Hees Somali ah oo la qoray 1890 oo hadda la helay.

  Рет қаралды 24,985

SOMALI AMERICAN TV

SOMALI AMERICAN TV

Күн бұрын

Пікірлер: 68
@ShukriHaashi-cn5yf
@ShukriHaashi-cn5yf Ай бұрын
Maa shaaAllah waa taariiq waa in la ururiyaa oo madxafyada l shigaa ok afafbadan lagu turjumaan
@abdimoosa1328
@abdimoosa1328 Ай бұрын
السلام عليكم حلقة رائعة و مفيدة شكر لكما
@MowdafaBari-mz9jt
@MowdafaBari-mz9jt Ай бұрын
Waxaa laga hadlayaa taariikh soomaaliyeed kuli waxay raadinayaan qabiil Subxaanallah
@Dresstoimpressgir9
@Dresstoimpressgir9 Ай бұрын
Tariikhdena waa facweyntahey❤
@burjilibax
@burjilibax Ай бұрын
Wax naf leh ka dhegeysto madasha tan ba u horeysa zxp keep going
@AliAhmed-oy2pb
@AliAhmed-oy2pb Ай бұрын
Mashallah
@geeljire55
@geeljire55 Ай бұрын
Waa dhaanto sax ah luuq iyo laaqinba.
@CabdiXaashi-gy6fv
@CabdiXaashi-gy6fv Ай бұрын
Taariikh qaaliya
@YassinAhmed-yx3ol
@YassinAhmed-yx3ol Ай бұрын
Asc Somali américain TV Cali iyo Maxamud guleestaa kusoocdaa guleestaa kusoocdaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@mohamedsheriff109
@mohamedsheriff109 Ай бұрын
Ali xaraare inadee heesta Aad sheegayso ceerigaabo maahan Waa dhulweynaha puntland Waa magaalada qardho ee maahan caribo gabo?
@feyslf1226
@feyslf1226 Ай бұрын
Dibnaha ma islagaadhnaaa wow. Ilbax ayey ahaayeen. Dadkii hore illeen 😂😍
@ruqiyaali6596
@ruqiyaali6596 Ай бұрын
Cali scw walaalo
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 Ай бұрын
Waa heestii labaad ee afsomali af ah ee aan ka maqlo ereyga qureesh balse somalidu waxay ilaa hadda fahmi laayhiin quresh inay ahaayeen qabiil carabtii reer bin quresh ka mid ah balse aanay qurux dumarka lagu amaano ahayn.
@Ahmed-l8c7l
@Ahmed-l8c7l Ай бұрын
Mr ali taarikhda ha qaldin
@hassannur8022
@hassannur8022 Ай бұрын
Waa ciyaarta Jaandheerta ee Bariga caanka ka ah
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Heesihi zeylicigu so tan zamaan zaman kama horayn?
@FolloworYougae
@FolloworYougae Ай бұрын
soomali hadii shaydaan lasso qadal qaado waxay oranayaan qabiilkayaguu ahaa ama wax wanaagsan qofkaasi haka tago amxumaan
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Ай бұрын
Haa dheer to saa maaha
@mataanbudhyar7468
@mataanbudhyar7468 Ай бұрын
Jaandheertu
@AHMEDMIGUILWAISS
@AHMEDMIGUILWAISS Ай бұрын
Heelada waxaa dhaha : " goble" waa helo yaryar oo galbeed ayaa laga yaqaana aragtideyda.
@goojacade4325
@goojacade4325 Ай бұрын
Een een waxa heley inan warsangaliya oo aasaarta ku takhasusey oo rer ceerigaabo ah fogaatey oo adkaatey😅😅
@soulehassan
@soulehassan Ай бұрын
Heesaha soomaalidu waxay jireen intuu afku jirey afka soomaaligu maadaamuuna qorneyn kuwa kaley lagu qortay,lakiin somalidu way heesasay sida umadaha kale, hees hawleed, hees dad is jecel iwm wax jadiidi majiro
@jeehdinmchannel9684
@jeehdinmchannel9684 Ай бұрын
Waa runta intuu afku jirey wey jireen lkn tani waa iyadoo qoraal ah
@soulehassan
@soulehassan Ай бұрын
@@jeehdinmchannel9684in xog la uruyo waa wax wanaagsan,nin walba wuxuu awoodo.hadaan sii wado waqti dheerbay qaadane hawsha wada
@saladsaidmuse-xc4wj
@saladsaidmuse-xc4wj Ай бұрын
Waxaan cadayn saxa lahayn baan u gartay🎉
@zainababdallah5866
@zainababdallah5866 Ай бұрын
iyado carabi ah na soo geliya
@adenali6060
@adenali6060 Ай бұрын
Masha Allah ana U horeeya😅😢
@waryaaofficialchannel3323
@waryaaofficialchannel3323 Ай бұрын
Ninkaa waa warsangeli bu ahaa
@youngsheikh9904
@youngsheikh9904 Ай бұрын
Aniga guriyaga wxaa yaalo ,kitaab quran ah ,o maqar ku qoran dbowr boqol o sano jir ah, awowa hey hayo ,lkn xita an arko maogalaa😂 97 years ayu jira
@abdiaziznorabdulle3821
@abdiaziznorabdulle3821 Ай бұрын
Mashaaa Allaah Aad uxafid OO meelfiican dhig
@2plus2equals59
@2plus2equals59 Ай бұрын
*Gabay 2063 la qori doono oo shalay la heley* Next Video waaye la socda Wax la sheego ayaa la waayay
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo Ай бұрын
Xanuunka mu Hayaaaa Xumaaaa,😮
@liibaan609
@liibaan609 Ай бұрын
Waar ciyaarta Soomaalidu way ka horreysay 1890kii
@zamzamabokor7705
@zamzamabokor7705 Ай бұрын
Xadaarada somaliya isaaq baa uhaa
@konelfarass
@konelfarass Ай бұрын
Salam Alleykoum Dear That is not surprising but the long internal War has destroyed the work of Big scholars like Isman Kenadiid or Ali Abdirahman Hersi Please consult Prof Hajji Mohamed Mukhtar
@Xograacmedia1
@Xograacmedia1 Ай бұрын
134 Sano waaye waa Macquul
@DARMAAN1
@DARMAAN1 Ай бұрын
Heesta waxaa iska Nin habar jecla oo reer howd ah reer bali dhiig ah
@jamamire-i3h
@jamamire-i3h Ай бұрын
Waa todobaatan jir leh hees baa lahelay hees maxay tartaa oon danbi iyo wakhti lumis ahayn
@Wrd-x8h
@Wrd-x8h Ай бұрын
HAWIYE=HAITI HG=HAITI MORYAN HAWIYE =HAITI SINJIYAD AHAN HAITI E YAHIN
@warfafarah6491
@warfafarah6491 Ай бұрын
1380 higriga maha 1890 milaadiga
@abdimustafe5664
@abdimustafe5664 Ай бұрын
Qas digiinu waxa weeye nin Wadan geliya ayaa hees waqtigaa tiriyay ee hadaba jahli baa idin haya ee umada ka xishooday
@AbdiasisyusufNuryusuf
@AbdiasisyusufNuryusuf Ай бұрын
Dadka cayda kaa daa jaahilyohow jaahilku dhalay garashadaa kugu yare!!!.
@zainababdallah5866
@zainababdallah5866 Ай бұрын
carabigeeda baana natusadee
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 Ай бұрын
Ninka qoray armuu ciise yahay maxaayeelay cayaaraha ciisaha ayaad moodaa qaabka codka udhacayo
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 Ай бұрын
Sadexkale ana idhiyeey hobeyo saka somali say tahayeey hoobryo saansaantu say tahayeey hoobeyo safar baa lawada galayeey hoobeyo sixir iyo waxbaa wadaeey hoobeeyo soodage amxaraduyey hoobeeyo tani sooryo lagu qaadyeey hoobeeyoy sayladay ku sugantahayey hoobeeyoy soonoqo adayska leheey hoobeeyooy ama seefta wada qaataay hoobeehyo ama samiro iskaba siiyeey hoobeeyo saakana warba yimideey hobeyo ama saydki sidisiiyey Guray su samayn jirayeey hoobeeyo saf kugala dagaaladaey hoobeeyo sooceliya sharaftineey
@Ahmed-l8c7l
@Ahmed-l8c7l Ай бұрын
Balwow he Balwow maad hilmaantay qabyaaladi yaanay ku qadin waa lagu han wayn yahan
@Bilan-d1o
@Bilan-d1o Ай бұрын
Ku qabso ku qadi mayside armu DJ Zubeer iyo ulliminati so tumaan DiIG & DAM
@AhmedHussein-v1q
@AhmedHussein-v1q Ай бұрын
Ali harare❤❤❤❤❤
@salmaan8338
@salmaan8338 Ай бұрын
Somalia 🇸🇴 Guuul🎉🎉🎉🎉❤❤
@RaageAhmed-l2m
@RaageAhmed-l2m Ай бұрын
Meeyay saxibka yaasiin isaga kuu camirijiray xafiiska ma gurigi kugu yala
@roronoor5
@roronoor5 Ай бұрын
هاي
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Ай бұрын
War reer abtigay waa samaroon ani bari baa kasoo jeedaa ayeeyaday iyo habar yarahay baa qaadijiray heelada marka heeladu ma aha hal qarni lkn way ka badan tahay wayo waa hide raac
@mussali3427
@mussali3427 Ай бұрын
waa hees ciyaareed, ilaa hadda ciyaar ceerigaabaawiga sidaas ayaa loo sameeyaa. markaas maaha wax ku cusub dadka ciyaar ssoomaaliga yaqaan.
@cabdulahiciiro
@cabdulahiciiro Ай бұрын
Waa raad raca taarikhada fog luntey ee Somalia Heesta wxey u egtahey Jaan dheer rer sanaag ciyaraan wxaana mooda nin 2 Gbr amanaya ama u heesaya
@Adamhagler
@Adamhagler Ай бұрын
War warqada dadka tus waxani jaahil sanaa, naga tus warqada shaashada, ma kaligaa ba Anaya, kani waa wariye an waxba ogayn
@moowlaanamoowlaana3982
@moowlaanamoowlaana3982 Ай бұрын
Cali xaaraaye beentaada badan qabiil ka maa kaa keene beentaas reer waqooyiga u leen beenta macalin ee ku yihiin cali xaaraaye aniga waxaa soo baare inaad saxarada iska dhaqin istaaga ka kaadiso waxaa 50 sano ayaad kaadida iska dhaqin cali xaaraaye iyo maartin gaal
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Ай бұрын
Kkkkk nin bilaa caqliya maad tahay qaldaanow ceergaabo waxa la hindisay 1922 waxaans la bilaabay 1926 magaalo kale sheeg oo waqtigaa jirtay
@Ninwalan-v9i
@Ninwalan-v9i Ай бұрын
Sanaag waa jirtay
@yasinmohamed1818
@yasinmohamed1818 Ай бұрын
@@Ninwalan-v9i magacaaga ayaad la mid tahay. Ceergaabo ayuu dhahay mise ceergaabo iyo sanaag ma kala sari kartid. Iskuul aad jaahil yahow.
@AliHaybe-w1y
@AliHaybe-w1y Ай бұрын
Kkkkk😅😅😅waxaan maqli jiray ano caruur ah, kelmada beeshka sadexaad 👈👈👈👈👈
@abdimustafe5664
@abdimustafe5664 Ай бұрын
Shame on u guys
@moowlaanamoowlaana3982
@moowlaanamoowlaana3982 Ай бұрын
Hoogeey ba ayeey reer waqooyi been badanaa kuwaan waxaa dhahay been naala yaal hobeey hoo
@Samalehbarkhad
@Samalehbarkhad Ай бұрын
Gabadhana halbaan idhiyeey qorax iyo quresh u'ekeey qurux lala cajaba ley" tani waxay cadaynaysa somaalidii hore inay cabuudi jireen qoraxda 😂
@ahmedadan-u4t
@ahmedadan-u4t Ай бұрын
Subscribing Somali American TV
@MowdafaBari-mz9jt
@MowdafaBari-mz9jt Ай бұрын
Waxaa laga hadlayaa taariikh soomaaliyeed kuli waxay raadinayaan qabiil Subxaanallah
@youngsheikh9904
@youngsheikh9904 Ай бұрын
Aniga guriyaga wxaa yaalo ,kitaab quran ah ,o maqar ku qoran dbowr boqol o sano jir ah, awowa hey hayo ,lkn xita an arko maogalaa😂 97 years ayu jira
@abubakarsadiiq6131
@abubakarsadiiq6131 Ай бұрын
Masha Allah, Allaha kuu xafido awoowgaa
Kaftanka Siyaasada 542 oo aad u xiisa badan
40:06
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 41 М.
Waa maxay sababta Ganacsiga Somalida Maraykan uu fadhiid u noqdo?
31:24
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 8 М.
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 138 МЛН
Perfect Pitch Challenge? Easy! 🎤😎| Free Fire Official
00:13
Garena Free Fire Global
Рет қаралды 92 МЛН
2 MAGIC SECRETS @denismagicshow @roman_magic
00:32
MasomkaMagic
Рет қаралды 37 МЛН
How Strong is Tin Foil? 💪
00:25
Brianna
Рет қаралды 72 МЛН
Kaftanka Siyaasada 541 oo aad u xiisa badan
39:54
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 53 М.
Faadumiina iyo Mustafa Martin "Reer Waqooyi vs Reer Xamar"
1:00:16
SOMALI AMERICAN TV
Рет қаралды 15 М.
Su'aalo iyo Jawaabo, Sh Asuuli iyo Dumarka Soomaalida Maraykanka.
35:10
Qisada Xasan Aadan Samatar iyo Deeqa Bilan
12:06
Xogmaal Media
Рет қаралды 146 М.
这是自救的好办法 #路飞#海贼王
00:43
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 138 МЛН