MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA CAJABEEY | QARAAMI XUL AH + LYRICS

  Рет қаралды 1,644,185

SUUXAYE LYRICS

SUUXAYE LYRICS

3 жыл бұрын

#CAJABEY_CAJIBEY #Tubeec #SuuxayeLyrics

Пікірлер: 351
@halaalmedia3416
@halaalmedia3416 6 ай бұрын
Allah ha unaxariisto imisa qof ayaa dhageysaneyso heestan sanadka cusub 2024
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 5 ай бұрын
aamin Alle ha u naxaristo boqorki codka M S tubeec
@raaxoahmed2443
@raaxoahmed2443 5 ай бұрын
Amn yrbi 😢😢😢😢
@ibnufaysalabdul3250
@ibnufaysalabdul3250 5 ай бұрын
Aamiin
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 5 ай бұрын
Yaarabi 21/2/2024
@KaldeeqInahooyowacan
@KaldeeqInahooyowacan 4 ай бұрын
7march 2024❤
@sidiiqbashiir8403
@sidiiqbashiir8403 Жыл бұрын
Codkiisu cajiib buu aha Sanadkii suudaan marbaa Laga xusaa Soomaliduna maba xasuusato Allah haw raxmado Tobeec
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 8 ай бұрын
Haa wlhi sanadkana way xustay halka anaga oo naga dhashtay aan iska ilaawaynay 😢Allah ha u naxariisto boqorka codka
@CabdilaahiRashiid-jm2ji
@CabdilaahiRashiid-jm2ji 4 ай бұрын
Cajabeey cajiibeey cawa iyo Ayaaneey caqligaad xadaysaa Sidageedcal iyo buur carro hodankuyalloo Dhirta kale ka caynoo Alle hawnaxariisto Aammiin Maxamed saleebaan tubeec
@eidhayaan5068
@eidhayaan5068 2 жыл бұрын
29.shabcaan 1443 Kuna beegan 31.3.22 waa habeen jimce ah ramdan waa habeen danbe sabtida sida la rajaynayo allahow sannadkan sanadkiisa nagu gaadhsii caafimaad iyo anagoo ka rumaynay hadafyo badan oo nolosha ka mida marka ay taayadana noqotana jannada nagu casuum
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Amiin
@user-nt8wd6hm6g
@user-nt8wd6hm6g 4 ай бұрын
Sanad ka dib Ramadan dhowr bari baa inaga xiga waxaan ku rajeynayaa in uu kuugu bilowdo caafimadqab iyo nabad
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
@@user-nt8wd6hm6g zxp sanadkaan sanadka xiga caafimad alla nagu gaarsiiyo
@calisied8212
@calisied8212 2 жыл бұрын
Alla muxuu jacayl iga tan batay😪😪 Cajabeey cajiibey caqligaad xadaysaa🥰
@danvos2528
@danvos2528 2 жыл бұрын
Erayadii Maxamed ibraahim warsame "Hadraawi" Laxankii cabdikariin faarax qaaray "jiir" Codkii Boqorkii soomaali isku raacday Maxamed saleebaan tubeec Thank you #Suuxaye Aad ban ku salaamaya saxiib
@bashbash5607
@bashbash5607 2 жыл бұрын
ragga musiga tumaya ayad ilowday
@muhaazlakiman9288
@muhaazlakiman9288 2 жыл бұрын
kabankii raaxeeye alla ya araxma
@sofiamahamud6495
@sofiamahamud6495 Жыл бұрын
Allah how naxaristo hadrawi
@cubeyd27
@cubeyd27 Жыл бұрын
Laxanka waa Xasan Sabriye Afrax "Xasan gareyd" sxb kulaabo ee ma'ahan Aun cabdikariin jiir inta kale waa OK
@danvos2528
@danvos2528 Жыл бұрын
@@cubeyd27adigu dib usoo baadh sxb waxanan hubin marnaba maan soo qoreene
@afrah1736
@afrah1736 Жыл бұрын
Maalin jimcaaa 4 11 2022 saacadune tahy 11 11 daqiiqo ayaan ku raaxeysanayaaa hesta cajabey magaladune wa mugdisho degmada shibis qofki iga danbeeyo likta ha ila dhaaafin 💖💖💖💖☠🥱
@blackdiamond699
@blackdiamond699 Жыл бұрын
4/8/2022 maalin Khamiis ah 2:20 duhurnimo Baan ku raaxeysanyaa heestaan jeceyl aan u qabo qaaramiga dartiis Rabbi ha u naxariisto m. S. Tubeec 🥰🤲
@cabdiraxmankhalif683
@cabdiraxmankhalif683 Жыл бұрын
Raaxo mahe Eee tiktok ayan kaso arkay musickadan iska dhehh😀
@anisaqueen7496
@anisaqueen7496 Жыл бұрын
Kula mid galab jimca 5/8/2022
@xubiaxmad8978
@xubiaxmad8978 Жыл бұрын
13/8/2022
@hilaldalel7625
@hilaldalel7625 Жыл бұрын
14/8/ 2022 7:25 PM anoo cashira jamacada ka shaqeynaa ayan dhageysana ❤️
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Qaadka aad ku mirqaamaysaa ma jabis baa mize waa gaagaab
@armaankhadar7091
@armaankhadar7091 11 ай бұрын
Waa hees ereyo mug weyn io laxan cajiiba xambaarsan Hadaan la i cadaabeyn Rabbi ii cadhooneyn Dadku inu ku caabudo Madowgiyo cadaankuba Ku caleema saaraan Sow kuma canaanteen ❤ Allow u naxariso tubeec io hadraawi abdikariin qaarey jiir 🤲
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 8 ай бұрын
Aamiin yaa rabbi
@halyeygabadhisa410
@halyeygabadhisa410 2 жыл бұрын
2022 ya jooga love qaaraami ❤️❤️
@gurmadwalalmedia533
@gurmadwalalmedia533 2 жыл бұрын
✌️
@aflaxhassan7882
@aflaxhassan7882 2 жыл бұрын
Saba cismaan xasan
@alimohamedadow5497
@alimohamedadow5497 2 жыл бұрын
heestan maanta oo jimco eh neyrobi ku dhageesanaa taariiqada waa juun 17 _2022
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Waa lajooga labuuxa.nagula raaxeyso Allah yarxma tubeec
@maxamedibraahim374
@maxamedibraahim374 Жыл бұрын
Amintu wa Habenimo 1:30 am Tariikhduna 7/8/2022 Heestuna wa--- cajabeey cajiibey .......... Jawi dagan dhamaan muqashaqiinta heestan dabaday dawan dontaaay................❤️💯
@aamirmatiasofficial5353
@aamirmatiasofficial5353 Жыл бұрын
6:45 subaxnimo hore iyo caasimadii dalka muqdisho, AHU tubec iyo hadrawi
@beereedofficial751
@beereedofficial751 Жыл бұрын
Subax nimo hore 9:40 inta u dhaxeysa Belgium iyo Netherlands heestuna waa cajabey cajiibey
@ubaxqaali8210
@ubaxqaali8210 Жыл бұрын
Galab wangsn xili casir ay tahay jawigana uu yahay mid dagan saxansaxo roobeed baa carfeyso Gobtu waa magalada Mogadishu 14/6/2023/ saacdu tahay 3:26 galabnimo
@umubahja1508
@umubahja1508 Жыл бұрын
Jawi dagan Michigan USA manshallah
@saidmohamed745
@saidmohamed745 11 ай бұрын
Gorsheegtu waa 09:33 gu'a2023/8/18 Heestu waa cajabey cajiiibeeeey Alfanaan maxamed saleeban tubeeec From bosaaso
@abdirshiidmaxamed6730
@abdirshiidmaxamed6730 Жыл бұрын
Allah yarxma Fanaankii Qaatey.nr1 ka.Waaberi iyo Geyiga somalida 80 maad kii.Tubeec.Ragedii( It was Best Of the best Singer and Voice.outstanding Hight Level
@ahmedjaangoan7549
@ahmedjaangoan7549 2 жыл бұрын
Hoobaan casuus lihi Laamaha cusleysoo Iga sax qoraalka erayada heesta boqorkii Codka Allaha u naxariistee Tubeec.
@SuldaanYusuf
@SuldaanYusuf 6 ай бұрын
War sxb legend ayaa tahay waanba fahmi waayay sxb qoraalk maksoo dhigi kartaa heesta waa hadaad nooshahay
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto Marxuumka🤲😥
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Erayadii allah u naxariistee abwaan Maxamed ibraahim warsame Hadraawi Iyo heesta cajabeey cajiibeey
@abdifitahhayla6538
@abdifitahhayla6538 Жыл бұрын
3/1/2022 waa 2:11 habeenimo waa waqti mucaashaqiinta keliya soo jeedaan jawi degan weeye salaamulaah mucaashaqiinta gadaashey daawanta, heesta Cajabeey ee AUN Abwaan hadraawi mulaxanmiste Abdikariin Jiir. 1year 733k view's
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
4/3/2023/dhegesanayaa🥰
@mohammedbasheer1849
@mohammedbasheer1849 Жыл бұрын
Ala yaaraxma maxamed saleebaan.tubeec iyo intii muslim ah ee dhimatay
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 Жыл бұрын
😭😭😭😭 malin istiin arima badan igu fur furan oo jcl baah san i hay . Gabar ayaan ciisa la dhaha ax ala beerka ax 7 bisha 9 . 2022 wan soo xasuusan dooona maraa hamigeeyga gaara . Waxan iska deni raba qadkaan i qaribay oo hamigeeyga aan ka gaari la ahay badana mar walba fiir sada wayo waxan raba inaa ku badala aq rinta kitaabka qur aanka oo aan badiya iyo barida alle sqlada subaxna aay iga baqan aloow sii sahal amuura heeyga ax
@haniahaldhaa3566
@haniahaldhaa3566 Жыл бұрын
Allha ku rumeeyo hamigaaga wll
@hanixuseen3678
@hanixuseen3678 Жыл бұрын
😭😭😭😍😭
@Shaakiile12344
@Shaakiile12344 Жыл бұрын
sxb dhibka iyo adeega nolosha qofna lama dhalan ee nolosha adag ha u liicine ee dadaal oo go'aan dhaxalgal kuu ah qaado. ani kula hadlaya wxn 06/02/2023 waayay qof aan 5 sano garab iyo gaashaan u ahaa ayaa marka ay yookeeda gaartay tiri waxaa kala tag aheyn ima maraan. Qiyaas qof aan 5 sani hami iyo hididiilo ka lahyd oo si fudud kuu nacay. Allah aa mahadsan iska leh iga dhigay nin adag oo duruufada adag aysan waxba ka bedelin. hadda 13/02/23 11:20 pm in Mogadishu.
@maryamyassin6888
@maryamyassin6888 Жыл бұрын
Sxp hada xalkagu wa side
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
zxp hal sano ka dib maxa iskaga badalay
@mahdiyaelmi3693
@mahdiyaelmi3693 Жыл бұрын
Cajabayeey cajiibeey Cawo iyo ayaane Caqligaad xadaysaa Allaha u naxariisto abwaan hadraawi oo ah mu,alifka mirahaan dahabiga ah Boqorka codka alfannaan maxamed sulaymaan tubeec asna qabriga allaha u waasiciyo rag qaymo leh ayaa naga baxay inkastoo xasuustoodii kayd iyo dhaxal noo tahay👍👍👏👏
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 Жыл бұрын
Haka reebin c.kariin jiir oo ah boqorka laxamiistayasha
@mahdiyaelmi3693
@mahdiyaelmi3693 Ай бұрын
qabriga allaha u waasiciyo mulaxan cabdikariim faarax qaareey(cabdikariim jiir) rag culus bay ahaayeen dhamaantood raggaas oo kulliyad fanka ooga soo bixi lahaa yaaba hortooda istaagi lahaa ayagoo aan tacliin khaas ah u galin ayaa la hollin waayay​@@abdirahmanwehliye368
@miskijama
@miskijama 6 ай бұрын
Fri,19,1,2024 insha allah 2025 iso xasuusiya waqtigan oo kle😃
@bashiirmocalim9655
@bashiirmocalim9655 2 ай бұрын
Yaa dhagaystay 2024
@faizaadam1393
@faizaadam1393 3 ай бұрын
I can’t stop listening to this eong❤
@haajifayte7759
@haajifayte7759 Жыл бұрын
2022 /12/10 Saacadu Waa 3 Saac Fiidnimo Mesha Anku Dhegaysanayaa Heesta Waa Helsinki Finland Jawi Macaan O Qurux Badan Waxa Msakxdayda Kuso Maaxanaya Gabdhii An Adisababa Mrkan Jogay Is Jeceeln Amuuun Kadib An Kala Halawanay Anako Wada Soconay 3 Sano Hadana Qofkasta Mrku qurbaha Galay Kii Kale Wyey Im Very Sorry Si Aan U Baafiyo Hadaaan Garanayo Aan Aheen Social media Ahen Waan Baafin Lahaa Jeceel An U Qabo Dartiis 8 Sanaa Laga Jogaa Amuun Weli Maan Ilawin
@abdirahmanwehliye368
@abdirahmanwehliye368 Жыл бұрын
Hadrwaai, jiir iyo tubeec ma jirto cid kle oo ka cabqarisan oo heestaan ka maqan Dhamaantood alaha u naxariisto
@maxamedcllaahi5722
@maxamedcllaahi5722 5 ай бұрын
Waa xasan great jiir beel😂😂😂
@najmaosman7014
@najmaosman7014 2 ай бұрын
​@@maxamedcllaahi5722laxanku Maanu jiir ahayn wll
@abdinaafac8211
@abdinaafac8211 Ай бұрын
​@@maxamedcllaahi5722war yaa lagu maqal laxanka wxa iska leh aabihii laxanka c/kariin jiir qaarey asaaba ka sheekenaayo jahilow wx soo baro
@apdulla111
@apdulla111 6 ай бұрын
1/1/2024 4:17AM kevlafik Iceland 🇮🇸 janatu-firdawsal aclaa allaha inagu kulmiyo dhamaanten waxn jeclaan lahaa inan walidiintay iyo walalahy aan ku ag dhageysyo anagoo hoolka xaafda wada joogna xili la wada qadeynayo magalada BORAMA allaha sanado badan oo bash-bash iyo barwaaqo leh inagu wada simo ani iyo walidiintay/walalahy iyo dhaman umada somaliyed/muslimka somaliya ha nolaato 🇸🇴 ❤
@abdimalikyare7940
@abdimalikyare7940 5 ай бұрын
Aamiin wlalkay qalbigaa iga taabatay
@cubeyd27
@cubeyd27 Жыл бұрын
Rabbi SWT naxariistii janno hakaa waraabiyo abawaankii aan abawaanada soomaaliyeed ugu jeclaa Maxamed ibaraahim Warsame "Hadraawi" oo shalay oo khamiis ah ku geeriyooday magaalada Hargeysa. Thu, 18/August/2022 maalin aan weynay Faylasuuf,Mufakir,Cabqari,Abwaan, Suuganyahan,indheergarad,hal abuur afmaal, Runtii Makatabad guureysaad ahayd oo inaga baxday. Maanta oo jimco ahna taariikhduna tahay, Fri, 19/Aug/2022 la'aasay caawana qabri u hoyanaayo. Sidookale rabbi SWT naxariistii janno haka waraabiyo boqorkii codka Maxamed Saleeebaan Tubeec. Sidoo kale ilaahay cimriga iyo caafimaadka iyo cibaadada ha ubarakeeyo Mulaxamkii weynaa Xasan Sabriye Afrax "Xasan gareyd" oo laxanka heestaan cajiibka ah ee "Cajabeey" sameeyay. 1 Sano ay channelka ku jirto, 469K Views 2.1K likes👍 bay mareysaa heestaan xiligaan. Thank you Suuxaaye🙏🏻 Fri, 19/Aug/2022 10:49 PM
@FatimaMahamett
@FatimaMahamett 20 күн бұрын
Ilahy ha uwada naxariisto dhammasntiid😢
@khadarahmedadem
@khadarahmedadem Жыл бұрын
Maalintii labaad ee Ciidul Fitri. Goobta Gebiley. Tar.22.4.2023❤ Ciid mubaarik dhamaan ummada Muslimka ah ,sigaara ummadeyda Soomaaliyeed ee aan ka dhashey.
@nuradiinabdiabdulle1569
@nuradiinabdiabdulle1569 11 ай бұрын
Xasuus cwa wxn joga Atlanta America wliba jawi macn bn ku dhageysanaya heesta😢😂
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h 2 ай бұрын
hada usoo socona allow no fududee
@SareyFarah
@SareyFarah 6 ай бұрын
Amazing😊❤AUN The King Sound of Somalia ❤Mohamed suleymaan Tubeec😊 21/01/2024❤sunday😊
@abdirashidmohamed9542
@abdirashidmohamed9542 2 жыл бұрын
Heestan waxaan soo booqday 16/7/2022
@Dangarad.01
@Dangarad.01 28 күн бұрын
Rag culus baa ku kulmay, wax wacno lehna way soosaareen.😊
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn Жыл бұрын
Ku caleema saaran Sow kuma canaanten Waa hees lagu farayaraystay erayada laxanka musica alla muxu fanku sharaf lahaa🥰
@baaricade1195
@baaricade1195 Жыл бұрын
10.10.2022 Aad baan ugu raaxestay codkiisa Allah unaxaristo Maxamed s.tubeec
@queentaasha9254
@queentaasha9254 11 ай бұрын
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 8 ай бұрын
Heesihii mirqaanka waan qoray heeztan allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen (abwaan hadraawi ) and king voice mahamed saleebaan
@khalidfaraskacad895
@khalidfaraskacad895 Жыл бұрын
27.4.2023 habn jimca so galaayo 8:00pm gaadhaan ku jira waxaanan sugaya inan aan jecelhy. Salaan sare inta iga dambaysaay.
