Ninkan iyo dadka la jaadka ah, oo ay mawaadiicda noocan ahina la wehel yihiin, waa muhiim. Mahadsanid Mr Gacal.
@IidSiciid-i3uАй бұрын
Dr Maxamed Xirsi aad buu u mahadsanyay.
@CabdirashiidMuuseАй бұрын
Mahadsanidin Dr iyo Saxafi
@khaalidawdal470314 күн бұрын
Dr. Maxamed Xirsi waa aqoonyahan kaalingal. Aad baad ugu mahadsan tahay saxafi in aad na soo gaadhsiiso. Mar labaadna soo casuum, hadday suurogal tahay.
@xogururmedia31Ай бұрын
Hore u soco
@IdhmeeAbdiАй бұрын
Waxaan layaabaa, in elite ama nukhbo la isticmaalo iyadoo af-soomaaligeenna muush ka yahay ereyadii asalka u ahaa sida: Hormuudka-bulshada, hal-doorka bulshada, indheergaradka, Magoolka-bulshada, Ruugcaddaayada, xattaa jilib-culus waa la isticaamli karaa. Kolkaa wll erey-bixinnada halloo dhugmo lahaado
@Keenadiid.Ай бұрын
Dad ayaaba ku dooda Inaanay Soomaalidu Elite lahayn oo heerkaas oo dhan u diyaarsanayn. Balse Indheergarad bay adeegsan kareen ama Labeenta.
@abdielmi6419Ай бұрын
Waaban yaabay. Waa Af Soomaaligii oo la qawadayo. Ama qofkan wax sheegaya ayaa iska baadhaya inuu dadka caqligooda u sheego inuu erayo qalaad yaqaano...Elite Elite Elite نخبة نخبة نخبة.
@xayleaxmed7625Ай бұрын
M.a Ustaad maxamed
@JSilva-dn3jjАй бұрын
Dr maxamed Xirsi si fiican buu feker ahaan arrintan uga hadlay. Waxan jeclaan lahaa in Dr-ka aad marar kale soo casuunto.
@BasraMaxamed-ki1fmАй бұрын
Qodob mihiim ah hore u socda mansh allah
@leilamohamedsh.abubaker7901Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@abdielmi6419Ай бұрын
Elite Elite Elite Elite Tolow qof ka Soomaaliga ah ee ee English garanaynini xaguu eraygaas u qaadi.