💔
@AyaanMahad-pp1gt
@AyaanMahad-pp1gt Ай бұрын
Ilahyow noo xifdi hooyoyinka somaliyed ❤❤❤😢
@kalida7779
@kalida7779 2 ай бұрын
May-16-24 Wednesday At Harar Due to Job Wlhi I Miss My Mother My Allah Grant her Janatul Firdaws Ameen
@ruweydaabdi4229
@ruweydaabdi4229 Жыл бұрын
Boqorka codka aloo Kuu naxariiso😭🤲🤲🤲
@maxamedkhaliif5664
@maxamedkhaliif5664 3 жыл бұрын
Ifka hibo ku noolow aakhiro halkii roon. Aamiin aamiin.
@user-nn7zn8or8z
@user-nn7zn8or8z Ай бұрын
Allow waayo badan idaa hooyaday mcn ❤
@mubaarikabdi1885
@mubaarikabdi1885 Жыл бұрын
ILAAHOW u naxariiso danbigoodana dhaaf. Abwaan Hadraawi iyo Al-fanaan tubeec ba.
@ibrazedj3033
@ibrazedj3033 Жыл бұрын
Live long hooyoo mcn
@omarazhari6567
@omarazhari6567 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 hooyo allaha kuu naxaristo
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 ай бұрын
Maxamed Suleyman Tubeec Maxamed Ibraahim Hadraawi Xasan Sabriye Afrax Gareeyt Dhamaantodba rabbi ha u naxariisto
@Abdikhaan66
@Abdikhaan66 2 ай бұрын
Alle cimriga iyo caafimaadkaba hakuu dheereyo Hooyo Alle igamakaa horaysiiyo👏
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 7 ай бұрын
Naxariista dunida waa Hooyo 😭😭😭
@idmanyuusuf4208
@idmanyuusuf4208 9 ай бұрын
hooyo mcaan ilhow ii dhowr aakhiro janada firdowsa insha allah
@user-xs5qe9ho9i
@user-xs5qe9ho9i Ай бұрын
Hooyo mcn Allah nabad haygu ka keeno❤😢
@mahdiyacabdi8567
@mahdiyacabdi8567 Ай бұрын
Hooyo alha ku xafidi❤❤❤❤
@mohamedwarsame1269
@mohamedwarsame1269 5 ай бұрын
Walaahi cry 😢, Ninkii hooyadii Qaan gaar ku soo gaarayooy u have a big chance
@NajiibIlkacaze
@NajiibIlkacaze 5 ай бұрын
😮🎉🎉❤❤❤
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
WAAN OO YAYAA ❤❤❤😁👍HOYADAY WALIGEY WAAN KU JACEL AHAY WALIGAY
@mahdiyacabdi8567
@mahdiyacabdi8567 Ай бұрын
Aac
@HassanDjama-hp4ek
@HassanDjama-hp4ek Ай бұрын
Mashaa allah wa heesti ugu qaalisan heesaha somalida Lkn ( hayntisa quudhu ) weeyi
@shaliimyaaseenxasan4390
@shaliimyaaseenxasan4390 Жыл бұрын
Allow ku naxariisto hooyo mcn
@abdikarimdigaale8811
@abdikarimdigaale8811 Жыл бұрын
Alla ha u raxamdo maxamed Ibrahim Warsame siciid haadraawi
@MuuseAxmed-vb7hg
@MuuseAxmed-vb7hg Күн бұрын
Ilaaahow iika daaa hooyo mcn ifka hibo ku noolow akhirana janadii fardawsa ilaahow iika daaaaaa
@AaminSiyaad
@AaminSiyaad Ай бұрын
Hooyo allaha ku xafido ❤❤❤xajkana allaha kaa aqbalo❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdihasanwaes349
@abdihasanwaes349 Ай бұрын
Hooyo kuma illaabo inta ay naftu igu jirto❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-hd3bp8mr7n
@user-hd3bp8mr7n 5 ай бұрын
Hoyo mcn alle ha ikadayo mom mcn noloshu laanta mugdi weeyi
@talowxuseenoscar7300
@talowxuseenoscar7300 Күн бұрын
Heestan Hooyo waxa dhagaysana 21/07/2024 Sigaar ayey iitabanaysan wllhi Waayo waxa ahay Hooyo La,an Hooyaday mcnyd waxay iga geeriyotay 14/07/2017 Black day muddo 8 sided sanadod kudhow ayaa Hooyo La,an ahay Hooyo mcntydi rabbi haku Janeyo 😢❤
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha unaxariisto boqorka codka
@Safiyalowriinta
@Safiyalowriinta 14 күн бұрын
Hooyooy Macaaneey Allow Cimrigaaga Kuu Barakeey Waxaan Alle Kaaga baryayaa Xusnil qaatumo Wanaagsan Aduun Iyo Aakhiro Hooyooy Abaalkaaga Janno Alaha Kaaga Dhigo Aniga Hooyadeey Anigoo Yar Iyo Anigoo Weynba Waa Ii Darabqaaday Walaahi Anigoo Xanuunsan Oo 40 Jir ah Ayay Sidi Ilmo Yar Camal Ii Xanaaneyn Jirtay Weliba Ii Darabqaadi Jirtay Alle Hooyooy Abaalkaaga Ma Gudi Karo Rabbiga Raxmaanka Waxaan Kaaaga Baryaaa Janno Macaaneey Hada Waxaan Ahay 52 Jir Hooyadeeyna Waa 72jir Allow Jannada Nugu Kulmi Insha Alaahu Waana Ii Nooshahay Alxamdulilaah Ilahayoow Cimrigeeda Ubarakeey Oo Waa Inoo Aabo Iyo Hooyo Aabaheyna Ilaah Ha Unaxariisto Intaan Xanuunsanaay Ayuu Aabaheey Dhintay Alaha Unaxariisto Dhamaan Waaladiinteena Insha Alaahu
@AbukerJaylaani
@AbukerJaylaani 25 күн бұрын
ilaah haunariisto hooyo mcn
@HassanJ.r-oj4dz
@HassanJ.r-oj4dz Ай бұрын
Hooyo waa jano hooyoy la Aanta waa mugdi❤❤❤❤❤
@mohanabdi3715
@mohanabdi3715 24 күн бұрын
Heeesta iline iga keentaaa anigoo hooyadey mcn nooshahay allah xafido hooyoyinken inta naga dhimatay allah janada kawarabiyo
@AbdiraxmanCade
@AbdiraxmanCade 3 ай бұрын
Hooyooyin dhamaantood alloow janada ku macsuun fadliga laylatul khadri amiin
@AB_Hassan
@AB_Hassan 29 күн бұрын
Hooyo wa aduunka ❤
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
ALLE YAA RAXMA BOQORKA CODKA ..M.S.TUBEEC.👍😁
@abdiajaama3699
@abdiajaama3699 2 ай бұрын
Hooyo ifka nabad ku noolow aakhirana halkii wacan ❤❤❤❤
@shukriali4796
@shukriali4796 5 ай бұрын
Janatul firdowsa Allaha geeyo ❤❤❤❤❤❤❤❤hooyo dhamaanteed Aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤
@IsmaelUpdalla
@IsmaelUpdalla 4 ай бұрын
Allaha ku naxaristo hooyo 🤲🤲
@sahraAbdi-ie1zy
@sahraAbdi-ie1zy 16 күн бұрын
ماشاء الله ❤❤
@kamalkhaldoun5949
@kamalkhaldoun5949 2 жыл бұрын
HOOYADAY WAAN JACEL AHAY TUSMO YUSUF JAMA DHAMAC QAAR SIDE .SHIR SHOORE .DAROOD .M.TABAARIK.
@ugaasmedia7987
@ugaasmedia7987 2 ай бұрын
Mirihii Xigmada Lahaa ee' Hadraawi Laxankii Xasan Garayt, Codkii Toolmoonaa ee, Tubeex Ilaahay dhamaantood How naxariisto
@AbdiladiifabdiMuuse
@AbdiladiifabdiMuuse 7 ай бұрын
Hooyo mcn cimriga alaha ku dhereyoh
@shukriali4796
@shukriali4796 5 ай бұрын
Abwaanka Allaha u naxariisto
@user-ql6dx2of7l
@user-ql6dx2of7l 7 ай бұрын
Hooyo macan illahy haku naxariisto janadane rabbi ha inagu kulmiyo, calaf uma yeelan in badan inan aduunka waqti ku wada qaadano , ee rabbi weyne ha ino ogolaado inan janatul firdawsa ku kulano amiin amiin amiin😢😢😢 13/12/2023 Habeen = Arboco ah. 03:37 am. Hargeisa. By : Abdiresak Hassan Cagabaruur
@user-me6hy5si5w
@user-me6hy5si5w 9 ай бұрын
Hooyo ❤❤❤❤ janno inshaa allah
@ClaahiMuxumed
@ClaahiMuxumed 17 күн бұрын
Hooyo macaan
@ilahancumar8146
@ilahancumar8146 6 ай бұрын
Hooyo mcn alla haku dhawro
@user-se5tb9ws4o
@user-se5tb9ws4o 7 ай бұрын
Hooyo man alle haxifdiyo
@Ogaansh
@Ogaansh Жыл бұрын
Hooyo macaan jisadaadu waa janno insha Allah.
@geeleisse4406
@geeleisse4406 Жыл бұрын
boqorka codka alaa yaa raxma🤲
@dahir4122
@dahir4122 2 ай бұрын
Allaha unaxariisto hooyo
@maxamedcaaqilka1432
@maxamedcaaqilka1432 2 жыл бұрын
I love you maamo macaan 🙂💟💘
@IsmaelUpdalla
@IsmaelUpdalla 4 ай бұрын
Gadashada farxad mana helin 💔 hooyo marwalpo wan kuso duxceyn donaa I.a salad kasta bacdigeed🤲🤲🤲🤲🤲
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 4 ай бұрын
heestaan luuqada kale halgu tarjumo waa hees aan mid lamid ah lahelayn❤❤
@abdyhasan8729
@abdyhasan8729 2 ай бұрын
Hooyooyinkeen allaha xafido.
@cabdirahman6386
@cabdirahman6386 Ай бұрын
ilaahayow hooyo hayga qaadin
@MohamedAli-zs9vf
@MohamedAli-zs9vf Жыл бұрын
Asc Allow kuuunaxariisto adeeeerkey Hooooooyo macaaaaaaaan aduuuuuunka farxadkuniloow Aqirana Janatul fardooooos HoooooWaxaàad daruuuuuuf adag kumahilmokaro allow ducadakan qaaato allow iga dhig aaaaaaaaaamiiiiiiiúiun
@falanqeyntaciyaaraha4909
@falanqeyntaciyaaraha4909 4 жыл бұрын
Wow
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 6 ай бұрын
Abwaan Hadrawi ❤ Legend Maxamed saleman tubeec boqorka codka
@AbubakerHussein-hi5jt
@AbubakerHussein-hi5jt 6 ай бұрын
Allow Hooyoyiin keen inoda oo inta dimatayna uu dhanbii daf .😢😢
@abdullfantastic88
@abdullfantastic88 Ай бұрын
14/jun/2024 Friday at Mogadishu due to education wlhi I miss my mother my allaah grant her janatul firdaws aameen😢🤲
@user-bt6ql3no6f
@user-bt6ql3no6f 4 ай бұрын
Axsan calaa hees inti hooyo u nooshahay hagu dadaalo inti ka dhimatay alaha u naxareesto
@Jabir-official.
