Khadra Daahir Cige | Raggii ma adigaa kaharay | SomaliSwiss.net

  Рет қаралды 1,345,592

SomaliSwiss

SomaliSwiss

16 жыл бұрын

Khadra Daahir Cige - Raggii ma adigaa kaharay - SomaliSwisstv.com
#SUBSCRIBE #SOMALISWISS
This song was recorded and published in 1986 by (Radio Muqdisho).
The Song name: Raggii Ma adagaa ka haray
The Artist name: Khadra Dahir Cige. Rest in peace
The writer name: Maxamed Cali Kaariye. Rest in peace

Пікірлер: 437
@zadaamyaaziin2659
@zadaamyaaziin2659 Жыл бұрын
Heestan waxaan dhagaysanaya Maalin duhur Ah Cad ceedu kulushay Waxaan dhex Lugaynaya Hargeisa Dhexdeeda Inta U dhaxaysa Telesomta Iyo Saldhiga New Hargeisa Comntigaan Qoraayo Socod ayaan Ku Qoraya Waxa Dad Hargeisa Jooga Waa dad wada Hurda anigu Laakiin Waxaan ku raaxaysanaya Codka Maamo Khadra Daahir Cad Ceeda aan socdaa Ima Dhibayso Codka Afkeeda Ka soo Baxaya Ayaa Cad Ceedaba I Ilawsiiyay Ebbe Naxariistiisa wasica ah Ha Kugu arsaaqo Maamo khadra Daahir .19/9/22 ❤🙏
@xasanmouse6551
@xasanmouse6551 3 жыл бұрын
Wxn ku racsaney ninki yiri qofka xanuunkisa lagaran wayo haloo qoro laba heesod oo KHADRA daahir ah
@Hayatthassan3783
@Hayatthassan3783 3 жыл бұрын
Ma riyaan soo jeed kadhigay Ma dhibaan raaxo moodaya Adaa iroon allahayoow💔😥 🤲🤲🤲🤲🙏🙏 31/03/2021
@siraadmohamed2420
@siraadmohamed2420 3 жыл бұрын
Riyaan so jeed ka dhigan Ma dhib baan raaxa moodaya Adaa ii roon allahyow😭
@abdimalikyussuf5972
@abdimalikyussuf5972 2 жыл бұрын
Ax ax walashey damqashada waloo siman yahay
@arafatxusein
@arafatxusein Ай бұрын
0.35 - 0.50 The greatest guitar riffs of all time... Daaud Ali Maaxaf AUN iyo Boqorada codka/fanka AUN ... MEETING OF LEGENDS
@najka4848
@najka4848 2 жыл бұрын
Allaha Ku Naxariisto Boqoradii Fanka Momma Khadra Daahir 🥹🥹🥹😭 Hdad Aragto Adigon Uduceyn Ha Dhaafin🙏😭😭
@najka4848
@najka4848 2 жыл бұрын
😭😭😭😭 AUN
@xuseendaahir9195
@xuseendaahir9195 Жыл бұрын
Rabiyow u naxariiso
@shucaybmohamed4117
@shucaybmohamed4117 4 жыл бұрын
Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka waxay rabaan ku hadlayaan ayaa dhagaysanaya like isaar wll hadaa soo boqatay 2020👈👈👈👈👈👈
@inahusein9316
@inahusein9316 3 жыл бұрын
2021 Inta oga dambaysa 👇
@mohamedadan3924
@mohamedadan3924 2 жыл бұрын
Heees xikmad wayn ku fadhida Kala tagii khadra iyo ahmed Ali cigaal Markaa ahmed balwad iyo dibad wareeg uga taag waydey Ragii ma adigaa ka hadhay Ereyadii maxmad cumar huryo Khadra iyo huryo Allah ha u naxariisto
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Waa Ruunta heesta sidas ayu Abanku ku curiye
@jamamohamud3438
@jamamohamud3438 2 жыл бұрын
Sxb waa ereyadii alaha unaxariistee abwaan m c kaariye alaha unaxariistee khadra daahir ayaa wareysigeedi cumar seerbia kusheegtay ee iska hubi mahadsanid
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
Waa Ruunta hestani sidasa ayu ku sameya Abwanku
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
@@jamamohamud3438 maya maya huryo leh
@medhabib3410
@medhabib3410 2 жыл бұрын
Allaha U Naxaristo Khaadra Daahir Ciige ONE OF THE BEST 🧡
@ibrahimdhere
@ibrahimdhere Ай бұрын
05/27/2024 Monday morning memorial weekend somewhere in North west Ohio. It’s been raining 🌧️ all night. May Allah rest her Soul in Jannah. Amiin
@jawahiryusuf9939
@jawahiryusuf9939 2 жыл бұрын
Ma riyaan soo jeed kadhiganeey Ma dhibaan raaxo moodaya Adaa iiroon allahayoow 💔🙈
@amiiryare3067
@amiiryare3067 7 жыл бұрын
Yaa Ila Daawaday Heestan 2017 is muuji halkan Maamo khadra 😍
@abdiwahab9667
@abdiwahab9667 7 жыл бұрын
2017
@najmaabdullahi5107
@najmaabdullahi5107 7 жыл бұрын
Amiir Yare 👍👍👍👍👍
@warsamesomali3277
@warsamesomali3277 7 жыл бұрын
Amiir Yare ☝☝☝
@NazuBbe
@NazuBbe 7 жыл бұрын
Amiir Yare
@abdirahmanobiyo8837
@abdirahmanobiyo8837 7 жыл бұрын
Amiir Yare ✌✌
@GBal-bd4de
@GBal-bd4de 7 жыл бұрын
woow. Rabshada ma adigaa ka hela, raaliya maanigaan ahayn, maxaa caashaqa rigrigay ma reeb iyo raacibaa, raadkii kabo calaf miyaa ...... geeloow rarashaa la yidhi, ragoow barashaa la yidhi, adaa ii roon allahayoow!! ma riyaan soo jeed ka dhigan, ma dhibbaan raaxo moodayaa, adaa ii roon allahayoow, adaa noo roon allahayoow!!
@minaali5295
@minaali5295 6 жыл бұрын
G. Bal r
@xuseendhangub9704
@xuseendhangub9704 2 жыл бұрын
AHUN hestani waxay u Qadey Axmad cali cigal oo marka qabay wey isku dhacen hestani waxa Alif AHUN maxed cumar huryo
@axmedcali2285
@axmedcali2285 2 жыл бұрын
05 Oct 2021, Salaasa. Sababta aan dhamaanteen heestan iyo kuwa lamidka ah u jecelnahay waxa weeyi, dareenka dhabta ah ee nolosheena ee ay ka hadlayso. Wakhtigii hore hees been abuura lama samayn jirin, ama lama caadifad heesi jirin, fanka iyo nolosha bulshadaa isku xidhnaa. Halkan fan tabyowgu inaga hayaa waa halkaa, heeso aan noloshaneena khusayn ayaa la qaadaa hada.
@mahdi22ismail69
@mahdi22ismail69 3 жыл бұрын
Erayadda Mohamed Abdi kaariye Waxaana ku luuqeeyey Fanaanadeena e aan Heesaheeda laga xiiso dhaceynin xili kasta 1 August 2021 baan dhageysanayaa qofka isna ila dhageysanayaa loke dhac kusii From Ceelasha biyaha
@mustafeahmed4274
@mustafeahmed4274 2 жыл бұрын
Xaqiiqo khadra laga xiiso dhici mayo
@caaishomahamed5562
@caaishomahamed5562 2 жыл бұрын
Reer ceelasha biyaha hees madhageystaan sheekhow🤣
@nasirosmanali2576
@nasirosmanali2576 2 жыл бұрын
Waxaan moodayay in uu Huryo lahaa lkn waad hubtaa saw maaha sxb , anigu ma hubee .
@Xulkaqaraamka
@Xulkaqaraamka Жыл бұрын
​@@caaishomahamed5562rer ceelasha nashiido iyo heeso carbeed baa ilaahey ku imtixaanay😂😂😂
@janogale4011
@janogale4011 5 жыл бұрын
Geelow rarashaa la yidhi ragow barashaa la yidhi Khadra 😍😍😍😍😍 maamo
@mctv8749
@mctv8749 5 жыл бұрын
Fan iyo fanaanba wallee waa kuwii hore. What a voice!
@munam.a5179
@munam.a5179 4 жыл бұрын
Still 2019 yaa ila dhagaysanya manto thy 22 Ogust 😭😭😭 rabshado mada kahela raaliyo manigan ahayn ax yaa khdra 😭😭😭😭😭❤️
@sirdoon1
@sirdoon1 4 жыл бұрын
well done xageed joogta sis
@maxamedsuldaan5330
@maxamedsuldaan5330 4 жыл бұрын
31/08/2019 hees ashqaraara erayada waxa lahaa maxamed cali kaariye drkii jacaylka eebe ha u naxariisto waxa uu ahaa abwaan uu jacaylku biyo dhigtay
@axmedmursal9444
@axmedmursal9444 7 жыл бұрын
axax yaa abihii jacaylka abwaan maxmed Cali kaariye
@abdirahmanmohamed2990
@abdirahmanmohamed2990 2 жыл бұрын
Daawuud Cali Masxaf baan arkaa oo kabanka sicajiiba ugaraacaya Alle ha unaxariisto daauud
@samiaahmed5015
@samiaahmed5015 4 жыл бұрын
Mariyaan sojeed kadhigay Madhibaan raaxo modayaa Adaa iroon allahayoow 🤲🤲🤲😥😥😥😥
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari Жыл бұрын
Raxmaanku haw naxariisto AUN khadra
@maceygeenyo1051
@maceygeenyo1051 2 жыл бұрын
Ma riyaan so jeedka dhigan Ma dhiban raaxo modaya adaa ii roon alahayoow😭😭
@alexdnedc2023
@alexdnedc2023 5 жыл бұрын
Heestaan waxay hada ku socotaa Axmed Madoowe!
@fartuuncabdi3580
@fartuuncabdi3580 2 жыл бұрын
waad asiibtay danina kudar
@abdifatahhashi4942
@abdifatahhashi4942 Жыл бұрын
Ilaahay naxariis jano fadoosa ka rajeynaya Khadra Amin
@ckpoi3622
@ckpoi3622 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso cawa wa habeen u madow umada soomaliyeed😭🇸🇴 2/july/2022 Black night😭🇸🇴 ilaahey qabrigaga haku qaboojiyo hooyo khadra😭
@yonis-kin7966
@yonis-kin7966 8 ай бұрын
💯 our best Never forgotten
@rowdoahmed605
@rowdoahmed605 2 жыл бұрын
Rabshada ma adiga ka hela ma anan raliyo ahayn
@sirhajjji.2455
@sirhajjji.2455 2 жыл бұрын
Qofka xanunkiisa la garan waayo waxa loo qoraa Labo heesood khadra daahir cige.
@adamahmett4050
@adamahmett4050 7 жыл бұрын
runti heestan ani xasus igaara bey igu ledahay khadro dahir mamo nolow❤😢
@juweriyoxasan2379
@juweriyoxasan2379 2 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@idiss
@idiss 3 жыл бұрын
Wow, still in love with this song..so meaningful.. From Djibouti.. 2021
@hasanyusuf2591
@hasanyusuf2591 8 жыл бұрын
moh'd cali kaariye hooyadii baa nin dhashay
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 Жыл бұрын
Ala yaraxmu raahimiin ayeeyo mcn 😭🥰
@abdirashiidabdilahiyusuf7638
@abdirashiidabdilahiyusuf7638 5 жыл бұрын
Still watching 2019 guriga rara baa tidhaa hadana rogaba tidhaa aaaaa😊 alla yacisak maamo khadra daahir cimri dheer iyo cafimad ku waar aakhirana janno fardowsa😘
@Farm_With_Suhaib
@Farm_With_Suhaib 5 жыл бұрын
Ma riyaaan soo jeed ka dhigan ma dhib’baan raaxo moodayaa? Rabshada ma adigaa ka hela ma anigaan raaliyo ahayn 😥.. Allh cafimadka haku siyaadiyo Mam0. Kadra 2019☝️
@mohedsaidhersi3336
@mohedsaidhersi3336 2 жыл бұрын
Waa midhaha heestan sameeyay
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
خطره طاهر ابدعت ما شاءالله ... صوت جميل واحساس جميل واذاء رائع ربنا يحفظك
@abdihakimmohamed2044
@abdihakimmohamed2044 5 жыл бұрын
Ma riyaan soo jeed ka dhigan ma dhibaan raaxo moodayaa Alay lehe way istahisha Khadra ina bilad la siiyo Axyaa fanaan hadu jiro Toodi qudha ahyd Alow cinriga ku ziyaadi geridaadu waa noo madaw e alow kaa raaji wadka waayo waayo Maamo khadra Daahir Cige
@yahyaabdirahman5122
@yahyaabdirahman5122 2 жыл бұрын
Khadra dahir waa jaceelkii oo qof ah. Waligeed fanaanita way kaga duwaneed....labo hees ay leedahay bay jaceel oo idil kusoo koobtay
@omarhussein2751
@omarhussein2751 Ай бұрын
Waa kuwee heesahaasi
@ayanomarhusen3053
@ayanomarhusen3053 3 жыл бұрын
Ax ax waxan dhageysan jiirey mar aan jacayl igu dhacay alla willkasii muxu dhulka ila dhacay
@mohamedabdi4509
@mohamedabdi4509 3 жыл бұрын
hadda soo barwaaqo kuma jirtid alx
@saidaabdirahman983
@saidaabdirahman983 2 жыл бұрын
Ilaaahey ha u naxaristo jandi fardowsana haka warabiyo amin 😭💔💔😭
@abdulduceysane2213
@abdulduceysane2213 2 жыл бұрын
Afkaga caano lagu qabay (adaa noo roon allahayow khadra Daahir Cige Allow ku jana geey)
@maxamedaadan447
@maxamedaadan447 Жыл бұрын
999k views 😮😮 12/11/2022 Habeen axad soo galayso Baydhabo ka dhagaystay heestan 😘😘😘
@aaminasiciidcumar4938
@aaminasiciidcumar4938 9 ай бұрын
1.1M VIEWS AH 😮 5/10/2023 MALINIMO khamiis ah 12:00 AM DUHURNIMO Ma riyaan so jeed ka dhigay😢😢
@sharmakejama
@sharmakejama 2 жыл бұрын
Habbo Allah cimriga iyo caqligaba haku barakeyo Ragi maadiga ka hadhay
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 Жыл бұрын
2022 cawa arbaco ah dhaysana ada i ron allahayow qof xaladi ku shidan tahay ayunba dhagaysan kara allah yaa rahma rahimiin
@KhalidAli-fy6lg
@KhalidAli-fy6lg 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanayaa maanta 7_1_2020 saacada hargeysa 3:04pm. Goobta suuqa waaheen bacadlahaa dheexdiisa.??? Ogaada khadrinaa waa edaday
@shafiisheikhnoor5842
@shafiisheikhnoor5842 3 жыл бұрын
Yaa ila dawanaya goobtu waa turkiga ankara xafada ayvali iyo 2021. 7 .3 iyo eedo khadra dahir cigaal 👏👏👏
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Masha allah
@ahmedabdi6336
@ahmedabdi6336 5 жыл бұрын
Hhh inta aaminsan 2019 Ahmed madoowe Heestan ine u shidan tahy like kkkk
@karanienterprises7918
@karanienterprises7918 7 жыл бұрын
walhi waa heesta iga shay mnsha allah sotul raxma khadar dahir cige
@inadiiriye1483
@inadiiriye1483 7 жыл бұрын
karani enterprises waa sidaa
@daauud.5619
@daauud.5619 2 жыл бұрын
Khadra daahir cige maamada fanka 🥰🥰🥰
@muhammadqurbevevo1421
@muhammadqurbevevo1421 7 жыл бұрын
Still 2018 hadad xisaynayso like
@deeqmediapro574
@deeqmediapro574 6 жыл бұрын
2019
@hannabeerlula3233
@hannabeerlula3233 6 жыл бұрын
Muhammad Qurbe ☝☝☝☝
@kamkam22100
@kamkam22100 2 жыл бұрын
Cawa aye khadro geeriyotay 2 7 22 ilaah ha u naxreestu
@user-fg4vb8bq5i
@user-fg4vb8bq5i 3 жыл бұрын
Ww khadra dahir waan hiiseya heesaheda ragii ma adiga ka harey runtii ma adiga ka baqayey guri rarabaa tiraa hadana hadan hadana ruga baa tiraa Hadaan raas kuu dageynin hageebaan ku raacayaa 27/02/2021
@hoodocarabohoodo2274
@hoodocarabohoodo2274 2 жыл бұрын
Geeloow raraa layidhi raggoow barasha layidhi
@issemohamud48
@issemohamud48 3 жыл бұрын
Heezka mic naheeda marka aan wey naaday ayaan fhmy hooyadey ayaa dhageysan jirtay markaa oo àabo xurguf ka dhaxeyso inkastoo somaali ay san aheèn asal ahaan lkn waa dhulkeedi madàma ay muwaadin noqotay
@adnankafi4035
@adnankafi4035 2 жыл бұрын
29.09.2021 manta waxan jooga kampala uganda hees xusus mudan subax hore
@fawzimohamud7592
@fawzimohamud7592 7 жыл бұрын
heestan markaan maqlo waxaan xusuustaa qof aanan nolashayda inta ka dhiman iloobaynin 😑
@dahermohamed116
@dahermohamed116 5 жыл бұрын
😣😣😣😣
@wardakorontooo8449
@wardakorontooo8449 5 жыл бұрын
😭😭😭😭
@farhanomar1183
@farhanomar1183 3 жыл бұрын
md iswaydeen zxp
@fawzimohamud7592
@fawzimohamud7592 3 жыл бұрын
Farhan Omar Haa sxb 😞
@juweriyoxasan2379
@juweriyoxasan2379 2 жыл бұрын
Qadro dhaahir cige cimri dheer iyo caafimaat
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
May Allah have mercy on your soul you will always be remembered and never forgotten Khadra Dahir a lovable ❤️☺️💗🤣😍 legend
@yasincagayare532
@yasincagayare532 Жыл бұрын
Waxa dhagaysanyaa 12:44 habeenimo 2023/05/31 habeen arbaca Allaha kuu naxariisto mamo
@khadarderejo
@khadarderejo 3 жыл бұрын
Still watching 2021
@bashiirmurzalapdirahman2571
@bashiirmurzalapdirahman2571 Жыл бұрын
Ragii ma adigaa ka hadhay Runtii ma anigaa ka baqay Guriga rarabaad tidhaa Hadana rogabaad tidhaa Haddaan raaskuba degayn Halkeen kuu raacayaa Ma riyaan soo jeed ka dhigan Ma dhibaan raaxo moodayaa Adaa ii roon allahayoow Adaa ii roon allahayoow
@khalifmohamudibrahim
@khalifmohamudibrahim 3 жыл бұрын
Khadra daahir quruxda iyo qiimaha fanka soomaalida
@samiraabdillahi3610
@samiraabdillahi3610 Жыл бұрын
Geloo rarasho layiri Dadow barsho layiri Adaa Iroon Allahayow Adaa Iroon Allahayow Mariyaan sojeed kadhigan Ma dhibaa raaxo modaya Adaa Iroon Allahayow Adaa Iroon Allahayow 💔💔💔😭😭😭
@qazawahabi6378
@qazawahabi6378 3 жыл бұрын
Mariyaan soo jeed kadhigan 2021 yaah
@soloibrahim9673
@soloibrahim9673 3 жыл бұрын
Indeed she is a real songbird viva KD
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Wonderful and awesome song and singer always
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 2 жыл бұрын
Geloo rarasho layiri Dadow barsho layiri Adaa iroon allahayow Adaa noroon allahayow Mariyaan sojeed kadhigan Ma dhibaa raaxo modaya Adaa iroon allahayow 😪😪😪
@farduusjamac-nv3xi
@farduusjamac-nv3xi Ай бұрын
Alle hunxariisto😢edo khadara daahir😢
@shamai1570
@shamai1570 Жыл бұрын
Great singer ❤️❤️❤️ unique in every way queen of romance Khadra Dahir
@mssjimin1161
@mssjimin1161 2 жыл бұрын
Allow kuu naxariiso 🥺💔
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 4 жыл бұрын
Mamadii fanka Khadra daahir cige allayacisik ❤
@omard7649
@omard7649 3 жыл бұрын
Anigoo Brazil joogo 2017 baan dhagaysan jiray jacaylnna kax la ah
@muunaabdiqaadir6755
@muunaabdiqaadir6755 Жыл бұрын
Hada waa meelma wll
@fuadalli6241
@fuadalli6241 Жыл бұрын
2-7-2022 alle ha unaxariisto mamokhadro dahir cige
@mustafebarre7228
@mustafebarre7228 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto khadra dahir
@farxaankhadar4398
@farxaankhadar4398 8 ай бұрын
Allh naxariizti janatul firwadza haka waraabiyo 😭 aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen aaaameeeen maamo khadara daahir cige mother of love 💕
@naruuracadey7798
@naruuracadey7798 2 жыл бұрын
Allaah yarxam maama khadro daahir cige 😥
@hoothohmohmoudd9359
@hoothohmohmoudd9359 Жыл бұрын
00:12 still I waiting for you c.wasac😭
@qadarhalane7243
@qadarhalane7243 3 жыл бұрын
still 2021 hooyad jclka khadro Dahir cige🥰❤
@moustaphamohamed1390
@moustaphamohamed1390 7 жыл бұрын
Qaraami hore iyo Murti macaan
@user-rr4pp1mz8o
@user-rr4pp1mz8o 4 ай бұрын
Axyaa hees khadra daahir 🎉
@abdishakuur3791
@abdishakuur3791 5 жыл бұрын
Mama khadro ila Hada kama Daloo heesa heeda guuleyso mama 🙏
@buuqmedia3931
@buuqmedia3931 2 жыл бұрын
caaway dhimatay Alle ha unaxariisto 2/7/2022
@user-bs2ug1ms5b
@user-bs2ug1ms5b 5 ай бұрын
Still watching 2024 ❤✌️🥰
@mohamedomar9152
@mohamedomar9152 8 жыл бұрын
khadra dahir cige hoya di jacaylka somaliyed inolow mamo
@partoftheworldspopulation4022
@partoftheworldspopulation4022 2 жыл бұрын
Wali waan dhagaysanaya 2021
@mohammed-jama
@mohammed-jama 5 жыл бұрын
*muuqaal ahaan heestan ilaa 2007 waan daawanayaa kamana xiiso dhaco Khadra dhool* ❤
@nuurkhaalid435
@nuurkhaalid435 6 жыл бұрын
Heestan 20 year ayey DIB ii celisaa markay dhegahaygu maqlaan alla yaa cizak khadro dareer sida
@faatinrooroow5995
@faatinrooroow5995 2 жыл бұрын
Ma Dhibaan Raaxa Moodayaa💔
@gazaalisanka7207
@gazaalisanka7207 5 жыл бұрын
16. 03.2019 maamada jacelka khadra dahir allah ku naxaristo
@fatouma-zahra1884
@fatouma-zahra1884 4 жыл бұрын
Walalo way noshahay
@ruqiyomahamud9565
@ruqiyomahamud9565 8 жыл бұрын
Alle haso hanusho ayda iyo intii lunsan oh dhan
@guledmohamed602
@guledmohamed602 7 жыл бұрын
Still khadra daahir 2017 xusuus igu qaaliya
@asacadaani7814
@asacadaani7814 5 жыл бұрын
still watching 2018❤✌❤
@stanleyipkiss46
@stanleyipkiss46 5 жыл бұрын
who cares 😁😁😁😁😁😁
@abdirahmanmuhmed2924
@abdirahmanmuhmed2924 4 жыл бұрын
Best
@hkaafi9551
@hkaafi9551 3 жыл бұрын
Still watching 2021😂
@AbdiasisFahad
@AbdiasisFahad Жыл бұрын
2022😢
@cayuushppe920
@cayuushppe920 5 ай бұрын
2024 ayaa lagu jiraaa Sister
@Mahuraan979
@Mahuraan979 3 жыл бұрын
Erayadii maxamed cali kaariye Codkii khadra daahir Dadkii jeeceelka looga harey
@maraamofficiall447
@maraamofficiall447 2 жыл бұрын
Iska hubi hesta ninka iska leh waa cabdale Yusuf hanuniye macall laxanka
@hassanibrahim4051
@hassanibrahim4051 3 жыл бұрын
Kadra daher une grande de la chanson somalienne
@lilboss5452
@lilboss5452 5 жыл бұрын
Still listening 2019 boqorada jaceylka lakin weynagu daadisay hadaan rag nahay
@hamdiibrahim-ld2bn
@hamdiibrahim-ld2bn 2 жыл бұрын
😔😔😔😔 anigeyba igusocota hestan ada iroon allahayow
@adnandeeq2060
@adnandeeq2060 2 ай бұрын
Ilahay haku naxariisto edo
@mustafexirsi
@mustafexirsi 6 жыл бұрын
Ma riyaan soo jeed ka dhigan Ma dhibaan raaxo moodayaa! Eesh calaa.
@hassanbogoreh8408
@hassanbogoreh8408 3 жыл бұрын
2021...who is there..
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_
@Abdifatah_Hussein_Garweyne_ 2 жыл бұрын
Khadra Dahir 🔥❤️🔥
@masuulmustaphe_90ti64
@masuulmustaphe_90ti64 7 жыл бұрын
Khadra Daahir cige mama Alleh haku xafido still waching 2017
@ikranbishar3436
@ikranbishar3436 8 жыл бұрын
Well done Khadhra I like this song alot mashallah
Khadra Daahir Cige | Mahiigaan | SomaliSwiss.net
6:51
SomaliSwiss
Рет қаралды 2,4 МЛН
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 77 МЛН
Looks realistic #tiktok
00:22
Анастасия Тарасова
Рет қаралды 104 МЛН
YURUB GEENYO / CUDURKA KAAGALA FARDAHA 2021
7:44
AHMED UBAH MUSIC
Рет қаралды 1,3 МЛН
Hassan Aadan & Khadra Daahir, liibaantu waa ma is afgaranaa
7:07
TvUniversaldotNET
Рет қаралды 4,7 МЛН
RAHMA ROSE 2014 DIGTOOR OFFICIAL VIDEO
6:05
Robleh Mohamed
Рет қаралды 14 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Khadra Daahir Cige 🔥Iyo Heesta "ALLAY BADAY JACAYLKEE"
13:08
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 756 М.
Khadra Daahir Ahun | Heesta Awrkii Cirkaan Arkay
5:38
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 1,1 МЛН
Khadra Daahir-Sida Laygu Kaa Ladhay-.wmv
8:26
Khaliif Faarax Xayir
Рет қаралды 2,2 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 5 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 5 МЛН
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 637 М.