Barnaamijka Hibada Qofka wareega 1-aad Part 7

  Рет қаралды 41,945

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Barnaamijka Hibada Qofka wareega 1-aad Part 7
Xuseen Xareed oo dhalinyaro kale oo qeyb galay wareega 7aad

Пікірлер: 84
@Samawadechannel
@Samawadechannel 2 жыл бұрын
Masha allah waxaan halkan ka dhex arkay gabadh dayar oo tirinaysa maanso ama jiifto cajiiba oo ku saabsan hooyo runtii aad bay qalbigayga u taabatay maansadaasi sasabtoo ah qiima ay leedahay hooyo mcn waxaa dareemi kara qof hooyo la'aan ah sidayda alle haku xafido abaayo hooyadaana hakuu xafido waxaana idiin rajaynayaa inaad nolosha farxad ku dhamaysataan adiyo hooyadaa mcn❤❤👏👏
@-jf3fu9fb8b
@-jf3fu9fb8b 2 жыл бұрын
Allaah subxaanahu watacaalaa halaga cabsado , Walaalayaal heesta iska daaya , dadkana hees hafarina / ha amrina , aduunkiina iyo aakhiradiina utura .
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
❤❤❤
@jamilamusse5616
@jamilamusse5616 2 жыл бұрын
Xaasid cusiri ah baa tahay bidaar love
@bashiirmuusecusmaan5287
@bashiirmuusecusmaan5287 2 жыл бұрын
Hhhhhh wlhi waa qoslay
@alihazzan1169
@alihazzan1169 2 жыл бұрын
Wlhi wey iga ilmeysiisey gawdha masada hooyo ka hadleysey masha Allah
@anishaa1438
@anishaa1438 2 жыл бұрын
Xuseen siyaaad cali HAA HAA HAA👏👏👏👏👏
@drapdirizak7485
@drapdirizak7485 2 жыл бұрын
Xussein ziyad guul xqqdii the best voice ayaad leedahy
@innocentgirl9984
@innocentgirl9984 2 жыл бұрын
Masha Allah hooyo macan Rabi haku naxariisto la,anta dunida nuur malahan😭
@umsaad9390
@umsaad9390 2 жыл бұрын
Cadadka qurxoon ku aqriya quranka kariimka ah oo iska dhaga shaydanka idiin gacan hadinayo
@hanisaciidmaxamuud576
@hanisaciidmaxamuud576 2 жыл бұрын
Inay tartanka quraan qabtaan ahyd
@mohamudomar4528
@mohamudomar4528 2 жыл бұрын
Eedo khadiya cali warsame aad ayad iiga farxisay Alle haku sharfo eedo hore u soco ❤️❤️❤️❤️❤️
@fatushlul9580
@fatushlul9580 2 жыл бұрын
Amazing voice hussein👏👏👏🌹🌹🌹🌹🌹🌹
@mariamabdullah2126
@mariamabdullah2126 2 жыл бұрын
Xasein yisaayd ali welldone.Odeygaan wareersan ee warka badan waxba garsoon kama ogee meesha kasaara.
@sumayazuzu5486
@sumayazuzu5486 2 жыл бұрын
Kkkk somahan 😂Wilka kuwa ka liitay buu Haa siyay asagana maya kulahaa 🙄
@abdijabarjumbo6433
@abdijabarjumbo6433 2 жыл бұрын
Xuseen siyaad cali baastoow yare 👏👏👏
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle 2 жыл бұрын
Wiilka heesta buulaburde qaadayey cod buu leeyahay, inta kale ee ka qaldan waa la sixi karaa laakiin codku waa hibo ee maaha wax la baran karo. Qofkii cod macaan leh in la garab istaago ayaan qabaa anigu.
