No video

SOMALİLAND MAXAA KA QALDAMAY?

  Рет қаралды 56,491

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
1-Science-ka
2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
4-Psychology
5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Пікірлер: 281
@anasabuukar9662
@anasabuukar9662 Жыл бұрын
Somali Allah ha mideeyo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪
@mohamed196apdilahimohamed6
@mohamed196apdilahimohamed6 Жыл бұрын
Aamin
@anabmohammed2746
@anabmohammed2746 Жыл бұрын
Aamiin ya Allah
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 Жыл бұрын
Ameen ya rab 🤲🏾🤲🏾🤲🏾
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g Жыл бұрын
Ma dadka kun calan iyo kun madax wene leh baa midobaya taasi wa riyo
@daarulsunnah185
@daarulsunnah185 Жыл бұрын
Mashaa allaah siwanaagsan ayaad barnaamijkaan uga hadashay ama u faaqiday . Waa barnaamijkii ugu falaqaynta wnagaasanaa oo aan dhagaysto ustaade fakarkaan waxaad ku feecnayd lataliye ama madaxwayne. Waayo fakarkaan wanaagsan waxa uu baahan yahay in lafuliyo .. mahadsanid Allaha kugu dhowro xigmadaada wanaagsan
@LastTime-sc4ky
@LastTime-sc4ky Жыл бұрын
Ustaad c/rashiid axmed waa kumahadsantahay Qaabka aad noogu soo diyaarisey muqaalkaan ❤
@mohamed196apdilahimohamed6
@mohamed196apdilahimohamed6 Жыл бұрын
Waw ❤
@hooyomacan6795
@hooyomacan6795 Жыл бұрын
Runtaa
@ibruumoha2061
@ibruumoha2061 Жыл бұрын
USTAAD M.A ALAHA KU BARAKEYO NIYOW SOMALI WAA ANFACEE BALSE HADII XIL LAGUU DHIIBO WEY KUWASAQEYNAYAN XITAA HADII MADAXWEYNE LAGAA DHIGO BALSE WAXAA XILNAGA SAARAN INAN SHARE GARENO
@LastTime-sc4ky
@LastTime-sc4ky Жыл бұрын
Sxb dadka xaqa allaha fahansiiyo
@saleebaanmaxamuud4119
@saleebaanmaxamuud4119 Жыл бұрын
Somaliland guul somalia guul dhamaan somali oodhami
@LINJA__YT
@LINJA__YT Жыл бұрын
war somaliland waxba kama qaldamin ee ilaahay baa u qoray inay san ku dhacdo😂👍
@Mahir52143
@Mahir52143 Жыл бұрын
Ilaahay haku eedayn wxd gacmahaaga ku gashay
@abdimuse7911
@abdimuse7911 Жыл бұрын
@@Mahir52143 Doqon Alle Taqaan Lagama Gar Helo Ayaan Maqli Jiray... Waaba kan Nala Jooga ..Qaladkaada Masuuliyadiisa Waala Qaataa, Dadkana Wanaag Hadeey Kuwada Joogi Waayaan ineey kala Tagaan baa Qurux badan
@Lander6656
@Lander6656 Жыл бұрын
@@abdimuse7911 AduunYo !! Qof Alle Yaqan Hada Doqon ku SheegtY Kaan Aqoon Alle ayd Farid u Taqn miyaa!!
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 Жыл бұрын
😂qadar ki ma la ilaway
@Mahir52143
@Mahir52143 Жыл бұрын
@@faisalabdi1187 qaddarta rabbi wxuu u qoray sidaa inaa samaynayso Wuu ogaa ikhtiyaarkii lagu siiyay ayaa sidaa u sameeyay ee ma aha wx alle isagu sababay
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk Жыл бұрын
Mahadsanid from hargeysa
@sharmaboyhescusub2761
@sharmaboyhescusub2761 Жыл бұрын
Kusaliya nabigeena muxamad s.c.w❤❤
@mohamed196apdilahimohamed6
@mohamed196apdilahimohamed6 Жыл бұрын
Csw
@dhhol77
@dhhol77 Жыл бұрын
Dadka mudan iney wax maamulaan waa Abdirashid iyo kuwa la midka ah nasiib daro yaa dhahya hee na maamul Allahayow na midee oo maaamul wngsn nasiii🤲🏼
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
Alle ha kala qabo jiyo wll
@nazirbashe6353
@nazirbashe6353 Жыл бұрын
Si kasta maamul noogu yeedhayso kama xumi lkn khalad kasta xal ayu leyhy Somaliland wey awooda in gacantooda kuso celiso lkn waa in qaab maskaxeysan looga fikiro adiga xitaa hadal aan ka xumaano hadii aad na tiraahdid sida maamulka soomaliland hadana ustaad keyga kuu arka kaliya wxn ka faa'idey aya ka bdn i.a gacantay kuso noqoneysa xalna waa loo heli waa hadi madaxdu ay caqligooda aanay ka awood bdn caadifadoodi mhdsanid adna👍
@user-xw2bx1ut7z
@user-xw2bx1ut7z Жыл бұрын
Guuul iyo mid nimo insh allh badana cadooga somalilan wa iskaya tusteen
@mohamed196apdilahimohamed6
@mohamed196apdilahimohamed6 Жыл бұрын
DHUUSAN MAQLAYAA
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 Жыл бұрын
SSC qaatuma, Dhuuso uga keenty keenty kuwan 🤣🤣🤣
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 11 ай бұрын
Hadii aad wanaaga is fari waydan oo xumaha iska reebi waydann inta ka dib waxa la idinku salidi doona kuwiina ugu xun wa idin kharabi kuwa wax garadka ah aya u baaqi doona dhaq jalaq usiin mayaan Wa hadal nabi mohamed nnkh
@husseinyousuf8111
@husseinyousuf8111 Жыл бұрын
Political analyskan wakhti badan kumaad bixin wll. Wax fiican waad sheegtay lkn xogta inaad si wacan usii diyaariso ayaan jeclaa waayo waa arrin muhiim ah.
@user-hs6ki8jj9c
@user-hs6ki8jj9c Жыл бұрын
Sax waa shaqadii
@YusufHashi
@YusufHashi Жыл бұрын
War ceerigaabo xagaad ugu soo dirtay ceerigaabo waa somaliland iska hubi
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Maha half and half wye daantina ku ekada hdi kale cel afwaynba xudud ino noqan harti ma naxayo manta
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
" la jeclow wallkaa waxa aad la jeceshahay "
@AdnanSaami-gp2qp
@AdnanSaami-gp2qp Жыл бұрын
Khaatomo guul Somalia guul Somalia guul
@afsax4694
@afsax4694 Жыл бұрын
Waxaan kaxumahy in aan kujirno waqtigii ugu darnaa ee somli soomarto dhiiga biniaadmka waxa uu noqdey wax ay ku maydhaan iyo cid ladoono ladilo qofba qofkuu ka dhiigya cabsanyihiin loo gadhigayaa geesi dadka caqliga usaaxibka ahna suncadiisa la xumeeyo salaadiin aan is dhaamin iyo madax kadaran kaliya u imid kursigaa sidii dadka ugu caga jugyn lahyèen iyo sidii ay wadanka ugu ciyaari lahyeen calamkana sun cad xun ayaan kuleenahy anagaana usabab ah in turki iyo European aan wax haysan ay wadankayaga iskga dhigayaan in ay dadka cawinayaan laakin guranaya dadka hantidooda Somli ilaahy umaqan xalkoodu farah ayuu kabaxay 😢💔...
@user-ge1io5yb3k
@user-ge1io5yb3k Жыл бұрын
Mahadsanid wll Alle dhibaatooyinka dhulka somaliyeed ka jira hanaga qaboojiyo
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Жыл бұрын
Somaliand waxba kama qaldamin ee kibir bay dayn waydoo waa lagu lisay. Now Somaliand must thing twice before they do any action because Harti freedom fighters 💪 are in Dhulbahante & Isaaq borderline. Caynabe & Burco will be probably at risk to be the front line.
@apdicasiismohamett9616
@apdicasiismohamett9616 Жыл бұрын
Ustaad anaga hada nahay reer lascanod waxan rabnaa midnimada somali weyn waxan jecel nahay inaan somali weyn isku keeno ayagana waxay rabaan inay somali ay ka go'aan. anagana ma rabno inaan ka go'no somalia😎🇸🇴✊
@fatiima476
@fatiima476 Жыл бұрын
Reer laascaanod hadad tihiin waxa idinku dhacdey uqubadii dadkii reer baydhabo ee aad si xun intaad usoo gasheen soo tarxiishen waxad la xasili la,dihin hadad somali mideysan rabtaan maxaad qaabiil dartiis ugu soo tarxiishen😏😏
@apdicasiismohamett9616
@apdicasiismohamett9616 Жыл бұрын
Midnimada daarood marabno midnimada somali weyn bay rabaan reer lascanod
@amiirmahdi8266
@amiirmahdi8266 Жыл бұрын
Wax ad rabtan wa midanimo daroodaba rabtan midimo somailiyada ma rabtana
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 Жыл бұрын
Anigoo ka soo jeeda somaliland waxan aaminsanahay sababta keeni karta burburka somaliland inay tahay dulmigii lagula kacay dadki masakinta ahaa ee laga tarxiilay gobolada sool iyo sanaag😢
@sakariyeabdi9046
@sakariyeabdi9046 Жыл бұрын
Waar nio isdaji dadkaa waxa tarxiilay oo ka raali ahaa umada magaalada degane haduu muuse ama xukuumada jirta tarxiishay ma Hargaysa iyo burco berbera dadka jooga ee aan ahyn reer soomaaliland ee ku dhex nool laga tarxiilo nio caqli waad leedahee wax hubso
@naasirsiciid654
@naasirsiciid654 Жыл бұрын
@@sakariyeabdi9046 xataa hadii dadka deeganka raali ka ahaayeen in la tarxiilo taas micnaheeda maha inaan dadkas la dulmin masaakin aan danbi lahayn ayaa lagu eedeeyey danbi ka dibna lagu ciqaabay in ganacsiyadoodii la xidho lana tarxiilo xataa sool kaliya ma ahayn sanaag oo aan ka soo jeedo waa laga tarxiilay dadkas
@maxamedibraahim1357
@maxamedibraahim1357 11 ай бұрын
Waa runtaa zhp
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 Жыл бұрын
SSC khatumo Guul, wlhi Dhuusa uga keenten mamulkii Isaaq 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂
@khaalidfarhan6020
@khaalidfarhan6020 Жыл бұрын
Fikikaagu ma xuma lkn wax badan wad saxday wax badana wa ka qaldanyihiin Teeda kalena sawirka khariirada aad soo qadatay iyo weedhaha aad ku qoraty ayaa waxay muujinayan inaananad dhex arikaa ka ahyn Si dhexdhexaadana aadan uga hadlayn Laftaada ayaaba kala qaybin ku jaraan ku odhan lahaye isku noqo
@akramcabdi5686
@akramcabdi5686 Жыл бұрын
Hadalkiisa inay been iyo mucarad nimo ku jirto waxa fahmi kara uun qof somaliland joga ama kaso jedo oo ka war haya Lkn uu dadaalay inuu xaqiiq ku dhaweyo 45%
@khaalidfarhan6020
@khaalidfarhan6020 Жыл бұрын
@@akramcabdi5686 Waxa uu wado iyo waxa afka ka dheegayaa isma laha Magaran karno waxa uurkiisa ku jira lakn waa hadal 80% dhinac raacsan Dadka somaliland kunool maanata waa dad wax bartay 90% la mana qaldi karayo run ahaantii
@bajacolow9135
@bajacolow9135 Жыл бұрын
Maxamed siyaad historykii bey hilmameen halkii la rabay ine cashar ka qadaan siyaad iyo muuse same
@mdmahdi7371
@mdmahdi7371 Жыл бұрын
Shacbiga somaliland ee aan ka midka ahay ee qoraalkaygan arki doonta waxan u sheegaya in wakhtigan wakhtiyo ka adag aynu soo marney oo aynu usoo dhabar adaygnay tan maanta taagana ay dhamaaneyso hadaynu u shacbi ahaan u midaysnaano, qarankeenana naf iyo maal iyo afba ku garab istaagno (gacmo wadajirbay wax ku gooyan 🤝💪)
@warsamedacad123
@warsamedacad123 Жыл бұрын
Ingiris miya dhulka ku siyaay Cawaan yahay Dhulkaga ku ekoow Ama hargaysa iyo Burco waayii walhi Darood isku dheeririin adigoo tiiro yaar
@mdmahdi7371
@mdmahdi7371 Жыл бұрын
@@warsamedacad123 🤣🤣🤣🤣
@cumarmohamed2412
@cumarmohamed2412 Жыл бұрын
Niyada iska dhiso ileen tabar kale mahayside, SSC Hargeysa watagi karan lkn ma raban dhul aan dhulkoda aheyn.
@mdmahdi7371
@mdmahdi7371 Жыл бұрын
@@cumarmohamed2412 🤣🤣🤣🤣
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 Жыл бұрын
USTAAD SIDA UGU FUDUD UGUNA FIICAN EE SOOMAALI OODHAN LOO MIDAYN KARO NOOGU SOO DIYAARI MAHADSANID❤
@abokorabco9393
@abokorabco9393 11 ай бұрын
😊😊
@bininshaar1044
@bininshaar1044 Жыл бұрын
Nin kaliya aaqn ka taageero KZbin ka
@maxamedaxmed6273
@maxamedaxmed6273 Жыл бұрын
Si xaq aan dheegna raacsanayn ayaad uga hadashay. Ilaahay hadaalada hakugu harab galo wllo
@user-dm7tn9uc6v
@user-dm7tn9uc6v Жыл бұрын
Amen ya RABBI ❤🤲❤️
@haajimouse5646
@haajimouse5646 11 ай бұрын
Meeshan amison ayaa kuso wajahan😢😢.
@user-zl1ut3vb9e
@user-zl1ut3vb9e Ай бұрын
mida kale halked igu maamushaa waa laga wanaagsanyahay inaad bariis ku raadiso waxyaabo aanad aqoon buuxda u lahayn maacyahay
@Fathiabdillahi2
@Fathiabdillahi2 Жыл бұрын
Like saar mahad sanid
@abdirizakcumar1272
@abdirizakcumar1272 Жыл бұрын
Guul ssc iyo hiil harti.
@fatmaomarabow7457
@fatmaomarabow7457 Жыл бұрын
Jazakumullah kheir ustaad
@user-sg9ec9ni5m
@user-sg9ec9ni5m Жыл бұрын
Scw scw scw
@samiakhalif3872
@samiakhalif3872 Жыл бұрын
Wad ku mahadsamtahay inad nala wadaagto walal
@MajidMajid-yf2tt
@MajidMajid-yf2tt Жыл бұрын
Keep going
@abdihakim391
@abdihakim391 Жыл бұрын
Marka kalmada maamulka aad ku cel celisay laga reebo qodobada intooda kale waa kugu raacsanahay waana xaqiiqo dhab ah. Anigu waa arkaayey waxaa soo dhan se cid wax maqlaysa ayaan jirin oon qaar aanu isku laynay dhamadkii sanadii 2022 banan baxayasha in. aan xabad lala dhicin ee xal kale la raadiyo.
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 Жыл бұрын
Sax, ani xataa waan ujeedey in sidan wax noqonayaan, Ilaahay haynaga qaboojiyo
@shaqalecabdikariim9233
@shaqalecabdikariim9233 Жыл бұрын
Xalka ugu fiican waa in nin walba gurigiisa joogo
@najumwadani7784
@najumwadani7784 Жыл бұрын
Aad iyo aad
@bashirbashion1888
@bashirbashion1888 Жыл бұрын
Somaliland waa ay saqiirtey ma ay san qaanqaarin runtii Somaliland wax caafimaadkeeda u daran ayaa cabtey.
@sumisorry6078
@sumisorry6078 Жыл бұрын
@Ciise499
@Ciise499 Жыл бұрын
Somaliland way midoobaysa inshaalah😊😊😢😢
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Жыл бұрын
Wayba burburtay.
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Жыл бұрын
Taas Somaaliya oo midawda ayaa kadhaw ee Adeer Hurdada iyo Riyada beentaa ka kac
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Insha Allah somalilan way midoobin somaliyana way la midoobin ❤
@Ciise499
@Ciise499 Жыл бұрын
@@Mohamed.Fuaad.9593 somaliya maxaa ladhahaa mayd baan anagu unaqaan no more Amisom Alshabaab and dagaal 🇸🇴🤮🤮🤢
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Жыл бұрын
@@Ciise499 Waxba Amison iyo waxaas ha ku marmarsiyoon adeer Soomali oo dhan ayaa Dullaysan oo idinkuba Amxaaro iyo ingiriis baad caabudaan oo addoon u tihiin xittaa dhulkiinii meelo makhnuut iyo khaniisnimo lagu barto ka dhigay idinkoo iyaga raalli galinaya
@aichadjama1097
@aichadjama1097 11 ай бұрын
True
@mahamedyare672
@mahamedyare672 Жыл бұрын
Alle ha mideeyo Somali
@user-zs6bd5sn5n
@user-zs6bd5sn5n Жыл бұрын
Waa war saxan
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 Жыл бұрын
Gumaysi bay ku jiraan ilaahay ha xoreeyo
@mohamud3921
@mohamud3921 Жыл бұрын
Asc jezakallah walaal
@mataanpogba1940
@mataanpogba1940 Жыл бұрын
LAASCAANOD WAA SOMALILAND RUMAYSO AMA HA RUMAYSAN SOMALILAND WAAcc QARAN LAWADA AQOONSANYAY I.a DAGAALKAN YARNA WAY KA BAXAYSAA🟢⚪️🔴
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql Жыл бұрын
😂😂😂😂😂. Tuuladaa ka timid OO ku abtirsadid u laabo hadii kale yaa lagula sheegan
@bintusoomaal143
@bintusoomaal143 Жыл бұрын
Haa laasa caanood waa somalilan isla somalilandna waa samaliya ❤
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 Жыл бұрын
Somaliland waa maamul gobaleed Somalia kamida rumeyso ama ha rumeysan 😎
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Idoor marqamay meqo qaad cunty😂
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 Жыл бұрын
@@sharmaakecabdale3181 dhibka adinku ey idinku heyso go"ida SSC ayey nagu heysaa anagana taas ogow jaale.
@sultanlife5385
@sultanlife5385 Жыл бұрын
muuse biixi xukumadisa waxey aminsaned xududahi Ingriska iyo laascaanood iney ayagu leyahiin dagaalka noocaas ayuu kubilabmey
@AhmedAli-cf7nu
@AhmedAli-cf7nu 11 ай бұрын
Subxaanallah sxb illahay kacabso dadka reer lascanod na kaxishood reer lascanod waxbagacanta ugumajirin
@hadillaium
@hadillaium Жыл бұрын
Obviously laascaanod boog bey noqtey waligeedna dhiig bixi doonta Hadii wx laga qaban
@abdiqaniahmedjama4326
@abdiqaniahmedjama4326 Жыл бұрын
Aad iyo aad waad haleeshay qodobadan oo aad kahadashay waad haleeshay
@user-mi2wq4kj6j
@user-mi2wq4kj6j Жыл бұрын
Ustaad face book kusoo laabo aad ayaa laguu jecelyahay
@AhmedKhadarofficial
@AhmedKhadarofficial Жыл бұрын
Ay Ay dhalay Oo Carab La Waad Ureysaa Anaa hooyadaa iyo Adigaba ku wasa Somaliland Waxba Ka Qaadi Meysid Afqadhmuun
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 10 ай бұрын
qabiilada xornimada qaatay please 🙏 haloo hambalyeyo farxada yaan lagaga ciyaarin hambalyo dhaha
@amazingone9134
@amazingone9134 Жыл бұрын
Top political problem
@maxamedshugrikhaliif-on3jx
@maxamedshugrikhaliif-on3jx Жыл бұрын
Alaha ha kala qab to
@abdirahmanabdulqadir7720
@abdirahmanabdulqadir7720 Жыл бұрын
Masaan kumooday mise saa noqotay Waxaan ku mooday wadani jecel midnimada uma soomaliyeed. Lkn waxaa noqotay caadifatayste qabiil oo waliba jecel isku dirka umada soomaliyeed. Soomalind wllhi blilaahi tolaahi laascano way oga dhamaatay Ama caac ama cuuc dheh hooyadaadi carabka la’eed wasee😂😂😂😂😂😂
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 Жыл бұрын
Wax badan kaa maqan cabdirashiid Waayo xogogaal ayaanad ahyn waayo lasscanod yada dalbaty tarxilka Wayo yaga dhahy yaa dilaya dadka Lkn hada tusaale sidi abwanka loo dily ee reraha isaga dileen hadana Somaliland ku edaynayaan ayey noqoty lkn waxan kaa rabnaa cadyn cabdi rashid in somaliland dadka lyn jirty?
@akramcabdi5686
@akramcabdi5686 Жыл бұрын
Haa de .... sheekhu dulmar buu ku dhaafay lkn waxba muu baadhin xalna kuu keenin dhexna kama aha wliba.....hawlahagi kale iska wada dheh kuwasan kugu tahernaye
@sharmaboyhescusub2761
@sharmaboyhescusub2761 Жыл бұрын
Burco xitaa wan karabnaa😢😢😢😢
@ahmedmuniir5777
@ahmedmuniir5777 Жыл бұрын
😂😂😂😂 Ana Garowe iyo Boosasaba Wn Rabaye Mxa Kuu Nafa😅
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@ahmedmuniir5777 hhh ciidankaagii iyo saanadaadiiba muuse biixi afkiisay kudambeeyeen ugu dambayna shalay tii ku dhacday 30 sano aan laga soo kaban karayne sidee garowe kuhawaysan karnaa
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 Жыл бұрын
Walaahey bosaaso iyo garoowe ilaa an qabsado mooye nolol ima harin
@faisalabdi1187
@faisalabdi1187 Жыл бұрын
Shekadan wa dhamaty ee gsrowe iga eeg qosolka yaan lyska waayin hadhow
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
​@@ahmedmuniir5777 hda burcan usocana iyo hargaysa hdanu Harti nhy hdl wu dhamady
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 Жыл бұрын
Walal Soomaalind iyagaa dadka laynaysey
@xasansuudi4565
@xasansuudi4565 Жыл бұрын
Abti manan la dagaalameyn dadkayaga shacabka ah ee waxaanu la dagaalamaynay cadowga kusoo duuley ee garaadada iyo alshabaabka isuga jira
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
​@@xasansuudi4565iska ilaw hdl isaaq wu jabay shacabkayaga kulaha ma dhulbahanto idinka xog badanba shacab idin ah😂 isaaqow hdanu Harti nhy wnu idin tirtirin
@MohamethMarco21-tm2le
@MohamethMarco21-tm2le Жыл бұрын
Wan ku dawan jirey wanan kgu xidhnan jirey lkn mnta wan ka poodey oo xaqiiqada kma hdleyside ciilane ayad thy beenale ah
@tafatiraha5632
@tafatiraha5632 Жыл бұрын
Orodoo bax waalagaa abadan yahay😂😂😂
@kamaalhassan2123
@kamaalhassan2123 Жыл бұрын
Waa muwduuc cilmiyeysan. Masha allah, mahad sanid wll
@abdiqaniusman7267
@abdiqaniusman7267 Жыл бұрын
Ustaad dayaca wuxuu ka yimid dhankayaga xaalkuna waxa muuqata habsankayagu xiligii wax laga ban lahaa uu dhaafayo ,adkaatay adkaatay!
@samiakhalif3872
@samiakhalif3872 Жыл бұрын
Waxan fiicanan lahaa inan aragno the picture lknse nasiib daro waxan na ahay dad wada qiiraysan iyagoo qiiraysan go aan gara waxna hore ka xukuma. Xaqa Allaha natuso.
@khadargaarisa1977
@khadargaarisa1977 Жыл бұрын
Aoonyahan dhaystiran
@AxmedAlpha2024
@AxmedAlpha2024 Жыл бұрын
reer laascaaanod ka soomaaliland ahaan waxba iskuma qabno siyaasi ayaa kala kaxeeyey umada soomaliyeed yaanay kalatagin
@Apthi_kareeM
@Apthi_kareeM Жыл бұрын
Niow mantaa nacnaC baad laa tiimid maa is tiiri xaged ku aragtay gabadh qof qalasaa OO samaliyada waar xabad walaa isku dhuufta oo walaaga xaala lkn ragu qofka dhaawaca xabad bay ku dhuuftaN inkastoo aay khalad tahayba qof dhaawaca inad xabad ku dhuufatiid hadaNa dhiiNac waY ka dhoowdahay OO way ka fiican tahay qofka laa qalayo wlhi yaaxuush baaY nooqdeN reer Laascaanood wayo mar hadaY qof qalayaba waaxa uu hadhoo kaliya inay maydka cuNaaN niow hadalkaga. Waxaan ka dareeMaY inad ka socooto dhiNaca dadka dadka kale qalanaya OO aaN uu tuudhaY. Waar xabad haku diilan lkn damiirka siinaya inay qalaan qof dhaan waa damiir bila aadaniimada ka Dheer xaqiiqada ka hadal kolayba Waad ah arkii doonta fariiNtayda hadana wad Iska indhoo tirii doonta OO wan ogahay marka wlhi sowmaha hoorta iNtaa aaN ka jariikarayay wan ka jaaraY oo Laaba kamiida reer Laascaanood aNa cadii quudha uu dhafiiyay oo maydkoogu asaaY soboobta aaN uu asaYna maha cabsii Ciid kale aNka qabo ee waxan garanaya xaqaa uu igu leyahay maydku hadaY siiwadaN dadka aaY qalayaNa walhi kolayba dagal kale waNu isku aarkii OO yaga oo noolbaN intan labaada lugood iyo labada gacmood xabad rasaas kala dhaco ayaaN meel banaana kaga dhaqaaqiidoNa wana loowada jooga ee adNa waliga ruunta ku dhiimo OO waxba ciidNa wajii haka radiin inay Ciidanka butlaan dagalka ku jiiraN waxay cadaHaY oo taasi wax hadal lagu qariiN karo maha zhp
@user-nh5yv3ro3q
@user-nh5yv3ro3q 6 ай бұрын
Sanaag garxajis baa leh
@user-qz6ew1ve2p
@user-qz6ew1ve2p Жыл бұрын
Waa gorfayn waaqici ah Halka uu caqligu ku dhamaado ayuu qorigu ka bilaabmaa Somaliland na male madaxwayne istaraatiiji iyo mustaqbal danbe ufikiraya ee see kursiga kusii fadhidaa uun weeyi Waana siyaasiga somaaliyeed intuu jirayba waxuu dalka ku baabiiyay
@Usern134-h4g
@Usern134-h4g Жыл бұрын
Siyaabo adka hadashay wadku saxsan thy lkin Warun mesha argakixiso wayka dagalamaysa mareykanku qaar badan o lascanod kudhaawacmay o argagixisa o mareykanku radinayay ayu kala dhax baxey hospitalka muqdisho mala lamasocotid hadadan kuwa ka dagalamaya lascanod wayo cabdimodobe iyo kuwa argagixisa daa???sidakale sificn bd uhadashay lkin waxanad lasocon okawarhaynin bad kuso degdegtay bro
