Khilaaf wayn oo ka dhex qarxay xisbiga UPD ee Madaxwayne Xassan Shiikh, Maxaa keenay Khilaafka?.

  Рет қаралды 30,150

SMS Somali TV

SMS Somali TV

Күн бұрын

Khilaaf wayn oo ka dhex qarxay xisbiga UPD ee Madaxwayne Xassan Shiikh, Maxaa keenay Khilaafka?.

Пікірлер: 48
@mohamudulusow3668
@mohamudulusow3668 Күн бұрын
Haddii xilal layska qaado xilku waa meerto dalka waa lala leeyahay ogow jaalle Rufiyaan waaxid 🎉🎉
@abdikadirmohamed4053
@abdikadirmohamed4053 22 сағат бұрын
Meqo sano ayow waziir yahay cabdi risaaq taas wa idheh
@yussefdirshe8953
@yussefdirshe8953 Күн бұрын
Dabadhilifyada Madaxa Allaha isu galiyo
@User-s8x2d
@User-s8x2d Күн бұрын
Aamiin
@foziaibrahimosman9842
@foziaibrahimosman9842 21 сағат бұрын
Amin yaa Rabbi
@OmarGerweyne
@OmarGerweyne Күн бұрын
UPD waa xisbi AS waa xisbi maxeey isdhaaamaan dalkaan waxeey u qabteen majirto.
@MohamedHanad-ys8lt
@MohamedHanad-ys8lt 6 сағат бұрын
Uuuuuuuuuuuuuuuuf dawlad kama jirto somalia sababtuna waa siyaasiyiinta hawiye ama igu nac ama igu jeclow hadalkaan
@MrkingBoy-b7z
@MrkingBoy-b7z 8 сағат бұрын
Xisbiga upd MaDaxWeyNaheyga 2026 lasharixi Doorono waa odowaa
@ABDIJAMALSAHAL
@ABDIJAMALSAHAL Күн бұрын
Ilaahey ayanaga qabtay waxay ahayen tuugo illahey ha naga qabto
@User-s8x2d
@User-s8x2d Күн бұрын
Aamiin waa masiibo umada lo so diray xasan dhiiqo Allah ku qarib
@Sunny45553
@Sunny45553 Күн бұрын
​@@User-s8x2dko kale o fiican o jufadada aheyn no sheeg, wa aragney kii imaado ba inu waxba dhaamin ki ka horeeye
@husenabdimohamed8943
@husenabdimohamed8943 21 сағат бұрын
Garguurte umadda allah ka qabto xisbiga dhiig miirad allah isku diro amiiiin jecliyaa waa na dhibeen
@AbdiRage-xq6wm
@AbdiRage-xq6wm Күн бұрын
Daamujadiid hadii xaaraan markii hore lagu heshiiyey xaqii ayaa qarqarxaya Hal xaaraani nirig xalaala dhaliwayday haka yaabin guuleed
@truecomment3650
@truecomment3650 Күн бұрын
MARKII HOREBA TUUGNIMO iyo khiyaano ayey ku heshiiyeen marka inay is khilaafaan la yaab ma lahan. Xasan sh. waa tuug waa khaa’inul qaran waa qabiileesta wadanka ciidamada Ilaalada madaxtooyada si deg deg sh wax ha uga qabteen. Xasan maalin walboo uu joogo waa maalin dadka iyo dalka lakala qaybsanaayo❤🇸🇴
@Geesiga1
@Geesiga1 Күн бұрын
Axmed madoobaha dictatorka iyo pugland ee hada iney lacag cusub sameystaan raba miyaa awal dowladnimo loo daba fariisan lahaa
@abdullahimohamed9706
@abdullahimohamed9706 Күн бұрын
Yaa huu, shar wadayaal, Raboow ka soo gaar Soomaaliya ku waan.
@abdirahmanabdi3618
@abdirahmanabdi3618 Күн бұрын
Saake War Farxad Leh Ayaad Sheegeysa Dugaagti Miya Isleyese Waa Soo Dhoweneya 😂
@fartunosman3503
@fartunosman3503 3 сағат бұрын
Qabiilka hawiye dheh Xisbi xaal qqaado
@mokhtarosman6946
@mokhtarosman6946 Күн бұрын
Xasan duufle waa dameer cuqdadi biyo dhigatay !! waa doqon magudbe ah oo baahan, indhihiisu wax aan doolar ahayn ma arkaan !
@koshinhassan9120
@koshinhassan9120 Күн бұрын
XARANTA EE KU HESHIIYEEN AYYA WKHITIGEEDA TIMI WALIBA IS MARJIYA DHAHA WA BALAN IDINKOO CIILAN FADEXEYSAN BAHDILAN INAA KABAHA AFKA KU QADATAAN DALKANA ISKAGA CARARTAN YAAN LASUGIWAAYIN ALXAQIIQA ➡️👁👁LOADING.....
@sacdiyaomar1430
@sacdiyaomar1430 Күн бұрын
Xasan sheikh waxuu ogaaday in ay shacabkii naceen maalinkastana way habaaraan madaama uusan doorasho shacab ku soo baxeynin in uu xisbiga kala tuurtuuro ayaa la fiicnaatay
@Queenfatxa1
@Queenfatxa1 16 сағат бұрын
Upd dhamaantood waa moryanteh hawiya, waxay bililiqaysteen hantida dadka somaliyeed maalin cad,xitaa ma dareemayan xishood ,,hawiya wlah sharaf ma laha burcad 😂😂😂😂 good luck somalia folks 😂😂😂
@abdulqadiradamali
@abdulqadiradamali 6 сағат бұрын
Qabiilka-qabiilka-qabiilka-qabiilka. Allaha ku caafiyo 2024
@mamamuslim1003
@mamamuslim1003 Күн бұрын
munaafaq nimadii iyo tuuga nimadii lagu heshiiyey ayaa alle kashifay illaahay kuwaas qaskooda iyo isqab qabsigooda habadsho hakukala tagaan insha allaah
