Sheekh Muxammed Idir Axmed masha Allaah. Eedaday baa dhashay, Kariima Faarax, sidoo kale waxaan soo gaarey aabihiis Xaaji Idiris Axmed. Waxaa la dhashay xaaji Axmed Idiris oo reer Kuweit ahaa sheekh Soomaalna u ahaa Somalida. Dad aad u qiima badan, dhaqan wanaagsan oo aad loo jecel yahay ayey ahaayeen. Allaah ha u naxariisto intii dhimatay inta nool oo sheekhu ka mid yahayna Allaah ha noo xafido Adduunka iyo Aakhiroba.
@umucabdalereehabarwaa3673Күн бұрын
Aamiin
@jamaadnuura10Күн бұрын
Goormuu walaal adeerkii tagay Kuwait? Reerihii khaliijka sheikh somalida u ahaa ilaa 1920 waa la garanayaaye
@Fowzia69Күн бұрын
@@salahmohamed1167 Manshalaaah waxaan somalida ah ee qabqabsanaaya ayaan la yaabay nin ka fac ka fac Somali ah waaye allaha xafido ee Somali haday run sheegayso oromada siqaysa ee tuugsanaysa ee yaacaaya ha iska bixiya an oo wadankooda ha ka wada saraaan
Sheekha haduu abihiis ahaa ereteriya asagu waa somali cidkalena nagama aha waa dhiigena allaha xafido🎉
@hanadabbas30353 күн бұрын
Qofna nasabiyad uusan aheyn kuma abtirsado shiikhan gaf ayuu ku dhacay
@MaxamedFangase3 күн бұрын
Adoo soomaaliya hadaad kudhalatid wadankale waxaatahay wadankaas asal abahaa un baa kasoo jeeda soomalia@@hanadabbas3035
@FuFu-w9v3 күн бұрын
@@hanadabbas3035nabi ismaciilba carab muu aheyn asalkiisa carab buu la dhaqmay luqadoodiina bartay iyo dhaqankoodii sidaa suuna carab ku noqday. يعود نسب العرب المستعربة إلى النبي إسماعيل وزوجته رعلة بنت مضاض بن عمرو الجرهمي، وتعود إلى قبيلة جرهمي القحطاني، وقد أطلق عليهم اسم المستعربة، لأنهم اندمجوا بالعرب العاربة، وأخذوا عنهم اللغة العربية، عندما اختلطوا بهم وعاشوا معهم في الحجاز. Somaalida la sheegaba hal oday ma dhalin odeyaal kala duwan bay kasoo askumeen
@boqoradathaibani71763 күн бұрын
Orom miyaa tahay adigu ?@@hanadabbas3035
@geedgalegeedgale65293 күн бұрын
Abahaa haduuyahay eritiran adigonah waxaa tahay wuxuu yahay somali ma ahan sheekha ee nacasnimada iskadaa
@DooGeeye3 күн бұрын
Culumadeena qabiil maleh❤❤❤ Allah ha xifdiyo
@hanadabbas30353 күн бұрын
Waa xabashi
@SagalMohaned3 күн бұрын
Xbashi uraaye uf 1977 anaga hilibka ceyriin idinku qasabnay idinko kiristan buryo qab ah shiqena ma shegan kartaan uf@@hanadabbas3035
@@amosnaftali2495 sheekha aabihiis iyo reerkiisa iyo xiligii ay imaadeen Somalia sababta yay u imaadeen puntland wuu sheegay taariikhdiisa wuu sheegay ee Somali waxba ma fahmaan miyaa odayga awooowyaashiisii hore waxay ka soo je dan ERITREA hooyooyinkoodiina waxay ahayeen somali marka wax intaas ka badan muusan sheegin waana half Somali half Eritrea
@dalaisacgibril58993 күн бұрын
Sheekhu waa Somali dhalad ah ❤❤
@IsmailEgge3 күн бұрын
Sheeqenu wuxuu ahaa Somali blood❤❤❤❤❤
@hanadabbas30353 күн бұрын
Waa xabashi
@dalaisacgibril58993 күн бұрын
@hanadabbas3035 taas adiga lagu waydiin maayo
@hanadabbas30353 күн бұрын
@@dalaisacgibril5899 ibnu xaaraan aan nasabiyad laheyn ayaa tahay waxaa laga yaaba inaad tahay adoomihii zinzibaar laga keenay 🤣🤣
@Fowzia692 күн бұрын
@@hanadabbas3035 ISAGAABA DHAHAAYA ERITREA AYAAN AHAY EE MA SANKAAD KA GALIN
@TechSiyaad3 күн бұрын
Shiikh Maxamed Idiris waa xidig soomaaliyeed Alle ha xafido, qabyaalad iyo qabiilna waa siduu sheegayoo deegaan kaas ayuu ku dhashay ku koray kana mid yahay.. Alle xafido Shiikha iyo culimada kale ee Soomaaliyeed Aamiin.
Masha Allah sheekheena we love you forever ilaahay dartiisa kuu jecelnahay our sheekh😊❤
@Survivor_1146 сағат бұрын
Sheekha alle ha xifdiyo, muwaadin iyo qabiil iskuma xidhna
@bossiebadass98903 күн бұрын
Sheikh maxamed idiris kheyr allaha siiyo Ohio Columbus iigu dambeysay ummadda somaliyeed eee reer America aad buu aqlaada wanaagsan iyo tarabiyada iyo muxaadarooyin aad faaido u leh.
