#SUBSCRIBE #SNTVNEWS Mawaadin Soomaali ah oo cudurka Carona ugu geeriyooday dalka Norway. 2K views Somali National Television Up next Autoplay 18:32 Wareysi Dadka Somaliyed U Kudhacay Cudurkii Xumaa😭😭 Naruuro Channel 4.2K views New 22:45 Waraysi Qiso Gabadh Somali london Xanuunka Fayska Koroona Ku Dhacay ,Arimo Bulshada La Wadaagtey Xogta Shiine Media 49K views New 23:03 Xogta Dahsoon Xisbiyada Somaliland oo Wadajir uga hadlay sadex Arrimood Husein Kurdi 11K views New 23:50 Fadliga Bisha Shacbaan Iyo Waxyaabaha Ay Tahay In Lagaga Faa'iidaysto Sh.Umal Baraarug Media 6K views New 2:55 Sirta Guusha Ganacsiga Horumar HINDISE MEDIA 12K views 28:08 Decale Hotel Mogadisho Somalia 2020 Sola Portal 103K views New 6:22 Xogo ku saabsan Yaxaaska | Midka ugu weyn xamaaratada oo idil Tanaad 8.9K views New 12:56 Live: Wiil uu ku dhacay xanuunka Corona-virus oo ka hadlayo calaamadaha xanuunka iyo dareenkiisa. NorSom TV 20K views New 40:34 WIIL MAGAFE U XIDHNAA OO DALKA DIB UGU SO NOQDAY KA WARAMAY DHIBATADA TAHRIIBTA Bulsho News 49K views 18:55 "Allow karoona La'aan Ayaan ku kaseenay Ee Allow Karoona Naga Qabo" Sheekh Cabdixayi Somali info Video 10K views New 43:11 Waraysi Gaar ah | Dr Sh Ahmed Yemeni | Ma Carab baa Mise waa Soomaali? SSTV 12K views 12:02 Waraysi Xaqiiqda Dadkii Kiniisada galay ninkii sawiray SOMALI TV OF MINNESOTA 120K views Comments • 6 Add a public comment... horusocod horusocod Allah u naxariisto matxuumka, Fartiin kusocota siyaasiyiinta Somalia iyo kuwa dowlada katirsan, Adeer yaal dalka ilaalsha dhinac kastaba, Adeer yaal ciidamada Kenya iyo eithopia kasaara dalka, Adeer yal Hana bahdilinina joojiya daajinta iyo carab laaladiska aad u mujineysan eithopia. Eithopia waa is naqaana colaada ay noo Qaban iyo danaha ay Naga Lee yihiin caruurtooda ayay iskulada igu dhigaan, Fadlan waxa Lee nahay madaxdeena Hana bahdilinina, Eithopia dakadeheena wax Kala soo dageysa eithopia na wardiyeyneysa sheekadaas shakigii iyo dantii eithopia Naga laheyd ayay sii fududeyneysa. Waa ogtihiin dakadeheena anaka maanta u bahan intanaan dad kale wax ogasoo Dajin anaka ubahan inaan Kala soo dagno oo baahida Ka baxno, Dalka ma somaliba loo dhisa haya mase eithopia iyo Kenya, Su Al kale,Kenya iyo eithopia marna maka maqasheyn jid ama dakad ama wabi dalkooda kuyaal oo ay Lee yihiin Somalia ayaan u dhiseyna si ay ugu nafciyaan,waa Maya, maxay tahay sababta Adinku hadaad siyaasiyiinta somalida tihiin aad u ruxmeysaan oo niyada oga dileysan shacabkiina Kan. Kenya ama Eithopiyana aad niyada ugu dhiseysan, Hadey run katahay madaxdeena oo doona hayaan in Somalia dagto hakasaarto cidanka Ethiopia iyo Kenya,dalkeena waa Hadey Awoodaan hadeysa Awoodina shacabka ha usheegan gumeystaha intuusa nagu xidideysan aan la halgane, Eithopia iyo Kenya dhulbay xoog nooga heystan inta noo hartay ayay doona hayaan iney Nala maamulan,ma yeeleyno,war somalidu geesiyal ayay ahayeen ee nimanku waa African afrikaankana il-kulul iyo af Adag iyo Adinba la iskaga celsha ee nimanka hanoo hoosasinina, Anaku gobalada eithopia Waxba kama maamulno,ninka somaligaahi waa ogol yahay in gurigiisa amxaar ama oromo Ku hoyoto lakiin Ayagu ma ogola in Somali lamaamusho dhulkooda,Ciil badana cakuye somaliyay ,kenyana wasaas gobalada Kenya Somali kama talin Karo afka somaligana kuma hadlan,lakiin goboladi somalida Kenyaaan ayaa fadhiya, oo waliba jagooyinka sare Ka haya cakuye somaliyay
Geyshkayagow Guulaysta Xilliga Roobka strategiyad la imaada Cadawgu Qorshayaal badan bay ku jiraan
@adontiallah66374 жыл бұрын
wallahi dadka inlo duceyo u bahan wa dadkan naftudu u hureyo inay somali nabadku nolaato u huraya naftoda illahayo garabku sii janatulfardowsa cacllah insha allah allah ha idin garab galo geesiyasha afriko
Taleefoonada in aad ciimada kala Soo xirirtaan oo warbaahinta laga sheegayo waxaa ma hawlo ciidan baa?😅 War siraha ciidanka iyo hawlahooda war helida sidaan yaan loo dhigin ciidan hawlihiisa war raadintu qarsoonyahay baa la arki jirey lkn ciidan leh halkaa nagala Soo xiriira maaha war ciidan
@hindiyaabdirahmah50974 жыл бұрын
M.a
@suldaanajab83593 жыл бұрын
Guulbaan uraajeenaya ciidanka xooga dalka soomaaliyeed reer janaaale idinkana lashaqeeya ciidanka qawaarijtana soo sheega
@mohamedmusse81404 жыл бұрын
Jiljileec baa jidha ani waxaan qabaa ugus inaan gacan adag wali loo latagin. Waar maxaa hadalkeenay Waa in ciidanku ay awood ama khibrad u leeyihiin sidii ay Ugus dadka ugala soo bixilahaayeen. ee aanay noqon kan ani wax iyeela uun.
Geedaha adiilajaro maxay askartu ku gabanaysa ama aydhufaska dhiganaysa ilayn ili ka aragtay baa laga tooganayan oo way cararayane waa inay dad waynuhu lashaqeyan cidamada oo ayshegan dad ka malada sogala ama lashaqaynaya alshabaab markas babaa nabad lagadhikara ay cidanka iyo dad waynuhu wada shaqeyan
Geedaha sababta loo jarayo ma fahmin...geeduhu noolaha way ka muhiimsan yihiin. Dhulka ma saxaro ayaa laga rabaa?
@bashirmxmd32504 жыл бұрын
masuul war ma haysi geedaha la jaraayo ma aha dhirta oo idil waa geed la yiraah geed yahuud reer waqooyiga waxay u yaqaanaan garanwaa marka geedkaas waxa uu ka baxayaa magaalada dhexdeeda geedkaas hoostiisa qashinka wuu ka buuxsamaa shabaabkana qarax yada ayee galiyaan bilic iyo naftoona uma roona
@funnyvideos-jo8sj4 жыл бұрын
kan taliyanima looguma talagaline muxuu ahaa waayo dadka soojiidasha ayuu ubaahanyahay lkn hanjabaad ayuu wadaa waliba sidaan muu gadoomiye kuyahay
@gafiyoganacsijacayl48154 жыл бұрын
Wlhi si qurux badan ayu uhadlay lakin wala kala fikir duwan yahay 100% siduu uhadlay wax dhaliil ah igama muuqato
@indhoosofficalchanalindhoo34514 жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@indhoosofficalchanalindhoo34514 жыл бұрын
SAC
@anshaxxmen10984 жыл бұрын
Kkkk wale wayab shacabki somaliyed Allah aya umaqan kuwi hore uhaste shacabka waxey kubaqdin galinjiren ninki sidas lagu arko wan qaleyna cabsi iyo caga joglen aye kuhaysten, kuwana waxey leyihin moto ayado iska socoto hadan aragno wangobeyna xita qofkasaran , sual qalitan iyo gubitan maxa farqi oo udhaxeya? Shekada so uma eko guud kagur qanjo uguur allaw umadada bad badi
@5soomaaliwaadadkaygi6354 жыл бұрын
Anshaxx Men wll wuu saxan yahay dadka waxaa ku jira dad xun sidii xal loo arko waa in la sameeyaa si loo badbaadiyo umadadaan 🇸🇴🇸🇴Somalia hanoolaato
@rock_diamond94754 жыл бұрын
farmaajo beenale miya waxas u so sheegay
@abdirahmaanburhaan53024 жыл бұрын
Maxa xuumanta ku fashiin kuwa dowladan mucaardka ah Idhaha maa ka qabsan wax qabdkooda Mise ormo somaliga bartay aathay
@deeqmaxamed68354 жыл бұрын
Areey ku meeysi dadban ahaa hee 🙃 hadadba dadka motoyinka u tiideysaan
@richhome36784 жыл бұрын
Mootoyinka sabab loo diidayo ayaa jirta oo magalada mudo asbuuc ah kala sifayn ayaa jirta marka muwaadin gumaysi maahe Amniga shacabkaanu sugaynaaa
@gafiyoganacsijacayl48154 жыл бұрын
Labo bilood wixiid cuni leheed waan kusiineyna motaaleey joojiya ila amar dambe wax dhaliil ah ugama jeedo hadalkaas waayo mootaley aya miinada galisa wadooyinka si gudoomiyaha sheegayo
@Harriss2234 жыл бұрын
@deeq maxamed Wiilkani waa gu gudoomiyaha ku meelgaarka ah maaha ciidanka gorgor! Janaale marka Cadowga laga sifeeyo waxaa maamulka u samaynayo maamulka somali yed ee koonfu galbeed. Dowlada shaqadeedu waa iney xoreyso shacabkana cawimo garsiiso intey lugohooda ku istagayan! Janaale waxaa maamulaya dadka reer janaale! Somalia 🇸🇴 maanta waa ka dhamaatey cid cid maamusho! Dadka reer janaale waa xor maanta. Waa wax runtii lagu farxo xoriyadoodu! Waa guul u soo hoyatey reer janaale iyo guul somalia u soo hoyatey!