@cusmaanshangaani6443
@cusmaanshangaani6443 Жыл бұрын
Alle ha u naxariisto al fanan mohamed suleyman tubec waa fanankii loogu magac daray boqorka codka
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
Who is listening 2024 my fav ❤
@abdurahmanjama4411
@abdurahmanjama4411 4 ай бұрын
Aniga cawa dhegeysan Zb
@drduhjama4093
@drduhjama4093 4 ай бұрын
Me
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
@@drduhjama4093 2025 ina balan ah lph 👍
@user-zi1bg8sv8s
@user-zi1bg8sv8s 4 ай бұрын
@@drduhjama4093 2024 l.a pro
@idirisjamac1074
@idirisjamac1074 3 ай бұрын
Aniga 1:43 am kaligay inigoo murqaamaya
@xidig3833
@xidig3833 Ай бұрын
Alaha unaxriisto abwanka
@user-rx9pn4wv1i
@user-rx9pn4wv1i 5 ай бұрын
2024 Heesta midhaha macan leh Hdad igadanbeyso sobooqato like isaar😂
@sayidalisiciid4664
@sayidalisiciid4664 Жыл бұрын
Abwankii sameyay ale haw naxaristo maxamad hadrawi shaybaa lagu aasay magalada hrgaysa
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 2 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen
@zaamnews4717
@zaamnews4717 2 жыл бұрын
hesstani in la qiyaaso aad ayey ugu baaxad wayntahy waxaana curisay maskax aad cajiiba dadka iminka joogna iska daa in ay curiyaana heestan oo kale ereyadeeda ayaanay macnayn karin
@samsamcamalle1080
@samsamcamalle1080 2 жыл бұрын
Anigu xataa ma macnayn karo
@abdilaahihussencg9169
@abdilaahihussencg9169 Жыл бұрын
Eryad waxa
@abdirahmanhaydar9481
@abdirahmanhaydar9481 3 жыл бұрын
Hestan erayo ku jiraan ayuu badalay wana sidatan dadku inuu ku caabudo madow iyo cadankuba ku calema saran ayey ahed Waxa uu ka dhigay dadku inuu ku calmadoo madow iyo cadankuba kuu calema saraan fananka erayka cabudka ma jeclesan waresi uu bixiyay ayan dawaday marka hesta soo radida markale ayuu dip u duuway majad sanidiin
@faydasmana
@faydasmana Жыл бұрын
Clipkan weye kuu dhahayoba dadku inu ku cabudo
@ismailsmile9496
@ismailsmile9496 Жыл бұрын
subah hore oo aan taraag ku jiro inta u dhexaysa Austria ilaa Germany heestuna cajabeeeey🫂
@deeqodeeqoxasan3098
@deeqodeeqoxasan3098 2 жыл бұрын
Best song wllhi allow unaxariiso
@muusemohamed2322
@muusemohamed2322 Жыл бұрын
Allow hakuu naxriisto boqorka codka aamiin
@cabdiraxmaandhagacadde8969
@cabdiraxmaandhagacadde8969 Жыл бұрын
Halkaa iga sax Dhirta kale ka caynoo Hoobaan casuus lihi Laamaha is celisoo ❌️❌️ ✔️ Dhirta kale ka caynoo Hoobaan casuus lihi Laamaha cuslaysoo✔️✔️✔️✔️
@xidigahaofficial8281
@xidigahaofficial8281 2 жыл бұрын
Cajabeey cajiibey Cawo iyo ayaaney Wxn so booqday halkaan 24 rajab 1443 Kuna asteesan 26/02/2022
@Aduun58
@Aduun58 Жыл бұрын
Emotion ban ahay tubec heesihisa markan dhagesto labo gabar ban isku wada midna si xad dhaaf ah bay ii jeceshahay midna school keeni ilaa an ka dhameenan isjecleen ilaa hadda oon jamacadi ka baxay iyadana ay wadan isjecel nahay tan ijecel wa mid waxksta ii hurta xitaa gabarnimaded😢 waxan ka qoomameya waxan sidan usameeyay 😢😢 noloshyda fikir iyo walwal ban ku qaata waqtigyga😢 waxan jeclahay inan wada guursado labadooda ee iso duceeya dhaman mucashaqiinta walalahayga ah ee somaliyeed😢😢😢😢😢😢😢
@ismailyare3225
@ismailyare3225 Жыл бұрын
Waa suuronaysa adeer jileecas raga uma fiicne is adke
@faydasmana
@faydasmana Жыл бұрын
Munafaq🙂
@maryamyassin6888
@maryamyassin6888 Жыл бұрын
Mafiicna waxa samaysay allaha ku fududeeyo sxp😢
@bilalabdi9148
@bilalabdi9148 3 ай бұрын
zxp maxa kuu hagagay
@mawlidmahamed1891
@mawlidmahamed1891 Жыл бұрын
Amintu 12 habeenimo 3/7/2023 safar tahriib ameerika kujiraaa duco waalid qabaaa inshalah guul iyo gobanimo
@Dsaxan
@Dsaxan 5 ай бұрын
Wll ma nabad tagteyna
@DVA252
@DVA252 Жыл бұрын
Alle ha janeeyo dhamaan Fanaaniintii Sharafta lahaa. Dadkii Falsafada Faneed u saaxiibka ahaa. Qalbigayga ayaad ku noolaan doontaan.
@mahamuttislam414
@mahamuttislam414 Жыл бұрын
20-jully-20223 maalin khamiis ah ayaan kubdhagaysanayaa qolkayga oo mugdi ah magaalada dhagaxbur dds
@mohamadmohiyadin9110
@mohamadmohiyadin9110 Жыл бұрын
Allaah ha unaxariisto
@Ahmedmustafa329
@Ahmedmustafa329 Жыл бұрын
Boqorka codka max,ed saleb tubec AHN Heesaha abwan hardaawi alifay waa cajiib dhamantod AHN
@qasimabukar7488
@qasimabukar7488 Жыл бұрын
Erayadii Hadraawi Laxanka C/Kariim Qaarey "Jiir" Muqdisho 1975
@halhaystv
@halhaystv Жыл бұрын
Ereyadii Hadraawi
@suuxayelyrics
@suuxayelyrics Жыл бұрын
aad iyo aad mzuul
@Alfaaro
@Alfaaro Жыл бұрын
Galabta waxaan usocdaa xarfo waxan ka nimin bursalax oo aan kubad la soo dheelnay, markan bursalx kasoo.baxney baan daraney heestan tubeec waxan la kulanay jawiyo kaladuwan. Roob ,dhaxan iyo dayax . 4-june 19:39
@asmamawel8344
@asmamawel8344 Жыл бұрын
Waa maalin isniin ah 2022 12 12 Galab weeye saacadu waa 17:30 Heestan ayaan dhagaysan anoo kaligay ah allow kuu naxariiso abwaan haadraawi iyo fanaankii codkan lahaaba
@manal8149
@manal8149 Жыл бұрын
1/6/2023 habenimo allow ku naxariso
@cabdiaxmedboss1521
@cabdiaxmedboss1521 Жыл бұрын
Kaliya dhibta baan u dhageysta heesaha 😭
@uuztaadka
@uuztaadka 11 ай бұрын
Maxamed ibraahim warsame Hadrawi Alle naxariz iyo jano haka warabiyo Abwaanki wayna 3:30 1/8//2023
@Sirayyanle
@Sirayyanle Жыл бұрын
Laamaha Cusleysoo Maaha Laamaha Is celisoo.✌️
@Abdirahmanalu4101
@Abdirahmanalu4101 Жыл бұрын
Taarikhdu waa 3jul saacadu waa 7:30 habeenimo waxaan fadhiyaa oo aan ku qayilayaa tarabuuka xaafad la dhaho oo ku taalo mogadishu waxaan ku jiraa jawi aan inaba caadi ahaayn 😊Allah yaaraxma boqorka codka😢
@Nuurabilan1234
@Nuurabilan1234 11 ай бұрын
Ana 3 August 5:57 Galabnimo goobtu waa gurigyga magaalduna hargaisa lol🤣
@mahamedyare672
@mahamedyare672 11 ай бұрын
​@@Nuurabilan1234sxb saacadu 03;19 meeshuna waaa bosaso puntdlaand
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 8 ай бұрын
Caqligaad xadeysaa Sidaa geed cal iyo buur Carro hodan ku yaalo Cokano irmaano Amasing ereyo mug weyn abwaan iyo fanaan weyn ilaahaybA weynE AllE ha u naxriisto labadaba aamiiin 😢❤🤲💔
@muna6706
@muna6706 Жыл бұрын
Heestan wan jclhy jacaylkayga dhagysta ❤️🫶🏼
@cabaasozil8
@cabaasozil8 21 күн бұрын
hooyo mcn cajaabo raage❤
@Bilaawaji
@Bilaawaji 2 ай бұрын
Sida Geed Cal Iyo Buur Carro Hodan Ku Yaaloo Cokanoo Irmaanoo Dhirta Kale Ka Caynoo Hoobaan Casuus Lihi laamaha Cuslaysoo Ubaxuna Tin Iyo Cidhib kaga Dhigay Cadaankoo Dusha Sare Caleentii Cidhifka Isla Gaadhaan Biyo Wada Cabteenoo Hadaan Lay Cadaabayn Rabbi Ii Cadhooneyn Dadku Inuu Ku Caabudo Madawgiyo Cadaankuba Ku Caleema Saaran Sow Kuma Canaanteen
@qasindhay2623
@qasindhay2623 Жыл бұрын
Dusha sare caleentii Cidhifka isla gaadhaan Biyo wada cabteeno Boqorka codka allah ku naxariisto🙏
@abdiqanimohamed3292
@abdiqanimohamed3292 Жыл бұрын
Allaaya raxma Maxamed S. Tubeec
@AbdirisaaqMohamedabdi
@AbdirisaaqMohamedabdi Ай бұрын
Allh LUNA XA RISto😊
@SamraSam-tf6qb
@SamraSam-tf6qb 3 ай бұрын
Xasuus noloshii hore walee qimee laheyd❤❤❤ allaha unaxariisto
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg
@CabdiqaadirYusuf-lg6dg Жыл бұрын
Wa cidal adxa oo ku began 28/6/23 Malin arbaca ah waxan ku qayilaya qolkayga sacaduna tahay 10:30 habenimo ciid mubarig umada somaliyeed odhan igu so duceyay Inan Helo shinbirtaydi m s tubeec ilahay ha unaxaristo Amin Amin amin
@aducaale328
@aducaale328 Жыл бұрын
Cajabeey cajiibey Cawo iyo ayaanee Caqligaad xadeysaa AUN Alfanaan Tubeec, Abwaaan Hadraawi iyo Laxamistaha weyb Cabdikariin Jiir. Waa 31 Match 2023 Danwaadagta, Wadajir, Mogadishu, Somalia 🇸🇴
@AliaFarah-nu3od
@AliaFarah-nu3od Жыл бұрын
Allah unaxaristo marxuunka waxan soboqday 1, 10, 2022
@barrelyrics3811
@barrelyrics3811 Жыл бұрын
Xalay Dhan waxa sugagay inanta jeclaa waa kugu soo celinaya hada waa 12.30 Bay isoo qortay xalay waa sexday mesha Rabayna waa ka daahay dib Anaa rali galin u siiyay sorry ppe 14_9_2022 jacayl xumaa 💔💔💔💔💔
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 Жыл бұрын
Jaceylku xuma
@adoontiialle229
@adoontiialle229 Жыл бұрын
Boqorkii codka ❤ Allow unaxariso sidu heesaha mcn nogu mawaaliyey
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 8 ай бұрын
Axsan hes cajibey cajibey aqliga xadeysa hadan ley cadabeyn rabi I caroneyn dadka inu ku cabudo cadanka iyo madow ga ku calemo sartan aun King voice tubec 😂😂😂😂😂
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
محمد سليمان الايرحم لم يأتي بعدك احد ستظل ذكراك خالده في ادهان الشعب الصومالي والعالم أجمع
@sagalduraan3489
@sagalduraan3489 Жыл бұрын
عدم مواخده ، ممكن تصحح الله يرحمه، حضرتك كتاب الا يرحم.
@mohamudibrahim537
@mohamudibrahim537 9 ай бұрын
@abdirahmansheikhabdi3848
@abdirahmansheikhabdi3848 2 ай бұрын
Alaha ha unaxariisto
@umuamiiraabdihakim7171
@umuamiiraabdihakim7171 Жыл бұрын
alle ha uu Naxariisto Mohamed Saleiban tubeec
@diamondpoi1520
@diamondpoi1520 Жыл бұрын
25.10.2022 aad baan ugu raxeytay allow kuu naxariiso
@ayaanmaxamed6927
@ayaanmaxamed6927 Жыл бұрын
Wa malin jimce ah 19/5/2023 wiil baa qoraal whatsap igu so diray wa so radiyay ❤ hestan all somali wa salamya
@nimcodahir7631
@nimcodahir7631 Жыл бұрын
Waxay muujinaysaa heestaan in ruuxa aad jeceshay aad la jeceshahay wax walba oo nafi ay ku fakarto❤ Hadaan lay cadaabayn😢 Rabi ii cadhoonayn😡 Dadku inuu ku caabudo Cadaankiyo madowguba 🥰 Kuu caleema saaraan❤ Soo kuma canaanteen🙋🧏 ❤❤Jacaylku ha waaro❤
@KhaalidMohmed-vh2ps
@KhaalidMohmed-vh2ps 4 ай бұрын
Afrtii abwan ee ereyada laha AlHu Hadrawi ALHu maxamud hure AlHu axmed Mooge AlHu AXmed saleban bide
@mustafmohamedhashi
@mustafmohamedhashi Жыл бұрын
Axsan Hees AUN Mohamed S.Tubeec
@foosiyafaaraxmaxamed8996
@foosiyafaaraxmaxamed8996 Жыл бұрын
Alle ha unxriisto
@user-jk7ur8oj2t
@user-jk7ur8oj2t 2 ай бұрын
Somalis best ever song❤
@maxamaddaahir1043
@maxamaddaahir1043 3 жыл бұрын
Alaha u naxariisto marxuumka
@suuxayelyrics
@suuxayelyrics 3 жыл бұрын
Amiin walal
@nasreincali664
@nasreincali664 Ай бұрын
Allow ku naxariiso ya rap
@caderashid9188
@caderashid9188 2 жыл бұрын
Hestan waxan marwalbo ku xasusta my brother #ibrahim rashid farxad igu nolow bro
@CaydaruusH
@CaydaruusH Ай бұрын
Hobal cajiib ah buu ahaa
@ShahiidDeeq-le6mh
@ShahiidDeeq-le6mh 3 ай бұрын
Ya ila dhagaysanoyo 2024/4/18🎉❤🎉
@Abdillaa
@Abdillaa 25 күн бұрын
Legend 2024 /2025🤚🏻
@ifraxqurux8934
@ifraxqurux8934 Жыл бұрын
20017/xiligaas iyo arimo badan igu fur furnaayeen🌜🌹🌹🌹🌜💕💕💕🙏
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 10 ай бұрын
Bqorki codka mohmed saleban tubeec ale ha unaxaristo.❤
@aanisbashir6080
@aanisbashir6080 Жыл бұрын
Laamaha cuslaysoo ;;;;: hadi at macquultahay ka sax meesha aad Tiril laamaha is celisoo
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 8 ай бұрын
15/11/2023 daawanaya
@Hanuunkaislaamka956
@Hanuunkaislaamka956 8 ай бұрын
16/11/2023 kula daawanyaa
@mohamoudkaderfure3857
@mohamoudkaderfure3857 5 ай бұрын
Allow u naxariiso Maxamed salebaan tubeec boqorka codka
@buunisyare3612
@buunisyare3612 Жыл бұрын
Boqorkui codka soomaaliyeed
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Old is gold🥰
@MohammedAhmed-py4rk
@MohammedAhmed-py4rk Жыл бұрын
Allow u naxariiso boqorka codka. Wed, 31 2022
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTA GUFAACO | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS
6:49
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 1,7 МЛН
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Зачем он туда залез?
00:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3,2 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 13 МЛН
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 18 МЛН
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 3,3 МЛН
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
MAXAMAD S TUBEEC | HEESTII BARNI | HEES QARAAMI XUL AH + LYRICS
8:14
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 134 М.
HEESO KABAN AH QARAAMI MAXAMAD SULEEBAN TUBEEC+
1:41:02
Bashir Hashi Yussuf
Рет қаралды 504 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 695 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 46 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 6 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 495 М.