@aminaahmed59032 күн бұрын
Sheekh idiris waa sheekh soomaaliyeed oo wadani ah culumada su alaha foosha xun Rabbi uga baqa oo ka ilaliya hadad kuwo wax garanaya Rabbi idinka dhigay.
@adarwarsame43213 күн бұрын
Masha Allah, Allah aa noo keenay aabaha sababtoo ah Allah ayaa naga kaasiiyay, Allah ha unaxariisto waalidenta sheikheyna qaligaa oon jecelnahay Allah haku barakeey adiga iyo qoyskaada.
@SacdiyoMahamed-r6u3 күн бұрын
Yaaaa ka Somaliyeysan Mashallah Somalida iyo Erataria Wa Isku Isir unban umalena wayo WAN isku egnahayba Mashallah shekhena Ala ha ino Xifdiyo❤
@hanadabbas30353 күн бұрын
Bilaash baad la uniikineysaa shiikhan Waa Xabashi mana ahan somali waxaa xaaraan ah in uu nasabiyadiisa badalo
@dhashisheekhisaxaq95142 күн бұрын
🤣🤣🤣marka waxagu wa xaaydha necbi beerka jecli marka iyaga iyo itobiyanka kale Sow isku mid ma aha shalay iyubay kala go'eene waliba tigray gaala baay uu badanyen dadka ugu isirka dheew somalida ama isku DNA ga yahin wa oromada hadi xaga cilmiga lo eego lakin iyago dhani wa isku itoobiyan
Subxaana Allaah sidee buu u noqon karaa MAJEERTEEN isaga oo nin EERITEERIYAAN ahi dhalay. Ninka nasabkiisii dafirey oo cid aanu ahayn sheegtey sidee buu SHEEKH ku noqonayaa
@midnimo.jaceyl232 күн бұрын
Been haa sheegin ma dafirin nasabkiisa
@Icarenothing123Күн бұрын
Waaba ta aan ka yaabnahay wlhi! Soomaalidu badankoodu show diinta wxy ka qabto qof nasabkiisa nasab aan aheyn ku abtirsada ma oga! Waxaaa iiga sii xanuun bdn inuu leeyahay soomaalida klena waa ila mid ! Ee uu leeyahay meesha waa la isugu yimid! Waa sax aadanaha waa is dhaxlaaa lkn soomaalida waa dad la garanahayo oo dhulkaaan intaasoo kun oo sand daganaa oo caruurtooda maanta ay joogaaan ! Way dhici kartaa in qolooyinka qolo kasoo horreeeyeen lkn ninka isagoo aabihiii hadde waa aabihii dhalay dharaar cad inkirihaya siduu buu soomaali ku noqon?!!!
@abdirashidhussein30293 күн бұрын
MASHAIKHTA WAWEYN IYO MADAXDA QARANKA WA IN AY WAREYSTAN RAG UQALMO ( SENIOR PRODUCERS) . CIYAL U AWOW UNOQON KARO IN UU WAREYSTO WA SHARAF DAC. ISAGA IYO IDACADA.
@SenseQuran3 күн бұрын
Kibirku qaaruun buu dhulka lagooyey
@abdiqanielmi16563 күн бұрын
ALLAHA BARAKEEYO SHEEKHA
@husseinhassen66623 күн бұрын
Sheekh walaal baan nahay alle ha ku xifdiyo qabil q udhun waxba sheegi maayo
Culimada dadaal kuma yara kheyr allaha siiyo dal iyo dibadba umada waa daba socdaan
@yusufabdullah12623 күн бұрын
Shiikheena Xafidahulaah Waa somali reer puntland
@weedhsameofficial20943 күн бұрын
Mansh Allah run ahantii shekhan waa shekh aan aad ujeclahay ❤❤ erterina waa dad aad uqiimo badan oo geesiyo ah lkn shekhu waba dhiig 🇸🇴 Somali 🇸🇴 gunimadi die ❤❤
Asc maa shaa allaah sheikh muxamad adriis waa run dalku waa isu furnaa aduunku afrikan waa is dhexgelayn somalian ereteriyan noqday baa jira iyo eretiriyan somali noqday baa jirey
@User2-y6u3 күн бұрын
Sheekh somaliyeed ka si ah puntlander qabyaalad ka fog Allah ha ku barakeeyo habaryar cilmagaaga lagu faa iiday in badan
@abdiazizmohamud83093 күн бұрын
Abaayo ina adeer dheh hadaad habar yar tiraahdo waxay noqonee Majeerteen ayaa habar yar iyo reer abti u ah ee isaga ma ahan marka isaga aan dhahnno ina adeer si aan ugu aragno nin Majeerrteen ah inuu yahay laakiin habar yar hadaad ka daba wataan waxay noqonee hooyadiis ayaa majeerteen ah ee isaga ma ahan
@Mohamedjama-zt7zl3 күн бұрын
Sheekhu, kheyr allah siiyo waa uu cadeeyey hadalkiisa. Aabahii Waa Eritrean Asal ahaan, lakiin isaga waa Somali wuxuuna ku noqdey Barbaarka iyo hooyo oo Somali aheyd dhiig ahaan waa Eritrean balsa Somalinimadaa ku weyn.
@Aminasacdia3 күн бұрын
Will wa hoyadii sheekhenow rabiigey kudowr dhamanen