No video

Somali Lyrics Song - Heestii : Garbaan Kuu Dhiganayaa ( Dixon ) - Codkii : Kooshin Yare

  Рет қаралды 158,922

SomaliLyricsSong.

SomaliLyricsSong.

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@TiyeeglowTV
@TiyeeglowTV 5 жыл бұрын
Allaaah ma jirta qof dhegeysanaayo 2019
@naturalofficialchannel.3655
@naturalofficialchannel.3655 6 жыл бұрын
Heestan wax qaadi jirey Axmed Yaasiin Digfeer Aun
@abdisamadsulieman2833
@abdisamadsulieman2833 7 жыл бұрын
Beri xaaskaygu iga duday ayaan mar walba qaadi jirey heestan
@g37dbhe8db2
@g37dbhe8db2 4 жыл бұрын
War yaa dhagey sanaayo 2,1,2020
@mhassan0163
@mhassan0163 5 жыл бұрын
Wax jira wax la yidhaahdo " mid life crisis" oo ku dhaca badiba dumarku markay gaadhaan around 45 years, dib bay noloshooda u eegaan, markaasay is yidhaahdaan waxka bedel oo soo yara enjoy garee oo iska soo cawee, aroosyada iyo xafladaha badso, markaa ninka aan la qabsan karin ama aan samayn karin to reverse the trend waxaa ku dhaca qoyskaa spiral downturn oo degdeg buu u dumaa, kamana baxaan constant quarrel
@hawoabdulahi9149
@hawoabdulahi9149 4 жыл бұрын
Kkkk aniga 35 sano ayey xaaladaas i qabsaday kkkkk
@salmanyareofficial8094
@salmanyareofficial8094 5 жыл бұрын
Wlahi hestan hees igu qaaliya weeye Kooshin yare fanaan aan dageero Best one legend
@geeska
@geeska 5 жыл бұрын
Salman Yare Allaha u naxariisto
@abdiaizisse113
@abdiaizisse113 5 жыл бұрын
Halaa halaa yaa kooshin heestan waa xasuus 😂 axmed yaasin digfeer UAN👍
@palkhiiscadey426
@palkhiiscadey426 6 жыл бұрын
Allaha u xariisto digfeer
@umumucaad652
@umumucaad652 5 жыл бұрын
❤️heestaan aad baan u jeclahay
@deeyoo
@deeyoo 11 жыл бұрын
Realy Good Song thnx SLS Team,,,
@ashosardeye2392
@ashosardeye2392 5 жыл бұрын
Deeyoo Musik
@XuseenBaarri
@XuseenBaarri 8 жыл бұрын
Heestu waa Sidan Mudane #Somalilyrcs Song Dadkii kala gadaal qarsada Waxa baa ka dhex guuxayee Gar baan ku dhidanayaa Gudoon kuna waa Adigee Gar-eexo lama doonayee Garawso waxaan ku dhaho Nin Goba ahoo Gacal tihiin Waliba Gacalow ku jecel Adoon ku maqnayn wax gara Inuu Gurigoo Cidlaa Sida Gaalshire fadhiyo Miyaad Godobtaas Lahayn Dardaarankii waad Gaftee Adoo fasax gaaban tagay Maxaa Garba kaga xidhan Ma Geel baa kugu Dhalay.
@mukhtarelmi3365
@mukhtarelmi3365 8 жыл бұрын
sax waa sidaa aad sheegtay
@HABARGABEH
@HABARGABEH 7 жыл бұрын
Baari Tv est
@abdiwaxid4856
@abdiwaxid4856 7 жыл бұрын
Baari Tv adigu ubad jacayl miyaad tahay
@kajolajay7187
@kajolajay7187 7 жыл бұрын
Mashallah
@jpnsalah1231
@jpnsalah1231 6 жыл бұрын
Baari Tv
@garyaqaanzaki2258
@garyaqaanzaki2258 5 жыл бұрын
Meherkaygu wuxu dhacay 2015 Awalkiisi. Imikana Waxaa Lasii Galayaa 2019. Afar sanno ayay iga Maqan tahay. Waan u Samray Sanadka Soo Socdana Haday Iman Weydo Maxaan ka Yeela. Maadama aanan anigu Yurub Tegi Karayn. Hablo Gayaanka Jooga Maalinkasta Guurbay iga dalbadaan ana axdigii ban Ilaalinayay 5 sanno wax ka badana Ma Ilaalin Karo. Ee Ka Taliya Asxaabta Sidii La Yeeli Lahaa. Waayo Xaas Waan Qabaa Mana Qabo.
