"Somaliland Doorashadda oo dhacaysa ayaa la difaacayaa" Falanqaynta

  Рет қаралды 7,055

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

21 күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 32
@FaysalHanad-tx4gx
@FaysalHanad-tx4gx 19 күн бұрын
Anigo jooga qurbaha waxaan diyaar u ahay difaaca qaranka barakaysan e somaliland insha allah ☪️☪️💪💪
@yurub5288
@yurub5288 19 күн бұрын
Mashalla Allah ilahay hanaga qabato cadowga ilahay habadiyo Adoo kale guul somalilaan 👏👏👏✊✊✊
@shaficali5991
@shaficali5991 19 күн бұрын
Been ha usheegin dadka fuley kuwa beenta lagu seexiyo ayad kamid tahey xagee jirtey 25-8-2023 . Hada laguma bahna
@husseinomar5942
@husseinomar5942 19 күн бұрын
❤ you from Kenya 🎉
@princesshawd6859
@princesshawd6859 19 күн бұрын
Mashalah ❤
@yurub5288
@yurub5288 19 күн бұрын
Ma isgaa sugeysan intaa laydinku imanayo somalilaan war wadankina difaca oo kakaca fadhiga hadal waxaba ma tarayo waa loo tashaday somalilaan waxa dhexeda ugu jirtan coloolsha cadowga guul somalilaan ✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊✊
@user-ml9kd5jw7c
@user-ml9kd5jw7c 14 күн бұрын
Peace and unity are important for us,so we should unified and live together in peace
@MaaslaxMaxamed-bj2hc
@MaaslaxMaxamed-bj2hc 19 күн бұрын
❤❤somaliland Guuuuuuul ❤❤❤
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 19 күн бұрын
Maxay Tahay Cabsida Aad ka Sheekeynaysaa Waar Somaliland way Soo Jeedaa maantee Cid Noo Bilowda Ayaan Sugaynaa Dib Baa Laysku Baranayaa Hadii Lays Ilaawaye ....
@IlyaasBicola
@IlyaasBicola 19 күн бұрын
😂😂😂😂😂 fan xuma hhhh maxa balaha ika😂yacay miyaad doonaysan hhhhh mise😂 ina kabaha kacmaha ku qadanaysan 😂😂😂😂😂 somaliland waa gobal ka mid ah Somalia
@MohamedHassan-nv1gm
@MohamedHassan-nv1gm 18 күн бұрын
@@IlyaasBicola Dabo Qoyan 😆
@SaakinSalebaan
@SaakinSalebaan 19 күн бұрын
Wax la iska difaaco xaasid baa ugu wayn aĺle ha inaga qabto kuwa xaasidaya dawlada soomalilan
@cartancartan8452
@cartancartan8452 19 күн бұрын
Qaadadaweyn waxba somaliland Waxba ka qadi maayan
@jabuutijano1977
@jabuutijano1977 19 күн бұрын
Laguma weerarayo ee wa lagu furfurayaa doqonow...
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 19 күн бұрын
Adeer doorasho iyo dagaal weligeed dunida lama jamcin. Ama dagaal baa la galaa ama doorasho. Been iyo khayaali ayaa waddani iyo kulmiye wadaan
@abdirashidaliyuusuf357
@abdirashidaliyuusuf357 19 күн бұрын
Xirane adaa xirane maxaad difaaci
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 19 күн бұрын
Adig ayn kaah diifacii
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 19 күн бұрын
Cidi idinku soo duulimaysee bal idinka uun doorashada si nabadgelyo ah u qabsada!!!
@123yus
@123yus 19 күн бұрын
Waxaan kaxumahay sida dadkii loogu ciyaaray bal aan iswaydiinee yaa idinsoo weeraraya waar nimanyow allaah uga baqa shicibkan aad wareeriseen difasclayninee
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 19 күн бұрын
Dawladda Somalia ayaa caddaysatay dagaal, sidoo kale dawladda Jabuuti.. Laakiin xaqiiqda ayaad dafiraysaa
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 19 күн бұрын
Ethiopia in aad dhulkii soomaaliya siinaysaan miyeynaan khatar jiritaan ahayn oo soomaaliya kusoo wajahan
@user-fx2sr6oo9u
@user-fx2sr6oo9u 19 күн бұрын
Orado somalia uu sheeg dee halkani waa Somaliland
@hereaftergolory9114
@hereaftergolory9114 19 күн бұрын
@@user-fx2sr6oo9u waxaad isu taqaan maaha waa sida laguu yaqaan dhulkaasi wuxuu caalamka uga diiwaan gashan yahay SOMALIA dawladda soomaaliyana taas ayey ka duulaysaa wixii amnigeeda khatar gelinayana waa xaq mashruuc ah Ethiopia meel ugama bannaana soomaali iyaduna waa og tahay
@abdiali319
@abdiali319 19 күн бұрын
Wariye Difaaco maaha Weerar. Hadii lagu soo weeraro miyaad seexanaysaa. Su’aalaha Wariyuhu way qaydhinyihiin. Qurbajooga Somaliland waa inay dagaal dhaqaale ururun oo joogta ah ay u diyaar garoobaan.
@saleebanshire1427
@saleebanshire1427 19 күн бұрын
Adeer GARXEJIZ doorasho ayuu ku jiraa oo dagaal uma jeefo 😅😅😅
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 19 күн бұрын
Kkkkkkk😅😅😅😅😅😅
@Gob_gobonimo
@Gob_gobonimo 19 күн бұрын
Garxajis waa Somaliland ee ha moodina daba dhilif idiin jooga Somaliland
@user-sr86ui3xsuhsw
@user-sr86ui3xsuhsw 19 күн бұрын
Yaa Somaliland ah? HARTI waa tegay. ISAAQ qaarna oromo ayeey noqdeen, qaarna XABASHI. CIISE xagas iyo Djibouti ayeey aaden. SAMAROON ciidan iyo hub ayeey diyaarsadeen .
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 19 күн бұрын
Kkkkk adiga uu haaysoo
@user-gl2go3kp6s
@user-gl2go3kp6s 19 күн бұрын
Waa sax isaq qaana waa oromo qaarna amxaro noq deyn
@AbdirahmanMohamed-hm8nd
@AbdirahmanMohamed-hm8nd 19 күн бұрын
@@user-sr86ui3xsuhsw baac guul somaliland
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
Red❤️+Green💚=
00:38
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 84 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 22 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
Warraysi : Boqor Buurmadow.
20:28
Galaydh Media
Рет қаралды 83 М.
Q.2aad Su'aalaha Iyo Jawaabaha Is afgaradka MoU-ga S/land & Ethiopia
44:10
How Many Balloons Does It Take To Fly?
00:18
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН