MAJAAJILO QOSOL BADAN GEERAARO CAJIIBA & HEESTII AFRICA CODKII AUN MAGOOL...DAD WADAAJE QURBOW.LIVE

  Рет қаралды 65,573

SOMALI MUSIC & CULTURE

SOMALI MUSIC & CULTURE

4 жыл бұрын

MAJAAJILO QOSOL BADAN GEERAARO CAJIIBA & HEESTII AFRICA CODKII AUN MAGOOL...DAD WADAAJE QURBOW, MAXAAD DUUL ISU KEENTAY MUSIC LIVE
WAXAA SHEEKADAN JILAAYA
. ABWAAN AXMED SALEEBAN BIDDE
- MUKHTAR SHIINE
- XAAJI QIIQ
- FADUMO SHIINO
- MAGOOL
IYO QAAR KALOO BADAN
DHAGEYSI HABOON

Пікірлер: 57
@user-uk4ul2vz4h
@user-uk4ul2vz4h Ай бұрын
Axmad saleebaan bide iyo magool oo aad u yar yar waa goorma illa wadaadaaga
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE Ай бұрын
1986
@bashirabdi7526
@bashirabdi7526 4 жыл бұрын
Allaahu Akbar waayo waayo ilaahow barakee umadda soomaaliyeed waqti wanaagsan ayuu ahaa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Aamiin aamiin ya rab
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
amiin
@bwkeenadiid6346
@bwkeenadiid6346 3 жыл бұрын
Ameeeeeen
@souleymanhamudahmed7542
@souleymanhamudahmed7542 Жыл бұрын
SOOMAALIDU MA AHA CARAB WAXAYNA KU JIRTAA JAAMACADA CARABTA WAAYO OO WAAYO OO WAAYO ?!1@
@guuleedcumar3230
@guuleedcumar3230 4 жыл бұрын
Waaaaaaaw waaaaaaa xadiis walaahi
@mohamadali445
@mohamadali445 4 жыл бұрын
xaasos😭
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
walaalo ilamalihide ee waad saledahay waxadna ila ledahay si mangab nima ah
@omarjama9293
@omarjama9293 4 жыл бұрын
Axmed saleebaan bide iyo riwaayadii dalwanaaje qurboow maxaad duul isu keentay
@aminahasan1394
@aminahasan1394 3 жыл бұрын
ilaahay baadan ka cab sanynin marka ee ina kala daa walaaleey ok
@aminahasan1394
@aminahasan1394 4 жыл бұрын
waa wagan qiimaha lahayn cadawgeenana isku meel ga soo wada jeednay lakiin hada cado qaade iibaan lawe dalka iibsanaya soo haray
@saidabdi73
@saidabdi73 4 жыл бұрын
Hhhh wll kalsonidi ya dilay marka hore dadku wa is jeclayene
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
Xilligaaba isaaq waa dulmanaa
@aminahasan1394
@aminahasan1394 3 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 ayagaa ubad naa oo wax lasiin jiray lakiin waxii dawlad kasoo hor jeesda waala xir xiraa daas na dawlad walba oo aduunka kajirday kajirdaa isaaq mawada dul manyn ee ilhay halaga cabsado oo 40 sano wax dhacay yaan uun dib loosoo celin soomali oo dhan baa dulmi kala galay ee
@umufadumosahra1421
@umufadumosahra1421 3 жыл бұрын
@@aminahasan1394 isaaq kaliya la dulmay
@aminahasan1394
@aminahasan1394 3 жыл бұрын
@@umufadumosahra1421 walashay maya soomali oo dhan baa is dulmisay isaaq lama dulmin ee jabhadii markas jirday ee ladagalamysay dawlada baa lala dagayay qaladka dhacayna jabhadiiba hargaysa gashay waana lagu duqeeyay ok sax mahan saas lakiin ayaguba ma dhib yaryn mida kale hadii wax dhacay waqdi hore lasoo cel celiyo cuqdad iyo xumaan baa ka dhalanysa 1991 waxii dhacay ee xamar ka dhacay oo wayeel iyo saqiir midna aan loo aba yeelin ee kufsi dil iyo dhac laysugu daray dad qabiil ilahay ka dhigay oo magac qabiil lagu dilay aniga abahay qabiil bas baa loo dilay waqdigaas waanan iloobay maxa yeelay ilaahay baa iiga hilinaya qiyamaha hadii aan xasuusdo oo aan qabiil cuqdad uqaado maxaa soo kordhaya waa waxba marka in laga gudbaa fiican maxaa yeelay dawladii waqdigaas jirday qabiil walba kujiray xadaa isaaq marka dawladaas hada majirdo cid lala xisaab damana uma jeedo ee aan uducayno indii qalad lagu dilay aan iska dhaafno hadal soo noqnoqda oo aan waxba kasoo kordhaynin aduun kaan waaba iska gabo gabo ilaahay doobada hana haleel siiyo amiin
@adanmohamad2633
@adanmohamad2633 4 жыл бұрын
Sxb heesta fanaanka koofiyada sita ee majaajiladan isku cajelada ahaayeen nala wadaag Somali muusig
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Adan Mohamad waayahey ninka koofiyada sita Ee heesta qaadaya waa Fanaanka/Abwaanka Adan Muxumed Kheyre waan soo galin insha Allah
@adanmohamad2633
@adanmohamad2633 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE kkk mahadaanid soo geli aadan muxumed khayre iyo heestiisa
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Adan Mohamad ok igu halee
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
walaalow ciyarta ma igadaysid
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Yaasiin aburaas
@awilabdilahi813
@awilabdilahi813 4 жыл бұрын
Riwaayadan ooo qoraali hadiii la helayo, fadlan nala wadaaga
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
waryahe gorgiyo waraya mukhbaradadi ayno ka wada ciyari jiray
@cabaascali7040
@cabaascali7040 4 жыл бұрын
Israaiil somaliya Falastiin u malayseen
@cawomohmed4250
@cawomohmed4250 4 жыл бұрын
Waa riwayada iyo badh walee dad waadadkii hore
@maxamedcalibulay1064
@maxamedcalibulay1064 4 жыл бұрын
soomalidii hore
@shariif3040
@shariif3040 Жыл бұрын
mayaya nin waliba cadawgisa ha la ciyaro cadawado wa xisaha qosolka nin waliba nin ka kaale ha walaqo
@AhmedOmar-hz7lt
@AhmedOmar-hz7lt 4 жыл бұрын
Goobtu wa villa Somalia
@mahaddirirgeesood9556
@mahaddirirgeesood9556 2 жыл бұрын
Meeshu imaaraadka weeye somalia maaha riwaayadu wa dalwanaaje qurbow maxaad duul isu keentay
@saxarla8948
@saxarla8948 4 жыл бұрын
Teeda kale anigu waxan u jawaabayey inanka Faadumo shiino yiri waa Maandeeq ee teamkiina lama hadlaynin
@footballgoalsandhighlights8854
@footballgoalsandhighlights8854 4 жыл бұрын
Ruwaayada magaceed
@adanmohamad2633
@adanmohamad2633 4 жыл бұрын
Dad wadaaje qurbaw maxaad duul isu keentay Magaca riwaayada Taariikhda la dhigay 1986 abu dhabi
@cabaascali7040
@cabaascali7040 4 жыл бұрын
Wadanka Afrika waa Soomaaliya
@axmedabees7525
@axmedabees7525 4 жыл бұрын
Dad wanaaje qurboow maxaad duul isu keentay fikradii axmed saleebaan bide
@user-sc7du8tf9v
@user-sc7du8tf9v 4 жыл бұрын
@@axmedabees7525 dadwadaaje weye hhhhhwanaje mahan
@fadumoali7402
@fadumoali7402 4 жыл бұрын
Gabadhaas magool ak taagan magaceed tolow? Ee riwaayad ku jirta Soomaalaay gidhidhii🇸🇴😂
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Fadumo Ali gabadhaasi waa Fadumo Shiino
@criazaqmusa1308
@criazaqmusa1308 4 жыл бұрын
faadumo cabdilahi kaahin mandeq ma maqashay waa ayada
@abdirashidkhalid5540
@abdirashidkhalid5540 4 жыл бұрын
@@criazaqmusa1308 war waa gabadh yarayd markaa oo fadumo shiine fankana way ka baxday waa wadaad canada degan
@ayanwarsame7218
@ayanwarsame7218 4 жыл бұрын
Fatima Shiino ayaa la yidhaa
@maxamedxusen6195
@maxamedxusen6195 4 жыл бұрын
E.g.
@saxarla8948
@saxarla8948 4 жыл бұрын
maandeeq meeshaba ma joogtee beenta daa walaal
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Luul Mohamed Yaa kugu yidhi maandeeq baa meesha joogta?
@SOMALIMUSICCULTURE
@SOMALIMUSICCULTURE 4 жыл бұрын
Luul Mohamed Magool & Maandeeq ayaanad kala aqoon baan filayaa fan barad iyo caadadii kula yaabi maayo plz waxaad soo qoreeyso ka fiirso inta aanad dadka eedeeyn
@saxarla8948
@saxarla8948 4 жыл бұрын
@@SOMALIMUSICCULTURE Maandeeqna waa eedaday Xaliimo Khaliifna jaadh baan ahayn AHU ee malaha adigaa saaxada fanka ku cusub balse aan su,aal ku weydiiyee labada dumar een ka hadlay seeyahana teebaa Maandeeq ah?
@waano.chennel4481
@waano.chennel4481 4 жыл бұрын
Saado cali waaye
Xujaale Iyo Xaabeeya 2 (Qayb ka midda Flim-kii MAGUURAAN)
14:30
Cilmi iyo caado - Sooraan
9:56
Jibrilstudio
Рет қаралды 355 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 12 МЛН
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
Я нашел кто меня пранкует!
00:51
Аришнев
Рет қаралды 5 МЛН
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 30 МЛН
Majaajilo Daahir Caaje iyo Cabdulle Raage AUN-to
29:18
elmi guleed
Рет қаралды 120 М.
XALIIMO KHALIIF MAGOOL IYO FANAANIIN BADAN HEESO[official video]
16:35
Mulaxamiiste Cabdi Kariim Jiir - Melodist
28:01
Kayd Somali Arts and Culture
Рет қаралды 192 М.
Ciil Badanaa- Ruwaayad reer Jabuuti
19:27
Universal TV
Рет қаралды 414 М.
Спит с ОТКРЫТЫМИ ГЛАЗАМИ! 😱😴
0:25
Взрывная История
Рет қаралды 4,5 МЛН
Зачем он туда залез?
0:25
Vlad Samokatchik
Рет қаралды 3 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
1:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 9 МЛН