Barnaamijka Gungaar Dhaqtarkii dilaag ahaa

  Рет қаралды 239,016

Somali National Television

Somali National Television

Күн бұрын

Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
Item ID: FCVNSML
Author Username: leto
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews

Пікірлер: 299
@cabdiqaniwardi5743
@cabdiqaniwardi5743 Жыл бұрын
Allah ha unaxaristee wareysigan waxaa ku fiicnaa cabdi casiis africa
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Africa ama Timire Afmeer jooga Ninkan tabinta ayuu ku fiican yahy ee wareysi ama sualo wydiinta kuma fiicna Wxn sugaynay barnamij weyn oo full interview ah oo siro bdan ku bixinayo wxuba kuso koobay 26Mins uuba inta bdan weriyuhu hadlayo
@almursaliinandsons5564
@almursaliinandsons5564 Жыл бұрын
Wlhi waxan filayay sidii Ilkacase in qayb 1 2 iyo 3 laga diyaqriyo...ninkaan siro badan baa ku aasan...wuuna la dhimanayaa...maxaa Faa'ido ah marka...shaqsi kale haloo raadiyo barnaamijkan muhiimka ah..
@nahibo721
@nahibo721 Жыл бұрын
Ninkan waa wariye heersaraa dhaliil ugama jeedno sorry hagarta ma fiicna
@saciidcabdi9251
@saciidcabdi9251 Жыл бұрын
Ben mahan
@HabiiboMaxamuud-l9x
@HabiiboMaxamuud-l9x Жыл бұрын
😂😂😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax Жыл бұрын
Mahadsanid Wariye sare Abdulkadir Isse shaqo wacan ayaa noo haysaa guuleyso mar walba iyo meel Walbo
@c.casiissiisey4514
@c.casiissiisey4514 Жыл бұрын
Ninkan sidan o dhan u caqli bdna hadu dhanka wngsn u adegsana laha kwrn😪
@KingJamaL777
@KingJamaL777 Жыл бұрын
Qaab tebintii Africa AHN ayaa aad uga fiican ninkaan Well provisioned ayuu ahaa Africa qabtigisa Allaha ha u waasiciyo isma aqoonin isku qabiilna ma nihi balse raga waa loo qiraa libintiisa we need more like Afirca
@sahromoha3301
@sahromoha3301 Жыл бұрын
Aamiin
@muunahasan1238
@muunahasan1238 Жыл бұрын
Amiin yaa raabi waxaku fcn afriika
@deevgan
@deevgan Жыл бұрын
Waa jarjareene
@CabdiCartan
@CabdiCartan 7 ай бұрын
Allaha unaxariisto
@FabulousIl
@FabulousIl 4 ай бұрын
😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮😮0gģ
@WaaheenMedia
@WaaheenMedia Жыл бұрын
IMPORTANT Feedback: Codka Wariyuhu aad buu u dalacan yahay kan ninka hadlayaana aad buu u gaabsan yahay markaa waa in hada kadib aad arrintan iska hagaajisaan SNTV, waana inaad Codka balance garaysaan
@mahadabdi9629
@mahadabdi9629 Жыл бұрын
Masha Allah Dawlada dhexe e Somaliya way gulaysatay illahay ha xafido madaxwayne Xasan shekh maxamud & Raysul wasare Xamse Abdi insha Allah Cadawgoda Allaha jabiyo insha Allah
@AbdivitahAbdivitah
@AbdivitahAbdivitah 2 ай бұрын
Inta 2024 daawanooso
@CadeKr006
@CadeKr006 Ай бұрын
Me😊
@abdirahman6309
@abdirahman6309 Ай бұрын
Yes
@mohamedhusseinhiraabe-tv7xu
@mohamedhusseinhiraabe-tv7xu Жыл бұрын
Si fiican looma wareysan waxan rabi laheyn wareysi dhameystiran oo aan jar jarneyn .... dilaaaga tariikh dheer buu le yahay 2006 ilaa 2022 mana lagu so kobi karo 25 daqiiqo
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Haaa nio ninkan Abdulqaadir ah jarjar iyo tabin ayuu nagu dilay
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Haa wariyihiii Cabdicasiis Africa ayaa siro badan ka reebi lahaa lkn kan wareeysanayaa waa 0
@qadrodahir7896
@qadrodahir7896 Жыл бұрын
Wareysigiisa waxa lo jarjaraa dad badan o mas uuliyiin lo yaqano aya la ogaa hoshan ila raisal wasaare sidaas aa lo qarina
@mahdimucalinxasan3111
@mahdimucalinxasan3111 6 ай бұрын
Ilahay Kuma naxariisto
@deekjr7872
@deekjr7872 Жыл бұрын
Barnamijyada iyo editka intaba dad xirfad uleh inoogu dhiiba adinko mahadsan 🙏
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
NIIN KAN .WAXAA LAYIRII. WA.DR.DHACKTAR. WA AL SHABAB.سبحان الله
@mohamedabdullahi6393
@mohamedabdullahi6393 Жыл бұрын
Gungaar wuu dhadhan beelay war ninkaan waxa larabay in film laga diyaariyo mise sheekada rag waaweyn ayee lugaha lagshay oo isaga lashaqeyn jiray
@Football-fans327
@Football-fans327 Жыл бұрын
Guul dalkeygiyow&dadkeeygiyoow
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Mooryaantii iyo qabaailkii iyo odayaashii ayuu laaluushey
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Intas uu sheegay waaba dadka nimanka wadanka ku haya dhaqaale ayay faraqa ugu shubaan wxayna rabaana way iska wataan
@nashrashid8465
@nashrashid8465 Жыл бұрын
Allaahu Akbaar
@kaadhiM
@kaadhiM Жыл бұрын
Mar ka dhalanaye bu school dhameye😳😡😡😡✅️
@muxiyadiin426
@muxiyadiin426 7 ай бұрын
Best journalists with have Golden Voice❤😊
@Engguure74
@Engguure74 Жыл бұрын
Gungaar Africa ka ayey la dhimatay
@Pkolom-114
@Pkolom-114 8 ай бұрын
Alx abaheey ruux muusan dhibateeyn awoogeeyna sidoo kale aniga iyo walaalahey na iyo dhamaan umada islaamka waxan eebe uga barya yaa in eeysan ruux islaam ah eeysan dhibateeyn
@AbdiXafid-ur6he
@AbdiXafid-ur6he 6 ай бұрын
Oo abahaa waxa usameyay miyad ogtahay wll
@xayaatxilwa8256
@xayaatxilwa8256 Жыл бұрын
Wareysigaan Abdiaziz Africa ku fiicnaa allaha unaxariistee
@haa8793
@haa8793 Жыл бұрын
Muudintay 😢😢😢😢
@engmuuseofficial1519
@engmuuseofficial1519 5 ай бұрын
Alle How Naxaristo😢
@ibraahimapdulle5351
@ibraahimapdulle5351 Жыл бұрын
Golden voice 🎉
@abdishakurali3826
@abdishakurali3826 Жыл бұрын
Waa wareysigii iyo barnaamijkii ugu liitay Gungaar tabiso. Xog gudbinta, qaabeyta warka iyo dulucda hadalka dhamaan ma dhameystirna.
@diinitutor6379
@diinitutor6379 Жыл бұрын
Waa xaqiiq xitaa waxay ka jareen intii uu maxkamadabka cadeeyay ee ahayd xildhibaanad amina in loo dilay arin siyaasadeed.
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Walee waad aragtay waa barnaamij bilaa micno ah aana xiiso iyo xog bdan lahayn
@abdihakimabdullahiissack410
@abdihakimabdullahiissack410 Жыл бұрын
Ninkan niyadiisa qor uma eheen hadaladiisa waxaa kujira ereyo badan oo isdaba marleh, sida waxaa ka mid ah " 2003,2004 iyo 2005 uka dhigtay Muqdish markale waxuu leeyahay 2004 ayaa Makarere University ka bilaabay Urologo oo ah daqtar ku taqsuusay (medicine) The surgical specialty of medicine that treats disorders of the urinary tract and the urogenital system) asagana waxuu leeyahay waxaan soo bartaay neurology oo ah daqtarka nerfaha marka qofkani xorma aheyn.
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 7 ай бұрын
idinka midaan fahmin oo ah ninkaan inuu dalkaba ka bixin waligii waxbarashada kambal iyo taliyaniya u aday dhahayo waa been shahadoyin ben ah bu samestay si aan lo ogaan halkuu jiray intano sano o u dhoho sanadkaas waxa waxbarasho u jiray magaaloyinkas
@malikjamal6662
@malikjamal6662 Жыл бұрын
Tanintii abdi aziiz afrika allaha u naxariistee waa loo xiisay wlhi.
@casayryarechannel7909
@casayryarechannel7909 8 ай бұрын
2004 -2006 Ayaasir school baan dhiganayey Kambaalana waxaan jaamacada ka bilaabay 2004 bal isqabadsiiya wariye professional ah ma waraysan
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 7 ай бұрын
qofkaan bataatanpo dalka kama bixin mana wax baran kambala ma aadin sido kale taliyaanigana ma adaan waxaas dhan shahadooyin been ah buu sameestay si aan loo ogaan xogtiisa ama loogu shakin waxaaso waqti ah wuu jiray hoolgaladii dhagarqabayaasha lacala hadi la qabto inu dhoho sanadka halkaas jiray then isbital hebel ka shaqeynayey mida kaliya run ka ah inu asiga isbital ka shaqeyna qof kaas hadi la wacana ha ayu leeyahy ma fahanty hada
@deeqafbuur8784
@deeqafbuur8784 Жыл бұрын
Sick man
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
سبحان الله العظيم سبحان الله العظيم
@yassinahmed1152
@yassinahmed1152 Жыл бұрын
Ninka si fiican looma wareysan waqti fogna wuu shaqeynayay dabcan dad badana waa ku maqanyihin! Mise qeybo kale ayaa hadhay.
@Qathar113
@Qathar113 6 ай бұрын
Xariifkan Dad Dowlada Waa weyn ka ah Ayuu magacaabay oo La shaqeeyay Ma raban in La ogaado😂
@sucaadmaxamad1484
@sucaadmaxamad1484 Жыл бұрын
war video ga HD kasoo dhiga waxay waxaan
@caniidyare963
@caniidyare963 8 ай бұрын
Golden voice😮❤😊
@fadumoabdi5595
@fadumoabdi5595 Жыл бұрын
Dadka xamar dadka ku dilaya ee cadadawga argagax dadka dawlada u shaqeyo ayey ku jiraan waan iska cadahay waa kuwa caadka cunsiinayo oo dhahay iska marqaam aan idin dhamayne
@sareeye2899
@sareeye2899 Жыл бұрын
Waraysiga noo dhamaystira sidii ilkscse
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 9 ай бұрын
BARNAAM
@Bashiradanbarre2024
@Bashiradanbarre2024 2 ай бұрын
Somaliya wax badan oo lalayabo lagu arkaaa subaxanallah😢😢😢
@lightningside45
@lightningside45 Жыл бұрын
Wxi yiri " iskul al yasir oo cafimadka lagabarto ayan iskadiwangaliyey 2004 wxana kujirey ila iyo 2006....hada 2004 wxan aadey Uganda anigo kabilabey jamacada Makerere kuliyada cafimadka." Bal adu hadaladas isqabadsi. Benalaha😂
@ciiloow9451
@ciiloow9451 Жыл бұрын
mid aan layabaa taas ah wareysiga A/aziz africa ku ficna
@salmanab6668
@salmanab6668 Жыл бұрын
2014 kala jeeda
@iidsmart
@iidsmart Жыл бұрын
Barnaamijkani cabdicasiis uun baa iska xamili karaayey alle janada ha geeyee
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Aamiiiiiiiiin
@cabdiraxmanmohamed
@cabdiraxmanmohamed Жыл бұрын
Wll aadbaa umahadsanty barnaamijka gungaar lkn wll waxaad noo samaysaa sidii alah unaxatiiste wariye africa decomentry dhamaystiran oo goobahii falalku ka dhaceen leh lagaynayo dambilaha gobahii inta ka suurgalka ah gungaarkan dambe aad ayu ugabanyahay noo dheere wakhtiga aadbaa umahdsanty wll cabdulqadir Esse
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Maya xataa goobihii inla tago waxba muhiim weyn maaha lkn wxa wanaagsanayd warysiga oo dhamaystiran aana jarjar iyo tabin kale lahayn lasii daayo xog bdan ayuu bixiyey ninkan halista badan
@abdizalaanrashiidchanel8196
@abdizalaanrashiidchanel8196 Жыл бұрын
Acuudu bilaahi inal shaydinaul.rajuuum 😢
@nashrashid8465
@nashrashid8465 Жыл бұрын
The word al-qisas [الْقِصَاص] is from the root qaf-saad-saad it means “to follow one’s track, retrace or retaliate”. From the same root we have qisa [story/incident] where we follow the narrator or else we will not get the story. Qisas also means likeness. In usage, it denotes ‘even retaliation’ or to return like for like. In Islamic juristic terminology, qisas means the equal retaliation of an aggression committed against someone. This retaliation is allowed only with a condition that the principle of “like for like” is strictly observed.
@okashgagaale3650
@okashgagaale3650 Жыл бұрын
Jazakallaah bro. I appreciate that info. But the Somali community won't be able to understand that piece of information you've just shared with us. Afsomaliga maqori'taqaanid?
@hahdak18236
@hahdak18236 Жыл бұрын
Wlal waa sax qisaasta lkn wiilkan arin ayaa ku hoos duugan Muqalkan dhexdiisa daqiiqada 1:22 wuxu leyahay "waxan iska diwan galiyay iskulka Al-Yasir sanadkii 2004, ilaa 2005, 2006 iskulkas ayan dhiganayay ayu dhahay isla muqalkan dhexdisa daqiiqada 3:10 wuxu ku leyahay "2004 tii waxan bilabay jamacada makere ee uganda ku tala waxana dhiganayay ilaa 2011" Hadaba sidee ku dhacday in 2004 Somalia iskul uu ka dhigto ilaa 2006 isla 2004 in uu uganda jamacad ka bilabay ilaa 2011 uu waday ?????? Hadana su'aal kale ayaa inta taala oo ah: sidee ayuu Dr fake ah oo daawooyinka kala aqon u noqon karaa hadiiba uu 2004-ilaa 2011 oo ah 7 sano ka bdan uu dhiganayay cilmiga daawooyinka/medicine??? Ururka Al-shabaab na waxay sheegeen in ninkan uusan ka tirsanayn iyaga aysan hore na u arag Al shabab waa markii labaad ay beeniyan arin sidan oo kale ah mar waxay beeniyeen wiilkii maskiinka ahaa ee dowlada been abuur ku sameysay ayna ciqaabtay ee magaciisu ahaa Abshir gaarane ( magaciis internetka ku raadin kartaa ) oo lagu ciqaabay in muqal laga duubo sida arintan oo kale ay u muqato " isagoo leh Al shabaab ayan ka tirsanahay,isagoosan ka tirsaneyn Sido kale waxa arkay muqal wiilkan inta aysan dowlada toogan uu iska soo duubay si qarsoodi ah uu oynayo oo dhaaranayo uu leyahay aniga shabaab ma ihi uu ku cel celinayo
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Жыл бұрын
@@hahdak18236 wll ilaahay baa og lkn waxaan ku sheegayaa wadanka xaq soor ma yaal siiba muqdisho qofkii dambiilaha ahaa la dili maayee mid kalaa lagu badali
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 7 ай бұрын
​@@hahdak18236 kan sidasa banaanbo dalka kama bixin waxbarashada u ka shekeynayo o aday dhahayo kambala iyo taliyaaniga wa ben kaliya wuxu rabay inu dadka ku maran abaabiyo si loo fahman shahadoyin ben ahna wu so samestay kaliya waxa run ka ah inu isbital ka shaqeynayey hadi qolada hosbitalka la wacana ay dhihi karan wu nala shaqen jiray sanadkaa balse sanada kale halku jiray hadi la dhoho wuxu leyahay waxbarashaan dalkas u aaday shahadataydana wa taa qof noca ah inaad si fudud ku ogaato way adagtahay waraysiga waxa loo jaray kiiski Xilibanad Amina RABIGAYAGA ha u naxriste sababto ah dad siyasiyiin ah o dowlada ku jira gacan ku lahaa halkaan lagama shaacin karo
@xogbaar
@xogbaar Жыл бұрын
Waxaad soo xasuusan xaddiis kii nabiga oo ahaa qof muslimkaa diintu cariiri kama gasho illaa inta uu dhiig xaqdarro ah ka galayo Bal arag mid kasta markuu hal iyo labo qof dilo ayuu waxuu isu badalayaa shaydaan kii oo caadiya wax ka xaaraam ah ma jiraan
@riixaanriimaas
@riixaanriimaas 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم على حبيبي محمد صلى الله عليه وسلم🤲❤💚 aad u weyn run ayu sheegay RASUULKAYNO SCW
@KalikDeali
@KalikDeali 11 ай бұрын
Wariyahaan xirfad yari aya ka muuqata
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka Жыл бұрын
Barnaamijkaan Wariyahihii dhintey ayuu la dhintey Ninkaas baa su’aalo fiican weeydiin jiray
@TimaWeynne
@TimaWeynne Жыл бұрын
Marka TV Qarankaaba tihiine Ma Waxaa Soogalinweydeen isagoo HD ah intaa nalasoo aadeysaan videogan burbursan Facbookgiinaba waa soogeliseene ?
@EngSade
@EngSade Жыл бұрын
Idinkaaba shabaab ah sababtoo ah fariin uu training ku siinayo buu bixinayaa idinkuna waa u soo gudbiseen
@somaliland4ever484
@somaliland4ever484 11 ай бұрын
Inuu Qaldaamiinta Qarxiyaa Sax ayay ahayd❤ Laakiin Dadka kale ee Koonfur Qalad ayay ahay😢
@AhmedMohamed-zr3qu
@AhmedMohamed-zr3qu Жыл бұрын
Yaab waye ninkan he is villain 🦹‍♀️
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
ilahay kumah naxaristoh umad masakinah bu layay nacladih kugu dhacday Adigah iyo Argagixisadah dintah bentah ah nacladih idin ku dhacday Adinkah iyo Argagixisadah snm
@mussemohammed6148
@mussemohammed6148 Жыл бұрын
War ninkaan caadi ma'aha 2004 tii wuxuu wada dhiganayey School al yasir oo beledweyne ah Iyo jaamacad Kampala ku taal Isaga meeqa qofood waaye? Cajiib shiiqow
@meyranrooble3049
@meyranrooble3049 Жыл бұрын
Jaamadu waa been waxa la weydiiyey jamacadi
@2daysago_
@2daysago_ Жыл бұрын
Wareysiga dhageyso ha degdegin wll. Ninka wuxuu kudhahay dugsi sare waxaan ka eheen shahaaadoyinka kale waa wada bug aan waxba kajirin. Wadankaba kama bixin kkkkk
@thegreatveteran6575
@thegreatveteran6575 11 ай бұрын
Ninkaan iyo ilkacase in la dilo ma ahayn. Waayo in laga faaiideyso caqligoida aadka usareyo lagana isticmaalo shabaabka laftrkooda
@ebyanhashi8618
@ebyanhashi8618 Жыл бұрын
Abdiqadar nice 👍
@warda4257
@warda4257 Жыл бұрын
Waxaas o waqti ah mawaxu u huray sidu umad muslim ah dhiigoda u dadin lahaay allaa kariim shabab marku wadankena imaaday ayaa musiibo timid allow naga qabo kuwan
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Wali waxa uukasheekeynaa sida dadka udilayey iimaanka alle kaaqaad
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Waa arimaha aan dhamaadkalahayn ee ay isticmaalaan ee waxa jira kuwo iska dhiga masuul hadana ah dhagar qabayaal qarsoon
@nashrashid8465
@nashrashid8465 Жыл бұрын
Allah subhanahu wa ta’ala gives us the law of Qisas [even retaliation] that is, the killer will be killed irrespective of the status of the parties involved. He says, “O you who have believed! Prescribed for you is legal retribution for those murdered - the free for the free, the slave for the slave, and the female for the female…”
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 9 ай бұрын
BARNAAJIIM
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 9 ай бұрын
BARNAAMJIIB
@foziyacaabi3004
@foziyacaabi3004 9 ай бұрын
BARNAAM
@Keydka_Taariikhda
@Keydka_Taariikhda Жыл бұрын
Hadii Shacabka ay Dowlada la Shaqeyn lahaayeen Qof walbo Wuxuu Aaminsan Yahay Inay Shabaab dileyso War Imisa Eheladeena ah oo Aan Dowlad u Shaqeynin bay Dileen Alshabaab Qaasatan Aniga Walaasheey Gacantooda Ayey Ku Baxday Qarixii Zoobe iyadoo ah ardayad Waxbaraneyso oo Aan Fiirsanayey 🥺 Alshabaab Waa Caduwulaah Naftani Marbay go'daa La shaqeeya laamaha Amaanka
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 5 ай бұрын
Xaasidsanaa😪😪😭
@carimchannel9459
@carimchannel9459 Жыл бұрын
Ninkaan xaga tabinta ama wareysiga africa ayaa uga fiicnaay
@AbdisalaamMohamuud
@AbdisalaamMohamuud 4 ай бұрын
Ilahayow hadaan rer konfur amino cadaabta igeeee
@keyseabdisheikh8541
@keyseabdisheikh8541 Жыл бұрын
Macalin weyn iga dheh cashar badan baaan kabartay
@Hamseahmed-e2v
@Hamseahmed-e2v 4 ай бұрын
Siyaad bare allah ha cadaabo
@hhoyohooyo4026
@hhoyohooyo4026 Жыл бұрын
Subxaana Allah wadaad miyaa dhaafteen.xariif iska dhigtaye maxaa kuu danbeeya
@Sooyalka
@Sooyalka 6 ай бұрын
Mooryaantii iyo saladiintii iyo saraakiishii ayaan quudin jiray, waar ninkani khuburo weeye Wllhy
@Gmaaad
@Gmaaad 6 ай бұрын
War nimankan shabab maxee cunaan cabsi kuma jirto aniga cabsi darted ayaa udhiman lahaa😅😅😅
@صديقنصرالله
@صديقنصرالله 6 ай бұрын
Waa caqiidada
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 4 ай бұрын
Waa caqiidada ay aaminsan yihiin
@maxamedadan7062
@maxamedadan7062 9 ай бұрын
somaliyey dadkaga haley iyo family
@9tifour
@9tifour 4 ай бұрын
Waxan wareysii maaehe iska delete gareya
@engsalebansaedbidaar6595
@engsalebansaedbidaar6595 6 ай бұрын
Tebinta cabdilqadir waa top level
@KalikDeali
@KalikDeali 11 ай бұрын
Parnamij an dhamestirneyn waye waxan lamaba fahmayo xita edited ka buxa nin Kan halaga badalo tabinta
@Luul-mh6zo
@Luul-mh6zo 4 ай бұрын
Subxanalaah
@roodadaahir4959
@roodadaahir4959 Жыл бұрын
Waraysi qaldan 2006 Ayaan maxkamadaha kubiiray marna 2004 ayaa jamacad kabilaabay Uganda is qabadsiiban yaab
@ahmedgarad2788
@ahmedgarad2788 11 ай бұрын
Weriyuhu waa eberkiis Ninkaan sheekada dhan dembiyadii uu galay iyo cidda uu ka galay maba ka wareeysanayo
@moabbi1686
@moabbi1686 5 ай бұрын
Waa qof waalan
@IstarlinNunow
@IstarlinNunow 5 ай бұрын
Wllhi qof la aamino majiro alaha ino gargaaaro hadey nahay dhalintii somalia😢
@FunnyFlicksOfficials
@FunnyFlicksOfficials 5 ай бұрын
Waa runtaa wll qaraxaya afar nooc ayey u dhacaan mid waa Al shabab midna waa dawlad midna waa amison midna shacabka , shabab habdiimiid oo khlad ayey adeegsataa ka dawlad waa hab siyaasadesan midna waa amison oo hab lacag iyo sii joogid , midn waa hab shacab oo ah qabyaalad
@-sharmarkeahmedali-wg6zd
@-sharmarkeahmedali-wg6zd Жыл бұрын
Waxan editor xun baa lagu sameyey bilow iyo dhamaad ma leh waa hadalo iska hor imanaya u dhiiba qof qibrad leh
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Жыл бұрын
*KOONFUR ALLAHA SIIYO NABAD, IBTILO AYAA HAYSATA*
@qadarsaeed
@qadarsaeed Жыл бұрын
Barnamij qiima badan oo cajib ah 💯💯✌️
@hannadyarkasannadka8097
@hannadyarkasannadka8097 Жыл бұрын
Horaan um dhageystay ma mid lamid ah mise waa tii hore un
@ahmedtimacade3527
@ahmedtimacade3527 Жыл бұрын
Wax micno leh meesha kuma haysid magacii barnaamijkana waad ceebaysay.
@KhanYunis7
@KhanYunis7 Жыл бұрын
Xaqiiiiiiiq
@CabdiqanimaxamedAbdi
@CabdiqanimaxamedAbdi 6 ай бұрын
@sahalhouseabdi693
@sahalhouseabdi693 Жыл бұрын
WAR KU WAN WAXBA .UU. MAA HARIIN
@HIBOUGAS-ww9rv
@HIBOUGAS-ww9rv Жыл бұрын
Alowa ala shabaab nagaqawo wlhi wana baabanayaa wa yahutaa
@cabdimalikshafi3636
@cabdimalikshafi3636 Жыл бұрын
ugus waxaa loo soo gaa biyaa urur ka gu maad ka umada soo maa liyeed nacalidi dushooda ha ahaato ninku hal xaboo ugus ah dila gabadhaydaan siin
@IsmailaraabkIsmailaraabk
@IsmailaraabkIsmailaraabk 6 ай бұрын
War ya ilahay yaqano hadu daqtar wax dilayo yala imanaya marka yarabi dalkayga hoyo ugargar. Ada awodlehee🥺🥺🥺🥺🥺 balninkan aqontisa iyo wxaa usamenayo bal eeg war ninkan yan la cafiin
@Yedo25254
@Yedo25254 Жыл бұрын
Madaxweynaha Somaliya ( farmaajo ) iyo Ninka Sirdoonka somaliya ugu sareeya ( Abu Camaar ) Oo al shabaab ah ayaa dalka xukumaayay... marka Dr Fanax aniga lamayaabani.
@maankacadde2068
@maankacadde2068 10 ай бұрын
2004 : cfmat aya b.weyne ku baranyy 2004: uganda aya jmacad ka bilabay 😂😂😂
@mima4389
@mima4389 Жыл бұрын
war wa iga sual ee ragan markii laqabto maxa loosheegaa ama lagu sameyaa oo ay sidaas daganaanta leh ugu fashilaan sirtooda aygoo og in ugu danbeen la toogan rabo ????
@ismahandahir4466
@ismahandahir4466 Жыл бұрын
Waxay ila tahay ineey ku faanan
@dhamme0
@dhamme0 Жыл бұрын
Waxan umaleyanayaa in lagu dhaho sidey wax u dhaceen nooga sheke waanu ku fasaxeynaaye
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 4 ай бұрын
Waxay u dhimanayaan ayaa la saxan 😂
@FakerNews
@FakerNews Ай бұрын
Waxa dhibaato ah iin dhaqaan ceeliin iyo cafiis kuwan laa siiyo. Wa qayaano qaran iin kuwan ee nooladaan. Waxay muudan yahiin diil toogaasho ah
@cabdishakuurcolaad-qk7wu
@cabdishakuurcolaad-qk7wu Жыл бұрын
dhaqarqabahan maanta waxaa lagu fuliyey qisaastii rasmiga ahayd
@ibrahimcarab231
@ibrahimcarab231 Жыл бұрын
Sheekada Waba go’antahe iyada dhan Maxa waye Qofka uu ka sheekenayo Inu dhabar ka dile yaawaye? 😊
@Munadalac
@Munadalac 8 ай бұрын
Midkan Africa kafiicna wuu jarjarey wareysiga yaahuu
@Kabeeye_7
@Kabeeye_7 Жыл бұрын
Kk dhakhtarkaan Dhulka halistuu aadaa 😂🤣
@DeeqoAli-s7e
@DeeqoAli-s7e Ай бұрын
Salamaad min kuli aaafaad
@alexwright3799
@alexwright3799 Жыл бұрын
Ever since farmaajo left hassan qoslaaye aka gurguurte has been doing so much shady stuff. May protect the innocent civilians trying to provide for there families.
@gorfeyn
@gorfeyn Жыл бұрын
soo dhameestira wareesiga oo dhameestiran
@mrmaan9808
@mrmaan9808 Жыл бұрын
Wareysigan maba dhameystrno hadlka bilawdo dhameystr see cml
@aliguleed6748
@aliguleed6748 Жыл бұрын
Dad badan daawo qaldan waa siiyey wayo waa dhagar qabe qarsoon ee abaalkiisa halasiiyo si dagdag ah
@abdirisakhasan3493
@abdirisakhasan3493 4 ай бұрын
Xitaa haduu fakado xafaayad haloo xiro micnaha 😂
@HAMSEABDISAMADAHMED
@HAMSEABDISAMADAHMED 20 күн бұрын
😂😂😂😂
@dhamme0
@dhamme0 Жыл бұрын
Wareysiga marka la qàadaayo lana wereysanaayo qof danbiile ku eedaysan Waxaa fiican in weriyuhu uu ku bilaabo inuu wereysi ka qaadaayo kaasi oo umada somaliyed iyo dhamaanba aduunka laga wada fiirsan doono so inuu isku dayo in uu runta ka hadlo sida oo kale muqaalka inaan la jarjerin waa muhiim hadii kale wax uu sheegay baad qariseen bay ka dhigan tahay Kuna xisaabtama muuqaalka waxa daawanaya dadka idinka xitaa idinka aqoon badan wax walbana fahmaya marka marwalba ku dedaala inaad sida ugu wangsan wax u wareysataan, sida oo kale wareysigu ha ahaado mid qaabeysan oo leh bar bilow ilaa bar dhamaad.Tani waa iga talo
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL Жыл бұрын
0:45 waa kuma de!!! ma saasuu ninkaasi wariye kuyahay, xataa kalmada de halka ladhigo garan maayo waar lahjadii gobalkiina iskaga hadal
@baxsan698
@baxsan698 Жыл бұрын
Indha adaka qofku maduranyahay Subxanalaa damirla aa waaxawla walaaqubata inaabilaah
@duaysane8248
@duaysane8248 Жыл бұрын
Alle ayaa umada kaqabtay allemahadii waaye
@farahali
@farahali Жыл бұрын
Dadka sidaas u fakaraya miyaa Si dhib yar looga takhalusi karaa??? Masaaib dheh
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 452 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 12 МЛН
Who’s the Real Dad Doll Squid? Can You Guess in 60 Seconds? | Roblox 3D
00:34
DEG DEG: Gungaarka Dilka Nabadoon loogu galay Gurigiisa, Xukunka Maaxi & Khaalid.
38:58
Somali National Television
Рет қаралды 67 М.
Guddoomiye Cabdulqaadir - Waxaan soo toosay aniga oo dhaawac ah !
45:09
Sarkaal  Danab ahaa oo loo haysto Shirqoollo Halis  Argagixisanimo ah.
15:17
Somali National Television
Рет қаралды 566 М.
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 735 М.
BARNAAMIJKA GUNGAAR IYO MACALLINKII DILAAGA PART 2
35:52
Somali National Television
Рет қаралды 2 МЛН
Cadeymaha dhagartii Khawaarijta ee Suuqa Bakaaraha, qaar ka mid ah xubnihii geystay.
15:19
WAREYSI 2/2- CABDI FARAX LAQANYO - WAA MAXAY SIRDOON
20:03
HANOOLAATO
Рет қаралды 136 М.
How I Turned a Lolipop Into A New One 🤯🍭
00:19
Wian
Рет қаралды 10 МЛН