Somaliland,Somaliya iyo Jabuuti Waxay Deris Fiican ku Noqon Karaan Marka loo Noqdo....

  Рет қаралды 23,315

SAHAN TV

SAHAN TV

Ай бұрын

Somaliland,Somaliya iyo Jabuuti Waxay Deris Fiican ku Noqon Karaan Marka loo Noqdo Xorriyadii Lixdankii.

Пікірлер: 78
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Ай бұрын
Wakuwaa Subeer Awal Yaa ka gubsan Iimaankoodaa sugan Allah ha idiin siyaadiyo, waad mahadsan tahay Mudane Allah caafimaadka iyo cimrigaba hakuu dheereeyo Aamiin 🤲🏽🤲🏽🤲🏽❤️❤️❤️
@user-bb3wb2cn9r
@user-bb3wb2cn9r Ай бұрын
This gentleman 99% a great somaliland honest with correct road map to success of the interest of somaliland people follow this gentleman advice long live to him insha Allah acceptances
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 Ай бұрын
I agree with you 💯✅
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
Must come back muse bixi inshall Allah
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 Ай бұрын
I wish in Gaboose kulmiye soo sharaxo .
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
Good bless republiken of somaliland is peace and stabilt country. It is time to recozning
@mawlidaxmed4552
@mawlidaxmed4552 Ай бұрын
Somalilaand.1960.daawlad.guul
@IdilCabdi107
@IdilCabdi107 Ай бұрын
MashaAllah waa runtii muuse cidkale ha sharaxo aan jeegaanta ahayn. Ninkani waa muwaadin dhaba
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z Ай бұрын
Adeer wadankayaga xabashi siinmayno shacabku yagaaleh,
@user-rn8id1ym4u
@user-rn8id1ym4u Ай бұрын
Don't want anything to do with Somalia.that is it
@yasminjama2703
@yasminjama2703 Ай бұрын
Adigoo ay ah , kadabuursi ma rabo soul wey godey
@zubeirwaran-bari8730
@zubeirwaran-bari8730 Ай бұрын
5 million ee isaaq baa ay ka go'adaa gooni isutaagu ama midnimadu.
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Ай бұрын
Saleeban Yussuf Ali Koore halaga soo sharaxo xusbiga kulmiye wuu u qalmaaye ❤❤❤
@hassanyussuf-kh5dg
@hassanyussuf-kh5dg Ай бұрын
Maxamed is a great patriot and nationalist. I endorse everything he has said and every advice he has given.He's like a doctor who has given the right medical prescription.
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 23 күн бұрын
Somaaliland 🎉waa del madaxbanaan ❤guul ❤
@ismaelabdalla8200
@ismaelabdalla8200 29 күн бұрын
Waxaan u mahadcelinayaa Aqoonyahanka siyaasiga ah ee daacadnimadu ka muuqato Talooyinkiisa suuban ee uu Soo jeediyay, Waxa kale oo aad iyo ugu mahadnaqayaa Maamulka Telefishanka Sahan ee barnaamijkan Nala wadaagay,
@bashehusien3810
@bashehusien3810 Ай бұрын
Mou waanu raacsannahay , annagaa badda leh cid aan annaga ahayn ka talin mayso, somali wax wada leh ma jirto .
@maxamedjaamac150
@maxamedjaamac150 Ай бұрын
isaaq oo dhan ma mujaahid mise wa LafTI NAGAA
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Ай бұрын
Cidina wax Kaama waydiinayso isaaq wuxuu yahay .
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 Ай бұрын
Sheeko caruur ka dhigo
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Ай бұрын
​@@abdullahiomarali5241isaaq somali sheegta aduuyada oo dhan baa og 2024 intuusan dhaman reer lafta naga waa loo yaaba
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Ай бұрын
dib ayuu u isu nuugay odayga waxba ma sheegaysaan iska aamusa
@zakihussein9147
@zakihussein9147 23 күн бұрын
Waa sax wallahi wan kugu tageersa nahay
@mukhtarabdillahi3496
@mukhtarabdillahi3496 Ай бұрын
Wanlawayn iyo Djibouti waxay ga'ansadeen in jiritaanka Somaliland meesha ka saaraan , taasina waa nacasnimo halkii u dambaysay , maangal maaha , wax u hirgalaya maaha , waynu wada gubani , go'ankoodasini waa declaration of the war against Somaliland.
@farhannuh6174
@farhannuh6174 Ай бұрын
Don't want anything to do with Somalia and Djibouti.
@Cabdiyuusuf-tk3yw
@Cabdiyuusuf-tk3yw 23 күн бұрын
Somaaliland 🎉guul 🎉loov
@user-jw4wr7fm2z
@user-jw4wr7fm2z Ай бұрын
Danta dalka, dadka, diinta midna dani uguma jirto xabashi inaaanu dalkayada siiiino,
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
Iam Somali my country Somalia 🇸🇴 idon't care what's you love. What is the land. What is the country What is the flag 🚩 kkkkk. Sheeko raqiisa cid noola imaan kartaa ma jirto isaaqoow. Ama buuqa. Amq qayliya. Yaad. Doorasho. Dawladnimo. Iyo wadaniyad iyo yaad u sheegi kartaa. Xoriyad. Iyo. Wadaniyad. Isaaqa. Waalida. Ay. Ku. Buuqaan. Reer. Kiin miyaa. Noosheegaya. Xoriyad
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Kal laxiib ah iyo laabta xuunshada wa gabay nin habarjeclo ahi laha maxamuud nuur fadal ee wax anay odhan ha sheegine
@isseyusuf8888
@isseyusuf8888 Ай бұрын
1 to 8 .waa garxaris simple
@queentanya3787
@queentanya3787 23 күн бұрын
Djibouti waa wadan faqiiir ah oo ku dhisan service ka dekedaha oo ay inta badan isticimasho Ethiopia , Somaliland hadii la aqoonsado waxay Ethiopia adeegsaneysaa dekedaha Somaliland, Djibouti dhaqalahedu dhulka ayuu galyaa sababtaas bay Somalilnd uga soo horjedan , Djibouti waa cadawga Somalilnd iyo somalia lkn Somalia waa ma yaqanan cadawgoda. Djibouti somalia kama maseyrsana waayo somalia yadaba holceyso lkn meesha ay ka maseytsanyihin ee ay isleyihin way idinla tartami kartaa waa Somaliland tusaale waxaa. Kugu filan Dekeda Berbera markey yaga dhaaftay 103 aduunka ka gashay inay yar iyo weyn ka qayliyeen halkay walaladod u hambalyeyn lahayeen taas waxay ku tusineysaa Djibouti inanay rabin walalhod somaliyeed oo horumar gaadho. Lkn Somalilnd way soo jedaa waa balan inaan geeska Afrika xidhiidhi idinku gelino Anagu Somalia cadaw kuma nihin xasadna kuma nihin sidiina keliya inaan wadan noqono baanu rabnaa wayna na fahmi waayeen waligiinba Somalia isku xoqxoqa cadawgoda ayaad tihiin yagaan waxba fahmayn wadinkii kenya usoo raacay 2020. Somaliland geeska Africa yadaa qabsaneyso goor dhaw Djibouti sidaas u qayliya oo somalia dabada ku xoqda.
@abdirashidahmed8614
@abdirashidahmed8614 Ай бұрын
War khiyaaliga iska dhaafa somaliya waa nie haddaad itoobiyan raacaysan aealow markig horeba Somali layidin ahayn Taster ilhdina dib la raaca
@user-wx1bn6hy1t
@user-wx1bn6hy1t Ай бұрын
Mujahir beer-geel waan salamayaa lkn kuma raacsani in uu ururada iyo xisbiyada u soo bandhigo heshiskaa waayo Mar hadad maqasho siyaasi=munafaq laba-wajiile Siyaasi=xoolo-doon Waar M/Wayne sirta qaranka Hala ilaaliyo. amiin.
@adams9307
@adams9307 Ай бұрын
Caqliga isaaqu waa kaa meesha maxa sheekhaal keenay nidaam ayaa is hayee wlhi meesha caqli ma yaal waa dad aad u fikir hooreeya.
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 27 күн бұрын
Ninkani wuralayaha somaliya Ethiopia diid maha ee noloshad ayadiidanyi hiine fahana horota cadawad SOMALILAND Loqabo ?
@wayraxali2944
@wayraxali2944 Ай бұрын
Wax walb waxa ka horeya in muse marka hore so bandhigo MOUda hadii u yahay wax dalka & dadkaba anfacaya nin diidi kara majiro balse maxa lagu canaanan kara dadki waxba ma oga'e.
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 29 күн бұрын
Ok haddii uu xaq u leeyahay maxaa loogu diidaya
@queeneelsheakh5304
@queeneelsheakh5304 Ай бұрын
Qac baa lagaa yeedhsiiyay Heelo waxaad tahay qabyalayste wayn, Allah ha ku daweeyo walaal
@osmankhalif7094
@osmankhalif7094 Ай бұрын
Mujahid dhiga soomaliyeed miyaa mise gaala ayu laya jiraa
@user-ku3qt9yi3m
@user-ku3qt9yi3m Ай бұрын
Geesi runta yaqaana....
@cabdilaahicali1333
@cabdilaahicali1333 27 күн бұрын
Maxad ugu barayinasa somaliya alle dagala iLahiya hakusalido
@warsamekhaliif3523
@warsamekhaliif3523 24 күн бұрын
DAD xanuunsanayo idor
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 Ай бұрын
Horta siyaasintenu iyo aqoonyahankeenu ha joojiyan walaalaanu nahay somalia , somalia ma nihin walaalo cadaw baynu is u nahay how can u be walaalo with ur cadaw
@user-wu9cw3op1f
@user-wu9cw3op1f Ай бұрын
Heloy odaygu waa nacase maxaad wax ka waydiinaysaa waxa uu leeyahay hadii muuse helo dalkaa burburaya muu burburo 1994
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m Ай бұрын
ۖ وَعَسَىٰٓ أَن تَكْرَهُوا۟ شَيْـًٔا وَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَعَسَىٰٓ أَن تُحِبُّوا۟ شَيْـًٔا وَهُوَ شَرٌّ لَّكُمْ ۗ وَٱللَّهُ يَعْلَمُ وَأَنتُمْ لَا تَعْلَمُونَsoomaali ha midowdo ha israacdo ,
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
Dawlad. Somalia 🇸🇴 ladhoho. Baa. Jirata. Shan somali ah. Ma jirto. Hada. Ee. Waligaaba. Gaalinmo iyo. Been. Baataqaanay. Tawxiidka alle. Maro. Calan lagu sheegay. Baad. Ku qorteen. Iyo. Yaad. Been usheegi karaan xitaagaalada. Been uma sheegi kartaan. Hada
@updynajiib6732
@updynajiib6732 Ай бұрын
Mujaahidka yuu ku jihaaday waa suaale ala faan badanaa ilmo lefti nagaa😂😂😂
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Ilma tigree ilma kuukuuyo
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil Ай бұрын
Bal odaygan Muxuu labaqayaa MBC isagaa leh berbera . Hargeisa .wajaale jeegaan inta sooraacda somaliland intaasaan u naqaan wlhi hadii rag is waalaan rag kale ayaa dhiigashubaya anagaana kakowa ah
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
Nac nac. Baad. Barateen isaaqoow.
@salahthefruad9174
@salahthefruad9174 Ай бұрын
Waa dadkii ay Hawiye ka xoreeyeen Siyaad Barre kkkkk
@abdihakimahmedjamanuur8999
@abdihakimahmedjamanuur8999 Ай бұрын
Hawiye yuu xoreeyay.laxyahay .???
@khadarmohamed5607
@khadarmohamed5607 Ай бұрын
Hawiye waxa xoreyey snm tarikhda baro
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
Yaad ku jihaaday horta
@axmedmaxamed9051
@axmedmaxamed9051 26 күн бұрын
Axmed heelo Mujahid beer geel marka uu ku leeyahay Muuse biixi wuu helaya doorashada oo wuu ku guulaysanaya, lakin somaliland way bur-buraysaa. Maxaad u way diin wayday siday u burburaysaa, yaase burburinaaya. Laba jeer ayuu hadalkaa kugu celiyey oo anad su' aasha waydiin.
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Doqonkan doqonku dhalay ee ay idoor uun kaga dhegtay maxuu aha war magaca reer kaga in ad sheegato maxa ku diiday nacas nacas dhalay yagu faqash ma ogolyahin
@ibrahimmead5907
@ibrahimmead5907 Ай бұрын
Very wrong suggestions. In what world Muj. Bargeel is living?
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 Ай бұрын
Majirto wax Somaliland la yira. Waa habeen kii xalay tagay
@siedmeash515
@siedmeash515 Ай бұрын
Maxa wacay
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Jaahil waar MOA yaad u sheegaysa, ma bad baa ictiraaf lagu badashaa? Maanta hadii aynu nidhaa Bad uma hayno Ethiopia dabadeedna Ethiopia ma ina aqoonsaneysaa inagoon bad siin haa ama maya? Doqonoow Abiy Ahmed xoog buu ku rabaa wax
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m Ай бұрын
Oday umadda soomaaliyeed kala qeybinaya adeer islayaab.
@siedmeash515
@siedmeash515 Ай бұрын
Ma somali ayaa jirta was tii faruurneyd.e meesha naacda kala bax
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 19 күн бұрын
Seeitobiya isugu soarurren dadka hata somali hadilaga horey maxa kabadalikarta qeba aaduikirtay maca somali inlagugu calalo marauweyne isbarta gobolen meshey tagilahayen isweydin ubahan wayo jabuti logudan leyahay kadib somali itobiya jibka lagala sobixi sida kismaya calan maga hori ulaheen ciyalo jamacad logudiray lacag xawalad bila sharci meshas iskudilay sharci kunimanay iyo maxa sharcitiray kuwan kuwalashaqeyan lasaqeyneyna bilasharci marka midkod sonoqon dalki uusan jogin qurbo kukoren mid sadexad tagay ooracay kii afka laqabtay kuadkeystay sharci bangi inlosomarsiyo inaqonsi jamacad lodiday halkisano udanbeysay sababte utagtay wadankaga magacaga xarafka udanbeya ingiris iskubadalay sanad kaaqasaray sidi kumaekan inkuwiikale laga sorebo bidaqadis seay udhacdo xabsi logaliyo saa hoyo dhaqdhaqaqi bangiga waad baratay magacaga lacagta iisodireysay bidaqada hada inaa isbitaltalo kubaxsan karaa iisodir warqad isbitaal ala afke kulahadla isbital carabi ingiris midna ma aqaani xage lagu qayilaa ilaradi sinag laqabo usohelo nin qabo isbital kashaqeyo maya magali kari saasmahin warbixin sobax warqad lacag kudhib ditorka maya hadaba isii isbital kaabadan midkale lacag racda agon masonoqoto qayarkaga isii aba titor midkale kalay sheg warqad midkan ilasocdo tinbaro iiraciyay sacad maqadan inuyimaday goaan wadanki qaatay qarax sarsanahay warqatey kutagen amar sosareyn hore labada sodhoftay diyarad loga rebay tiya midan isoracday sadexdoda qofba mar beyimaden haldiyarad somaracin sadex diyarad sokalaracen maxalowashay madhahayo anigaba hori uwashay inta qar hori uiman aamusay maskaxdi wadantay marki lagusuxiyo sonibdado adigo indhaha shaqeyneyn maskaxda shaqeyne cidi kukortagan aadmaqleysaa ilaa eeykuqarjuftan wali waye maya waqtigi walagaray ditorada ayan ciyal igudhex dhinten calool adeg alawahelkis maxayelay walidka warkis daneysanayay lacagta yar aba bilacanshur ehelki magac wadan iyo kuwa dalal udhaxeya kiyelay kuwikale maya kihore haduyelay anayelen yarace labada kihore raca hestee maxa cishay wil gesiya mel ubahnen gesinimo meelubahan hebel watolobay badan adigaigalisay walidki kumana adkeysan hadamidkale warkisa jira maxa shalay nogalisay dadkan isbaranay hadana inkuqabto islawalidki aba durka kudiro macquul dhaqancelin muhmacquul anigan waa aminsanahay malin labo malinta kale waasoconee dadka ilayabijiray ila iyo hada talefon madiro ila danigasogasho reermagal maahi kakortagida kajeclahay isogeysisnta
@user-ie8ws3hj1m
@user-ie8ws3hj1m Ай бұрын
Siyaasad an ummada soomaliyeed mideyneen waa madhaleys ee hakudaalin.
@user-yy4ke3xf3h
@user-yy4ke3xf3h Ай бұрын
Somalia way baabaday. Somaliland baa u awood somalida jabuuti xataa way lidata imika somalia na ch7 bay ku noqotay khalaas viva somaliland
@sayidcaliahmedyusuf8920
@sayidcaliahmedyusuf8920 Ай бұрын
sahan tv maantaan ogaaday in ay cadho iyo xumaan u qabaan madaxweynaha . sabab:-waxaa waraysanaya odeyga wariyahaa hor fadhiya maxaa lisay ninka cameraman ka ah ee uu su aalaha u weydiinayaa ma heatkaaa gaadhay? 17:00 - 17:35 u fiirsada bal
@abham8021
@abham8021 Ай бұрын
wax hubso intanad qorin, camera manku ma hadlaya ee hadalka labada is waraysanaya mararka qaarkood soo laba noqonaya oo echo samaynaya. mida kale haddii biixi la necbaado biixi nebi maaha anaga dooranay 2017 maantana anaga cirro dooranayna.
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 29 күн бұрын
Maxaa dagaalka dalka gelinaya haddii muuse madaxnimada ku guulaysto
@iidwarfaa9936
@iidwarfaa9936 Ай бұрын
Havaryoonis wa reerka keliya ee is qabta beenaale ayad tahe habaryoonis cid ku gardaroonaysa oo ay qabanwayday maydan arag
@fardousaali8771
@fardousaali8771 Ай бұрын
Waar dee sidaad sheegtay hargaysi iyadaaba is cunaysee dawlad ma noqonayso hargaysa hargaysa
@ibrahimmohamed-cj8pz
@ibrahimmohamed-cj8pz Ай бұрын
Kkkkkkk. Adeer. Dadd. Ka noocaasa. Tawxiidka alle iyo diinta alle iyo calan. Wadaniyad. Iyo dowladnimo. Yaad usheegi kataan. Been.
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj Ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 ma qabiil baa dowlad noqda riyo
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 Ай бұрын
ha ina waalina dawlad ma naqon karto 3gobol iyo badh
@khalidqawdhan3265
@khalidqawdhan3265 Ай бұрын
Somaliland wa lix gobol saaxib
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 39 МЛН
DEFINITELY NOT HAPPENING ON MY WATCH! 😒
00:12
Laro Benz
Рет қаралды 50 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 4,4 МЛН
Kim Jong un drives Putin during state visit to North Korea
1:39
The Times and The Sunday Times
Рет қаралды 6 МЛН
DUMAR ISAAQ SAMEEYAY ARIN YAAB LEH DAAWO
13:02
waridaad TV
Рет қаралды 35 М.
Was ist im Eis versteckt? 🧊 Coole Winter-Gadgets von Amazon
00:37
SMOL German
Рет қаралды 39 МЛН