@MohamedAmiinF2S
@MohamedAmiinF2S 2 жыл бұрын
War Xuseen Siyaad Cali 10 toban Buu qalmaa Heesta waanba sii Jeclaaday 🥰🥰
@bintukaafiya2814
@bintukaafiya2814 2 жыл бұрын
Alle haydin xafido dhamaan walaalaha muslimiinta ah waxan idinka codsanayaa inaad igu soo ducaysaan Aabo oo iga xanuusanaaya Alle haydin barakeeyo dhamaatiiba oo haydin siiyo muraadkiinoo macaasila'a
@RoyalFamily4
@RoyalFamily4 2 жыл бұрын
wiilka xuseen siyaad cod aya ku jiro isha ku haaya
@jamilamusse5616
@jamilamusse5616 2 жыл бұрын
The best voice uu heeystaa xusen
@mohamedmukhtaar6929
@mohamedmukhtaar6929 2 жыл бұрын
xuseen wlhi tiktok baan kusoo arkay xagaanan kaso raadshaY Axya zawt wll ilhy codka haku barakeeyoH
@hanisaciidmaxamuud576
@hanisaciidmaxamuud576 2 жыл бұрын
War meesha xuseen baa ugu leh ish calaa cod fanaanimo welcome
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
Xuseen Siyaad Heeska Buulo Burde Tartamayaashii Sanadkii Hore Kaalinta 3aad ayuu Galay Mogdishu Got Talent
@araweloqurux3144
@araweloqurux3144 2 жыл бұрын
Ilahay hak baqa dadka xuman iyi akhirose ha ugu yirine
@sacdiaqurux4078
@sacdiaqurux4078 2 жыл бұрын
Xuseen ziyad wllh waa cod mcnyahy guul
@nazim1523
@nazim1523 2 жыл бұрын
Wwwww xussen siyaad 👏 guulayso 👏👏👏🙏
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 2 жыл бұрын
Xuseen massha allaah guulayso
@abdinasiryussuf5218
@abdinasiryussuf5218 2 жыл бұрын
I support yussuf xaybaro legend
@ashao6383
@ashao6383 2 жыл бұрын
Buula burda Maashaa alah
@faysalabdisigat3678
@faysalabdisigat3678 2 жыл бұрын
xaybaro sxb odayga wiilka heesta bastow qaaday in uu maya dhaha maba ahayn ee qofkas oo kale yaan lagu darin gudiga
@jamiilanuur2007
@jamiilanuur2007 2 жыл бұрын
Masha allah tabarakallah gabadha hooyo mcn tixdeeda tirisay Allah haku barakeeyo habo mcn ❤❤❤
@Aweysmohamed2121
@Aweysmohamed2121 2 жыл бұрын
www Xuseen inaba cadi mahan dhan walbo xuseen guul bro🤚
@ismaaciilxasan147
@ismaaciilxasan147 2 жыл бұрын
cesh cala fanaan xuseen siyaad guud bro
@walahhassan2732
@walahhassan2732 2 жыл бұрын
Amazing voice husein 🥰🥰🥰👌
@sofiaosman6730
@sofiaosman6730 2 жыл бұрын
Xuseen Siyaad 🥰
@fadumamohammed3542
@fadumamohammed3542 2 жыл бұрын
Xusen siyad xeybaro iyo odayga okiyalka waa hagraten ku celiya markle
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 2 жыл бұрын
Hussein siad legend always legend hr mr wcn aptia qybtaaan aadaaan kugu wtaaaaaaa dhnka heesta
@mirejr484
@mirejr484 2 жыл бұрын
Xuseen waa nin codkiisu yahay cajiib Wuxu horay ogaso mid noqday dhalinyaradii Ka Qeyb gashay tartankii Mogadishu's got talent Magaranayo sabab UU oga haray tartankaa Wuxu lahaa cod AAD U cajiiba Hees UU lahaa xasan Adam samatar Aya Eheyd heestii Ka yaabisay abwaan akhiro iyo shimaali Sidokale heestii cadar EE AUN cabdi naasir macalin siciid Aya Ka Qeyb Eheyd Haddane waa heestii buulabarde Anu alfannaan daahir gacaneey
@bezaanimedia4416
@bezaanimedia4416 2 жыл бұрын
Wiilka qaadi doono tartankaan xusen ziyaaad
@fathahassan1244
@fathahassan1244 2 жыл бұрын
Www viva bula burde❤❤❤❤
@naimahuseinmohamed7465
@naimahuseinmohamed7465 2 жыл бұрын
Masha allah wiilka heesta bula burte qaday
@fe8445
@fe8445 2 жыл бұрын
Allah ka baqa. Caruurta ha naga fasahaadinina. Waxan aad ku tababaraysaan maxay ka faaiidayaan aduun iyo aaqiro.
