Amina Farax & Fu,aad Axmed Ilkacase Heestii " Ragu Waa Ka Siman Yahay Ineey Dumar Sir Iyo Caad LIVE

  Рет қаралды 24,933

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

Күн бұрын

Amina Farax & Fu,aad Axmed Ilkacase Heestii " Ragu Waa Ka Siman Yahay Ineey Dumar Sir Iyo Caad LIVE

Пікірлер: 15
@AichaAhmed-li7di
@AichaAhmed-li7di 3 ай бұрын
Allaha cafimad sare can ku siya Fouad Ahmed dit Ilkacasse
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 Жыл бұрын
Hargaysa ayaan anigoo yar ku daawan jiray waa hres macaan
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 2 жыл бұрын
saranseer abaaroo surmi iyo haraad badan oon xoolaha soofaa dhulka saxar ka qaadeeyn sacna diiday weeshii adigoo sagaal qaday ruuxii ku sooree sumalkiisa kuu qala seef lalama gaadee waan ogahay suntaarada halka aad ku socotee adna sahan jacayliyo sunta caashaqu kugu maqan sababtana Adaa iska leh
@siciidawilcilmi7518
@siciidawilcilmi7518 3 жыл бұрын
Yaa lahaa heestan iyo riwaayadii ay ku jirtay
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 3 жыл бұрын
Riwaayadee? Show ayeey ku jirteey Heestan, waxaana sameeyey aun Abwaan jigjigaawi
@BashiirTypicalexample
@BashiirTypicalexample 9 ай бұрын
Wof.mansha.allah.aamina.faarax.ooyar
@abdikhaliif7756
@abdikhaliif7756 6 ай бұрын
Waa heeso macaan Fadlan ruwayada magaceed Ama iyadoo dhan soo gesha Yutube
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 6 ай бұрын
Waa run waa heeso macaan. Barnaamij Googoosa ayuu ahaa showgani Ruwaayad meey aheeyn Youtubkana weey ku jiraan qaybo ka mida googooskan ka dhex raadi Channelka Mahadsanid
@ayubjamaali2271
@ayubjamaali2271 4 ай бұрын
Abdikhaliif anigaa kugu raacsan arinkaa.riwaayadii oo dhan ha la raadiyo.
@N.A.M1234
@N.A.M1234 11 ай бұрын
Baydka fuad ilkacase "Inayahy saaysay salfudeydu wa ceeb iyo samir darnatuye waxba hai sabotiyiin" Sadasha maqaniyo saaciyo ayamuhu si ay noqon allah oge sirta laba u gaarana sadex loma shego Salow laguma beriyo waxba sacab dagoliyo silikata hai tumin suldabaleh hai wadin sidigti jacaylkuye"
@ibrahimalidideh6391
@ibrahimalidideh6391 7 ай бұрын
Waa qada qalad
@N.A.M1234
@N.A.M1234 4 ай бұрын
De no Sax macalin hadalka iyo ficilka israaci
@rakuubtube4158
@rakuubtube4158 4 жыл бұрын
Axyaa hees 24 sano ka hor ayaan daawadey anoo kuray ah
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Maasha allah Xasuus qaaliya iga dheh
@MahamudAwsalax
@MahamudAwsalax 3 ай бұрын
Soo jeeda foojigan sibiq laguma dhaafee waxba sacab dhagoliyo Suuldhabale ha wadine Cashar aanad ka soo kaban Ku Talla gala .....
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57
Миллионер | 2 - серия
16:04
Million Show
Рет қаралды 1,5 МЛН
إخفاء الطعام سرًا تحت الطاولة للتناول لاحقًا 😏🍽️
00:28
حرف إبداعية للمنزل في 5 دقائق
Рет қаралды 82 МЛН
**Xabiiba Balbalaf Ahun & Fuad Axmed | Heestii Isku Dubneedana
9:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 153 М.
Djibouti: Youssouf Yonis iyo Amina Abdi
8:18
Assajog Studio
Рет қаралды 263 М.
AMINA FAARAX HEESTII SANKAAN KUULA RAACAA :SHOWGII LONDON 2023
6:06
amina farah garad
9:57
gueldon1000
Рет қаралды 378 М.
Maxamed Warsame Qasaali Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "DHEEL DHEEL"
10:10
Cabdi Faarax Cabdi aun iyo Samsam Maxamed Qalinle aun
10:55
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 238 М.
Кәсіпқой бокс | Жәнібек Әлімханұлы - Андрей Михайлович
48:57