Somalida iyo waxa ay ku doortaan magaalada Toronto.

  Рет қаралды 87,693

Hereri Media

Hereri Media

Күн бұрын

Linkgan hoose waa Page ka rasmiga ah Ee Aan Ku leeyahay aaladda Facebook. / abdisalam-he .

Пікірлер: 189
@Amin-gw5yh
@Amin-gw5yh 2 жыл бұрын
Goaankii ugu wanaagsnaa ee aad abid qaadatid adeero. Xoogaagii iyo tacabkaagii rag qayrkaa ah oo aan xirfad lahayn baa ku macaashi jirey. Halkaa kaga hay adeer, oo Herari TV ayaa ku xigi doonaa oo hawada soo gali doonaa.
@maarshaallyrics
@maarshaallyrics 2 жыл бұрын
🇨🇦Canada intaanad ka iman Sheekh Saed Raageh Documentary ka soo Diyaari
@muniirmaxamed4435
@muniirmaxamed4435 2 жыл бұрын
👏👏👏 Wow Alaylee Ninkaa Xogtiisa Somaliyi Si waynbay Ugu Baahantay Waa Shakhsi Ku Dayasho Mudan
@ahmednasridahir9970
@ahmednasridahir9970 2 жыл бұрын
Saxafiga kaliya Soomaliyeed ee barnaamijyo macquula oo wax laga faa'iidayo noo soo diyaariya hore u soco.
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 2 жыл бұрын
Abdisalam xagga waxbarashada iyo jaamacada heeda hannaga soo ilaawin. Khayr alle haku siiyeeee
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 2 жыл бұрын
Runtii Adeero Point fiican oo in laga aa iidaysto Mudan Buu ka dhawaajiyay Waana Runtii oo waxabarasho waa lagu imaan karaa Canada Waliba Adoo gadaal ka helaya Sharciga iyo Daganaanshaha wadan ka india na waa sida uu sheegaye Aaad bay ugu yimaadaan ee fadlan muuqaal dhan ka waxabarashada iyo sida ugu imaan karaan uga samee intaadan canada ka bixin
@abdihashi8692
@abdihashi8692 2 жыл бұрын
Hereri waa wariyaasha tirda yar ee qarngani ka sii nool wariyashii bbc da, Abdi slan cimri dherer iyo cafimad ban ku rajeyanayaa inasha Allah
@ibrahimhassan2023
@ibrahimhassan2023 2 жыл бұрын
Well done abdisalaan mar hore ayay ahayd inaad furto HERERI MEDIA waxaan kuu rajaynayaa guul insha allah.
@haajimuse1286
@haajimuse1286 2 жыл бұрын
Abdisalan Thank you for your giving us this Channel I was Hopping one day U open this Channel
@foosdarleeg
@foosdarleeg 2 жыл бұрын
Mashaa allaah waa farxad weyn inaan helno melaan kaala socono. Mahadsanid.
@yahyajama8319
@yahyajama8319 2 жыл бұрын
Soo dhawaw, Abti C/salaan Ibraahim Hereri nin culus hore u socoo🥰
@hudiefiadem4304
@hudiefiadem4304 2 жыл бұрын
Mnchlh barnamij loo baahna ayad soo bandhigty waqtigedii waliba Thank you my favourite journalist 🙏
@qadarsaeed
@qadarsaeed 2 жыл бұрын
Tolow kii saxda ah majogaa cabdisalanow greating you from atlanta👌👌
@mohameddubow1839
@mohameddubow1839 2 жыл бұрын
Thank you Mr Abdisalan Hereri. Please i would like to ask you to present and record for us videos showcasing Colleges and Universities in Canada, admission Procedure, requirements, visa processing and any other advise you ought to gave us. i had done IELTS exam and scored band 8. Please waiting Canadian Educational Video Tour. Thank you..Have a good day!
@kamal-hassan
@kamal-hassan 2 жыл бұрын
when are you gonna apply? this fall?
@maxamedcissebaxnan8194
@maxamedcissebaxnan8194 2 жыл бұрын
Big time we gonna wait for it
@ahmedshaani5604
@ahmedshaani5604 2 жыл бұрын
Insha Allaah walalkay Ayaan u rajanayn inuu tago bilaha soo socda insha Allaaah
@mohamudnur8607
@mohamudnur8607 2 жыл бұрын
Iam Proud of you Herari Media
@khadaryasin6795
@khadaryasin6795 2 жыл бұрын
Abdi hereri thank u for your channel good 👍program and mission
@motoronto3762
@motoronto3762 2 жыл бұрын
Big legend hareeri welcome to Toronto
@xaylowabdi3381
@xaylowabdi3381 2 жыл бұрын
My first subscribe for you Mr Hareeri I'm from Garissa County
@nimoabdi1874
@nimoabdi1874 2 жыл бұрын
I wish i could subscribe a million times i like your informative videos Mr Hereri hore usoco.
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 2 жыл бұрын
The one and only one #abdisalaan Hereri.💯🧡
@saidgaani6799
@saidgaani6799 2 жыл бұрын
Mahadsanid cabdisalan hereri
@shukrisheikhahmed9133
@shukrisheikhahmed9133 2 жыл бұрын
Haaye haaye waan soo dhawaynaynaa hereri huulayso waa wariyaasha aan dhagaysto ugu fiican
@korodhso6428
@korodhso6428 2 жыл бұрын
Maansha allah weriya cabdisalaan hereri aad baan kuugu dhiirigalinaynaa inaad soo samayso warbixinaha heerka sare ah hore usoco wll waxaan kaa soo salaamayaa hargeysa
@musemohamed2563
@musemohamed2563 2 жыл бұрын
Channelkan mudadii yarayd uu furnaa waxbadan baanka faaiiday mashallah. Mahadsanid HERERI.
@xasanshuceyb7314
@xasanshuceyb7314 2 жыл бұрын
Maaaha alaah ilaah haku barakeeyo dhamaanteen
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 2 жыл бұрын
Barnaamijyo qiimo badan weeye wariye sare Abdisalan Hereri
@dalmar199
@dalmar199 2 жыл бұрын
Thanks .guys usooo camira OUR LEGEND
@axmeddaahir8102
@axmeddaahir8102 2 жыл бұрын
Yes Mr.hereri
@Yonis5
@Yonis5 2 жыл бұрын
Cabdisalaan Ibraahim Hereri hore usoco. Inbadan ayaan rajaynaynay inaad furto channel kan. Caano daatayba dabadood la qabay. Bagaad furtay adigaa magaca iyo sumcadda leh.
@tawxiidchannel1906
@tawxiidchannel1906 2 жыл бұрын
Waad mahadsnid thy. Keep going. Share and like plus comments.
@inaalikalagueyeh801
@inaalikalagueyeh801 2 жыл бұрын
Waad ku mahadsan tahay injineer sharraxaadda quruxda badan ee magaalada tooroto thank you
@cabdiraxmanilkacase4792
@cabdiraxmanilkacase4792 2 жыл бұрын
Masha Allah Abdisalan hereri
@fahiima9374
@fahiima9374 2 жыл бұрын
Video Toronto waa very old one. Eaton center that fountain has no longer excisted, Xataa downtown i guess waa early 2000's. kii
@hadalyarhowlbadan
@hadalyarhowlbadan 2 жыл бұрын
Masha allaah saas la qaatay
@khadarxiis6065
@khadarxiis6065 2 жыл бұрын
Awoowgay Cawil Xaashi Maxamuud Shaashle ayaan arkaa , Saxafi Hereri aadbaan kuu Salaamay
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Ma awawgaa baa wll Masha allh Canada igee maad dhahdid lol 😂
@ahmedsaed2039
@ahmedsaed2039 2 жыл бұрын
Xaasidsanaa odaygaan duqda ah uma ogola dhalinyarada horumar inkaar kugu dhacday
@SWIFTZFN
@SWIFTZFN 2 жыл бұрын
Ahmed seed 😂😂😂😂😂😂😂😂
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@awilelmi23
@awilelmi23 2 жыл бұрын
Qof an ku faano hereri alihi Somalilander kadhigay alx
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 2 жыл бұрын
😂😂😂
@Mc0009
@Mc0009 2 жыл бұрын
Mansha allah hore u soco
@IB_Adam
@IB_Adam 2 жыл бұрын
Haaye Haaye Haaye…our own Ibn Batuuta of our time.Dalmareen Abdisalam Hareri!
@updiraxmansiciid6058
@updiraxmansiciid6058 Жыл бұрын
I am from Canada today
@abdiraanyare6183
@abdiraanyare6183 2 жыл бұрын
Cabdisalaanow Camera muuqaallo tayo leh kuu duubta isticmaal, mobile IPhone ah mid lagu duubo ayaa dhaama’e.
@Sulaymaani-Media
@Sulaymaani-Media 6 ай бұрын
Mahadsanid Hereri
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 2 жыл бұрын
Hareri thanks
@xiingecadeofficial6337
@xiingecadeofficial6337 2 жыл бұрын
Abdisalan hareeri noso badi barnaamijyada Torronto iyo canado dhann
@daawashooyinxiiso12
@daawashooyinxiiso12 2 жыл бұрын
Waxaan is weydiiyey cabdisalaan hereri oo channelkan leh mudadii uu universal la joogay ilaa maanta tolow ilaa intee subscribers ahbuu haysan lahaa? Anigu waxan ku qiyaasi lahaa 3million and above. Lkn dhib malaha oo maantaba anaga gaadhsiinayna insha allah.
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
Waligii 1M Xataa ma gaadheen sababta aan sidaa Kuu leeyahay ayaa ah dadkeenu 75% ma daawadaan ama subscribe ma siiyaan ama ma ilaashadaan meelaha Sidan muhiimka ugu ah Ee channels ka heesaha madadaalada niikada iwm oo aan Faa,iido ulahayn unbay daawadaan zxp 25% oo dad macquul ah unbaa channels ka noocan ah Iyo kuwa diiniga ah yimaada
@mohamedkhadar9443
@mohamedkhadar9443 2 жыл бұрын
Edmonton Alberta Canada🇨🇦 Ka soo Samee Isna
@Axmed-Kayd
@Axmed-Kayd 2 жыл бұрын
Daraad jananka waxaan ku ogaa 12.5 kun halka uu maanta maraayo 19 kun oo qof waxaan rajaynayaa bilaha soo socda inuu 100kun gaadhi doono hore usoco sxb herari
@ahmedAhmed-dk4iq
@ahmedAhmed-dk4iq 2 жыл бұрын
Well done hereri hore u soco keep going brother
@coachhamed4222
@coachhamed4222 2 жыл бұрын
Nin akhyaar ah oo mudanta bulsheedna ka mid ah, Canada ku soo dhowow oo na soo booqo, haddii aad Vancouver timaaddana ha noo daymo la'aanin.
@nourismail4114
@nourismail4114 Жыл бұрын
Thanks for update
@mustafemohammed2554
@mustafemohammed2554 2 жыл бұрын
Sharaf ku noolow abdisalan
@awalenuro4947
@awalenuro4947 2 жыл бұрын
Ajajah my lovely Toronto I leave went school worked got married and had kids there.
@abwaanriyaale8939
@abwaanriyaale8939 2 жыл бұрын
Another level so please keep going
@Abdikarim12
@Abdikarim12 Ай бұрын
Waan tagayaa insha allah
@hodoali5714
@hodoali5714 2 жыл бұрын
Wow
@asliaj1937
@asliaj1937 2 жыл бұрын
guulayso Legand
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 2 жыл бұрын
Xaafadaha ummadda Soomaaliyeed deganyhiin tag, sida Dixon iyo Weston and Lawrence. Soo wareyso wasiir Axmed Xuseen oo kaga soo doorto Weston and Lawrence.
@jimcaleok2366
@jimcaleok2366 2 жыл бұрын
Clsalan herari keep going
@AliAli-ri1vp
@AliAli-ri1vp 2 жыл бұрын
Somalida Toronto ku nool waa 100,000 plus, nin wax og maad wareesan
@gemstar416
@gemstar416 2 жыл бұрын
My favourite city in the World 🌍 besides Hargeisa!
@jaamacabdi8663
@jaamacabdi8663 2 жыл бұрын
12
@xasanshuceyb7314
@xasanshuceyb7314 2 жыл бұрын
Waa wareysi fiican
@faysaltacab5975
@faysaltacab5975 2 жыл бұрын
Cabdi.salaan.salaam.HAMBALYO.DHAACAAD.KA.HADA SHAY.OO.WAR.BARNAAMIJYO..IWM.ADAA HELI ILAACADO.HALKAA.KASII.WAD.FAYSAL.XABAAL.MARIWAA.BURCO
@mzalanzony5939
@mzalanzony5939 2 жыл бұрын
Si qurux badan ayuu ku waray abdisalaaan hereriyaw wan u bogay wlhi odayga anigu
@abdurahmanyusuf7704
@abdurahmanyusuf7704 2 жыл бұрын
Insha allah hereri madamacsantahay inaadmado Saudi arabiya
@abdibaalxeef6513
@abdibaalxeef6513 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤ Mashaa Allah we'll Dan
@hawonuur4617
@hawonuur4617 2 жыл бұрын
Masha Allah sodhawae adeer
@samsamhassan5633
@samsamhassan5633 2 жыл бұрын
Keep going mr hereri
@Duco-waalid
@Duco-waalid 2 жыл бұрын
Waaaaw welcome herari
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 жыл бұрын
Toronto magaaladeydi aan ku noolahay 20 sano alxamdulilah
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
Wll wax maku waydiin karaa
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 2 жыл бұрын
@@indhodeeqhajji5078 haa huuno
@indhodeeqhajji5078
@indhodeeqhajji5078 2 жыл бұрын
@@mohammedpalle5934 mhdsanid wll. Wll wxn Ku waydiiyey Canada scholarship ahaan ma lagu tagi karaa wan u baahnaaye information igasii adoo mhdan
@wehelashaq3368
@wehelashaq3368 Жыл бұрын
War Gabadha wax uxaree wll ayadana Marka danbe xaree Haday suuragal tahay Hadaad dumar aqoon tahay 😂
@mohammedpalle5934
@mohammedpalle5934 Жыл бұрын
@@wehelashaq3368 waad igu ogtahay hawshaas hadeey hagaagto
@nuromar8984
@nuromar8984 Жыл бұрын
14 sano ayaan Toronto degenaa runtii meel xun somalidu way burburisay taasi waa waxaan u guuray Kingston Ontario iyo Barrie Ontario oo aan ka fogaaday somalida nimanyahow aan North America ahayn waa inaad runta ogaataan somalida toronto waa dad xun oo aad u neceb , way xun yihiin dilalka Somalida ee Toronto iyo Canada waxay ula dhaqmaan Somalida soo booqata sida qashinka oo kale waa bini'aadamka ugu xun waxaan Toronto ku noolaa 1982 ilaa 1996 1994 ilaa 1996 magaaladu waxay noqotay mid runtii rabshado iyo dambiyo kor u kacday markii Somalidu u soo guurtay Toronto. Magaalo nabdoon ka hor inta aysan Somalidu u guurin, Somalida Toronto waa dad aad u xun oo gacan ku dhiiglayaal ah, waxna ay ku lahaayeen weeraradii Muqdisho ka dhacay todobaadkii hore.
@jamalabdi303
@jamalabdi303 2 жыл бұрын
Giuuuul
@ahmedhaniabdirahman4094
@ahmedhaniabdirahman4094 2 жыл бұрын
Aad baan igu farxsan ahay inaad furto KZbin Hormur wacan baan ku raajenya sxb soo dhowoow KZbin
@radosomtravel35
@radosomtravel35 2 жыл бұрын
Wariye sars abdisalam herere media
@salebaanyaare2700
@salebaanyaare2700 2 жыл бұрын
Xoogsatada dalka canada ee somalida ah barmaamijk kasoo diyaari sida darwalada
@ahmedkalshaale1900
@ahmedkalshaale1900 2 жыл бұрын
Canada insha Allah wadanka mustaqbalka
@cabdirisaaqcawil1524
@cabdirisaaqcawil1524 2 жыл бұрын
Waan kusalaamay cabdi salaan hereri Warbixin balaadhan nagasoosii canada
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
Best channel hereri🙏💖
@omarcoonka2578
@omarcoonka2578 2 жыл бұрын
Good
@calisaladcabdi5227
@calisaladcabdi5227 2 жыл бұрын
Guuleyso harereyow waa kusalaamay walaal Niyahow muqdisho maxaa kaala dhexeeya maad imaadid
@amenahmed2616
@amenahmed2616 2 жыл бұрын
Thanks hereri
@FaadumoArdo
@FaadumoArdo 2 жыл бұрын
Magaalada Toronto waa meesha aduunka ugu qaalisan ee lagu noolaado.
@maxamuudmaxamed5108
@maxamuudmaxamed5108 2 жыл бұрын
Masha allah
@getto10
@getto10 2 жыл бұрын
Hereri TV ayaa hawada soo geli doona insha allah
@Gashanle02
@Gashanle02 2 жыл бұрын
Heersare libaax wan kula soconaaa
@fahadabdi5361
@fahadabdi5361 2 жыл бұрын
Hareer waan kulasoo guuray waa ikanaaa
@abdul-majiidabdinasir
@abdul-majiidabdinasir 2 жыл бұрын
aad baad umahadsantihiin waxaa mahad mudan enjineerka isagoo mudo aad u dheer joogay wadankaas hadan wuxuu si kalsooni ah oo sax ah ogu hadlayaa afkiisa hooyo,
@maxaali12345
@maxaali12345 2 жыл бұрын
Welcome herari
@abdimohamedahmed1240
@abdimohamedahmed1240 2 жыл бұрын
Ilaahow nawad igu geey
@mostafaqoob2217
@mostafaqoob2217 2 жыл бұрын
Sheikh send raage waraysi nooga soo qaad
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 2 жыл бұрын
Waa laygaga wanaagsanyahay joqraafiga ku lahaa ... Engineer, kax baad ka tahay. Ta 1aad ee Kanada 10 malyuun oo km isku wareeg ah in yar bay ka hoosaysaa, dalka kaliya ee tobanaanka malyuun gaadhay waa Ruushka. Gobolka Ontario waa 1,076 malyuun oo km², Yurubta galbeed iyo Scandinavia iskadaa warkooga ee Faransiiska, Isbaan (Spain) iyo Jarmalka oo qudha ayaa ka weyn. Toronto waa magaalada 13aad ee ugu wayn Waqooyiga Ameerika, ta ugu horeysa waa Mexico, ta 2aad ilaa iyo ta 12aad-na waa magaalooyin ku yaala dalka Maraykanka. Maadama oo soomaalida ku dhaliilaysid siday uugu dhawaaqaan Ottawa, waxaa habooneed inaad afkeega ku sheegtid Québec, intaad Kuubek aad uugu dhawaaqaysid, waa Keebeek. Dadka loogu yimid meeshu waa dad si qasab ah seero loogu guray kala guurkii qarnigii 19aad iyo kii 20aad. Cuqdad ayaad sheegaysaa Engineer, in ka badan 40 malyuun ayay reer Yurubta galbeed ay ka dileen oo ay ugu horeeyaan, Boortiqiiska (Portugal), Isbaan (Spain), Ingiriiska, Faransiiska, Holoondiiska (Netherland). Maandooriyeyaasha aad sheegaysid-na waa miday bareen gumaysteyaashii reer Yurub markay khaati aragtida dhiigooga ay ka noqdeen ayay bareen khamri iyo sigaar. Teeda kale, soomaalida beelaha qaarkii 100 kun in ka yar ayaa laga dilay oo wali haadaa ay hibataynayaan.
@abdirahman8339
@abdirahman8339 2 жыл бұрын
Hereri balanso hadaad sidan tahay Mida kale ma kitaabkii ilaahaybuu qalday waamaxay xisaabtan aad la daba gashay hhhhh keebeek dheh ku lahaa waar adigu waxaad doonto dheh intaad hereri balansato
@MoustaphaBenchideh
@MoustaphaBenchideh 2 жыл бұрын
@@abdirahman8339, dad badan ayaa wixii loogu sheekeey-ba calaa duul sida kiniinka u liqa.
@quraanonlineschool6213
@quraanonlineschool6213 2 жыл бұрын
@@MoustaphaBenchideh sawdigaa wixiiba naga hunqaaciyay🤣
@ibtisaanhuseen9720
@ibtisaanhuseen9720 2 жыл бұрын
@@abdirahman8339 🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@nimcahussein7861
@nimcahussein7861 2 жыл бұрын
Huno miya lagumestay
@saaficic9935
@saaficic9935 2 жыл бұрын
Captain Gacal masoo wareysatay? Waa exert in Barbique ga oo dialling yarta oo dhan ayaa jecel. Adeer captain Gacal
@aminaessa6031
@aminaessa6031 2 жыл бұрын
Mshallah
@naasirhassan7646
@naasirhassan7646 2 жыл бұрын
Habkee Ayaa Loo Xarayn Karaa Jaamacadaha Canada Abdisalaanos Bal Xogtaa Nala Soo Wadaag
@mohamedduaale7581
@mohamedduaale7581 2 жыл бұрын
Hereri somalida Canada 🇨🇦 shaqooyinka ay qabtaan noga soo waran doorka danbe insha Allah
@amalidiris9641
@amalidiris9641 2 жыл бұрын
Wa xamali 😁
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 жыл бұрын
Raga waa dirawalo Intooda badan waxay wadaan taxi iyo uber iyo truck
@farhannuh6174
@farhannuh6174 2 жыл бұрын
@@ekramabdirahman3746 Canada waxaan ku noolaa ilaa 1984, raga somaliyeed ee ku nool Canada intooda badan ma aha Taksiile ama Basas ama Darawal, hada waxaa soo baxay Jiil Cusub oo ah Injineero, Qareeno, Dhaqaatiir, Banki, Xisaabiye, Gawaadhida Gawaarida, Guryaha Guryaha. , qaar u shaqeeya magaalada, gobolka, ama dawlada dhexe , wakiilada caymiska, wakiilada kirada baabuurta, milkiilayaasha ganacsiga, macalimiinta wadista, 38 sano Kanada waxaan imid halkan anigoo 15 jir ah waxaan ka bilaabay dugsiga sare halkan ka dibna waxaan galay jaamacad. ka dib waxaan shaqo ka helay shirkad caymis waxaana ahay macalin wadista sabtida iyo axada waxaanan ka shaqeeyaa shirkad caymis 30 sano
@ekramabdirahman3746
@ekramabdirahman3746 2 жыл бұрын
@@farhannuh6174 Maasha Alaah anigu sodon sano waa ku noolahay Canada waxaan ka hadlayaa raga aabaha ama adeeradaa la da ah ma aha adiga inta ku la da ah oo school ka dhigatay meeshan waa ogahay imika aad baan meel kasta u galnay
@yussufali1290
@yussufali1290 2 жыл бұрын
Hadii adiga oo dawana oo hadana comments ka aqrinayo isoo raac 👍
@khadarhaibe6706
@khadarhaibe6706 2 жыл бұрын
Hore usoco cabdisalan hereri
@ahmedabduwahab3515
@ahmedabduwahab3515 2 жыл бұрын
asc anagana hadaad na soo gaadhilahayd waanu ku raynlahayn newfoundland and labrador
@xiddigxuseencabdi3147
@xiddigxuseencabdi3147 Жыл бұрын
Magalada ugu weyn waa ottawa Toronto waa magalada labad mr. Hereri
@mustafesuleiman5445
@mustafesuleiman5445 2 жыл бұрын
Salan sare hereri media
@mariomario1227
@mariomario1227 2 жыл бұрын
InzhL Ilahay malin uun igee
@guledmaxamed2529
@guledmaxamed2529 2 жыл бұрын
Maashalah
FILO PART 130
30:04
Abukar Mahdi
Рет қаралды 38 М.
Миллионер | 2 серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 567 М.
Когда отец одевает ребёнка @JaySharon
00:16
История одного вокалиста
Рет қаралды 12 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 17 МЛН
Muxuu qabtaa suldaanka Somalida Norway?
24:04
Hereri Media
Рет қаралды 22 М.
Abdisalaan Hereri oo ka jawaabay 20 su'aalood oo la waydiiyey
27:44
Xogmaal Media
Рет қаралды 145 М.
Hereri iyo America-Chicago
40:10
Universal TV
Рет қаралды 64 М.
Xaafadaha ugu caansan somalida Toronto most popular neighborhoods
12:26
Миллионер | 2 серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 567 М.