@luuzhakiin8628
@luuzhakiin8628 2 жыл бұрын
M.asha heesta bulaburtee jogi jirtay baladweyne m.a cod mcn ayuu ku heesay
@jamilamusse5616
@jamilamusse5616 2 жыл бұрын
Kuwa kaliitaad baasisay aad baan kuu dhaliileeynaa Hadaan nahay shacabka ku fiirsanaya
@mursalhadhiye3734
@mursalhadhiye3734 2 жыл бұрын
Xussen siyaad mnsh allh
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 2 жыл бұрын
Odaygan ilakaha la' teembo ayuu ku wareeray Waxaas marka qofka heesta loo tumayo waa lagu taba baraa Ee hadeer codkiisa keliya inaa la tijaabiyo ayuu u baahan yahay
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 2 жыл бұрын
sifiiacan ayad u hadashay lkn wax wanaagsan mahan inaad maakto ra'yiga qofka fikirkiisa ah mana wangsano inaad qof kaa weyn inaad sitoos u weerarto ceep walaal wxn rajenaa xumaan inaa iifahmin wll sare
@wlldeeq5599
@wlldeeq5599 2 жыл бұрын
@@wiilkiiqaramiga7343 mhadsnid shoodhe Wa xoogay Cadho i yara qaaaday laga yaaba wa runta personal Attack gu ma fiicna 🙏
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 2 жыл бұрын
Xusen siyaad cali wiil kaas oo qadaya hesstii . Cabdulaahi shariif baasow wlhi wan ka duubtay xitaa meesheedi buu dhigay waa fanan buuuxa wiilkaas waa nubar 1 wax laxan erayo ka qaldan malahan waxa la yana odayga weyn oo wiil hagar dameey naayo balayo kugu dhacday dheh bisibka maxa ka qal dan omar shuuli la dhahaya yaahuuu
@sabringurey3123
@sabringurey3123 2 жыл бұрын
Xogaa luuqada ku adag ereyada adag sidaas daraaded ayuusan usiin
@xamdaxiis7910
@xamdaxiis7910 2 жыл бұрын
Khadija warsame wllo guuulayso abdkaa qaalih gabadh rer darwiiish
@shafieali3093
@shafieali3093 2 жыл бұрын
Odayga abaastar waaye wlh Yarka Shaarka Madow maya dhahay 🥹
@siradm
@siradm 2 жыл бұрын
Yaah? Waa saasahaa? Ceeb waaye ka xishoo aqoontiisuu wax ku qiimaynayaa xushmana Waa kaa mudan yahay
@ibrahimomar1863
@ibrahimomar1863 2 жыл бұрын
Wax.
@abdixakiimxamarji3773
@abdixakiimxamarji3773 2 жыл бұрын
Xuseen siyaad kaalinta koobaad ayuu galay tartankii oodhan shooli yare isna teembo ayuu Ku dhegan yahay
@somalidhalada1960
@somalidhalada1960 2 жыл бұрын
Wiilka heesta buula burte qaaday waa wanaan aan caadi ahayn
@geetmp3music284
@geetmp3music284 2 жыл бұрын
Like it
@canabkheyre8834
@canabkheyre8834 2 жыл бұрын
Buula barde😊😊
@fahmaomar1728
@fahmaomar1728 2 жыл бұрын
Meesha waxaa ka tabaya abwaan aaqiro
@mohamedomar9004
@mohamedomar9004 2 жыл бұрын
Odayga afka daloola waa eey afsomali aqoonin
@hawaiman7485
@hawaiman7485 2 жыл бұрын
Qadijo hambayo
@ibrahimomar1863
@ibrahimomar1863 2 жыл бұрын
Nufaafiqiin
@abumubarak77
@abumubarak77 2 жыл бұрын
Odayga wiilka 2aad ee gudbay ciil daran buu u qabay
@shadiaquen2008
@shadiaquen2008 2 жыл бұрын
Odayga wiilka 2 labaad xagu kaga shidaya isagaba ugu cod fiicnaaye yaab