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 5 жыл бұрын
Masha alaah wlh jacelka ayaad wax ka taqanaa ani waxaan kuugula talin lahaa hawadha hadeey kujeceshahay adna aad jeceshahay oi adan kamaarmi kareen usamir usamir samraa wuu helaa dadaalaana wuu garaa
@dalabadaanqiley4269
@dalabadaanqiley4269 5 жыл бұрын
Garyaqaan Zaki sxb ilaa 4 baa kuubanan gabadha usheeg oo tukalo guurso waayo guurka inlabadiyo waa sunadi nabigena muxamad scw wllo sasan kugulatalinlahaa
@dalabadaanqiley4269
@dalabadaanqiley4269 5 жыл бұрын
fadomo mahamed abayo gabdhaha walajecelyahay kuwakalana walagursan waayo diinta noshegtay abayo dumarkeni waxey kudayden badankod dhaqanki galada mahan inan racno dhaqan aanan ahan dinta islamka abayo inti karaankaga ah kawani gabdhaha musliminta ah dhaqanka xun usheg ineeytahay guurkabadan sunadi nabigena muxamad scw abayo fahamsii walalahen intad kagarto aanraacno sunadi nabigena muxamad scw
@fadomomahamed7556
@fadomomahamed7556 5 жыл бұрын
@@dalabadaanqiley4269 gur qofkasta ayaa leeska guur san karaa lkn nolosha waa jacel iyo qanac wll
@Somvevo101
@Somvevo101 4 жыл бұрын
Midad kusugto doono
@ahmedyusufhajiahmedyusufha4182
@ahmedyusufhajiahmedyusufha4182 4 жыл бұрын
Heestan digfeer baa laha awilki hore miyan khldanahy
@suaddualeh1456
@suaddualeh1456 11 жыл бұрын
I really like this song! ----But what I so wonder what is so special for "DIXON" I hope she stops to go there! thanks for the song.
@abdurahmanhassan1354
@abdurahmanhassan1354 6 жыл бұрын
Suad Dualeh she is dual sim kkk
@amore5583
@amore5583 5 жыл бұрын
Hahaha ha way iska daysay inay Mar dambe meesha aado 😂😂
@gabarbarichannel9804
@gabarbarichannel9804 4 жыл бұрын
2019😢😭
@minaali1034
@minaali1034 10 жыл бұрын
Wow I really like it %]
@mussashire1201
@mussashire1201 8 жыл бұрын
al fanan koshin yare wa fanan u dhashay hiran kuna dhashay magalada bula burde
@geeska
@geeska 5 жыл бұрын
Mussa Shire Allaha u naxariisto
@geeska
@geeska 5 жыл бұрын
Allaha u naxariisto
@VivaWNP143
@VivaWNP143 9 жыл бұрын
heestan waxay ahayd maxaa goble kaaga xidhan ma geelbakuugu dhalay
@hanadabdi6147
@hanadabdi6147 8 жыл бұрын
I love it's really nice song
@musemohamud2251
@musemohamud2251 6 жыл бұрын
sxb heest wa dadki kala gada qarsada maha kala gadaal qarsada
@abdisamadosman2437
@abdisamadosman2437 6 жыл бұрын
Muse Mohamud dadkii kala godob qarsada weeye heesta originally ahmed yasiin digfeer ayaa laha lkn hada kooshin waxooga ayuu yara qaldaya
@Sales556
@Sales556 5 жыл бұрын
2019? 😎✋
@ayaanmohmed5360
@ayaanmohmed5360 7 жыл бұрын
woow axsan hees
@farhiyajama1945
@farhiyajama1945 8 жыл бұрын
masha allaha way iqancisay walaahi
@yusufmohamed1776
@yusufmohamed1776 7 жыл бұрын
Farhiya Jama
@Barmadiin34
@Barmadiin34 7 жыл бұрын
yare "dadkii Kala gada qarsada waxbaa ka dhex dhex guuxayee garbaan kuu dhiganaya. gudoonkuna waadigii gureex lama doonaya garawso wxn Ku idhi " nin goba ood gacal tihin waliba gacalooy kujecel adoon ku maqnayn wax gara inuu gurigoo cidlo ah sidii gaal shiro fadhiyo miyaana gartàa lahayn. "dardaarankii waad gaftee adoo fasax gaaban tagay mxaa hebla kaaga xidhan ma geel baa kuu dhalay ,naa ma geel baa kuu dhalay "adoon korbo iyo Canaan adoon gacalooy dhib qabin ,adoon gaajiyo dhib Arag " anoo guri kuu sharaxay gasiinkuna kuu dhanyahay waliba gobonimo iyo sharaf "adiga guudkaaga sudhay waliba gacalooy kujecel , inaan gurigoo cid lo ah adoon ku maqnayn wax gar ah ,sidii gaal shiro fadhiya miyaanan gartaa lahayn dardaarankii waad gaftee adoo fasax gaaban tagay ,mxaa gibla kaaga xidhan ma geel baa kuugu dhalay,naa ma geel baa kuugu dhalay. ..gabdhow markaad marwooyin noqotaan wareega badan iska yareeya sidii idinkoo diin faafinaya hadii kale....... 6 months ago (edited)
@DHAMMEYARE3939
@DHAMMEYARE3939 6 жыл бұрын
Barmadiin Malik .
@xogmaal5247
@xogmaal5247 7 жыл бұрын
somaliland defence league (sdl) com on guys
@happythabet
@happythabet 11 жыл бұрын
NICE SONG SomaliLyrics Song· TEAM THanks
@ibnufanale3345
@ibnufanale3345 6 жыл бұрын
war heestan yaa iskale digfir miyaa mise koshin yare
@sandheerehargyas324
@sandheerehargyas324 6 жыл бұрын
Mustafa Aadan digfeere AyaA leh
@faitah
@faitah 5 жыл бұрын
Digfeer ayaa iska leh heestaan
@hamsesaidali3997
@hamsesaidali3997 5 жыл бұрын
Heestan kama daloo had iyo jeer jarmalka ku Dhagta markay xaskgii iga tagtay
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 4 жыл бұрын
HEESKAN waxaa horay uqaday AUN axmd yaasin digfeer. Ereyada abwaan fidhin...qisaduna isagey kusocotay Halka "dexon" ah waa qalad waxaa weyea Maxa goble kaaga xidhan?
@mohamedogle2040
@mohamedogle2040 4 жыл бұрын
kkkk💔💔💔
@ubaxfatima
@ubaxfatima 11 жыл бұрын
hadaan ku arki kariin markaan ku arkaan hadli kariin nabaad ku waar hanaanbaalyo iyo raxo baadaan ifka iyo aqiiro cimrii dheer iyo ciibaado suubaan boqoolaal caruur iyo buurdaahaab
@maxamedfaarax1823
@maxamedfaarax1823 7 жыл бұрын
sfgsysjgsdhadgdv
@maxamedfaarax1823
@maxamedfaarax1823 7 жыл бұрын
samey coowke fanan cusub dhageesi can
Kooshin Gacanta ila qabo
10:46
manly1man
Рет қаралды 69 М.
Somali Lyrics - Song - Axadii - By Abdi - Aziz Jarmal
9:53
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 889 М.
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 41 МЛН
Glow Stick Secret Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 13 МЛН
I Took a LUNCHBAR OFF A Poster 🤯 #shorts
00:17
Wian
Рет қаралды 10 МЛН
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 4,2 МЛН
Mooge Yare (WAAYEELKA  JAQAFSADA)  2013
4:57
SALAXLEY TV
Рет қаралды 3 МЛН
Saynab Cige Hees Kaban Qaaci : Ha U Tudhin Wax Kaa Tegay
9:00
Maria Channel
Рет қаралды 31 М.
Somali Lyrics Song - Heestii : Dhab Ufiirso - Codadkii : Birimo Iyo Kooshin
7:02
Somali Lyrics - Song - Hadey Laabtu Ka jedo - By Nuur Eebo
6:56
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 675 М.
Caashaqa ma Baran Weli
6:01
Rooble Mohamed
Рет қаралды 755 М.
Somali Lyrics - Song - Ha i gooynin - By Nuur Eebo
8:24
SomaliLyricsSong.
Рет қаралды 1 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Violet Beauregarde Doll🫐
00:58
PIRANKA
Рет қаралды 41 МЛН