@Jabir-official. 3 ай бұрын
Long life hooyo mcn
@user-ir6km2uz7m
@user-ir6km2uz7m Жыл бұрын
Boqorka codka soomaliyeed ALLAH hakunaxristo janatul FARDOWSA insha ALLAH
@MuxiyadiinOmer
@MuxiyadiinOmer 2 ай бұрын
I love my mother❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@LuulXasan-pn6wg
@LuulXasan-pn6wg 7 ай бұрын
Hooyo mcn
@AbdirisaaqMohamedabdi
@AbdirisaaqMohamedabdi Ай бұрын
hal yeyo dirn pey dhashaa🇸🇴HA yeylyeyo dirn pey dhashaa hoYO LAGU XASUSTAA
@IsmaelUpdalla
@IsmaelUpdalla 4 ай бұрын
7/3/2020 wa malinti igu murugada badneyd inta nolohay 💔
@hamsesaed6201
@hamsesaed6201 Ай бұрын
@najaxkhaalid9304
@najaxkhaalid9304 Ай бұрын
Hoooooyo cimrigaagu raag mommyyyyyyyy❤❤❤🫀🫀🫀🫀🤲🏻🤲🏻🤲🏻
@abdihashi2310
@abdihashi2310 Жыл бұрын
AUN Hadraawi
@noura7022
@noura7022 Күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@dahir4122
@dahir4122 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ Allahu akbar fanan
@aimtaksi1197
@aimtaksi1197 2 ай бұрын
Cayntiisa huroo hor illaahay geystiyo
@fadmacali5761
@fadmacali5761 11 ай бұрын
Hooyo waa Janome iyo nimco Ala nasiiyay alow dhaaf hooyo janada kawaraabi
@hallad598
@hallad598 2 ай бұрын
Ereyada wax badan baa khaldan. fadlan haddaydan heesta miraheeda ideylkeed garaneynin iska daaya.
@wiilkareerxaaji8577
@wiilkareerxaaji8577 Жыл бұрын
Aun Ab hadraawi janada firdawsa alle kugu deeq
@GaraadMustafXariir
@GaraadMustafXariir Ай бұрын
I love my Mather ❤❤❤❤❤❤❤
@MustafeMaxamed-ov4qy
@MustafeMaxamed-ov4qy Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-wx2di4uq5r
@user-wx2di4uq5r 3 ай бұрын
Boqorka codka alle haunaxriste mohamed saleban tubeee alle muxu hobos aha
@drwadiawa6482
@drwadiawa6482 28 күн бұрын
24 june 2024 in kolwezi, DRC
@HirabDigfer-iu3rs
@HirabDigfer-iu3rs 8 ай бұрын
Hooyo mcn nolow 😭😭
@alibuku9951
@alibuku9951 4 ай бұрын
Hooyo
@AwbarreMedia
@AwbarreMedia 2 ай бұрын
Qiimaha hooyo leedahay heestanaa kahadtshayy
@garaadyusuv8545
@garaadyusuv8545 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@shiilalle
@shiilalle 2 ай бұрын
Inta ugu dambaysa waa caloolxumo weyn 😢😢😢
@XamdiJamacxirsi-sd6pc
@XamdiJamacxirsi-sd6pc 2 ай бұрын
Ale hakonaxrito💔😭💔💔💔😭😭
@YonisAbdillahihersi-zq1oq
@YonisAbdillahihersi-zq1oq 2 ай бұрын
Love my Mother ❤?
@idmanyuusuf4208
@idmanyuusuf4208 9 ай бұрын
hooyo nolosheda ilaahow ku jane e
@Khadarclrashiid-v5o
@Khadarclrashiid-v5o 15 күн бұрын
Y.m.j.aburaaas
@abdiibrahimhussain8302
@abdiibrahimhussain8302 4 ай бұрын
,download
Heesta hooyoy la'aantaa with lyrics
14:44
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 306 М.
Maxamed Suleman Tubeec History talking about M.MOOGE
31:08
Duul Media
Рет қаралды 172 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
WHO LAUGHS LAST LAUGHS BEST 😎 #comedy
00:18
HaHaWhat
Рет қаралды 23 МЛН
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
LIVE ON STAGE AHMED GASHAANLE - HOOYO - OFFICIAL VIDEO 2021
10:45
Aflaanta Studio
Рет қаралды 146 М.
MOHAMED SALEEBAAN TUBEEC AUN HEESTII GUFAACO LYRICS
5:47
Moha deeqsi Officiall
Рет қаралды 501 М.
Maxamed Mxasan kabanle
10:29
axmed Arshe
Рет қаралды 44 М.
Abwaan Hadraawi iyo qisadii heesta HOOYO - Universal TV : Ridwaan
15:24
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA CAJABEEY | QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:05
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,6 МЛН
Hees: Uur Hooyo|| Tubeec|| Balwo Lyrics
6:44
Balwo Lyrics
Рет қаралды 557 М.
**Maxamed Saleeban Tubeec Ahun & Rooda Maash | Guryosamo
7:39
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 301 М.
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 7 МЛН