@fitaaxdaahir4106
@fitaaxdaahir4106 2 жыл бұрын
Wa la yabay wlhi wa xasad caadi ah ogaya yaahuuu wa xasan ilaahay bisin
@liibaanxasan2809
@liibaanxasan2809 2 жыл бұрын
Odeyga xuseen maya siiyey intee laga keenay war ninkaas xuseen ah meel laga tago malaha
@munahajji54
@munahajji54 2 жыл бұрын
Oday ga ilkaha la, hees shaqal io shuqul kuma lahn
@ubaxosman8593
@ubaxosman8593 2 жыл бұрын
xuseen siyaad waaw cod macaan 😊🌹
@najmocudoon4077
@najmocudoon4077 2 жыл бұрын
is di wan gelinta lacak miya wll
@zakiadan3990
@zakiadan3990 2 жыл бұрын
Odayga wilka ma cadawaa kala dhaxeso
@Abdulahi22222
@Abdulahi22222 2 жыл бұрын
Heesta bulubarde 10
@ikramhassan15
@ikramhassan15 2 жыл бұрын
Qajac wajac qadiijo war same waliga ma tiri marka yar yareen
@bananaking5734
@bananaking5734 2 жыл бұрын
Judge kaan af dulaaq he is haters
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 2 жыл бұрын
Khadiija maansada hooyo waan wtaa ani🙏 haa haaa
@abdullahimohamed5686
@abdullahimohamed5686 2 жыл бұрын
basaxirks okiyalaha wata negative waaye wiilka qadey heesta buula burdo ayu siyey 15 dhibcos
@ugbaadmaxamed6164
@ugbaadmaxamed6164 2 жыл бұрын
Meeeeelquirankalagu tartamo sooomalaysameeeya
@Mr.IndianHackerFan-yu5ri
@Mr.IndianHackerFan-yu5ri 2 жыл бұрын
Si aad dad badan kugu soo xirrno naga soo qabbo qadka Laba shan labo lix hal tidobo toban iyo afar eber sideed eber lix
@hawosalah3919
@hawosalah3919 2 жыл бұрын
Dhalinyare waye isku dayayaan ee yaan niyad jabini
@TheReal_Man
@TheReal_Man 2 жыл бұрын
teempo teempo teempo baa dadka ku dhibteene bal waxa ay tahay teempo fahansiiya dadka
@hanisaciidmaxamuud576
@hanisaciidmaxamuud576 2 жыл бұрын
Haa wllhi teampada la sheego xee tahy naga jaahil bixiya
@Kharyeuk
@Kharyeuk 2 жыл бұрын
Kkk teempada Maxa laga wada qofku heesta Sida biyo cml u dhubin uu heesta mesha joogsi ku ledahy ku istaago meshii musigu soo gali laha uuu amuso ama uu Afka ka garacdo
@dadirhanas8534
@dadirhanas8534 2 жыл бұрын
ree xamarku ma xishoodan way iska so istagayan mesha hhhhh
@nasrocadey5821
@nasrocadey5821 2 жыл бұрын
bulo burte
Barnaamijka Hibada Qofka wareega 1-aad Part 8
25:44
SMS Somali TV
Рет қаралды 32 М.
Tartanka Heesaha Iyo Hibada Jiilka Cusub Wareegii Labaad Part 2
28:44
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 558 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 71 МЛН
小丑妹妹插队被妈妈教训!#小丑#路飞#家庭#搞笑
00:12
家庭搞笑日记
Рет қаралды 35 МЛН
الاتكيت والبروتوكول الدولي | بدون ورق 123 | يوسف الحسني
2:10:00
مبارك المعشني ضيف بودكاست مع حفيظ جعبوب
57:33
cinematic Production
Рет қаралды 57 М.
TARTANKA HIBADA QOFKA WAREEGA 1AAD QAYBTIISA 7AAD
19:36
YUSUF XAYBARO
Рет қаралды 45 М.
Barnaamijka Hibada Qofka Wareega 2-aad part 6
28:46
SMS Somali TV
Рет қаралды 9 М.
escape in roblox in real life
00:13
Kan Andrey
Рет қаралды 71 МЛН