@FATHER00001
@FATHER00001 Жыл бұрын
Hady saxneed way arki lahyd soo socda lkn dhiig baa hayn odhan karnaa😮
@user-tf5yh2uw8q
@user-tf5yh2uw8q 11 ай бұрын
wxa khilaafkan un lagu xalin kara iyadoo soomaliland ka tanaasusho goonigoosdka oo ay baal ka raacda dowlda federaalka, warbxintaduna dhexdhexaad mha oo dhinac ayey u janjeedha
@mawiidcali6786
@mawiidcali6786 Жыл бұрын
Guul somaliland wixi khalad dhacay waa la saxaya
@warsamedacad123
@warsamedacad123 Жыл бұрын
Muhiimada Wa Inn Muqdisho laaga mamulla Somali didka oo dhaan
@user-ej6bm8ob1f
@user-ej6bm8ob1f Жыл бұрын
Dadka reer lascanod ayaa ka dalbaday inuu tarxiilo dadka😢
@ybootaan4890
@ybootaan4890 Жыл бұрын
Dadka rer Lasanod may dalban meesha marka maamul Somaliland baa joogay yagaana dadka khasab iyo jujuub ah uga masaafuriyey maanta dulmigii Somaliland ay shacabka reer SSC ka gashay ayaa haysata ilaahna wuu inoo sheegay in uu dulmigu marnaba guulaysan
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Mya arinkas besha isaaq unba wadaty o mesha xoga kujogty
@user-ej6bm8ob1f
@user-ej6bm8ob1f Жыл бұрын
@@ybootaan4890 hdii dadka reer lascanod diido dawladu mayna samaysen ee iyaga rabay marki danbana ku faraxsana orodo wararki malinti soo dhagayso
@Fandhaal1
@Fandhaal1 Жыл бұрын
​@@user-ej6bm8ob1fbeen baad sheegayasa kadaab baatahay walalaj reer konfur 30 iyo kabadan bay daganaaayeyn lasanod wali cid kumay gafin waxayn ugu noolaayeen leh oo ka dhex ganacasdaha lkn si walaha koonfur iyo reer laasanod layskugu diro ba loga saaray maantana dagaalka wa ka qayb
@haajimouse5646
@haajimouse5646 11 ай бұрын
Yes Ana huba garaadada aya dalbaday in la raafo dadkaas sonaliyeed😢
@cabdirisaaqismaaciil2141
@cabdirisaaqismaaciil2141 Жыл бұрын
Alle hanaga qaboojiyo
@user-pu2le9rj6w
@user-pu2le9rj6w Жыл бұрын
Somaliland waa maamul goboled somalia,katirsan lkn iyadaa waxkale iska dhaadhiciye
@haajimouse5646
@haajimouse5646 11 ай бұрын
Run mise been. Somaliland markay dadkaas somaliyeed raraysay. Waxa go.aanka siiyey oo rara ama raafa dhahay . Garaadada iyo waxgaradka reer laascanod
@jamalsaleeban1666
@jamalsaleeban1666 Жыл бұрын
Sxb tarxiil maha dhibta lkin muuse biixi ayaa ugu talagalay si mudo kororsi ugu helo jabuti ayuu jadkii ku qabsaday
@mustafelamo
@mustafelamo Жыл бұрын
Marna Qaranka How biqina🫡
@abdirazakloyal9542
@abdirazakloyal9542 Жыл бұрын
Waar wa nala taagey 😢
@haajimouse5646
@haajimouse5646 11 ай бұрын
Video kasoo samee. Ssc inay maamul noqon karto iyo in aanay noqon karayn. Ileen dastuurka somalia 🇸🇴 2 gobol iyo badh ayuu u ogol yahe.
@abdurahmanmabdikadir4808
@abdurahmanmabdikadir4808 Жыл бұрын
Syagaa codsaday in lamasaafiriyo
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
Guuldaradu waa furaha Guusha somaliland guul❤ laascanod wa somaliland
@HAMSTERCOMBAT5555
@HAMSTERCOMBAT5555 Жыл бұрын
Waxaas yaakudhahay somaliland aa sheegaysid bo soomaaliya ayay katirsantahay somaliland cagta kahoos
@kingmoha8874
@kingmoha8874 Жыл бұрын
@@HAMSTERCOMBAT5555 laangaab ciilanba tahay ee ha ku hoos dhuuman somaliya 🤣🤣
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 Жыл бұрын
Nio ma is indho tiraysa😂wll mise wa ka dacad😂
@CarabShiikh
@CarabShiikh Жыл бұрын
@@kingmoha8874 hhh waxaan kudhaaran karaa ciilka caawa kuhaya inuusan xataa falastiin uusan soo marin markaasad ninkii shalay dunidu markhaatiga ka ahayd ee sidii la ogaa kuu galay adoo 30 sano qranimo been ah laguugu sheekayn jiray inaad ciil kushegto Ala yaa ila qosla kkkkkkkkkk
@jalaamgeedi9830
@jalaamgeedi9830 Жыл бұрын
Hhhhhhhh 😂😂😂 bulsho idil oo wada sakhraansan oo laga heleynin hal qof miyir leh😂😂
@rakbah.c
@rakbah.c Жыл бұрын
Ustaad aaway taxanihii madax waynaha somalia
@axmedkafieke5930
@axmedkafieke5930 Жыл бұрын
Waaba ku la aay Subcarabka waa kala laabta Nawade
@Abdirihmanhasan3255
@Abdirihmanhasan3255 Жыл бұрын
Runta miyaa ku dhibaysaa gunyahy guntu dhashay😢 awalba qof xunoo hunaa baatahye
@dahirdayib7558
@dahirdayib7558 Жыл бұрын
Walee biixi waxaa lala jaray dhulka.
@fuadhaji1132
@fuadhaji1132 Жыл бұрын
Ninku khatarsnaa
@futuredoctor1966
@futuredoctor1966 Жыл бұрын
Labo sool Iyo labo sanaag coming soon Hadeey Daarood ka sool iyo sanaag Dagan dhahaan isaaqa na maamuli maayo Macquul ma tahay in isaaq sool iyo sanaag Dagan eey aqbalaan in Daarood maamulo
@user-sg9ec9ni5m
@user-sg9ec9ni5m Жыл бұрын
Xaqiiq digniintii horena waan dhagaystay waana dhacday
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 Жыл бұрын
Anaga media naftenu waxay samaysa exaysi aynan u ka sin ado ta ka taxadiraya, bal weynayso ku eg waxsocda . Waxa lolan ka dhex jira kaba qabilada iyo siyasiyinta ay u arkan in ay taladi ka fara maroorsaden ma u dhugledahay.
@asmamaxamedibraahim
@asmamaxamedibraahim Жыл бұрын
W¡Xi Dhacay way Dhaceene ¡|ahay hakala qab0j¡Y0h😢💔
@HamzeMahamoud
@HamzeMahamoud Жыл бұрын
Somaliland is the best power in the east africa Population of somaliland don't worry ❤❤
@Mahir52143
@Mahir52143 Жыл бұрын
Big cap 🧢😂
@abdihakimmohamed5897
@abdihakimmohamed5897 Жыл бұрын
Stop daydreaming
@HamzeMahamoud
@HamzeMahamoud Жыл бұрын
​@@abdihakimmohamed5897wait.......
@munahaybe6749
@munahaybe6749 4 ай бұрын
Laascanood hadan reer Somaliland nahay ha iska maqnaato dhulkooda alle ha u barakeeyo anagan alle ha no barakeeyo naga badan dhulkaygu lkn inan wiilasheena somaliyeed u layno malayacni.
@suhaybcabdi786
@suhaybcabdi786 Жыл бұрын
wax an ahay sarkal ka cidan ka qarnka soomaliland wax lascanood wax anu ka dhigay dambas mata lagabilabo wax anu ka naxyna majirayso
@SahraMursal-uv3ve
@SahraMursal-uv3ve Жыл бұрын
Aryaa raba'shaw dable ahaw ama sareeye' yaal guud ahaada , balan teenu wa inan baaruud isku damino ama aanu birta iska asalno . Sida caa da'da ii ah libintaydu waxay Laxmi Ku tahay ila awoo'wayasheey .
@Akhyaar142
@Akhyaar142 Жыл бұрын
Idoorow wnso jedna markan hdanu harti nhy xalku sidi hore mahan wlhi
@Faisalhassanrabah
@Faisalhassanrabah Жыл бұрын
Somaliland guul
@xantaproductionTVXB
@xantaproductionTVXB Жыл бұрын
Ustaad kaso dayax gacamed duul tagey dayaxa
تحطمت طائرتهم وسط جبال الثلج.. فأكلوا بعضهم
52:17
قرية العجائب | بدر العلوي
Рет қаралды 2 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 25 МЛН
Happy birthday to you by Tsuriki Show
00:12
Tsuriki Show
Рет қаралды 12 МЛН
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 77 МЛН
Incredible Dog Rescues Kittens from Bus - Inspiring Story #shorts
00:18
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 27 МЛН
HESHİİSKA BADA EE ETHOPİA İYO SOMALİLAND (Full Analysis)
28:33
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 19 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 25 МЛН