@AlikhadarAli
@AlikhadarAli Күн бұрын
XISBI AA XIOOLOW WDANKA MA SHARCI XISBI MIYAA KAJIRA
@CabdiDiiriye-y8r
@CabdiDiiriye-y8r Күн бұрын
ADIGU WERIYE KUSHEEG XAGA DHIBIRKA MAKA FAYOW DAHAY?
@mohamedabdiahmed2860
@mohamedabdiahmed2860 Күн бұрын
Hope 59 kwrn asagana 2026 ayaa kuso baxaya 😅
@hashimahmed8907
@hashimahmed8907 Күн бұрын
Warbaahintaadu mid Qeeyr Leh Allah ha kadhigo,. Waanu ku Xidhanahay
@abuukaralikoofi7448
@abuukaralikoofi7448 Күн бұрын
Rufyaan
@Abdinur-s2n
@Abdinur-s2n Күн бұрын
Sanbaloolshe qadiyad maleh waa igu shubo cidii kireysata ayuu u shaqeeyaa waa kabo qaad weyn mahad salaad galmudug madaxweyne kama noqon karo galmudug ceyr oo kaliya madago ceyr ama habargidir buu madaxweyne u noqon karaa lkn inta galmudug dhismaheedo saan yahay mahad uma qalmo hugaankeeda
@CabdullahiDheere-ik5ew
@CabdullahiDheere-ik5ew Күн бұрын
Wax walba waxaa shacabka maamul goboleedyada uga daran isbedel la.aanta ka iyo rejo beelka iyo jiitanka macno beeliyey hanaanki maamul oo eey eeganayeen
@GaradIbrahim-h4s
@GaradIbrahim-h4s Күн бұрын
madax waynuhu 3 gobol ookale ah miyuu madax wayne uyahay cidkale maxukumo miyaa???????
@Goodmen-l5e
@Goodmen-l5e Күн бұрын
Inta kale waa saqajaanka federaalka😂😂😂
@SharifAbdul-in3cu
@SharifAbdul-in3cu Күн бұрын
Hawiyaha iyo D&M ka aay qoor Sagaarada ku hayaan ee u baahan ayuu Madaxweyne u yahay. From Baardheere Jubaland
@MaxamuudMustafCali
@MaxamuudMustafCali Күн бұрын
Jaalle ka dhax bax wiilasha hawiya
@sharfmow9277
@sharfmow9277 20 сағат бұрын
Maya maya Xabashida waa soo dhaweeyee oo waa joogaanDooloow lkn Ciidan kii Xooga Dalkana waaxa ay yiraahdee waa cadaw kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Dalka Soomaali baa leh!!!!!!!!!!!!!!!!
@abdiomar6406
@abdiomar6406 Күн бұрын
Labadey ser uheshesa secadbay uculoban
@abanuuromar4172
@abanuuromar4172 Күн бұрын
Laba walaal ayaa weliba lacag xalaal ah qeebsashadeeda kala geeyay , maxaad u maleeysay laba Gangsters tuugo ah oo lacag fara badan wada dheceen sideey u kala qeebsan karaan ??!! , dhabcan kuma heshiin karaan kala qeybsiga hantidaas faraha badan ay dheceen oo midba midka kale ayuu rabaa inuu asaga ka dhoco.....
@Queen222-q6p
@Queen222-q6p Күн бұрын
Upd waa danjir waa gumaestayaash hw dwooladna mastaahilaan waa tuugo alle iyorasuul kafurtaye oodalku iyodadkii iibsadeen waxa uharaye majiraan ooqabiilah
@osmangiire1349
@osmangiire1349 Күн бұрын
Damulqushaash 😂 kzbin.infoz0dxt2ZsP9o?si=OHHdXbpAIEZzJw0a Galmudug iyo Kirshabeele 😂 Daalaadhac!
@abdiomar6406
@abdiomar6406 Күн бұрын
tugta alha ha iskudero
@maxamedsomali2539
@maxamedsomali2539 Күн бұрын
ALLAHA ISKU DIRO
@omarali4265
@omarali4265 Күн бұрын
Adigana 😢waa qaxaysaa
@IsmaciilXaaji-e5k
@IsmaciilXaaji-e5k 10 сағат бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkaaaakkkkkkkkkkk HIRSHAWEEEEEEEEELE KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
@SakiHashi
@SakiHashi Күн бұрын
Marka hore ayey dulmi ayey ku hishiyeen waana hal qabiil alhawiye somali uma dhama
@husseinwardere9735
@husseinwardere9735 Күн бұрын
Xamza Waa inuu Soo dhoweystaa abdushakuur iyo Sheekh Shariif iyo Madaale Waana in la Sameyaa ciidan bad baado Qaran
Xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya oo dib u kacday | Qubanaha VOA
29:41
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
Quando A Diferença De Altura É Muito Grande 😲😂
00:12
Mari Maria
Рет қаралды 45 МЛН
Правильный подход к детям
00:18
Beatrise
Рет қаралды 11 МЛН
Heshiiskiii Ankara ee Soomaaliya iyo Itoobiya
30:10
BBC Somali
Рет қаралды 179 М.
Cabdullahi Dheere " Goofkan Unugaa iska leh"
6:18
Somali cable
Рет қаралды 4,3 М.
Khiyaanada Wasiirada, Lacagta Puntland & Khilaafka Ceerigaabo!
12:06
Sheikh Abdi Hersy
Рет қаралды 56 М.
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН